Тёмный

Qaraaxo - Maxamed Practimol Xalqada 6aad - Camera Qarsoon | Astaan TV 2022 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 240 тыс.
50% 1

Qaraaxo - Maxamed Practimol Xalqada 6aad - Camera Qarsoon | Astaan TV 2022

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 467   
@shukriahmed1271
@shukriahmed1271 2 года назад
Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥
@MA-oo4hj
@MA-oo4hj 2 года назад
*Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, uguna ixtiraam ka badnaa inta uu Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️
@jeeyjeey4298
@jeeyjeey4298 2 года назад
Scw🥰🥰🥰🥰🥰
@cadeycaliadan5728
@cadeycaliadan5728 2 года назад
Warunta walal
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 2 года назад
صلى الله عليه وسلم
@samsamabdi2040
@samsamabdi2040 2 года назад
Scw 🥰
@munomuumin5133
@munomuumin5133 2 года назад
Salallaahu caleyhi wasalam
@ismaip1
@ismaip1 2 года назад
No twitter ❌ No Facebook No Instagram ❌ No RU-vid But over 2 billion followers That is our Teacher of the world prophet MAXAMED ﷺ ❣❣ Scw ﷺ SCW ﷺ
@kooshdul
@kooshdul 2 года назад
Mugdiga iyo Iftiin ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-qTjt6cpwE40.html Mugdiga iyo Iftiin ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-qTjt6cpwE40.html Mugdiga iyo Iftiin ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-qTjt6cpwE40.html ...
@fartuunsalad8127
@fartuunsalad8127 2 года назад
Sallalahu calayhi wasalam
@munaabdisalaan850
@munaabdisalaan850 2 года назад
Scw scw scw scw scw❤️❤️❤️❤️❤️
@cagayareshow1468
@cagayareshow1468 2 года назад
‎ﷺ ‎ﷺ ‎ﷺ ‎ﷺ
@612o.t.f.7
@612o.t.f.7 2 года назад
Scw
@muxudiin2880
@muxudiin2880 2 года назад
maxamd cumar bakay cadi maha baramijkan wakuso baxay wana fnny wlhi kkk !! gurp astan dhamantin guleysta ✊💯 ramadan karim🌙❤
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 2 года назад
👏🏼👏🏼👏🏼 Well done barastimol Masha Allah true aqlaaq is in a persons ability to control their anger.
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 2 года назад
Masha allah waa nin dagan oo ixtiraam bdn dulqaad bdn baristimol Ramadaan mubarik umada somaliyed❤️🌙
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 года назад
Runahanti walalkey birstamol sidan umaqalmo lakin wxan oganay inow yahay qof aqlaaq fican o dulqad badan daganan badan wlahi mashallah ♥ Love you so much my brother ❤ nolow
@fatmacookingbeuty
@fatmacookingbeuty 2 года назад
Masha Allah maxamed peracitimol aad ayu u ficnyahay waayo kabtan baara marku arkay warya ma taqana haa waa walalkey ayu dhahay Masha Allah waa wiil qalbi ficn
@fatumamohamed325
@fatumamohamed325 2 года назад
Wow ina adeer dhaqanki madaxda lagu yaqana latimid nolow ❤️🦁
@cllaahiforeman6027
@cllaahiforeman6027 2 года назад
Mohamed bractimol wan wata walahi xishoodka iyo dulqaadka caawa isma la heeyn bractimol ba dulqadanayaa wuu dagalamayaa ban is laha lkn mu noqon thanks for your sabotage for astan tv ✅✅✅✅✅♥️♥️👍👍👍
@mohamedabdulla6674
@mohamedabdulla6674 2 года назад
Wax yar u harsana inyar in ay sii socoto ayay ahayd
@bashiiromar
@bashiiromar 2 года назад
3 daqiiqo ayadoo mareeyso ayuu prectimol arkay camerada wuna isdabaaliyey ninkaan waa legend wlhi waxaan ogeen ayuu iska dhigay
@phionahz9026
@phionahz9026 2 года назад
Haaa wuufahmay sheekada dhan
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 2 года назад
OMG 😳 The guy (peracitimol) controlled himself 👏 bravo bruh. If I was in that position I swear the waiter plus the one interviewing me would have received same slaps on their faces😍😂🤣🤣🤣
@sahalsharif6740
@sahalsharif6740 2 года назад
Hhhhh you're funny wllhi
@deeee1
@deeee1 2 года назад
First of all learn the right words to use
@cabdiraxmanwacdaro633
@cabdiraxmanwacdaro633 2 года назад
Wxy islawenidu zhp maad afkaga hooyo kuhadashid somalidan waxbay iskadhigdhigayan
@Ahmed0253
@Ahmed0253 2 года назад
The waiter is something else😂😂
@najuuomar2719
@najuuomar2719 2 года назад
Masha allah Akhlaaq dulqaad daganaan intaba wu leeyahay wllkey maxamed C.qaadir sahal barastamolqof dun wanagsan
@shmaxamedquba7108
@shmaxamedquba7108 2 года назад
Parnaamijka qaraaxo sanadkii ugu horeeyay ayuu top ahaa
@omarkhalif4507
@omarkhalif4507 2 года назад
America 🇺🇸 ha u gafin waa run thanks bro
@faizabashiiribrahim5284
@faizabashiiribrahim5284 2 года назад
Marexanku dadka ugu aqliga badan somalida gob wlhi wuu fahmay camerada🥰😁
@mohamedbulshawi1157
@mohamedbulshawi1157 2 года назад
😄😄😄😄odaga waa shakisan yahay wlhi inta ila aragtay like dhac.
@xanaancabdulahi440
@xanaancabdulahi440 2 года назад
haaa wlhi saaid uu kamirad u firiniyaaa😂😂😂😂
@kingrashka4749
@kingrashka4749 2 года назад
Yoo i was expecting pracitamol to fight but Mansha allah he was very come and respectful guy
@abdihamidabukar0
@abdihamidabukar0 2 года назад
Daqiiqada 15:00 wixi ka danbeeya aa shidan qosol socdo waaye wlhi 😂😂😂
@ifrahibrahimhassan3120
@ifrahibrahimhassan3120 2 года назад
Mansha allah waa wada dulqaad
@99Zaria.
@99Zaria. 2 года назад
Maxamed you did amazing controlling your anger
@aliyafarah9644
@aliyafarah9644 2 года назад
Camerada wuufahmey barnmijkana horu ulasocdey saasaey ilthey 😂😂😂
@dekkmo1242
@dekkmo1242 2 года назад
Maxamed cumar baakaay Magacaas dhamman wan kawada simannahay lkn waad igaga horeysay un😀 Astaan tv adeegga bulshada sameynta wacan ku dhex leh💝💝💝
@user-ll5lp9bx3i
@user-ll5lp9bx3i 2 года назад
Mashallah Runtii parctimol waa Nin dulqaad badan jecel nidaamka astaane waad kumhdsan tihiin barnaamijka qaraaxo
@canabmaxamedyare7140
@canabmaxamedyare7140 2 года назад
Kuwaan dhagta ugu sheegaayo waaba wareeriyeen Baakaay Su aal micno lehna ma u sheegoyaan
@sabriincabdi1886
@sabriincabdi1886 2 года назад
Legendkan dabeecdiisa adba logCabsnYA😀😀
@mariyaahmed6636
@mariyaahmed6636 2 года назад
Daqiiqada 3:22----24 Camera ayuu raadinayaa😂😂 Var
@xapupg3924
@xapupg3924 2 года назад
wllhi waa vaar wayn hh
@dheymanluul7339
@dheymanluul7339 2 года назад
ma arkayn ee dadka meesha fadhiya ayuu fiirinayaa wuuna xishoonaaye ee lama arkaayo camerada
@mariyaahmed6636
@mariyaahmed6636 2 года назад
@@dheymanluul7339 dadku ma kor bay fadhiyaan indhihiisa Kor buu la racaya
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 2 года назад
Manta dhan ayuba firinayaaa mesha ku xiranthy
@amallaboutlove1049
@amallaboutlove1049 2 года назад
Yes I see that. He knows exactly what’s going on😂😂
@nimcanofficial4897
@nimcanofficial4897 2 года назад
Jeeb kugu mafanaayo Ayaa wax aan loo dhigo laheen War ninkan legend waye
@hudafuture1330
@hudafuture1330 2 года назад
Kalmado macquul ah ayuu ku hadlay
@zaimamin8071
@zaimamin8071 2 года назад
CABTAN BAARA XOOGAA HADALKAAGA AAYAR MAXAAD LA QAYLINAYSAA HABEEN WALBA WAA LAGU SHEEGAA
@deqoiskaabulo1498
@deqoiskaabulo1498 2 года назад
Niinkan wa yeryahay 2008 ba isla jili jernaay ruwayaad Seattle WA markas willkeyga curadka bu 13 sano ka weyna wa yeryahay mana ahaan sida la modo wa aqlige o qof ah aqlaaqda iyo xushmada allah siyay reer Dini iyo moxamud salebaan ba iska dalay sida wilkeyga Allah ha iy xafido labadodhaba kolku so baxaayay umadha qosol bu ku rafadhiyay siba islamaha weyn. I love you pristimol walalkay qali iyga yero Allah ha iy ka xafido
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 2 года назад
Hadaa jiif ku Daawaneyso Like ta Ha iLa Dhaafin👍👈
@teamaniga9631
@teamaniga9631 2 года назад
4:46 This man pure detective waye...
@abdihamidabukar0
@abdihamidabukar0 2 года назад
Kabilyeeriga iga qosliyey daqiiqadi 19:00 kulahaa wlhi ninkan xoog uu leyahy digsiyaasha uu ii dhaqaa 😂😂😂 Practimol wuu naxay marku maqlay digsi aa la dhaqaa 😂😂😂😂
@rahmarouhi3023
@rahmarouhi3023 2 года назад
🤣🤣🤣
@sahrayusuf9855
@sahrayusuf9855 2 года назад
Baakay wariye culus weye marka weydiimahiisa isagaa qibrad u leh ee haloo daayo ha qasinina ayaan dhihi lahaa
@amaarrasheed2523
@amaarrasheed2523 2 года назад
20:19 Markey mareeso baakaay meesha baastoolada LA geliyo/xirto ayuu taabtey paracetamol oo maantey dhan fiigsanaanah meesha ayuu si waalan Isha ugu qabtey ilaa uu hubsadey odayga I uu waxba wadan.
@libanmahadahmed3036
@libanmahadahmed3036 2 года назад
masha allah wa qof xishood bdn mr prectimol
@deeqowarsame3170
@deeqowarsame3170 2 года назад
Mashallah birismool aad ayaa dulqadaad badantahay
@taatiko9307
@taatiko9307 2 года назад
Xaqiiqdi M.Pracitamoool Waa Qof Dabecad leh Siduu Ula Dhaqmay Baakay ayaa ah in Wax caadi aheen Tankale Siduu U Xakameeyay Xanaaqisa Waa Super Walow Hhhh Uu Is Dhahay Meesha Waa Xamar Ee Malagu mashimay THNKS ASTAAN TV
@jaahuurman7940
@jaahuurman7940 2 года назад
Dulqaad ayaa ku dhamaadey wlhi Nin kan
@updyrahmanaaran1790
@updyrahmanaaran1790 2 года назад
Pracetimol legend wye wlhi
@kaligedataliso5942
@kaligedataliso5942 2 года назад
Cwo abtigy aya laga gistaay but know that he is a humble man nolowa abtii 💜💜💜💜
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 2 года назад
Masha Allhhh bakay walalkey Ramdan mubarka kkkkkk parsitmo hayyyeyyyy cawa walgug dhagnyahy kkkk❤️❤️❤️👍
@Eng_ahmed_Dj
@Eng_ahmed_Dj 2 года назад
inta bisha Ramadaan loo Dambi dhaafo Allha kugu daro hadii aad subscribe ii saarto aamin wll qaali Ramadaan Mubarak
@simranqurux595
@simranqurux595 2 года назад
Wad kaxishodsiyseyn agtarka 💘🥰🥰🥰dulqad badanah masha allah mxamad
@ak-quann6272
@ak-quann6272 2 года назад
M.practimol actor director producer all in one that's 1 man's effort
@Bisharibrahiim
@Bisharibrahiim 2 года назад
The guy is great wlhi Masha allah.
@asmaadam5043
@asmaadam5043 2 года назад
Parasetimol waa legend walhi dulqad badna 😂 dagananta igu daran masha allah 😍
@d.rhasaabkhairy1784
@d.rhasaabkhairy1784 2 года назад
Adna hadaan legend kuu noqso kawaran
@haajidalmar2090
@haajidalmar2090 2 года назад
nin Dulqaad badan oo massul ah Mohamed #Baristimool
@yasinmaxamuud654
@yasinmaxamuud654 2 года назад
Astaan tv waa shaawestayaal wllhi waxa Maa soo boobsiisaan qashinyohow
@hodanhassan1012
@hodanhassan1012 2 года назад
😂🤣🤣😂😂 ciilkii oo qof ah 😂😂😅😅😅
@hamdihassan7095
@hamdihassan7095 2 года назад
@@hodanhassan1012 🤣🤣🤣🤣
@yasinmaxamuud654
@yasinmaxamuud654 2 года назад
@@hodanhassan1012 waa karaahsaday kuwaan wllhi quruxey 😁✊
@yasinmaxamuud654
@yasinmaxamuud654 2 года назад
@@hamdihassan7095 walaalha waa I gasheen pillhi 💊
@haashimyare1466
@haashimyare1466 2 года назад
Ramadaan mubarak ✨
@mohamedamiin9719
@mohamedamiin9719 2 года назад
4:20 dadaa ka faa,iideysto kulaha 😂😂😂
@nacimohassan2582
@nacimohassan2582 2 года назад
Reer xamar wareysigooda saas ah in lagu ixtiramo weeye
@sabirinahsabirinah7371
@sabirinahsabirinah7371 2 года назад
Wa waxan raali ka ahy lmooo🤣🤣🤣
@mohamedamiin9719
@mohamedamiin9719 2 года назад
@@sabirinahsabirinah7371 😂😂😂
@faadumoyacquub8970
@faadumoyacquub8970 2 года назад
Legend masha allah 🙏 qof aad udulqaad badan waxad ka dulqaad badantahay
@nesrainahmed8936
@nesrainahmed8936 2 года назад
You are the best
@fitaxyare7540
@fitaxyare7540 2 года назад
17:35 caamiro raadis ayuu ku jiraa maskiinka😂😂🤩
@Ariijiina
@Ariijiina 2 года назад
Nabiga SWC igula saliya manta waa jimco ❤❤❤
@osamemukhtar4865
@osamemukhtar4865 Год назад
Salalahu caliyhi wasalam
@Daudpost
@Daudpost 2 года назад
Maxamed sahal waa nin ilbax ah "wakhtibaad Barnaamijka galiseen ee sii daaya." Raganimo paracetamol💛
@nasraaxmed6798
@nasraaxmed6798 2 года назад
Barnamishkan ramdan ka hor ma la dubi waxey qado iyo waxas lag hdla waku wareray🙄
@cadewaaye23
@cadewaaye23 2 года назад
Haa abaayo ramadaanka bil kahor la duubey
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 года назад
Mahamed abdiqaadir real legend weeye.
@Zakiika
@Zakiika 2 года назад
Playlist u sameya videos yada astan tv
@sharifomohammedwehlie9025
@sharifomohammedwehlie9025 2 года назад
Back grounka wxa ka qaldan
@hodanhanka1477
@hodanhanka1477 2 года назад
Astaan waxa kaliyah ku jeclhy oo ah dadka dhan madmadow ka dhigee no filter no iPhone 😂😂😂😂😂wixii cadan modi jirey ma filter buu ahaa
@xilkascade
@xilkascade 2 года назад
Kkkkkk ninba kalarkiisa no filter
@amalabdullahi328
@amalabdullahi328 2 года назад
🤣🤣🤣 istaqfurullah ma Ila araktay Sudan loowada ekaday
@munaabukar6663
@munaabukar6663 2 года назад
Niyadaan iska dhahay
@mumtazmuhumedahmedtazy4552
@mumtazmuhumedahmedtazy4552 2 года назад
Parasitamol,he is so humble ..waaw👏👏
@hassanali-de8te
@hassanali-de8te 2 года назад
masha allah prestmol wa nin dulqat ficn
@sucdihussein7427
@sucdihussein7427 2 года назад
Mahamed bakaay inta qaamquum kudhagesanjirtay hoonafrik radio gacanta taag
@maryamaosoble8459
@maryamaosoble8459 2 года назад
M alh daganantii o qof ah wlhi barastimol bro keeb going
@darishore814
@darishore814 2 года назад
Kaptan baara nin yahow waxa baakaay u sheegoosid wax lagu qoslo maahan sababta meesha ugu qarsan thy waa inaa wax lagu qoslo Ama wax kulul u sheegto baakaay lkn waxa sheegoosid wax baakaay loo sheego maahan runtii
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 2 года назад
Kabtan paro kkkkkkkk dhiib badana 👍👍👍👍💖👍💖
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 2 года назад
Paracetamol qof dagan oo dulqad badan ereyga aniga xita isameyey oo aan kayabay ku qoslay wuxu ahaa Anaka lacagta ka dhibene cabitan dalbo😂😂😂
@nimcaanahmed8258
@nimcaanahmed8258 2 года назад
#Vr Paracetamol Camirada Qarsoon Wuu Fahmey LEGEND AAN LA GAADI KARIN☝️🇸🇴☝️
@Tayba283
@Tayba283 2 года назад
Paracetamol waa laga baqaayay kaptan baaro aamusnan Ka soo haray ,😁😁😁
@rammlasalah736
@rammlasalah736 2 года назад
sanadkan astaaan dad wada dulqaaday soo xusheen😂🙄
@maslahhuseen7399
@maslahhuseen7399 2 года назад
barnaamijka ugu shidan ee somali qawato wakanaaa. horay usocda baakaay ugu salaama
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 2 года назад
Masha allh daganaan badan iyo taxadir badan baa ka muqda Waxa la mooda nin fuduud lkn Maha
@abdiladif9525
@abdiladif9525 2 года назад
When watched this video I realised this guy, he is brave man because if he come other people many things break that here
@filsanmohamed1763
@filsanmohamed1763 2 года назад
practimol kaniiniga igu soo dhacay sidaa unecbahay lee 😂
@micnamalahan
@micnamalahan 2 года назад
Baakaay waa wariye Dhameystiran uma baahno in loo sheego waxba!.
@abdirahmanosman6204
@abdirahmanosman6204 2 года назад
Astaan doorkan qaraaxo ma ha sidi hore in loo kadiyo weeye ila inta ka xanqaayo qofku kabtan baara marka ba waa imanaya taasna aan xamsad sameneyn.
@naimaqurux5973
@naimaqurux5973 2 года назад
Camera ayuu raadinayaa
@ubaxdugsiiye8404
@ubaxdugsiiye8404 2 года назад
Wlh ninkaan io hanad cumar wee is xakameeyeen karaankooda
@asadtoxow401
@asadtoxow401 2 года назад
Weather ayaa wax badan ka badalay qaraaxo wax kale waaye
@qisoiyoqaraxo6847
@qisoiyoqaraxo6847 2 года назад
wiilkaan habaryarta u ahay dulqaadkii aduunkuu haya maxamed wa iga gadanyahay vedioga
@nafisaabukaromar9043
@nafisaabukaromar9043 2 года назад
aaway wah
@mohamedamiin9719
@mohamedamiin9719 2 года назад
4:48 waaba nin cabsanaayo 😂😂😂
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 2 года назад
Ha wa isku yaxyexe somaha mesha dad badan jogo
@wllpreem7051
@wllpreem7051 2 года назад
1 day. 131K. Views. Good job astaan🎉
@abdirahmanmusejilaow5808
@abdirahmanmusejilaow5808 2 года назад
#17:20 shaki camero ah ayaaa galay
@omaralhamad4633
@omaralhamad4633 2 года назад
brother im arab u should put the translation to english or arabic
@sabirinahsabirinah7371
@sabirinahsabirinah7371 2 года назад
The people want to know if his a good man or something like xanaaqloow wxn rajenaa sax iyo qalad wx un inad iga faiday🤣🤣
@akramyuusuf1408
@akramyuusuf1408 2 года назад
Kkk meld saarty sisterey
@amiramohamet608
@amiramohamet608 2 года назад
Wuu cabsanayah yaa lagu cunin isdhahay meesha waaa xamer
@BlackTiger-cd9wo
@BlackTiger-cd9wo 2 года назад
Paracitamol wa sugayay waxana sugayay waiterkan oo ilkihiisa gacmaha kuqata👊🤗
@sagalxasan1726
@sagalxasan1726 2 года назад
4:20
@neysalofficial7485
@neysalofficial7485 2 года назад
Maskiin dhexdey gashteen xishood asi dhan😂😂😂😂
@fitaxyare7540
@fitaxyare7540 2 года назад
Wllhi caaadi u qoslay hadaa yeelo waa leesla ogyahay 😂😂qaraaxo cadi waye wllhi
@drsadiaahmed8321
@drsadiaahmed8321 2 года назад
Precetamol was the best 😆
@AbsamoFilmsVlogs
@AbsamoFilmsVlogs 2 года назад
Practimol legend Somali Comedian
@habsaabdi9416
@habsaabdi9416 2 года назад
Astaan TV yu are so funny🤣🤣🤣🤣🤣
@ayuubabdi3915
@ayuubabdi3915 2 года назад
Astaan plz barnamijkan mar walbo noso daaya plz and plz
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 2 года назад
Horta barnaamijkaan mafashilmo miyaa Horta qofka haduu daawado mafahmayo miyaa anagaa nagu dheelaysaan miyaa
@khadiirfaysal8218
@khadiirfaysal8218 2 года назад
Mar horaa la duubey mrkii la dhameeyey ayaa la soo daayey
@palmbridge2987
@palmbridge2987 2 года назад
He knew the program.
@intawanagsanwalalkoda494
@intawanagsanwalalkoda494 2 года назад
17:08
@maafaraxnaa5665
@maafaraxnaa5665 2 года назад
Kkk qaraaxo
Далее
Cleaning🤣 #shorts #トイキッズ
00:18
Просмотров 6 млн
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Просмотров 21 млн
Cleaning🤣 #shorts #トイキッズ
00:18
Просмотров 6 млн