Тёмный

Part 2: Qalbi Jabki Qaaday imtixanki final-ka Kenya Dhan Ana Uhoseyey 

Ridhwan Issack
Подписаться 786 тыс.
Просмотров 118 тыс.
50% 1

#Subscribe #Like #Share

Развлечения

Опубликовано:

 

5 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 567   
@saxansaxo5081
@saxansaxo5081 2 месяца назад
Macalin aad u fiican iyo hooyo fican bay laheed masha Allah
@Ustaad402
@Ustaad402 2 месяца назад
Gabar walba fadlan aqriso qoralkeyga nimanka dhowr marxalad oo kala duwan ayeey maraan markey xiriir sameynayaan 1 | daneen badan waqtiga oo lagu siiyo iyo daryeeel badan ka war heeen badan iyo in lagu dareensiiyo mida ugu qaalisan in aad tahay 2 waqtigi oo la yareeyo wada hadalki oo yaraada xiisii oo yaraada daryeelki oo yarada 3 mudo kadib xooga ayuu soo laabanaya wada hadal waqti yar oo lagu siiyo 4 in uu ku tuso calaamado ah in uu ku diidayo uusan ku rabin Marxaladahaas hadad aragto oo wali daba joogto adiga ka raali ah dhibka in aad kujirto
@user-oj4ti3lf3i
@user-oj4ti3lf3i 2 месяца назад
Wad mahadsanthy wll intaba wankla kulmay😢 alx manta wanka gudbay waligyna qof Uma dhibaton lkin wu isomry
@kawthermohamudhersi8890
@kawthermohamudhersi8890 2 месяца назад
Nin rageed thnks more
@csimancadey54
@csimancadey54 2 месяца назад
Wax garad Alle kudhowro wll
@itbeherposslady3503
@itbeherposslady3503 2 месяца назад
Thanks ustaad❤
@user-on9mk5wr9b
@user-on9mk5wr9b 2 месяца назад
Thanks alot wllo❤❤
@zainsharaf7887
@zainsharaf7887 2 месяца назад
Qof Mar ku dhaawacay waligaa Mar labaad lama aamino abyo yaraanta iyo qibrad yarida lagugu gaaday
@MuxuboShikhxusen
@MuxuboShikhxusen 2 месяца назад
Waa run Hadana Naf wax jecel Ma sahlana
@IbraahinMaxamed-iq9hg
@IbraahinMaxamed-iq9hg 2 месяца назад
Igu sharfa waxan ahay Qofkii koowaad oo daawado😂😂😂
@haliimomahamed9907
@haliimomahamed9907 2 месяца назад
Abaayo gabar qalbi wanagsan baatahy istiqfaarta iyo saliga nabiga badi
@rahmed-vq8iv
@rahmed-vq8iv Месяц назад
Scw
@jahaazipoy7757
@jahaazipoy7757 2 месяца назад
Gbdhan sheekadeyda caadi mahan waa sheeko kal iyo laab ah It's big history
@nuurcool
@nuurcool 2 месяца назад
Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw scw scw ❤❤❤❤
@ayanahmed915
@ayanahmed915 2 месяца назад
Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@FowziaNoor
@FowziaNoor 2 месяца назад
S.A.W
@xmadidagan8934
@xmadidagan8934 2 месяца назад
@user-mm4ge7fz5l
@user-mm4ge7fz5l 2 месяца назад
Salallaahu caleyhi wasallam ❤❤❤❤❤
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-yf4qb1dn5h
@user-yf4qb1dn5h 2 месяца назад
Wlhi gabdhn bahal baa helay mararka qaaar kuwa ku dhaw baa mental iyo physicaly ku dilayo Alla gabdho qalbigina ilaliya inkastow la ilali karin ugu yaran is adkeya😢
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 2 месяца назад
Wad iga qoslisay wlhi ilaliya inkasto la ilaalin karin kulaha ar xalima 😂😂😂
@user-nd1gn9zx6n
@user-nd1gn9zx6n 2 месяца назад
Wuueh, I also did my KCPE in 2017 and now doing my MBChB at MOI. This is why I avoided relationship in my life..❤❤❤
@magool8581
@magool8581 2 месяца назад
Plz stay stone cold until you reach your goals❤
@hawomohamed507
@hawomohamed507 2 месяца назад
Well done!!! Never leave your plan and future someone else.
@ggtl304
@ggtl304 2 месяца назад
How are you kids into this stuff ,I did kcpe back in 2013 ,danmm I feel old asf 😂
@user-nd1gn9zx6n
@user-nd1gn9zx6n 2 месяца назад
2013 I was class 4 imagine, so Time flys😂😂😂
@Imanx602
@Imanx602 2 месяца назад
You are all kids period🤣
@khadarwadani6384
@khadarwadani6384 2 месяца назад
Abayo qalbiga Allah ha kuu qaboojiyo Allah ha kuu barakeeyo balaqadad diintaada Iyo cilmigaaga Xaaji Iyo ubad kheyr qaba Iyo meel khery qabta Allah ha Ku siiyo amen Allah
@AyaanXuseen-tk1to
@AyaanXuseen-tk1to 2 месяца назад
Allah is one ❤🎉
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 2 месяца назад
Cudur qalbi jab ka xun ma jiro ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo
@zakarieabdikasim8618
@zakarieabdikasim8618 2 месяца назад
Gabadhaan xariif baa helay qalbiga Allah ha kuu qaboojiyo
@abdulfatahaden6382
@abdulfatahaden6382 2 месяца назад
Xariif ma ahe xayawaan bahal ah oon alle iyo adane tona aqon weeye
@juweriaahmed7271
@juweriaahmed7271 2 месяца назад
@@abdulfatahaden6382aniga tan mid kadaranbaaigu dhacday wlahi raggu miyay ku farxaan dhibka dumarka ooma wada sidanbaa 🥹
@xamdakhaliif6986
@xamdakhaliif6986 2 месяца назад
Xarifmahe waa saqajan❤❤
@diegocosta6634
@diegocosta6634 Месяц назад
​@@abdulfatahaden6382war hana caayin suba ku dhashe😂
@QUREESHOAADAN-nr1kj
@QUREESHOAADAN-nr1kj 2 месяца назад
Masha Allh gabadha wa codkar hadal yaqan ah Badel kheyr qaba allhku siiyo abyo
@SaamiyaAbdi-ih4si
@SaamiyaAbdi-ih4si 2 месяца назад
Marka horaba qof kula rer ah lama soo dhawysto cadowgaga kowada waa iyaga qofkii wax fahmya 🥲
@Hamdacadaani05
@Hamdacadaani05 2 месяца назад
Aad uweyn ina edeerkey iqawo waana kashalayaaa😢😢😢
@leylaaliomar2312
@leylaaliomar2312 2 месяца назад
Anoo reerkeyga ka fogaadey oo xirir wadaag nqoney wiil aan isku degaan ahyn isku qBiil ahyn is arkin jeclaadey qalbi jabkaa ka qaadey ilaa hda waan la daala dhacaa ee jcylku waa qofkuu ilaah ku wanaajiyo😢😢😢😢
@SamiroAhmed-vo7zm
@SamiroAhmed-vo7zm 2 месяца назад
Kkk waxaatahay qof khabiir ah Anagay horay gabdho noogu direen eedadaa kuway dhashay Ayaa oo gu caasisan
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 месяца назад
Reerka ka dhac dheh nacalaaye😅😅😅
@adanriyaq9416
@adanriyaq9416 2 месяца назад
Absolutely 💯
@abdullahimohamedkhalif8700
@abdullahimohamedkhalif8700 2 месяца назад
Gabartan waxan aad oga helay Sida dagan ay oga sheekeenayso Qisadeda waa gabar diin ahan iyo danuub ahanba u dhisan lkn waxa helay xigaal xadhko goys ah allaha qalbiga haw qaboojiyo walshena Somaliyed
@qaalidumar924
@qaalidumar924 2 месяца назад
Nin xun baa geli
@crizakmuktar3478
@crizakmuktar3478 2 месяца назад
Qalbi jabku , adigoo nolosha meel sare ka jooga ayuu nolosha ka ridaa , Nacas buu ka dhigi
@ABDINASIR736
@ABDINASIR736 2 месяца назад
Abayo qalbiga alle haku qabojiyo qof san oo qafki ku anfici lahaa oo ku fahmi lahaa alle ha ku dooro i.a
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵
@user-pk9tr1gt5e
@user-pk9tr1gt5e 2 месяца назад
Scw
@XamdiNuur-ci5qp
@XamdiNuur-ci5qp 2 месяца назад
OKok bulle❤❤❤❤❤
@user-ii7oj5wn7j
@user-ii7oj5wn7j 2 месяца назад
اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله
@HaredAbdi-qw4yi
@HaredAbdi-qw4yi Месяц назад
Sharfley❤❤😊
@user-bs8zm3ud2d
@user-bs8zm3ud2d 7 дней назад
P😊😊p
@NM-lo3jv
@NM-lo3jv 2 месяца назад
Naa waxa jini buu ahaa Subhanalah 😢😢😢😢
@Qaali786
@Qaali786 2 месяца назад
Waaba umaleeyay
@sanaamabdullahi5142
@sanaamabdullahi5142 2 месяца назад
Ridwaan gabadha adigaba isku soobaxaysaane kuqabso Ina ader qof qaali ah ayay u egyahaye 😊😊
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 2 месяца назад
Adna aniga isku sobaxayna barkalaah 😂😂😂
@user-ss9zd5km2w
@user-ss9zd5km2w 2 месяца назад
​@@Kingofcity-we4gpana waxan idin iri rajactu barakalah😂😢😅
@LibinCawil
@LibinCawil 2 месяца назад
​@@user-ss9zd5km2w ani marqatigan kamid ahy😂🎉
@magool8581
@magool8581 2 месяца назад
Macalinkeedii sharaf buu mudanyahy inoo casuma isaga p🙏 ❤
@naimaalaso1929
@naimaalaso1929 2 месяца назад
Also did my kcpe at 2017 and now studient of mku learning eduction
@quruxoday533
@quruxoday533 2 месяца назад
Màasha Allah waa gabar yaroo daacad ah laakiin sagagar dilaa ma nooleys baa helay jacaylna quraan waxba kama taro meel hoo doonaysana hadal waxba kama taro wali gabartu dhaawacii kamay bogsan sidaan u arko Allah qalbigaaga ha kaaga masaxo
@user-om6rk1oe9g
@user-om6rk1oe9g 2 месяца назад
Quraanku shay kasta dawuuu uyahy ilaaahy qalpiga ha udhayo miskiiinta 😢
@amalnoor1059
@amalnoor1059 2 месяца назад
Qalbi jab at very young age wa xanun wlhi hadeyba kudufan ayeyba nasib ladahay 😢😢
@SareedoCismaan-bw9yp
@SareedoCismaan-bw9yp Месяц назад
Alla Nafteyda jecliyaH GO'AANKEDA NIN WAXII LA DHIHI JIRAYBA GO'AAN AYAN KA QAATEY😂❤
@saynabfaarax345
@saynabfaarax345 2 месяца назад
Sheekadan qaybteedii 3aad inta sugaysa sidayda like
@user-qq6il7mj1g
@user-qq6il7mj1g 2 месяца назад
Waxan so xasuustay 2010ki mar ay sidaano kale igu dhacday wlhi wa xanuun waxan arka anigo waado haawey ah iska jaray ee gawaridi hoon igu yeerinaya aya marxadi isonoqotay malin kas go an garay allaxanuun badnaa
@Umumsahila
@Umumsahila 2 месяца назад
Legend isku waqtiba nala taabtay hambalyo 😅😅😅😅
@rahmacige9251
@rahmacige9251 2 месяца назад
Qalbi jabka waan kula dareemaya aniga intaas oo nin ayaa isoo qalbi jibisay 😢balse adkaysi uunbn iskaga jooga alxmdullah
@AishaOsman-uq8qc
@AishaOsman-uq8qc 2 месяца назад
😭😭😭😭
@user-px4wy1hv9e
@user-px4wy1hv9e 2 месяца назад
Bisink abaayo wad is dayac day
@Mohaaabdalle
@Mohaaabdalle 2 месяца назад
Maalmihii wacnaa way soo socdaan, iska samir walaal macaan.
@HamdaMohamed-nv3dz
@HamdaMohamed-nv3dz 2 месяца назад
Walahi inantan inay aniga iga hadlayso ayaan u maayeyaaaa 😭😭😭😭
@carab527
@carab527 2 месяца назад
Maxaa dhacaY neh😂
@hawomohamed507
@hawomohamed507 2 месяца назад
Naag adag iska dhig, dadka way isbedelaan. Adiga is jeclow iskama tagayside. Qofkii qeyr kuula imaado soo dhoway, kii ku naca iska nac.
@user-kd8ro4zj6j
@user-kd8ro4zj6j 2 месяца назад
Subaxalaahay waa shak xanuunbadan😢😢😢😢😢😢😢😢
@Naciimo433
@Naciimo433 2 месяца назад
Qof xidhiidh kuu jaro aanu kuu sheegin sababta wlhi waa xanuun qof soo maray ayaa dareemaya omg
@ayaanabdulaahi9514
@ayaanabdulaahi9514 2 месяца назад
Maash allaah sheeda Hoodo wexeey aheed sheeko aad umacaa' naf waxa jecel ma quusto
@KeifOsoble-jg8eg
@KeifOsoble-jg8eg 2 месяца назад
Ragga allah ka baqa dumarka malin walba dhibatesan dhibka ka daya 😭😭
@Qaali786
@Qaali786 2 месяца назад
Roodo abyo kan jecel maahine waa waali masha allah waa sabar badantahay
@Issadere
@Issadere 2 месяца назад
We all lose a bond that we wanted forever , that's is how life it's 🙏✌️
@user-pk9tr1gt5e
@user-pk9tr1gt5e 2 месяца назад
Dhibaaatada waxay tahay Ina gabdhuhu had iyo Jeer Aya qalbi jilic sanyahiin
@Lomatiyaan
@Lomatiyaan 2 месяца назад
Sxb aan nolal.bdn isla so marnay roodo abdullah ❤ said ugu xumahay waxa kugu dhacay sxb mcn❤
@leilahmohamed9642
@leilahmohamed9642 2 месяца назад
2018 ilaa hada midba sida inanta eey shege iguah😢 wallow 2020 aa caqliyeystay kufahmay wixisa dhan mantay alx waxaa somarayba mantay asigaa ila hada idaba orda jacelkii kuso laba kacleyay waliba guur iga codsado ana hadu hadlaa io haduu baroranaaba waiskugey mid kalama jecliba💔
@diegocosta6634
@diegocosta6634 Месяц назад
Beenta jooji ada iga daba orde😂
@user-ld1qj3ph6r
@user-ld1qj3ph6r 2 месяца назад
Qoftan haala igu so Xiiro Somaliyey 😭👏👏👏👏👏👏
@Halimayyyyyyyy
@Halimayyyyyyyy 2 месяца назад
qof wanagsan Allah ha ku siiyo abayo 🥰
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd 2 месяца назад
Markuu Amu say ma amusto adna waxa uu arkay inad jecla tay kaliya wuxuu rabay wuu ugu tala galay taaas lkn Gun buu aha abyo insha allah wad ka baxay saa❤😊
@ManaalUpdy-hb9qx
@ManaalUpdy-hb9qx 2 месяца назад
Ku sali Nabiga Zcw❤❤❤
@seed3966
@seed3966 2 месяца назад
Asc subxaanallaah arrin fiican maaha runtiii
@user-ry8fp4ze2z
@user-ry8fp4ze2z 2 месяца назад
800k coming soon l.a ❤❤
@ibrahimmaxamud9408
@ibrahimmaxamud9408 2 месяца назад
This is incurable history omg
@macowkhalif7724
@macowkhalif7724 2 месяца назад
Can't wait to listen to the 3rd episode
@abdullahiadan6760
@abdullahiadan6760 2 месяца назад
That guy has destroyed the moral of the lady I felt cried
@farhanhunnaf
@farhanhunnaf 2 месяца назад
Jaceylka ugu horeeya rag iyo dumarba in laga samro wey adagthy
@nimconfg
@nimconfg 2 месяца назад
Wax walba waabqadar Allah waqtiguna wuusocdaa Allah hagasgs gargaaro midka qeyr badannsh Allah hakuugu badallo oojaceyl dhabah kusiiyo.
@abdiaziizraage
@abdiaziizraage 2 месяца назад
wlshay ninku waa nin Jin ah ma ahan bani adam I aamin
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 2 месяца назад
Ilaahow cishqi baan kaa magan galnay , aabahay alle raali haka noqdo wayo taleephan wuu iga dhowray ilaa aan 20 ka soo gaarayey
@user-dp4tn2xs8l
@user-dp4tn2xs8l 2 месяца назад
Sidookale 19 ayaalaygugaday taleefan
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 2 месяца назад
First comment 🖐️
@ibrahimmaxamud9408
@ibrahimmaxamud9408 2 месяца назад
I can't wait part 3
@Mohamedahassana
@Mohamedahassana 2 месяца назад
Wadaad xume weeye kaas waayo ma fahmaan waxa jidh haya ama nafsiga ah
@canabqardho7963
@canabqardho7963 2 месяца назад
Subxana llaah allow magan kas oo kle wll qali adiga nah dulqad baad ledahay walow dulqadka adiga un dhib kuso jidi karo😢
@samiirosuraleey7199
@samiirosuraleey7199 2 месяца назад
❤ m.a apaayoh waad asturantahy ❤😢
@indhooshaji9192
@indhooshaji9192 2 месяца назад
😢😢 i felt this pain alxm waa ka bogsaday
@user-eg3us2rt6k
@user-eg3us2rt6k 2 месяца назад
I can t wait part 3
@Samiya-v4w
@Samiya-v4w 2 месяца назад
First person yaaay🎉
@NadraApsi
@NadraApsi 2 месяца назад
Thanks saa usogayay qeybta 2❤😂
@user-in1mv6sq8c
@user-in1mv6sq8c 2 месяца назад
Incredible! This is the best love story i ever seen. I'm srry dear
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 2 месяца назад
I wonder why women blame themselves markii laga tago. It is not you it is him.
@hawayasin2853
@hawayasin2853 2 месяца назад
Qof xanuusanayuu ahaa kaaasi allah ku dhaaafiyy
@AstaAbdi
@AstaAbdi Месяц назад
😢😢😢😢 very painful, wa so maray lkn Alx Allah iga sarsy
@GanAbdirahiinBbt
@GanAbdirahiinBbt Месяц назад
M.a waan Qirsanahay Gabdhaaan si fcn ayey u wanaagsantahay war Gabadhaas sharafta sidaa ugalay ❤❤
@sacdiyasacduuntiiiabdulahi7712
@sacdiyasacduuntiiiabdulahi7712 2 месяца назад
Waa jecli ugu hireyay maskinta waxba Ma ogid
@user-kj4tn1bx4k
@user-kj4tn1bx4k 2 месяца назад
Very desperation story 😢😢 please part 3
@Hon-Hurre
@Hon-Hurre 2 месяца назад
Hii Ridwaan First comment
@istahilisse
@istahilisse 2 месяца назад
Kaas wuu ka habarsaday waxa ku dhaantay nin islamed inu ku dhawaco doofar kula dhashay jugtisa lagama kaco 💔😡
@Bilkheyrcrahman2352
@Bilkheyrcrahman2352 2 месяца назад
Saxiix💔😢
@adanriyaq9416
@adanriyaq9416 2 месяца назад
Nacamtu rabi😭
@queenhamdamoalimahmed5886
@queenhamdamoalimahmed5886 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkk
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas 2 месяца назад
Allah wa runta wll wlh😢😢
@magool8581
@magool8581 2 месяца назад
Wa ta igudhacdoo kale😢
@namelos2963
@namelos2963 2 месяца назад
Yaabee ninku jiin miyaa😮😮😮
@nimcoismail4374
@nimcoismail4374 2 месяца назад
Wllyal iso duceya in uu illhay waxa rabo isiiyo😢
@user-gb1gi1yn3g
@user-gb1gi1yn3g 2 месяца назад
Wallhi gabadhan shekadeda cila igu dhinty abyo nin bini adam leys kuma jilciyo ina horey uga sisocotey ahed xita hdow kusoradiyo mardanbe hala hadlin wlasha an ahay wankula darema xanunka nin waliga jilec yow ka arkin abyoy wallhi waiga xanajisey
@ramlajei5674
@ramlajei5674 2 месяца назад
Nabsiga so celin donaa kaas bal aan wada sugno asiga iyo kuwa badhan
@fahimsiyat
@fahimsiyat 2 месяца назад
The truth 😢
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas 2 месяца назад
Hdu so labtana lama so dhaweysto markle😢
@ramlajei5674
@ramlajei5674 2 месяца назад
Janat waruntaa qof mar qalbiga kaa jabiye marlawad maya
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas 2 месяца назад
@@ramlajei5674 aniga mar labad qalbi jileceyga so dhaweyste tii iga racday ilaa hda wan ilowi la'ahy abyo illahey qalbigeyga ha iga reebo💔😥
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas 2 месяца назад
​@@ramlajei5674aniga qalbi jileceyga so dhaweyste mar labad tii iga raacday wan ilowi la'ahy illahey qalbigeyga ha iga reebo💔😥
@KhadraMaxamedmaxamuud
@KhadraMaxamedmaxamuud 2 месяца назад
Balantena waa 1m Omar official 🎉
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 2 месяца назад
Waxba ma jiraan walalo. Waxaas wax ka qeer badan ayaad Heli abayo ilahey baa Kaa ilaaliyey. Marka ha u bixin
@FaizaWarsame-tt1du
@FaizaWarsame-tt1du Месяц назад
M.a waan kahelay sheekadaas
@yazzeromer1828
@yazzeromer1828 2 месяца назад
First comment❤
@Shamsuuni987
@Shamsuuni987 2 месяца назад
Qofwalba qalbi xanuunjiya maalin uun waa laga jari doona 😭💔
@ramlajei5674
@ramlajei5674 2 месяца назад
Haa runtii
@user-le8ld5si9h
@user-le8ld5si9h 2 месяца назад
3 keen ridwan wan sugaynaye
@AdenMohamed-zj5hr
@AdenMohamed-zj5hr Месяц назад
War islantabarisanaa subhanallah
@yumna4675
@yumna4675 2 месяца назад
Will abtigey was the first man who break my heart after that wadada noqte every man hurt me don't be too good nd understanding tan kadaran isomarte wlh sabab laan lifure by the name calafa damade😂😂😂😂
@mohamedkadiye4915
@mohamedkadiye4915 2 месяца назад
Qosolka Mx waaye
@fahimsiyat
@fahimsiyat 2 месяца назад
😢😢
@aizha327
@aizha327 2 месяца назад
​@@mohamedkadiye4915qli QoFka niyad jabsan inta badan wuu dhola cadeya anoo xanuusanayo baan hadana qoslaa 😊❤
@yumna4675
@yumna4675 2 месяца назад
​@@mohamedkadiye4915oyin miya iga sugi walalo i cry for 6years
@mohamedkadiye4915
@mohamedkadiye4915 2 месяца назад
Oh no in lagu furo mad Rabin somaaha
@user-ry8fp4ze2z
@user-ry8fp4ze2z 2 месяца назад
😭😭😭 wlhi gabadhan waa soo rafaadey wlhi
@marianabokar7809
@marianabokar7809 2 месяца назад
Wiilka waaba sheydaan Subxaanalah
@nabiihamuhedhanti7156
@nabiihamuhedhanti7156 2 месяца назад
Nin xanuusan buu ahaaa wlhy sorry baayo Nina qalbigina ha siinina plz😊
@marianmohamed3937
@marianmohamed3937 2 месяца назад
Smart aa tahay because ninkaas dan uu lahaa mana uusan helin dantiisa.
@fadumohassen1856
@fadumohassen1856 2 месяца назад
Abayo mcn waxaas looma joojiya ee hormarkaaga in aad Dib u bilowda is ku day io waxbarashadaada ku dadaal si aad meel sare u gaarta
@abdimohameddako3591
@abdimohameddako3591 2 месяца назад
Walahi aniga Aya ismoday waxa arinka samay runti sacadan darenkegi WA isbaday
@keifhussein7272
@keifhussein7272 2 месяца назад
First one
@yusuf-de4kp
@yusuf-de4kp 2 месяца назад
Gabadhas arsaaqadeedee eheed kulahaa seriously qaladkaaga waaye, Gabadha qalbiga udhaydey wiilkaasi Allaha sharfo.
@sanaamabdullahi5142
@sanaamabdullahi5142 2 месяца назад
Wa sax Ina ader qofna qof usan illhy uqorin calaf lamawadaagayo so she’s right
@HuseinUgas
@HuseinUgas 2 месяца назад
Ridwaan qoftaan indha shareerka iska fur ku dheh parta 3
@juweriaahmed7271
@juweriaahmed7271 2 месяца назад
Aniga qisada gabadhan mid kadaran ayaa igu dhacday wlahi 🥹
@faaisoabdullahi789
@faaisoabdullahi789 2 месяца назад
Ani ishek😂😌
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 Месяц назад
Muqdisho hadii aad joogtid ila soo xiriir anigaa ku wareysanayee.
@user-ii7oj5wn7j
@user-ii7oj5wn7j 2 месяца назад
allah markey tirid waan ku sugayeey waan oyeey 22:39😢
@user-ve3wb6jy5r
@user-ve3wb6jy5r 2 месяца назад
Scw
@OsmanHussain-ou4id
@OsmanHussain-ou4id Месяц назад
Waxaan waajin maahan bili adam maahan war waxa xasidsanaa War gabadhaan waxaan dhihi lahaa Waligaa qof mar kaa tagay Mar labaad haraacin subaxaanallah Iska ilaaali waligaa raga nucaan
@SterlingOska-zv8li
@SterlingOska-zv8li 2 месяца назад
800K coming soon 🎉❤
@SacdiyoYassin
@SacdiyoYassin 2 месяца назад
Coming soon inshallah❤🎉
@ManaalUpdy-hb9qx
@ManaalUpdy-hb9qx 2 месяца назад
Part Threee Ku soo dar Ridhwaanow mise Maleh😂😂😂😂
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 2 месяца назад
Acuudu bilaah wuxu doqon sana
@user-xw2yp3hn4f
@user-xw2yp3hn4f 2 месяца назад
Ale xumaayaa kaasi uf
Далее
CAABUDWAAQ IYO XASAN SHIKH 24 July 2024
22:54
Просмотров 3,7 тыс.
НОВАЯ ПАСХАЛКА В ЯНДЕКСЕ
00:20
Просмотров 1,3 млн
🤔
00:28
Просмотров 914 тыс.
Телеграмм-Колян Карелия #юмор
00:10
JUMANA HOYADED/WAA QISO MURUG BADAN!@sawdamqaalib
26:46
Ceeb baadan
10:01
Просмотров 885
XANUN! ASAGO ILMAYNAYO JACEL KADIIDAY HORTIISA KUSUUXEY
26:03
POV Anxiety became a dad, but... | Inside Out
0:34
Просмотров 23 млн
Да блин 😀
0:19
Просмотров 2,4 млн