Тёмный

QAADO LACAKTA HADAA ISKU AADISO KOKO ANIGA SAAMIYA IYO ADNA QIYAANADA ADUUNKA😂😂 

Amira Qurux
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 283 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 631   
@Sundus_sheeko_xariiro
@Sundus_sheeko_xariiro Месяц назад
Inta amiiro habeyn walba sugto muqalkeda one like 😊❤. RU-vidr cusub ahay isodhawya ☺️😍
@mohamedok94
@mohamedok94 Месяц назад
😅👍👍👍👍👍👍👍👍
@safsafsaid7041
@safsafsaid7041 Месяц назад
@@Sundus_sheeko_xariiro Ani like musalsal camal
@ShahadSaad-lh4fs
@ShahadSaad-lh4fs Месяц назад
Amiiiira quruxeey ayeydeey ayaaa ku salaaameyso❤❤😂😅 0:24
@user-uq6jn5gc5e
@user-uq6jn5gc5e Месяц назад
😂😂
@Safa-u1v
@Safa-u1v Месяц назад
Ayeydaa maxaa baray😂😂😂😂😊
@ShahadSaad-lh4fs
@ShahadSaad-lh4fs Месяц назад
@@Safa-u1v markasta waan daawadaa mooho
@Asad-hagio-2
@Asad-hagio-2 Месяц назад
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
@NashaadFeisal
@NashaadFeisal Месяц назад
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤🫶
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 27 дней назад
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
@user-ys1mc4sx2u
@user-ys1mc4sx2u 10 дней назад
amiira quruux
@user-gk8fm8do9z
@user-gk8fm8do9z Месяц назад
AMIIRA IYO SUNDUS WAY KALA DHACAYAAN MXAA XUN😂😂😂
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy Месяц назад
Wxbo ceyda io cumeer bo gormaa isku dambeesy wah
@abdullahimahad447
@abdullahimahad447 Месяц назад
😂😂😂 ani wxaa la yaabay sundus iyo amiira
@MarwaYaxyelibaan
@MarwaYaxyelibaan Месяц назад
Maalinta xaqiiqda la ogaanayo inay amiira iyo sundus isdagaalsanyiin waa malinka cayda 1M gaadho xaflada okey😂
@user-tk9wf9je4e
@user-tk9wf9je4e Месяц назад
😂😂😂😂
@user-xg4mt3sn6b
@user-xg4mt3sn6b Месяц назад
Malintee sundus 400k gaarto waye i.n​@@user-tk9wf9je4e
@NajaxAbdi-qi8fg
@NajaxAbdi-qi8fg Месяц назад
Xaliba chenelka adna kawada so muuqden😂😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
xalay guriga Adna bay isla joogeen habeenki ka horeeyayna guriga Asad xumaan ma jirto markaa
@Intisarcreates
@Intisarcreates Месяц назад
Cayda iyo sundus isku dhacay amiirana saxiibked bay la xanaqday😂😂😂😂😂😂
@yahyeajab8841
@yahyeajab8841 Месяц назад
inta kokolee uimatey awal anan dawan jirin😂❤ only koko
@caashaaxmed9591
@caashaaxmed9591 Месяц назад
☝️😂😂
@user-ir3fe3wj1j
@user-ir3fe3wj1j Месяц назад
Amira views kina uma bahna, wa gabadha ugu views badan youtubeka after asad hajio. B4 team 27 baan firsanjirnay Amira iyado solo kudubta bey vidioyededu viewsku high aha mahan dadka hada asad iyo tiktok subscribeka ka cawiyen. Amira qurux ❤from Toronto 🇨🇦
@cuud_
@cuud_ Месяц назад
Yaxye legend ☝🏾😂
@NajmaAli-mi7ld
@NajmaAli-mi7ld Месяц назад
☝️😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
iska bax imikana yaa idin rabo 😂
@RamliinaHussien-sx2zl
@RamliinaHussien-sx2zl Месяц назад
Anaa u horeeya ku saliya nabigeena Muhammad scw
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 27 дней назад
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
@MuxidiinCalidhuux
@MuxidiinCalidhuux Месяц назад
Kusali xabiibkeena muxamed scw ❤❤❤❤❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🫶🏻🕋
@NashaadFeisal
@NashaadFeisal Месяц назад
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤🫶
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
Scw ❤
@FaadumoCabdile-t8v
@FaadumoCabdile-t8v Месяц назад
Scw
@UsaameGalaydh
@UsaameGalaydh 17 дней назад
❤❤❤❤❤
@MaryaCabdulaahi
@MaryaCabdulaahi 11 дней назад
Yy00hr😅😢is 🎉❤❤p🎉😢😊😂😊😅😂🎉
@Abas-AR_M
@Abas-AR_M Месяц назад
Adunka maso marin rux ka kheir badan Nabigeena udgoona Mohamed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya inad Ku Salidid Xabibu Raxman❤❤
@Rayaan277
@Rayaan277 Месяц назад
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤❤🕋☝🏼
@Sundus_sheeko_xariiro
@Sundus_sheeko_xariiro Месяц назад
Amiiro iyo sundus wadajirkooda inta uxiistay one like 🥹🫣 shekoyin ayan sogudbiya iso dhoweya 😊
@user-ok6uf7wu3o
@user-ok6uf7wu3o Месяц назад
Wey kala dhacayaan ban filayaa waayo wey wada joogan waxna ma wado duuban
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy Месяц назад
Oo mxa ku haayo adi wxe soo galiso daawo
@user-ch5mo5xn8o
@user-ch5mo5xn8o Месяц назад
waka raysanay wllhi 😂😂😂😂😂😂😂
@rahmaissack6536
@rahmaissack6536 Месяц назад
Amiro iyo sundus wadajirkod ayan jacelhy hadan ila mida tahay like dac sii🎉❤😢
@abdullahimahad447
@abdullahimahad447 Месяц назад
Mxaa ku dhcy horta oo wax is kula duubi waayeen
@Fatuush11
@Fatuush11 Месяц назад
@@abdullahimahad447Sundus wlashed u joogto magalada kla aqoon iyade ku mashquulsan thy wx is dagalay ma jiran
@user-cc4km7nk7e
@user-cc4km7nk7e Месяц назад
​@@Fatuush11my imka cwa way izla joogeen ee iyga wx wda dupin😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
​@@user-cc4km7nk7ema aragtay guriga Adna bay wada joogeen hadana wax ma isla duubin 😂 lkn inaanay xumaan ka dhaxayn le noo sheegeen 😂
@IdilHoussein-qq3xo
@IdilHoussein-qq3xo Месяц назад
Amira iyo koko bulle 🎉❤❤😢😢
@user-hk5rs9fp9i
@user-hk5rs9fp9i Месяц назад
Amiira iyo sundus anagama maa nawaalaysiin horta😂😂
@user-nq6xv2uu4z
@user-nq6xv2uu4z Месяц назад
Prank by sameynayan😅
@Halaazi7
@Halaazi7 Месяц назад
Kusali nabigeena mohamet scw 😢❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
Scw ❤
@user-tn1gq8sp6p
@user-tn1gq8sp6p Месяц назад
Kusaliya nabigeena maxamed scw❤
@Idil-q6o
@Idil-q6o Месяц назад
Scw
@user-cq6bd9uv7q
@user-cq6bd9uv7q Месяц назад
kooko waskusalaamay amiiro ugu salaam
@user-cq6bd9uv7q
@user-cq6bd9uv7q Месяц назад
aad iyo aad ayaa nii daakeeraa waliba cajiib komandiga magaceeki kusoodar mulki
@user-cq6bd9uv7q
@user-cq6bd9uv7q Месяц назад
ayaa liidhahaa Barsham wanaagsan
@user-ko7vp1yd8w
@user-ko7vp1yd8w Месяц назад
40 qof ducadooda waa la aqbalaa wlshey iga xanuunsan iigu soo duceeya waa idin bariyaa 🤲🏻😭😭
@Dahab-pf4tb
@Dahab-pf4tb Месяц назад
Amiira maxa nigu dhacey adi iyo sundus maxa barnamijka ku so dari waydey sundus Xaafada adna way jogte😢
@majidahassan5750
@majidahassan5750 Месяц назад
Wllhy anba Wan yabanahay😢
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 Месяц назад
WALAAHI UMA MALEEYMAAYO IN DHAHAAN IYO GACMAHAAN QURUXDA BADAN IN AY DHAAFAYAAN SALIGA NABIGA S.C.W❤😢
@SILENT______GIRL143
@SILENT______GIRL143 Месяц назад
😂😂😂😂 walakala shakiyy amiira iyo sundus miyeey nootashteen anaga
@Gureeymahdi44
@Gureeymahdi44 Месяц назад
Amiira asad farintan iga gaarsi, waxa dhahda video pause soceli, amira io kooko ceyda
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
Amiira iyo Asad wayba sameeyeen Saamiya iyo iamk xataa way ku jireen
@Thebeutyher
@Thebeutyher Месяц назад
Horta aniga waxan layaba dadka dhaha gabdhaha wey is dagaaleen wilasha cid ku mashquusha malahan ceyda iyo cumeer yo fadil waxey ahayen markii hore dad isla soo jabay hadaneh ayanta iskuma arag saas ee tahay mais dagalsano wa saxibo guriga Asad wada jooga qof walba barnamij ugaara wata
@sabnasiman
@sabnasiman Месяц назад
Meshan Dantood ku jirto
@user-yu5bd4xk2y
@user-yu5bd4xk2y Месяц назад
Haaa
@NadiifoMahamuud
@NadiifoMahamuud Месяц назад
Gabdho faduul ka badatay waye kuwa saas dhaha😂😂😂
@user-jq6pm6ot6i
@user-jq6pm6ot6i Месяц назад
Amira iyo sundus Maxa qaldan video iskula jiraan maba jiree hadane wee wada jogaan miss you sunmir❤❤😢
@NasraAhmed-r5r
@NasraAhmed-r5r Месяц назад
Intaa mesha dawan jira ee cawa mrky koko argtyaa soo cartyaaa kabaxa❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
Ar Amiiradeena Waxaan U Xiisay Adi Sundus Maxaa Idiin Helay😂❤😂 Saaxibo Is Jecell Aaba Ehedenee....????? Ilahoow Towfiiqda Nagu Toosi Ya'rabb 🤲🇸🇴🤲
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor Месяц назад
Lucky girl koko bulle ❤🎉
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
Lucky beel 3 jeer o qiyaano eh waaye maad fiirsan miyaa 😂
@user-ez8eo2bc9u
@user-ez8eo2bc9u Месяц назад
Naa dhameeso vedio ga😂😂😂 wee qashtaye
@SimranAbdiNor
@SimranAbdiNor Месяц назад
@@user-ez8eo2bc9u Na idhaf wa ucamiraye 😂😂
@Cabdimudhaliblu
@Cabdimudhaliblu Месяц назад
Aduunka masoo marin ruux ka fiican nabi maxamed scw ❤❤❤
@Marishahmed19
@Marishahmed19 Месяц назад
Koko is not easy 😂qayaano cadiya😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
yaab 3 jeer oo qiyaano eh
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 Месяц назад
Tem sundus iyo tem amiiro hdn nhy wa is jecelnhy ❤❤❤ sundus iyo amiiro inay is dagleen ilma aha zbbto ah wa ti mrky amiiro bahashi yutupka la gudonsinayay guriga asad ku kulmen walinu ayago isku faraxsan dhawrayay hadiyada yutupka lagu kenay e wxn umaley ina ay amiiro tidhahdo sundus inad kaliga wax qabsan karti itus si ay ad adeg umujiso sundus bey kalinimo ogu deys oy tidhi sxp istus kartidi bdnayd en kugu aqaanay ❤marka wax isku dhaca uma jeedo ani ahaan❤ e ka dhaca gbdhaha😂😂
@fardowsaawadfardowsaawad3769
@fardowsaawadfardowsaawad3769 Месяц назад
Really 😢
@NuuriyocaliXuseen
@NuuriyocaliXuseen Месяц назад
Wax igu fikird adan ka argy wly ani xita sas kufikryey dadka dagal arint kadhigen tan kale iny sas thy waxy kucadne sundus 300k see ugashy ma ku argty markii safark mahe dadkan dad isdagli karo mah😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
dadka yaa sidaada ka wada dhiga qof masksx caafimaad qabta qaba lee sidan u fikiri kara ❤ Amiira iyo sundus xalay xataa guriga Adna bay isla joogeen
@user-bm5lu9je4o
@user-bm5lu9je4o Месяц назад
Amiiro sundus meeday sundus nookeen game sundus la asna waa marax lama daawankaro bls
@AsAdgj
@AsAdgj Месяц назад
Amiiradeena caawa dhan ku sugayaay lee alx hadad soo dhigtay❤🎉❤❤❤❤
@RuweydaMahamud
@RuweydaMahamud Месяц назад
Koko meel ay ku jirto kama maqnan karo❤
@SalmaIndho-pv5zp
@SalmaIndho-pv5zp Месяц назад
Amiira plz hdaad dadkaaga xushmad uhaysid sundus iyo adi hishiiya plz❤
@user-qi3pt6nl8e
@user-qi3pt6nl8e Месяц назад
Ma is dagaleen
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy Месяц назад
Myee hda dadkaada ncepthy naa wxe kuu soo galiso daawo
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
maba is dagaaline maxay heshiiyaan Abaayoy
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 Месяц назад
Team koko 😂😂
@FPogba-nt3jn
@FPogba-nt3jn Месяц назад
Koko bulle waa ku tageera n amiira❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@Qarami-o9t
@Qarami-o9t Месяц назад
Inta og inay is jecelyihiin amiira iyo ceyda like saara 😂❤
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy Месяц назад
Wa hesaaa
@Qarami-o9t
@Qarami-o9t Месяц назад
@@tuneeyyyyy like ba kuraadsada mooye isma jecla waxba😂
@ifrahhassan9628
@ifrahhassan9628 Месяц назад
@@Qarami-o9tdadakan qiirada ticktock ay run umaleeyan tan qoraxda la dhahaa ceyda iyo amria ku wareeetay meelkasta calalal ayay la tagantahay way isjeclyhiinta ku ahysaa balse maalinta ay xaqiiqada timado ispitalka Dr xabeeb in la dhigaa kabaqaa walhi😂😂😂
@SiraadmaxmedmuhamodSiraadmaxme
@SiraadmaxmedmuhamodSiraadmaxme Месяц назад
​@@ifrahhassan9628bisinkooy hda wilka yar ma sas ugu dhajin gbadha saqirka ah wah na nin msuliydada tan ilmhga qadi kra lgursada amira cyde iyda kweyn wah
@user-ir3fe3wj1j
@user-ir3fe3wj1j Месяц назад
​@@SiraadmaxmedmuhamodSiraadmaxmeage is just number Ceyda wa 22 amira she's gonna be 26 in September 3, 4 years difference is not a big gap. Our Prophet married Khadija they had 15years age gap. Age is not a big deal. Cadnan is 21 Samia 24, why no one talks about their age difference an you guys only see Amira and Ceyda. That's what a call envy and jealousy
@AhmedAhmedilkacase
@AhmedAhmedilkacase Месяц назад
Inta og inay sundus joogto lkn ay video wada dubayn ay isdagalsanyihiin😢😢😢😢 waa islajeclaa😢😢❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
isma dagaal sana
@XanaanFaarah
@XanaanFaarah Месяц назад
Team Amiira qururx one like 👍 ❤
@cabdifetaxAAbe-xs1sm
@cabdifetaxAAbe-xs1sm Месяц назад
Kooko xariif waaye wallahi😂😂❤❤❤
@Luz-ci4od
@Luz-ci4od Месяц назад
Inta u xiistay Sundus io Amiira wada jirkoda 😢 like sara
@FardowzAydid
@FardowzAydid Месяц назад
amiiroy sundus boskeeda samiya miYAA KU badashay anaka sundus aa rabnaa😢❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
saamiya maba ku badno Amiira se wax u wadaa
@ifrahhassan9628
@ifrahhassan9628 Месяц назад
Koko yanwataa she’s humble girl marwalba guusha waa dhankeeda 🥰🥰😊
@user-ir3fe3wj1j
@user-ir3fe3wj1j Месяц назад
She just admitted that she cheated 😂 and if there's a humble prsn in this group is Amira qurux never ma boteeso show off na masameso. Check out the definition of humble in the dictionary. Amiradeena ❤ from Toronto 🇨🇦
@ifrahhassan9628
@ifrahhassan9628 Месяц назад
@@user-ir3fe3wj1j dhibka ku haysataa wuxuu yahay naag aan kabaheeda kaa aqoonin aad marwalba calal ladaba taagan tahay gabdhahan iyagaa iska kaa jecel ruufyaanimo looma baahna
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
3 jeer bay qiyaano ku badisay koko guushu waa mida bilaa qiyaanada eh lkn hada qiyaano waaye xataa koko way qiratay ma daawan miyaa adi 😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
​@@ifrahhassan9628adi xataa cid kabteeda kaa taqaano ma lahan maxa gabarta ku haysataa isku mid lee tihiine lkn mid baad ku saxan tahay dadkan iyagaa sxb eh o is kaga keen dhow ❤
@ifrahhassan9628
@ifrahhassan9628 Месяц назад
@@adoontiallesiman262 hada idinka maxaa lacaacalaysan ista koko aan amanay miya comantigaya ugu uga ooyaysaan intaas wax kale lama meesha kagubaynsaan ayan aqaanaa ee ruufyaanimada iska daaya gabdhaha aad ukala hiilinaysaan maba aragtan siday idiin bahdilayan oo ay marawba heesaha idinku karbaashan mardme comanti calal haysooqorina 😂😂😂😂
@user-ud3kj3fi3s
@user-ud3kj3fi3s Месяц назад
Walahi cawada channalada dhan daawadeh walipa koko daraadeed koko qurux ❤❤❤❤❤
@NASTEEXOABUUKAR-ww8fk
@NASTEEXOABUUKAR-ww8fk Месяц назад
Same❤❤
@nasronasab918
@nasronasab918 Месяц назад
Koko caqlileey waye maansha allaah
@Nawaalitaqurux12
@Nawaalitaqurux12 Месяц назад
Game kole no soo badi amiiro😂😂
@WarisCarab-lk3xt
@WarisCarab-lk3xt Месяц назад
Ku saliya nabigeena muhamed scw scw scw scw
@Queen-m.j
@Queen-m.j Месяц назад
Video sunduz kujirin funny iyo xaraarad malahan amira iyo sunduz waxaa jira wax yar ma ahan 🤔 koley afkeyga waa ka adkahay ani 🤐
@KingNourMoha10
@KingNourMoha10 Месяц назад
Waxn la yabanhy labadi gabdhod e aadka saxibada u aha waxa isku diiday inay wax Isla duban caawa xita way Isla jogen waana sundus io amira😢
@hamdajaamac1994
@hamdajaamac1994 Месяц назад
Intan jecel amiiro iyo cayda one love❤
@user-vc2sp5uw9b
@user-vc2sp5uw9b Месяц назад
Amiira inanta yare sundus iskaga hadha inanyaroo dhaqan biisa koko xariifada islasocda idinka ah saaxiibo hore inanyaroo hada timid yaanay idinkala gayni isku waara amir ko❤❤❤
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 Месяц назад
Haye koko marki ad meyd garaceysen Ed lahaydeen bidaarey daba cunug mxy ahayd hdna sundus so cay hee😂😂😂😂sundus wa gbdha ogu yar e hdna 400 k 4 month dhaxdoda xidheyso thy❤❤❤❤
@user-vc2sp5uw9b
@user-vc2sp5uw9b Месяц назад
@@RaxmaIsaaqRahma123 Hanoi sheegin anigu waligayba kokoayan tageerayaye sundus waa maxishooto
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah Месяц назад
​@@RaxmaIsaaqRahma123zunduz amira iyo koko wey igala weyntahy ilaah ba runta jecele qofki jabyar miyu yaryhy
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
maxa waaye abaa isku dirkaan
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
​@@RaxmaIsaaqRahma123koko team keeda ayaa caytinta bilaaba saasay Team Amiro ne koko u caayaan lkn dadku mawada xuma dad labada gabdhood isla jecel bas jira
@user-gu3qj7ce8o
@user-gu3qj7ce8o Месяц назад
Sundus rabna anaga amiiro 😢
@Beaquen
@Beaquen Месяц назад
Sundus maxaad u ga reebtay 🫣
@Dahab-pf4tb
@Dahab-pf4tb Месяц назад
Sundus guriga way la jogte Lakin waxaba lama duubin Amiira labadan safarka kadib waxba qaldan reer comment ma ila argten😢
@raxmo9
@raxmo9 Месяц назад
Haa waa si eh 😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
waxa laga yaaba markii video ga la duubay kadib inay imaatay
@roodoabdi7517
@roodoabdi7517 Месяц назад
Ani fikradayda waxa waaye in idinka inatijabinayo Amiiro io Sundus guriga wayda jogneh labadodu warkey isla somuqdan video funny 😂noqon jiray an arintas afkay kaganka haystaah 🤔 wanrajenahay inay farxadad solabato❤
@NajahGaramgaram
@NajahGaramgaram Месяц назад
Rer Puntland sanad guuro wacan coming soon haben danbe i.a 🇸🇱♥️
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 Месяц назад
Mxn dabal degna wllo omar ba inaga xanuunsane😢😢😢😢
@NajahGaramgaram
@NajahGaramgaram Месяц назад
@@RaxmaIsaaqRahma123 haa walhi abayo
@Duniyo8884
@Duniyo8884 Месяц назад
Amiira qurux please 🙏 sundus soo qabo xaraabo waaye bod bodkeeda😂
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 Месяц назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
Scw ❤
@Hanaaan1
@Hanaaan1 Месяц назад
Sundus aaway😢😢
@user-xl3sz7dc4q
@user-xl3sz7dc4q Месяц назад
Mooji kolay indhawayd ma arkin😢
@Hanaaan1
@Hanaaan1 Месяц назад
@@user-xl3sz7dc4q ayaanta ayagoo islajogaan xitaa wax isla ma duubaan😭💔
@IlhaanSaleebaan
@IlhaanSaleebaan Месяц назад
Alla wiilashu funny bay ahayeen gabdhu way Danson yihiin😂
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Месяц назад
IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤
@user-sy7dz9kf4k
@user-sy7dz9kf4k Месяц назад
@King_ceyda-n4t
@King_ceyda-n4t Месяц назад
TEAM KAAMIL AND MALIKA ONE LIKE ❤😊
@XamdiFarax-hk7zj
@XamdiFarax-hk7zj Месяц назад
Yaaa waa nawaloysan waryaa
@feysaidle
@feysaidle Месяц назад
❤❤❤❤
@user-om6yl1mf6z
@user-om6yl1mf6z Месяц назад
King ceyda one like ❤
@HodanAli-f5z
@HodanAli-f5z Месяц назад
Season 2 away cayda❤
@user-vz7ho8wb1z
@user-vz7ho8wb1z Месяц назад
Asc
@user-kl5dj7zv4w
@user-kl5dj7zv4w Месяц назад
Koko way ini khayantay😂😂😂😂
@HaniCali-z9f
@HaniCali-z9f Месяц назад
Alla koko xariifsana 3dax ciyar wafirsanayay Kulaha koko kujecliya❤❤❤❤
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
waaba yaabay ani qiyaanadu ma fiicno ani markii hore inay u toostay lee moodayay mar danbaan ogaaday
@CabaasCrisaaq-z5k
@CabaasCrisaaq-z5k Месяц назад
Amiro dundus Soo qabo wan u xisneyy walahey 😢
@JiicaJiica
@JiicaJiica Месяц назад
team samia One like 🎉❤
@KhadroAli-km5by
@KhadroAli-km5by Месяц назад
Team sundus and amiiro wadajirkoodi uxiisnay
@Owliyoomar-c9g
@Owliyoomar-c9g Месяц назад
Team koko one like❤😊
@user-rd2ut4yq1k
@user-rd2ut4yq1k Месяц назад
Amiira iyo sundus waxa dhaxdooda ku jira ma yaro
@FaadumoOmerali
@FaadumoOmerali Месяц назад
Channelka sundus waxaa challenge la duupaY saMia,koko,adNa Channelka aMiirana saMia,koko,adNa IyagU maxaY u kaLa dhaCaYaan😂😂
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 Месяц назад
Dadka Sundus ma is dagashen dhahaaya😂dadkan dad isdagali kara ma ahan sundusna walaaheed ujogta ayadoo xanun sana ogaa hada inee cafimad qabtaa rajena Koko qayaaNo ala adigaa😂😂😂
@HiboMaxamed-ru9zl
@HiboMaxamed-ru9zl Месяц назад
Team amiira🎉🎉 team koko😊😊 team samiya❤❤❤ team adan😊😊😊
@Farhiadaimond
@Farhiadaimond Месяц назад
Ceyda funaanadiida wax ku qoran kaligay le ma arko tos Angeles ku qoran ola fiiriya😂😂😂
@SarasimanSarasiman
@SarasimanSarasiman Месяц назад
Tira angel wa mida xisabta ku so qadan jirnay wax qalad ah ma ahan hadi si kale lo adeegsan
@Fathiyahmedsheik
@Fathiyahmedsheik Месяц назад
Los Angeles waaye wa mgalo katirsan USA😂😂wax bro lguguma karo
@Farhiadaimond
@Farhiadaimond Месяц назад
@@Fathiyahmedsheik qalbi adaa wax noo baratay se wax u baranaa😅😅
@Farhiadaimond
@Farhiadaimond Месяц назад
@@SarasimanSarasiman ha sax
@hanihassan5954
@hanihassan5954 Месяц назад
Inta xisaabta triangle kusoo qaaday oo dhan teamke ka mid yihiin seen ku dhahy😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂​@@SarasimanSarasiman
@sumayohassan490
@sumayohassan490 Месяц назад
7:54 cayda amiira kasoo fakatay 😂😂😂❤
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy Месяц назад
Haa wlhi
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
Adna muu ku qalday yacni Adna inuu dhoho muu rabay
@sumayohassan490
@sumayohassan490 Месяц назад
@@adoontiallesiman262 my samiyo dhihi rabay amiira kasoo fakatay😂
@JamiilaMoha
@JamiilaMoha Месяц назад
nya amiiro. sundus yarisay meday aYamahan waka ladhacsan thine mxa khalda 😂😂😂
@FaadumaShariif-s8o
@FaadumaShariif-s8o Месяц назад
Amiiro qurux waan ku jeclhy ❤❤❤
@AbdullahiChannel-t3f
@AbdullahiChannel-t3f Месяц назад
Team Samia One like😊
@Sihaammostaphe
@Sihaammostaphe Месяц назад
Inta kii Hore EE wiilasha dawatay one like 👍😂❤
@user-xl3sz7dc4q
@user-xl3sz7dc4q Месяц назад
Amiirooy sudus kusoodar gemka maxa uxaasidi😢
@Pretty-s7r
@Pretty-s7r Месяц назад
Iyadan rabinde😂😂😂
@HibaaqMawliid-g4r
@HibaaqMawliid-g4r Месяц назад
Ala kokoy wlahi sidaaa kuugu qoslay wlahi caawa beer ka I casaadey meeel Bay ka fiirnaysaa
@Fathiyahmedsheik
@Fathiyahmedsheik Месяц назад
Koko qayaanoley labada qayane kuqaadatu 😂😂😂
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 Месяц назад
3 jeer waaye 😂
@user-vx7qw7uv1q
@user-vx7qw7uv1q Месяц назад
Amiira kaliga routine soo same
@FaizaMahamoudMOHAMED
@FaizaMahamoudMOHAMED Месяц назад
Amira sundus so celi hadad is dagalshn is cafiya wayo waa wllsha
@XusniNuur-oc8fw
@XusniNuur-oc8fw Месяц назад
Koko seyinii gashe😂😂
@WarisCarab-lk3xt
@WarisCarab-lk3xt Месяц назад
Ku saliya nabigeena muhamed scw scw scw scw❤❤❤❤❤
@NajaxCabdi-tf3rp
@NajaxCabdi-tf3rp Месяц назад
Team amiira one like❤
@RuweydoMahdi-d3x
@RuweydoMahdi-d3x Месяц назад
Team amira qurux one like ❤
@UmaymaMahamed-kx8gu
@UmaymaMahamed-kx8gu Месяц назад
Cayda is not easy 😂
@user-ld1se2dt1y
@user-ld1se2dt1y Месяц назад
Amiro quruxdaydii❤❤❤
@ShifaaAli-se5ok
@ShifaaAli-se5ok Месяц назад
Amiiradeena❤
@abdijama1984
@abdijama1984 Месяц назад
Gabdha wey maqan yihiinma u fiirsanayaan ❤❤❤❤
@MarwaMaxamed-ld5hu
@MarwaMaxamed-ld5hu Месяц назад
Game khatara weeye thanks mira
@user-fj7xw2vd6z
@user-fj7xw2vd6z Месяц назад
Amiradeena la anta youtubeka nuur male❤
@SahroMaxamed-b3s
@SahroMaxamed-b3s Месяц назад
One like team amiira ❤🎉
@faadumocumarcali8128
@faadumocumarcali8128 Месяц назад
Plz Koko lanbargaaga iisooqor plz😊😊😊😊😮😮😮
@ubaxabduqadir5026
@ubaxabduqadir5026 Месяц назад
Sundus no keen
@user-lw6ue6by5g
@user-lw6ue6by5g Месяц назад
Amirkooooo forever ❤❤❤❤❤❤
@user-rh3cf6gp6x
@user-rh3cf6gp6x Месяц назад
Koko is not easy😂😂
@jaamacmaxamedismaciljaamac
@jaamacmaxamedismaciljaamac Месяц назад
amiiroy isnabka igasoo jawab😊
@Saabariiniita
@Saabariiniita Месяц назад
Alla koko wss iga qoslisay wllhi hambaly😊
@MariaSaeedmuumin
@MariaSaeedmuumin Месяц назад
Amiiro sundus maxaa ugusadari waysay videos yadiina waa uxiseee😥
Далее
GASACA TARAARIXI KADIBNA CUN WIXII NASIBKAAGA NOQDO
15:51
7 September 2024
2:45
Просмотров 1,3 тыс.
AABAHA UGU XUN TEAM 27 YAA NOQDAY
22:36
Просмотров 405 тыс.