Тёмный

Part 4: Xorayntii QABRIDAHARE | Maxaa Kala Qabsaday Siyaad Iyo Galaal? | Qacdii Weerarka 

Qaamuus
Подписаться 179 тыс.
Просмотров 186 тыс.
50% 1

#Qaamuus_TV #Dagaalkii_Soomaali_Galbeed
Part 4: Xorayntii QABRIDAHARE | Maxaa Kala Qabsaday Siyaad Barre Iyo Galaal? | Qacdii Weerarka

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 147   
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 3 года назад
General Galaal Waa Hero, Asagoo dagaalmaya Ayuu Gacan Shabaab ku Dhintay, Wuxuuna Ahaa Saraakiishii Xooga Dalka oo Qiime leh kii u Danbeeyay. 1:Gen Mohamed F Jimcaale 2: Mohamed F Ceeydiid 3:Caare Rabi Ha u Naxariisto Halyeeyadii Somalia 🇸🇴 u soo Dagaalamay
@fartuuncabdikariin2752
@fartuuncabdikariin2752 3 года назад
Masha Allah Allaha unaxariisto gen galaal
@kaboodewillqaran9658
@kaboodewillqaran9658 3 года назад
Allah ha unaxaristo aamiin major general galaal
@wasaim5143
@wasaim5143 3 года назад
Allow unaxariiso intii ku gerihotay dagaladii oo Aysomaren Somali oo dhan kuwa hadajogana Allow hishiis dhaxdhig yaa Rabi
@mustafhonest5359
@mustafhonest5359 3 года назад
Somaliya Somaliya baa leh gumeesi ma ogalin insha Allah Ethiopia waaa kasara wadan intaa nolahay
@maxamuudwarsame4713
@maxamuudwarsame4713 3 года назад
Somaliya alow soocele in sha allah waan helidonaa
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 3 года назад
Goood brother waad ku mahadasantahay Tsxanayaasha taariikhda ah waana jeclahay Thanks
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 года назад
Mahadsanid walaal #omar_Kamaan.
@ramaaguda5281
@ramaaguda5281 3 года назад
Good
@kujihaadalshabaabkalayntoo6347
@kujihaadalshabaabkalayntoo6347 3 года назад
Guul soomaali galbeed
@caliyassin8292
@caliyassin8292 3 года назад
Mahadsanid sxp guuuuuuul somaliwayn guuuuuuul somaligalbed
@joyman7026
@joyman7026 3 года назад
mahadsanid wlle
@nurkikishkiadan1567
@nurkikishkiadan1567 3 года назад
Mahadsanid sxb ♥️💯
@sergiogufo6534
@sergiogufo6534 3 года назад
MashaAllah qamus media am shukri from nfd kenya surely i like tariqha somaliyeed markastba guuul 💪🏻🇸🇴
@جامعس
@جامعس 3 года назад
وتلك الايام نداولها بين الناس))
@amranabdinaasir3980
@amranabdinaasir3980 3 года назад
Qabridahare magaladeydii magaalo Ugaas👑🤩
@mouhiodinef50
@mouhiodinef50 3 года назад
waa maxay magaca heesta ku jirta bilowga
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
Wa magali abahay inti ku dhimatay Allah u naxaristo
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 года назад
Mahadsanid sxb
@sidiiqahmed4895
@sidiiqahmed4895 3 года назад
Waad mahadsan wll waxa naga haqabtirtay taariikh ka dahsoonayd da,yarta soomaaliyeed, dadkan soomaaliyeed waxay rabaa dad toosiya oo ilayska taariikhda sax iyo wixii dalkan iyo dadkani soo mareen
@ayuubmaxmudkoronto3717
@ayuubmaxmudkoronto3717 3 года назад
Thnk you wll keep going
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 года назад
#Ayuub Thanks walaal
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 года назад
siyaad bare wuxuu ahaa nin cadaw debada ayuu u shaqaynaayay waayo saraakiishii wadaniyiinta ahayd eedamiirka lahaa inta uu hogaanka ciidanka iyo dagaalka inta uu ka fogeeyay ayuu hogaankii ciidanka h dhiibay intii ugu xumayd ee damiirkoodu uu liitay oo kala ahaa galaal cabdilaahi yusuf ciro
@abdiadour2123
@abdiadour2123 2 года назад
Waa wakhtigii somaalidu Midka ahayd
@maryanmaryan4882
@maryanmaryan4882 3 года назад
Masha allah wllhi wan jclhy somalia i leve yuo somalia
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 3 года назад
Maryan wallo waxba ma ogid ee xiligaa jacaylkii iyo is ku duubnidii maxaa dumiyey????. Hadaad tahay dadka wax alhriyi kara waxna qori kara xogta qaamuus oo ah you tube ka gal oo daawo dhegaysan xogtii somalida iyo dawladii mila teriga xiligaasi iyo halkay ku danbaysey somaliy hogaaminteedii.
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 3 года назад
yaa dilay ama shir qoolay Mw Cabdirashid Cali Shar maarke Allaha ha u naxariiste???.
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 3 года назад
Dawladii Cabdi rashiid wacay ahayd mid rayid ah oo aan milateri xukunka haynin.balse milateri baa qabsaday.21sano iyo wixii ka dhacay iyo imika halka la maray.hayeh ka waran bal.somaliya meeday. Qoomna hadii aanu is dulaynin Ilaahay maduleeyo.
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 3 года назад
War Galaal waa Ninkii ugu fuleysanaa Saraakiisha Somalia!!..Wariya-Yaasha Sidaas La Socda,!!!..Waa haddii aad Run Rabtaan!!.Scww.
@djamasa5235
@djamasa5235 3 года назад
Wax cadeyn ah ma heeysaa sxb
@cusmaanxuseenducaale643
@cusmaanxuseenducaale643 3 года назад
Hadda ka hor nimaa ii sheekeeyey, wuxuu iguyiri nin afrikaana ayaa ii sheekeeyey "haddaad wax dhaceyso oo aad meel halisa geleyso soomaali kaxeyso, hal ceeb ayey leeyihiin khiddadii aad isticmaasheen berri ayuu maqaayadda uga sheekeyn
@abdiadow8338
@abdiadow8338 3 года назад
Waxaan soo dhaweynayaa barnaamijka sababta oo ah waxaan ka mid ciidankii qabtay qabri dahare xusuus gaar ah ayey ii leedahay. Waliba waxaan ahaa kaariiste
@mustafhonest5359
@mustafhonest5359 3 года назад
🇸🇴🐯lipaax baatahay
@axmedsiciid9232
@axmedsiciid9232 3 года назад
Asc cabdi odow balnooga waran adigaa utaagnaaye
@abdiadow8338
@abdiadow8338 3 года назад
@@axmedsiciid9232 wcs axmedow illaah ha ku xafido xaga telka igala soo xiriir 0619055378
@fathiahmet4303
@fathiahmet4303 2 года назад
Halyey qaran baa tahay ee waxaan jeclaan lahaa in aad nooga sheekayso maadaama aan nahay dhilin hada sookacaysa oo doonaysa in ay waxa ka ogaato taariikhda wadankeeda🥰
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
Mahadsanid wa magali abahay
@muhamedmsgamer1210
@muhamedmsgamer1210 3 года назад
Thanks Zxp meeyay qeebta xigta
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 года назад
Cidanki dhusamareeb maxamad cabdi cismaan gacmadheere raximahullaahu baa watey diridhaba eenow ilma ader bey ahaayeen cabdullaahi yuusufna gobolka baali buu ka galay 3nino ilma adeera majeerteen maxamuud saleemaan allaahu akbar
@riyoxidho9697
@riyoxidho9697 3 года назад
Halkee laga helayaa wuxuu qoray general galaal
@nawaalmaxamuud7551
@nawaalmaxamuud7551 3 года назад
Qabridahar magalidi rer abtigay 🥰❤🧡🙏
@hassanmataan1665
@hassanmataan1665 3 года назад
Abtiii ❤❤❤
@nawaalmaxamuud7551
@nawaalmaxamuud7551 3 года назад
@@hassanmataan1665 abti mcn so dhawow 🥰
@amranabdinaasir3980
@amranabdinaasir3980 3 года назад
Habo❤👑
@nawaalmaxamuud7551
@nawaalmaxamuud7551 3 года назад
@@amranabdinaasir3980 habo mcn so dhawow 🥰💋❣
@amranabdinaasir3980
@amranabdinaasir3980 3 года назад
@@nawaalmaxamuud7551 waan dhawahay habo Qaali thanks🥰💋
@farxaankhaliifxasan7557
@farxaankhaliifxasan7557 3 года назад
Keep going pro
@muhyadinmohamudmohamed6478
@muhyadinmohamudmohamed6478 3 года назад
Ýý
@abdihafidbaashe6627
@abdihafidbaashe6627 3 года назад
Nuur galaal waa peenawaas sheganaya rag taariikhdiisi
@kingsomaliofficial
@kingsomaliofficial 3 года назад
Wan ku sugayey bro welcome
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 года назад
Mahadsanid walaal.
@garashiyogaraad359
@garashiyogaraad359 3 года назад
Runtii Markaan Sawirto Quwadi karaamadi sharaftii iyo awoodii uu dalkeenu soo maray waan Jiriticoodaa ilaaahow noo soo Celi Sharafti aan lahayn
@abdiweliabdimohamud9581
@abdiweliabdimohamud9581 3 года назад
Sxp Allah ku sharfo Nin Qiimo badan ayaa thy
@garashiyogaraad359
@garashiyogaraad359 3 года назад
@@abdiweliabdimohamud9581 Mahadsanid walal qaali
@muhanadyare2625
@muhanadyare2625 3 года назад
Asc aaway qeebtii 5naad isa soodawaxiji
@hassansuudshukri8716
@hassansuudshukri8716 3 года назад
Somalia waxoogaa deg dega ayaa ka muuqdey dagaalkii 1977kii iyagoo xulafo adag diyaarsan ayey galeen waxayna diiden taladii fidel castro ee aheyd in cududada shuuciga la mideeyo
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 3 года назад
Basaaskii galaal baa hadlayee muu khajilo taariikh ma hayee
@mouhiodinef50
@mouhiodinef50 3 года назад
Dire dhabe wa dhul 🇸🇴
@dahirabdullahi9278
@dahirabdullahi9278 3 года назад
lkn annaga somalida ayaa iskaleh
@maxamedaxmed4703
@maxamedaxmed4703 3 года назад
Ku so dhakhso
@asalstars4600
@asalstars4600 3 года назад
walee KUWAA Fila somalia ku caweynaya intaa Caawa dhagahane ku dhacaya hadeey maqli lahayeen saa caweeska uma wadeen
@abdifatahosman6299
@abdifatahosman6299 3 года назад
Wey iskacadahay xantii lalahaa Dagalkii 1977 waxa nagaliyay☆ Soveat Unian itaxakii Soviad USSR
@sidiiqahmed4895
@sidiiqahmed4895 3 года назад
Waxaan u baahnahay wll inaad ii sheegto in buug laga qoray halgamaagii soomaaliyeed general maxamed nuur gaalaal
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 года назад
Illaa imika lagama qorin. Wax gacanta lagu hayo kama war hayo waanse baadi dooni doonaa.
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 года назад
Canadian oo halaag iyo jab ku dhacay waan ku farxay wlhi
@yahyaabdidaoud5573
@yahyaabdidaoud5573 3 года назад
Gdah èrahmed
@Abdirahman_ali17
@Abdirahman_ali17 3 года назад
Waxan sugi la ahay goortii somali galbeed iyo koonfur galbeed kusoo noqon doonan gacanta qaranka Somaliyeed.
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 3 года назад
Ethopia oo burburta
@kylehorn9933
@kylehorn9933 3 года назад
Galaal wuxuu ahaa Basaas ruush waana badow. Xogtaadu ma sugna mana cilmiyaysna
@daafeedmuuse4407
@daafeedmuuse4407 2 года назад
Sababtii looga saaray milatariga ayaa ahayd inuu dhanka kale la shaqaynaayey.
@abdinasirabdukadirfarah8624
@abdinasirabdukadirfarah8624 3 года назад
Asc, walaal, qaamuus, xaggen kahelikaraa xogta uu diyaariyay General Mohamed Nuur Galaal?. Waana kaaga Mahdcelinayaa inaad noogudbiso xogtaan. Mhdsnid Walaal.
@hassanb7980
@hassanb7980 3 года назад
Walal RU-vid Ku qor bis wad heleysaa asoo full ah
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 года назад
Xog teen karadi waad kahelaysa asaga Io kuwa kale
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 года назад
Waa xog Reeb
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 года назад
#Abdinassir walaal ii sheeg e-mail aan kuugu soo diro
@RelaxForever553
@RelaxForever553 3 года назад
@@QAAMUUS Liibaannur123@gmail.com aniga kaas iiguso dir sxb.
@abdifatahosman6299
@abdifatahosman6299 3 года назад
Mahadsanid Suxufi Sare Serbia?
@guleedapdiguleedapdi7487
@guleedapdiguleedapdi7487 3 года назад
M.s
@maxamedkhaliif890
@maxamedkhaliif890 3 года назад
Geeesi
@mohanasir1838
@mohanasir1838 3 года назад
wlhi ayakaba wey naka aarsadeyn balninkii aan sidaas ugeysanay ey nabada ilalin nokukeneen muqdisho maxaa nakaracay mid ey goracaan iyo iyo mid ay xaniyaha kajaraan ey nakadhikeen bi em na wey nakugaraceen 😪😪😪😪😪
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 года назад
Sxb taas inagaa isugu wcn oo dalkeena ilaashan waynay
@Twa917
@Twa917 3 года назад
Walahay waan oyaay
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 года назад
Qamus magacaada noo sheeg..baar xasuuqyada axmaarada geystay..
@abdihakiimsalaad9186
@abdihakiimsalaad9186 2 года назад
Sxb part5 meeday ma soo galin miyaa
@essa7189
@essa7189 3 года назад
What's the name of the song
@AxmedYaasiin-y4k
@AxmedYaasiin-y4k 5 месяцев назад
Axmed
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z Год назад
Heestan waan ka helay yaa ii shaagi kara magaceeda iyo fanaanadan qaadey ?
@adanxayle9610
@adanxayle9610 3 года назад
MAXAY KA DHAXASHY DAGALKI IITOBIYA SOOMALIYA
@abditaallo4217
@abditaallo4217 3 года назад
Galaal waa nin been badan faan badan waxyaalo badan oo uusan samayn buu sheegtaa waxaa la'og yahay in isiga laftigiisu uu ahaa basaas u shaqeeya KGB. Markuu hadlayo waxaa moodaa inuu ilaaway in wali dad xiligaa joogay ay wali nool yihiin.
@Garaad1000
@Garaad1000 2 года назад
Adaa Beenlow ah ee Aamus Nacaladyahay
@hassanosman9894
@hassanosman9894 3 года назад
Kan taariikh iyo dad nimo midna maleh
@umalcaliibraahimbuuni4537
@umalcaliibraahimbuuni4537 3 года назад
janeral M.Cali Samatar Mu xuu Qabanayay........
@abdijabarkhadar9394
@abdijabarkhadar9394 3 года назад
Libaax
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 года назад
Beeni xoog badanaa galaalaw faanka iska daa qorshaha ciidanku ku dagaalamayey waxaa dejiyey maxamed cali samatar
@sumaya6201
@sumaya6201 3 года назад
Hhhh adigu miyaad ogayd
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 года назад
@@sumaya6201 oday wasiir gaashaandhig iyo taliye ciidanba cali samatar baa ahaa sidee qorshe uu ka maqanyahay nin iskasoo diyaariyo tan kale galaal wuxuu leetahay sarkaal kale oo a4intaa aqoon u leh waa la waayey maysagaa ugu aqoon badnaa saraakiisha ciidamada xooga dalka adeer imisa janan oo ruush maraykan iyo masar isu soo maray joogey galaala qaybtaa diridhabe ayaa loo diray markuu hogaam8n kariwaayeyna waa lagasoo bedelay ciidamada soomaaliyana ninkii sida xun u laayey buu ahaa
@Garaad1000
@Garaad1000 2 года назад
@@gedefletv6049 Samatar Madaxwayne ku xigeen ayuu ahaa Hawsha Saraakiisha ayaa qabaneysay Cid kasta ayaa og Galaal baa dajiyay Qorshaha Dagaalka
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 года назад
@@Garaad1000 waa sax inaadeer hadii galaala dejiyey wuu ku mshadsanyahay waayo qofka aqoontiisa lagama xaqiro galaal waa haw sawjar xaga malateriga ah lamana diidi karo inuu ahaa haldoorkii amxaarada aad ulasoo dagaalamay waayo samatar iyo galaal waa laba janan oo soomaaliyeed imana kala xigaan kii dejiyaaba waa kii kale illaahay labadaba janatul fadawsa haka waraabiyo aamiin adna mahadsanid sxb
@Twa917
@Twa917 3 года назад
🤝🤝🤝🤝
@behlisomli8374
@behlisomli8374 3 года назад
HADAN AYAN FAHMAY WAXAN RUSHKA WAXA U ULA SAFTAY ITOBIA WA HADALKISA AYA LA DIDAY O WAXA U U XANAQAY IN LA DABAMAREYEO HA MADAXWEYNAHA AYA GARDARADA LAHA
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 3 года назад
Qorshaha dagaalka waxaa dajiyay general Maxamed Cali samatar
@jtc7961
@jtc7961 3 года назад
G.samatar isaga qiray inuu galaal ahaa abaanduulka lkn g.samatar waxuu laha qorshahii lagu qabsaday karamardha daaficii xabashida ugu adkaa waana tan sahashay in itobiya la afjaro ciidankooda
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 3 года назад
Cabdi caluuq waad noo sheegtey reerkiisa ee cali xuseen waa qolama? Kkk alle qabiileeystoow
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 года назад
Saydii walaal waa sida uu xusuus qorka u akhriyayo Janaraal Galaal.
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 3 года назад
@@QAAMUUS ok
@wiilsomaliyeedchennel1648
@wiilsomaliyeedchennel1648 3 года назад
qabri dahare malinkan qabaney nay shuban biyod aya igu dhacay marki xabadu bilabatay
@hilmaamxusuus9475
@hilmaamxusuus9475 3 года назад
Dagaalka lama socon ruush ee somali ayaa iskeed u hool gashay galaalna waa ninka kaliya ee diyariyay map,ka dagaal ee gobolka
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 2 года назад
Maxaad Beenta ku faleysaa Waryaa??????????
@sakiryigit8416
@sakiryigit8416 3 года назад
Zujui
@elmikamil9487
@elmikamil9487 3 года назад
Waxba kama jiraan kow dii hore ee ruushku somaliya la saaxiibey ayuu ruushku shirqoolkaas damacsanaa.
@xuseenalayahdiik6712
@xuseenalayahdiik6712 3 года назад
就算是据介绍an ma ka
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад
Somalia Hanoolaato
@banadirproductio
@banadirproductio 3 года назад
*Bal adna kasoo jawaab su,aasha kadibna soo. qiimee inaan u qalano RU-vid iyo in kale halkan ku dhufo 👉**ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-a-ySsrSwuas.html*
@adamqoryalacag3788
@adamqoryalacag3788 3 года назад
Fesbug
@khaalidgabiley9775
@khaalidgabiley9775 3 года назад
Fake News Ethoipia Maanta Calankedii Wxu Ka Taagan Yahay,Somalia (Failed State). 😃🤣
@Garaad1000
@Garaad1000 2 года назад
Qoti Xun
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 5 месяцев назад
Oo yaa laga xoreynayay ma jin baa kusoo duulay??.
@abdihafidbaashe6627
@abdihafidbaashe6627 3 года назад
Shaxda dagaalka waxaa diyaariyay maxamed calisamatar waxana amray maxad siyad wuxuna diyarinayay 7 cash
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 года назад
Onlf waa qaybo OO xukun
@musenugaal1349
@musenugaal1349 3 года назад
Asc, Adeer miyaadan kala aqoon runta iyo beenta?? Galaal waa beenlow haddana faan badan, waana fulay aan marna istaagin goob dagaal. Warkiisa was iska horimaanayaa contradiction. Salaan iyo isaga ruushka ayay wax ku soo barteen, aqoontana, salxaan ayaa ku fiicnaa. Galaal rufiyaan but ahaa saraakiisha iyo Maxamed SIYAAD warka ukalaqaada.
@abdiadenmoha7628
@abdiadenmoha7628 2 года назад
Hooyadaa siilkeed baa rufiyaan ahayd Galaal wuxuu ahaa geesi aan gnban se fylaygu waa kii 50k oo ethopian ah soo watay misane xamar ku hayn waayeen.
@jamaabdikhalifabdullemxud4345
@jamaabdikhalifabdullemxud4345 3 года назад
Aad baan uga xumahay sxb Beenlowgaan ,beenaalaha sonwaraystay. Tan kle ragga mid kasta o halyay ahaa qoladisa sheeg ama iskaga wada aamus . Beeni raad ma leh
@rachidaminoz8977
@rachidaminoz8977 3 года назад
Reer muxu so kordhinaya
@AliOmar-xt1sy
@AliOmar-xt1sy 3 года назад
waa beenloow wax lagu qoslo ayuu ka hadlayaa, yaa wax waydiin jireyba. dad kaa aqoon badan ayaa hogaaminayey ciidanka oo dhan oo adiga amarka ku siinayey, markii raggii dhintay ayaad hadashay beenlow waxaase kadaran kan faafinaya . samatar ayaa adiga wax kuu diri jirey maadigaaba la hadli kara ilaa samatar wax kuu sheego beenta ha faafin waryaa?
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 3 года назад
Galaal yaa rumaysankara beentiisa ciidaas ka badatay
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 3 года назад
Galaal waa beenlow!! wuxuu qaabilsanaa soo uruurinta malayshiyaadka HG kuwaasoo uu kuhalaagay furumaha dagaalka , siyaasad iyo hogaan ciidan midna maqaabilsanayn
@Garaad1000
@Garaad1000 2 года назад
Maangaab baad tahaye aamus
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 года назад
Been badana odaygan xalimo khalif buu qabi jiraan maqlay
@cabdimuxiyo8787
@cabdimuxiyo8787 3 года назад
Waye naga so dadji pal
@kaysefarah8913
@kaysefarah8913 3 года назад
Siyaad bare Jaahil Buu ahaa Walaahi Waa Ninka Aan Waxba Ufiirsan Jirin een talo dhagaysan jirin somaliyana Isagaa Baabiinteeda usabab ah
@abdiqanimohamud7751
@abdiqanimohamud7751 3 года назад
Galaan Allaha u naxariisto,wax badan oo uu ka sheegayo inuu Gen. Galaal yiri caddayn ma hayo qofka wax ka werinayaa,Galaalna sida uu uga warbixinayo si ka duwan ayaa dad kale oo xogogaal ahi u yaqaannaan
Далее
Ромарио стал Ромой
00:46
Просмотров 65 тыс.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Ромарио стал Ромой
00:46
Просмотров 65 тыс.