Тёмный

Tabliiq Maya | Muxuu Sucuudiga U Mamnuucay Tabliiqa ?! 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 176 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,2 тыс.   
@misterhanad7051
@misterhanad7051 2 года назад
Tabliiqa waa dad wanaagsan OO meelaha wareega si ay diinta islamka faafiyaan Mashallah ❤️😍
@Realshorts-24
@Realshorts-24 2 года назад
Maalinta dulmiga Guryaheena Ayuu nuugu imaanaya intuusa noo imaan kuwii fahma oo ka hortaga Oo iska diida Allaha Naga dhigo
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 года назад
Diin ma faafiyaan waa ka mamnuuc inay gaalo la hadlaan ee waxay faafiyaan fikira ama dariiqadda ay qabaan
@ramadaanabdullahi4267
@ramadaanabdullahi4267 Год назад
@@Aw88-c1r shuba ku dhashe tabliiq wax haka sheegin nacalla ku dhale
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 года назад
Omar inshaar runtii dad badan wax kaa faaiday qaasatan ani aad umahadsantahay macluumyada wanaagsan ee marwalba nala wadagayso shukran 😍🥰🙏
@taabagal7220
@taabagal7220 2 года назад
Na Soo booqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid….
@MubarakZ
@MubarakZ 2 года назад
اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد بن عبدالله صلي الله عليه وسلم ❤
@abdirahmanhassanaadam4008
@abdirahmanhassanaadam4008 2 года назад
Subxaana Allah 😪 Tabliiq waa dad wanaagsan oo qayrka ugu yeerto Maxay u may nuucayaa?
@taabagal7220
@taabagal7220 2 года назад
Na Soo booqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid….
@OmarMohamed-ir5hc
@OmarMohamed-ir5hc 2 года назад
Sababtu Waxa Weeyi Tabliiqu Waa Dad Lumay
@plmari3236
@plmari3236 2 года назад
@@OmarMohamed-ir5hc gaal
@umuclaahi5562
@umuclaahi5562 2 года назад
@@OmarMohamed-ir5hc al amru bil macruuf wanahyi canil munkar miyaa ah lumidaan subxaana laah
@mohamedabdi9926
@mohamedabdi9926 2 года назад
wlhi waxan joogna waqti xumaanta la xoojinayo kheyr kana la liidayo waxa sacuudi kasoo socdo waxyar ma aha kuwaan xukumadda haya ummada Allaha ka qabto marba marka ka danbeyso bulshada dhaqankeeda waa lasii haleynayaa Allow xaqqa nagu dil amiin amiin
@nadiirsheikh7745
@nadiirsheikh7745 2 года назад
Dhulka Barakaysan Xukum Caadil ah Allaha ku Sooceliyo.🤲
@maskacade6713
@maskacade6713 2 года назад
Shaik cali sufi iyo sheikh xuseen cali jabuuti we love you all Somali
@cabdiraxmanrashid6220
@cabdiraxmanrashid6220 2 года назад
Aad iyo aad
@axmedabokor4427
@axmedabokor4427 2 года назад
Ilaahay tabliiqa ha xoojiyo Waa dad isu xilqaamay inay tiinta fidiyaan
@taabagal7220
@taabagal7220 2 года назад
Na Soo booqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid….
@Ahmed-li4bw
@Ahmed-li4bw 2 года назад
caqiiddooda maka war haysaa??
@husseinishaaqmohammed5943
@husseinishaaqmohammed5943 2 года назад
@@Ahmed-li4bw adiga noo sheeg
@Ahmed-li4bw
@Ahmed-li4bw 2 года назад
@@husseinishaaqmohammed5943 waa suufiyo , mushrikiina , qubuuriyiina
@JEGO.512
@JEGO.512 2 года назад
@@Ahmed-li4bw sxb tabliiq isqarxi kuma dhahyo dadka dil kuma dhahyo alle kabaq saladaada duko cibadeyso xaaranta Iska daa xalaasha dooro alle weydiso wax ka wangsan må aqan bro intaaa
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 года назад
Tabliiqu waa dad isku xilqamay iney diinta faafiyaan masha Allah 🥺🥰🥰
@nimanfod
@nimanfod 2 года назад
Diinta hadaan garanayn maxaad faafin ?
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 года назад
@@nimanfod hhh tabliiqu didiin mayaqanan malagu dhahay😏
@nimanfod
@nimanfod 2 года назад
@@khadiijohassan4822 ila mereyso hadaad maqasho wa iyaka
@hungryman1738
@hungryman1738 2 года назад
@@nimanfod xitaa hal aayad iney gaarsiiyan dadka ayuu rasuulka amray umada baliquuni walow kaana aaya marka walalow qolodaan yaanay ku waalin intaad diinta ka.garajaysid gudbi waa camal.wangsan
@nimanfod
@nimanfod 2 года назад
@@hungryman1738 walalo ayaad garsi maha mushkiladu laakin wa maxa logu yedhaya dadka. Dadka waxay ugu yeedhaan iney ay pakistan tagaan xalkaas oo quburaha lagu caabudo shirki iyo been ayay la wareegaan culumadodu
@fathiahmed3575
@fathiahmed3575 2 года назад
Cumar inshaar my second father because is my teacher respect ❤🙏
@jamalhangule7731
@jamalhangule7731 2 года назад
Hhhhh
@xirsiguuleedxirsi8316
@xirsiguuleedxirsi8316 2 года назад
@@zhafi1267 adiga ma af baa utahay
@feysalkiller9580
@feysalkiller9580 2 года назад
M.a
@feysalkiller9580
@feysalkiller9580 2 года назад
M.a
@Derie10
@Derie10 2 года назад
👋
@rashkashorts5370
@rashkashorts5370 2 года назад
Nabi muxamed scw dadka ayuu diinta gaadhsin jiray diintu maha iska amus war diinta dadka gaadhisa aya la yidhi
@Axmed-Yaasiin
@Axmed-Yaasiin 2 года назад
Ahmidayadda ay leeyihiin tabliiqu waxaa caddeyn kaaga ah immisa qof ayuu alleh kusoo hadeeyey gacanta culimada tabliiqa ee aduunyada ka doortay inay dadka xaqa u sheegeen bal u fiirso culimadan saamayntooda iyo sida ay xaqa u sheegaan. Sheikh xuseen cali. Sheikh ismail tabliiq Sheikh clrashiid cali suufi
@taabagal7220
@taabagal7220 2 года назад
Na Soo booqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid.
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 2 года назад
اللهم ثبت قلوبنا على دينك
@barkhad21
@barkhad21 2 года назад
Ilaahay dartiis baan kuu jecelahay waxa aad soo gudbisana aad baan uxiiseeyaa waxaadba moodaa inaad annaga noo shaqaynayso waana siday tahay allaha kubarakeeyo.
@taabagal7220
@taabagal7220 2 года назад
Na Soo booqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid….
@hassanrirache2884
@hassanrirache2884 2 года назад
23janvier 2022 meeting jabuti
@suldaanoismaaciil8372
@suldaanoismaaciil8372 2 года назад
Shukran cumar inshar Halkaa waxaa iigasoo baxdey in aala sacuud uu gabalkoodii sii dhacayo
@taabagal7220
@taabagal7220 2 года назад
Na Soo booqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid.
@badgalmohamed3634
@badgalmohamed3634 2 года назад
Inta Aaminsan in Xukumadda Saudi Arabia🇸🇦 islaamka U dhibaaTo ku haYo, Like ha SaaRo
@osmandaacad6600
@osmandaacad6600 2 года назад
أللهم احفظ بلاد التوحيد من كل سوء ومكروه يارب العالمين وسائر بلاد المسلمين
@magareh
@magareh 2 года назад
من هم بلاد التوحيد؟
@abdalleshfaysal159
@abdalleshfaysal159 2 года назад
@@magareh بلاد التوحيد والسنة السعودية
@magareh
@magareh 2 года назад
@@abdalleshfaysal159 أليس منهم يعني السعودية رجل الرشيد؟
@Atheneon
@Atheneon 2 года назад
@@abdalleshfaysal159 السعودية عدو الصومال
@abuuilyaas4413
@abuuilyaas4413 2 года назад
@@Atheneon لا ليس هذا صحيح
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane 2 года назад
😢 Islaamku wuu kor ahaan doona ❤
@Lander6656
@Lander6656 2 года назад
Our legend Omar inzha juma Mubarak u and all muslims 😊
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 2 года назад
Jzakalaah,Qayr,Brother Omar,Waxay Ila tahay In Tabliiqa Lagala Dagaalamayo in ay la Hadlaan Shacabka Loo Furay Meelaha Heesaha & Faxshiga.
@bareomar4050
@bareomar4050 2 года назад
Tabliiq Waan jeclhay Waana raaci doona Insha allah Tabliiqu xudud malahan arki meysid tabliiq meel lagu baadhayo ama sharci lagu baadhayo
@cabdidhere
@cabdidhere 2 года назад
Jazakallah kheer brother Omar inshaar waxbadan ayaad u heeysa bulshada alle Haku xifdiyo
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 2 года назад
Aar cumar inshar hada jimcaha laga soobaxay 🤲
@taabagal7220
@taabagal7220 2 года назад
Na Soo booqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid.
@ogaalkaqisooyinka5907
@ogaalkaqisooyinka5907 2 года назад
Sh xuseen cali jabuuti allaha barakeeyo
@mahdi5968
@mahdi5968 2 года назад
Allahi I abuurtay waxan ka barya inti yaban sidayda cml inuu towfiqda nawafajiyo wadada tosana nagu dhilo waxi islamka kasoo horjeedo iyo xaqa na dulka alle lajaro 🙏🙏
@archialleli6516
@archialleli6516 2 года назад
Cumar inshar waxan ka helay xogo naga daahna iyo arimo qarsona iyo munafiqin islamka boqnaha haya xogtodo tafatiran alle haka abal mariyo
@warsanismael7739
@warsanismael7739 2 года назад
﴿ رَبَّنَا اغْفِرْ لِي وَلِوَالِدَيَّ وَلِلْمُؤْمِنِينَ يَوْمَ يَقُومُ الْحِسَابُ﴾
@saadoali4444
@saadoali4444 2 года назад
اللهم اغفرلي ولوالدي وللمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات يوم يقوم الساعة 🤲🤲
@museaaby5949
@museaaby5949 2 года назад
اللهم اعز الاسلام والمسلمين ووفق كل يوافق قوله وعمله لوجه الله سبحانه وتعالى
@Mohamett72
@Mohamett72 2 года назад
Legend always Legend ustaad Omar izhaar ❤👑
@shuaibisakmohamed5095
@shuaibisakmohamed5095 2 года назад
Macallin aan ku xiranahay mahadsanid Ustaad❤🎯🙏
@nagmanagmaa374
@nagmanagmaa374 2 года назад
Runtii Aad ban uguu baahna barnamijkan shukran ustaad Allow noo naxariiso
@Suleiman_Nor
@Suleiman_Nor 2 года назад
Ustaad cumar inshaar hore usoco
@taabagal7220
@taabagal7220 2 года назад
Na Soo booqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid….
@مركزاللغاتالوسطا
@مركزاللغاتالوسطا 2 года назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يازملائي،أتمنى لكم بالتوفيق والنجاح والسعادة
@canabhassan2354
@canabhassan2354 2 года назад
Alloow muslimiinta xafid Alloow xasidka muslimka Naga qabo meelkasta ay joogan Amiin yarabi 🤲 Alloow muslimiinta mideey Amiin yarabi 🤲🤲
@amiiribraahimjibriil7055
@amiiribraahimjibriil7055 2 года назад
Sxb Marka hore illahay haku siyad sho aqoonta iyo awooda kartidad iyo sidaad uga hadasho xaqiiqda dhabtah ee Marka jirta CUMAR INSHAAR sxb waxn Ku leeyahay illahay haka jaasid siiyo sida fican ee aad noogu soo gud biso amiin yarbi🤲🥰
@siciidmahad6551
@siciidmahad6551 2 года назад
Maanta waa jimce aan kuwada salino xabiibkeena scw ❤❤❤
@essemousse3664
@essemousse3664 2 года назад
قال احد علماء الدعوة والتبليغ لا نقول لأهل الكفر يا اهل الكفر ولا لأهل الفسق يا اهل الفسق ولا تارك الصلاة يا تارك الصلاة بل نجتهد عليهم حتي يكون الكافر مسلما مؤمنا بالله والفاسق تائبا بالله وتارك الصلاة حافظا عليها 👀
@abu.maalikk
@abu.maalikk 2 года назад
Baraarujinta iyo dadaalka aad umadda u wadid Allah kaa ajar siiyo.
@maryamheris4396
@maryamheris4396 2 года назад
Maxmad bin salman xaqa alaha tuso
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 2 года назад
2018 ayaan adeerkay ayaa habeen ramadaan ah salaatu Layl isku raacnay Walahi qisa cajiiba ayaan kala kulmo waxaynu soo marna rag Dhalinyaraa oo qaarkoodna qaad cunayo qaarkoodna turub ciyaarayo intuu ku leexday ayuu ku dhahay walalahayow waa bilramadaan waadna soo jeedaan kheyrna kuma soo jeedaan illahy haidin naxariistee salaada soo aada hyeh ayey dhaheen balse namacay soo raacin markaan salada kasoo noqonayna meshii ayaan kusoo marna Nasiib xumaa sorry isla habeenkii kuxigay ayaan hadana soo marnay sidii oo kale ayuu kudhahay balse ma yeeleen ayaguna habeenkii danbe Kuma leexan Alle kheyrka hawaaafajiyo ayuu dhahay waana dhaafna waxaan ku keena adeer marar badan ayaan ku arka asagoo raacaya tabliiqa waa dad dadka diinta ugu yeera xumaantana ka reebee maxaa lagu haystaa bal tan kale sucuudi madaxdooda waanba aragnaaye shacabka maxaa helay may ka hadlaan waxaan dhacaya oo kadhiidhiyaan ka dhimo dhaxalkaad sugayso maxamed bin salmaanow kheyr masoo wadidi sharkaada Alle hana mootiyo
@khalidcwaxid9905
@khalidcwaxid9905 2 года назад
Kuwaan markey culimada xereen gaalada sow dhaweystay kheer kama rajeynayo gaalba qamraduu kudhex cabaa savuudigii barakeysnaa allaah Hasow hanuuniyo
@Realshorts-24
@Realshorts-24 2 года назад
Maalinta dulmiga Guryaheena Ayuu nuugu imaanaya intuusa noo imaan kuwii fahma oo ka hortaga Oo iska diida Allaha Naga dhigo
@Realshorts-24
@Realshorts-24 2 года назад
Maalinta dulmiga Guryaheena Ayuu nuugu imaanaya intuusa noo imaan kuwii fahma oo ka hortaga Oo iska diida Allaha Naga dhigo
@libanmohammed6760
@libanmohammed6760 2 года назад
Subxan'Allaah...... wlhi hadii tabliighu una jiriin anaga xaalkeena ILLAHAY unba ogaan laha. Annago dhalin yaraa aha oo khatar ku jiree ayey gacanta naqabteen masajiida na geyeen ka diib ILLAHAY naso hadeeyey... xaqiq. .. Alx.
@Handsomely-b2i
@Handsomely-b2i 2 года назад
Tabiiq wn ahaan jirey waanan soo maray. Waa suufiyada casrigan waana koox lunsan cilmi badana aan lahayn , Fadaa'ilo acmaal uun bay ka sheekeysa iyo tawxiidu rubuubiya .Alle ha soo hadeeyo .
@مرسلسليمان-ي6ز
@مرسلسليمان-ي6ز 2 года назад
Adiga aya lunsa ee dambu alleh way diso
@Handsomely-b2i
@Handsomely-b2i 2 года назад
Cilmiga baro wllo dadbaad uxidhxidhanteheee
@abdikadirmohamoudmohamed8606
@abdikadirmohamoudmohamed8606 2 года назад
Nin gaal ah oo wakhtigii ingiriiska carabiga Bartay, ayaa masaajid Berbera ku yaala tukin jiray dadka, balse aakhirkii nin indhoole ah oo salaamay, ayaa yidhi gacantan(gacantii gaalka islaamka iska dhigi jiray) maha mid muslim, waana sababta kashiftay Hadda sucuudiga dadka maamula xagga Alle swc ayaa laga kashifaya
@ilameerayso9160
@ilameerayso9160 2 года назад
Allaha ha kuu badiyo xikmada
@saidabdi73
@saidabdi73 2 года назад
War niow reer berberan ahy qisadana ma maqlin
@abdikadirmohamoudmohamed8606
@abdikadirmohamoudmohamed8606 2 года назад
@@saidabdi73xilligii ingiriisku haystay weeye, hadda maaha
@Cadar200
@Cadar200 2 года назад
subxaana allah raga waxaas kuhadlaya ee leh qofka xilka haya wuxuu rabo hasameyo wuxuu xaaraameeyo ayaa xaaraana wuxuu xalaaleeyo ayaa xalaala tolow allah may hilmaameeyo iyo rasuulkiisa
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj 2 года назад
dhageyso sh barbaraawi
@Ahmed-li4bw
@Ahmed-li4bw 2 года назад
Ma ogathay inta axaadis ee kusoo arooetay in madaxda la adeeco
@Cadar200
@Cadar200 2 года назад
@@Ahmed-li4bw adeecitaan iyo xalaal iyo xaaraam kala saar adoo aan wax ba hubsan hayska soo ardine
@Ahmed-li4bw
@Ahmed-li4bw 2 года назад
@@Cadar200 adiga qudhaadu waxd soo kala saarta goorta madxda lagu gacn saydhiyo iyo marka la adeecayo...qof wadada ama diinta wx ka yaqaana hadii uu kugu dhawyahay waydii amba youtube iyo internetkba waa ku jiraane badh maxadirooyin ku saabsan markaa soo noqo inshallah
@habiboabdulahihabiboabdula7670
@habiboabdulahihabiboabdula7670 2 года назад
Masha.Allah.comment.aan.qoraayo.maanta.igu.horreeso.hadana.Daawasho.anaa.uhoreeyo,.waan ku salaamay ustaad
@taabagal7220
@taabagal7220 2 года назад
Na Soo booqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid….
@abdiabdirahman8845
@abdiabdirahman8845 2 года назад
Maanta jimco waaye aan ku salino rusuulka scw
@plmari3236
@plmari3236 2 года назад
scw scw
@logan-dx3en
@logan-dx3en 2 года назад
IGA dhaa dhicin meysaan xuseen Cali sheekh ka fiican ku nool sucudiga 😭😭😭
@sooyaalmedia7731
@sooyaalmedia7731 2 года назад
Sxb aniga waxan aqoon fcn u leeyahay dabliiqa khaasatan kuwa afrika kulamadda ay isku yimaadaan sida xajka ee kulankooddu waa kulan caaadi oo ay uga tashanayaan arimaha dacwadda iyo in ay caalamka u kala diraaan boqolaal jameeco si ay dadka diinta u gaarsiiyaan iyo xog wareysi waxa ay sanadkaas qabteeen
@taabagal7220
@taabagal7220 2 года назад
Na Soo booqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid.
@cabdaleahmad4927
@cabdaleahmad4927 2 года назад
Asc macalin cumar inshaar ilaahay hanagaqabto dadkaan shaayaadiinta ah ee gadhkawaaweyn
@Qisas154
@Qisas154 2 года назад
Wllhi tabliiq anaa hada u xiisay sababtoo ah aniga sudan baan ku noolahay tabliiqa somaliya baa iigu danbeysay oo qalbiga baa iigu qaboobi jiray 😭🙏🏻
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 5 месяцев назад
Wll hadeer sudan kwrn😢
@shafieabdirizak2704
@shafieabdirizak2704 2 года назад
Mashalah Aaad ban Ula dhacaaa Warbixinada aad soo gudbiso. Jazakallah
@taabagal7220
@taabagal7220 2 года назад
Na Soo booqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid.
@samiiraadanabdulle4689
@samiiraadanabdulle4689 2 года назад
Keepgoing legend. Ogansho
@taabagal7220
@taabagal7220 2 года назад
Na Soo booqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid….
@aliqasiiri3496
@aliqasiiri3496 2 года назад
Barakaad Waxa Ay eheed iyo waxa Hormuud tahay, waa iska caddahay qofna ma difaaci karto.
@abdalleshfaysal159
@abdalleshfaysal159 2 года назад
حفظ الله المملكة العربية السعودية🇸🇦 بلاد التوحيد والسنة بلاد الحرمين الشريفين اللهم احفظ خادم الحرمين الشريفين وولي عهده ووفقهم لما فيه صلاح البلاد والعباد 🇸🇦🌹
@naashiyaali6845
@naashiyaali6845 2 года назад
Hhhhhhhhhhhhhhh saa ugu duceesa layaabe
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 года назад
Ilaahay kaama aqbalo Qoyska Aal Sacuud ilaahay ha halaago🤣🤣
@xasansuudi4565
@xasansuudi4565 7 месяцев назад
السعودية بلاد الوهابيون و جاميون و مداخلة
@sadiiqcali1195
@sadiiqcali1195 2 года назад
Salan sare nina talin jirin hadu taliyo nina tagi lahen aya taga thanks bro
@xalimacalii6031
@xalimacalii6031 2 года назад
اللهم استرنا فوق الارض وتحت الارض ويوم العرض عليك
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 года назад
Masha allah wacaylkum wa salaam thanks pro
@ahmedbarreh205
@ahmedbarreh205 2 года назад
اللهم ارنا الحق حقا وارزقنا اتباعه وارنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه،
@sharmaakeahmed6102
@sharmaakeahmed6102 2 года назад
Wall aad iyo aad bad ugu mahad santahy sida aad dadka ugu cadyasay xaqa iyo waxay yihiin jamaacatu tabliiq
@detection9015
@detection9015 2 года назад
Asc dhamman fadlan aan kusalino Nabiga csw.
@maxameddeeq584
@maxameddeeq584 2 года назад
Cmar ishaar tabiiqu way ihtimamaan muslimiinta mar walba waxy u tagan yihiin dadku siyady diinta u wada gali lahayeen جزاك الله خير
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj 2 года назад
sheekhbarbaraawi dhageyso
@maxameddeeq584
@maxameddeeq584 2 года назад
Maxaan ka dhagystaaa
@مرسلسليمان-ي6ز
@مرسلسليمان-ي6ز 2 года назад
Wd mahadsantahy zhip omaar manta dad badan somali ah oo tabliiqa neceb ayd u cadaysay In tabliiq dad wngsan yihin 💯
@abdiadams2540
@abdiadams2540 Год назад
Sheikheygii towfiiqda allah nawaafajiyo liibaanta aduunyo iyo aakhiro waxey ku jirtaa amarka allah oo la qaato laguna qaato wadadii rasuulka scw... diintana shaqo ayey rabtaa...mustacidiin inshaAllah
@maxamedqadar7955
@maxamedqadar7955 2 года назад
Tabliiq waa Dadka islaam Ka Ugu Ficn waa Dad wngsn oo muslimiita jecel oo maxabo Ka dhxyso allow tabliiq xooji😭
@mahamedmawlid1604
@mahamedmawlid1604 2 года назад
Ani run ahaanti wli khuruuj ma bixin lkn acmaasha misaajidka o dhan la qabta tabliiqa wana jeclhy wlhi Wxa xsuusta anako kubda ciyaryna na kaxyn jireen salda na gayn jireen wkahti an caruur ahyn iyago buskud na sinya sa drteed misajidka ku jeclyn iyo mr xabaynta tabliiqa Mhdnsid ogaansho
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 2 года назад
Diintan Ilaahaybaa Leh Asagaana Ilaashanaya Odayaashas afka qaloocan waxay Noqdeen kuwq muslinka dhabarka ka toogtay Lkn Innalaaha macanaa❤
@mohamedamiin2338
@mohamedamiin2338 2 года назад
Usteed cumar inshaar alle haku xafido
@amincano9255
@amincano9255 2 года назад
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 2 года назад
Kanalku wa ogansho yacni waxbadan ayad oganaysaa oonan war uhayn.kanalka ugumuhimsan kanalada somalida.mahadsanid ustad!!
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 2 года назад
Ilaahow sacuudiga ka qabo muslimiinta ,,,
@mohamedsaid5537
@mohamedsaid5537 2 года назад
S/c Xaakim lagu kaco hadii uu faa iido leeyahay walaal fiiri soomaaliya waan bixinay maxamed Siyaad bare marka wax aadan aqoon u lahayn ha tacliiqin fadlan jooji kilibyada aad goo gooynayso waxa aad samaynaysaa Waa qalad fadlan shid kilibka oo kumbuleed ah hadii kale iska jooji gogoynta aad ku hayso kilibyada
@zermaahir186
@zermaahir186 2 года назад
Hooyadaa ayaan kufsanayaa xataa haduu ku yidhaa adigu waxaad odhan lahayd waa xaakiim. Nijaas walba marku fatwaado xagee latagayaa
@habraactv3799
@habraactv3799 2 года назад
مسألة قتل ثلث الناس لإنقاد الباقي الأخر: مسألة نقاش في كتب الفقه خاصة في الفقه المالكي.
@Handsomely-b2i
@Handsomely-b2i 2 года назад
Inan yaroo aqoon buuran hayn ayaa masaa'ul culis iska dhex dhunbanayaaa yaaab
@حسينمهدالله
@حسينمهدالله 2 месяца назад
أين يا مفتري أتستبيح الدماء
@OmarMohamed-ir5hc
@OmarMohamed-ir5hc 2 года назад
😊 waa Wr Farxadleh Ilaahaybaa mahaadaa Leh In Ay Dawlada Sucuudigu Tabliiqa Wadankooda Kasaaraan Waan ku Raacsanahay Tabliiqu Waa Bidcoolayaal Ilaahay umada Haka Qabtee Soomaliyaba Way Waleen Tabliiqa iyo Ehlu Bidacu
@princessnajma.1988
@princessnajma.1988 2 года назад
Xagee xumantoda ku aragtay alle kacabso dadwaxa uguliita kan umaleya in u dadka alle ugadhawyahy ee naftada ka adkow oo isxisaabi dad diinta fidinaya lamatartamikartide
@yahyeabdimouse3142
@yahyeabdimouse3142 2 года назад
Legend omer inshar😇, sucuudigu waxay caabudan oo ay iska dhaadhiciyan ninkas ay ku tilmaman inu boqor ama amiir uyahy.
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 года назад
Inaalilaahu waa inaa ileyhi raa jicuun yaa rabbi yaa rabbi aduunku waa fasaad ee na daba qabo oo munaafiqiinta dhuuntooda iyo afkiooda xir
@sumayoabdulhisimanabdulhi4978
@sumayoabdulhisimanabdulhi4978 2 года назад
MaashaAllah wlhi waan jeclahay ani tabliiqa waxayna igu leeyihiin saaameyn wlhi qalbiga ayaaan uga duceeeya
@taabagal7220
@taabagal7220 2 года назад
Na Soo booqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid….
@abshircabdicali8615
@abshircabdicali8615 2 года назад
Cage ku nooshhy
@hibomohamed1537
@hibomohamed1537 2 года назад
maxamdad binu salaman meel xuun bu uu wada wadanka wlh subaxul allha
@adengims3501
@adengims3501 2 года назад
Que Allah Azawajal nous guide dans le droit chemin Amine
@mulki6698
@mulki6698 Год назад
صلى الله عليه وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@akaniadam8254
@akaniadam8254 2 года назад
Wahaabiyadu waa halis! Ta micnahedu mahan inayna suna ahayn ee lakin fikradaha qaar aya xagjira ! We love tableeq sido kale khaldami karan. Sido kale tabiyaha Ogaal dhinaca qatar ayu u janjeedha waana bais! Muhamed scw
@Amka-iw4ds
@Amka-iw4ds 2 года назад
Wll ogansho allah haku barakiyo wll waxa ino so gudbisa xaqiiqda saxda ah alli haku barakiyo wll
@taabagal7220
@taabagal7220 2 года назад
Na Soo booqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid….
@nuradinsiciid9696
@nuradinsiciid9696 2 года назад
Horta aniga ma aamin sani in diinta laga dhex sameeyo ururo waayo alle aya idhi أن هذه أمتكم أمة واحدة baahi looma qabo urur diineed wax wanaga so lordhin mayan anka ahayn kala qaybsanaan umada mulimk lkn sucuudiga maaha dad masaakina oo muslima inu idhaa waa argagixiso wan kaso hor jeeda arinka
@mukhtarahmed1776
@mukhtarahmed1776 2 года назад
الحق لا يعرف بالكثرة
@حسينمهدالله
@حسينمهدالله 2 месяца назад
ماذا تقصد
@اممزتلف
@اممزتلف 2 года назад
Rasuulka s.c.w horey ayuu nooga sheegay in gadashiisa ay diimo badan iman doonto illahey hano gargaaro 😢 subxanallH
@aishamaxamad9663
@aishamaxamad9663 2 года назад
Cumar inshaar waxaan aad u jeclaystay qaabka aad wax u soo gudbiso oo leh kafiirsashada iyo caqliga m.a
@hasanAhmedchannel1550
@hasanAhmedchannel1550 2 года назад
قال الشیخ الألباني رحمه الله جماعة التبلیغ صوفیة عصریة
@NabiilQardhaawi
@NabiilQardhaawi 2 месяца назад
ومن هو ألباني حتى تستدل قوله؟
@حسينمهدالله
@حسينمهدالله 2 месяца назад
والله عجبنا من هؤلاء الناس​@@NabiilQardhaawi
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 Месяц назад
Aqoon yahan cumar ishaar ALLAHA ku xifdiyo , diinta islaamka in la faafiyaa waa waajib qofkasta oo islaama laga rabo, mid guta iyo mid dayaca, diinta si kasta oo loola dagaalamo way soconaysaa insha ALLAH guriga kastana waa galaysaa. أللهم أعز ألإسلام واْلمُسلِمين ، وَأذِلَ شِركَ وألمُشرِكِين
@amiinibrahim6602
@amiinibrahim6602 2 года назад
Aduunyo sii dhamaanaysa
@maxamedabdullahaadan6366
@maxamedabdullahaadan6366 2 года назад
ASC WLL Cumar waad ku mahadsanthy sida aad uga hadasho waxyaabaha waxtarka noo leh, waadna baraarujisaa waliba aniga waxaan aad u dhageystaa sheekoyinka guusha iyo guuldarada, aad ayn u jeclhy markaad ka hadleyso bacdamaa aan jab badan la so kulmay,Tabliiqa waa Culumo dadka kheyrku ugu yeera waliba si xikmadeysan alaha barakeeyo, Sacudigana waan ka xunahay in uu sameyo talaabo ay ka baqaan sameynteeda dowladaha aan muslimka ahey, waxaan lenahay ka waantooba kana laabta dhawaca aad u geystaan dadkan u istaagay gaarsiinta diinta islaamka
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 2 года назад
Dowlad islaam ah oo weliba ah meesha xaramki ku yaalo waxaan umalaynaya inay yowmul qiyaame waxa yar ka hadheen waayo marka daniga intaa leeg lagu dul geliyo xaramka alle ilahay wax walba ka filo
@mahamed2142
@mahamed2142 2 года назад
Mansha Allah cumar irshaad
@drsharmaarke7013
@drsharmaarke7013 2 года назад
Tabliiqu waa culuma isku xilqaantey iney dadka wanaaga tusaan , imisa qof oo aan Alle xasuusan ayy wadada tuseen , waa dad marksta Alle ku xasuusinaya , iney xaqku daagan yihiina waxad Ku garanysaa sida loolada dagaalayo , cidna ma rabto iney dadka xaqa tusto, sucuudigan sharkiisa Alle hanaga hyo
@MohamedAhmed-qy4de
@MohamedAhmed-qy4de 2 года назад
Waa baahnaa in aad soo bandhigto arin aad nooga qarsoonaa waadna ku mahadsan tahay Cumarow.
@mohaabdi11
@mohaabdi11 2 года назад
Sucuudigu wuu kasii darayaa wlhi sow may odhan markii hore codka aadanka kor looma qaadi karo imikana tabliiq lama ogola micnaha wxy diidayaan in diinta la faafiyo 😓😭
@princessnajma.1988
@princessnajma.1988 2 года назад
Haaa tasaa xaqiiqa 😭😭😭😭😭 allow dadkan nagaqabo
@mohamedsayidali3389
@mohamedsayidali3389 2 года назад
asc wll cumar waxan kaa codsanaa qaarada south america waxey uqeeb smty canda iyo america hadane mapka hadaa galisid waa hal qaarad sawab canada hadey america kago,adey sidey hal qaarad kuwada noqon karaan
@quranalkarim819
@quranalkarim819 2 года назад
Kusaliya nabiga scw
@Abdulkhaleq32
@Abdulkhaleq32 2 года назад
Scw
@plmari3236
@plmari3236 2 года назад
scw scw
@plmari3236
@plmari3236 2 года назад
subxannaalllah kuwan isku sheegaya boqortyada scudiga labaduu ilaahay ugu necebyahy ayey sameeyaan khamriga iyo sinadda
@yuusuf2233
@yuusuf2233 2 года назад
Tabliiqdu waxay haysaa dariiqadii saxaabadii nebigeena scw❤❤❤
@timacadealimaadhle4310
@timacadealimaadhle4310 2 года назад
Asc. Walalo waan kusalaamay. Ragan. Hadlaya. Waa Rag. Kuhadlaya afkaarta. Xukuumada sucuudiga. Xukuumaduna. Waa ladagaalanka islaaamka. Emaradka iyo sucuudigaba. Illaahay. Wax dhaama hakeeno
@amiingeele22
@amiingeele22 2 года назад
Allaha Ku sharfo sida diinta wanageda aad u ilaaliso
@taabagal7220
@taabagal7220 2 года назад
Na Soo booqo… Channelkeena waxaad ka helaysaa barnaamijyo TAABAGAL ah.. Mahadsanid….
Далее
Boqor faysal | Cadawgii koobaad ee yahuuda!
10:10
Просмотров 55 тыс.
LOLLIPOP-SCHUTZ-GADGET 🍭 DAS BRAUCHST DU!
00:28
Просмотров 12 млн
Iga Raali Ahow Steve , Mahadsanid Shiikha Azhar .
13:09
JAMAACADA TABLIIQA MAXAD MASAAJIDA OGUDIDAN SH XASSAN
10:31
Wadanka sacuudiga waa dal siddee ah? Waxkabaro
8:06
Просмотров 88 тыс.
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Просмотров 20 тыс.
LOLLIPOP-SCHUTZ-GADGET 🍭 DAS BRAUCHST DU!
00:28
Просмотров 12 млн