Тёмный

QALABKAN IIBSO OO KIREE 💵 - earn Passive income 

Zakariye Abdullahi Ali
Подписаться 167 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagaya Qalabd looga kiraysto oo Bilkasta lacag kuu shaqayn kara gaar ahaan dalkii.
Daawasho wacan.
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeA...
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 25 дней назад
Fadlan Like & Subscribe ❤
@Ibrahimchannel-u9d
@Ibrahimchannel-u9d 20 дней назад
ASC
@DeeqaAhmed-gb4fh
@DeeqaAhmed-gb4fh 24 дня назад
Daronka suuqa dhan way ka buxaan saxafada baa isticmasha ee mashino cusub soo gali❤
@SalluAlannabiyy
@SalluAlannabiyy 24 дня назад
صلوا على النبي
@mohamedaadanabdulle756
@mohamedaadanabdulle756 24 дня назад
SCW
@MdsuhelAhmed-wx1wm
@MdsuhelAhmed-wx1wm 22 дня назад
ADVICE friends and family members to do all different types VEGETABLES and FRUITS and FISH and ANIMALS and HERBAL PLANTS farming NEAR VILLAGES and COUNTRYSIDE farming 🎉😊🎉
@khaalidcado4872
@khaalidcado4872 23 дня назад
Anaa ku soo shaqeeyay 24 kii saac waxay soo saartaa 200$ Qobka ku shaqeeyana waxa uu layahay %10 lacagta aysoo xetayso Ìyo 20 sac oo u dhigma 2000$ Balse xiliga shaqadaa xadidan Kaliya waa xili robaadka wallow ayjiraan mishiino kale oo ay kushaqayso sida ka lagu tumo haduudka
@aanasabdirashiid8634
@aanasabdirashiid8634 25 дней назад
I Can't Wait your Videos Bro.
@MdsuhelAhmed-wx1wm
@MdsuhelAhmed-wx1wm 22 дня назад
SAVE RAINWATERS with plastic membrane sheets in ponds,storage tanks,canals for agriculture and horticulture and other uses of waters 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MunoAhmed-j3p
@MunoAhmed-j3p 8 дней назад
H
@TACAB-REEB
@TACAB-REEB 6 дней назад
Qiimo ahaan imisay joogaan bacahaas biyaha lagu qabto?
@abdillahiabdillahi3430
@abdillahiabdillahi3430 21 день назад
Masha'allah M'r Zakariye Wll wankusalaya Waxatahay ninwanagsan Fikir fiican dadka fikir Wanaagsan Usoobandhiga Shaqoyin kaladuwan mashaaric Dadka dhiirigalisa Walahi nin wanaagsan Batahay xaga ilahayna khayr badan bad kahelaysa insh'allah Khayr farabadan ban Alle kaagarajaynaya wll
@OmarHassan-pe4gr
@OmarHassan-pe4gr 25 дней назад
Sidaa dalkaaga u jeceshahay Allah kuu jeclaado mhd
@mubarakMouze
@mubarakMouze 23 часа назад
alle haku sharfo walll
@MdsuhelAhmed-wx1wm
@MdsuhelAhmed-wx1wm 22 дня назад
Lot of people have spaces and empty farmlands around 🎉😊🎉
@abdihodandiriye1694
@abdihodandiriye1694 21 день назад
Jizaka Allah hu khery brother for the information
@AbdikaniHassan-nd6fu
@AbdikaniHassan-nd6fu 23 дня назад
Thanks sxb for your sharing us useful information 👍
@SaïdsalehsaidSaid
@SaïdsalehsaidSaid 19 дней назад
Walale waxaa rabaa forklift 16t hyundai
@AbdirisaqMursalali
@AbdirisaqMursalali 25 дней назад
Guulayso wll
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 25 дней назад
Mahadsanid walal
@Yahye132
@Yahye132 24 дня назад
Shirkada lagahelaa wadanka Waxa ladhaha gaalooge agro business Ladhahaa
@HamthaRayxanah
@HamthaRayxanah 25 дней назад
Waad mahdsantahy wll adigo kake ilaahay dhalinayarta hakawada dhigo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 25 дней назад
Aamiin Mashkuur dhamaanteenba
@Ustaad-Ahmed-2024
@Ustaad-Ahmed-2024 23 дня назад
Good idea ❤
@AhmedMohamed-xx4zw
@AhmedMohamed-xx4zw 22 дня назад
sakariyow wal mana la wadaagi kartaa kaawiyadaha dharka lagu kaawideeyo oo casri ah sida aad noola wadaagtay machinada malasia ee dharka maydha
@couchhaykaljama8184
@couchhaykaljama8184 3 дня назад
Mashiinka rinjiga ah ayaan raba wa imisa
@FaizaQaali
@FaizaQaali 25 дней назад
Bajaaj Ayan rabay inaan soo iibsado ustaad
@MohamedAhmed-vq5pi
@MohamedAhmed-vq5pi 13 дней назад
Ustaad cagaf qaali waaye side loo kireysaanaa
@McM-iz7sd
@McM-iz7sd 5 дней назад
Greenhouse noca ugu tayada fican ayan raba waxana joga dhoobley siden ku heli kara mala iigu keeni kara meshaas?
@Fatuma..v22
@Fatuma..v22 24 дня назад
Thanks alot brother
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 24 дня назад
Always welcome
@bekkumsaaddunyaa4578
@bekkumsaaddunyaa4578 24 дня назад
Pls green house kaaga xaggu marayyo vedio noga so diyyaari
@abdillahiabdillahi3430
@abdillahiabdillahi3430 21 день назад
Wll waxan ubaahanay Cagafta beeraha qoda iyo Qalabkeeda iyo qiimeheda Takale Solar Pumps Submersibel ayan ubaahanay wll
@ibraahimtupe9069
@ibraahimtupe9069 20 дней назад
@sakariye abdulahi wll mahadsanid sidaad ucaawinayso umadaada somaliyeed Wll waxaad ka soo hadashaa makiinada midhaha ee garawga iyo arabikhida iyo qamadida ubadasha daqiiq ama boder❤
@maxamedfiifa7323
@maxamedfiifa7323 13 дней назад
saxibow cagafta meqay jogta warabilaha
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq
@Rabiile34abdimohamed-ym5mq 24 дня назад
Legend
@Abdinasiryussufabdille-tx7wm
@Abdinasiryussufabdille-tx7wm 24 дня назад
Thnks sxp
@abdiaziizosman2185
@abdiaziizosman2185 24 дня назад
Imisa la iibiya qalabkan
@ciilow-pp1of
@ciilow-pp1of 20 дней назад
🚜
@mohamedjama4887
@mohamedjama4887 24 дня назад
Zakariya wllo imisa ayay qimo ahan qalabkani igu tegeya please let me know
@mustafesiciid3696
@mustafesiciid3696 23 дня назад
Asc wll aniga waxan ahay farsamo yaqaan dhanka laxaamada ah. Mishiinka laxaamad ayaan u baahnaa
@shaktaninalle9240
@shaktaninalle9240 24 дня назад
Qalabka ranjiga waa imisa
@Daawasho1
@Daawasho1 16 дней назад
Waxaan wada ku gadanaan la nahay
@MarwaanYare-cu6ok
@MarwaanYare-cu6ok 24 дня назад
Drownka Qiimaha meeqo weeyan
@mohamedhussein4246
@mohamedhussein4246 25 дней назад
Halaga faaaidaysto muqalkana sii share garee ....
@CabdulaahiDheere-iy1gf
@CabdulaahiDheere-iy1gf 24 дня назад
Sakariya waad nagaqarisay qiimaha 3da sheey aad natustay
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 24 дня назад
Walal Qalabka ma gado meherad ma ihi ee talo ayaan idinla wadaagay qofkii dhab u raba suuqyada waaka raadin karaa inshaAllah
@CabdulaahiDheere-iy1gf
@CabdulaahiDheere-iy1gf 24 дня назад
@@ZakariyeCaawiye adoo mahadsan sakarye waxaad natusi jirtay qalabka qiimahana waad noosheegi jirtay hadaan uhawoon karno & haddii kale
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 24 дня назад
@@CabdulaahiDheere-iy1gfWalal Caqabadu waxay kajirtaa markaan Qiimo video ku sheego oo qof Hadhow sanad maa bilo kabacdi muuqaalka daawado Qiimihii Suuqu is bedelo qofkasta wuxuu kugula doodayaa sowdigii qiimahaa ku sheegay…. Tusaale mashiin aan 4 sano kahor soo geliyay oo Qiimihiisa sheegay 4 sano kabacdi markii wershadu qiimaha kordhisay waxaa la odhan Sakariye adaa Qiimahaa noo sheegay. Markaa aduun Sicir Barar iyo Qiimo sare kac kajiro Muuqaal laguma sheegi karo caqabad igu soo laabanaysa ayay noqon dadkeenu badi Qiimuhu in hal meel fadhiyo ayay u maaleeyaan.
@omarabdi4179
@omarabdi4179 22 дня назад
wall Sakaria mahsanid sida ad udhiragilisid dadka Somaliyed yurub sidee waloga dhofinkara waxaan raba makinada Beraha fasha ayan rabaa inan dalki udiro ila sowadag hadeyjirto Sharkad Somaliyed wax kaqada yurub?
@Ammaar-
@Ammaar- 19 дней назад
​@@ZakariyeCaawiyewll magaciisa isoo qor waa mahadsanthy Ana raasanaayo
Далее
3 GANACSI AAN LAGA MAARMIN - 3 SECTOR TO INVEST
9:24
53 Ayuu Jir Ganacsi Ka Sameeyay Fooxa Wadanka.
17:39
Просмотров 76 тыс.
Forget Self-Serve Laundromats! (This is the Future)
47:45
5 MASHIIN AAD KU SHAQAYSAN KARTO 💵
9:00
Просмотров 26 тыс.
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Просмотров 35 тыс.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14