Тёмный

Prank qosol badan😂 saaxiib ii delete garee lambarkayga kkk 

Sakariye Jakarta
Подписаться 237 тыс.
Просмотров 107 тыс.
50% 1

FADLAN SUBSCRIBE DHEH SI AAD U HESHO WAX KASTA OO CUSUB

Опубликовано:

 

7 дек 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 816   
@amiinkeyy
@amiinkeyy 4 года назад
Reer burco waa qosl miiran waleee🤣🤣🤣🤣 War muqdishaan idnka soo salamaya🙌
@abdirasakaliomar2385
@abdirasakaliomar2385 3 года назад
Hadaan salaanta kaaqaado sxb adoo muqdisha jooga bilee u ixidhaa inabiixi kkkk
@maxamedaxmedxasan4383
@maxamedaxmedxasan4383 3 года назад
@@abdirasakaliomar2385 ana kaa celin
@gamereid2267
@gamereid2267 4 года назад
🤪🤪reer waqooyi walhi wan iska jaceylahay ✍🏅nolad inta nolal jirto🌎
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-cYGRSGGjV9I.html plz subscribe usaar zxpkeenb xasan toop
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 года назад
Sido kale wlll qli
@mohamedsulayman2340
@mohamedsulayman2340 4 года назад
You too wll qli shukran 😍😍
@khaalidcarab2749
@khaalidcarab2749 4 года назад
intaad hayso waa lagu hayaa bro
@mohamedameen4439
@mohamedameen4439 4 года назад
Halkaa ku noqo zhp erayga reer waqooyi baan diiday reer somaliland na dheh
@cabdirashiidfaarax5835
@cabdirashiidfaarax5835 4 года назад
Asxaabta reer burco like isara waxa aan waayo arag reer burco ahee please
@RashkaDeyr
@RashkaDeyr 4 года назад
5:48 inantaasi caqlibey u saaxiibtey hadaa daawaneysid wan ku salaamey inantaas prank lagu sameeyey
@rasmiaadan7406
@rasmiaadan7406 4 года назад
Reerburco dadaan jeclhy allhydin xifdiyo sakariye hargaysana noo imaw 🤝😂😂😂😂😂
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 года назад
Sido kale rasmi
@abdiqanitube2775
@abdiqanitube2775 4 года назад
Yarkii funaanada cad ee gacma dheerka aheyd xirnaa ayaa ugu saxiib wanaagsanaa waayo wuxuu ku dhahay dad nakala dhex dhexaadiyo ayaan raadsaneynaa nin aqyaar ah ayuu saxib la yahay runtii
@ixsaanaxmed8153
@ixsaanaxmed8153 3 года назад
Haa wllhi illhy ha isku daayo
@cabdibaarimohamed5983
@cabdibaarimohamed5983 4 года назад
ReeR purco ciDii taaheeRta jecelna lkn aaN daganeYn liketa dhaC ku sii 👇🙏🙏🙏🙏🙏
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-cYGRSGGjV9I.html
@maxamedbaashe6488
@maxamedbaashe6488 4 года назад
Intii Reer Burco like ii saara Nacalaa shaydaaN Ku yaaleH
@AhmethAwath0
@AhmethAwath0 4 года назад
Reer Burco wan idin xiisay like isara
@dalmarg5794
@dalmarg5794 4 года назад
Sxptinimado waa Qaali Runti wiilka fanaanda Cad xiran Runtii waxa uu Heystaa sxpka Dunida ugu fcn
@kaderhasan1261
@kaderhasan1261 4 года назад
Mash allh wn kaa hely
@FIKRADSANN
@FIKRADSANN 4 года назад
Dalmar G waa runtaa wlhi
@Asiya_ismail2024
@Asiya_ismail2024 3 года назад
Saxiipt dhabat ah weya
@user-ek1cb8wf1g
@user-ek1cb8wf1g 4 года назад
9:47 ilaa 12:20 daqiqadaha wilkaa hdly tasaa wlhi zhptinimo dhab ah 👏👏👏👏
@cabdirisaqxasan4619
@cabdirisaqxasan4619 2 года назад
Warnikan waa saaxiib jiree ilaasho
@mukhtaarsaalax3209
@mukhtaarsaalax3209 4 года назад
War ilen xidhiidhka labo dowladod ma nihine 🤣🤣🤣🤣🤣
@naasirbashiir3246
@naasirbashiir3246 4 года назад
😅🤗😂🤗
@khadradahir1116
@khadradahir1116 2 года назад
Alla maxan qoslay
@zakariyeadenmohamud4449
@zakariyeadenmohamud4449 4 года назад
War rewrburco oodhani ma somtel bay isticmaalaan. Shirkaddaasi magaalada ilgaara haku eegto adeegyadana halla ogaato.
@farhaandaacadofficial2228
@farhaandaacadofficial2228 4 года назад
Waar mayee walaal waa laba damoode Daanta Habar jeclada ayuu barnaamijku ku kooban yahay ee xagayga Maaha magaalada oodhana maaha
@user-sd1we5qg4x
@user-sd1we5qg4x 4 года назад
Haa wll shirkada habar jeclo ayaleh markaa waa rag nala dhashay wan ka dooranay shirkadaha kale
@naasirhaykal1445
@naasirhaykal1445 4 года назад
Free somtel
@thiagotakaweyne6562
@thiagotakaweyne6562 3 года назад
@@farhaandaacadofficial2228 beenta mxad ushegaysa ciday doonto ha lahaate waa lawada qaata cardke 😂😂
@xaawamaxamed7885
@xaawamaxamed7885 3 года назад
Mayee waa shirkad fiican hala ogaado somtel waxkaleba kunahadlo had iyo jeer
@muhiyoadiib1562
@muhiyoadiib1562 4 года назад
War nio dadka ha isku dirin
@sabrinaa2449
@sabrinaa2449 4 года назад
Hhh dadku rba inu isku diro 😂😂😂
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 4 года назад
Nacalaa shaydankuyaale waa shuqul sheydan waar reer burco waaxey waxwelba waadka yeeleysan wiilkan cilaajkaaye
@sucadali200
@sucadali200 4 года назад
Kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk
@ducaaledadaal8645
@ducaaledadaal8645 4 года назад
Kkkkkk
@zadkey21
@zadkey21 4 года назад
saxiib video damne ha soo dhigin zakiyow xariiirkaan ku jaray😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@alimohameth
@alimohameth 4 года назад
Youtopkipa prankpa haysta barigi horena waxba laga faa idi jiray imnkana malaycni🤨Inta Ila argttaY🙂☝️
@ak-di9nn
@ak-di9nn 4 года назад
Hellow reer burco waan idin taageeraa hadaad reer burco thy like ii saar
@khathrauhmeth982
@khathrauhmeth982 4 года назад
Heee reer purco nahay 👊
@ak-di9nn
@ak-di9nn 4 года назад
@@khathrauhmeth982 walal kampla idinka soo salamay reer burco aadbaan u jclhy
@shamsopilan3349
@shamsopilan3349 4 года назад
Wiilka funaanada cada wiilku wacy wllhi waa qirody 😩😣
@hasanamir1282
@hasanamir1282 4 года назад
Ay anaba kanaxy wĺhi
@apdirahmanawil9380
@apdirahmanawil9380 4 года назад
Zhamz0 pilan ninkazi waa nin la ilazhad0
@zulthanzuriya9289
@zulthanzuriya9289 4 года назад
Haa runti lkn waa prank ayay ahayd
@iidxashi8943
@iidxashi8943 4 года назад
Ahahh wlhy waa dacd innka uu wacay
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 года назад
@@apdirahmanawil9380 😘😰😰💯💯
@omarshiine9007
@omarshiine9007 4 года назад
Gopolka raga like xagan sara hdad jczhahay
@cabdijibaar6528
@cabdijibaar6528 4 года назад
Laba dowladoo ma nihin oo xidhiidh calamiya ka dhaxeyay madan caadi ahayn wlhi waa qoslay iga wlle😂😂😂
@scwscw3047
@scwscw3047 4 года назад
Saaxibkay xitaa kuma odhan karo kalmadahas waa nin dabeecad . Xadhiga iska goya wlaahi . Long life bro!
@diiriyowdiiriye8313
@diiriyowdiiriye8313 4 года назад
Maxaay Diinteena suuban ka qabtaa Kala fogayntaa Bini,aadmiga hadii Comments iyo like meelkastaa laga raadiyo War qofkan yari ee microphone ha laga qabto
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 года назад
Haa walaal waa khatar
@abdimohamed7425
@abdimohamed7425 4 года назад
#Team_sakariye_jakarta hoyadiin la janeeye #subscribe ta igu qabta miyaan idin baryaa uun shhyaaal and💖💖❤💘
@anzalmohamed3251
@anzalmohamed3251 4 года назад
Habluhu wa riwaayad isku dir uun bay ka sheekaynayaan 🥺🥺🥺🥺🥺
@nasrenkhadar3413
@nasrenkhadar3413 4 года назад
Nimco iyo naag la,aan kulahaa😂😂😂 reer burco idin jecliyaa huno❤️🌎
@mohamedsulayman2340
@mohamedsulayman2340 4 года назад
We too wll qli shukran 😍😍
@nasrenkhadar3413
@nasrenkhadar3413 4 года назад
Mohamed Sulayman ☺️☺️
@zudaysimahuraan7495
@zudaysimahuraan7495 4 года назад
sido kale Qrxlyda
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 года назад
Huda Ahmed 🇮🇹🇮🇹💋♥️♥️
@nasrenkhadar3413
@nasrenkhadar3413 4 года назад
Warda Korontooo ma rer Burco ayad tahay qalbi❤️
@engapdirahman5879
@engapdirahman5879 4 года назад
Wr Sakariye Zhp Ninka mxaad igu so dirtay Wan Yaabay maanta War ninkii abdi Kafi ahaa mxaa qaaday bn is dhahy Mar dmbe iso wcay igu dhahah pranki bu ahaa Sakariye iga duubayey😁😁
@ayansldahmed8885
@ayansldahmed8885 4 года назад
😝😝🤣🤣🤣🤣
@filfilocAhmed
@filfilocAhmed 4 года назад
Mansha allha burco magaldidi nolad 👌👌👌❤
@khadaryare7565
@khadaryare7565 4 года назад
Sakariyow dadka Maad isku diree Waa na waalaysa Baryahan😂😂😂
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 4 года назад
Nacalaa shaydankuyaale waa shuqul sheydan waar reer burco waaxey waxwelba waadka yeeleysan wiilkan cilaajkaaye
@abdiaziismohammad73
@abdiaziismohammad73 4 года назад
Dadka qaarban kasoo noqonayn hadalkaa lamparka
@kokeofficial9778
@kokeofficial9778 4 года назад
Sakariye Jakarta keep going
@lookatthefront9720
@lookatthefront9720 4 года назад
Inta jarmalka ka qoslaysa 😂😂😂😂😂😂
@cabdulahishekhaxmad1639
@cabdulahishekhaxmad1639 3 года назад
Thanks
@kowtherherzi3413
@kowtherherzi3413 4 года назад
Hhhh zakariye wxpaad kaga darta runtii burco waan uxiizay
@simanabdulahi5126
@simanabdulahi5126 4 года назад
Mashalah cabdirixman lixle waxan leyahy wall saaxib wannagsan bad. Heystaa ilaalso aad ban ula dhacay xarirkooda saaxibtinimo 😍from mudug
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 года назад
Inta ila aragtay ina DaDko Dhani somtel garacayan like👍😁
@mohamedozil9470
@mohamedozil9470 4 года назад
Somtelbay wada sitan rer burco 😂😂😂😂😂😂
@yamoothman6908
@yamoothman6908 4 года назад
war wllo umadii baad qoorta isku gelisay hhhh dhibka dhaaf zaki
@cdd7872
@cdd7872 4 года назад
❤геег вυгco ωеlipa CiγααΙο оcторαг Ιικе🔥
@kordahab8026
@kordahab8026 4 года назад
laba dawladood ma nihin kulhaa o xidhiidh caalami ah ka dhexeeyay😹 Wacdalle beerka i xnuunaY san u qoslaYaY😂
@cabdijibaar6528
@cabdijibaar6528 4 года назад
Laba dowladoo ma nihin oo xidhiidh calamiya ka dhaxeyay madan caadi ahayn wlhi waa qoslay iga wlle😂😂😂
@cabdijibaar6528
@cabdijibaar6528 4 года назад
Haa wlle😂😂😂
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 4 года назад
Wlhi ninkaasu waa iga qosliyey kkkkk
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 года назад
@@cabdijibaar6528 😂😂😂😂
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 года назад
Searching reer burco wiil ah waan ku hystaaa❤❤❤❤❤
@onkodweeye4332
@onkodweeye4332 4 года назад
Waanigan deee
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 года назад
@@onkodweeye4332 beenta naga dhaaf saas cml.aa u hadlysaa
@onkodweeye4332
@onkodweeye4332 4 года назад
@@fatushbbe689 markii horaba waad ciyaaraysay ku fahany
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 года назад
@@onkodweeye4332 mya wlhi waa ku daqrantahy rerahaaas
@onkodweeye4332
@onkodweeye4332 4 года назад
@@fatushbbe689 qoraalkaaga dib u raaac labadeena qofka ku daqran kkkk wuu iska cadyahay
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 4 года назад
Dhalinyaroda duriyada reer sheekh isxaaq waa kuwa ugu quruxda badan geeska Africa . Duriyada like iyo love saara postgan Somaliland ❤🙏
@fardusqueen7369
@fardusqueen7369 4 года назад
Reer somaliland oo dhan baa quruxbadan wllo somaliland qabiil maha ee waa qaran taa ha ilawin
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 года назад
Masha Allah reer soomalind dhalad dhashii shiikha
@abdikani4714
@abdikani4714 4 года назад
Maxay dee war reer muqdisho dhaha
@hawrarsanhaldhaa750
@hawrarsanhaldhaa750 4 года назад
Wrya sakariye jikaartaw ani hadad azxptayda zo galin lahyd meesha camerada agteedaan kga carari Lahaa🤣🤣
@calizaki9862
@calizaki9862 4 года назад
Waar nio Reer burco mobilda lacagtu kama dhammataba shaw Reer ibnu Taajir aYaan u aqoonsadaY🤘
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 года назад
Hhh haaa
@sihammohamud493
@sihammohamud493 4 года назад
Hhhhh waar waa ila wadaaag😂😂🤦‍♂️
@khathrauhmeth982
@khathrauhmeth982 4 года назад
War free panu zidana hadanu reer purco nahay 😍
@alijooker2075
@alijooker2075 4 года назад
war wa whats app call
@najmamohamoud6014
@najmamohamoud6014 4 года назад
Hhhhhhh sow ma aragtid
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 4 года назад
Waryaa yasiinow ciyaarta nagadaa🤣🤣🤣
@abuukarxasan3609
@abuukarxasan3609 4 года назад
Alla jcliyaa heeeer burco waa Meshii iigu horeysay aan haarakow kucanay Hhhhhhhhh
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 года назад
Hhh uxiise harakooo
@mahadmaxamud283
@mahadmaxamud283 4 года назад
Wxaad ku xigziisaa dadka isjecel in ay is dafiraan
@mounajama7625
@mounajama7625 4 года назад
Ala mayee taydh ku cabay
@muneirch0ma268
@muneirch0ma268 4 года назад
@@mounajama7625 MXD ZAMYZEY WLL
@xaawamaxamed7885
@xaawamaxamed7885 3 года назад
Haa waa runtaa amba waa halki igu horeysa aanka cuno guji yacnii harakoo bilaasha
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 4 года назад
Waxani waa wax laysla og yahay🤣 Reer burco Somtesha (Muraadka) ayaa isticmaalan hhh🤣🤣🤣
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 года назад
CABDIRAXMAN INDHO caqligaaga Ayaa Kugu Yar 🤣🤣
@ladanfaysal7765
@ladanfaysal7765 4 года назад
😂😂😂😂sakariye Maalinta dabana jcylkaaga ku dheh wn ku nacey ayad odhon donta
@ina_duraan14k
@ina_duraan14k 4 года назад
Qofki ugu horeeyay ee daawada Fadlan Like ❤️❤️❤️😁
@safiabashiir5491
@safiabashiir5491 4 года назад
18:48 hhh hawshii ka waran ninkii meeshi ma u dirta
@falisbintumahamedfalisqlis8407
@falisbintumahamedfalisqlis8407 4 года назад
Dadka heys ku dirin walalo yanan adna ku nicine 😀😁
@Abdihaaliq
@Abdihaaliq 4 года назад
Hhhhh wllh wax waalan aa thy zakariyow horay usoco
@abdihakimsulaiman4241
@abdihakimsulaiman4241 4 года назад
Waryaaa Sakariyow Dadka Ha isku Dirin nio Saatahay😂😂😂
@cabdiraxmaanismaaciil7908
@cabdiraxmaanismaaciil7908 4 года назад
11:50 nimankaasi waa sxb dhab ah walahi sxbkii waa u ka qadan waayay arinkaas
@Cabdizaki1
@Cabdizaki1 4 года назад
waa prankiga kaliya ee iga qosliyay sakariye jakarta talowu ma ku jara subscrib ta hehehe
@mariamdaahir7130
@mariamdaahir7130 4 года назад
Wa guruuc caadiya hdalkooda k helaa.....💖 Rer waqooyi 😁❤
@mohamedsulayman2340
@mohamedsulayman2340 4 года назад
😍😍😍😍😍 more love❤😘 wll
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 года назад
Waxana jecal wilkomm 🇮🇹🇮🇹🤚✋
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 4 года назад
9:12 af talyaani buu sudhay kaasi waa huf wlhi awalba dheeraad bad isku ahaydeeen sidaa noo detegaree waxayaga kulahaa ina tabeelo obeelo🤣🤣🤣🤣
@caydaruusyare9458
@caydaruusyare9458 4 года назад
Kkkkk wxn u malenaya kaas talyaniga laga so tarxiilay
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 4 года назад
@@caydaruusyare9458 heheh Yaabay wlhi
@caydaruusyare9458
@caydaruusyare9458 4 года назад
@@zuhuuradem3392 hhh
@zerpwron8696
@zerpwron8696 4 года назад
Nice Game bro😂😋 You're Amzing skills😱
@farxaanaliiidle8360
@farxaanaliiidle8360 4 года назад
Su. aal xume waan ku salaamay
@muqtaaryare9368
@muqtaaryare9368 4 года назад
😂😂😂😂 suaaalihiiisu waa iska madhax
@falisbintumahamedfalisqlis8407
@falisbintumahamedfalisqlis8407 4 года назад
Su aal xume wn ku salamey bro su aalaha xun iska daa qofna saaxiib kii ma nici karo bro 😀😁😂
@Ahmed-li4bw
@Ahmed-li4bw 4 года назад
Zxp qaali dadkn aad prankiga Ku samaynyso waa dad aad islo ogydeen maaha dad aad si kedisa ula kulanty midkle maagalda dhexdeeda ama warooyinka mxd u istaagi weydey .....hhhhh. ....waad na waalaysaa dadkn waad soo uruurisay noi
@mohamedhassanhassan1208
@mohamedhassanhassan1208 4 года назад
Umaleeya ani hata
@mohammedyasin1051
@mohammedyasin1051 4 года назад
Sidaas weye walaga so zhaqeeyay lkn waxmagaratadu run ayay moodysa
@awrgaadhiracay345
@awrgaadhiracay345 4 года назад
Wlhi wuu soo balamiya Waanigaa H dii Maree Xataa Qof dhaHaaya malaHan Lacag iguma jirtoH🤣🤣🤣🤣
@Fekradmaal
@Fekradmaal 4 года назад
Nio waa run dadka dhani xitaa waxay odhanayaan ii delete garee numberkayga
@muqtaaryare9368
@muqtaaryare9368 4 года назад
Haaaaa waaa dad ay isla ogyihiiin macal kuwan lawacayo film kan mid soconaya maaha 😂😂 saddex video oo uu soo duupay nin aaan toos ugaranayo baa kujira oo isagana sxb ay yihiiiin
@faysayusuf3427
@faysayusuf3427 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Qosol badana reer burco👀 waa dad iska funny Ah💯🙆‍♂️💯 burco gobolkaygi❔👋👋salan sare. Mahad sanid👈 jakarta
@mukhonour6336
@mukhonour6336 4 года назад
Imika cidba isma soo garaacde wa la is arkaa uun kulaa hh waa runtiiye hadal badan lama karayo
@jihaancabdiraxiim7321
@jihaancabdiraxiim7321 4 года назад
11:20 Ilahow sxb daacada mshllah😍😍😍
@CFCmight53
@CFCmight53 4 года назад
Dadkan haye ana ii delete gare da laso boodaya awalba saxibo ad isugu fcn ma ahayn maxa ka qaldan 🤣🤣🤣
@hxhx1511
@hxhx1511 4 года назад
Ina kabello ubeelo 😂😂😂😂😂😂😂 reer burco ina tageeraa
@zhaaficiapdirahman3267
@zhaaficiapdirahman3267 4 года назад
Arin fiican 😁😁 waa inankii mar walba ugu horeY jireY 😂
@Amshayy1234
@Amshayy1234 4 года назад
11:54 walahi wilkas fananda cad saaxib qaaliyuu heesta mansha alah ❤️❤️❤️
@xabiiburaxmaan5994
@xabiiburaxmaan5994 4 года назад
Zxp Zxptinimadu Waa Shay Aad ugu Qaaliya
@mostafasulthan4650
@mostafasulthan4650 4 года назад
😂😂😂😂😂wlhi blahi zakariye jakaarta bro vedioyadadu aad bay iiga qosliyaaan Somali prank sheegta kan ayan is dhihi karaa 100/100 wa ruN🙏🏾👑keep going brother
@ayandiamond4734
@ayandiamond4734 4 года назад
11:54 wiilkas sxipka nolosha weeyi is ilaashda ❤👍
@akaafikc5047
@akaafikc5047 4 года назад
Waa zxptimo Aad iyo aad u weynaaty wllhi
@fatushbbe689
@fatushbbe689 4 года назад
Nasab wyeh wlhi wiilkaaas 👀👀
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 4 года назад
Aaaad wlh😪
@apdirahmanawil9380
@apdirahmanawil9380 4 года назад
Ayan Diam0n wa Runta Nin la ilazhad0 Weye wanan ilaazhan D0na thnkz
@princesstaslim4708
@princesstaslim4708 4 года назад
Waxaa iku qosolka badna ninki dhahayey labo dowladod ma nahin xitaa aniga qudheyda SAA,I'd uqoslay dadka I ak fadhiyey miyad walatay ayay idhahen waa maxay qosolka walal janalkaga waan Ku nafisa
@sabrinaa2449
@sabrinaa2449 4 года назад
Niinka dadka madxo isku galiyy reer burco mskinyal
@muusemohamoud1548
@muusemohamoud1548 4 года назад
WaR zhp dadka ha isku dirin taaz waa anshax xumO wll inta igu Raacsan like ta igu qaptA
@djabdikani4387
@djabdikani4387 4 года назад
AderOy WaxD isla OgTiHiiN Un InGa IlaliYa Waa FaHiM WaxaNiYee ZakariYoW Zhp waD FahmiYe 👍
@bahjailkayarbahjailkayar2048
@bahjailkayarbahjailkayar2048 4 года назад
SakariyahaYga😁♥️🥰
@scwscw3047
@scwscw3047 4 года назад
11:18 hat's the reall friend .wlaaahi
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 4 года назад
😅😅 this is how pranks should be well done sakariye 👍🏾👍🏾
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 года назад
Ila meerayso
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 4 года назад
*Waxa iga qosliyay Kan leH war iLeen xidhiidh dowladeed inama dhaxyaalee maxaad leedahay Hada* 😂🤣😂🤣😄😅😃👋 . *Sakariye bro waxyaalo badan ayan kaa sugaynaa ee horay usoco 💯💯 Keep going KAAPE* 👍
@zaahirahmed390
@zaahirahmed390 4 года назад
Yes FirsT aHaY MaaNta
@johnliverjohn2190
@johnliverjohn2190 4 года назад
Sakariye jakarta saxib aadban ku tagera walahi wan ka helay barnaamijyadada hore usoco saxib
@khadarxiis6065
@khadarxiis6065 4 года назад
Waar zakariyaw umada ha waalin🤣
@abdihaji6830
@abdihaji6830 4 года назад
17:40 war ninkii xasan harakooba halka iga muuqdeee
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 года назад
Hanad Buu zheeGtayE😁
@tm_isiibo_a_kusiistee9663
@tm_isiibo_a_kusiistee9663 4 года назад
Jakartow sxb magaalda burco waa lagaa bartay gobaladaa kale aad
@hunguridhubuq3275
@hunguridhubuq3275 4 года назад
idnafaquuna maala deeTo ina kapuuLo😂 Caydaaaz cida taqaan iizheeGa
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 4 года назад
Macalin ayaa nagu odhan jiray waryaa anagoo tababar ciidan ku jitrna
@daauudaxmed4622
@daauudaxmed4622 4 года назад
War Somtel reer Burco ma bilaash bay uga dhigtay
@ikranfani6835
@ikranfani6835 4 года назад
Haaaa malahadeee😓😂😂😂😂
@onkodweeye4332
@onkodweeye4332 4 года назад
Wll dadka Ha isku dirin maxaa yeelay dadka waakala Qalbi jilcanyhiin qaarbaa Naxaya Qof muslima oo aad ka Nixisay waa Danbi Maalinka aakhiro waa lagu waydiinyaaa
@mazzimzoli5512
@mazzimzoli5512 4 года назад
Reer Burco jeebka maba gashtaan miyaa telefoonka gacanta uunbay kuwada wataanee wiil iyo gabadhba
@dahabobintumaxmuud1826
@dahabobintumaxmuud1826 4 года назад
haa wll gobolada somaliland wa magalada kaliya kalson losito mobile
@amiishamoha8470
@amiishamoha8470 4 года назад
SakariyeH wllhi funny baa thye AnaGa nOo imow 😂😂
@abdirizakbashirahmed1294
@abdirizakbashirahmed1294 4 года назад
12:00 Wiilkaasi wuxuu yaqaan saaxiibtinimadda dhabta ah.
@ahmedfardaws9494
@ahmedfardaws9494 3 года назад
Wllhy wa fig rad fican
@mamduuxismail6077
@mamduuxismail6077 4 года назад
Sakariye nin iga qosliya bro hore usoco
@awrgaadhiracay345
@awrgaadhiracay345 4 года назад
xataa Qof walipa Mopilka Gacanta kusii Hayaaa Jeepada kasoo saarayaa Inta ila aragtey iney isla ogyiHiin 🤣🤣🤣🤣 Like
@amiishahasan3936
@amiishahasan3936 4 года назад
Wax Laysla og yahay🤣
@munestervlog4500
@munestervlog4500 4 года назад
Sakariye xabada wankugu fane wax aan laga soo shaqayn inoo keen
@akaafikc5047
@akaafikc5047 4 года назад
Pranki ma Aha wllhi zaki Zxptaada kan Daacad ku Ah iyo kan kale lugaha ka jaraayo waa kala fahmii 👏👏👏keep going pro zakaria
@ibrahimmbariise6935
@ibrahimmbariise6935 4 года назад
Reer Burco English kooda noosoo samee walal.... 😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣
@sultanzahardid6926
@sultanzahardid6926 4 года назад
MA REERMII AYAAD U ARAGTAA REER BURCO BAJUUNYAHAY
@ibrahimmbariise6935
@ibrahimmbariise6935 4 года назад
@@sultanzahardid6926 walal baajuunna maahiye niicda iyo baraaciska ila dul tag.... Oo kaftan iney tahay meesha orodoo hooyadaa soo weydii iyo umadaba...
@AnwarAli-wh6gd
@AnwarAli-wh6gd 4 года назад
Waar zxpky ayd isku kaya dirtay nio sakariye jikata😂😂😂
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
Ciyaal yahow ciyaalku dhaley no delete garee numberka 🤣🤣
@maxamedsaleban3304
@maxamedsaleban3304 4 года назад
wlhy zhp qosol ayay naftii iiga baxday hore usoco zhp
@8dsomalisongs319
@8dsomalisongs319 4 года назад
9:10 😂😂 in kabeelo KULAAHA😂
@xilojano2581
@xilojano2581 4 года назад
Inanti qali qali ku subcinysay pranki hore e jcylkga lcg waydi kuwa la qaracayay ku jirta yaa ila dareemay
@bileabdillhidirie1184
@bileabdillhidirie1184 4 года назад
Reer burco waa lacag ley iyo filin lays la ogyahy
@zadikahmed1314
@zadikahmed1314 4 года назад
8:37 ileen laba dawladood ma nihin markaad xidhiidhka ii jarauside 😂😂😂😂😂
Далее
Good deed #standoff #meme
00:15
Просмотров 336 тыс.
ILA QOSOL CAMERADA QORSOON AJ & AZONTO PRANK PART 2
8:06
Videogii IGU QOSOL BADNAA AN SAMEYAY FAKE PRANK😂
12:05
HANIYA MA SHIRQOOL MISE? AMAR ALLE LAAKIIN
17:16
Просмотров 8 тыс.