Тёмный

Su'aal quranka ku saabsan iyo wixii ay kaga jawabeen reer burco KKK 

Sakariye Jakarta
Подписаться 234 тыс.
Просмотров 119 тыс.
50% 1

fadlan subscribe dheh si aad u hesho wax kasta oo cusub

Опубликовано:

 

21 янв 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 478   
@AhMatoFilmsHD
@AhMatoFilmsHD 4 года назад
Zakariye Jikarta Boqorka Gobalka Raga RU-vidr Kaliya Ee Somaliland Ka Muuqda❤❤
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 года назад
Meel kasta ma qabiil bad ku garten
@abdirashidyussuf1901
@abdirashidyussuf1901 4 года назад
Xariifka ugu horeeya shaaha. Cabaya wxa u islaha ninka kuxad oo ubadal wxi horey ad usheegtay asagiiba Lagu xaday isla jiska camo uu sheegayay. Ayuunba lawaydiyay asna meel sare ayu qaatay marka waxa. Sobaxday in uu quraankaba kamadhan yahay
@mrshibochannel6655
@mrshibochannel6655 4 года назад
@Ogaalka plus wll 1sano kahor ayaan kusaaray
@masuulofficail2419
@masuulofficail2419 3 года назад
@@mrshibochannel6655 tgtt
@maxamedbaashe6488
@maxamedbaashe6488 4 года назад
Waa adiga comentigeyga akhrinayeH Wllo hadaad quraanka jeceshahay Ilaahay baan kugu dhaarshayeH liketa hayla dhaafin wllo
@abdalaali6591
@abdalaali6591 4 года назад
Waad dilantahy 😂
@ahmed1yasin39
@ahmed1yasin39 4 года назад
maxamed Baashe Walalo dhartu ciyar ciyar magasho
@maahiribnucaded1790
@maahiribnucaded1790 4 года назад
سبحان الله سبحان الله وقال الرسول يارب ان قومي اتخذوا هذا القران مهجورا😭😭😭😢😢
@ridwaanxasan1002
@ridwaanxasan1002 4 года назад
😢😢😢
@user-yj4qv9gi2k
@user-yj4qv9gi2k 4 года назад
سبحان الله
@nooledhame6427
@nooledhame6427 4 года назад
Adiga uyaab yabaabkaga yuubka kuubi kaga?
@nooledhame6427
@nooledhame6427 4 года назад
Ibnucaded. Nina inbu garanaya sxb waxba haku ceebeyn cidkale in aad marka adigu soo kororsatay!
@ascadxuseen6291
@ascadxuseen6291 2 года назад
@@nooledhame6427 afsomaliga baro wll
@calizalaxmacalimshukrimedi7369
@calizalaxmacalimshukrimedi7369 4 года назад
wllahay walaalayaal wax lagu qoslo maaha ee waa wax laga ooyo ee dhalinyarooy inta aad maqaaxiyaha ku sheekay-sanay-saan ama ka qabyaaladaynaysaan barta diintiina uu ugu horeeyo kalaamka ilaahay sw. waa iga talo.
@anwershamsedin506
@anwershamsedin506 3 года назад
War ilaahay kabaqa quraanka saan kadaaya 😭😭😭😭😭😭
@kalidomar2531
@kalidomar2531 4 года назад
Dadka soo qoraya comment_ga waxay ubadan yihiin qaar leh waad iga qoslisay Miyaa la idinka waayay damiir ka xumaada in qur,aankii la dayacay Subxaan Allah
@amiiramohamed3093
@amiiramohamed3093 4 года назад
lailaaha ila lah qofka mnta suuratu nasri grn waayay miyaa qosol u yaala walhi xaqiiq Ka hadashay waay wada qoslayaan qalbiyadii dadka wada madoo baaday Alle ha ina soo wada hadeeyo dariiqa saxda ahna ha inwada tuso
@ayaanzanizmail3870
@ayaanzanizmail3870 4 года назад
Alle ayaa xisaabin wll
@kalidomar2531
@kalidomar2531 4 года назад
@@amiiramohamed3093 aamiin wllo
@kalidomar2531
@kalidomar2531 4 года назад
@@ayaanzanizmail3870 taasaa run ah
@alidaamba6862
@alidaamba6862 4 года назад
Wllahi waa nasiib xumo kalaamkii alle bee garan waa yeen reer burco
@baburahmahchannel9469
@baburahmahchannel9469 4 года назад
Inta jacele qaranka like isra
@dagandarajo8982
@dagandarajo8982 4 года назад
Waaa dhiira galin xaqiiqatan muuqaalkaan wuxuu natusayaa ama nagu baraarujinayaa inaan xili kastaa quraanka aqrino oonan lumin wxaan kasoo baranay 👌👌👌👌👌👌
@ayanibrahim9217
@ayanibrahim9217 4 года назад
Caawa ree burco dhalinyaradooda waan ka xanaqay igadaa wll
@hamer1610
@hamer1610 4 года назад
Ilahay dartiis like ii saar
@maariyajamaal3750
@maariyajamaal3750 4 года назад
Jakarta qofaaan tageero hore usoco ❤️❤️🌹wllo
@zabriinamohamed4269
@zabriinamohamed4269 4 года назад
allow umada WADA toosan tusi reer burco sidaan iska dhaafa oo qur'aanka barta ilaahey ha idin xifdiyo🤲🤲🤲🤲🙏🙏
@kaamilshire6959
@kaamilshire6959 4 года назад
2:32 wiilka mashalah ilahay aqli iyo codba waa siyay💯💯💯💯💯💯
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 4 года назад
8:41 wiilkaaso heestiii waa uu soo qaban kari wayey . Lkn qur'anka waa uu gartey Badilka iyo Xaqu meel ma wada galaan👉
@ibraabdullahi5669
@ibraabdullahi5669 4 года назад
CABDIRAXMAN NDHO wa sx wll lkn suurada la weydiiyey ma aqriyin e wuxu aqriyey suuratu nasri oo ah idaajaa waxana laga rabay suuratul fatxi o ah inaa fatax laka fatxan mubiinaa
@Saharlaomer1998
@Saharlaomer1998 4 года назад
Wu Akhriyey Lkn Maha Suradi Lagu Dhahey Aqri Suurat An-Nasri Ay Akhriyey
@inaelmigabad2688
@inaelmigabad2688 4 года назад
@@ibraabdullahi5669 somali hakuso qorin wlle adi qura'anka plz
@Updirisak_Caano
@Updirisak_Caano 4 года назад
HeesaHaygii Bu So qaban WayaY😂
@aarboy2305
@aarboy2305 4 года назад
wlhi wad ila aragtay
@amiiritainasead4341
@amiiritainasead4341 4 года назад
Subxana Allah Walhi Waan Yaabay Maxaa U Qorshaysan heesahana way hayaan Qur Aanka Suuratu nasri bay garn laayhiin subxana Allaah Suuratu nasri Waa Suuradi Qur aanku ugu soo dan bays degtay Waxyna Ku Xigta Suuratu Tabad Waana Idaajaa Waa Suuradii Rasuulka Alle ku yidhi Waxd arkysaa dadkaagii oo diinta kooxo kooxo u soo glaya Walaalayl Illahy ka baqo Faxshaga Ka taga U noqda Illahy 🙈🙈🙈😥😥😥😥😥reer burco
@kingmuscab8571
@kingmuscab8571 4 года назад
Adigu bal suratul nasri
@kingmuscab8571
@kingmuscab8571 4 года назад
Majirtaa
@adamkeenadiid8484
@adamkeenadiid8484 4 года назад
Walal maahan inaysan aqoonin surah nasr lkn haduu oran lahaa ida jaa way garanlahayeen lkn.marka ninkii ku wareersanoow lasoco surah nasri waa surah idajaa.barakallah
@haynosh2981
@haynosh2981 4 года назад
Ma,ahan ineysan aqoon walaal ee suuradaha magacyadooda dhabta ayeysan aqoon. Bal idaa jaa akhri haku yiraahdo, mise tabad lkn masad iyo nasri lama yaqano badana
@amiiritainasead4341
@amiiritainasead4341 4 года назад
@@kingmuscab8571 Ha walaal ee Kitaabka Qur aanka Ah soo Qaad Ka dibna Eeg suuratu idaajaa magaceeda waa nasri
@gaazyare3278
@gaazyare3278 4 года назад
Subxanallaah heer burco ma sidan bay diinta isku yihiin 🤔
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Месяц назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muniitaibrahim6113
@muniitaibrahim6113 4 года назад
Hore u soco wlky sakariye Jakarta
@maymuunali6201
@maymuunali6201 4 года назад
Way qoslayaan sida in kaftan laku jiro waa jees jees aad ujeedo allah ka baqa 💔😭
@engwareergoye1125
@engwareergoye1125 4 года назад
Insh allh Sakariye jikaarta 1m Inshalh Ninka kaliye dhalinta burco xaraabahooda soo gudbiya hore u zoco
@ayaanleahmed5549
@ayaanleahmed5549 4 года назад
SubxanallaH dadkii saasay quranka ka yihiin😪🤦‍♂️🤦‍♂️
@hamzamedia.4062
@hamzamedia.4062 4 года назад
Fadlan hadaad nugu cusub tahay like and share sidoo kale si aad u heshid Muxaadaraad diini ah oo ku baxaya luuqadaha carabiga iyo soomaliga, Xubinta Waano iyo Waxsheeg, Xubinta Diintu Waa Naseexo oo ku baxaysa luuqadaha carabiga iyo soomaliga, Istimaaca aayadaha Quran ka, iyo barnaamijyo Kale oo diini ah subscribe Saar inshallahu tacaala. Social Media: Facebook// San'aani Media. Instagram// @HamzaSan'aani. RU-vid// San'aani Media. Twitter// HamzaSanaani1
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 4 года назад
Barnmijka waxa ka fahmay 1-in dadku diinti Aad ugu fogaadeen kaas oo Heesaha iyo fasahadka aad loogu dhawaada .waxana ayaan'dara qof wayen oo jiska labaad akhriyi kari waayin.
@cabduraxmancally
@cabduraxmancally 4 года назад
Reer burco aniga haligeyo Quranka Anika baraya 😭
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 4 года назад
8:20 Allow sidaa inanka yar nooga masax anagana ya Rabi🤲🤲 10:40 😥
@hibakabdi9668
@hibakabdi9668 4 года назад
Subxana lah ilahow dadkena u gargr quranka eber by kayihiin hesahana xaga hore 😣 allha noo grgro
@apdaleyousuf8297
@apdaleyousuf8297 4 года назад
Waa reer burco quraankan dhameeyay nasrina garan maayo allaw sahal
@nazirpiihi7101
@nazirpiihi7101 4 года назад
Waxa la waydiiyey ugu yaraan 12 qof waxan ka gartay wax aan gaadhayn 4 qof quraankii ilaahay heezihiina wa la wada xifdisanyahay😭😭😭kan shaaha capayapa ugu daran
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 4 года назад
Reer burco waa funs wlhi Kuso dhawada Chanelkena cusub Waqal studio 3
@princesssawsan2048
@princesssawsan2048 4 года назад
Dadka benta kada waqal ma dawarsato haku qadhaban
@cabfiraxmanaxmed4903
@cabfiraxmanaxmed4903 4 года назад
Waaryahe reer burco way Ku fashilmen xaga quraanka
@ahmedshafii5888
@ahmedshafii5888 4 года назад
@@princesssawsan2048 waa runta inder qofkan ayamahanba waxasu la waregayay🤨🤔
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 года назад
Ilaahyoow khaatumda khayr noogu khatim😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sagalaftax2826
@sagalaftax2826 4 года назад
Subscriber nagu cumaamad
@msshaldhaa9890
@msshaldhaa9890 4 года назад
Subxanallah wa akhiru saman umad heesahana xafidsan qurankina an waxba ka ahayn waar walahi kasa idin anfacaya adun iyo akhiraba illahay ha idin garansiye🤲
@opdiraxmaanopdiqaniosmaan4546
@opdiraxmaanopdiqaniosmaan4546 4 года назад
quranka weYgaranaYaane zuradaha magacooda ayaneYpa garaneYn reer burco kuwii dad iixigeY❤❤❤
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 4 года назад
Haa sidaa uma yaqaanan
@Anabaden74360
@Anabaden74360 4 года назад
Reer burco ma noocaasaa😭😭😭subxaanallah 😭😭
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 года назад
Wlhy maaha waadadka loguqaatay lkn ogaanbay iskudhafinayan
@Anabaden74360
@Anabaden74360 4 года назад
Abaayo quranka wax lagu ciyaaro miyuu noqde😥
@ismaciilaxmed7081
@ismaciilaxmed7081 4 года назад
7:38 xariifka waxa uu taaganyahay suuratul mugdi astagfuraallah reer burco quraan kudadala boqolkiiba 25 sida qaadka aad uugu dadaashiin markaas waxaan hubaa in aad kor ka wada barandoontiin reer burco ilove from mogadisho
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад
Nice question for Quran Masha allah
@nazlamohamed2583
@nazlamohamed2583 4 года назад
حسبنا الله ونعم الوكيل قوله تعالى ( وقال الرسول يارب ان قومي اتخدوا هذا القرآن مهجور)
@aftaxkaraamahofficial2940
@aftaxkaraamahofficial2940 4 года назад
8:15 HESTI WNGRNAYA BU IRI LKN WA LGA MAZAXAY XAQU ISMA QRIO.....
@Anabaden74360
@Anabaden74360 4 года назад
Mnshalllh😭
@abdiwalidhabuke3224
@abdiwalidhabuke3224 4 года назад
Subxaanalaahi heesbaa dawakhis alaa yahdiikum
@haawocabdirishiidsalaat1272
@haawocabdirishiidsalaat1272 4 года назад
Wardee quraanka dheldhel mahan dee heesahaba wadtaqanin
@hudagobsan2407
@hudagobsan2407 4 года назад
we love dhamaan burco cadeey wlhi dad funny ah ayaadtihiin masha Alaah Aleh haidin xiftiyo 💝💝❤❤✊✊😍😍👍👍
@cabdiomar1
@cabdiomar1 4 года назад
Wlh dadka Somaliland waaba dad dhaadhaan ah subxaanallah
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 года назад
Somaliland kuwaalo
@beautyofislam8253
@beautyofislam8253 2 года назад
Inna lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun. Reer burco ilaah ha idin hanuunsho. Beentooda arka. Quranka waa isku fiican nahay kulaha markii aqri la dhahayna badankooda si ay u aqriyaa ma yaqaanan. Subxaanalaah. Yaa ogaado Surah fatixa Uma saxno xata
@juweriaozman7591
@juweriaozman7591 4 года назад
😂😂😂reer burco waa dad wada xanuunsanaayah
@chanelkazupaLeo
@chanelkazupaLeo 4 года назад
Wllhi kan yar baan sharaape ayaxsabu ana maalahuu akhladah ka saaray
@ayanibrahim9217
@ayanibrahim9217 4 года назад
Walhi waan kaxumaday Yaa raxim hanoo cadhon Ee dhalinyarada no soo hanuni 😢😢
@user-cy3qy8qb4o
@user-cy3qy8qb4o 4 года назад
Dhibta jirta waxay tahay somalida xita kuwa qur'anka xifdisan hada waydisid suradaha magacooda ma garanayan sbbto ah naloomaba barin.. tusaale marku leyahay suratul masad haduu oran laha tabad akhri badankood way garan layeen😊
@abdirisaqshacrawi642
@abdirisaqshacrawi642 4 года назад
وقال الرسول يارب إن قومي التخدو هدا القرءان مهجورا
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 4 года назад
Hhhhh 5:50 alif laamin ayaaan kor kga aqrinyaaaa surtll fxti aqri arkaaaaa wllh beerka ayaaaaa i qalalay🤭 inta ila arkty like dhc dhc
@aftaxkaraamahofficial2940
@aftaxkaraamahofficial2940 4 года назад
HEESTNA WY LAZOO BODAYAN QURANKANA FINISHED........ 🤔😎
@AxmedSaalaxProduction
@AxmedSaalaxProduction 4 года назад
Laa ilaaha illallaahu Muxammadu Rasuulu laah, qofkasto muuqaalkan su'aal lagu waydiiyo halkuu isla yaabi lahaa oo isku nixi lahaa buu isku qoslayaa😪 waa Ayaan-darro runtii Alle ha innasoo hanuuniyo 🤲.
@4E_Official
@4E_Official 4 года назад
4:20 waa cabbaa-cabbaa caadiya wllHi uu kasoo dhargey bahalka😂😂😂🙋‍♂️
@cxasanmaxamuudc1317
@cxasanmaxamuudc1317 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@nadirsmiler4678
@nadirsmiler4678 4 года назад
Aar wuxu uuu baaahsan yahay wlhi
@saamiyamohamed8332
@saamiyamohamed8332 4 года назад
Cabba-cabba maxaad ka wada
@ibrahimosman1344
@ibrahimosman1344 4 года назад
Sow ma aragtid nio 😂😂😂
@ibrahimosman1344
@ibrahimosman1344 4 года назад
@@saamiyamohamed8332 wallo sarkhaan okle
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 4 года назад
Dadku suradaha mgacyadooda ayaaney graneyn hadu idaja ama Tabad kuyidhahdo wey fahmi lahayeen
@farhiaahmed3054
@farhiaahmed3054 4 года назад
Subxaana laah quraanka barashadiisa waa waajib
@asiye717
@asiye717 4 года назад
10:24 😂😂😂 malinta qiyamaha carabi wxa igula hadli dona La yabnhY tasaa ka fikiraa 😂😂😂😂😂😂
@siciidqaasim2310
@siciidqaasim2310 4 года назад
Ree burco wa iska jeclahy funny wye 2:28 masha allaha
@amalhabiib1064
@amalhabiib1064 4 года назад
Subxanlah ilahow qalbigyaga miid digriga ale ku badan naga dhiig 🤲🤲🤲🤲😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
@asadrashford599
@asadrashford599 4 года назад
jikardo zxp qli horey usoco ❣🔥💘❤💕👍
@sharmarkeaxmed2716
@sharmarkeaxmed2716 4 года назад
Wlhy hadaynu reer burco nahay qurankii waanu dayacnay ilahay khayrka hayna waafajiyo ....
@khalidashli4400
@khalidashli4400 4 года назад
Hore usoco zhp Quraanku waa waxn ku akhiro tagayno
@kawsarkhaalid7144
@kawsarkhaalid7144 4 года назад
Heeesaha badan Waxay madobeeyaan Qalbiga 😣 Kuli heesaha waa xafidsan yihiin subxallh lkn Qur,aankii waa dayaceen dhalinyaroy Diintiina barta adduunka waa laga tagine😥😣
@maxamedshariif2557
@maxamedshariif2557 4 года назад
Subxaanalaaah walhi wax lagu qoslo maaha ☹
@sudanmasar4980
@sudanmasar4980 4 года назад
Inti ila jeceL barnaMijkaN Like iGu qapoH👍
@tiivabaana7484
@tiivabaana7484 4 года назад
😂😂nGa maaD xizhOon Zakaria HaDaN NHy Dad wEnaHa BurcO kU DhaqaN😂
@xamdaali1097
@xamdaali1097 4 года назад
SubxaNallaaH waax laga xumado waye Waa nasiib xumo inayno garan wayno qurankiina waalaalayal Ayno Barano quranka 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭wllhy Aadbaan uga xumaHay in lawayay ciid garata suurad qodhaa heesaHaba way xiftisan yiHiine May sidaso kaleH uxiftiyan qurnka kariimka Ah 😢AllEH ha inasoo hadeeYoH AllEH diinta Ha idin fahansiiYoH AlleH Ha idin faHansiiYoH Quranka
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 4 года назад
Car intiina la waraystaba dib u eega kitaabka ceeb udhinte wad na ceebeysene diinta barta
@hamzebarwaani689
@hamzebarwaani689 4 года назад
Wllhay qosol ma jiro quraanku waa hadalkii alle swt waanu inagu dhex dayacan yahay allow jidka xaqa nagu hanuuni aaamin lakiin sakariye Jakarta quraanka ciyaarta kadaa adiguna waayo dadkan maaha ehlulu quraan intaad isleedahay caan noqo sxb alle haku soo hadeeyee wadadan aad haysaa jahanaba beey Ku socotaa Allah u toobada keen illahay waxa walab waa dhaafaye dadkana ceebtooda lama baadho sxb alle haku soo hanuuniyo wllo aaamin
@aadamosman4641
@aadamosman4641 Год назад
Subxaankalaahu yaa caliimo Yaa xakiimo calimnaa Min cilmika wa acdhinaa min ladunka Raxmatan wahayi, lanaa Min amirnaa rashada
@naazystories
@naazystories 4 года назад
Micer iska ibso si aad dadka codkoooga ka hooosbaxaya aad iskaga baaa biso 🤟🏿❤️
@salmahassan6998
@salmahassan6998 4 года назад
Wax qosol la dhahayo ma jiro ilahay halaga baqo quranka yaala dayicin😥
@mahdiaddowhassan9114
@mahdiaddowhassan9114 4 года назад
Reer burco yax yax iyo xishood waxaa uga filan meesha ay quraanka ka joogaan . Meeshaa anigoo og inoo kasoo jeedo shiikha ugu wayn ee soomaaliyeed sh mustafa x. Haaruun ismaaciil . U kaca waxii damiir oo bara qur aanka.
@Shacni.
@Shacni. 2 года назад
Suuratul fatxi idaajaa ma,ahan Suratul fatxi waxa weye inaa fatax انا فتحنا لك فتحا مبينا Suuratul nasri ayaa ah اذا جاء نصرالله والفتح
@asmaabdullahi7637
@asmaabdullahi7637 4 года назад
Subxaana Allah quran kii ma halkaasuu idinka marayaa reer burcow fanaaninta wey wada xifdisanyihiin quraankiina waa la qoslayaa waa ayaan daro 😔😔😥
@NNN915
@NNN915 4 года назад
Dad ka qalbi fican wan wayay Rer burco ❤️🙏🙏🙏🙏 love weyn
@xamaadaproduction2153
@xamaadaproduction2153 4 года назад
4:20 qosolkoo ika dhameesay wlhi woo ka dhacsan yahay
@bashirmohamed2867
@bashirmohamed2867 4 года назад
Qofkii ugu horeeyey baan ahay like ii saar
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 4 года назад
Jabuti yare wn ka helay runtii runta buu ka hadlay
@abdirashidhasan147
@abdirashidhasan147 2 года назад
Zakaria waa arın loo baahnaa Allaha ku xifdiyo walee jiilka soo socda waa looyaabaa hadaan rabi faraj u bixin
@harisikarimi234
@harisikarimi234 4 года назад
Hhhhhhhhh waaa dad funny ah Sxpaw Zakariyaw sualaha diiniga soobadi
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 4 года назад
Nio zakariyow beerka ayaad na jarty kow nagadaaaaa nio kuwaaan cml 🙏💯💯💯🙏🙏
@mohamedyasenalyamani5737
@mohamedyasenalyamani5737 4 года назад
Nasiib daro heesaha waa lahayaaa quraankana waa laga gaabshay
@djoztan2542
@djoztan2542 4 года назад
SHARAFTA MUSLIMKA WAA QURAN 🥶
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 4 года назад
Masha allah
@cawaalenajiito7981
@cawaalenajiito7981 4 года назад
Qosol igumuu hadhin wlhi inoo soo badi barnaamijyada noocanoo kale ah reer burco jaahiliintaa Ku bdn
@Ateye07
@Ateye07 4 года назад
Inta si daacada uqososhey. Like_ta ku qabo
@khalidfaisalarahman3918
@khalidfaisalarahman3918 4 года назад
Naftaa wayn baa Iga yaabisay ee tidhi macalinka caloshu xanunty ayant waa ayan darro wana wax laga qirodo wllhi😴😴
@kaabalproduction7267
@kaabalproduction7267 4 года назад
Hhhhh reer burco yaa taagera like ku codee
@kaabalproduction7267
@kaabalproduction7267 4 года назад
Sxbada wanaagsan soo booqashadu waa dhankiina
@naruurohassan6043
@naruurohassan6043 4 года назад
Markaan waxaa isku daydaa suuradaha magcooda inaadan sheegin Lkn aayada aad sheegto Insha allaah Allaah naga dhigo kuwa uu Quraanka u shafeeco qaado maalinta qiyaamo Aamiin Yaa rabii
@muunaahmed5487
@muunaahmed5487 4 года назад
سبحان اللہ 😭😭😭😭
@abdishakurqasim9015
@abdishakurqasim9015 4 года назад
Alhayowhana cadaabin Reed burco dadka waad aflagaadayn jirteene qur aankuun maad iska daysaan hays way diinina bee hadaanaydun caaadi u akh riyayn wlalyal quraanku aadaabuu u baahanyahay wlhi we haku ciyaarina
@hanibintocali9477
@hanibintocali9477 4 года назад
Qof somalia oon dugsi quraan dhigan maba jiro m,a lkn dhalintaan dambe heesihii bey kuwaasheeen
@Abdi99999
@Abdi99999 4 года назад
Wlhi sxb inan kuso qoro rabey video kaso same quranka sidee isku tihiin Adiga so sameyey masha allh mahadsanid sxb
@israabdi7435
@israabdi7435 4 года назад
Suxanalaha dadkan heesaa haya qurankana garanayn
@Dr.Zeello
@Dr.Zeello 4 года назад
😂😂😂alla reee burco dad waalan
@abdimohamed3163
@abdimohamed3163 3 года назад
سبحان الله Surah nasri majirto kulaha
@habidihoussein2397
@habidihoussein2397 4 года назад
masha allah aaa madadaloo wacaan mahad saniid sakariye
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад
Masha allah thank you
@kushartofficial9612
@kushartofficial9612 4 года назад
Quranka waxan korka aqaan juz camo iyo walmursalat iyo insan iyo tabarak iyo ayatul kursi
@safiyomaxamed2651
@safiyomaxamed2651 3 года назад
Quraanka badiya alaha idin xafido m.a
@maankacade3152
@maankacade3152 4 года назад
سبحان الله ilaahey kuwaas igama dhigo
@falilaali6182
@falilaali6182 3 года назад
Kkk wada funny iga walee hore usoco sakariye jakarta
@anisomire5330
@anisomire5330 4 года назад
Dadka magacyada suuradaha may sidaas u aqoon mise waa kadaacad oo quraanka ayaaba halkaas ka joogo ilaahoow qaatumada noo toosi
@arehmoussa8242
@arehmoussa8242 4 года назад
Reer burco wlhi wa yaap
@ismo_official
@ismo_official 4 года назад
Jakaarta hore usoco Zxb
Далее
Беда приходит внезапно 😂
00:25
Просмотров 668 тыс.
WADADA CUSUB EE WADNAHA HARGEISA. #2024
11:01
Просмотров 15 тыс.
nolosha qaadka
40:13
Просмотров 321 тыс.
REER BURCO ANI GACANAA U TAAGAY [ REACTION ] .......
22:55
Беда приходит внезапно 😂
00:25
Просмотров 668 тыс.