Тёмный

Prof Yahye Caamir" Qabuurahaas weligiis Talis ciidan ma noqon waa nasiib darro.. 

Daauus Media
Подписаться 192 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Опубликовано:

 

11 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 50   
@2daysago_
@2daysago_ Месяц назад
Talis ciidan...garoon diyaaradeed...garoon kubadeed...iskool...intaba in magaalo dhaxdeed laga dhigo ayaaba qalad ah. Ciidamada iyo garoomada magaalada ayaa banaanka looga bixiyaa. Tan waqti ayaa sheegi doono lkn waxa isoo gaartay in meeshan ganacsato laga gaday oo hoteelo laga dhisi rabo.
@user-bz9sf3mt8w
@user-bz9sf3mt8w Месяц назад
Xera ciidan bada seed ku dhaheey Xeradii ciidamada bada koosi yeeri. La dhihi jiray meesha. Dadka lagu tooganaaya gadaasheed 1988 anaa ciidamada bada gurmadkeygii. Joogay Buuraha ka dabeeya ee bacaadka. Waa jireen
@mahad9555
@mahad9555 Месяц назад
Qabuurihii "If iyo aakhiro" yaa xasuusto halki ay ku dambeeyeen?
@mahad9555
@mahad9555 Месяц назад
Safaaradda Djibouti soow qabuuro kuma dul dhisna? Ma iloowdeen qabuurihii xeebta mirinaayada?
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 Месяц назад
Prof aad ayaan ugu mahadnaqa inuu xaq ka hadlay waayo magaaladan waa taan ku dhalanay waana inan wixii dulmi ku socado aan iska qabano ninkuu doono ha noqade 'dowaladu waxey xamar ku heyso gumeysi io silic waa dhaafatey waana anago isku duuban aan ka hadalna siyaasad qariban ee xamar lagu haayo.
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 Месяц назад
Xassan Sheikh yeey weyan culimada waa dunni qateeh yaal xassan sheikh aafka kaweynaddey tulli foqool tulli
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Месяц назад
These days Culumadii qaar miino ayeey noola dhacaan qaar ne Property developers ayeey noqdeen! Yaa noo maqan hee! Kenya ne wa sidaas oo kale Guri aan kaa ibsho ayeey kudhahayaan!
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 Месяц назад
Professor yaxye caamire well said
@HappyCakeSlice-uy2xn
@HappyCakeSlice-uy2xn Месяц назад
Asc yaxye caamir fariintaan iiqaad walaal ii gaarsii reer abgaal unukaaleh waa sax lkn waxa aad leedahay ma lagu ciyaaraan mase waa la dhowraa? Waa ladhiwraa muqdisho in dad badan Ku noolaataan shacab weynahay abgaal iyo shacabka somaliyed oodhan Dan ayaa igu jirta in shacabka muqdisho soobato cidkasta oo kunool Dan ayaa ugujirta siiba abgaal waan ognahay waxa ugu badan oo guryaha kireysto waa abgaal iyo hawiyaha mar hadaad rabto inaad sameyso bisnis dad aad wax Ka iibsado ayaad ubaahan
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Месяц назад
waa kugu raacsanahay taas
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 Месяц назад
Waa sax Maashaa Allaah. Lkn iska dumi ma ahan wadaadadaan wax fadwoonaaya ayaa ka daran dawlada. Waa barakicin cad waaye. Lacag ayaa lagu siiyey . Baahida ay sheegaayaan aawey ciidanka bada oo diyaar ah aawey. Anagaa wiilasheena marines ah ilaa G/Sare ah oo hada jooga . (Culimaa u suu ) hadaad maqli jirteen waa kuwan. Oo xataa ribada baneynaaya. Mida kale hawsha meel loo wado ma fahamteen. Heshiis lala galey reer galbeedka ayaa jira .
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 Месяц назад
Culimada daalimiin waaye . Caalimka qalad buu fadwoon karaa macsuum ma ahan. Waa la ridin karaa. Haduu wax qaldaayo
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah
@mahad9555
@mahad9555 Месяц назад
Diinta Islamka waxeey ku fartay in aad hogaan kaaga ka dambeysid oo amar kooda fulisid. Dowladda dhexe iyo Dowladda hoose awaamiirtoodana waa in aad fulisaa. Waa sida ay diinta Islamka na fartay, hadii aad muslim tahay!
@odayjama1829
@odayjama1829 Месяц назад
War xasan sheikh iyo kooxdiisa waa khatar dhulkii qabuuraha ahaa ayaa dahab loogu sheegay markaa ilaah caqliga haku sop cesho
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 Месяц назад
Mida kale xasan xoolo iyo guruubkiis waa cadaw siyaad bare. Waxay yiraahdeen wixii siyaad bare ushaqeeyey oo dhan waa in la laayaa . Meel kasta oo askari siyaad bare ku duugan yahay waa in lafahooda bada lagu shubaa . Kii noolna la dilaa . Marine kaaraan ayey guryo ku leeyihiin. Muuse suudi may ka qaadaan oo dayactiraan. Waa ognahay waa xaasid nimo tii ugu weyneyd
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 Месяц назад
Anaa idin sheegaayaa wado dhulka hoostiisa laga qodaayo oo afasiyooni ku eg ayaa la sameynaayaa . Xalane ilaa xarada afasiyooni. Dadkaa la khiyaanaayaa . Wadankaan reer galbeedka la siiyey . Weli kuma baraarugsana somalida.
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 Месяц назад
Waa ridin kartaa hadaad aqoon u leedahay
@user-ik1me7kr8f
@user-ik1me7kr8f Месяц назад
Xalaane halaxidho maanta waayo dhibaatada soomaaliweyne Wadamaada Xalaane jooga ayaa kadambeeya
@abboowemohamed7559
@abboowemohamed7559 Месяц назад
Dhul Booli eh yaa Qabri ka dhigta dhahay? Kuwi hore Katarabiila la gelshay, Kan labaxa ayaaba la yiray..
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
dhulka boolida ah ma hooyafaa baaleh adeer dhulkan waa dhul illaahay xasan sheekh iyo hoyadiina malaha ee waa dhul umada soomaliyeed leedahay nina ma laha xayawaan xasan baahane malaha xayawaan yohow xaya waa ku dhay ee indha beel ka ah
@NiciimaHassan-fh7wp
@NiciimaHassan-fh7wp Месяц назад
Cadifad ma ficnee adiga in bosaner lagugo aaso ma rabta .tan kale si aad udhiman War maad uhaysa alahaga ka baq waxan u dodaysid kuma raacayane
@NorIbrahim-pc7ys
@NorIbrahim-pc7ys Месяц назад
Caligari abgaal weekend
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Месяц назад
Hasan iyo Xamse waxay yahin wadanka dadka dalkena illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 Месяц назад
Ee ilanaqatay yaa u. Baahan
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Месяц назад
QOF ADUUNYO JOOGOW MAXAA ARAKTI KUU LAABAN WADANKEEYGII AAN JECLAA MAANTA JECEYLKII MURUGO AYAA II BADASHAY
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 Месяц назад
Xasan sheekh dadkii so labashadisa lcg ku bixiyay buu abal naqaya dabdamiska in la siiyo la rabay sacad wa diiday meshas in laga siyo so baxday
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Месяц назад
BARFASOOR CAACLE WELIGAA MAGAC PRF KU QARAABO
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Месяц назад
Yac! Jealousy is poisoners baarsarqaan!
@NiciimaHassan-fh7wp
@NiciimaHassan-fh7wp Месяц назад
Adiga maxaa lagaa faidaa . Waa adiga dadka caayaye
@sallabdull3048
@sallabdull3048 Месяц назад
YABOOH AA TAHAY TUUG XAARAN KUDHASHY
@abdi5852
@abdi5852 Месяц назад
Dameer Jareer maantuu u roon yahay
@omarabukar568
@omarabukar568 Месяц назад
Doofaar garac ah
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Месяц назад
What a fake professor. He can't express his view in free way. Muqdisho ama unukaa leh baa yeelan ama Soomaali oo dhan baa wada yeelan. Xasan Xaraash waa mooryaan u baahan in laga caydhiyo Muqdisho inta uusan gadan timaha i dadka iyo geedaha xamar ama laamiyada iwm .......kkkkkk
@user-qe9pd9zk8v
@user-qe9pd9zk8v Месяц назад
Hada ninkaan maxaad kuheysataa...fadlan bal noo sheeg
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Месяц назад
@@user-qe9pd9zk8v Adeer nin wax ummadda qaybinaya ayuu ku hadlaa Wuxuu indha la'aan difaaca Xasan Xaraash Malaha aragti qarannimo waa ma gudbe qabyaalidiista ah. iwm
@user-qe9pd9zk8v
@user-qe9pd9zk8v Месяц назад
@@ainanshedayr7569 siduu udifaacay xasan sheikh wuxuuba kasoo horjeeda in meytada lagasoo faago quburta skool boolisye??? Malaha maadan daawan siwacan
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Месяц назад
@@user-qe9pd9zk8vkama hadlin qubuurahan uu u laba labeeynayo.......Ninkan adeer wuxuu yahay waan kuu sheegay ee ka gudub.
@khadarali8847
@khadarali8847 Месяц назад
Qabyaaladiiste jaahiloow Xasan miyaa ku Soo cayriyey Mise lacag baad ka weydeu Awelba unugaa dowlada leh baad oran jirtay Oo waad amaani jirtaye
@user-rj3fw9fp3d
@user-rj3fw9fp3d Месяц назад
Qubuurahaas unukaa leh dheh oofeyow
@mahad9555
@mahad9555 Месяц назад
Tabartaadi aflagaado miyeey ku ekaatay!?
@user-rj3fw9fp3d
@user-rj3fw9fp3d Месяц назад
Unukaa xamar iska leh ninkii keenay walee usuga maahinoo tabartaa sheegee xay tahay xow ilmaha baraa professor oo isku sheegaa in isna laxiro oo maxkamad lasoo taago ayey ahayd
@mahad9555
@mahad9555 Месяц назад
@@user-rj3fw9fp3d Gobol walba dad buu deegaan u yahay. Hadaad meel walba leedahay wir bal aad puntland ama somaliland ee shaqo ka hel hadaad deegaan walba xaq ku leedahay, waan arkeenaaye. Bal Marka caddeey aad ee sheego in aad u dhalatay dhulkaas! Baydhabo shaqo u doono hadaad xaq ku leedahay!
@user-rj3fw9fp3d
@user-rj3fw9fp3d Месяц назад
Mas aladu maahan yaa badan yaa yar yaa shaqo heli kara in aad dad hatidiis la burburiyo unukaa iska leh waa khalad xamar hadda miyaa deegaan laga dhigaa oo ay cusubtahay waa maya dowladihii hore xagee jirteen why now dagmooyinka xamar inta badan unukaa ka talina maxaa dumarka iyo caruurta la iskugu diraa
@mahad9555
@mahad9555 Месяц назад
@@user-rj3fw9fp3d Si qaldan ayaa wax laguugu soo sheegay ee yaa hantidiisa la taabtay oo Gobolka Banadaair ku nool? Dhul dowlad miyaa hanti shakhsi leeyahay ah? Waxa laga hadlayo maba ogid, nuuca hal dhag wax ku maqla ayaad u egtahay oo sida falaar lasoo gamay camal dadka ugu dhaca! Hubso waxa aad sheegeeyso, hubsiimo hal baa la siistaaye. Teeda kale Prof. Yahya nin dagaalo sokeeye ka hor aqoon bartay waaye, ha u gafin hana xaqirin xaqiiqda.
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Месяц назад
War waatuugo iimankii baa kaweynaday
@farhiaali3873
@farhiaali3873 Месяц назад
Shame on you.
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Месяц назад
Lacag been kaqadeysa meydka diintisa xasan illahay dadka hakaqabto
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Месяц назад
Yaxyow mesha dowlad kamajirte tuuga jogto
Далее
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
КРАФТИМ НЕМЛЕС ФРАГМЕНТЫ
1:05:04
Просмотров 253 тыс.
Jawigii maanta ee golaha Wakiillada Somaliland.
10:51
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30