Тёмный

" Waxay yidhaahdeen Maxamed Calibaa nala sooo hadlay oo yidhi qabta Baabuurkaa" Cumar Cali Nuur. 

SAAB TV
Подписаться 480 тыс.
Просмотров 104 тыс.
50% 1

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Развлечения

Опубликовано:

 

23 май 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 131   
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 года назад
Ilaahay hawnaxariisto maxamed Ali iyo dhamaan mujaahidiinti SNM
@safiyocabdiraxman2500
@safiyocabdiraxman2500 2 года назад
Maxamad bk
@MahdAogadeen
@MahdAogadeen 19 дней назад
😮😮😅😮😅😅😅try not 😅😅😅your 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊 3:17 😊😊😅😊😊😊😮😅
@hamseismail727
@hamseismail727 2 года назад
Awoowgay Xusein ahmed guided( xuseen dheere)ilahy naxariisti jano ha ka waraabiyo
@yaasiinnaasiroffical
@yaasiinnaasiroffical Год назад
Aamiin aamiin indr qaali❤❤❤❤
@jibriilmaxamed8709
@jibriilmaxamed8709 2 года назад
Alle hawnaxariisto,intii dhimatay.Ninka Guuleed,la odhan jiray,ee waabo cado lugta ku yimi.waxa uu ku dhintay,Oodweyne maalin qadhaan.oo aanu faqash ku weeraray.
@cabdirisaqmaxamed7228
@cabdirisaqmaxamed7228 2 года назад
SAXIIB LKN NINKANI WUXUU INOOGU WARAMAY SI CAADIYA,, NO BUUNBUUNIN,, WUU SHEEGAY JABKII KU DHACAY IYO GUUSHII AY GAADHEEN,, DHAWR HORE OO AAN DAAWADAY WEY QARINAYEEN XAQIIQDA DHABTAA,,ANAGA JABINAY DABKAAN SAARNAY,WEY YAACEEN XERADA MARKIIBA WAANU QABSANAY,,LKN NINKANI LABADA DHINACBA MUU XAQIRIN,,, ALLAAH XAQIISA IYO DHULKIISA HA SIIYO
@czamedhalayz4605
@czamedhalayz4605 2 года назад
Alle Ha Barakeeyo Cumar Aw Cali Waa Taariikh Nool Alle Hawnaxariisto Intii Dhimatay
@gemstar416
@gemstar416 2 года назад
These guys went through hell to get us where we are today
@abdulkadirsharif2183
@abdulkadirsharif2183 2 года назад
Asc Dadka somliland jooga ee beesha dexe ah madaxda dawlada manta iyo maal qabeen kaba leh waxaan aad iyo aad uga codsanayaa in ninkaas wax wayn lataro oo aan loo eegin beeshiisa , Kuwa kuhaysta dhulkiisana ay udaayaan waana uu ka mudanyahay xaakinka maxkamada dulkiisa ka xukuntay waayo waxaa laga yaabaa inuu xakinkaasi yahay dadkii markii dalka la xoreeyey xamar kayimid Waxaa kacodsan lahàa ururka kaalmo mujaahid inay liiska dadka halgamayaasha ahaa ee ay wax taraan inay ku daraan iyaguna , waxaan kaloo madaxwaynaha ka codsan lahaa inuu siiyo bilad sharaf. ama bilad geesi waayo waxba kama duwana duuliyihii axmed dheere . Nadgelyo .
@maxamedcabdiqanichanell3860
Wll waa halkee dhulka lagu qabsaday
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 2 года назад
Raga laga sheekeenayno manta qaarna baahi darteed ayeey u washeen Qaarna waa xunun la noole sariir saran.. Guryo malaha Caruurta toodu waxbarasho ma hesho iskabada shaqo iyo wax kale .. umada haldoor keede ilaowday Side ayey Tarikh yeelan
@jibriilmaxamed8709
@jibriilmaxamed8709 2 года назад
Bal ragaa nin qudha iiga sheeg
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 2 года назад
@@jibriilmaxamed8709 inader hadaan lays yeel yeelayaan Malin kasta Tv yada waxa la hor keena mujaahid qaadhan loo uruurinayo.... ..
@jibriilmaxamed8709
@jibriilmaxamed8709 2 года назад
@@mohanahmed7736 waad sax santahay,e waxaan moodayay,inaad garanayso,mid ama laba aad u dhibaataysan,oo aynu dadka u bandhigno
@mubarikdekhaybe612
@mubarikdekhaybe612 2 года назад
🥺😥😥
@jibriilmaxamed8709
@jibriilmaxamed8709 2 года назад
Waan garanayaa,2 aad u liita
@hamdanaman1124
@hamdanaman1124 Год назад
Nice story, many thanks saab tv. 💚⚪❤️
@user-mi8wf8gy5h
@user-mi8wf8gy5h 2 года назад
Saab TV waad ku mahadasntihiin barnaamijkan waxbadan ayaan ka faaiidaysanay waxaan sugaynaa qaybtii 2aad
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 Год назад
Cumar cali Nuur, guulayso, geesi geesi dhalay, xaqaaqana Ilaahay ha kaaga rido, umada xaqdarada dhulkaaga ku doonaysa.
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 2 года назад
Waa nin qiimo le runti oo yaqaan sida taarikhda loo sheego…Saying from hi Dhagaxbuur.
@Eng_moy
@Eng_moy 2 года назад
Halka taariikh cajiiba ayaa ku jirta28:53 wallaahay 🥰❣️ waa taariikh cajiib ah,
@abdiazizmohamed4032
@abdiazizmohamed4032 2 года назад
Caydiid cagajar awoowo alle ya raxama🦁
@Tafo775
@Tafo775 2 года назад
Amiin Amiin ya Allah 🤲🏾
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 Год назад
Waa sheko cajiiba runti, inta badan snm dadka tarikhda ka shekeya waxy ka shekayan iyago cidan badn jabiyay dhimashadu yartahy, shekoyin caqliga yara gali kari waya, lkin ninkan tarikh xanun badn oo jab leh dad badn dhinten ayu ka shekeyay, mujahidkan xaqisa haka siyo dhulkisana haloga qado ragas xaranta uga qatay.
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 5 месяцев назад
Waa run wallee galabtii snm igusoo dhaaftay sheekh moldhe walaac dartii maan cashayn waxan islahaa afkaa lagashan balse alle ayaa garabkeena ahaa
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 года назад
Jecloow oo Kadhigo dastuur kitaabka rabi cadaalad hormar iyo walaaltinimo waxey kujirtaa in laiskuxukumo kitaabka Allah iyo sunada nabigeena salalahu caleyhi wasalam. hadii aan hormar ka raadino meel aan aheyn shareecada rabi weligeen liibaani meeyno.. أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 2 года назад
1
@maxamedali4455
@maxamedali4455 2 года назад
Mujaaahid Dhaba Noolow Adeer intey nololi jirto cimrigaa ha waaro
@Eng_moy
@Eng_moy 2 года назад
Cumar Cali Nuur Cilmi Alle ha daayo .❤️💯waa mujaahid dhaba ❤️💯
@apdimajiid9946
@apdimajiid9946 Год назад
alah akbar
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 7 месяцев назад
Muqayil. Respect
@maxamuudmuse2186
@maxamuudmuse2186 2 года назад
Markaan arko mujahid dayacan waxaan nacaa kulmiye iyo xukuumadiisaba inta kale waan jeclahay runtii
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 года назад
Walahi walahi walahi taariikh please please noo badiya taariikhda
@jarose4876
@jarose4876 2 года назад
Anigu guushoo dii oo keliya ayaan rabaa inan maqlo waayo guuldaro waxaa igu filan intay faqash shacab gumaad
@farxaanmaxamed6690
@farxaanmaxamed6690 2 года назад
Waar kaysaw wariye nin halkeen kala xidhiidhnaa sxb
@engdaakir9900
@engdaakir9900 2 года назад
Allah ha 🙏 unariisto mujahidiinta amiiin
@jamaalabdi
@jamaalabdi 2 года назад
Nacallaa shaydaan ku yaalle mujaahid kaas halyeyga ah dhulkiisa siiya
@abdiiimaan1751
@abdiiimaan1751 2 года назад
ilahay haw naxaristo mujahidinti dalka uso halgamay
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 года назад
Walahi walahi walahi Waa qiso Funny ah
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 года назад
*Kaysoow mujaahidka miyaad weydiisid, Ninkaas yidhi ciidamadii dawladda ee Dabis galay ban madax u ahaa* ?
@hanaaden9901
@hanaaden9901 2 месяца назад
Adeero Adigu mabad guulesan guulesanba jab unbad ka kulmesay
@sakariyeaburahman
@sakariyeaburahman 2 года назад
Waar reer somaliland now ninkaa ha loo abaal gudo noloshiisii buu huree
@achmedhussen10
@achmedhussen10 5 месяцев назад
Gaadhigan makii faqashta jiidha isla isagii miya waxyaabo aan caqligal ahynba dhacey barigaa Mujahid Allah haku sharfo
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 5 месяцев назад
Horta wuxuu ahaa nin halganku dhab kayahay lakin bahal lexjeclo ah ayaa iyduna dhab ka ahayd gadhiga.qali cusub ayuu ahaa
@abdillahialifarah1969
@abdillahialifarah1969 Месяц назад
@Mahamett8
@Mahamett8 Год назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@mohamoudhashi6440
@mohamoudhashi6440 2 года назад
Walaahay waa in rageed
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 2 года назад
kkkkkkkkkkkkkk waa nin qosol miidhan ah
@kariimtamaam5319
@kariimtamaam5319 2 года назад
Barnamijka no so badiya si fcn ban ugu xidhanee
@kikouaden5012
@kikouaden5012 2 года назад
tel nr Cumar Cali Nuur Cilmi
@sakieaxmed9657
@sakieaxmed9657 2 года назад
Asc
@gouledxidig32
@gouledxidig32 10 месяцев назад
Snm❤❤❤❤❤
@suhaybcammo6060
@suhaybcammo6060 Год назад
Kkk
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 2 года назад
wixiii dhacay wey qornaayeeen balse maantooo kle nin nacas ah uuunbaaa yidhaahdaa maxay udhaceeen iyo mxaaaaa sidan laisugu soo galay balse ninkiii garaaadleh wixii sooo dhacay kuma mashaquuleeee waxa xiligan taagan unbuuu kahadlaaaa siduuu wax sidan uga badali lahaaa khaladkiisana uuu kusixi lahaaa markaaaa reeer qadaaad yarow xaaalada xiligan taaagan halaga hadlo sidiiii xal inawada anfaca looooheli lahaaaa wabilaaahi towfiiiq
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 2 года назад
Ninkani waa dadki xalaasha ahaa ee wixiisa yar uun hala siiyo waxba yaan loogu darine dalkan uu so xoreeyay yanay inkaari ku dhicine
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 года назад
Waa basaas faqash
@cladiifcabdilaahi5253
@cladiifcabdilaahi5253 2 года назад
Snm ha noolaato
@hodanahmed8489
@hodanahmed8489 6 месяцев назад
Maxaa rag wadanka u soo halgamey muusena wadadii siyaadbaruu raacey shicibkii dhibaatuu ku hayaa
@yasinmaxamed9495
@yasinmaxamed9495 2 года назад
Dadkuu mooralka udhisaayey si aanay uga niyadjabin jihaadka
@sahalcali4196
@sahalcali4196 2 года назад
Ninkaas dhulkiisa halooga leexdo
@kamal171
@kamal171 2 года назад
Qiso cajiibah weye
@guleedabiib7310
@guleedabiib7310 2 года назад
aaaq
@yasinmaxamed9495
@yasinmaxamed9495 2 года назад
War waxkalena hasiinina e booskiisa uun unable geliya
@maxamedcabdiqanichanell3860
Waa halkee meeshaa lagu qabsaday
@abdishakur4297
@abdishakur4297 5 часов назад
Wa cable ka Ama shiraaqle dhinacisa waqoyi
@abdishakur4297
@abdishakur4297 5 часов назад
@@maxamedcabdiqanichanell3860 Cableka dhinacisa waqoyi
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 года назад
galbeedku show waa meel baas oo ragu ku jabay Bariga faqashtaa ku jabtay oo diyaaradu may jooginba
@raxmayusuf685
@raxmayusuf685 2 года назад
WAAR DHUL KIISA SIIYANINKA
@user-bn8ud3iy5f
@user-bn8ud3iy5f 5 месяцев назад
Waar ninkani waa fani
@maxamedmuuse7526
@maxamedmuuse7526 2 года назад
War iyaguba inislaayeen
@warsamekaafimediaproductio8186
@warsamekaafimediaproductio8186 2 месяца назад
Wllhi ninkani waa nin rageed
@ahmedosman2557
@ahmedosman2557 Год назад
Waa. Mujaahidiintii Mohsmed Ali. La. Socotay. ee geesiyadii. wadan kan. Iyo Dalkan. Xoreeyey.
@haybeismaaciil4515
@haybeismaaciil4515 2 года назад
Magaalooyin dhan baa baabay iyo dadkii ku noolaa markaa guri baa madfac ku dhacay war maaha
@user-pi2xt1ev2q
@user-pi2xt1ev2q 5 месяцев назад
Wargaadhiga baas baa qaali cusub ahaa isna dadka lexjec ladu qalbiga kaga laxamadan tahay ayuu ahaa gadhiga meel ayuu kula dhimanayey hay faqash gadhiga qabsanayso wuu lagubanayey
@ayaan7389
@ayaan7389 2 года назад
kkkkkk
@dahabare8878
@dahabare8878 2 года назад
.
@MubarikHaybe555
@MubarikHaybe555 5 месяцев назад
Ragii Raga ahaa buu ka Nool yahay Adeer Caafimadka iyo Cimrigaba Alle Haku barakeeyo. Ragaa Soo Halgamay Abaalkay inagu lahaayen Waa la ilaabe, Wax la taraba ha iska Yaratee Ragaa Naf iyo Baalba inoo huray kibirka iyo nacasnimada halagala tago Dhulkiisana haloo Celiyo.
@abdulkadirsharif2183
@abdulkadirsharif2183 2 года назад
Asc Dadka somaliland dawlad iyo shiviba waa geed sare waab miidhan oo koodana way liidaan ka dadkalena way wayneetaan waxana tusaale inoogu filan ninka ina cali nuur iyo duuliyii axmed dheere .
@najiipzamriye5741
@najiipzamriye5741 Год назад
Geesi geesi dhaLay weeye ninkani cadaalad buu ku doodayaa
@yasinmaxamed9495
@yasinmaxamed9495 2 года назад
Lakin waad udhabar adaygtay
@Madadaal
@Madadaal Год назад
Ninkani sheekadiisa been iyo faan toona kama muuqato. Hadalkiisa wuxuu ku soo gabagabeeyay cadaalad daradaan Ka dagaalanay, yaynaan inagu isku samaynin cid kalena ku samayn.
@iidcabdiraxman2937
@iidcabdiraxman2937 2 года назад
Hhh dee adeero iddinku orod bad ku dhamysten SNm
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 Год назад
😂😂. Waar kani wllhi waa fulay waynaaday xitaaa hadal yaqaan maaha wxu ka shekeynyaa waa bikaa micne
@craxiin9322
@craxiin9322 Год назад
Doqon always Doqon
@abdidahirisse1998
@abdidahirisse1998 9 месяцев назад
Runtaa ma ahan, anigoo la qabil ahayn ayaa qiraya in uu yahay geesi cod kar ah. Mahadsanid
@Sayid-hx4ry
@Sayid-hx4ry 3 месяца назад
Ma habarjecladaa yaacdey uu sheeegeyaa aabaha ku jireY
@abdiqaniaxmed6703
@abdiqaniaxmed6703 Год назад
Waar ninku lexojeclo weynaa oo geed adaygsanaa ma isaxaaqbaa tolow
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 9 дней назад
Wa cabdale isaxq ninkaniye
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 года назад
Hhhhhhhhhhhh beebeegaba may arag
@saakiyaroble9991
@saakiyaroble9991 Год назад
Fulu ahaa kani gadhigis ka jecel dalka
@suhaybcammo6060
@suhaybcammo6060 Год назад
Kkkkk 😏 to be a
@IsmaaciilJaamac-nf9gl
@IsmaaciilJaamac-nf9gl Год назад
Mujaahid dhaba
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 года назад
Bal mujaahidkaa ina cali nuur siday u galeen eega walleee waa geesi
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 года назад
gaadhi jecelaa ninku
@yusufjama3282
@yusufjama3282 Год назад
Nolosha dhan ee Dirrir iyo dagaal qadhaadh lahayd ma waxa kaaga baxay gadhiga ayaan is ag dhiga lol. Xumaan raadis baad tahaye dib isku sax oo il caafimad qabta wax ku fiiri sheekoyinkana dulucdaad kala baxdaa mid macna ku Leh ha kuu noqdo
@user-fr3kw2rf3z
@user-fr3kw2rf3z 2 месяца назад
Ogdeenia maxa 😂
@nimcomed7065
@nimcomed7065 2 года назад
ala adeerkay muxuu jab soomaray fariid markii dagaalada sokeeyena hawd buu iskategay nin raga dhulkiisa siiya ninka bahalayow
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 года назад
Asc. Sheekada joojiya oo daawada tan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-hEmq9n0GP-g.html.
@f4cgoat158
@f4cgoat158 2 года назад
Ma mid amaaan iyo been iyo snm kaliya ka hadleesa
@Yedo25254
@Yedo25254 Год назад
Waryaada ninka been badanaa
@cabdirisaqmaxamed7228
@cabdirisaqmaxamed7228 2 года назад
INTAAN DAAWANAYAY SNM LA WARAYSANAYO,WAA NINKII UGU RUNTA BADNAA,, WUU SHEEGAY JABKII KU DHACAY IYI KAY GAYSTEENBA, WAXA NA DAWAKHIYAY NIN ISAGUUN IS AMAANAAYA, OO DHAHAYA MARKIIBA XERADA WAANU LA WAREEGNAY DABKAAN SAARNAY WEY NAGA YAACEEN,, IYO WAX LA MIDA LKN NINKANI LABA DHINACBA JABKOODA IYO GUUSHOODA WAA SHEEGAY WAA MAHADSANYAHAY,, WAXAAN KALOO KA FAAIDAY IN NIMANKA SNM AY TOOBABAR HEER SARE AH QABEEN,, BAYBAYGA DAQIIQAD AY KU GUBEEN,,AY REER MIYUGU GUBIKARIWAAYEEN EE KOLBA JIIDHAYAY,,, NINKANA DHULKIISA HA LA SIIYO DULMIGU MA WACNEE
@jarose4876
@jarose4876 2 года назад
Adigu guuldara iyo jabka maxaad kufalaysaa oo ugu rajaynaysaa in la jabiyo miyaan nin keliya oo ehelkaaga ahaa kamid ahayn ragii ku xoreeyey
@cabdirisaqmaxamed7228
@cabdirisaqmaxamed7228 2 года назад
@@jarose4876 JAAHIL AYAA TAHAY YAA LAYGA XOREEYAY,, XOR AYAAN AHAA WALIGAY GUMAYSINA MA ARAG MANA ARKI DOONO INSHAA-ALLAAH,, KALIYA TAARIIKHDA AYAA KU FCN IN RUNTA LAGA SHEEGO SI AY MACNO U SAMAYSO,,, INTII INAGAGA DHIMATAYNA ALLAAH HA U NAXARIISTO LABADA DHINACBA
@jarose4876
@jarose4876 2 года назад
Jahil ayaad tahay looma baahna ee suaal ayaan kuweydiiyey kaliya oo ah maxaad jabkooda kujeclaatay oo aad ugu faraxdaymaxaad la xanaaqday mida kale wixii loo dhimanayey maxay ahayd ee maal iyo nafba loo huray
@jarose4876
@jarose4876 2 года назад
Walal 30 sanoo keliya ayaad xor ahay 1990_1960 waxaa ku haystay oo ku gumaysanayey siyaad bare iyo somalia kale 1960 ilaa 1882 ingiriis ayaa ku gumaysanayey
@jarose4876
@jarose4876 2 года назад
Komo ayaad kasoo baxday ayaan u malaynayaa ileen dunida wadigan aan waxba ka ogeyne
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 года назад
Waar waa basaas ninku
@ibrahiincabdi8344
@ibrahiincabdi8344 2 года назад
Kani waa fuley
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 года назад
Asc. Maadaama lagayaabo in aad DAAROODKA u'taqaanaan FAQASH, anigu waxaan ahay FAQASH ee maxaad kabadalikartaan iidoorow? Waa su'aal da'weynoo madaxa daalineysee......
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 года назад
@@mohamedhossein1656 Asc. Calaacal iyo catow joogta ah ma'ku'aragtay reer shaydaan.
@mohamedhossein1656
@mohamedhossein1656 2 года назад
@@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 cadaaladu waa shay aasaas u ah umada waxanse la yaabay dad ku doodaya cadaalad Dara’s nalagu sameeyay hadana iyagiibaa umad la degan inay afduub ku haystaan oo a iyagu goaanka gaadhaan aan dadkaa la nool aan xataa binu aadmi u arag ilaahay umada Somali xaqa ha tuso
@ahmedceero
@ahmedceero 2 года назад
Dee hooyada iyo hooyadeedba wAANU WASnay oo iska soo erinay ee kwrn simaanan waxkaaga bedelin
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 года назад
@@ahmedceero Doofaarada iyo Daanyeerta iidoor duli bay ku'jiraan daa'in abide. Dawarsi iyo DIIN la'aan buu iidoor dan mooday. Darsi baan u'dhigi duulkan habaaran hadii RABI idmee. Duunyo baa RABI aniga iigu deeqay iyo DOWLAD wayn oo la'aqoonsanyahaye. Deegaanada SOOMAALIDU leedahay oo dhan anaa katalin inshaa ALLAHUYE. Adiguna iidoorow waad ooyi sidaadiiye.
@yusufjama3282
@yusufjama3282 Год назад
@@mohamedhossein1656 nacala ku dhalay wuxu af xuma ma futadu ka yeedhay, yuhuud ku laha kkkkkk. Waar Aala Beyt baanu nahay calayhim salaam ba nagu waajibe ha nagala xishoon lol
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 2 года назад
Beenta u kaadi qoodha iyo xeradaye
Далее
Good job hero. #shorts #fyp
0:20
Просмотров 49 млн
Вот почему 😐
0:59
Просмотров 2,5 млн
Ах как прекрасно
0:17
Просмотров 11 млн