Тёмный

Ninkaaga oo gabadh kale la joogo maxaad samayn lahayd 💏 Kkk 😂😂 

Sakariye Jakarta
Подписаться 234 тыс.
Просмотров 75 тыс.
50% 1

FADLAN SUBSCRIBE DHEH SI AAD U HESHO WAX KASTA OO CUSUB

Опубликовано:

 

16 дек 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 543   
@maxamedbaashe6488
@maxamedbaashe6488 4 года назад
Ilaahay baan kugu dhaarshayeH Liketa hayla dhaafin Wll
@cabdiraxmaancismaan456
@cabdiraxmaancismaan456 4 года назад
Waar hana dhaarin ee waxba kuuma taraysaa naga tag waryaa kuu saarin maayo walaahi
@umuanas9666
@umuanas9666 4 года назад
@@cabdiraxmaancismaan456 🤣🤣🤣wiilka tuugsiaga maxaa umaagtey wll
@cabdiraxmaancismaan456
@cabdiraxmaancismaan456 4 года назад
@@umuanas9666 waa uuwaalan yahay wllo
@maxamedbaashe6488
@maxamedbaashe6488 4 года назад
@@cabdiraxmaancismaan456 orodo LA meeraysoH liketaada xun hangararaac lug uma dhiteyehe
@janogalechannel9013
@janogalechannel9013 4 года назад
Mxd kafaaiday
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 года назад
*Odayga fadhiyay ee ugu horreeyay waa oday Caaqil ah oo wax garad ah* Haddaad ila aragti tahay *Like iisaar*
@FatimaBahja73
@FatimaBahja73 4 года назад
Waa run waxbuu hubsanaya
@jilacowshukrishilin2987
@jilacowshukrishilin2987 4 года назад
Dhalinyarada Reeer burco waa bilaa aqli lkn odayasha reer burco waa dad caaqiliin ah
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 года назад
@@FatimaBahja73 Haaheeey
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 года назад
@@jilacowshukrishilin2987 hhhh Taas anigu caddeyn uma hayo .. FROM *muqdisho*
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 4 года назад
Ahmed hillaac omg Geesi ogega🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
@cabdiraxmaancismaan456
@cabdiraxmaancismaan456 4 года назад
Inta quraanka kariimka jecel lagta dhac kusii alle dartii sxb
@khaadanxasaan5621
@khaadanxasaan5621 4 года назад
Odayga uhoreeya waa wax garad masha allaah allow caqliga kuu daa
@suldaankabeesha8650
@suldaankabeesha8650 4 года назад
Khaadan Xasaan amen naagtayda iyada cadkeeda leh ninkay donto hasiiso
@hilaacmedia6449
@hilaacmedia6449 4 года назад
Haadad hoyoyinka jeceshahay like ta saar
@cibrahincibrohasan1615
@cibrahincibrohasan1615 4 года назад
Nay jishood💝💖💓💗💕💕
@mustafxasan7936
@mustafxasan7936 4 года назад
Odeyga da adisa iyo caglagisa wey isleyihiin
@abdullahimohamed1966
@abdullahimohamed1966 4 года назад
Reer burco love you from Russia ❤️❤️
@abdymohamud2874
@abdymohamud2874 4 года назад
Love too from USA
@fawazfowzi1478
@fawazfowzi1478 3 года назад
Hello hello from mars
@youngboss9741
@youngboss9741 Год назад
@@fawazfowzi1478 hello ftom guskeyga Markaa toqonow
@fawazfowzi1478
@fawazfowzi1478 Год назад
@@youngboss9741 garacan muxuu leeyhy
@hajjzayd3707
@hajjzayd3707 4 года назад
Odayga... Si wangsan ayu u hadlay aqli
@rasmiaadan7406
@rasmiaadan7406 4 года назад
Reeer burco iyo sakariye jikarta iinoolada😂😂😂🤩🤩🤩
@FatimaBahja73
@FatimaBahja73 4 года назад
Ninka Ragga ah arinkaas dambi kuma ahan lkn inanta waa kudambi
@Abdihakim.Ali_10
@Abdihakim.Ali_10 4 года назад
Gabdh Wx garada❤ 🤝🏼
@Burcawi24
@Burcawi24 4 года назад
فاظمة حامد way ku tahay yaa kuu banayay inaad gabadh aanad qabin meel cidlo ah kula khalaawootid ama kula hadashid
@drsbushraibrahimali2293
@drsbushraibrahimali2293 4 года назад
Wlshey ninka Yaa ubabeyay gabadha Siday ugu bananayn ayanay ninkana ugu bananayn guur labad ayunba ubanan
@Abdihakim.Ali_10
@Abdihakim.Ali_10 4 года назад
@@drsbushraibrahimali2293 Horta Waxa Gabdhu Ka Hadashay Fahan wlo Ninku Gabdh Kalle Wuu shukansan karaa Denbina Maha Oo Waa Loo baneyey Lkn Gabdh Laqabo Oo marwaa ninkalle lama shekysan karto Waana Denbi Waana Ceeb
@drsbushraibrahimali2293
@drsbushraibrahimali2293 4 года назад
@@Abdihakim.Ali_10 Wan fahmay włlo wanan oghy inay xaram thy lkn su,al anku waydiye ninka Isago orih leh ma xalalba inuu gabadh shukansado mise waaba xalaal Ninka ragga nabi maxamed Scw wuxu ino shekay gabadha uu damco inuu guursado lkn hala shekaysto diinta gormay xalal ka dhigtay ilayn murxam mahe
@senyoritashushu5703
@senyoritashushu5703 4 года назад
Waxaa la leeyahy maxaa odayaasha loo guursanayaa dee caqliga saliimka ah ayguu ku jiraa
@salmamoha2965
@salmamoha2965 4 года назад
Aniga Mana dileen waxbana Kuma Sameeyeen qof Bila Adam wax ugayskiisa igu Wata Waxn samayn lahaa Marku Guriga yimaado ayn odhan lahaa warqadi uun i diyari labada qof Markay qoyaano dhex timado inay kala guuraan aya fiican
@aminahassan7900
@aminahassan7900 4 года назад
@raniaa4328
@raniaa4328 4 года назад
Aniga waan hubsan lahaa ileen marki hore ayuu balan iiga qaaday inusan naag kale eegenin 😂😂
@fartuunfilsanoficial3290
@fartuunfilsanoficial3290 4 года назад
Salma Moha aqil baa tahay caruurta hooyadod noqotana waa nasib badan yihin Ninka Naftisa noqotana waa nasib badan yahay
@kasmiaragsan8168
@kasmiaragsan8168 3 года назад
@@raniaa4328 waa sax midaas inee qarabo yihiin laga yaabee adi cebowdo
@abdidarwiish740
@abdidarwiish740 4 года назад
Innta tidhi ninka ilaahay baa 4 u baneeyay ayaa runta sheegtay
@amiinabdirashiid3724
@amiinabdirashiid3724 4 года назад
Taa halay isoo radiyo anaa ubahAn oo yurupta keenayaa caqligeega siduu ishuqayanayaa ayaan Ka helay love you gabadhaas bas
@sitrahinaali9753
@sitrahinaali9753 4 года назад
HA
@sharafcabdiwali4160
@sharafcabdiwali4160 4 года назад
@@amiinabdirashiid3724 kkk akhi gabdhaas waalaguu soo radinaa
@munaquule4959
@munaquule4959 4 года назад
Kkkkkkkkkkkkkk
@abdidacar4095
@abdidacar4095 3 года назад
Way is leedahay Mooyee runta markay tagto, baalahay ka rifaysaa kaayeeli mayso
@zeynabaadan7776
@zeynabaadan7776 4 года назад
Wlhi reer burco waa funy ah dhamaanyod😂😂😂😂
@xasankeyse6648
@xasankeyse6648 4 года назад
Nin waliba cadkiisa isagaa xag uleh kulahaaa kkkk war zxb zakariye waa suaal layaab leh
@xasankeyse6648
@xasankeyse6648 4 года назад
Mhdsnid zxb aan aad ujeclhy baad tahay sakariye lkn isma naqaano zxb nolow
@cabdiraxmaankoronto3806
@cabdiraxmaankoronto3806 4 года назад
Qofwalba cadkiisa isaga ikhtar uleh😂
@sadiiqduceysane1566
@sadiiqduceysane1566 4 года назад
Walal cabdiraxmaan koronto Allaha ku sharfo ee channelkaan subscribe nagu saacid adna wuu ku anfici doonaa I.A mahadsanid ru-vid.com/show-UCnY_qLX9ngw4F50-Wdte58A
@cabdiraxmaankoronto3806
@cabdiraxmaankoronto3806 4 года назад
Hye Zhp qli
@akaafikc5047
@akaafikc5047 4 года назад
7 :32 xaasid sanaa gbrta 🤣🤣🤣🤣Bbe saan ma iku sameyn lahed lacala Haddii dhacdo 🤣🤣🤣🤣🤣Arimahan oo kle 🙏🙏lkn Rag Burco ku nool Gabar WALASHAA scml marka Xaas dhaha waa wareery runtii
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 года назад
Gabadh talaqaba unaqaana dee
@akaafikc5047
@akaafikc5047 4 года назад
@@raxmaali3516 sug kan ee dhaleen mxaa dhahaa marka
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 года назад
@@akaafikc5047 inan teeydi bey dhahan 😂
@asmaabdulhi5209
@asmaabdulhi5209 4 года назад
😂😂😂😂😂😂odayiga ugu horeya waan idnsalmi
@amranali1490
@amranali1490 4 года назад
Odayga u horeyo waa wax garad💯
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 4 года назад
Waad ogahay saw maha in kolba kii ku sambeeya uun warkooda iyo warankoodu uun uu galo hhhhhh
@suldaankabeesha8650
@suldaankabeesha8650 4 года назад
Naagtayda ikhtiyarbe ledahy ninke rabto hasiiso cadkeeda xata
@aymandiino7489
@aymandiino7489 4 года назад
Hhhhhh midkasta cadkiisa isaga ikhtiyaar ule inta igu racsan likta igu qabta
@updiraxmaanahmett7361
@updiraxmaanahmett7361 4 года назад
Odayga yari waa xarabo kulaha xata iskago la ciyara waxb kum zameysn funy wlhi inta ila aragtay likeTa
@mariajamac1897
@mariajamac1897 4 года назад
Gurigan odhan lahaa ku zharaapa ku tee😥😥dhiiga lagaa jaq doqonzana😂
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 4 года назад
Kkkkk adigu waadba cadhootay sidii hdlku in uu dhab yhy oo kale balse midaa miyaan heli karaa wlly hhhhhh aad bay iiqancisay walee
@asmamohamed3628
@asmamohamed3628 4 года назад
Anigu wxaan sameyn lahaa waan salami lahaa uun jaw
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 4 года назад
Salaan kadibna
@mostafasulthan4650
@mostafasulthan4650 4 года назад
Gabadhaz😏😅wa fariid Ragga ilahy 4 bu u baneeye Naga baandheeYa😅
@nimcocaday9138
@nimcocaday9138 4 года назад
Warun allle 4 ayuuuu ubaneyey
@ridwanmaxamed2212
@ridwanmaxamed2212 4 года назад
Waaba ninkaga oo naag la jooga uso kaxee oo guriga ukeen waba isku gubilaha laboodaba
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 года назад
@@ridwanmaxamed2212 😂😂😂😂😂🤭🤭🙈
@almaantube9109
@almaantube9109 4 года назад
@@nimcocaday9138 waad I infacesaa
@sahracumar6205
@sahracumar6205 3 года назад
4ta ma milix.badsinaysaa hhh
@falisbintumahamedfalisqlis8407
@falisbintumahamedfalisqlis8407 4 года назад
Sakariye waxan kaso salamaya laascanod wna ku taageeraa wlhi wlky ilah hano ka daayo 💏💑❤❤💋💋
@Abdihakim.Ali_10
@Abdihakim.Ali_10 4 года назад
LA"❤🙋‍♂️
@samiirabdi9015
@samiirabdi9015 4 года назад
@@Abdihakim.Ali_10 😁😂😁😂😂
@abdiasis5382
@abdiasis5382 3 года назад
Qaw
@yuusufmadar5071
@yuusufmadar5071 4 года назад
4:49 wn yara buqiujin lahaa😅😅😅😅😅😅
@Janno190
@Janno190 4 года назад
Jacket blue www runtis hubso masayrka ha soo horaysiine
@Cabdizaki1
@Cabdizaki1 4 года назад
odayiga yar wuu iga qosliyay intaan salamo ayan sii dhaafi lahaa kuye heheh Reer Burco waan Aamin sanahay Hadan nahay Jigjiga one love Burco
@muste123
@muste123 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣dumarku qaldami karaan haloo dulqaato.💕💕
@abdiabdaleofficialchannel5131
@abdiabdaleofficialchannel5131 4 года назад
Legend wafeeeye ba halka iga muuqda cali
@Rghtman308
@Rghtman308 4 года назад
Zakariye jikarta ma jacaly baa kugu dhacay maalin dhawayd bilaa gabdh baad ahhyd masuul sidee wax u jiraan kkkk. Inta comment aragtay Subscribe ii saara.
@mohamedalinur7381
@mohamedalinur7381 4 года назад
Waan idhin salamaya bye bye baan leyahay thanks 🙏
@sakariyeabdilahi8931
@sakariyeabdilahi8931 4 года назад
Mncha allh Taayari fariid weeye Raga afar loo baneeyey Fariid walahi
@khaalidaadan841
@khaalidaadan841 4 года назад
Kkkķkkk
@afkuxooglechannel174
@afkuxooglechannel174 4 года назад
Hhh sun bay tidhi walaashay xaasidsanaa sunta ka daa baanu leenahay hhhhhh
@mohabkofficial4755
@mohabkofficial4755 4 года назад
Fast commen like iisara
@nurdinomer7684
@nurdinomer7684 4 года назад
Nin walba cadkiisa isagaa leh Kulahaa ciyaalkii hore🤣
@aminahassan7900
@aminahassan7900 4 года назад
Hahahah naa Aminay🤣🤣🤣🤣
@shaadirigatube
@shaadirigatube 4 года назад
Jakarta nin wayn suaalo waawayn 😂
@brotherking8909
@brotherking8909 4 года назад
Ninka kagamaan hadliyeene Feedhahaan Daadin lahayn 😂
@axmeddaacad1089
@axmeddaacad1089 4 года назад
Oday Cali Axmed Diiriye ader Adigaa runta shegey ☝
@iamsomalilander5485
@iamsomalilander5485 4 года назад
Sababta ay u wada taagan yiHiin ayaa ka wayn markaa inay wada taagan yiHiin waxa ka muhiimsan waxay u wada taagan yiHiin inan ogaado😂😂
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 года назад
Barmaamijkay sugaayan dee
@iamsomalilander5485
@iamsomalilander5485 4 года назад
@@raxmaali3516 😂😂
@quruxdaafirca2945
@quruxdaafirca2945 4 года назад
Odeyga wuxu dhahy waa nusbu dhahay waa geesi wax garada m.a🙏💝
@Ayuub535
@Ayuub535 4 года назад
Gabadha koobaad hadalka aytiri kawran
@quruxdaafirca2945
@quruxdaafirca2945 4 года назад
@@Ayuub535 bisinka taasi waxlad khatara qofkaga waa inaad wax su.asha marka hore
@Omarmohamed-yp1ev
@Omarmohamed-yp1ev 4 года назад
Sagal bile wll markaad xilka iyo doorashada u ordaysaan boqoley baad ku tartantaane luuqa markii lugugu qabtay maxaad nuska ugu gaban
@Abdihakim.Ali_10
@Abdihakim.Ali_10 4 года назад
Adoo Lagu qabo Maar Rabtaa Inad Meel Kalle Kasoo Tuurato
@Omarmohamed-yp1ev
@Omarmohamed-yp1ev 4 года назад
@@Abdihakim.Ali_10 zxp gabadha ka xishood nio
@Ahmeto536
@Ahmeto536 4 года назад
😂😂😂 Aryaa Sakariye Sxp Burco Daadbaad ka fuudhay wllhi
@naztehofarhan278
@naztehofarhan278 4 года назад
OdeyGa kowaad wuu is giijinyaH😍😎🤣🤣 kulaHaa caqali mlaHa
@muunahaldhaaxasan4414
@muunahaldhaaxasan4414 4 года назад
Anigu hadaan arko ninkaygoo naag lasheekaysanaaya waraaqdaydaan ka qaadan lahaa wlee wax kale ima maraan sabab tuu naag udoontay haygaga maqnaado waa saas go aan kaygu 🙏✋✋waan idin salaamayaa dhamaantiin
@siciidapilaahi3026
@siciidapilaahi3026 4 года назад
Hhhhh aniGaH wlaHi odayga iGa qozliyey😂
@amuunrashiid8650
@amuunrashiid8650 4 года назад
Reeer burco waa dad walwaalan wallhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 года назад
Ada waalan hana waalin
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 года назад
Cey du reeban
@faarahali3483
@faarahali3483 4 года назад
Odaga ugu horeeyay waa nin wax garada wofkasta cadkiisa asagaa leh
@bahsanabdihasan8057
@bahsanabdihasan8057 4 года назад
Bye bye bn odhan laha🤣😂🤣ala beerka
@nomadqueenmoha5787
@nomadqueenmoha5787 4 года назад
Anni waa jafi lahaa haddan naag ku arko 🤣🤣ama haddan xirxiro ayaa qaniini lahaaa ilaa ciilka iga baxo 🤣🤣🤣
@aligli3964
@aligli3964 4 года назад
Odayga fadhiya dumarka aadbu U daciifiyay Caqligoda iyo garadkoda Ninkas inad muqalka ka jarty ahyd Wll Zakariye wa fikirkayga 👍
@samaraabdiweli2905
@samaraabdiweli2905 4 года назад
Adiga un ba wax fahmay wll dadko dhami waxay leyihin wa ogahy caqli badan lkn qof dhan oo illhay abuurty ayu leyhy sida xoolaha caqligu kuma filna
@istahilibrahim5633
@istahilibrahim5633 4 года назад
Jacfar Bosio hno waa runta hdii ilhy 100 idinka dhigy anagana 50 aan nahey taas macnahedu mha in uu caqliyan noga vcn yahey
@aligli3964
@aligli3964 4 года назад
@@istahilibrahim5633 aad iyo aad wll qof jahila uunba dumarka xaqiri kara
@mucaadmuulla2289
@mucaadmuulla2289 4 года назад
Dumarku waa nis taas hadalkuma jiree kadaa muranka
@muniiroah6013
@muniiroah6013 3 года назад
@@mucaadmuulla2289 nin dumar caayey waa nin hooyadiis caayey. Nin hooyadiis caayeyna waa caasi. Caasina naartaa hooygiisa ahaatey. Warku waa dhan yahay.
@jamiilamohamed3413
@jamiilamohamed3413 4 года назад
🤣intaan shumiyo odaygayga ayaan iyadana u iljabin lahaa naga qalee anagaa islee ohokadheh nayaa
@raniaa4328
@raniaa4328 4 года назад
Maxaa musalsal daawatay 😂 kow
@abdishakur5336
@abdishakur5336 4 года назад
noloshad fahanteY 🙏🙏🙏
@abdi-azizabdi-rahman674
@abdi-azizabdi-rahman674 4 года назад
Hhhy wixibad fahan san tahy
@AGR-nd5uo
@AGR-nd5uo 4 года назад
Odaygasi waa dumar yaqaan dhibna ma leh oo waa la gorfeeyaa arinta good waan ku ogaa odayaal noocaas ahi burao
@amalitappe957
@amalitappe957 4 года назад
Duqyashi Aaba fikirayan carurto waa eber dil iyo balyo ku fikirayan🙄🙄🙄😥
@suldaankabeesha8650
@suldaankabeesha8650 4 года назад
amalita ppe ma dileen anigu cidna nagtyda oran laha ninka kaso gur shekada cadkaga ikhtiyar uledahy
@wizzoflove2804
@wizzoflove2804 4 года назад
4.07 war heedhe gabadhu caqli badna😱 oo doqonsana hadana 😍
@Flame22144
@Flame22144 4 года назад
Wizz Of love ma aragtay🤣
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 4 года назад
Waar hadalka hore ku daa, waa caqli badane
@cgf383
@cgf383 4 года назад
Gabadhaaz oo kle alaha noo wada sahlo afar banayska ah
@gurayabdalla5828
@gurayabdalla5828 4 года назад
Hore Usoco bro wxd Ka mid thy Youtprkska Talentga leh Hdba Barnmj macquul ah ayd lawadagta bulshada Go Fwrd bro
@silentjoker9393
@silentjoker9393 4 года назад
Anigu waxbaan hubsan laha sakariye Jakarta oo miidhan ba meelaha microphone la wareegaye
@mustafka1237
@mustafka1237 4 года назад
Warsame siciid Maxamuud:- "waan salaami lahaa, waan dhaafi lahaa" Ninkaasi waa Nabaddoon. 🙏 Respect Sir
@elhaamiomer5425
@elhaamiomer5425 4 года назад
3:40 Inantasi macaankibayna fahansaneyn 😂😂😂😂😂😂 Naagta anigu wan rifila .😂
@khaledhussein6716
@khaledhussein6716 4 года назад
Mcaankee wll😂😂
@elhaamiomer5425
@elhaamiomer5425 4 года назад
@@khaledhussein6716 Midan ogey wll 😂😂😂
@hamsehassan83
@hamsehassan83 4 года назад
Elhaami Omer Wixipanay Fahmayn Yaa u sheega in an la haynpa macanka🤣🤣
@abdishakurfarhan1563
@abdishakurfarhan1563 4 года назад
Mcnka in lagula share greeyo way thy ilaahay ba idhi ee wlaashaa u nx elhamey hka dhanaansto mrkeedee
@empireandkingdom1355
@empireandkingdom1355 4 года назад
ELHAAN XASIDSANA NA inanta WA wlsha o KLE KA naxo wxun iskga furfur yanay isha iskapuladu kgu dhicne
@laacbumanctyc.qaadirilamee9289
@laacbumanctyc.qaadirilamee9289 4 года назад
Asma cali yuusuf waliihi waa qof aqli badan
@apdiqalbidhaye9669
@apdiqalbidhaye9669 4 года назад
Sakariye Jakarta zxp samee Video "goormaa malcaamad kuugu danbaysay" 👌👌👌👌👍👍
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 4 года назад
Su'aal asha waan soo dhawaynayaa
@mohamedbluetooth2943
@mohamedbluetooth2943 4 года назад
Dumarka in bilaa caqli lagu tilmaamo waan ka soo horjeeda 👋
@alimaalim6403
@alimaalim6403 2 года назад
Walahii waaa ruun naaag waa ciyaal Cagaa weyn ..... wa caqlii laaani nisaaaa
@khadijagulied879
@khadijagulied879 4 года назад
Reer Burco iyo zakariya jikarta salana sare hore usoco dhamana Tena
@aziyaruun9287
@aziyaruun9287 4 года назад
Ala ma aabahaybaa is ku fikrad saninaa 0:14
@jamiilahashi181
@jamiilahashi181 4 года назад
dadkani kamarada ayay ka dhacayaane mar hore ayay khaarajin lahaayeen 😂😂😂gaar ahaan raggu
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
waan salaami lahaa waan dhaafi lahaa odaygaasi wuu iga qosliyay wlhi 🤣🤣🤣
@sedaabdilahi3106
@sedaabdilahi3106 4 года назад
Anigu waxban hubsan laha 🙏🏻
@user-dg6hd6xf4d
@user-dg6hd6xf4d 4 года назад
Suaalahan madhaxaa nagadaayoo suaalo caadiya soo gali inta igu raacsan like iisaar
@Zaara656
@Zaara656 4 года назад
Anuu wxn samayn lahaa Inta yr ee uu la waalanayaba intaan maqas kaga jaro ayaan bisadaha u dhigi lahaaa hhhhh kaftan Lee waye qaar badanbaa hoosta is qabtee ha iga xanaaqina inamo wllhi maan yeelen anuu in uu la istaage inuu jaleeco man u ogalaaden
@bashiirsomaliofficialchenn7763
@bashiirsomaliofficialchenn7763 4 года назад
Mr jakarta aad bn ugu taxanay channel kaaga sxb waa cajib iga wale. 😂😂😂
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 3 года назад
Waan la hadli lahaa oo waan waydiin lahaa ninkaa ama naagtaa wuxuu ahaa markaan jaanis isu helin. GABAR MUSLIMEED AMA NIN MUSLIMEED DHIB HA U GAYSAN. # NAAGUHU MA WADA AQLI XUMA WAA SIDII RAG OO KALE. # Hubsiinyo Hal baa la siistaa #Kaadi badane waa loo gogol badiyaa
@clsamedckofficial514
@clsamedckofficial514 4 года назад
Waan dili lahaa ilaahay bàån kugu dhaariyee Like 👍👏 👏 saar ilhy waalidiintaa dambiyadooda ha dhaafee
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 года назад
Yaaahu😳🌚🙏
@maxamadateeno7915
@maxamadateeno7915 4 года назад
Anigu ninka lataagatahy waa dil lahaa
@Anshax_Music
@Anshax_Music 4 года назад
Sakariye jakartah shp ku taageeraah100%
@axlaamcabdi3094
@axlaamcabdi3094 4 года назад
Odayga ugu horeeya ayaa ugu shidan
@zadam_770
@zadam_770 4 года назад
waan soo dhayenlaah oo waxba kama qabo hhhhhhhhhh
@abdulahahmed447
@abdulahahmed447 4 года назад
Qof walaba cadkiisa isaga ikhtiyar u leh 😂😂😂😂😂
@girlshargiesa5607
@girlshargiesa5607 4 года назад
HH anu biyo bayla dusha kaga shubi lahaa
@wlldeeq5599
@wlldeeq5599 4 года назад
Qof kasta cadkiisa isagaa leh😂😂😂 odaygu armuu run sheegay
@maxamednuux8290
@maxamednuux8290 4 года назад
Odayga gadhka cadleh wlhy waa fantastic
@Abdihakim.Ali_10
@Abdihakim.Ali_10 4 года назад
Isku Soo Wada Duuduuboo Nin Walba Cadkiisa Isgaa leh Hduu Xafidayo Iyo Hduu Timir Xabal Taal Ka dhigayo 😂😂
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 4 года назад
Labadaba waan bireen lahaa ku yeh🤣
@Ateye07
@Ateye07 4 года назад
Asma cali yuusuf.. waa wax garaad aan lagu khasaarin.. alleh haku barakeeyo walaal..🙋
@mohamedyuusuf2896
@mohamedyuusuf2896 4 года назад
Odayga intuu marqaansan yhy ayuu hadalada wanagsan ku hadlayaa.mrkuu marqaanku ka baxo wlee xlku waa ka duwan yhy😅😀🤣😀🤣😂🤣😀🤣😀😅😀😆😃😆quuud awliyaad baa ka hadal siinaayo
@mohamedameen4439
@mohamedameen4439 4 года назад
Hadal Odayga Ugu horeyey baa dhameeyey huuno gabadhiisa ama ha i siiyo plz👍👍from Hargeisa
@hodanibraahim5526
@hodanibraahim5526 4 года назад
Ninba kaskii hdlyee qarkod waa mayedhaan lkn wx ksta waa hubsho bes ✋
@zerpiyajama5150
@zerpiyajama5150 4 года назад
Kulahaa wan idiin zalamayaa kulahaa like😂😂😂😂😂
@abdimoha5427
@abdimoha5427 4 года назад
Zakarai aad iyo aad wa ku salamay
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 года назад
Ill hay Rag Wuxu Nooga Dhigay Hor Muud Iyaga Ayaa Masuul Nooga Dhigay 👳🏼‍♂️ Ufiirso Wax Ayay Hubsanayaan 👏🥰👏👏 Ilaahoow Raga Noodaa
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 4 года назад
Odayga uhoreya dhab ahaan hadey ugu dhacdo sidaas masameyeen
@nuurahmet1385
@nuurahmet1385 4 года назад
Waa su aal wacan
@nawaalqurux7700
@nawaalqurux7700 4 года назад
Gobolkiii raga Purco❤️❤️❤️
@ruweidaabdi506
@ruweidaabdi506 4 года назад
😂😂😂😂😂😂😂 War zakariyow muqdishoo noo imow aad na wareesatideee
@elyahyelaaskawi2341
@elyahyelaaskawi2341 4 года назад
Anigu Ninka intaan Uyeedho, Baan Warqdeeda Ugu dhiibi Lahaa..👌😁 Orod adigu Meel La'aad H.wase..
@nasteexomaxamud5626
@nasteexomaxamud5626 4 года назад
🤣🤣🤣😂😂😂
@farhanyasin22
@farhanyasin22 4 года назад
Kkkkk
@sacdiyoabdi1565
@sacdiyoabdi1565 4 года назад
Kwrn haduu yahay qof qarabadeda ama ay asxaab un yihiin ma adigoona hubsan baa furi lahayd xaaaskaga
@farhanyasin22
@farhanyasin22 4 года назад
Mayah Hortah Waan Hubin Lahaa Wuxuu Yahay✋
@nazirpiihi7101
@nazirpiihi7101 4 года назад
Odayaasha ka hadlay meesha intapa waxan ka faa iday khiprad waxay uhadlayaan si waayo aragnimo leh hupsiimo halpa la siista🤗😍😍
@guulwadechannel9544
@guulwadechannel9544 4 года назад
Anigu waxan sameyn lahaa Intaan salamo 2dooda waan usheegi lahaa inan ahay ninka gabdha qabay inan ahay kadib xafada aadi laha xilige imaataa weydin lahaa xajiyo ninka yuu no ahaa kadib waxay ku jawabto kadib eegeenaa
@warzamefidaar9986
@warzamefidaar9986 4 года назад
Labada qof midba cadkiisa isagaa Leh😁😁😁😁😁
@mustafeabdirashid978
@mustafeabdirashid978 4 года назад
Keena wax murti ah Dadka bila murtida ah waxa lagu garta like i saar fuck off like ii saar
@ilwaadjibril3217
@ilwaadjibril3217 3 года назад
😂hodayga ugu horeya
Далее
TARTANKA CUNTO CUNISTA   SACIIDO  VS HAMDI
19:56
Просмотров 196 тыс.
maxaad u guursan wayday    ?  qosolkii aduunka kkk
17:39
Просмотров 443 тыс.