Тёмный

Part 2: Qaraxii Dagaalka Soomaali Galbeed | Gudo-galkii Jabhadda | Gen. Galaal 

Qaamuus
Подписаться 179 тыс.
Просмотров 82 тыс.
50% 1

#Qaamuus_TV #Dagaalkii_Soomaali_Galbeed
Part 2: Qaraxii Dagaalka Soomaali Galbeed | Gudo-galkii Jabhadda | Gen. Galaal

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 63   
@wizmoha1391
@wizmoha1391 2 года назад
General maxamed nuur galal wa nin halyey ahaa ale ha unaxaristo😭
@ibrahimali4654
@ibrahimali4654 4 года назад
Way igu socotaa sheekadu wlhi❤❤❤
@farxanaden2240
@farxanaden2240 3 года назад
Somalia guul
@kamaalhassan3274
@kamaalhassan3274 3 года назад
Haloo duceeyo3 janaralka maahen wlhi nin qabiil ilaahow ku naxariiso
@maxamedcabdirizaq
@maxamedcabdirizaq 3 года назад
Aaaamiin
@fatimafarah5311
@fatimafarah5311 3 года назад
Ilaahay ha unaxriisto janada fardowsa haka warabiyo jalle siyaad iyo inti la dhimatayba wale siyaad barre hadu nol yahay ugadeniya inusan itobiyan jogen manta 😢😢😢😢😢😢
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 4 года назад
Waa sax taas saaxiib
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 2 года назад
Ragayagii soomaliiyeed xabad ayaa naga dhamaysay aloow u naxariiso intii dhimatay inta noola badbaadi
@caliyassin8292
@caliyassin8292 4 года назад
Mahadsanid sxp qaamus guuuuuuul somaligalbed
@yahyamahmed2135
@yahyamahmed2135 2 года назад
Soomaleya guul
@muntasirbillah6351
@muntasirbillah6351 4 года назад
Masha allah sxb
@richhome3678
@richhome3678 4 года назад
Qofkii ibara hal eray waxan u aqaan macalin,adiguna waxad ii faaidaysay wax iga qarsoonaa Waana jeclahay taariikhda dalka Waa mahadsan tahay walal
@MsjjdHsnsx
@MsjjdHsnsx 8 дней назад
1977❤
@nawaalmaxamuud7551
@nawaalmaxamuud7551 4 года назад
Mahadsanid wa aniga oo nawal maxmud waxan kaga mahad celianaya inad ibartay tarikhda dhulkayga ee somali galbed 🙏🙏🙏
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 года назад
mahadsanid walaal Nawaal Maxamuud. Thanks
@shafieismail1229
@shafieismail1229 3 года назад
Mahadsa nid, wayfiicantahay waxaas
@shafieismail1229
@shafieismail1229 3 года назад
Waxaan ahay c/aahi
@saiddubed
@saiddubed 4 года назад
waxaanu kaa codsanaynaa waxan galaal afkiisa ka shubayo da,yarta taariikh ha uga dhigin plz xaqiiqo raadi ilo badan kala soo bax warrarka xaqiiqdu way kuu soo bixi markaa sidaas baa kuu fiican.
@ahmed-bs9l
@ahmed-bs9l Год назад
Aaf qaybtii 1aad xageen ka helaa. Dagalka soomaali galbeed
@abdirhmanali8039
@abdirhmanali8039 4 года назад
Walalhi waxan ahay wadani somali waxana jeclahay tariiqihii hore inaa dawado
@shakaa2527
@shakaa2527 4 года назад
Keep going pro
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 4 года назад
Qeebta 2 adaad ila su geesay Like dhac kudheh
@maxamadnuur8194
@maxamadnuur8194 3 года назад
Siyaad bare khayaamo qaran ayuu kagalay somali galbeed
@abdimohamed7967
@abdimohamed7967 3 года назад
Tani waa khayaano caalani ag
@Moproya
@Moproya 3 года назад
#mykingone
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 3 года назад
OGI OGI MAANTII INQILAABKU DHACAY EE 21 OCT 1969 INTAAN WELI LA SHEEGIN INUU M SIYAAD BARE MW YAHAY WAXAN AHN AABAHAY KA HAYAA ISAGOO LEH ( WAY INOO DHAMAATAY HADII M S BARE UU NOQDO MW DALKA) IYADOO MAANTAA LA FILAYEY IN INA QOORSHEEL IYO M S BARE UU MIDKOOD UUN MW NOQON DOONO
@caliyassin8292
@caliyassin8292 4 года назад
Sxp dhinaca diri dhaba ee galbedka somaligalbed away sxp
@eidledaudalidhuureyofficia6021
@eidledaudalidhuureyofficia6021 4 года назад
Asc su al wllo qaamuus waxa la dhaha ciidanka somaliyed waxa dhabar jabin ku sameyay rush iyo midowgii sofiyed adiga waxad noga shekenaysa in operationka rushka laha mar rush miya ha jabiyay mise rush aya na galiyay dagalka waxan filaya inad iso jawabi doonto
@ahmednuurabdiwarsame4921
@ahmednuurabdiwarsame4921 3 года назад
Qorshihii dhamaa ee dal lagu galay waxa diyaariyay hal nin maantana tobanaan nin ayaan maamulikarayn hal dal iyo waliba gobolo kooban
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 3 года назад
Wad lasodahdy szp any way keep going
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 4 года назад
Fule, Borama ayuu ku dhuumanayey kol kaanu Diridhabe ku go'doonnay
@rtg4838
@rtg4838 4 года назад
Hambalyo Maxamed Meel fiican ayuu Channelkii marayaa
@QAAMUUS
@QAAMUUS 4 года назад
Thanks Nasir.
@ndbdnndndn4331
@ndbdnndndn4331 3 года назад
@@QAAMUUS التةبيسشلى ببةةبةببةنتياسلزسلزسزليلزس
@ndbdnndndn4331
@ndbdnndndn4331 3 года назад
انااكر
@ndbdnndndn4331
@ndbdnndndn4331 3 года назад
انااكره
@aboudjimaleh8080
@aboudjimaleh8080 3 года назад
@@QAAMUUS thank you
@behlisomli8374
@behlisomli8374 3 года назад
SOMALIYEY
@mukgtaarnaxamed5708
@mukgtaarnaxamed5708 3 года назад
Waa dagaalki dawladnimd inaga burburiysy
@maslahaaladilib4144
@maslahaaladilib4144 2 года назад
Waxaan kaa codsanayaa inaad somaliya iga qabato mangiste xaylo maryan Maantana waakaa ina axmad mamul gobaleedyadi u bisbisoonayaan yaa allah sidaan naga saar
@abdifatahosman6299
@abdifatahosman6299 3 года назад
Maxamad Cali iyo Yusuf Cabdi:bare Labaduba Wa Wada Weyteen ka 3Sadaxad eedkushegtay hawiyaha Galbeed Ma aQaan labadakale AD& Ayanu Ugaraneynaa kuli Alaah hauna Xariisto'Guul iyo'Galad walaahi DDS''
@KaatunMedia
@KaatunMedia 4 года назад
*#NEBI_MOHAMMED** Dartii ii Caawi maaanta wll wax Weynn kaa Codsan maaayo keliya waxa aan Rabaa **#Subscribe** inaad ii saarto Wll.Hamigaga allaah hakuu rumeeyo ii saar wll mahadsanid*
@QAAMUUS
@QAAMUUS 4 года назад
waan kuu saaray walaal.
@maxamedmuse8612
@maxamedmuse8612 4 года назад
@@QAAMUUS 1q
@maxamedmuse8612
@maxamedmuse8612 4 года назад
@@QAAMUUS 1
@maxamedaxmed5501
@maxamedaxmed5501 4 года назад
Maa lagaa xiiran wayay
@muminmuslim1545
@muminmuslim1545 3 года назад
@@maxamedaxmed5501 hhhhhh
@bigaysbigayschanel2356
@bigaysbigayschanel2356 4 года назад
Fadlan sookali qaybta sadexaad
@mahdiali2695
@mahdiali2695 4 года назад
Onlf waa QAYBI OO XUKUN onlf waa magac axmaarada ku raaxaysato
@banadirproductio
@banadirproductio 4 года назад
*Su,aal sheeg wax dadku ay jecelyihiin markay helaana ay ka cararaa ?* *Public questions iyo jawaabaha dadweynaha oo ah kuwa qosol iyo layaab badan .ka daawo lifaaqa hoose 👇* *ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-v-sWNKgQnEA.html*
@Xirfadkaab.
@Xirfadkaab. 4 года назад
Walaal hadii aad jeceshahay inaad daawato muuqaallo xiiso badan halkaan guji ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-YzzEyGCwMcI.html
@mohamoudbadal9133
@mohamoudbadal9133 2 года назад
Sasababe weeye not shashabane
@kobciyahabulshada3704
@kobciyahabulshada3704 4 года назад
Sebescribe igu caawi 🙏
@amuunaxmedaxmed952
@amuunaxmedaxmed952 3 года назад
galal lama rumaysan karo wayo wa oday an wax qabil dhafsan aqoon
@Xirfadkaab.
@Xirfadkaab. 4 года назад
Walaal hadii aad jeceshahay inaad daawato muuqaallo xiiso badan halkaan guji ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-YzzEyGCwMcI.html
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 3 года назад
Ruushku wuu inawaalay waanku burburey dagalkaa lagamafiirsan markiidan bena isagaa inajebiyay
@tawosabdalla697
@tawosabdalla697 3 года назад
War sxb aad baad umahadsantahay wlhi waa taariikh aad muhiim u’ah dalkeena iyo ummadeena, chanelkaada waan kubiiray sababtoo ah faaiido badan kahelay, waxaan kaa codsanayaa wll inaad ii so dirtid pdf-ka xogta taariikhdaan adigoo ku mahadsan E-mail: tawosibnabdalla@gmail.com
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 2 года назад
Madax waynuhu wuu madax adkaa dadkana lama tashan jirin samatar waxuu aha fircin ninki la talin jiray siyaadna fircon ayuu ahaa
@abdifatahosman6299
@abdifatahosman6299 3 года назад
Ninkan hadlaya Sow ma Ahan Suxufigii ahaa habalka Serbia Will kii Madowbaa Ee hargeysa talow Ma Reer Gadiidbaa calshan madowga in Tana wakaftan ee lasoco fadlan &?lol
@saiddubed
@saiddubed 4 года назад
adeer dee galaal waa beentii rushku marna ma ogolayn in somalia weerarto ethiopia waad waydiin kartaa cidkasta oo ku shuqule arinkaas galaal gaashanle dhexe ayuu ahaa jabhadii somaligalbeed ayuu la shaqeeyay. markii danbena cidankii diridhabe qabsaday ayuu hogaamiyay cidankaasna totally wuu jabay saraakiil badanina waa ku leedeen.
Далее