Тёмный

QAAMQAAM - MAXAY KU DIIDAY QABYAALADDA & GEED JARIDDA? 

Explore Somalia with Said Fadhaye
Подписаться 22 тыс.
Просмотров 29 тыс.
50% 1

QAAMQAAM - MAXAY KU DIIDAY QABYAALADDA & GEED JARIDDA?

Опубликовано:

 

4 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 113   
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 21 день назад
Waa markii iiguhoraysay een arko somali muslimquman ah oo caafimaad qabta masha Allah
@user-jv9jv2ey5s
@user-jv9jv2ey5s 22 дня назад
Waa Dad Ilaahy Nolosha Aduun iyo Mid aakhiraba Fahansiiyay
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 22 дня назад
aad iyo aad
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 18 дней назад
Masha Allaah❤❤❤
@xuseenfadal
@xuseenfadal 17 дней назад
Maasha'allaah weeye ilaahey habarakeeyo
@yaasirmohamed5561
@yaasirmohamed5561 7 дней назад
Meshen oo kale ilahy haka dhigo somaliya oo han qabil iyo qabyalda ilahy ha inaga ka xeyo amin
@lafaHore
@lafaHore 21 день назад
Qaamqaam waxey sidaas utahay magaraneysaa kursi iyo siyaasad meeshaas kama jirto ilaahay ha ubarakeeyo xasiloonidaas
@abdimuse7911
@abdimuse7911 21 день назад
Waa Barnaamij aad U wanaagsan, Waa Degmo Dadka Nool eey ilaashadeen, Maashaa allaah Wataa Uqurux Badnaatay
@farxanzakir1030
@farxanzakir1030 21 день назад
Waa dad Alle iyo rasuul yaqaan ❤qaam qaam in la maalgashto ku fiicantahay
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 19 дней назад
Wallahi waad iga farxisen somali nadiifa oo ilahay yaqaan walalayaal horay usocda farxad iyo barwaaqo 🙏🇸🇴♥️
@xuseenfadal
@xuseenfadal 17 дней назад
Aad iyo aad, ilaahey habarakeeyo
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 20 дней назад
Maansha allah alla soomaali hagaransiiyo sidiinokale
@mustafqamqam1995
@mustafqamqam1995 21 день назад
Alx aniga kudhashay kuna soo koray taaas been ma ahan waxaan ku soo Kornay beyad aan qabiil iyo qurun alhen❤❤
@mahamedahmedhassen274
@mahamedahmedhassen274 19 дней назад
Waan hambalyeynayaa reer Qaamqaam. From Hargeisa ❤
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 21 день назад
Waa dad caqligooda dhanka wanaagsan u isticmaalay. Cudurka qabyaaladana iska fogeeyay. Waa guuleysteen.
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 17 дней назад
ALLAAH Hu Akbar walillahil'hamd 💚
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 17 дней назад
Msha allaah meesha noocana ma waxay ku taala soomaliya wlahi dalka soomaliya meeluun baa dhintay ee ma wada dhiman ❤❤alla how siyaadiyo wanaga ka muuqda
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 6 часов назад
Ilaah ha idin xafido.qabiilna ka fogaada
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 21 день назад
Waxaa hugaamiya dad aqoonyahano ah taasay uga badbaadeen qabyaalada 🇸🇴💯🇸🇴
@aamsheikh
@aamsheikh 5 дней назад
Maa shaa ALLAAH Waa dad ku dayasho mudan
@dunsoorgroup
@dunsoorgroup 8 дней назад
Nafteyda waxay jecleysaneysaa " somalia oo kacdoon ka dhacay isku imaansho ah, kadibna dowlad bilaa qabiil ah dhisatay qaam qaamna caasimad ka dhigatay. CARRO NABAD AH CIIDOO CARFOON CAANO IYO DOOG LEH. INSHA ALLAH
@sab.r
@sab.r 21 день назад
thank you so much for making this video and talking about the importance of preserving our environment!!! i love seeing elders who care so much about our landscape and our beautiful treasures! inshallah i get to visit qamqam one day!
@wziiir5634
@wziiir5634 6 дней назад
Best Somali video ever ❤
@hodaa2823
@hodaa2823 21 день назад
Asc Said, I thank you from the bottom of my heart that we have someone of your calibre in our community! Your contents are of high quality and pleasurable to watch. Keep up the good work, you are on your way to millions of views soon In shaa Allah. I have learned a lot. Cities I never knew existed and the beautiful lands Allah bestowed on us.🙏
@FartunK
@FartunK 20 дней назад
maasha Allah Dad saan dad u fiican Uma maleynaynin illaah ha idinka xijaabo Somalida kale dhibkooda
@dailycontent3955
@dailycontent3955 19 дней назад
Woow cajiib waa muuqaal qurux badan watana micnihiisa wax badana laga faaidaayo laguna dayan karo bay adana in la ilaaliyo waa wax wanaagsan Said waa kugu dhiirigilinayaa hawsha aad hayso waan kugu xiranahay runtii dadaalka aad wadana sii laba jibaar muqaal waxtar leh usoo gudbi mar wlaba bulshada soomaliyeed ❤🤝
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 21 день назад
Waah Somali cafimad qaabrah iintah suumeysan iskah iilaliya waah haalkah iinan daagah in the future InshAllh
@aliadam180
@aliadam180 8 дней назад
Gacmo daahiraa wax daahiriyo الله يبارك فيكم
@nourahbinshember2147
@nourahbinshember2147 10 дней назад
MashaAllah they give me hope for the future
@f.o847
@f.o847 21 день назад
waa arrin wanaagsan oo kudasho mudan, guushan aad gaadheen ummadaha kalee iidiin dhowna gaarsiiya
@Eng_moy
@Eng_moy 20 дней назад
❤mansha allaaah dadkaasu bilad bay mudanyihiin ❤
@GullethShakunda
@GullethShakunda 19 дней назад
Maasha allah waa dad aad ufiican
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 21 день назад
Mash allah xasiloni ayey hestaan Ilahey ha idin barakeyo
@xasandhere
@xasandhere 21 день назад
Muuqaal qurux badan OO waanadiisii iyo wax sheegiisa wata ❤
@najibabdulkadir6844
@najibabdulkadir6844 21 день назад
Thank you Said Fadhaye, Warbixin cajiiba ayaa nooso gudbisay 👏
@naasirkhadar8370
@naasirkhadar8370 20 дней назад
Maasha Allah Dagaan Qurux badan weye Dad isku Tashaday weye lkn waxay ubaahanyhiin Kaalintii Dawlad nimo Ayaa jirin
@somaliwaahal3536
@somaliwaahal3536 7 дней назад
Alle haku xafido adeer
@cckhaan
@cckhaan 21 день назад
Mansha allah Waxaa Wax lagu farxi ah inay jiraaan dadsomaliyeed on qabiil iyo qabyaalad toona aqoon Siciid allyacisak
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 20 дней назад
waa dawlad dhamaystiran ,masha allah ,soomaalida kale haka barato
@GraadMoh
@GraadMoh 21 день назад
QAAM QAAM INTEEY KU TAALAA QOFKII RABO INUU YIMAADO JIDKEE U SOO MARAA FADLAN WARBIXIN HALAYGA SIIYO INSHAA ALLAAH JAZAAKUMULAAHU HKAYR
@mahamedadan2951
@mahamedadan2951 21 день назад
qaam qaam lower jubba ay ku tal.. waxay hooos tagtaa jamaame.. waxay u dhaxweysaa jilib iyo kismaayo.. hada kismayao tagtana wa tagi kartaa.. hada xamar kasoo baxdana wa iman kartaa..
@ahmedmohamedfarah3067
@ahmedmohamedfarah3067 17 дней назад
​@@mahamedadan2951 kismaayo ayay hoos tagtaa maamul ahaan oo uga dhow jamaame
@khalidyare1148
@khalidyare1148 8 дней назад
Qaam qaam waa tagi doonaa I.A. Qofkii jooga ha ila soo xiriiro suu iigu soo dhaweeyo.
@Akaanhasiaaan2901
@Akaanhasiaaan2901 20 дней назад
Waxan jeclaan lahaay sidoo kale jamacada lafoole inaa documentary ka soo sameeyso runtii waa Taariikh dhaxal gal ah hadii aan nahy dhalin yaradda wax baratay jamacadas waxa ka baxay Abaheey 1985 mar waliba ayuu inoo ka shegeen jiray ilaama 2008 anoo qax ah aan dagnay Hadana ah miyad anan la siiin
@ismailnuure2822
@ismailnuure2822 21 день назад
Masha Allah waa degan qurux badan
@sharifjama20
@sharifjama20 12 дней назад
Masha Allaah, dad wanagsan aya kunol Allaah ha idin karameyo amin
@mukhtarhassan4964
@mukhtarhassan4964 19 дней назад
Qaam qaam meel qurun iyo qabyaalad laga ilaaliyey
@fatumahussein5161
@fatumahussein5161 21 день назад
Maa shaa allaah
@user-xm3vz1zu7w
@user-xm3vz1zu7w 19 дней назад
Dhulku waa Nabaad Guuray wax Daadadka Kahortaga iyo Dhir abuuris ah Kamajirto Degaanka . Roob Markuu Da'o Dhulkana Dhibbuu ukeenaa Dadkana kama Faa'ideystaan.
@user-wr2yy7se2t
@user-wr2yy7se2t 22 дня назад
Qaam Qaam degan dadkisu wax badan ka qabten waxay mudanyihin in lagu abaal mariyo ilaalinta deganka oo ah arrin muhim u ah la tacalidda isbedelka cimilada
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 22 дня назад
Aad iyo aad
@bondheere..s
@bondheere..s 20 дней назад
Geeeesi geeeesi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡waa nin oo dhiig leh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫡🫡🫡🫡
@Shadiaown
@Shadiaown 21 день назад
Armeeshaan waa dhulkayki waa meel dadwanagsan daganyihin.❤❤
@ahmedabdi0
@ahmedabdi0 21 день назад
Masha allah
@abdijabaradan4778
@abdijabaradan4778 10 дней назад
Half of somalia is still alive❤
@fighterforlife5284
@fighterforlife5284 17 дней назад
Masha Allah
@wziiir5634
@wziiir5634 6 дней назад
Wee nasib badanyihin ,anagana ilaha no keeno samaliya mel kaste
@thatmuslimgirl_234
@thatmuslimgirl_234 17 дней назад
Waaw hadan imado ku ri Maka hela
@mahadm459
@mahadm459 21 день назад
Keep making these videos! ❤
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 22 дня назад
Wll qaabka aad wax usoo duubtid ayaan kahelay marka haniyad jabin horey usoco meelaha qarsoon soo duub sida jasiirada baajuunta .from galkacyo kaalasoohadalaya
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 22 дня назад
Mahadsanid walaalka waa igu ogtahay!
@AyubCise
@AyubCise 21 день назад
Qaamqaam meesshi ee xudunteydi kuduugneed ❤😊
@niyaaladem
@niyaaladem 12 дней назад
Waad nasiib badan tahay walaahi.
@AbdiSaciid-jy1sh
@AbdiSaciid-jy1sh 20 дней назад
Waa arin muhiim ah
@sdmdhr616
@sdmdhr616 20 дней назад
Plastic gana haku daraaan inshallah
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 18 дней назад
Waa meel aad u fiican .
@Thewho444
@Thewho444 8 дней назад
Waa qalad mag in geed laga bixiyo diinta maqabto arintaas. Naf banuu adam uma dhigmo geed iyo laantiisba
@Najiibodawaa
@Najiibodawaa 22 дня назад
Waa muhiim in dhirta la ilaalsho.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 22 дня назад
Haa way isku tashteen
@alisharif1997
@alisharif1997 18 дней назад
MashaAllah🏘️
@chipahe3412
@chipahe3412 22 дня назад
muuqal sameeyaya ugu fiicn soomali big support
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 22 дня назад
Mahadsanid!
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 20 дней назад
adeer ma soo degi karaa qaamqaam waa idin tuuga ee dhul isiya waa ka soo guura italy
@dailycontent3955
@dailycontent3955 19 дней назад
Dul waa dhul soomaliyeed adne dabcan somali baa tahay imaaw kadib dadka deeganka waydiiso dhul ama ka gado 🤝
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 19 дней назад
@@dailycontent3955 mahadsanid walaal🌹
@abdulkadirbuuxow427
@abdulkadirbuuxow427 7 дней назад
Dalka oo dhan sidaan ayaa karabnaa Masha allah
@nuraleynimire6300
@nuraleynimire6300 21 день назад
Guleeysta🇸🇴 Somali fikirkas ma ay wada qadan
@user-lz1kf3lj3z
@user-lz1kf3lj3z 21 день назад
ASC WAA XASNO NASIR REER GOBWEEYN..GUUL
@Bagagac
@Bagagac 21 день назад
Qaamqaam m.a 8 sano kahor Aya igu dabaysay 7sano Ayn knolaay waa Mel qabyaalada Laga dilay
@niyaaladem
@niyaaladem 12 дней назад
Dugsi malahan qabyaaladi waxay dumiso mooyee. Dad ALLE isku xiray diinta islaamka ka runtahay ayaa ku nool meeshaa.
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 21 день назад
QURUX DALKEENA DHUXUDHA DHIRTEENI LAGU DABAR JARAYO EE LA RABO IN DHULKEENA SAXARO LAGA DHIGO EE CARABTA LOO DHOOFINAYO EEY SHIISHADA AYEY KU CABAAN AYAAN MAQLEY HALA JOOJIYO I
@BAYUTADOW
@BAYUTADOW 19 дней назад
Very good
@amiindaaud5629
@amiindaaud5629 21 день назад
Aad baan kuugu bogaadinayaa sxb Siciidow muuqaalada sida heerka sare ah eed ka soo diyaariso dhammaan gobboladda dalka walina waana kugu dhiirigalinayaa in aad soo gudbiso deegaanada kale ee aad wali ka soo sameynin muuqalada intii suuragal ah in aad gaadho, xisaabtana ku darso hawshan aad imika faraha kula jirto waa qaaraan aad ku darsatay shaqsiyan soo bandhigidda waddanka dhankiisa wannaagsan waana Recorded guul baanna kuu rajaynayaa❤
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 21 день назад
Mahadsanid walaal, waan dadalaataa insha Allah!
@shaxamiboy7994
@shaxamiboy7994 22 дня назад
Waku mahadsantahey waxa umada somaliyed aaad ooheyso
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 22 дня назад
Mahadsanid!
@Burco.
@Burco. 20 дней назад
I want move to QAAMQAM❤❤❤
@niyaaladem
@niyaaladem 12 дней назад
Maba ogeyn meel qabiil aan looga dhaqmin in ay Soomaaliya ka jirto. In loo guuro weey istaahishaa walaahi.
@lacag-lacag
@lacag-lacag 21 день назад
MashaALLAH waa gobolkee lkn wll ma jubooyinkaa?
@yaasirmohamed5561
@yaasirmohamed5561 7 дней назад
War somaliyay xududaha an isha ku hayno dhulka somaliyed waa loo tashytay
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 21 день назад
Oo axmed geeda naardhuxuleeste ma arkin miyaa gedahaan
@adoonkiialle1750
@adoonkiialle1750 7 дней назад
Reerka meeshaan majirotiga ka ah ee deegaandaan u badan baa gob ah wllhi oo ah reer lala noolaan karo qabiilo aan ogahay haday meeshaan ku badnaan lahayeeen qaam qaam ma jiri lahayn basle qurunka qabyaalada waadhow in uu dilaaco baa macquula sida uu axmed madoobe iyo reerkiisu wx ku wadaan haday sidaas kusii socdaan reerka jilib iyo jamaam ilaa kismaayo dagan ee degaanka u badan iyo reerka axmaed madoobe tan iyo itoobiya heshiis kuma aha waana dab iyo bansiin mrka qaam qaam allah ka haayo coldaada usoo durkayga Erayga ah qaamqaam qabiil malaha alftiisa baa sababi kara dab kaco, wxn ogahay runta hadii la isug sheegayo rag ka yimi itoobiya waliba nogob iyo shabeele iyo afdheer in ay qaamqaam agteeda ka samaysanayaan magaalo cusub hadaanu qabiil jirin mxaa iyaga uun looga iibiniyaa in kastoo qaamqaam oi new goobwayn ay isu muuqdan hdne new goobwayn hal qabiil baa kusoo qulqulaya oo ka yimi itoobiya oo axmed madoobe iyo reerkiisuba ay aad isugu hayaan jubland iyo itoobiyada lafteeda marka hada qaamqaam qabiili kama jiro balse waadhow eraygan ah qabiil kama jiro ayaa u keeni doona in qabiil iyo qabyaadu ka dhalato adiga barnaamijkan soo duubay waa iin laba midkood in aad doonayso in aad eraygaas dhulkaan ku xalaalaysato iyo in lacag laguugu soo siiyay oo aad wx aan jirin wx jiro ka dhigayso reerka qaamqaam aageeda dhan dagan baa ah reer qabow inta ay nabadi jirto haday colaad dhacdane waa reeraha ugu bahalsan oo wx ay daynayane jirin marka muuqaalada noocaan ah jooji hadaad dano kale ka lahayn reer qaamqaam
@aarboy2305
@aarboy2305 10 дней назад
SOOMAALIDA FOOBIYAHA QABTO HALAG ILAALIYO HADII KALE MEESHAAN NIJAAS AYAY KA DHIGAYAAN.
@amalabdulla6049
@amalabdulla6049 21 день назад
The city closest to my ❤️😍🔥
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 17 дней назад
Way kow qaam qaam
@zakiboy1991
@zakiboy1991 12 дней назад
doomanka dhinaca kale shabaab baa kasoo raro😂
@shukriarraye8243
@shukriarraye8243 21 день назад
Alle idiinseyadyo
@Asmo_Xasan
@Asmo_Xasan 3 дня назад
Soobadi
@intifaacchannel6596
@intifaacchannel6596 9 дней назад
Ma qoladii baa joogta qamqam hadaysan jogin aan tagnee
@yusufmohd192
@yusufmohd192 19 дней назад
Allow somali dhan noqotaa sida qaam qaam cml👍 wlhi ku dayasho ayey mudanyihiin
@Siman.qalbi-lacka
@Siman.qalbi-lacka 22 дня назад
Qaam qaam matkaa maqa lya waxaa soo xasustya qamquu
@niyaaladem
@niyaaladem 12 дней назад
Oh my lord. Sheekadii qaanquu ee radio horn afrik.
@alisharif1997
@alisharif1997 18 дней назад
🏗️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️
@AyuubNaasir-gj3ci
@AyuubNaasir-gj3ci 13 дней назад
Labii meelod ee aduunka ugu khayrka badna ayaa dagaal iyo dhib laga Deyn waaye ma tuulo yar oo soomaliya ku taallaad igadhaadhicin
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 День назад
wallahi waxa tihiin rag oo Somalinimo muujiyey idinka camal ayaa rabana adeerayaal waa mahad san tihiin no qabiil somali aya nagu filan
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 День назад
adeer waa idin baryaya somalida la hadla oo geedaha jarayan waxa u badan juba land ku amra in la badiyo geedo faro badan
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 21 день назад
Geed ba maleh maxaa la jara afarxabo ayaa taagan
@drmohamed1968
@drmohamed1968 20 дней назад
Adigo kale joogo magalo ku koray oo aan waxba ka aqoon faaidada geedka
@mohamedcabdi7473
@mohamedcabdi7473 День назад
kuwan aya Somali ah konfur geedadka wey gooyan juba land aya u badan
@zaki799
@zaki799 21 день назад
Meeshu halkay ku taalaa wlo halkayse ka tirsantahay wlo
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 21 день назад
Kismaayo ayay udhawdahay walal
@dailycontent3955
@dailycontent3955 19 дней назад
Jubaland ka tirsantahay wll kismaayo udhawdahay hadaa tagto kismaayo wa atagi karta sidoo kalana xamar waad ka soo bixi kartaa xamar hadaa ka soo takto waad ka imaan karta waxaan la dhahaa degaanka qaam qaam
Далее
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Просмотров 82 тыс.
CAJIIB - WAX KA BARO BARAAWE!
14:37
Просмотров 6 тыс.
Flo Rida - Whistle НА РУССКОМ 😂🔥
00:29
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Просмотров 162 тыс.
NOLOSHA & BARWAAQADDA DOOLOW, SOMALIA!
12:36
Просмотров 35 тыс.
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Просмотров 65 тыс.
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Somaliga Geella ku dhaqday Sudan
20:06
Просмотров 342 тыс.
Ninkani magaalo ayuu ka dhex sameeyey Buurta
9:28
Просмотров 123 тыс.
LASCAANOOD: DAGAALADDII KADDIB MAXAA IS BEDELEY?
12:04
Flo Rida - Whistle НА РУССКОМ 😂🔥
00:29