Тёмный

Prank moobil kaygii ayaad xadday iyo reer burco kkk 🤣🤣 qosolki aduunka 

Sakariye Jakarta
Подписаться 237 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

29 май 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 320   
@fadxiyamukhtaar2799
@fadxiyamukhtaar2799 3 года назад
Intii nabiga jecel like saar
@Adnanali-or8rl
@Adnanali-or8rl 3 года назад
Prank la isla ogyahyy fashil😂😂😂😂
@goodman785
@goodman785 3 года назад
kulahaa kabarada ha eegin ee soo noqo kkkkk var
@buraale134
@buraale134 2 года назад
Haa wlhi
@user-cs8wy9pj5r
@user-cs8wy9pj5r День назад
Wlhi wa fashilkii adunka kulha camerada ha eegin.😂😂
@jaahiltirechannel9976
@jaahiltirechannel9976 3 года назад
13:20 Wuu Fashilanyay Videogu
@iaig99
@iaig99 3 года назад
13:35 😂😂 Dhiidh Vaar Vaar
@WiilkaHooyocaasho
@WiilkaHooyocaasho 3 года назад
Vidioga qofka lagu samen mayae dadka kala lagu samenaya goorme wax fahmaysan somaliyey✌
@A...A09888
@A...A09888 3 года назад
Run ayaan moodayay vedioga 😅😕
@mursihaibe9302
@mursihaibe9302 3 года назад
pranki been ah🤣🤣🤣🤣🤣 fashiluu🤣🤣
@osmanahmed7568
@osmanahmed7568 3 года назад
Sakariyow waalagu ogaaday😂 prank oo dhan waalaysla ogaa
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 3 года назад
13:40 video waaan ogaa in uu yahey dhaamn wax la isla wada ogaaa😅😅😅😅 JAKARTA sxp waad kudheshay kasaar video gan meesha
@republicvevo5075
@republicvevo5075 3 года назад
TAAS WAXAY CADAYNAYSAA INAA KA XUNTAHAY WLLO
@Nur.Ducale
@Nur.Ducale 3 года назад
@@republicvevo5075 xuman majirte videoga dhexdisa aya lagu arkay in la isla ogyahay inu ka jaro ayey aheyd hhhh musan arkin lkn wa veiws hhhh
@A...A09888
@A...A09888 3 года назад
@@republicvevo5075 maxa ka xumanaa Vediogu wuu ka fashilme🤣
@HamseSADRI
@HamseSADRI 3 года назад
Hayaaay ! Sakariye Jakarta Wixiisu Wuu Cad Yahay PRANK Beena Miisayaaa
@abdihakiimdaahir8152
@abdihakiimdaahir8152 3 года назад
vaaaar vaaaaar vaaaaar noo dhiiib kula oo haa eegin Camarada kkkkkkkkk
@AMEN-ALI
@AMEN-ALI 3 года назад
Prank been ah camarda ha eegin kulaaha😂😂
@habiahmed8319
@habiahmed8319 3 года назад
Prank giinani inu been yahay way cadaatay sheekadiinuna bartasay ku dhamaaday 😜😂
@Somaliland-First
@Somaliland-First 3 года назад
Haa wlhi
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 года назад
I can't stop laughing 😂😂
@akraaamoffical3704
@akraaamoffical3704 3 года назад
First viewer
@abdifitahabdinouraden4244
@abdifitahabdinouraden4244 3 года назад
Keeep going bro
@ogowmacluumo888
@ogowmacluumo888 3 года назад
Kkk keep going tu xgee joogta nio 🤣🤣
@husseinahmed8108
@husseinahmed8108 3 года назад
Kaamirada wey idin dhowdahay sheekaduna waa la isla ogyahy dee🤣🤣🤣
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 года назад
ee see cml wuxuba waxaad soo samayseen miyaa kulahaa adoon camerada eegayn dib u soo bilaw
@CaRaBaawi
@CaRaBaawi 3 года назад
FIRST AHAHY ZAKARIYE CADOW😀😀
@abdihakinjamadaar147
@abdihakinjamadaar147 3 года назад
Asc Alle ma jeceylo in bini Aadamka lagu ciyaro walahi Ee Danbi dhaf weydis ta Alle اللَّهُمَّ اكْفِنِي بِحَلاَلِكَ عَنْ حَرَامِكَ، وَأَغْنِنِي بِفَضْلِكِ عَمَّنْ سِوَاكَ O Allah, suffice me with what You have allowed instead of what You have forbidden, and make me independent of all others besides You.
@dalxisvlog6458
@dalxisvlog6458 3 года назад
Prank kulahaa kakkaka 13:40 markuu socdo video ga yaa khashifay jakarta DEID 😂 Waar waxaan kasaar ceebtaada safar raacdaye
@MkXiddo
@MkXiddo 3 года назад
Waan idin salaamay reer burcoow Pinned ii dheh liph 🥰
@zirhamsa
@zirhamsa 3 года назад
Waan kuu dhahy
@hafsaabdi3062
@hafsaabdi3062 3 года назад
War yaa ilaahay yaqaana😂😂😂 Uu waashay 😭😭
@kaydtech4990
@kaydtech4990 3 года назад
I don't know when Burco became London that Nobody knows Zakariye Jakarta😆
@hodanmaxamed1553
@hodanmaxamed1553 3 года назад
Qofku xataa caadi uma xanaqaayo Wuu izka qoslayaa intii igu raacsan like ta dhac ku sii
@fadxicabdisalaam5130
@fadxicabdisalaam5130 3 года назад
Keep going pro😂😂😂
@bartanabada2906
@bartanabada2906 3 года назад
burco telefonada miyey soo wada xadeen😂😂
@Somaliland-First
@Somaliland-First 3 года назад
13:31 😂😂 qaaq, waar waad kaga xaariseen. Fashiluu 😂😂😂
@abdullahiadan7111
@abdullahiadan7111 2 года назад
i lve burco and sakiyre jakarta,from cadado,galmudug
@rashkashorts5370
@rashkashorts5370 3 года назад
Horta is daji ala reer burcoooy from hargiesa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nouramourid1930
@nouramourid1930 3 года назад
Manshalah sakariya keep going
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@drhd1043
@drhd1043 3 года назад
Ana ugu horeeya cawa like dhac ku sii
@sahrasahra7492
@sahrasahra7492 Год назад
Reer burco masha alhe dhulakaga hooyo marau nabadaku yahaya waxada dooto aayad ku samini karata 💚🤍❤👏
@hanadmuse1254
@hanadmuse1254 3 года назад
Wlhi inad dabiyad laga wada yaqan ku noshay wad noo sheegtay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@updirahmanaadan7755
@updirahmanaadan7755 3 года назад
13:35 vaR😂😂😂camerDa Ha eegiN
@ismacade1648
@ismacade1648 3 года назад
Kkkkkk skry sxb barankigaan mogadisho kama cuntamo xabab ayeey kugu badalayaan
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 3 года назад
3:31 waa hooyo geesiyad ah masha Allaah. Laakiin waaxay fashilku prank means you caught people unattended with your a hidden camera 🎥
@naziimomar8600
@naziimomar8600 3 года назад
Waar yaa ani iga dhiga telka waan ku dhaata Wlhi feedhkygaan duuban lhaa jakartow 😂
@liibanmohamed8226
@liibanmohamed8226 3 года назад
Sakariye jikarta var var 😅🤣 13:36
@swaggerboy6058
@swaggerboy6058 3 года назад
Jakartow fashilaa noqotay. Ninaa laheed camera da ha egin aayar soo soco ayaa hadana lee dahay waa yaabtay shooow kkkkk
@jaamacdejiye6473
@jaamacdejiye6473 3 года назад
Sakariye jikaarta iyo Xasan xaabsade our legend hore usocoda sxpoyal
@rashkashorts5370
@rashkashorts5370 3 года назад
Ala qosol waynaaa inta qososhy😂😂😂😂😂😂😂😂
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 года назад
6:05 ma soodh baad doonisaan inaan idinla dhaco waa ka baqdeen ninkaa wallaahi😂 raga kale waa miskiin sadeen...
@abdimajiidheibe5533
@abdimajiidheibe5533 3 года назад
Aar waad qashifnatey sakariye jakartow
@wllista9962
@wllista9962 3 года назад
Kkk qosal igumaharin reer burco caadimahn
@anasguleed7779
@anasguleed7779 3 года назад
Sakariye jakarta hare usoco❤❤❤❤❤❤❤💟
@salahsahal9259
@salahsahal9259 3 года назад
Face prank hhhhhh waad Isla ogaydayne videoygane
@samataraadan3972
@samataraadan3972 3 года назад
Reeer burco funny weeeye waa idin salaanay Team sakariye jakaarta
@madtingftredd3287
@madtingftredd3287 Год назад
Dhabar kee dee 😂😂 reer Burco asal
@abdikarinsaleban7507
@abdikarinsaleban7507 3 года назад
Reer BerBera Ku Samee adigoon U Sheegin Kn Fuqa Lagugu DhuFan😂😂😂😂
@hanadlove8666
@hanadlove8666 3 года назад
The frest one coment
@qadarschweinstieger5826
@qadarschweinstieger5826 3 года назад
Zakariyooow prankiyada bentaa naga daaa abtiyow 😂 😆
@ikkyqueen
@ikkyqueen 3 года назад
😂😂😂😂Sakariye
@rashkashorts5370
@rashkashorts5370 3 года назад
Sakariye jakaarta inta wadata farta taaga
@maanbiihi8914
@maanbiihi8914 3 года назад
Nio vediogan var badan ba kamuqata 🤣🤣camerada hafiirin kulaha🤣🤣😹😹😹
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 3 года назад
Mid caadiya oo kan oo kale ah oo pranka ah car soo samee Sakriyoow sxb naga daa kuwan la isla ogyahay ee😁🙏🙏🏿
@mohamedjamac898
@mohamedjamac898 3 года назад
Videogan wu kaga so dhacay ayan umalaynaya dhanka iyo computerba lalama tagin wax edit ah Laguma samaynba 😂😂😂
@hadalyargaflaaan3141
@hadalyargaflaaan3141 3 года назад
Jakaarata 13:35 bro Reer Burca illa qayliya baad dhahda video-yadii hore dhan been 😂😂😂😂
@aaminarasuul6009
@aaminarasuul6009 3 года назад
Aar varta prank la Isla ogyahay,😅😅😅
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 3 года назад
Wallee intaad tuug igu sheegtaan baan raali ahow iyo waa prank idinka aqristeen😁 Tan waa tii rag isku fili jiray
@journalistemuqdisho7604
@journalistemuqdisho7604 2 года назад
Waad ceebesan tihin saan wax loma suubiyo camera ha eegin xooga yar no dhib ku lahaa kkkk
@chelseafans8080
@chelseafans8080 3 года назад
Ninka odayga ee lamoodo in uu ucarab layhy video hore ayaad ku qabatay vidiogi ahaa Qofku jecel maledahay 😂
@abdilahicabi
@abdilahicabi 3 года назад
Prankga Hala Isla ogaado hadi la dono MUHIMADU wa in aan daawano Oo ku qosolno adigana viewskaga anagana qosolkayaga ✊
@khadarhello9071
@khadarhello9071 3 года назад
Sakariye vudio inta aad khalden cut mad tidhahdan hubi inta anad so galin 😁😁😁
@amerahali189
@amerahali189 3 года назад
13:30 camerada ha eegin 🤣🤣🤣🤣 Walaahi aniga oo aan arkin baan baa sii ogaa dadka oo dhan in ay metelayaan oo ay been tahay waxaagu Jakartay. Waar wax run u eeg soo duub niyoe caaadi iska dhiggoo... Qaar badan oo hore oo fashil caadi ahna waan kugu arkay. Anigaa dalka imanaya oo training ku siinaya for free sida pranks loo sameeyo sxb..
@jaahiltirechannel9976
@jaahiltirechannel9976 3 года назад
Jakarta Waa Fiishtaanle Mid Bilaa Tooriya Ayuu Baadh-baadhayaa
@hargeisaofficial6372
@hargeisaofficial6372 2 года назад
Jaw waxaasi ma arinbaa.hhhh waa isla ogtihiine.war nagala taga nio
@aadanofficial6189
@aadanofficial6189 3 года назад
13:30 var 🤣🤣sakariyaw editing ka kunoqo
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 года назад
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕💌💌💌💌💌
@cabdiraxmanaxmed7071
@cabdiraxmanaxmed7071 3 года назад
hajaaaay vaaaaar😅
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 года назад
kkkkk ninba wixisa lagu qabsanaya
@yaayaapro4213
@yaayaapro4213 3 года назад
6:25 kaamirada Ha eegin Fashil 😂😂😂
@youngmali1952
@youngmali1952 3 года назад
Hehehehe reer burco beenaLayaal 😂😂😂😂
@mahmoudabdikariem9909
@mahmoudabdikariem9909 3 года назад
13:30 vaaaR vaaR😂😂😂JakaRta waNu kU FaHaNaY DaDka sHow aDa so ProGaRaMiYa 😂😂cIyaLki Hore aYad TaHaY😅😅😅
@ahmedbaqaye
@ahmedbaqaye 3 года назад
Prankiga Shacabka Wadada Maraya Ayaa lagu Samaynayaa. Ee 3 Nin Way Jilayaan Sidaan u Fahmay
@saynabxuseen5671
@saynabxuseen5671 3 года назад
Hhhdadka waad usheegtaan in aad pranki wadaan maantalaydin ogaaa
@queennadra4352
@queennadra4352 3 года назад
Cameraada ha Eegin var🤣🤣🤣🤣
@samataraadan3972
@samataraadan3972 3 года назад
🤣war nio Burco caadi maaaha Qof aadan aqoon baa moobeelkaaga u dhiibaysaaa oo yaaaba isku aaamini kara haduu cararo kawaran war meesha aan joogno Qof aadan aqoon lambar looma waco
@midnimotv758
@midnimotv758 3 года назад
Hhhhh wlh camera ha eegin ayaa ka dhacday
@jamajama5575
@jamajama5575 3 года назад
Kkkkk prink saw ka idiinka fadhiilmaay
@sakariyeabdikarimhaaji1201
@sakariyeabdikarimhaaji1201 3 года назад
13,5 vaar shalay markay duubayeen wan arkayey qofka so soco ayay dhahayaan sawir ba ka qaday vaar
@zakiali5664
@zakiali5664 3 года назад
Ceebey tacaal fashil’ aar jakartay xanuun badanaa hhhh
@adoontiialle3162
@adoontiialle3162 2 года назад
Muuqaalka vaar baan ka dhex arkey Nin bay dheheen camerada ha eegin dib oo labo oo markaas xoogaa nala muran kadib moobilka noo dhiib 😂😂😂😂😂😂😂
@ducomaalofficials3199
@ducomaalofficials3199 3 года назад
Burco mobile may wada xadeen waa yaabe inta ila argty like
@caynaan3925
@caynaan3925 3 года назад
Waar Ninkaas Intan arkay Ayuu ku leyahay moyaan aqnay sakeriyr hhhh Dadkas lagaga shubanayo Way buxane Sxb Wad Qosolka aan joog samyn Top Sakeroye
@nimcoabdulrahim1140
@nimcoabdulrahim1140 3 года назад
Walahi waad iga qoslisay 😅😅😅😅
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 3 года назад
War waxaasi waa khalad wllhy in la idin xidh xidhaa haboon
@englogic2303
@englogic2303 3 года назад
Kan prank maahan Waa khayaali cad😀😀😀
@abdikarinbulshawi3431
@abdikarinbulshawi3431 3 года назад
Qofki labaad hhh 😂
@craxamanttsom8649
@craxamanttsom8649 3 года назад
sekeriye Jakarta wadku saxantay
@mohamedsayed5290
@mohamedsayed5290 3 года назад
REER BURCO ZAY UDHAN YIHIIN MOBILO WADA HAFAY ZITAAN
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 3 года назад
Waapan dareemey inay pranka waxkasiyihiin dadkoo dhan camerada kuso mqnyihiin 13:40 wuupa cadeeyey
@khadargaidh5316
@khadargaidh5316 3 года назад
Var var var🤣 kamarad ha eegin
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 3 года назад
Jakarta shekadada meshey ku dhamateey😂😂😂😂😂fashil
@abdikarinsaleban7507
@abdikarinsaleban7507 3 года назад
Prank FashiLa😂😂😂
@axmedzaki6881
@axmedzaki6881 3 года назад
Was is garanayaan walhy Reer burco nooca maha
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 года назад
Wre Zakariyow Dadka Walidka Laguma Ciyaro Aniga Aya Iga Dhiiga Mobilka Wan ku Dhiinta Feedh Ayn Sanka dhinaca Kale Kugu Raari Laha 😅
@khaalidmohamet732
@khaalidmohamet732 3 года назад
6:28 wuu la go,ay kuLaHa dip unoqo noo yara diid 😅😅😅😅😅
@ahmedismail4855
@ahmedismail4855 3 года назад
Kkkk waad isla ogtihiin Vaar vaar
@xamdafunny4596
@xamdafunny4596 3 года назад
😂😂😂prank iga yabiyey
@karoofficial4694
@karoofficial4694 3 года назад
Var reer BURCO oo hails a ayaa mobile lagu qabsan waan fahanay
@Ali73397
@Ali73397 3 года назад
waxbadan ayaaa kufiirsaday lkn hadda kadib waqti dabe kuma kalinaaayo
Далее
Best exercises to lose weight ! 😱
00:19
Просмотров 4,3 млн
Чистка пляжа с золотом
00:49
Просмотров 276 тыс.
XILKA XAYUUBINTA MAXAMED ABIIB OO LAGA HADLAY
1:35
Просмотров 6 тыс.
PRANK || AMIIRA OON KA OYSIISAY
16:59
Просмотров 369 тыс.
Моя Жена Босс!
0:40
Просмотров 9 млн
Мыла наелся
0:21
Просмотров 3,6 млн