Тёмный

Puntland oo Rag u Soo dhinteen haddana know dhimanaysa gacanta Dani iyo Diyaano 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 225 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Puntland oo Rag u Soo dhinteen haddana know dhimanaysa gacanta Dani iyo Diyaano

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 57   
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 3 дня назад
Dani iyo xasan sheekh, muuse bixi iyo wixii lamid ah ilaahay sharkooda ha KUCELIYO,AAMIIN AAMIIN YAARABI
@fardosa1236
@fardosa1236 3 дня назад
Ilaahay umada haka qabtana kudar
@Bakery9hargeisaawi
@Bakery9hargeisaawi 3 дня назад
Waa Baajuumo dhamaantood Alle umada haka qabtee shartooda Aamiin 🤲🏽
@HusseinDjibouti
@HusseinDjibouti 3 дня назад
Amine
@Galadmohamud2020
@Galadmohamud2020 2 дня назад
@@khadija-zy3zc aamin aamin
@hananismail3157
@hananismail3157 2 дня назад
Dadkano kale ayaan jecelahay
@ashahibo7114
@ashahibo7114 2 дня назад
illahay horitee Run baad sheegtay. Puntlandna gacantiisa inshaa allah anay ku burbuurin.
@SomaliMedia114
@SomaliMedia114 2 дня назад
Siyaasi ma ahan ee waa bagaashle, maraq digaaggiisi buu ku fiicnaa
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 2 дня назад
Cali xaarare lacag maqaato waa geesi kahadla xaqiiqada dhabtah ee jirta ❤❤❤❤❤
@warismohamed8549
@warismohamed8549 2 дня назад
Geesi maha waa nin cuqdadeysan
@mahamadmahmood46
@mahamadmahmood46 3 дня назад
ilma diyano iyo deni kuligoodba waa argagixiso waa in dowlada somaliya iyo shacabka Puntland ay iska dhiciyaan
@HusseinDjibouti
@HusseinDjibouti 3 дня назад
Wa Danaag
@fatimanour9793
@fatimanour9793 3 дня назад
Lacag Baad Ku Qaadata Cayda Puntland Iyo Siciid Cabdilahi Dani Adigu Timaha Marba Dawn Marso Cali Xarare Utuberka Ugu Akhlaaqda Xun Oo Ugu Nacasan Batahay
@mohamoudabdullah
@mohamoudabdullah 3 дня назад
wuu ku wallacay
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 дня назад
Warsangali jeedal Saciiid Denni Waxeey Kunaceen Dhoobo Daarood Arrinteeddii. War Orad Odayahow Cuqdadeeysan. Seey Udhanyihiin Reerkaan Yar Ee Saciid Denni Ka Adkaadday. Subhana'Allah
@Gangstaracross
@Gangstaracross 3 дня назад
Ma hoydablgu dily jedal layne ku hadqaysid😭💔 😎
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 дня назад
@@Gangstaracross Reerka Kaliya Ee Seey Udhanyihiin Saciiid Denni Ka adkaaday baadtihin warsan Jilicsan jeedaleey. Xitaa In xabad la idiin qaato waala idinkaga xishooday markaasaa jeedal la idiin qoray. Subhana'Allah
@Gangstaracross
@Gangstaracross 3 дня назад
@@Cici_mimi HORAT YAATAHAY ADIGU QAAQLE KOONBO MADHANA BAAD TAHAYE BAL SOO SHEEG REERKAAGA MARKAASAA SIDA DAKA LAGUULA HADLI DOONAA BEENAALE KAA LIITA MA AAN ARAGE
@Bakery9hargeisaawi
@Bakery9hargeisaawi 3 дня назад
​@@Gangstaracross😂😂😂
@ahmedsaid-hu5qs
@ahmedsaid-hu5qs 2 дня назад
Mashaa allaah ali xaraare funny waaye haraare labadooda yaasharciyad heesta Dani putland?
@abdikarimabdulle8015
@abdikarimabdulle8015 3 дня назад
Asc walaal caliyoow.waxaad tahay oday garyaqaan ah,thank you brothesr adiga iyo saaxiibkay yaasiin
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 дня назад
INA DIYAANO WAA OGSOON YAHAY IN SICIID DENI M.WEYNE KA YAHAY
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 дня назад
0:25 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@khada917
@khada917 3 дня назад
madaxweyne Deni sheeko diniiq xoogaa lagugu shubtay waxba kaga jarimayside masayr iyo nacayb baa kaa muuqda
@SiciidSiciid-m3g
@SiciidSiciid-m3g 3 дня назад
Cabdilashi waa nin fcn
@abdirahmanahmed2158
@abdirahmanahmed2158 3 дня назад
Madaxweynuhu isagaa wadanka masuul ka ah oo u dhartay manta. Ma isagaa khaldan mise taliyaha amarkiisa diiday?
@abshirabdi1294
@abshirabdi1294 3 дня назад
Caliyoow nacabka puntland u qabtid waad la dhimanaysaa waxba kama qabankartid
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 дня назад
Waa Siddeey Udhanyihiin Warsan Jilicsan Jeedal. Reer dhan Saciid Denni ka adkaaday beey noqddeen.
@xaliimoaxmed-i2w
@xaliimoaxmed-i2w 3 дня назад
Below,,,,maxaa,kagalay,anukumaxwene
@quruxgerikmb6572
@quruxgerikmb6572 3 дня назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 runtiiiiiiiiis kusoco,,isiiiiiiii sisinta iimey
@FarxaanDhahar123
@FarxaanDhahar123 2 дня назад
Hhhahh hadan koya taasn benta hayan weriye ruukcadaya
@shukriosman2864
@shukriosman2864 3 дня назад
Maxaaa kaagalay puntland cali xaraare kahadal dadkiina jeedalka ladhacayo
@Galadmohamud2020
@Galadmohamud2020 3 дня назад
Runti ninkan waa waayo arag buuxo
@MaanoMuhidin
@MaanoMuhidin 2 дня назад
Walii intuu qabtay ayaa ka badan
@warismohamed8549
@warismohamed8549 2 дня назад
Kan goorma cuqdad dini kabixi dani hadii markalq ladoorta kan waba dhimaa
@Ahmed-hg8gq
@Ahmed-hg8gq 3 дня назад
Inagumed waba nagta muuse bixi inta waa kuqwayaa
@MaanoMuhidin
@MaanoMuhidin 2 дня назад
Ciidan guudo bari la dhaho ayaa leenahy
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 2 дня назад
WAR ISKA GURO LACAGTAADA XASAN KU SIIYO😂, ANAGU KAA DHEGAYSAN MAYNEE BEENTA. YAAHUUUU😂😂😂 BROBAGAANDO. CADAWGA PUNTLAND IYO SICIID DANI ALAHA JABIYO
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 3 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiGuled-qd4vi
@AbdiGuled-qd4vi 3 дня назад
Cali xarare please Yasmin ducale no so celi ninkan ma fahano
@haania2495
@haania2495 3 дня назад
😁😁😁
@jayjow5165
@jayjow5165 2 дня назад
WHY U CAYNE MADAXWYNAH PUNTLAND STATE
@mahadqafqaf238
@mahadqafqaf238 3 дня назад
Kkkk waryaa caliyow Siciid dani maahan Dhibku waa boqor burhaan Oo ilma diyaano dhabarka ka riixaya Waryaa caliyow dhibku dani Maahan waa cismaan maxamuud oo habadii maamul Iyo mid dhaqanba ilaahay Ka xayuubiyay Dhibku dani maahan Waa maxamuud saleebaan Oo dhilinyaro yaryar I isamo u Tahay oo aan mid mid salaamaa jirin Waryaa heen caliyaw, dhibku Dani maahan Waa bah udbo lacag oo Aan haanta iska waraabin karin Oo maanta somaali ugu liita Waryaa heen cali dhibku Dani maa ee waa adiga caliya Iyo yaasiin Waayo marka ilma diyaano Dhabarka ay dani waranka ugu Dhuftaan maxaad ugu Liiliijisaa adigu waranka yaasiina uu qosol ula dhacaa Xitaa haduusa kula joogin Caliyaw dhibku dani maahee Waa dawlad la aanta somali ku habsatay
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 2 дня назад
HORGAL LACAG LASIIYEY😂 SICIID DENI WAA MADAXWEYNAHA PUNTLAND LOO DOORTAY. ISKU DIRKII REER PUNTLAND WAA LAGASOO GUDBAY😂.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 дня назад
puntland hoostay bolol katahay deni na wuu iska indho tiraya oo ciidanku iskafowdo iskayaacaysa oo ciidan maamul uma eeka yacni dowladi iyo dadki wax calaqo ah kama dhexeyen oo deni kuxu kumashquulsanyahay dhul ladhisayo iyo shisheeye sheshiiso lala gelayo halku ciidanka mideyn lahaa
@Cici_mimi
@Cici_mimi 3 дня назад
Adigu Puntland Afraaheedda Kabax Dhaqbayahay Yaa Kuyiri Kahadal PUNTLAND politicians?
@MohamedElmi-m1z
@MohamedElmi-m1z 2 дня назад
Been ayaa sheegayzaah ciyaal ilma diyaamo waaye
@MaxamedCabdulahiaxmed-j1b
@MaxamedCabdulahiaxmed-j1b 2 дня назад
Mamul gobaledada kale loma dhinto miya eraga rer ba amisan inay u dhintan kaligod ghhhhhhhh
@Terza56
@Terza56 3 дня назад
😂😂😂😂
@MaxamedCabdulahiaxmed-j1b
@MaxamedCabdulahiaxmed-j1b 2 дня назад
Hhhhhhhhhh
@Bilesharaf
@Bilesharaf 2 дня назад
UNSUBSCRIBE TO ALI
@jayjow5165
@jayjow5165 2 дня назад
UNSUBSCRIBE CALI CIIL QABE
@harbimohamed-g4d
@harbimohamed-g4d 2 дня назад
UNSUBSCRIBE TO ALI HARARE ASAULT RAIS DANI
@KhalifaCali
@KhalifaCali 3 дня назад
😂😂😂😂😂
Далее
Kaftanka Siyaasada 522 oo aad u xiisa badan
43:12
FILO PART 123
31:35
Просмотров 262 тыс.