Тёмный

QALBI JAB! 10 SANO JECLA NIN LABA XASLA LAGA RAACAY 

Ridhwan Issack
Подписаться 851 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

RidhwanIssack #Subscribe

Опубликовано:

 

13 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 329   
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 2 дня назад
Wallahi umalayn maayo indhahan quruxda badan iyo gacmahan quruxda badan inay dhaafayaan saliga nabiga .N.N.K.H🥺💓🤝
@AbdikadirBashir-b7g
@AbdikadirBashir-b7g 2 дня назад
Scw
@farhiyasalatm.k
@farhiyasalatm.k День назад
Scw
@IqaraAbdullahiSamaan
@IqaraAbdullahiSamaan День назад
Scw😢
@maxameddaacad4897
@maxameddaacad4897 День назад
Scw
@XaliimoAxmed-v3n
@XaliimoAxmed-v3n День назад
Scw scw scw
@safamaxamed967
@safamaxamed967 2 дня назад
Wiilka wajigiisa daacad iyo miskiinimo ilahay gabadh ku jecel haku siiyo ood ku degtid inshallah iyo wax kaa farxiya huuno
@ibrahimahmed749
@ibrahimahmed749 2 дня назад
Ameeen abayo
@idahmed8232
@idahmed8232 День назад
Ridhwan sxb ninkaan fahaan soceliiii cawanaad ayuu ubahanyahy aan cawinooo inshallah.......
@najmagelle5202
@najmagelle5202 День назад
Maasha Allah tabaarakallah waalidiin iyo walaalo gacmo furan ku daadaheynaaye labo qof oo is jecel laakiin waxa dhaaftey iney usu guuriyaan marba hadey isku ogaayeen raalina iskaga ahaayeen balse looxu maxfuudka wixii ku qoran lee soconaa Wabilaahi tawfiiq
@abdiwahidibrahim6285
@abdiwahidibrahim6285 День назад
Sxp Wiilkaan Yar Caawimaad Buu ubaahanyahay ee Nambarkiiisa maxaa usoqori weeysay si loocaawiyo because wax laisku caawiyo waxaa Ugu fiican guri Muslim ah in ladhiso caruur muslimiin ah kadhashaan Wilka dhuriuf ba heeysato ee halokaalmeeya Asxaabeey
@abdiabdi1926
@abdiabdi1926 День назад
Ridhwaan nextime bring waters in the table ok😢for the people❤
@riyatomar4555
@riyatomar4555 День назад
You are right
@AminoAbdirahman-s7i
@AminoAbdirahman-s7i День назад
Wasax abwan
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 2 дня назад
(وَاتَّقُوا اللَّهَ وَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّهَ بِمَا تَعْمَلُونَ بَصِيرٌ) سورة البقرة ( ILAAHAY KA CABSADA , OGAADA INUU ILAAHAY ARKO WAXAA SAMAY NAYSAAN ) Surat Al-Baqara ADEER XUSEEN
@nuurcool
@nuurcool 2 дня назад
Adiga oo amuusan igula sali nabiga aynu wada jecla scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 дня назад
saliga nebiga ciyaarta kada
@farhiyasalatm.k
@farhiyasalatm.k День назад
Scw
@nasraabdiali2908
@nasraabdiali2908 День назад
Scw
@AhmeddeisAbdille
@AhmeddeisAbdille День назад
Scw scw scw scw ♥️ ❤❤❤
@abdulkadirmohamed9692
@abdulkadirmohamed9692 День назад
Scw scw
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 дня назад
horta dadka soo qara saliga nebiga wa saliga negiba ciyaarta kadaaya ee waxkasta meeshoda dhiga oo meeshan ookale ama wax saxid ama talay ubaahantahye
@Mazim107
@Mazim107 2 часа назад
Adi ma saligaa kudhibayo yaab badnaa
@anazcade12
@anazcade12 12 часов назад
Ninkaan dhalinyarada ah hala garab galo ridwaan adna mahadsanid ninkaas qaab aan u caawino samee in sha allah
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 2 дня назад
Gabdhaha waqtiga lagu dheereeyaa waa u daran yhy Wiilashana ayagoon diyaar guur u ahyn yeyna wax jelaanin waa uga talo
@AbdishakurDaud-y5o
@AbdishakurDaud-y5o 2 дня назад
Wllh wa runtada
@UmzakiUm
@UmzakiUm 2 дня назад
Taasaa been aheyn
@clmaalikmukhtaar5145
@clmaalikmukhtaar5145 Час назад
Hhhh😂😂😂😂😂 Ileen waa khudrade intaad bisaylka sugayso ayaa qaydhinka lagu goosanaya 😂😂😂😂
@alimualim22
@alimualim22 2 дня назад
Best broadcast Ridhwan Isack Masha Allah 10 years+ sorry bro 😢💔
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 День назад
Dadka daacada ah màxay u waayaan qof daacad ah anigu waan yabay runtii team daacad 💯👏👏
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 дня назад
war saliga nebiga kadaaya ciyaarta dadka meel kasta lataagan nebiga kusaliya xata meel khamri lagu habayo war waxas diin maaha ee horta dadka xumaada kawaani ama wanaaga far
@safiyoasan
@safiyoasan День назад
Salaahu calayhi wasalam salaahu calayhi wasalam salaahu calayhi wasalam salaahu calayhi wasalam
@adanabdi5249
@adanabdi5249 2 дня назад
Allah is 1.
@saedebrahim714
@saedebrahim714 2 дня назад
Dadka gabdha ayey edeynayaan gabdha ed malahan waqti ayaa ku socda inay gursato ayey rabtaa marka waqti lumis ayaad garab ku sinaysiin please gabdha yaan la dulmin shukansiga waqti ayuu leyahaay
@NasraAbdirashiid-kk2ze
@NasraAbdirashiid-kk2ze День назад
Masha allah caqligii oo qofa😊
@xasancutti8422
@xasancutti8422 День назад
Wilkan Qiso An Cdi ehen Uka Shekeyy Wlhi lkn Ani Hdladiisa Qaar Mba Fhmin Like Siduu Uhadlaayo Lkm Shekdisa Wa Sheko Jecel DhaP ah Wlhi Guleso LeeYhy ❤❤❤
@maryamheris4396
@maryamheris4396 День назад
Waa in laysku guuriyo dhalinyarada guur xalaala
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 8 часов назад
Adi guurso 😂
@qweenamish8222
@qweenamish8222 День назад
Ridwaanow wilka warka badan kadaaf aa waax uqawaa😢sual qalalaan baad kudhishey wlh😮 waar somaliyey wilkan an gacan qabanaa🙏🙏🙏😢
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 2 дня назад
10 sano ma fooq ayay dhisayeen Edeb daranaa dhalinyaradan imika jirta War hablaha wakhtiga haka dilina Markaad guur diyaar u tihiin uun shukansi u diyaar garoowa Maalayacnibaa tihiine
@قناةالقرءان-س3د
@قناةالقرءان-س3د 16 часов назад
Risqi xalaal ah o barako bdn allaha ku siiyo
@AbdifatahHussein-n2p
@AbdifatahHussein-n2p День назад
Qiso isoo martay, Oo ilaa hada sameynta Iheyso, isku egyahiin, Qisadaan. Jacaylka daacada ah Halis waaye wlhi
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 дня назад
Inta jabra u maleysay 👍
@Ilhaan-g4k
@Ilhaan-g4k День назад
Jacaylka yaraantu waa midka ugu xanunkabadan lama ilaawi karoh😢
@bahjobilan3482
@bahjobilan3482 12 часов назад
Wilkan dacad waye mchlah 🎉 wayo waxa islaha sanadka manta dad dacad ah majirann
@ibrahimahmed749
@ibrahimahmed749 12 часов назад
Dacaad nimadey ayaa liga faidesanaya kwrn 10sano waanba kaso kabsada hadana taan ayaan hada waynaya😭😭😭😭
@ikranyusuf8567
@ikranyusuf8567 2 дня назад
He’s so cute Wlh reer comment mad lacag siisaan wiilkaan 😢
@ibrahimahmed749
@ibrahimahmed749 2 дня назад
Lacagta igu dadala abayo wa ikana ehhhh
@aliyaabdi9853
@aliyaabdi9853 2 дня назад
Kalaay aniga kugeyna meshuu jogoo 😂😂😂
@qweenamish8222
@qweenamish8222 День назад
Anakaba wanrbnaa lacagta aa nasiii adi😅😅
@mohamedhusni7989
@mohamedhusni7989 День назад
Abokoo sorry my long time friend
@ayaanhassan5459
@ayaanhassan5459 День назад
waa wiil dagan masha Allah so cute
@abdikafibarreibrahim636
@abdikafibarreibrahim636 День назад
Ilaahay ha ufadaydiyo
@abdiwahidibrahim6285
@abdiwahidibrahim6285 День назад
WhatsApp group usameey Wiilka sxp si loocaawiyo adne AJR ayaad kaheleeysaa
@Princess-ij6eg
@Princess-ij6eg День назад
Please wlh we should 😢
@AbdiMajiid-q5p
@AbdiMajiid-q5p 6 часов назад
Jaceylku waa khiyaali haduu muhiiimadu aheyn guuur waliba dhaqso ah 😢😢 Aniga maba sameynin xiriiir mana rabo waqtigeyga inaan kulumiyo
@IskutashiGuud
@IskutashiGuud День назад
Aniga waxan kula talain lahay naag kasta ku soo marta ha iswada siin niyad ahan iyo jasmi ahan taas is fahmi weysan horey uga soco
@AyaanXuseen-tk1to
@AyaanXuseen-tk1to 2 дня назад
Ridhwan waan ku tagera ❤✨️👌🧡
@hamdimohamed2240
@hamdimohamed2240 2 дня назад
Lkn ani kuma tageri adi 😂
@hassanadan74
@hassanadan74 День назад
So?
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 2 дня назад
Wiilashada sida ay u bartaan sida gabar loo shukansado haday u baran lahaayeen guurka niyad jab may arkeen
@AbdikadirAbdinoor-y4b
@AbdikadirAbdinoor-y4b 2 дня назад
Sax waye saa wax loo guursado halla barto
@tageeracity6677
@tageeracity6677 День назад
Guur marka maqalno qarash aya nagu soo dhaco🤮😝
@mhassan4506
@mhassan4506 2 дня назад
qaladka number one ah waxaa waaya inaa soo kaxeysa gabar aa qabin hadana qarash ku bixisa xitaa waa dooni karta ama mehrin kartaa kadibna qarash gali sax lakin saan no no no
@ibrahimahmed749
@ibrahimahmed749 2 дня назад
Lacag ayada iga qima badhan noh
@daudojelow8419
@daudojelow8419 13 часов назад
Never judge until you hear both sides of the story.
@Halimo-f1l
@Halimo-f1l 8 часов назад
10'Sano iyo ka badan.Guur la,aan waa Waali cad.Waa wakhti iska lumis.
@hakaam7___ali469
@hakaam7___ali469 15 часов назад
Ninkan legend weeye zhp salaan sarre😊🎉
@atharmursal2633
@atharmursal2633 2 дня назад
Dulqaad badanaa 10 sano Aa dadku kala.dulqaad badana Aniga haduu qof bini adam ah siwalba u jeclahay malintuu step down sameeyo I will do the same illahow nafteyda maan ka jeclaado
@IfrahAli-d5s
@IfrahAli-d5s 2 дня назад
Ridwaan wareysigiisa Waa fun
@Abdisalan22
@Abdisalan22 2 дня назад
Wiilkan gabadha haladoono wuxu raba inu aabihi udoono kharash yarna lagu caawiyo. Sorry bro wan ku cawinlaha
@superskytechnology8936
@superskytechnology8936 2 дня назад
If a girl says to I love you go and marry no anymore talking otherwise she will leave you alone 😅
@kingmhassan
@kingmhassan День назад
Nyh fiiri nag 10 years kusugi malahan ee make money first Just an opinion
@Abdulkariimidris
@Abdulkariimidris День назад
Malintii jecel dartii an uxanunsadho....halidilo😮😂
@seed3966
@seed3966 2 дня назад
Asc waxyaaalaha qoorgood waaa waali maxaa 10 sano isdaba dhigey aan wax natiijo laheyn ma fiicna no
@queenikran8707
@queenikran8707 День назад
Alaa abowe Ibrahim sorry 😢qofkii kuyaqano lee garanayoo wanagadha am so sorry 😢
@ibrahimahmed749
@ibrahimahmed749 День назад
Dib malaxan abayo waxaas waa iska caadhii
@zakerieapdul4314
@zakerieapdul4314 День назад
2012 nin yar na waa uegtagyee😂
@NaciimoAli-q1z
@NaciimoAli-q1z 2 дня назад
10 sano jaceyl lawadaay maxa lesku shegaye yahuu waxas nala so hor faristay 😂😂😂
@RihaanaRaqaid
@RihaanaRaqaid 2 дня назад
edeb daro ba hysa😂wllhi waqti bay iska lumiyeen
@Ayaanadenqasaye
@Ayaanadenqasaye 2 дня назад
Wxi laysku shegayo laysku shegaa he 😅😅😅kwrn hh
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 2 дня назад
​@@RihaanaRaqaidhhhhhhhh 😂😂😂😂 duf kubixiwaa dheh xaad tiri
@yahyehassanmoha1672
@yahyehassanmoha1672 2 дня назад
Hhhh umada dhaf 😂😂
@Ayaanadenqasaye
@Ayaanadenqasaye 2 дня назад
@@yahyehassanmoha1672 usheg bl.hhh
@tageeracity6677
@tageeracity6677 День назад
Ninkaan dhalinyaranimo said ayaa ka muuqato waxuu u baahanyahy talo iyo taakulo. Waa nin aad u qalbi wanaagsan, hdii uunan helin qof sidiiso kle daacad u ah nolashiisa waa loo yabaa.
@Jiilkeena-e3r
@Jiilkeena-e3r 2 дня назад
Khalad waye ado school 🏫 lay ah inaan qof jeclaato
@ahadinabdi13
@ahadinabdi13 День назад
This is extremely outrageous, how can a man and not a woman do all that things coz of love Its non sensical as well as non logical!!!
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 2 дня назад
Soory Bowe lakin kafirso naagta aad jcylanayso inay Dacaad thy io inkale😢😢😢
@hassanyarrow8959
@hassanyarrow8959 2 дня назад
War ninka ugargar😂
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz День назад
Allehasahlo
@sacdiya7368
@sacdiya7368 2 дня назад
Aboko iyo suleiqa hasus schoolka😂😂😂 sorry by the way😢
@ibrahimahmed749
@ibrahimahmed749 2 дня назад
🙏🤝
@sacdiya7368
@sacdiya7368 2 дня назад
Ib ibro my classment ya zamani ❤ sorry bloody😢
@ibrahimahmed749
@ibrahimahmed749 2 дня назад
No problem😢😢
@MumtazMohamedAli
@MumtazMohamedAli День назад
Adiga miyaasorry​@@ibrahimahmed749
@Ayaanadenqasaye
@Ayaanadenqasaye 2 дня назад
😮😮😮😮😢sory Bwe mcn wlhi waliga qof ha aminin oky❤❤
@faysalcartan3506
@faysalcartan3506 2 дня назад
10sano oo shukaansi ah hawshada mayara broo
@Aminasacdia
@Aminasacdia 2 дня назад
2012 haduu jecyl kugalay kwani how old were you? 😂😂😂ten years uu jcyl kugalay miyaa
@ibrahimahmed749
@ibrahimahmed749 2 дня назад
12 years ayaaan jire
@kadar9459
@kadar9459 День назад
Ani 25 jir ahy midpan lasocde mudo 13 sano xda xamilo weyane ya qalpiga iqawojini oo an la hasawa gabdow farta sotaga cel mcnka igu salama😢😊
@RumnMoha
@RumnMoha День назад
Sorryy wallky illhy dambi dhaf ha kaga dhigo😢😢🤲🤲😭😭
@saranor4354
@saranor4354 2 дня назад
24-2024=2000 2000-2012=12 12yrs uu xariir kufakiray😂
@kingmhassan
@kingmhassan День назад
This math is not mathing😂😂😂😂
@AyaanAbdifarax
@AyaanAbdifarax 2 дня назад
10sᴀɴᴏ ᴍᴀxᴀ ʟᴀʏs ʙᴀʀᴀʏᴀʏ ᴡᴀᴀʜ😮
@AhmedGaraash
@AhmedGaraash 2 дня назад
Wax badan
@AyoubOmat-y5b
@AyoubOmat-y5b 2 дня назад
😂
@Ibraahimmohomed1
@Ibraahimmohomed1 2 дня назад
Sida la isku daab saaro😂
@AyoubOmat-y5b
@AyoubOmat-y5b 2 дня назад
@@Ibraahimmohomed1 10 sano barasho 1 sano kadib howl gab😅😁
@Ibraahimmohomed1
@Ibraahimmohomed1 2 дня назад
Taasan been ahayn😂
@kunozehassan5460
@kunozehassan5460 12 часов назад
Abokooo mwenyewe😂😂😂
@ApdirahmanMOHAMEDApdirahmanMOH
Zapaptu waa xidhiidhka dhere way kugu caazjistay😢
@idilqalanjo
@idilqalanjo 2 дня назад
Salaaam
@Adoontiialle-k6u
@Adoontiialle-k6u 2 дня назад
10sano xiriir kuma caajiseynin shaqo la'aan idn heysey😏
@Mohamedahassana
@Mohamedahassana День назад
You forgive but you don’t forget, its ok nice traumatic response
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 2 дня назад
2018 waa Marka high school dhameyay xasuus 🎉
@GbGbb-ph1lz
@GbGbb-ph1lz День назад
Isku mida nahay
@MahadmaxamedMaxamuud-v5j
@MahadmaxamedMaxamuud-v5j День назад
Yarkaa waa nin dulqaad badan wlhi m.a sxp
@Zantoz34
@Zantoz34 2 дня назад
That time iwas class 2 intas Dan jael miya Waden taliyow😅😅
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 2 дня назад
Nin raged waye runti dacd waye wilkn wuso wady shqu uradyy inte laga hela qof sasa
@ibrahimahmed749
@ibrahimahmed749 2 дня назад
Si dacaad ayaa u caawiye abayo
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 2 дня назад
@@ibrahimahmed749 haaa wlhi m A
@KhadarMK12
@KhadarMK12 15 часов назад
31:10 Sujuuu jacel galay masahlano 😂✌️ kibir dhibmalahan hadii aa guursato oo isla aqal gashiin bro adi aa ka baa bi’in karo kibir ka 😂 qofkii wax fahmi karro aa fahmi karo if you know what I mean 😂✌️ Maseer waa caadi waa wax ilaah ku abuuray Dumar ka Lkn Kibir waa mid qalad ah ilaah kaliya ayuu u sugnaaday kirib qof kibir badan waa adag tahay sida uu hormar ku gaaro
@mohhu9150
@mohhu9150 2 дня назад
Ninkan somaliwen xala cawiyo
@hussainhassanadan5648
@hussainhassanadan5648 2 дня назад
Legend hala gacan qabto waa kugu racsanhy
@ismailyare5569
@ismailyare5569 День назад
Musey maxaa laga wadaa asxaabta
@MushtaaqCabdi-f9y
@MushtaaqCabdi-f9y День назад
Aabo aa laga wadaa
@Mohamedahassana
@Mohamedahassana День назад
Inta badan shukaansiga walba oo dheeraada wuxu ku dhamaadaa Guur la,aan malaha xiisaha ayaa dhamaada
@IbrahimAdan-p6r
@IbrahimAdan-p6r День назад
Sxp tintaada waydadani rabtaa ee make 💰 bro
@AbdulkadirDahirfarah
@AbdulkadirDahirfarah День назад
Waxey ilatahy dumar sheko bdn iska socoto majclo adna sida ka muqto shekada iyo shukansiga unba kugu socday midna ogow (dahana hortiii dafana joogo) 👍
@UmiyeyAbdikadir
@UmiyeyAbdikadir День назад
Arkan wllkey somahn😂😂😂😂😂😂
@siciidoreermagaal9016
@siciidoreermagaal9016 День назад
Wiilkan.qisada.kudhacadaya.iyo.aniga.tan.igu.dhacaya.waa.isku.mida.biladan.lamamino😢
@omarkassim861
@omarkassim861 13 часов назад
Forgot the past
@mohamettdrahimahmet314
@mohamettdrahimahmet314 День назад
Xaliye waxa uu sheegayo meen maha
@queenaisha8930
@queenaisha8930 2 дня назад
Kan caawa nuunaay oo ixasuusiyay
@Xhmerdnuurani
@Xhmerdnuurani 2 дня назад
😂😂 wxn maqal athiii
@FatumaAhmed-fq6bb
@FatumaAhmed-fq6bb 2 дня назад
😂😂😂😂
@RihamAbdirahman
@RihamAbdirahman День назад
war muxu leyay qofku show naxarista la shegaba garisa taalaa yaab
@ibrahimahmed749
@ibrahimahmed749 День назад
Naxarista magala mataalo abayo
@koylafamilyofficial9353
@koylafamilyofficial9353 2 дня назад
Wlh anonkle wye Kan 8 Sana mid la socde hdna hoyo wye Ilma Leh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 calafkeyde heshay
@FatimaAbdiaziiz-nu7nl
@FatimaAbdiaziiz-nu7nl 2 дня назад
Sorry aboowe 😢
@Abdulkariimidris
@Abdulkariimidris День назад
Ano lacag laan ah maxa gabar iigeyey?😮
@sundusmohamed3151
@sundusmohamed3151 11 часов назад
She bored his long relationship maxuu guursanwaayey markii dhameeyey schoolka
@sundusmohamed3151
@sundusmohamed3151 11 часов назад
Ninkaan xariir jecelaaaa waaba nin guuur rabin😂
@CabeyCade-nd2sf
@CabeyCade-nd2sf День назад
Ridh wano Lambar kada sodir
@FaysaSheikibrahim
@FaysaSheikibrahim 2 дня назад
Wiilkan daacad weeye allha isku calfo
@RihamAbdirahman
@RihamAbdirahman День назад
somali sujudu waba imtaxan cadiya war ninka waxba qabsaday 😅😅😅
@gaaradIsmail
@gaaradIsmail 2 дня назад
War abtow waxay sidaan 10 ishukaansanayneen cell macaankeeda Matawan aa😅😅
@NaciimoMcraxman
@NaciimoMcraxman День назад
😮
@Maaida-z3j
@Maaida-z3j 7 часов назад
Dacadnimadu wey fcnthy Hda dacad la noqon se lo nolahaa
@jaafarnoor993
@jaafarnoor993 День назад
Sasa story yangu ya 66 itakuaje😂
@GamalFarah
@GamalFarah День назад
10 sano gabadh meel kuu fadhiyasa ma jirto guur markad diyar utahay shukanso
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 День назад
Inan somali ah jacelka ma yaqan xaqiiq weye beenta ninka u shegey jeclyihin
@Mariaa7319
@Mariaa7319 2 дня назад
Asc rithwan quruxow shrfw 😂poweh🎉😅❤
@Mariabilan-sd5mx
@Mariabilan-sd5mx 2 дня назад
War ridwanow dadka sirtoda mxa ufaqdaa😂
@ahmeyhaji3557
@ahmeyhaji3557 День назад
Sithaan arki haya yarkaan ani io asaga wax badhaan wadhagna 😂...my first love I meet ha 2012 an I joined high school same year 2015 ...we have same age I thing 😅....soory lakini sxb
@JamadIgal-x4t
@JamadIgal-x4t День назад
Hi
@qadidibalana4862
@qadidibalana4862 День назад
Haa Ana gacanta kuhayay mx suudoho firii 😂😂
Далее
DHAQTARKII IYO MALINTII 4AAD
12:36
Просмотров 37 тыс.
POP THE BALLOON SOMALI EDITION REACTION BUUQIISA WATA
23:52
PUBG Mobile СТАЛ ПЛАТНЫМ! 😳
00:31
Просмотров 82 тыс.
NAAGTI KAFURTAY NINKEDA IYO NINKI FURAY AYAY WACDAY
27:26
Saaxiibteed baa Shirqool u dhigtey miskiinta 😕
33:48
MISKIIN TAJIRAD AH/WAA QISO AAD LAYAB ULEH!!@sawdamqaalib
1:19:47