Тёмный

Part 33: Jamaacada Tabliiq | Goormay Soo Gaadheen Somalia | Maxaa Lagu Dhaliilaa Ama Lagu Ammaanaa 

Qaamuus
Подписаться 187 тыс.
Просмотров 55 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 49   
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 2 года назад
Tabliiqa in badan waan ka faa’iday waxaana dareemaa iimaanka oo ii koray marwalba aan waqti la qaato alhamdulillah.
@mahmoudmadar4446
@mahmoudmadar4446 2 года назад
Sido kle
@cabdikariimyuusufaxmed9246
@cabdikariimyuusufaxmed9246 2 года назад
,0
@faafintakheyrka8590
@faafintakheyrka8590 2 года назад
Masha llah ilaahey hakubarakeeyo warbixinadaada waan kahelay keep going
@sooyaal8424
@sooyaal8424 Год назад
Saaxib aan kusaxo: Jamecadii u horraysay waddanka waxa ay soo gashay 1964-tii, waxaanay kasoo dageen Barbara, halkaana waxa karraacay wadaad laydhaahdo Maxamed wayd oo reer Burco. 2-Tabliiqu mawada aha mad'habkaa aad ku lamaanaysiisay: kuwa Baakistaan jooga waa Xanafiyo, se kuwa Soomaliya jooga waa Shaaficiyo. 3-waxa aad ku ladhay "aqoon la aan" balse mala socotaa hadda in aanay waddanka kajirin Jameeco ka macaahid badan? 17-machad ayaa Somaallilaand oo kaliya ay kuleeyihiin oo lagu barto culuumta Shareecada.4-Jaamacadood: Oo Hargaysa, Xamar, Jigjiga, iyo Boosaaso kukala yaalla. 4-Culimada aad warkooda soo xikatay qaar ayaa isku yaqaanna kaligood Islaam! Midda labaad hadiiba aad cid kataariikhaynayso maad labada dhinacba soo qadatid: cida dhaliishay iyo cidda ammaantayba? Culimada dalka ugu waawayn waxa kmid ah: Sheekh Mustafe, Sh.Dirir, labaduba waa ay amaaneen , markaa wadad aaan laba aqoon inta ad warkiisa soo xiganayso maad kuwaas sheegtid? Ugu danbayn: Cilmiga iyo Dacwaddu waa laba kala majaal: Yacnu qofku daaci wuu noqon karaa isaga oo aan kutubta cilmiga ah akhrin karin; caalimna wuu noqon karaa isaga oo aaan daaci ahayn. Waxa aad soo gudbinaysana iska hubi walal. "ولا يحرمنكم شنئان قوم على أن لا تعدلوا"
@MaxamadAmiin-o9e
@MaxamadAmiin-o9e 21 день назад
Maasha alhu jira oo jooga
@aadansidiiq157
@aadansidiiq157 2 года назад
Walaahi waa nimanki sabab iigu ahaa inaan tukado dhiban oon ku jiray ilaahy sabab iiga dhigay inann kadhexbaxo
@AbdiHayaan
@AbdiHayaan Год назад
ASC wall mahdsanid xogta ad soo gudbiysa balse sheekhu waxa uu dhintay 1944, maaha 1933
@maxamedshowkaani9663
@maxamedshowkaani9663 Год назад
Baarakallah si cadaalad ah oo cilmiyeysan ayaad Uga hadashay
@isseabdirahman1915
@isseabdirahman1915 Год назад
Wa dadka ad ad af iyo ukhayr badan waxay ugu madan dadka Muslimka ah ee nolosha kadhacay hal culumada kale inta sootukata bas ah wax ushegaan tabliiq faaaido banaaa subxanallah
@musehamza2287
@musehamza2287 Год назад
Masha allah ❤❤❤❤
@medomar-w5s
@medomar-w5s 5 месяцев назад
Machaallah ❤
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Месяц назад
الله اكبر
@gaanjibogirl
@gaanjibogirl Год назад
Walhy waxaan kunoolaa meel tuulo ah da'adeydu waxey ahey 13 ma aqoon waxa leyga nahiyay iyo waxa ley amrey xaga diinta qur,aanka waan dhameeyey balse wax faham ah kamaheysa wax badan ayaan kafaa,idey jamaacada tabliiqa waxaa kamid ahaa in xanta ,sinada,dulmiga,beenta,khiyaanada,dhiiga muslimka, iyo akhlaaqda islaamka iyo waxaa waajibka ah sida xijaabka soomka salaada iwm
@anyaaaadan2636
@anyaaaadan2636 Год назад
Maash. Allah ،
@xasanturky4732
@xasanturky4732 2 года назад
Kèep going
@ahmednasir8858
@ahmednasir8858 2 года назад
Walaal ka xishow culumada kheerka wado ay malaa yeenta qof allah ku ha nuuniyeey 👋ka daa pkz iska masx masax muqaalka plz🙏🙏
@maxamedxariir7105
@maxamedxariir7105 Год назад
Ninkan faaladiisa waxbadan ayaa ka khaldan Jameecadii ugu horaysay waxay timi wadan keena 1960 waxaanay ka timid India waxana soo dhaweeyey jamecada oo turjuman uahaa sh, maxamed wayd oo tada burco kunool
@engasadaxmed8800
@engasadaxmed8800 Год назад
Sheekh umul waa kan ugu Liita musheekhda
@maxamedxariir7105
@maxamedxariir7105 Год назад
Markaad doonayso inaad cid taariikhdeda ka waranto waa inaad aqoon uleedahay Ninkan ka warmaya taariikhda jameecatu tabliiq waxbadan kama garanayo tariikhdoda
@gurmad-trader114
@gurmad-trader114 2 года назад
Horta wllkay si fcn barnamij yadada waa u jeclahy lkn TABLIIQU wll mar walba waxay ka fogaadaan Ummada NABIGA S.C.W Wax kala geynayo inay kala Hadlaan Waayo haddii kale lama helayo Wax Midnimo ah oo ummada muslimiinta Dhexmarta WXN aaminsanahy Inay TABLIIQU yihiiin CIIDAN kii ilaaahy uuu udiyaarinayo inay muslimiinta Dib HURDADA ooga Kiciyaan oo ay Faafinyaan DIINTA ISLAAMKA ALLAH ILAALIYO DUCCAADA TABLIIQA
@UR_ronaldoo
@UR_ronaldoo 2 года назад
M,a💖🇸🇴
@ciidadan9670
@ciidadan9670 2 года назад
Adeer nimanka tabliiqa wax sheegay ee aad soodaliiahatay waa xarkadii Wahaabiya oo aamin in iyaga mooyee aan islaam kale jirin🪵
@gurmad-trader114
@gurmad-trader114 2 года назад
Waa kugu waafaqsanahy lkn Aan ka fogaaanno Wxii muslimiinta kala geynaya
@NuurMaxamedxusen-j7e
@NuurMaxamedxusen-j7e Месяц назад
Barata 34 soo dhig
@asimzahir8887
@asimzahir8887 2 года назад
الله يحفظك
@EngMukhtaar-q4i
@EngMukhtaar-q4i 18 часов назад
muhiimadu dhamaan kooxahan soomaaliya ka jira carabtu soomaaliya soo dirray ummada kala jebiyaan waayo soomaalidu waligood islaam ahayeen lkn kooxani waa shar socda
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 2 года назад
Wcs kkkkkkkkkk 👌♥❤m.g
@wiilwaalarawelo5795
@wiilwaalarawelo5795 Год назад
1972 ka hor ayay Dacwada bilaabatay
@gurmad-trader114
@gurmad-trader114 2 года назад
Waxy Dhahaan TABLIIQU 4 waan ka Fogaannaynaa 1:SIYAASAD 2: WAXY CULIMADA ISKU KHILAAFEEN 3:DADKA CEEBAHOODA 4:BEENTA IYO DOODDA markaa miyayna ahayn 4ta maanta Muslimiinta Kalageysay Tabliiqa Waa Badbaadiyaal ummadeed
@FadxaqaliMarwo
@FadxaqaliMarwo 5 месяцев назад
Waaa runtaa walal guulayso
@HassanHassan-bl4ly
@HassanHassan-bl4ly 2 года назад
Asc faaladaada wax badan ayaa ka khaldan oo sax aan aheyn
@abdirahmanabdillahi247
@abdirahmanabdillahi247 2 года назад
لماذا لاتخبر عن قول ابوبكر الجزائري عن التبليغ. وتزكية ابن باز .اليست صفة السادسة العلم والذكر. واصول الدعوة في التبليغ :التعليم والتعلم
@odaymirqaan785
@odaymirqaan785 2 года назад
Vj
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 2 года назад
Imika goobaha ay degen yihiin waxaa ka aasaasaan madarasado si fiican loogu taagay dhidibada ilaa heer jaamacadeed, cida kaliya ee laga helay ilma yar oo xifidisan 30 quraanka oo dadiisu tahay 6 jir.
@cabdisamadcusmaan4544
@cabdisamadcusmaan4544 Год назад
Culimo mujasimo ah hanoofaalinin sida albani fowzaan Iwl ayagaama bid coolayaal ee
@sakimmsaahid891
@sakimmsaahid891 Год назад
Beenale waxad wado waanu faganay tabliiqna waanu naqana adna aadbanu kuu fahanay
@ذكرياتدماج
@ذكرياتدماج 2 года назад
Tabliiqa Marka miisaanka shareecada la saaro uma qalmaan masuuliyada ay sheegtaan waayo dawaabidii aas-aasiga ahayd ee dacwada wax wayn ayaa ka maqan inaad mid wllkaa ah oo aan tukan aad tidhaa kaalay wll tuko waa wax fiican lkn dacwada sida ay tabliiqdu u wadaan waa ka duwantay inay macsi kasoo kaxeeyaan ayay bidco galiyaan bidcada ayaana xun.
@Mowliid2024
@Mowliid2024 Год назад
Ibnubaaz iyo Albaabi waa 2 nin wahaabiyo ah aabayaasha daacish iyo Shabaab
@abuumuxamad7924
@abuumuxamad7924 Год назад
Been hadii la sheego saan aa loo sheegaa,sh c rashiid ayaa kamid ahaa dadki kusoo dhaweeyay xamar kulahaa war ilashay ka xishoo oo been abuurka ka daa dadka nin xishoonaya matihide
@Ahmedabdirisak
@Ahmedabdirisak 2 года назад
Runtii wahaabiyadu dhaliisha ay soo jeediyan ma aha wax caqliga gal ah,waxay diin u yaqaanin cid raacda jaajuskii weyn ee ingriska mohamed abdiwahab,laakin wadaada tabliiqo ay raacen waa sax u ah in ay qola walba dhaqankooda ixtiraaaman,nasiib daro see kooxaha argagaxisada wahaabiyadu waa kuwa jecayl khilaafka iyo is dilka
@كشفالحقائق-ع4ن
@كشفالحقائق-ع4ن 2 года назад
ninyahow ilahay kacabso aflagaada jooji
@axmeddahir6487
@axmeddahir6487 Год назад
@@كشفالحقائق-ع4ن wuu saxan yhy waha iyo iyo al shabaaban hakala qaadin wa mid
@maxamedcabdiraxmanshushube2161
cid ku gaadhaysaa majirto diinta fidinteena tabliiq wahaabiyo waqtigoodii wuu dhamaaday waayo xaqu isma taago lkn baadilku wuu istaaaga
@gurmad-trader114
@gurmad-trader114 2 года назад
Midda kale waligood nimanka la dhaho WAHAABIYA Muslimiinta unbay mar walba wax ka sheegaan Qolo aysan Caayaynin ma jirto Qolo walba wxy dhahaan waa Shirkiilayaal iyaga unbaa Dhaha Ennagaa saxan AL:SHABAAB WAA IYAGA ma diin In faafiyo miyaa mise waa in Diinta LA SUMCAD Dilaa al.shabaab oo ah wahaabiya diinta wey bahdileeen allaha ka Qabto Diinta eee
@asahablaaa
@asahablaaa Год назад
M.a alle habarakeeyo jamaacada tabliiq
@xasansuudi4565
@xasansuudi4565 2 года назад
Tabliiqa iyo suufiyadu waa diintii saxda aheyd ee awowyaashen haysteen laakiin waa LA ina dhalan Rogay madhabyo aynaan garaneyn baa LA inoo keenay
@aidarousawil1329
@aidarousawil1329 Год назад
Diinti Nabi Muhammad (scw) raac walaal, intaas ayaa ka badan (diinti awowga ha raacin.... Sheekadaasi waa sheekadi mushriqiintu ku odhan jireen anbiyada loo soo diro. ILAHAY ha inaga dhigo kuwii dariiqi Nabi Muhammad scw raaca.
Далее
Tabliiq Maya | Muxuu Sucuudiga U Mamnuucay Tabliiqa ?!
15:12
ТЕСЛА КИБЕРТРАК x WYLSACOM / РАЗГОН
1:40:47
Fastest Build⚡ | Doge Gaming
00:27
Просмотров 625 тыс.
JAMAACADA TABLIIQA MAXAD MASAAJIDA OGUDIDAN SH XASSAN
10:31
Taariikhda  Sh. Ismaaciil Maxamuud Cigaal
1:22:38
Просмотров 40 тыс.
ТЕСЛА КИБЕРТРАК x WYLSACOM / РАЗГОН
1:40:47