Тёмный

PHP - Hordhac - Somali Beginner Tutorial Part 1 

Duraan Ali
Подписаться 41 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

XAMPP: www.apachefrie...
XAMPP Instructions: wiki.crownclou...
Mac M1: mindaslab.gith...
Kusoo biir DISCORD keena: / discord
Kusoo biir Facebook Groupkeena "Somali Programmers" / 230156310811009
My Web Design Business: sahalsolutions.com
My SAAS (Software As A Service) Business: alifcloud.com
My Coding Bootcamp: gabischool.com
my facebook: / duraanali
my twitter: / duranali619
My Instagram: / duraan_ali
my email: ali@sahalsolutions.com
Hadaa ka faa'iideysatay waxyaabaha aan soo galino ood rabtid inaad na caawisid, fadlan link-gaan dhagsii oo wax noogu deeq: / duraanali

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@folaadtv9943
@folaadtv9943 2 года назад
Ilaahay hakaa abaal mariyo macalin, haynaga joojin casharkan php oo waliba frameworks kana kudar , legend baatahay taalo ayaan kudhisaynaa hadaa nahay beginners web dev
@daadir2020
@daadir2020 2 года назад
Course daan PHP waa mid muhiim ah runti. Guuleyso ustaad
@saidshire2424
@saidshire2424 2 года назад
Firt comment waan ku salaamay ustaad duraan😍🥰
@khadarfaysal9375
@khadarfaysal9375 Год назад
mashaa allaah ustaaad jazaa aka allaaah
@nawalabdi3735
@nawalabdi3735 2 года назад
Maasha Allah mahadsanid macalin,
@abdimohamed1554
@abdimohamed1554 2 года назад
Thanks boss. I’ve been waiting for a long time.
@dijc
@dijc Год назад
thanks teacher
@daadir2020
@daadir2020 2 года назад
Ustaad allaha ku barakeeyo
@mariascali-y8l
@mariascali-y8l 10 месяцев назад
ustaad duraan aad baad u mahadsantay sida aad casharka aad noogu sharxysid thanks you teacher may allah blessing you dear teacher
@cabdicasiiscabdullahi3552
@cabdicasiiscabdullahi3552 3 месяца назад
Mahadsanid ustaad
@issackalikune6177
@issackalikune6177 2 года назад
Asc Brother Mr Durani Ali I Request you to create a website using php and it wil be very easy to understand, & for us learners it wil be easy for us to create lots of websites & how to enjoy php in all the areas it functions. Thanks Alot
@farhia1566
@farhia1566 Год назад
ماشاء الله
@ahlaamnorosman8686
@ahlaamnorosman8686 Год назад
Mhdsanid ustaad duraan🙏
@Abdiladif_Adam_Mohamed
@Abdiladif_Adam_Mohamed 7 месяцев назад
Alxumdulilaah Si Wacan Ayaan Wlhi Wax Ugu Fahmay Anigoo Maanta Bilaabay Php 10.2.2024
@AhmettAbdullahi
@AhmettAbdullahi Год назад
Mahadsanid
@Technology-and-inovation
@Technology-and-inovation 9 месяцев назад
our teacher full programing noo sameey mudane mahadsanid
@omarabduqadirbaakay2065
@omarabduqadirbaakay2065 2 года назад
Soo badi
@Botanisse
@Botanisse 2 года назад
Asc wll duraan hadadhow ban ka midnoqday ardadaada balse waxaanka faaiday macluumad aad uweyn managaranaayo si ankugu mahadnoqo Ee alekasokoo jiro joog. Waxana waxweynkafaaiday casharka HTML insha allah waxan sii rajeynaa in aan kaasibarto brogaraminka sitartibtartiib
@DJQAYLOPRO
@DJQAYLOPRO Год назад
Thanks Bro
@mohamedyusufali5618
@mohamedyusufali5618 Год назад
asc sxbow kheyr allaha kusiiyee Docker iyo docker-compose noo soo diyaari adigoo mahdsan
@Kafipage143
@Kafipage143 2 года назад
Photoshop ma jirtaa hab fudud oo loo baran karo oo isu xig xigta somalidu in bay dhigtaa kala wareersan waan ku wareeree
@abdallamowlid7762
@abdallamowlid7762 2 года назад
mhdsanid
@farhaanabdi211
@farhaanabdi211 2 года назад
Istaad waxa ii shaqeyn wayey qeybra apache
@mohammaddeck
@mohammaddeck 2 года назад
Aad io aad baad umahdsan thy ustaaad💖 Ustaad page cilad baa iga haysata inan kuso biro markii hore waan ka mid ahaa balse waxa la iiga saray magaranayo waligayna xumato maso galin hadaan linkaagn soo raco error buu isoo qorayaa icaawi please👏
@Shankaroon_991
@Shankaroon_991 Год назад
ustaad kaaga o kale ayaan haysta macbookm1 marki hore waxad tidhi XAMPP ima shaqenayo waayo m1 ayan haysta hadana wuu ku shaqenaya o wadigan tutorialka ka bixinaya so ustaad sida aad ugu shubatay maad no sheegtid
@denniscellovicjr4705
@denniscellovicjr4705 Год назад
duraan saxb waa kuu shaqeeynaya MAMP 2020 m1 model
@mohaa1645
@mohaa1645 2 года назад
Sxbow casharadan inad no wadan ka codsanayna anana wn ka faaideysanaynaa sona dadaji
@Shankaroon_991
@Shankaroon_991 Год назад
o imika waan ku khasaaray macbook m1 ka kuma shaqenayo phpgu ????please ci u ushaqeyay hadi ay jirto please let me know 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@hakadmedia
@hakadmedia Год назад
😂😂😂 ma hubta wll inusan ku shaqaynaynin?
@cabdiqanikhalif2633
@cabdiqanikhalif2633 Год назад
Wll codka yara dheere please
@asedali9039
@asedali9039 2 года назад
casaan ayuu ii soo sarayaa sampp gu macalin ila xali
@moinahayaan7567
@moinahayaan7567 Год назад
Wll waa u igu adkatay installionku
@hajji384
@hajji384 2 года назад
0:57
@hajji384
@hajji384 2 года назад
1:54
@bashkaahmed789
@bashkaahmed789 Год назад
Mahadsanid
Далее
PHP - Conditional - Somali Beginner Tutorial Part 2
7:09
JavaScript - Hordhac - Somali Beginner Tutorial Part 1
22:36
Nobody Cares About Your Coding Projects
11:02
Просмотров 107 тыс.
PHP Full Course for non-haters 🐘
4:00:00
Просмотров 1,5 млн
BASH scripting will change your life
14:18
Просмотров 1 млн
HTML FULL COURSE IN SOMALI - FOR BEGINNERS
1:08:17
Просмотров 123 тыс.
you need to learn Python RIGHT NOW!! // EP 1
17:42
Просмотров 2,4 млн