Тёмный

Qabiilka Saxda ee Marwo Khadiija Oo maanta La Fashilay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW 

Maxkamada Dahir Calasow
Подписаться 33 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

Qabiilka Saxda ee Marwo Khadiija Oo maanta La Fashilay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 106   
@abshirsanka9356
@abshirsanka9356 3 месяца назад
Walaahay daahir waa nin barakaysan anigu daahir magaca waan ka bedeley waxaana loo bixinaa DAAHIR DUCO QABE
@hamdi27889
@hamdi27889 3 месяца назад
Hadey wax u hanjabtey maaha waan hubaa iney ahay habaryoonis ee waa tii uu qabi jirey ayey ka imaaneyso waa habarawal ee walaashey khadiijo yey ninkaaga kugu diro dumarow iska daaya wiilkan Somali 🇸🇴 Maxamed aboowe ha soo gelina qolka tiktok . Wlhy Maxamed wall I am sorry 😢 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉❤❤❤
@sammie1163
@sammie1163 3 месяца назад
Ninkan qurux ka maqan ma jirto naayaa edeb yeesha
@leymoenahmedhashi8616
@leymoenahmedhashi8616 3 месяца назад
Dumarkaan yaa reerka ka qabto
@januunexarbi3666
@januunexarbi3666 2 месяца назад
Dsaahirow tanwaa gaangiistar hakudaalin filinkeesana anigàa sooqarxinaayo mardhw
@sagalhaji3898
@sagalhaji3898 3 месяца назад
Hodan kani wuu xanunsanaya ina adeer iska dhaaf wuu sixranyahay
@marian5607
@marian5607 3 месяца назад
naagahan waa kaalaxado wiilkay rabaan markaa nin la aan baa haysa markaa hala sheekaysanina waa immoral naagahan sharmuutooyinka ah wallaahi inuu la hadlo wiilku waaba wrong
@AbdulkadirAdan-vc1rj
@AbdulkadirAdan-vc1rj 3 месяца назад
Manshallah ninkan waa nin diin leh nagahan qurunka ah diin maleh aqlaqna malaha
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 3 месяца назад
Reetkan ha idinka amaan helo
@jamacali3545
@jamacali3545 2 месяца назад
Daahir calasow ninkan ma noola ee dalkiisii u dir
@abshirsanka9356
@abshirsanka9356 3 месяца назад
Wall daahir nunkaan cunaha ayaa la hayaa maxamed xaalkiisu ma fiicna
@AhmethBeanz
@AhmethBeanz 2 месяца назад
Ninkan DAAHIR CALASOW marba CARD-kuu Doono Ayuu inoo Gashanayaa😂😂😂😂 Aar ninkanaa LEGEND🙏🏼
@FowsiyoDd
@FowsiyoDd 3 месяца назад
Tugo basra bufsan already 30% weysartay markasey ledahay waxba ma qadanayo tugo ilka ja jaban urtoy eh
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 3 месяца назад
Xishood ma leh Naagtan
@sammie1163
@sammie1163 3 месяца назад
Maasha Allaah tabaarakallaah
@raghejama5125
@raghejama5125 3 месяца назад
Ninkaa waa kamuuqataa inlaa dilleey
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 3 месяца назад
GABDHAHANI QURBAHA JOOGAA WAY KU WADA MASEYRSAN YIHIIN, WAY JECEL YIHIIN NAAGINA NAAG NINKANI UMA OGOLA AAD BAY U JECLAADEEN. GABDHAHANI CAADI MAAHIN. JACAYL XUN OO ADAG BAY U QAADEEN AABO DAAHIR.
@munomaxamedcali550
@munomaxamedcali550 3 месяца назад
Iskadaaya. Maskiinkaan. Yuu. Idinhabaarin
@ummuzakriyamayow
@ummuzakriyamayow 2 месяца назад
Masha alllh
@ZamzamAxmed-l5d
@ZamzamAxmed-l5d 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkkk Daahir Shaqadii sii Ayuu helay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Dahir is not easy
@barlin1622
@barlin1622 3 месяца назад
Mashallaah Maxamed guuleeyso
@fatal2340
@fatal2340 3 месяца назад
War caqligaa la'a dihiin ninkaa caafi ma aha oo waa qayaanoole oo waa abuser oo wajigiisa markey hadlayso fiiriya indhaha iyo afka wa symptomiska dadka double personality
@abdisalanbashir6565
@abdisalanbashir6565 2 месяца назад
Kkkkkkkk ninka maxamed khadar ah waa awlaadu cishqi qalbi xabxab ah allaha iskukiin barakeeyo qoys quruxbadan ayaad tihiin
@abdisalanbashir6565
@abdisalanbashir6565 2 месяца назад
Waar wiilka duruuf ayaa haysee kagiijiya lkn gujo nacasta kadaaya
@MaymunaMukhtar
@MaymunaMukhtar Месяц назад
Asc dadkaan iska hubsada dadkabada oo xoog lahayn baa jiro sotay aqlaaq xumo kusoo galeen
@khadrahajiyusuf9982
@khadrahajiyusuf9982 2 месяца назад
Masha allah 😅
@LiibanSugule
@LiibanSugule Месяц назад
Queen jcykaasoo alaha ku siiyo Wan kugu duceynana
@UbaxCalixaraf
@UbaxCalixaraf 2 месяца назад
Ninkaan waa mission naagtaan galaga badbaadito
@Sahrasalad2024
@Sahrasalad2024 2 месяца назад
Dahir slan sare wlks maxad la amustey wiilka ka qabo nagaha werarka bdn ku wado bila calek
@AliOmar-in1qs
@AliOmar-in1qs Месяц назад
Daahir danbigaa Allah dhaafo boys baad dhisaysaa
@januunexarbi3666
@januunexarbi3666 2 месяца назад
Naataan waa madaruufka waaweynka
@amalhaggar2799
@amalhaggar2799 3 месяца назад
Hey daahir plz don’t giveaway money from this people because they don’t need plz help falestine people hey needy more than they do .
@JamilaYusuf-jq9dy
@JamilaYusuf-jq9dy 3 месяца назад
Who cares Palestinian the carabiner people can help them we r Somalian and we all help only somali
@Somalia5
@Somalia5 2 месяца назад
😡😡😡😡😡😡Naa Nacas SANIDAA XOOLAYAHAY TUURKA LEH…MA OGTAHAY FALASTIINTA INEY KAA DHERI FIICANYIHIIN OO WAX KASTO HEYSTAAN DOQONYEHEY ISKA AAMINTE JILISTOODA. Naa SADAQADA DADKA DADKA KUGU DHOW AALA SIIYAA SAASUU NABIGA YIRI SCW. NAA CARAB UDOODISTEEDA DANBE YAAN KUGU MAQLIN DOQONYEHEY DADKAAGA SOOMALIDAA BAAHAN CARAB HA IMAQASHIIN DULIGA. NAA FALASTIIN WAX LADHOHO AFKAAGA DANBE YAAN LAGA MAQLIN KA ISTAAQFURILEYSO WAAYO WAA DAD JILO BEEN OO MAALIN WALBO CARABTOODA IYO CAALAMKA SEY WAX USIINAAYEEN KIBREY OO DHAHAY MASHAQEYSANEENO ADUUNKAA NABIILAAYO YAHUUDAAN SOO TURYEENEENAA SI CAALAMKA U BAAR JILEECSANO. DAWLADAHA CARABTA MASAR SUCUUDIGA IYO MAROOKO IWM AYAGOO UBANAANBAXAAYO MA ARAGTEY WAA MAYA SABABTANA WAXAA WAAYE AYAGA FALASTIINTAA SOO SAXIIXEY IN OSLO HISHIIS ISLA NOOLAASHO AYAGA IYO YAHUUDA MARKEY YEYSAN KUSIRIN MUNAAFIQIINTA ULA DHAQAN SEY CARABTA KALE ULA DHAQMAAYAAN HADAADAN FAHMI KARIN MAKRIGA FALASTIINA. Nacalaaa carab kutaaal yahuuda yahuuda dhashey ee lababwajiilabyaashaa😡😡😡😡😡
@haniabdirahman517
@haniabdirahman517 2 месяца назад
Mashaallh your right ❤​@JamilaYusuf-jq9dy
@gooba7705
@gooba7705 3 месяца назад
Wlhi wa iga qosliiyen ku wan queen say say wa fani
@AliOmar-in1qs
@AliOmar-in1qs Месяц назад
Boys qofkii dhisaa waa qof masaajid dhisay oo kale
@LiibanSugule
@LiibanSugule Месяц назад
Walahi gabdhaha daahir Cid ayey noqdeen
@moogemooge3836
@moogemooge3836 2 месяца назад
Daahir alasow waa libaax ragyaqaan kkkkkkk
@Rogerrobert1980
@Rogerrobert1980 3 месяца назад
Umadani caadi maaaha way waasheen waaa hore oo aan dhawayn
@ridwananwar2345
@ridwananwar2345 3 месяца назад
Hg we iska soo riixeen fuustadii 😂😂😂adkaatey
@Rogerrobert1980
@Rogerrobert1980 3 месяца назад
Waaaa cilaaajki lasheegi jiray kkkk
@LiibanSugule
@LiibanSugule Месяц назад
Heestaas queen soso ku socota miyaa
@LiibanSugule
@LiibanSugule Месяц назад
Daahir waa tababar fiican Ayaa u tabaray
@LiibanSugule
@LiibanSugule Месяц назад
War daahir quen soso side ka daaya
@FarhanFuaad
@FarhanFuaad Месяц назад
Dahir Ninku Ma mushakibaa
@adancubeyd6764
@adancubeyd6764 2 месяца назад
hhhhhhhh Queen soy sooy dhib badanaa
@LiibanSugule
@LiibanSugule Месяц назад
Daahir love ayaey noqotay
@Deeqa23
@Deeqa23 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 3 месяца назад
Ninku waa cilaaj
@abshirsanka9356
@abshirsanka9356 3 месяца назад
Wall daahir sharafi dhimatey
@MaxmmedKhadar
@MaxmmedKhadar 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂yaaaa
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg 2 месяца назад
Mchllah khadiijo
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg Месяц назад
Mashallah❤❤❤❤❤❤❤❤
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 3 месяца назад
Al bakri wa asharaaf maxa qaldan
@HodanXasanmatan
@HodanXasanmatan 3 месяца назад
mashalha ilahy dahiir abalkisa janu ugu badal yarabii nin naxriis badan a😢❤🤲🤲🙏
@AbdiwaliAli-f1v
@AbdiwaliAli-f1v 3 месяца назад
Maxaba udhiman dil aya ba uroon sidii ayey gii aya qorta xarig logu wataa
@istahilisse
@istahilisse 3 месяца назад
😂😂😂😂😂 xey gubtay
@nadiradaher519
@nadiradaher519 2 месяца назад
🎉🎉
@hamdi27889
@hamdi27889 3 месяца назад
Masha allah Aboowe Dahir Calasow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MunaAbdirahman-i6t
@MunaAbdirahman-i6t 3 месяца назад
Alh adrdiis
@fatumaqadir2238
@fatumaqadir2238 3 месяца назад
Wallaahi wayaab
@afrahap4406
@afrahap4406 3 месяца назад
Subhanallaah
@AbdallaNasir-21
@AbdallaNasir-21 2 месяца назад
We love you Khadiija iyo Seygedaba U r famous guys dulqaaad wa inad uyelatan cuz caan aya tihiin somaha guys Daaahirow guuleyso adeer mcn💯
@nurahusein8253
@nurahusein8253 3 месяца назад
Asc daahir calsoow gabadha waa carab ee ma ahan rer baraawe qabiilka bakari waa carab abtirsiimadiisana waa taay قبيلة ال بكري عامر بن صعصعة بن معاوية بن بكر بن هوازن بن منصور بن نزار بن معد بن عدنان بن اسماعيل بن ابراهيم عليهما سلام qabiilka al bakari Caamir bin sacsac bin macaawiye bin bakar bin hawaasan bin mansuur bin nasal bin macad bin cadnaan bin cusmaaciil bin lbraahim caleyhi salaam
@Sahrasalad2024
@Sahrasalad2024 2 месяца назад
Jah jah dhashi cilmi bodhari. 👑⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️💫hbar yonis ❤🌹🔥
@ashkirismail6421
@ashkirismail6421 3 месяца назад
Maxkamad tuukeet inta saaran waa wada qaimiin ilaahey kafurtay labada qof isqaba faraha kaqaad xaraan yahow xaran kala jirin tuug qaain
@Janaa323
@Janaa323 2 месяца назад
Wlhi kan waa nin rageed saas u difaaco gabadhada
@marian5607
@marian5607 3 месяца назад
qac baad ka yeedhsiisay shuubooyinkii hahahahahahs
@abshirsanka9356
@abshirsanka9356 3 месяца назад
Wall daahir nin warkiisu cad yahay walaahay tan waa beelo guba
@asiaali3460
@asiaali3460 2 месяца назад
That is true dahir
@saynabali3832
@saynabali3832 3 месяца назад
❤❤❤
@Cabdimahad-q1f
@Cabdimahad-q1f 3 месяца назад
😢😢
@Amineta.0
@Amineta.0 2 месяца назад
Kuli waa cilaaj Maxaa Kan U weeyn
@gooba7705
@gooba7705 3 месяца назад
Wxn sug na side et ugu abal gudi donaan dad garb is tagay & in ti u hilisay
@JaamcMaxamuud
@JaamcMaxamuud 3 месяца назад
Maqacaga kufaan ama kudawarso lakiin beesha ceyr kadhamada .
@Rogerrobert1980
@Rogerrobert1980 3 месяца назад
Way wada xanuunsanayaan
@zahranasiib7647
@zahranasiib7647 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@raghejama5125
@raghejama5125 3 месяца назад
Hahahahahahhahahahagagagaga
@leymoenahmedhashi8616
@leymoenahmedhashi8616 3 месяца назад
SubxanaAllaah
@leymoenahmedhashi8616
@leymoenahmedhashi8616 3 месяца назад
Dumarkaan dulmi badanaa Daahir muu qabto
@MunaAbdirahman-i6t
@MunaAbdirahman-i6t 3 месяца назад
Somaali icaawiya
@gooba7705
@gooba7705 3 месяца назад
Reer kan wa la garab is tagay
@DaahirMaxamuud-kh9io
@DaahirMaxamuud-kh9io 2 месяца назад
@Nadifa-dq8gy
@Nadifa-dq8gy 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤💞💞💞💞💞✌️✌️✌️✌️
@Jamiilajano-h9e
@Jamiilajano-h9e 3 месяца назад
Isaaaq waa bil aqoon
@AyanAbdirahman-ez8qc
@AyanAbdirahman-ez8qc 2 месяца назад
Hhhhhhhhh
@Abdi-f4p
@Abdi-f4p 3 месяца назад
😅😅😅
@saynabali3832
@saynabali3832 3 месяца назад
Jaceelku hawaaro ❤❤❤❤❤❤❤❤
@jojo-oi9gp
@jojo-oi9gp 3 месяца назад
Wlhi gabadhaan caadi ma aha saanbuus wey
@SurprisedPolarBear-zz7vg
@SurprisedPolarBear-zz7vg 3 месяца назад
Kkkk
@amuunabdi5554
@amuunabdi5554 3 месяца назад
Mohamed ilaahay ha caawimo weydiiso cid kale uma baahnid
@raghejama5125
@raghejama5125 3 месяца назад
Waa cabsanayaaa waala ceejiyey culleyskaa
@zahranasiib7647
@zahranasiib7647 2 месяца назад
😂😂😂😂😅
@AbdiwaliAli-f1v
@AbdiwaliAli-f1v 3 месяца назад
War ninkan rutii wan garan la ahay ma xanuunsanyahay misa wuu habaran yahay labadas waa mid iga qora
@gooba7705
@gooba7705 3 месяца назад
Niin ka daruuf aya hay sa mahe mel laga ma hayo
@gooba7705
@gooba7705 3 месяца назад
Aniga reer kan cadow ku ma ihi lkn hadan somali nhy wxn ku fica nhy gajada & lacag la.aan ta
@raghejama5125
@raghejama5125 3 месяца назад
Aabo kulaahaa hahahahahahhaha culeysaa haayo caawa waala ceejiyey
@NaasirAbdifitahs
@NaasirAbdifitahs 3 месяца назад
War beela guba cid aan daahir aheyn uguma yeri karto marka ugu yeer marek qadiijo
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 3 месяца назад
Belaa gubaay ka fogoow ninkaa la dhahay hadaaney korka ka fuulin maba joogi karto
@raghejama5125
@raghejama5125 3 месяца назад
Sheeko baraleey
@amaljamaa8478
@amaljamaa8478 3 месяца назад
Waar naga aamus nacasyahow magaca hyoonis ha ceebayn waad falantee
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 3 месяца назад
Naa ninka iska daa wallahi waa asal inaadertay
@AbdiwaliAli-f1v
@AbdiwaliAli-f1v 3 месяца назад
Aabo kulaha
@amaljamaa8478
@amaljamaa8478 3 месяца назад
Marka Ninku guursado naag shisheeya ah bahdilkaa ayaa u dhamaada
Далее