Тёмный

Part 2: Somalia Oo Ciidan Kumaandoos Ah Nabad Ilaalin Ugu Diray Uganda & Badbaadintii Idi Amin 

Qaamuus
Подписаться 177 тыс.
Просмотров 129 тыс.
50% 1

#Soomaaliya_Oo_Badbaadisay_Idi_Amin
Soomaaliya Oo Ciidan Kamaandows Ah Nabad Ilaalin Ugu Diray Uganda | Heshiiskii 5-Ta Qodob Iyo Wasiir Cumar Carte Qaalib

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 104   
@kingkhazar1565
@kingkhazar1565 3 года назад
Waaan qiirooday wlhi taarikh wanaagsan ayaan leenahay viva somalia
@GojoNiceMM2_Creator
@GojoNiceMM2_Creator 3 года назад
Farxad darteed waan la ilmeyn raba masha Allah markaan arko taariikhda noocan ah markaan daawado masha Allah saas iyo ka wanagsan ilaahow noogu sooo celi Amiin ya Rabbi
@sharmaboy...2219
@sharmaboy...2219 3 года назад
qisada
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 года назад
wxan tariiq nocee ah waa yaab
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 3 года назад
Masha Allah waa wax lagu faano in Soomaaliya ay door fiican ay ka ciyaartay. hadii aan iska dayno isticmaalka qabyaalada iyo musus maasuqa oo dowladeena aan dhisano waxaan soo celin karnaa awoodii iyo sharaftii dalkeena iyo dadkeena. # Soomaaliya ha guulaysato
@maxamedcali3164
@maxamedcali3164 3 года назад
M.alllh wakhti tagey soo noqon maayo somaliya wey kaalin fiican ka qaadatey afrika imka joogna inta iska dhaafno wixii dhacey dhag xumada iska dhaafno in aan wax wadda qabsano baa haboon ama muqadas ah insha allh somaliya wey soo noqonysa imka aan tagerno dawlada rajada ina siisey hadan dhalinyaro nhy aadbn umahadsanthy bro guuuleyso
@kingsomaliofficial
@kingsomaliofficial 3 года назад
Wcs wll wad mahadsanthy Masha allah alle haku xafido ♥️🤝🤝✍️🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝✍️
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 года назад
Waayo waAyo iyo waqtigaynu hogaanka dunida waxku lahayn Insha allah waynu soo noqon
@garashiyogaraad359
@garashiyogaraad359 3 года назад
Soomaalia waxay soo martay Xilli ay Ciidan Nabad ilaalin ah u diri jirtay wadamada Africa Taariikh aan ku faani karno
@saacidmaxamed6507
@saacidmaxamed6507 3 года назад
Halka waxa idin gaadh siiyey isaaq bal wakase imika isaaq markay ka tagen waa kuwa amaan daro ku dhacday
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 года назад
@@saacidmaxamed6507 Subxaanallaah, Allaah baa nagaarsiiyay halkaas inaan gaarno. Saacidow isaaq caabud hanoqonin ee Ilaahay ulaabo. MD Siyaad Bare sow mahogaamineynin dowlad Ma Siyaad baa Isaaq mooday. Mise askartuu kolba meel udirayay baad noo sheegeysa ee qabiilada kala duwan lahaa. War Qabyaalad waa qurune kafogow. Aduun iyo aakhiraba qofku wuxuu sharaf kuleeyahay waxuu kasbado. Qabiilku waa Sharaf Qabyaaladaase qurun ah.
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 года назад
Allaah baa nagaarsiiyay heerkas shalay. Maantana Allaah baanu kabaryaynaa inuu nagaarsiiyo heerkas iyo mid kasii wacan.
@abdirahmanali5605
@abdirahmanali5605 3 года назад
Imikana Somalia looso diraya cidan nabad ilalin ah
@abdirahmanali5605
@abdirahmanali5605 3 года назад
@@hafsaali4297 isaaq marka ad xasuuqden ayniga tagen ayaa leedihin isaaq ayan u bahanahay
@ibnuleelkaseboqordiiftireb9241
@ibnuleelkaseboqordiiftireb9241 3 года назад
Jaalle siyaad barre Allaha unaxariisto qabrigana Allaha unuuriyo. War faataxada usoo mara geesigii afrika
@saacidmaxamed6507
@saacidmaxamed6507 3 года назад
Alle uma naxariisto naarta haku holco
@sayidcabdalla3680
@sayidcabdalla3680 3 года назад
Naxariis waarta eebe ha siiyo Aabihii ummada
@ibnuleelkaseboqordiiftireb9241
@ibnuleelkaseboqordiiftireb9241 3 года назад
@@saacidmaxamed6507 adigu habaarka islahel laangaabyahow cuqdadaysan ee futada madow
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 года назад
@@ibnuleelkaseboqordiiftireb9241 gaa buu ahaa siyaad ilahey garanen quranka alle beniyey culimda diley
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 года назад
@@sayidcabdalla3680 naarta galaya insha alh
@mohaanmuhanad1482
@mohaanmuhanad1482 3 года назад
Sxp maxamed wx badan bn ka faidnayey horey usoco
@abdiadan22ahmed14
@abdiadan22ahmed14 3 года назад
Hadiii an waagaas joogi lahaa codna yeelan lahaa umanan hilineen dad qurun ah
@subasadiamond
@subasadiamond 11 месяцев назад
Ilahey hàa unaxaristo siyaad barre
@aliabduleaxmad6483
@aliabduleaxmad6483 3 года назад
Yes libaax somaliyah
@mohaanmuhanad1482
@mohaanmuhanad1482 3 года назад
Wan ka sugaynaa qaybta sadexad insha allh no soo dheere sxp horey usoco
@alihaybe1201
@alihaybe1201 3 года назад
ilahay ha uu naxaristo oo dambigisa ha dhaafo madaxwaynihi wadanka heerka gaadhsiyay ragi nocaas aha ee sida quwadaha waawayn wadamo ciidan uu diriya waxa badalay (saameyda siyasada) oo wadankaba goob ganacsi moodiya
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 года назад
Alla yaa raxma General Mohammed siyaad Barre
@saacidmaxamed6507
@saacidmaxamed6507 3 года назад
Alle naarta haku fogeeyo
@siyaadosmaan8330
@siyaadosmaan8330 3 года назад
Aduunyadu waa meerto waa nin iyo malintii runtii shalay inga ayaa ciiidan u dirnay manta ayaaga noo soo diray markas bu odega mamula uganda nagu bahdila 😢😥😓
@sharmamuxudiin8336
@sharmamuxudiin8336 3 года назад
Keep going
@cacaca6794
@cacaca6794 3 года назад
Aad & aad Wll sare
@kingmoha9965
@kingmoha9965 3 года назад
Qaamus media mahadsanid wlle
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 3 года назад
Keep going my walal anigane isoo booqo ❤️👈
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 года назад
Ilaahow dowlad Somaliyed Oo cudud ciidanle baan ka baryey Si sharf tayadii somalinimo U soo labadto Mnta wxn joogna Meel foolxun oo Oo gumedste nagu klaa qeyb qabshey
@a.fattahaware3088
@a.fattahaware3088 3 года назад
Thanks sir.
@hajibossnation4864
@hajibossnation4864 3 года назад
Said bare will be the best president in Africa I wish we had that type of president in all Africa countries..... may your soul rest in peace 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽 you are dead but you will never be forgotten💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedhire8700
@mohamedhire8700 3 года назад
maantana xage jogna waxan nahay dad damiirkii ka dhintay
@jibrilmohamedali9942
@jibrilmohamedali9942 3 года назад
Horay usoco
@cazaammoha3890
@cazaammoha3890 3 года назад
M.a
@kamoboy9436
@kamoboy9436 3 года назад
Cumar carte qaalib wali wuu nolyahay alle cimriga haw dheereye hargaysa ayu joga oon kula kulmay
@QAAMUUS
@QAAMUUS 3 года назад
Walaal Dhawaan Buu Hargeysa ku Geeriyooday Alle Ha U Naxariistee.
@MartinMunga-y5d
@MartinMunga-y5d День назад
Midnimadu waa awood qarsoon Eebena weynaaye wuu jecelyahay midnimada weliba marka lagu midoobayo arin caqiido Diinteena Suuban ee Islam nimada iyo weliba wadaniyada iyo ilaalinta dalka Badiisa Berigiisa iyo Hawadiisa isku xirka shacabkiisa Allow Nabad waarta
@maxamedfaarax2629
@maxamedfaarax2629 3 года назад
Alow somaliya sidii hor si kawanagasan ka dhig
@axmedmaxamedshiini5800
@axmedmaxamedshiini5800 3 года назад
Mhd snid wll shaqo ficn ayaa hesaa
@reallifesomalilander441
@reallifesomalilander441 3 года назад
Mantana Uganda Ilalisa Somalia
@mohamedshuayb7489
@mohamedshuayb7489 3 года назад
Haa abaalki loo galayey gudaayaan
@nm3459
@nm3459 3 года назад
@@mohamedshuayb7489 Abaal gud kama ahan ee aargoosi weeye uu wado Madaxweynaha hada ee Uganda oo xiligaa jabhadiisii Soomaaliyu burburisay.
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Год назад
Waxaa lagu tababarijirey Saraakisha Uganda 1980 Muhdisho oo Ay 2 xidigood kaqaadanjireen. Maantana Uganda ayaa ku kibraaya Somalia. 5 DAL AFRICANA ayey awood u kaladhexgashey somalia
@sharmaboy...2219
@sharmaboy...2219 3 года назад
soow dhameysetire
@abdihafidahmed3244
@abdihafidahmed3244 3 года назад
Dadwalba maseeh dalwalbaa wuxuu leyahay xumaan iyoooh samaan intabo dowladeena weylaheed.....inkastoo aay kufiicned howlahaan cml......# inkastoo idi amin nagakaladhadiyay shuftadheni NFD ee KADAGALAMEYSAY GUDHAHA KENYA Asagaa oo ASKAR AX wagii mowmow ee intaa logadhin Israel
@abdiqadarkaadheeri4705
@abdiqadarkaadheeri4705 3 года назад
M.a bahda qamuud qisoyin kan somaliya nosobadiya adinko mahadsan guleysta waligiin
@hawlqabad7803
@hawlqabad7803 3 года назад
Qaamuus Sxb anigu caawa Waan is daldalayaa waan is dilayaa si aan uga qarsoomo soomaalida maanta
@cabiraxmanoofacialibraahim5534
@cabiraxmanoofacialibraahim5534 3 года назад
Qaamuus wad ku mahadsantahay so bandhiga taariikhde so
@JibriilCismaan-zo5vh
@JibriilCismaan-zo5vh 2 месяца назад
❤❤❤❤❤
@mohamedosmanyoussouf6002
@mohamedosmanyoussouf6002 3 года назад
Ma arki doonaa awoodii ciidamadda Somaliya oo dib u soo noqda ?waqti ayey qaadaneysaa
@saacidmaxamed6507
@saacidmaxamed6507 3 года назад
Si dhayal ah ku soo celin ka ri maysan hadaad walatan macalaa
@saacidmaxamed6507
@saacidmaxamed6507 3 года назад
Somaliland guul guul iyo gobanimo 💚💚💚💚❤❤❤
@abdirzakmohamet1570
@abdirzakmohamet1570 3 года назад
Haah wll waanu soo laabanaynaa niyadda khayr usheeg waa meerto duniduye🙏🏼🙏🏼
@anwerNZL
@anwerNZL 3 года назад
Mantana somalia ayaa ciidamo isku sheegaya nabab ilaalin ayka joga Uganda 🇺🇬 🇰🇪 ethipian..
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 3 года назад
Mahadsanid
@tayofilmsvlogs1258
@tayofilmsvlogs1258 3 года назад
qiiro japanta in ey inamadaxmarto ma,ahan cadaadis ey sudaan saartay Libiya ina waxba inagama badali karin waayo Libya waxey ubaahneyd iney dulmarto hawada Sudan lkn anaga Somali ubaaheyn
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 года назад
kenya so uma bahnen inaa marto wa lo diidey
@stayhappychennel7808
@stayhappychennel7808 3 года назад
Dayr
@cabdulaahijaamac4301
@cabdulaahijaamac4301 Год назад
Adeer waxaas waa dhamaadeen afweyne ayaa eber kadhigay
@adilabasshasan145
@adilabasshasan145 3 года назад
Maantane shisheeyo walibo waxuu isku dayaaa inuu dhaxdeyna nisku diri ileen si kale noolama qaban karo waxne lagula tilaaye qabyalad iyo in anaga nala qeebqeebiyo Alle awodeyna noo soo celi 😭😪😭
@josephnemeth807
@josephnemeth807 3 года назад
Bro qeebta 3 waqtige so gilineysa
@maxamedilkacase7179
@maxamedilkacase7179 3 года назад
4:30pm
@sergiogufo6534
@sergiogufo6534 3 года назад
Keep going on
@hanadomar8001
@hanadomar8001 3 года назад
Saxb noso.badi
@maslaxcali8102
@maslaxcali8102 3 года назад
Musafani wixiisu waa argoosi adoomaydiisuna somaliya tacadiyo ayay ka gaystaaan asaguna jeesjees buu noogu daray balse taayadu dhab iyo dhax dhaxaadin bay ahayd ilahoow noo soo dag dag o sidaan naga saar inana aan ficil la imaadno
@sacidmohamed6188
@sacidmohamed6188 3 года назад
Waxad warbixin noga soo diyarusaa wllo ciidankii at somaliya udurtay wadanka suuriya ciligi dagalki yuhuuda maahsanid
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 года назад
Ma jirtoba
@farduusyasin3415
@farduusyasin3415 3 года назад
Good
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 3 года назад
MshAllaah. Mahaddanid wll.
@yuusufmuxumed6562
@yuusufmuxumed6562 3 года назад
.war kidabeyai
@mohameddaudhuseinsomane9254
@mohameddaudhuseinsomane9254 3 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdirashidbaandig5490
@abdirashidbaandig5490 3 года назад
African wax axsaan loogala maaha marba hadeey ugali cunaan hoyadi hataa maxasuusanaya
@learneasy4008
@learneasy4008 3 года назад
Comments ku fiicninaah oo ku quruxbadanaah runtana ku foolxumaaah hdeynu nahay soomaali😭👈😡
@nora5057
@nora5057 3 года назад
Wadanka waxaa burburiyay dhiigyacabkii kalitalis Siyad Barre Kuwa waxmagaradka ah laxanuunsa cudurka.daawada lahey ee Dhiigyacabkii ku beeray intabadan shacabka oo åh QABIIL
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 3 года назад
Siyaad barre Allaah ha u naxariis to
@luulhassan7154
@luulhassan7154 3 года назад
ILLAH ha u naxaristo Aabo siyaad Libaax ayu aha ' waxn se jeclaan lahaa inuu xukunka iska dhiibo inty Qabtii DHICIN iyo inuu Somlailand uusan duqeeynin Waxaa taas ka sii XUMAA MARKAY SHACABKA KU MIL MEEN CIIDANKII DALKA XOOGII DALKA ILLAA LIYIHII DALKA ALLA CIIL BADANA DALKII LA BILILIQEEYSTY UMADII MADAAFIC LALA DHAC HANTIDII LA DHAC DHIIGII LA DAADI DERISKII IS DIL TUUG KASTO GORI GARABKA SUDHAY ALLA CIIL BADANAA 😢😢😢 RAGOOW M SIYAADO BARE ILLAH HA U NAXARIISTEE !!! Keligiis DALKA ma kumumeeynin MA WAXAA LA IDINKA WAAYEY NIN RAG AH OO WADANKA QABTA XUKUNKIISII IMISA KUN OO ASKARI AYAA WADANKA JOOGAY IYAGOO LAHAA QIIMO IYO AQLI IYO DARAJO WEYN LKN SAMEYSEEN WAX AAN KA SOO KABSAN LA NAHY ILAA IYO HADA 30S TUUTIHII AYAAD TUURTEEN SHACABKII AYD DHEX GASHEEN!!! Yaad UGA TAGTEEN DADKA IYO DALKA KUTUBKII QURAANKA AYAAD KU DHAARATEEN INAAD NA BADBAADISAAN AXXX LKN WAXD NOQOTEEN TUUG FULAYO NACASYO RAG MA AYDAAN AHYN UF
@hajibossnation4864
@hajibossnation4864 3 года назад
Ku raxaysta reer pussyland mahabar and reer xaamar xaar and reer iidoor nimank gaalo raac Christine lover Anderson Cooper khaniis lover 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 года назад
Inay iidoor kaa sareyan waxad ku garanaysa kiina sakaraadku haaya xataa waxay naftu kabaxda idoor iidoor maxa adeer kaa markuu gaalada raacay aad uga hadli wayday talabaad gaaladu sowtii xamar iyo mudug iyo garoowe idinku gumaysan jirtay iidoor maxmiyad buu aha adna wabiyada ayaa biriij lagaga dhigan jiray oo lagaga talabi jiray markaa kuwan iminka maraykan iyo yurub uyaacay ee boosaaso laga dhoofiyo maxad uga hadli wayday iidoor baa idin walay adeer iidoor dalkiisi oo xora nabada ayuu ku nool yahay somalina waxba nagama quseyaan hadii nala gumadayo anaga waliga waxba hanoo tarin waligana hay caawin hadii aduunkuba isugu kay tago ilaahay ba iima kaa baahiyo markaa adeer somalida aad u ooyaysaa wax hakuu taraan
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 года назад
Anigu waan isku filanahay keligay cid kastoo isoo weerarta adigu maysku filantay mise hadaan iidoor kula socon naag bila nina ayaad noqonaysa
@hajibossnation4864
@hajibossnation4864 3 года назад
Waarya us we the majority of Somali Waarya we are Nation not clans I'm send my Darwish brothers waarya iidoor nimank gaalo raac Christine lover Anderson Cooper khaniis lover ur ancestors were slave picking up the white men while my ancestors were freedom fighters we not equal laangaab iidior I'm the majority of Somali
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 года назад
@@hajibossnation4864 kkkkkkkkkkkkkkkkkk horta inad gaalo raac tahay adaa isku cadeyay afka aad ku hadlayso yaale Kkkkkkk afka gaalada waadiga aabaha iyo awoowga adigu ka dhaxlay waayo hadad soomali saafiya tahay afsomali ayaad ku hadli lahayd markaa halkaa hayno joogto laandheero
@hajibossnation4864
@hajibossnation4864 3 года назад
Maskiin iidoor nimank gaalo raac waa Astana iidoor anigo ka dhashy maxamed Sayid cabdla xassan iyo said Barr and iyo axmad guury many more waarya laangaab iidior Christine lover Anderson Cooper khaniis lover 🇸🇴 my people made calanka Soomaaliya my people made Somali handwriting what more you need waarya laangaab iidior 💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🤣🤣✌️🇸🇴
@iqbalabdi
@iqbalabdi 3 года назад
Sheekooyinka mareexaanka markaa dhagaysto hindi hindi ila noqotaa
@abdikanimuse1576
@abdikanimuse1576 3 года назад
adigu taariikh malihid dadka toodana way ku dhibtaa
@siciidibraahim2262
@siciidibraahim2262 3 года назад
Sheeko mareexaaan waanu ku fahanay hhhhhhhh adeer
@abdiroble9668
@abdiroble9668 3 года назад
Adeer geedaha ka soo deg sida ugu dhaqsiyaha badan Inshallah
@freshlygaming6258
@freshlygaming6258 3 года назад
Yaahuu qabiil baakumadaxmarey
@abdisalamdirir5904
@abdisalamdirir5904 3 года назад
Siyaad barahan ee aad kasheekeeyneeyso wixii ka danbeeyay dagaalkii 77 ma bad qabin oo wuunaga geeriyoobay.
@muhudabdu3657
@muhudabdu3657 3 года назад
Keep going
Далее
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 24 млн
Top U.S. & World Headlines - September 3, 2024
9:18
Просмотров 194 тыс.
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25