Тёмный

3 GANACSI OO MACAAMIIL LEH 2024 - 3 Business ideas You can start 

Zakariye Abdullahi Ali
Подписаться 167 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Waxaan muuqaalkan idinkula wadaagaya Fikrad 3 Ganacsi oo qaybo kala duwan ah Suuqa Soo alisa maacmiil badan ku leh baahi na loo qabo.
Daawasho wacan
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeA...
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 62   
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 месяца назад
Fadlan Like & Subscribe
@Suheyb639
@Suheyb639 2 месяца назад
Fursada kalumeysiga kasoo hadal
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 месяца назад
Walal hore ayaan uga hadlay kanaalka waaku jirtaa
@ahmeday34
@ahmeday34 2 месяца назад
Halkeen kala soo xidhidhaa wll wn kuu bahnaa
@maahirsabriye100
@maahirsabriye100 2 месяца назад
diyaar waaye 😊
@Suheyb639
@Suheyb639 2 месяца назад
​@@ZakariyeCaawiye dooma casriya wadanka laga helo nala soo wadaag
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤😢
@millionaire7179
@millionaire7179 2 месяца назад
@sameerayousef8047
@sameerayousef8047 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@SalehRealist
@SalehRealist 2 месяца назад
scw
@mahamedcabdulahi2912
@mahamedcabdulahi2912 Месяц назад
Kir
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 месяца назад
Fikradihii La.iibinayay Ayaad Bilaash Noola wadagaysaa walal Aaad baad u mahad Santahay Jazakala zakariye❤
@Nemcohodan1
@Nemcohodan1 2 месяца назад
Wlhi wll sakariyow intan ka faaidey jamacad xta kama barten fikradahaga mardhow ayan hirgelinaya insha alh
@garowe22
@garowe22 2 месяца назад
Masha Allah bro. Wxa jira dad ajnabi ah ama Somali oo gada information ka free ga aad nala wadaagto. Ilahey Khair badan haka siiyo bro.
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 месяца назад
Aamiin walal dhamaanteenba shukran
@mohamedhussein4246
@mohamedhussein4246 2 месяца назад
Shukran Zakariye abdulahi cali
@realboy1947
@realboy1947 2 месяца назад
Qofkii qur,aan online ah ubahan ha ila so hadlo
@jamalmullah5290
@jamalmullah5290 2 месяца назад
Mahadsanid macallin.
@mohamedabdullahisamatar7216
@mohamedabdullahisamatar7216 2 месяца назад
Zakariye mahadsanid sxb
@SakariyeCabdi-pr7up
@SakariyeCabdi-pr7up 2 месяца назад
Zakariyow wllo wad mahadsanty
@sadaqdhere3114
@sadaqdhere3114 2 месяца назад
Wax soo gud bintaada wey waanaagsantahy Lkn xirirka dadka wanaji mar key xog dheered Ah Raban sida qiimaha io wadan ugu fcan alabta
@millionaire7179
@millionaire7179 2 месяца назад
Masha Allah insha Allah
@Suheyb639
@Suheyb639 2 месяца назад
Waxaad muuqaal kasoo diyaarisaa fursada kalumeysiga
@nimofarah8193
@nimofarah8193 2 месяца назад
Asalaamu caleykum wll sakeriye noo soo diyaarin fusado ay hooyooyinka yurub ku nool oo caruurta yaryar korsanayaa ay ku ganacsankaraan Ball soo baadh wll jisaakallaahu khayran walaal wlhi waad dedaashaa
@millionaire7179
@millionaire7179 2 месяца назад
waa fursado wanaagsan waaye masha Allah❤
@cqadirmahmoud3302
@cqadirmahmoud3302 Месяц назад
Jazakalah bro
@OmarMohamed-qi2lk
@OmarMohamed-qi2lk 2 дня назад
Wll aad umahadsantahey mida kaleh waa codsi inoo samey dukaanka qudaarta ganacsiga ah iyo inta kubaxeyso fadlan
@MohamudMohamed-v3g
@MohamudMohamed-v3g 2 месяца назад
Waakaaga mahad noqayaa sakariye dhiiri galanitaada
@idrisali212
@idrisali212 2 месяца назад
Jazaaka laahu khyr wll
@abdifatahibrahim201
@abdifatahibrahim201 2 месяца назад
Waa fikrado aad u fiican loona baahanyahay, waad ku mahadsantahay soo gudbintaada
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 месяца назад
Adaa mudan walal
@Mohammed-yf5si
@Mohammed-yf5si 2 месяца назад
@maahirsabriye100
@maahirsabriye100 2 месяца назад
Masha Allah ❤
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 месяца назад
Wa gobtii nolow Alle haku Sharfo bro
@wholesale18
@wholesale18 2 месяца назад
Asc brother We need business ideas in Europa
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 месяца назад
C/S Zakariye walaal ❤❤❤
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 месяца назад
Wcs wr wb walal soo dhowow
@Djib-infos-5210
@Djib-infos-5210 2 месяца назад
Machine parafka
@MohamedHussein-m4x
@MohamedHussein-m4x 2 месяца назад
Sakariye walal waa ku slaaamay , wll runtii waa saddex ganacsi oo suuq leh mudanna in laga faaaidaysto fursadahaaaas runtiii. Mahadsnid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 месяца назад
Waakaa qaaday walal soo dhowow adaa mudan
@user-je9qt5gn6l
@user-je9qt5gn6l 2 месяца назад
In badan Ayaan ka faaiidnay fikirkaaga Guanacaste wllo mahadsanid
@madoobadheere8953
@madoobadheere8953 2 месяца назад
Ustaad mootooyinka dalkeenayala waa qaali kuwan dhaweeyaha lagu shaqeeyo bal talo naga sii xaga qaar jaban ka heli lahayan❤
@abdiqanimohamed7487
@abdiqanimohamed7487 2 месяца назад
Zakariye sxb aad baad umahadsantahay sida hagar la aanta ah ee aad hal abuurka ulawadaagayso somaalida
@yuusufalihashi97
@yuusufalihashi97 2 месяца назад
Jazakallahu kheeyr ee sxb waxaad kasoo hadasha xirxirista cunooyinka ama packaging iyo sidoo kale alaabta plastica
@millionaire7179
@millionaire7179 2 месяца назад
dhawnahay
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 2 месяца назад
Aad bad u mahadsantay
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 месяца назад
Adaa mudan walal
@cabdirisaaqibraahimyuusuf7475
@cabdirisaaqibraahimyuusuf7475 2 месяца назад
Haye
@Miketyson-o2k
@Miketyson-o2k 2 месяца назад
Ganacsigan imisaa lagu bilaabi karaa
@munamohamed6215
@munamohamed6215 2 месяца назад
Waad mahadsantahay wlll... Fikrada 3aad Qudaarta... Mala helayaa meelo lagu keydin karo qudaarta markey soo Go'do si eeysan isku badalin hadhowna dib loo isticmali karo xiliga lawaayo... SIDA Yaanyada oo kale Somalia halwaqti eey zaaid usoo goeeysaa Raqiis eeyna noqoneysaa marmarne waa la waaynaayaa.
@badaryuusuf6712
@badaryuusuf6712 2 месяца назад
Wll inbadan ayan isku dayay inan kulaso hadlo lanbar aad qabanysid iiisheeg whatsappka
@Mohammed-yf5si
@Mohammed-yf5si 2 месяца назад
M.a
@sahalamunamuna4625
@sahalamunamuna4625 2 месяца назад
Hargaysa guriga hadiay ku talo Talagadi 100$
@abdifatahibrahim6704
@abdifatahibrahim6704 2 месяца назад
As
@muhamagamer9696
@muhamagamer9696 2 месяца назад
🤣🤣suuqa haiga xirin anigaa furo kashaqeeye
@maahirkee3656
@maahirkee3656 2 месяца назад
Wwwww
@himiloqatan4992
@himiloqatan4992 2 месяца назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ZhqU006xFpo.htmlsi=MhOgTyerHyzM-HxW booqo waat kahelidoontaa
@OmarMohamed-qi2lk
@OmarMohamed-qi2lk 2 дня назад
Wll aad umahadsantahey mida kaleh waa codsi inoo samey dukaanka qudaarta ganacsiga ah iyo inta kubaxeyso fadlan
Далее
5 Fursadood Ganacsi Oo Dalka Ka Banaan.
12:48
Просмотров 91 тыс.
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
11:16
Просмотров 33 тыс.
30 Years of Business Knowledge in 2hrs 26mins
2:26:13
Sidee baad u abuuri kartaa ganacsi guuleysta
33:11
Просмотров 19 тыс.
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
Просмотров 181 тыс.