Тёмный

Qalin iyo warqad soo qaado oo hal daqiiqo ku ogoow qofkii ku sixray 

Habib Abdirahman
Подписаться 118 тыс.
Просмотров 80 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 171   
@FarhiaAdan-lz3yu
@FarhiaAdan-lz3yu 4 месяца назад
Sixiroola yasha ilaahey kow iyo kartab alla ha ukeeno kaduudiyoow alla haidinku rido dadka muslimka waad dhibteenee SHEEKH JZKUMULAHI QEYR
@amiinsayid19official
@amiinsayid19official 2 года назад
Allaha kaa ajirsiyo gurmadka aad muslimiinta ugurmatay allaha ku xafido
@NickelodeonKings
@NickelodeonKings 2 года назад
😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣 sheeqow wax runta ka hadlayo majiro qofkaste waan sirxanahey kuma jiro Qof leh Qof ayaan sirxey Subxanallah somali waan ka yaabey aniga marnaba lagamayabo Qof inaan tuhmo dambi ayuu igadhaqayah ilaahey gii ku abuurtey wuxuu ku Qorey kuma seegaso
@beeter502bg
@beeter502bg 4 месяца назад
Hooy mafiyoowdahay😂
@adanabdulaahi4853
@adanabdulaahi4853 2 года назад
Aad Aad baan kaaga mahadcelineyaa sheikh waan kucusubahay,ilaahey hakuxafido, mashaa Allah
@MahamedKabeh
@MahamedKabeh 3 месяца назад
Mashaa alaah wllky xabiib cabdi raxmaan
@naciima8799
@naciima8799 3 года назад
Masha Allah Ilahay ha qabto dadka dadka sixirka u sameeya amin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 года назад
Aamiin yaa rabi
@FarhiaAdan-lz3yu
@FarhiaAdan-lz3yu 4 месяца назад
Aamiin amiin yarbi kow iyo kartab alla haukeeno
@marwasheeno9133
@marwasheeno9133 2 года назад
Ninow dadka heeysku dirin waxas waxba kama jirane
@engshiinemohamed7876
@engshiinemohamed7876 2 года назад
Asc sheikh alle ku barakeeyo ee ,Halkee ha heliya saddexda dawo ee musubiyaanada
@Xabiibanuur-te1uq
@Xabiibanuur-te1uq Месяц назад
man sha Allah tabarag jasaa Allah khayr
@ibrahimali250
@ibrahimali250 2 года назад
جزاك الله خير شيخي
@Sacdiasheikhabdi
@Sacdiasheikhabdi 17 дней назад
Masha Allah shugran sheikhow🙏
@najaxaxmed6340
@najaxaxmed6340 3 года назад
Mnshallah jazakallaah shekh qofkle mau eegikaraa alle hkubarakeyo hoyady mau eegikara plz isojawab
@habibabdirahman3747
@habibabdirahman3747 3 года назад
iyada ha sameeso
@fardowsomohamed789
@fardowsomohamed789 3 года назад
Mansha allaah jasakalaah qeyran sheekh alle haku dhowro
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 2 года назад
Masha Allah sheikh alle hakuxiftiyo
@sumaira1756
@sumaira1756 3 года назад
Walale dawadaas waa u baahanahay xageen kala soo xiriiraa inshaallah?
@xakiimomaxamedmaryambituma4967
Mashaa allaah shiiqow dariska xaasidka ee qumayga ah kawaran asaga
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Год назад
Deriska haduu ku dhibo alaabtada wadada ugur ag istaag markii lagu weydiiyo waxad gurigaaga dibada ugu soo gurtay alaabta dadka wadada maraya usheeg inuu deriskaasi ku dhibay
@fatimaali7514
@fatimaali7514 3 года назад
ASC kkk sheikh Xabiib waxan wadaa tii quraanka la akhrinayey hada waxan maraya meel fiican
@iqrocismaaniqrocisman8762
@iqrocismaaniqrocisman8762 3 года назад
masha Allah
@zarahassan750
@zarahassan750 2 года назад
JazakAallhu khayr cheikha waa runtiis magaca cidi ku sixirtey maba qori kartid way kugu adkaaneysa
@Ahmedkhaiyr
@Ahmedkhaiyr Год назад
Allah khair ajar hamaasiiyo
@abshirismail1055
@abshirismail1055 3 года назад
Khayr alaha kusiiyo shikhanaa xabiib alaha ku xifdiyo
@najmafarxaan3807
@najmafarxaan3807 Год назад
Asc shekh manta igukaa horaysa waxan ka imi dhakhtar waxayn igusoosheegen fix sanbabad iyfeedhah dhaxdooda igagtal lkn marki andhgaystay aayadah sixirka wan xanuunsaday maxan sameeya sheekh talo isii
@maryamabdi4260
@maryamabdi4260 3 года назад
Sheikh Allah ku sual ayan ku weydina shaydamada ma sababi karaan in feeraha xabdka ay bananka ku imadan feerihi baa isoo baxay xanuna iguma hayan dhaqtr haddan tagay wx ma qabto ayuu igu leyahay
@habibabdirahman3747
@habibabdirahman3747 3 года назад
Illa iyo xasad ba suura gal ah
@calisaalax205
@calisaalax205 2 года назад
Asc shiiq gurigeyga habenwalba qofba qof ayaa kuriyodo qofba haben kuriyodo masmadow mxaa ku juro shiqow
@zainabtranslationinterpret5188
@zainabtranslationinterpret5188 2 года назад
Asc Shiekh baraka Allahu fiik Dawada xagee ka heli karaa? Waxan ku nolahay wadanka 🇨🇦 Jazakalahu khayr
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 3 года назад
Jazaka allah qeer 💖
@user-nf3nu6ul9h
@user-nf3nu6ul9h 10 месяцев назад
Sheikh Wlhi Ana Sameye waxana ley tusay Naag Aan Isnaqaano lkn Rabi ayaa kagan galay sharteda
@beeter502bg
@beeter502bg 4 месяца назад
Masha allah shiekh waad maadsantahay
@clsalamahmedoday8099
@clsalamahmedoday8099 3 года назад
Maashaa allaah mahadsanid
@ahmedabdirahman3174
@ahmedabdirahman3174 Год назад
Adigu meeshiiba ganacsi baad ka dhigtay waxba noo sheegi mayside
@ikraanaxmed6109
@ikraanaxmed6109 3 года назад
Shaukra shikh
@sagalupdilahi9664
@sagalupdilahi9664 2 года назад
Q
@nimcocraxman6182
@nimcocraxman6182 3 года назад
Jazaakalah khayr waa run dawada isbadal ayan ku arkey Gaar ahaan Bukhurka iyo cream ka
@deqoyusur4319
@deqoyusur4319 3 года назад
Ascbaqurka daawomiyaa lacabayo
@nuuroaxmed3146
@nuuroaxmed3146 2 года назад
@@deqoyusur4319 baquur cadar weye lol
@shukriaxmedshacni2333
@shukriaxmedshacni2333 2 года назад
Daawada iisheeg abayo maxa waye sheikha ma maqloyi aniga
@hindamaxamud342
@hindamaxamud342 2 года назад
Masha Allah hambalyo shugran sheekha
@samatarmoh16
@samatarmoh16 2 года назад
Macha Allah shiekh Allah weene kheir dhamanti haku siyo
@salmasimanqueen690
@salmasimanqueen690 2 года назад
waaa u bahanahay kenya ayaan jogaa ee halkee ka helaa sheikh plz
@aminacabdiamina
@aminacabdiamina Год назад
Daawadaan sidee uheli karaa
@samkawangan6862
@samkawangan6862 2 месяца назад
Asc Sheik diihaanta wan qartey 2 baada kaleey maha noheeq
@cawilmohamed3727
@cawilmohamed3727 3 года назад
Magalada lascanod baa laga bahan yahay sidee loo kani karaa shikhw
@omarabdillahi6000
@omarabdillahi6000 Год назад
Where can I get that medicine? Sheik
@mariyamohamed-fw4zq
@mariyamohamed-fw4zq 7 месяцев назад
ASC shekh Habibi sualo Ina kuwediyo Rawa inte Kala so hadlah
@aaminahassan7162
@aaminahassan7162 11 месяцев назад
Dagaal gondahaaguu ka dhashaa ban maqli jiray wa sax qof an ku aqoon kuma sixrayo
@ayaanabdiaziz5598
@ayaanabdiaziz5598 3 года назад
Asc sheekh mudo 2 sano ayaa xanuunsan e daawada xge kahella Aniga qurbaha jooga
@habibabdirahman3747
@habibabdirahman3747 3 года назад
+96879499605 igala so xiriir
@ayaanabdiaziz5598
@ayaanabdiaziz5598 3 года назад
Hye sheekh Shukran
@abdulaahilaalaa8087
@abdulaahilaalaa8087 2 года назад
@@habibabdirahman3747 sheikh dawada laanteeda lama ogaan karo miya xasadka
@shukriaxmedshacni2333
@shukriaxmedshacni2333 2 года назад
@@habibabdirahman3747 whatsapp ka so qor sheikh
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 2 года назад
Masha allaha
@cashacadey1235
@cashacadey1235 10 месяцев назад
mnshallh jalahu khyr
@hamdamohamed8703
@hamdamohamed8703 2 года назад
Asc shekhaw jazakallah khayran Allah ka abaal mariyo waxaa raba in aan kula share gareeyo in uu jiro qof inbadan la iga sheekay in uujiro wiil xoog ii neceb waliba aan igaqaran nacaybkiisa yirahdana hadan awoodo naftanba dhafin lahaa suashaydu waxay tahay waxaa dhacay qofki sida ahaa gabadh ayuu so siyay malab way keentay wanan la isticmalay wanan cunay iyo ciyalkaygiba wixii ka dambeyay Waan cabsada ma aqaan man shakiyay mise dhib ayaa jira sideense ku ogaankara hadu khalad jiro ama shakiga aan iskaga saari karaa jazaakallah iso jawab shakhaw
@samakaabachannel5563
@samakaabachannel5563 Год назад
Acodibillahi muslimnimadisa ayaba halls ku jirtay Allah haka badbaashi shartisa
@munoxaaji293
@munoxaaji293 3 года назад
Masha alah shiiq jasakalah
@habibabdirahman3747
@habibabdirahman3747 3 года назад
Jazakallah
@SeytunQaali
@SeytunQaali 11 месяцев назад
Markiiba laga shekenaayo madax xanuun iyo lablabo aadare maya sabtu wa maxay shikhow jwb
@ubahmuxidiin386
@ubahmuxidiin386 2 года назад
maxan lagu sameya qofka kugu sixaray adan ee ad ogatay
@yaa5406
@yaa5406 2 года назад
Kkkkkk isagaaba sixirlowa kkkk ma adigoo salaad tukadaad dad qorani oo ku dhawaaqi
@fadumohaile647
@fadumohaile647 3 года назад
asc sheikh xabiib
@habibabdirahman3747
@habibabdirahman3747 3 года назад
wcs wr wbwll
@shugriibrahim7628
@shugriibrahim7628 2 года назад
Sheikh see ku heli karaa dawada
@ubahmuxidiin386
@ubahmuxidiin386 2 года назад
horta waxan darema dhaxandhaxan maraka ku dhegesanayo
@SHAAKIRALPHA-ei2bd
@SHAAKIRALPHA-ei2bd 4 месяца назад
Masha alaah❤❤❤❤❤❤
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 2 года назад
Hal qof hduu jiro oo hadana mgcisa ani aqoonina lkn qofka sifcn i yaqaana
@hidaayoclaahi5257
@hidaayoclaahi5257 Год назад
Sheikh warqada magacyada oo kaliya mia ku qoraya
@mohamedosmaan5999
@mohamedosmaan5999 2 года назад
Dawooyinkaga ayaa suuq usamaynaysaaaa
@yurubxuseen1184
@yurubxuseen1184 3 года назад
Jasakalah sheekh
@sumaira1756
@sumaira1756 3 года назад
Shaaq xageed joogtaa aniga mareykanka ayaan joogaa?
@nacimamaxamed6085
@nacimamaxamed6085 3 года назад
Shiikhaw waan kala saari la'hey
@habibabdirahman3747
@habibabdirahman3747 3 года назад
Same Mar kale
@anissaelmimoussa7779
@anissaelmimoussa7779 3 года назад
Subxaana Allah
@degmohassan7902
@degmohassan7902 3 года назад
Acs
@aminakalif5292
@aminakalif5292 2 года назад
Allow naga ilaali waa rafaad
@maxamedsalax2527
@maxamedsalax2527 Год назад
Masha alaah shiikh
@Umuahmed143
@Umuahmed143 3 года назад
Ascww sheikh qofka ku royoodo isagoo la sixrayo maxeey noqoneysaa please 🙏 isoo jwb
@ubahmuxidiin386
@ubahmuxidiin386 2 года назад
sheikh ino sheeg wax lagu daweyo please 🙏👍👍👍👍
@user-in5de8jv9k
@user-in5de8jv9k 8 месяцев назад
Dawada laaanteyda lama ogan kara miya
@footballlife1847
@footballlife1847 2 года назад
Maasha Allah
@MahadMoalim-dn4ri
@MahadMoalim-dn4ri 3 месяца назад
Dambi dhaaf Allaha kusiiyo wllo
@XaawoCali-hc9ki
@XaawoCali-hc9ki Год назад
.masha.allah😊
@aaminmaxmaed7216
@aaminmaxmaed7216 2 года назад
Asc shekh sideen kuheli karaaa dawada bukhuurka iyo macjuunka
@abdiwalisaney8732
@abdiwalisaney8732 3 года назад
Masha allah hpray u socn
@MahadMoalim-dn4ri
@MahadMoalim-dn4ri 3 месяца назад
Allaha Kunaxariisto
@SAYDCALIMAXAMED
@SAYDCALIMAXAMED Год назад
sheekhow ilaahay hanaga ilaaliyo
@ruqyohabib505
@ruqyohabib505 3 года назад
jazkallah
@shaficiibrahim8027
@shaficiibrahim8027 3 года назад
Sxbow adiga chenelka iftiinka dunida maiska dhaaftay
@Cawo2523
@Cawo2523 Год назад
Asc wll side u hela dawoyinka
@anzuukilwa7750
@anzuukilwa7750 3 года назад
Allah Allah Dawadan la,aanted ma ogan garo miyaa sheeeq
@abdulaahilaalaa8087
@abdulaahilaalaa8087 2 года назад
Anaaba Rapay inan hada weydiiyo sheikha
@abdiazizkasay6657
@abdiazizkasay6657 2 года назад
Dawada halkee an kahelikaraa markii an joogo mombasa
@abshirismail1055
@abshirismail1055 3 года назад
Whats ap kaaga isheeg sholhanaa
@najmocabdisaalax6534
@najmocabdisaalax6534 Год назад
Masha allah shiq
@yamawayaaraag3214
@yamawayaaraag3214 2 года назад
Asc
@khadijaadam7269
@khadijaadam7269 3 года назад
A s c sheekua halekee kahilsya
@mohammedosmandawoud8722
@mohammedosmandawoud8722 3 года назад
Asc wr.wb Jzklahu kheyr walalo
@ruunofficial5098
@ruunofficial5098 3 года назад
Asc aniga sagaal sano wey ku dhow dahay sodahdeyda sixir ila dawa dhigatey waa qurbaha saan u imaadey ma dhihi karaa igaa waan fahansanahay iney ayada tahay allaah iga qabto
@zamzamali8779
@zamzamali8779 2 года назад
Amin alha kaqabto adigana dadal sacad walba quranka aqri dhagayso
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 года назад
Maxay kugushay sharkoda Allah kaqabto ogow shaydankuna wuu isludira ehelka
@huskachannel85
@huskachannel85 3 года назад
Asc sidheen kuhela dawadha sheqow
@habibabdirahman3747
@habibabdirahman3747 3 года назад
Ila so xiriir
@anabali3373
@anabali3373 3 года назад
@@habibabdirahman3747 ASC labakaka
@amirabintuhusseini8345
@amirabintuhusseini8345 3 года назад
@@habibabdirahman3747 sheikh halkee kaala soo xidhiidha plz ii soo qor number daawoyinkan waan u baahnahy iisoo jawaab ?
@anabmohammed5718
@anabmohammed5718 2 года назад
This is not right why are you lying to people now your actions are like sahir
@mustafaahmed3873
@mustafaahmed3873 2 года назад
Sheihk aad iyo aad baad umahadsantay.
@nacimamaxamed6085
@nacimamaxamed6085 3 года назад
Shiikhaw hadey dad badanyihiin maxaa lagu gartaa
@habibabdirahman3747
@habibabdirahman3747 3 года назад
Kuli magac yadooda qor
@nacimamaxamed6085
@nacimamaxamed6085 3 года назад
Wan qorey shiikhaw
@nacimamaxamed6085
@nacimamaxamed6085 3 года назад
Shiikh markas maxaa daremaa
@raxmomaxamuud1370
@raxmomaxamuud1370 2 года назад
@@habibabdirahman3747 se ku helan dawad
@siciid1289
@siciid1289 2 года назад
Waa imisa
@saciidxaajicismaan180
@saciidxaajicismaan180 2 года назад
Asc .walaal.sidee.loo.helikaraa.daawada
@khadijaadam7269
@khadijaadam7269 3 года назад
Dawadaa
@nacimamaxamed6085
@nacimamaxamed6085 3 года назад
Waraq kale miyan ku qoraa oo cusub
@fadumogacal5720
@fadumogacal5720 3 года назад
Asc
@fadumogacal5720
@fadumogacal5720 3 года назад
Shiikh waa rabaa gabar ayaa igu adadag
@franklen143
@franklen143 Год назад
asc sh dawada seen kuhelaa
@aaminmaxmaed7216
@aaminmaxmaed7216 2 года назад
Waxn jogaa hargaysa
@haniqueencrystal8356
@haniqueencrystal8356 Год назад
Asc sheikh xa
@SamiaMahamud376
@SamiaMahamud376 3 года назад
SubaxnaAllha
@EsJQJ
@EsJQJ 8 месяцев назад
Sax
@abdimohamedahmed9892
@abdimohamedahmed9892 2 года назад
Masha allah sheikow
@halimoa4348
@halimoa4348 Год назад
Dad ku sixrley maxa kala hadli
@nacimamaxamed6085
@nacimamaxamed6085 3 года назад
Bal inoo sheeg Adoo mahadsan
@sumaira1756
@sumaira1756 3 года назад
Dawooyinkaas ayaan u baahanahay sideen kula soo xiriiraa inshaallah?
@habibabdirahman3747
@habibabdirahman3747 2 года назад
+96879499605 igala so xiriir
@ayaanmohamed902
@ayaanmohamed902 2 года назад
sheekh xagee ku nooshay
@army-on8wp
@army-on8wp 2 года назад
Sub xanalaah alow naga badbaadi yarabi
Далее
Тарковский - гений
00:48
Просмотров 563 тыс.
qofka ku hortaagan ayaa xaasidka ah 5calaamad kugaro
7:46