Тёмный

Maxaad U Dhamayn La'dahay Wixii aad Bilowday ? .. Xalka Anigaa Kuu Hayo. 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 121 тыс.
50% 1

Hadii aan ku dhaho ka waran waxa ugu daran ee aan maanta inteena badan ka sheeganayno waa QABYADA .
in ay noo yaayaal kun shay oo aanan dhamaynin , sida in aad bilowday barashada shay mucayan ah waliba aad lacagtiisa bixisay laakiin maalmihii ugu horeeyayba aad iska daysay
in aad jiim iska soo qortay laakiin hal bil kaliye aad wadey …. in ay guriga kuu yaalaan buugaag aadan dhamaynin … howlo qabyo ah .. meelwalba howlo qabyo ah … sidii in uu kugu dhacay cudur magaciisu yahay QABYO , xataa go’aanada aad qaadanayso ay qabyo yihiin .
in aad go’aansatay iska daynta caado xun laakiin markaad kuftobo aad eber kasoo bilaabayso iska daynta , taasoo ah qabyo joogta ah
buugaan magaciisu yahay dhameen wixii aad bilowday waxaan isku dayaynaa insha allah in aan arrinkaan xal u helno … diyaar ma tihiin koobkaada shaaha ah soo qaado .. ku soo dhawoow mowduucaan .
Waxaa jirto oraah caan ah oo ay muslimiintu inta badan adeegsadaan الكمال لله - dhamaystirnaata ilaahay kaliye ayaa leh .
laakiin ma ogtahay In waxa kaa reebaayo dhamaynta howlahaas qabyada ah ay tahay raadinta dhamaystirnaan .macquul . siday raadinta dhamaystirnaan iigu keeni dhamaystir la’aan .
Macluumadaan qabso : dadka inta badan waxay racaan qaab ah .. 100% ama 0% …
buugaan wuxuu muujinaayaa in raadinta dhamaystirnaanta ay tahay cadowga 1aad ee dhamaynta howlahaas qabyada kaa ah … sababta iyo tafaasiisha inta uu mowduucu socdo ayaan si fiican u fahmaynaa .
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 458   
@abdiraxmanistareex6697
@abdiraxmanistareex6697 Год назад
5 qodob oo kuu sahlaaya inaad dhamayso hawl aad bilawdey 1. Yaree hadafka ama badi wakhtiga 2. Majiro qof wax walba sugi karo 3. Ku raaxayso wadada socodka 4. Horumarka aad samaynayso u fiiri si caqliyaysan (ma ahan si caadifaysan). Tusaale ahaan hadaad gymka aado ha fiirin murqaha lkn u fiiri inaad guul gaadhay 5. Tallaabada ugu danbaysa ama istaagida talaabada ugu danbaysa Mahadsanid ustaad Omar Inshar🙏
@maryansiciid
@maryansiciid 11 месяцев назад
Thankz
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Год назад
wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰
@maxamedsiyaadsaciid6460
@maxamedsiyaadsaciid6460 Год назад
Haa salalaahucalayhiwasalam
@sabnaasaid6430
@sabnaasaid6430 Год назад
scw scw scw scw scw scw scw
@kilweyare2873
@kilweyare2873 Год назад
Salalahu calayhi wasalam 🥰🥰
@SakariyeHage1
@SakariyeHage1 7 месяцев назад
Haa scw❤❤❤❤
@Maxamedreermagaal-r8h
@Maxamedreermagaal-r8h 6 месяцев назад
00
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Год назад
murugta bilaa Sababta Ah waa Salaad la.aanta🥺 dhalin yaro salada hala ilaaliyo🥺🥺
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 Год назад
Taas bis mahan waxa kasto nafta iyo sheedanka loo sarinjire hada adiga iyo xariga ilaaha wanagsaneen ee toosiy hakadhigin hhhh berina waxa ku mashquule waliy cibadadad toosnen ama laga aqbalin hhhhh hadana maxa laiga aqbalilahyahe inaa kento maa rabta cabsida weeyjira biniadankana ku nool cabsiy ee iskayarey leelagudhahe waxa u aragtey inaa kabaqeysaba samee
@IndhouroonMohamud
@IndhouroonMohamud Год назад
Koleyba saa aniga aamin snhy waa in qofku allahey xiriirkisa adkeeyo sida cibaadada ,salaada badso ,caqabad hadey kugu tumado ulaahey ka bari in uu adkeysunkeeda ku siiyo Tasbiixdana ku dadaala wlleyaal
@asmabintusayf
@asmabintusayf Год назад
أحبكم يا أهل الصومال 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤ أختكم من السوريا 🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇾❤❤❤
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Год назад
هل تفهم الموضوع اللي يحكي
@abdirahman4173
@abdirahman4173 Год назад
اكيد هي رح تفهم عشان هي بتحبنا ونحن كمان نفهم العربيه عشان نحب اخواننا انا ناوي اتزوج وحده سوريه بعد خمس سنوات ❤💝↖️
@ahmedclaahi8538
@ahmedclaahi8538 Год назад
@@hamdaismail6155 maxaa u ceyrisay gabadha 😂
@hafsanuura2498
@hafsanuura2498 Год назад
@@abdirahman4173 😂😂سبحان الله بعيد جداً
@hafsanuura2498
@hafsanuura2498 Год назад
اهلين اخت اسماء❤
@fatuuhussein5233
@fatuuhussein5233 Год назад
Horta wll maana layka so diray xageed iga dhex hadasha😁wli ma dhamaysan barnamijka lkn waxn raba inan ku ifhahdo mahadsanid .ragii somaliyeed social media isticmalayey caanka aha siday yihiin wan aragna adiguse meel kalad usocota ee ah dhinaca SAXDA EE NOLOSHA qof kudayasho mudana wd tahay (nolosha markad wax bilowdo maxay kusisa fursadeedo fican oo adag)
@Golxjrdj
@Golxjrdj Год назад
My Favourite RU-vidr & The One ☝️ Only Teacher 👨‍🏫 ❤ God bless u Brother 🙏🏽🫡
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
@Golxjrdj
@Golxjrdj Год назад
@@m.k.7788 it’s not your businesses 🤣
@kingkhan-mf8ff
@kingkhan-mf8ff Год назад
@maxamedsiyaadsaciid6460
@maxamedsiyaadsaciid6460 Год назад
Insha.allaah sanadkan waxa Rajeen in aan akhriska badiyo wll iso duceYa wadada toosan in uu Allaha ikutosiyo
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Hadal Afkaga ka soo baxa waxaa ugu qeyr badan saliga nabiga ﷺ
@IndhouroonMohamud
@IndhouroonMohamud Год назад
Scw scw
@hafzaenhmohameth2526
@hafzaenhmohameth2526 Год назад
Meesha kaliyeen ku xidhanahy forever kama hadhi doono❤️😔 salaama walaal ale cimriga hakuu dheereeyo waxaad tahay qofka keliyeen taageero cumar❤️
@cafaanomar2950
@cafaanomar2950 Год назад
Wlal intaan kaa faiiday wllhi umaleynmayo inaan cidkle ka faiiday aniga iyo inta ilamidka wxan kulenahay alle haka abalmariyo
@Micraash
@Micraash Год назад
Ustaad mahadsanid abaal weyn baanku haya. Isbadelkeyga nafeed qayb weyn baadka qaadatay barnaamijkaga Fandhaal broadcast wax badan buu iga saciday. Allaha ku milgeyo. ❤️🙌🏼
@KhadiijodaahirnuurAs-haarmuha
@KhadiijodaahirnuurAs-haarmuha 7 месяцев назад
❤❤❤
@shaadiya9591
@shaadiya9591 Год назад
الله يعزك cumar inshaaar ❤💚✌🙏
@cawoapdi171
@cawoapdi171 Год назад
0
@ShaficiShow0
@ShaficiShow0 Год назад
Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay plese🙏🙏
@Safaabdilaahi-r5c
@Safaabdilaahi-r5c 11 месяцев назад
M.a sobadi dhiirigalin
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Год назад
Qabyada waan la noolahay Qeerkay baan kaga hadhay ee qaadiroow Qalbigayga ku sug Dhameestirka 🤲
@امرأةالقوية
@امرأةالقوية Год назад
Kula mid ahay ha niyad jabin
@mahamedfaysal3410
@mahamedfaysal3410 Год назад
Allaha inaga saro
@hamoudyt7728
@hamoudyt7728 Год назад
Golden voice on the world 😎
@omarabdi717
@omarabdi717 Год назад
Anigaa ka kow ah 😔
@zabuuofficial1993
@zabuuofficial1993 Год назад
Abwe/abyo isoo booqo please 1 second kugu qaadanee🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Maxmadeeq
@Maxmadeeq Год назад
Wllhi wax aanan ka baran macalinkayga qaaska ah ayan ka bartay alleh haku sharfo qof qiimo sare leh bad tahy waxn is idhi qoralkan dheer ee ad qorayso kolayba arki maye isa da lkn wxn ka fa iday aya batay tasna way iso riixday😢 m.a Dr omar
@Mohamed_Al__Abdulahi
@Mohamed_Al__Abdulahi Год назад
Walaal anaa 9 sano islahaa english ka baro Laakiin kuma guulaysan. Maxaan sameeyaa ??😑😑😑😑😑😑😑😑
@cabdallashaamil2076
@cabdallashaamil2076 Год назад
Omar inshar wll fikir kuu hayaa Maadaama aadan shaqeyn oo kaliya RU-vid xooga saarto saad noosheegty Wxan qaba fikir ah inaad buug noo so turjunto ka dibna iibiso ama aad adiga laftaada qorto🔥❣
@shaacuurdaahir1457
@shaacuurdaahir1457 Год назад
Waa fikir fiican wlhi baggag badan oo Somali ku turjuman somali badan baa gadan lahayd wuuna ka faaidi laha
@Zahruush
@Zahruush Год назад
Waa fikir fiican runtii waxaa jiran bugaag aad u fican lkn luqada somali aan ku qornen inuu soo turjumaa jaclanlhaa
@nuhmohd203mohd7
@nuhmohd203mohd7 Год назад
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته عمر اشار اسعدني من
@mustafali7104
@mustafali7104 Год назад
MAWDUUCAN AAD IYO AAD AYUU MUHIIIM UYAHAY WAXAANA FAHMI KARO QOFKII KUN JEER IYO KABADAN AY KU DHACDAY MAHADSANID USTAAD OMAR
@StarMm-hl7yh
@StarMm-hl7yh 3 месяца назад
Ha walhi
@Maxmadeeq
@Maxmadeeq Год назад
Ha is dhiibin ila intaad 1m ka gaadhayso garab kagan ah ay 🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️
@kingkhan-mf8ff
@kingkhan-mf8ff Год назад
hadda sidey noqotey fiiri aragsan😁ustaad vunny baad thy
@mowlidziyd9111
@mowlidziyd9111 Год назад
Ogaansho halyey somaliyey maalin lawada baran doona lkn kuma faaninayo
@mohamedadan1767
@mohamedadan1767 Год назад
Hadan dadka somaliyednahay waxaa qabyadaba inoogu wacan madexweynaheena xasan sh maxmud oo erayga Qabyo ku faanay madama u compain ahaan uu u isticmaalayay😂
@jimaalemohamethosman728
@jimaalemohamethosman728 Год назад
Yaa cumar anigu jabcadbaan shaahan sooqatayba zhp qli
@caynashe.8886
@caynashe.8886 Год назад
Barnaamijyadaada waxan ugu magacdaray doqoni magaratay waayo markasta iyo daqiiqad kasta meelkasta oon joogo waxad moodaa inaan qodobadaas aan u isticmaalo si inaan xeerar dajistay mahadsanid
@maxamedcumar4792
@maxamedcumar4792 Год назад
Cumaroo viidiyowga maba dagaayo mxaa dhacay Naga dhaaf cumaroo
@maaidohussein
@maaidohussein Год назад
Cumarow ani muuqalka aaba dhamesan waaye hda uso laabte🖑😂
@jabanehirsiofficialchannel5098
Muuqaalkaan wuxuu isoo gaare waqti aan ubaahnaa runtii
@abuukarfarxaan1997
@abuukarfarxaan1997 Год назад
M.a Wlh ninkan wax layaqano ayuu kahadla waliba gar ahan aniga cajis iyo wahsi iyo iwm aya isku arkay lkn hada wan kaficnady
@Mohamed_Al__Abdulahi
@Mohamed_Al__Abdulahi Год назад
Allaylehe anaa geesihii uun iga dhiman yahay😐
@jamalsaman9145
@jamalsaman9145 Год назад
Masha Allah well explained 👏 highly yield topic (Qabyo) that most of us makes procrastinated,insha Allah we wish to overcome Qabyo 🙏 God blessed u Al- ustaad inshar.
@SAMIIR10921
@SAMIIR10921 Год назад
Walaahi nin fiican ayaa tahay anoo ku xaqiraynin
@zidane12370
@zidane12370 Год назад
Aʟʟᴀʜ ᴊᴀɴᴀᴅᴀ ʜᴀᴋᴀ ᴡᴀʀᴀʙɪʏᴏ ᴡᴀʟᴀʟ ᴏᴍᴀʀ 🤲🤲
@carafatyusuf4469
@carafatyusuf4469 Год назад
M.a wll qali waxad no fa'idaysay allaha ka Ajar siiyo wll qali
@maxamedsiyaadsaciid6460
@maxamedsiyaadsaciid6460 Год назад
Ma.wll benta ma aha
@Deganaasho
@Deganaasho Год назад
Maalin Waxaan Rajeey Nayaa Inaan Noqdo RU-vidr Fiican Aydad Ku Dhageeys Taan Hadaan Helo Dad Igu Xiran In Shaa Allah.💯🔔🔔
@swordie6703
@swordie6703 Год назад
Maxad wax RU-vidr kawayn ugu hamin waysay
@abdifathyusuf5325
@abdifathyusuf5325 Год назад
Asc wll wn ku salaamay cumar inshaar wll waxan rabaa in àan imaado dalka qadar kana shaqeysto Marka wll adoo mahadsan ma iga caawinkarta sida loo imaado dalka
@mohamedduqow9202
@mohamedduqow9202 Год назад
Waaad mahadsanid wll balse wax yar Baan farimaha lagu so qoray dib u racay balse waxaan so arkay dad ka fanayo ku hadalka afka Somaliga ah arintas mar ka hadal I.a
@c.casiisyuusuf9581
@c.casiisyuusuf9581 Год назад
My teacher ogaansho
@DabagalkaTaariikhda
@DabagalkaTaariikhda Год назад
عمر إنشار
@MohamedAbdikaream
@MohamedAbdikaream 8 месяцев назад
Waa mahadsantahay sxb
@jabanehirsiofficialchannel5098
Aragsan waan kanaxa🤣🤣
@leaderzimba4344
@leaderzimba4344 Год назад
Vidioyadan cml waa kuwo dadka wada jecel yhn in laga hadlo 💯aad ayaa umahadsantahay wllkie omar inshaar waana wda jeclhnhy channalkeena ogaansho full respecT❤️🙏💯
@MohammedAK24
@MohammedAK24 Год назад
2015 kii ban Channel ka Ogaansho ku soo biiray Wax badan an Lasoo Koobi karin baan ka faaiiday Waad Mahadsantahay Cumar Inshaar .. Mushkiladan Qabyadana hada Anayba I haysataa tusaale buugaag pdf ah ban lasoo degay Markaan 4 Page 📄 Akhriyo anoo aan Maalin danbe Akhriyin baan is arkaa..
@samatarxasan778
@samatarxasan778 Год назад
Kkkk nio beenta jooji channelkaan waxaa la aasaasay 2017
@helawanassah7112
@helawanassah7112 Год назад
Ustad omar .. mahadsanid wan ku farax sanahay vidéo gaa ee waqtigaga aad galiseh -- in aad no soo godbiso..
@abchirmoussa8328
@abchirmoussa8328 Год назад
Aad iyo aad aya ugu farahsanahey wlhi wana kaga mahadcelinaya dadlka aad umada kuu canfaac isledahey madame add soo gudbisid mowduuc yaal aad hasasii uu ah oo laga marmi kariin
@ShaficiShow0
@ShaficiShow0 Год назад
Asc wll Allaha ku sharfo 1 subscribe isaar Hami Ayaan Leyahay plese🙏🙏
@abchirmoussa8328
@abchirmoussa8328 Год назад
Hadii lakin codsii aan kuso weydisto madamo baryahan dambee muqaladi soo badisey wahan rsjeynaya inad kuso lamin Shaqadada waa sidaas darteed waqti aya heshey waxan ahey ardey dugsi saree galey waxan rabaa inad muqal kaso sameysid sidaa shaqoyinka aan laheyn fursad shaqo sidee logu yeela Tusale : coyartoyi caan ah ayan raba inan noqdo djibouti tiina wan jooga marka waxa qasab ah in aan kaa tagoo wadanka maa
@CSamedkhaliif
@CSamedkhaliif 11 месяцев назад
M.a ustaad
@Queen____Chanel
@Queen____Chanel Год назад
Mawducan waxaba umalesa inoo aniga iga hadlayo MAHADSANID WALL CUMAR
@saljiinadiomen8980
@saljiinadiomen8980 Год назад
Aboowe fur video download kiisa maxaa uxidhay 😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔♥️♥️
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Год назад
Sida aniga oo kale 😐
@zaciim
@zaciim Год назад
Markaan arkay cinwaanka waxaba is dhahay omar caawa miyuu kaa hadlooyaa dhibka ugu badan iheysto waa bilaa dhamestir nolosheyda waxyaabo tiro badan baan bilaaba mana dhameeyo couse wax cusub baan u baahda mar kasta anoo kii hore dhameen inan xal ka helo ban rajeynaa clipkan aan dawan doono.🙌
@abdusalaamridwaani9643
@abdusalaamridwaani9643 Год назад
Allha kaa abaal mariyo ustad bugagta aad noo soo koobttid iyo codkaada macn waana kahalnay waxbadna waan ka faaidnay🌺👋
@fardawsamuumin4663
@fardawsamuumin4663 Год назад
download maxa u xirtyna
@swordie6703
@swordie6703 Год назад
NINKAN (OMAR IISHAAR) aya uqalma millions of subscribers lakin Somalida maalayacnigay kahelaan intooda badan
@abdinoorabdullahi3414
@abdinoorabdullahi3414 Год назад
Thanks ustaad
@Naasirudiin
@Naasirudiin Год назад
Fadlan subscribe 15 koorso dhamaystiran oo free ah
@alipelley142
@alipelley142 Год назад
Allah haku sharfo
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 Год назад
Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar❤🎉🎉
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 Год назад
Xaqiiiqda jirto
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 Год назад
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲❤
@apuupakarhassan707
@apuupakarhassan707 Год назад
آمين يارب
@hoygakheyrka6120
@hoygakheyrka6120 Год назад
أمين يارب
@bisharmuhumedibrahim5905
@bisharmuhumedibrahim5905 Год назад
اللهم إنا نسالك الثبات في الأمر والعزيمة علي الرشد 🤲🤲🤲
@fathiapdirzak1898
@fathiapdirzak1898 Год назад
Waxaba mooda in waxa aan doonaya in aan ku iri isheeg saan orahydan cid iga jahli bixiso uradinayey Mahadsanid ustaad noloshyda wax badan baad ka badshay❤️
@ZakariaSamir-ld7bo
@ZakariaSamir-ld7bo Год назад
❤❤❤ 3:49
@dayartacusubdayarta5321
@dayartacusubdayarta5321 Год назад
Thanks Omar waligay comenti kaman bixin muqaladaada balse manta wa kii kobad an ka bixiyo thanks bro
@mustafacaliyarowcali2330
@mustafacaliyarowcali2330 Год назад
Tababar oo saddex bilood soconaayo Lacagtiisuna $100 tahay Ayaan intaan bilaabey iska dhaafay lacagtiina waa utuuray Waa tababarada د علي الربيعي
@abdullahimoahmedsh1772
@abdullahimoahmedsh1772 Год назад
المثاليه prefectism الكل في الكل او لا شيء
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 11 месяцев назад
Wlhi wa vedio igu qosolka badnaa 😂 Cumar inshar nolow weliga brother
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
احبك يا صومال من المغرب ❤❤
@claahimaxamad.claahi.afgoo1080
Mowduucan mit Idhiiraga Ayuu dhoqday Mahat sanit Cumar inshar
@adanabdulle4477
@adanabdulle4477 Год назад
S****g Iska dhaafi la.ahay lkn Markaan I.a iigu danbeeyso Ilaahoow iga madoobeey🤲
@hassanjelle6525
@hassanjelle6525 Год назад
Faaarax biixi😅🤣🤣🤣😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sahrachannel7287
@sahrachannel7287 Год назад
ala run badanidaa waad i dhiira galisay jizaakumulaah hadaan ku dhaqaaqayaa mahadsanid
@sumayosusu-qj4xi
@sumayosusu-qj4xi Год назад
Oo ku samir xukunka Eebahaa, waayo waxaad la jirtaa indhahayaga. Ee samir, samir badan
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 3 месяца назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@cabdiraxmaansulaymaan
@cabdiraxmaansulaymaan Год назад
Xogtii buugga ku jirtay si heersare ah baad noogusoo gudbisay. Mahadsanid.
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 Год назад
Maxay ka dhigantahay dadka meel wlba slig nbig scw ku soo qora xatta aan fiirin ma munasb ba misE?.
@fatinamahadahmed2904
@fatinamahadahmed2904 Год назад
Cudurka qabyo aney idul saaran yihiin.....💔😒
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 Год назад
Been Maadan Sheegin Runtii ustaad Anaaba Arkay Waxyaabo Aaan Wax wayn Ka dhigno oo waxaa jira Markan Galo ama Bilowno Si fudud Noqda Hada Aniga Waxyaabaha Aan Arkay Waxa Kamida 2 wadan Ayaan Process kooda Galay oo Aan Visa Waxbarasho Ka Dalbanayay Markaan Bilaabayay Waan Cabsanayay oo waxan islahaa Wadan hebel Waa adag tahay inaad Ka hesho Viso Hadana Wlhi Markan Galay een Dhameeyay Natiijadii Soo Baxday Waan Yaabay Waxan Noqday Qof ku Dhiiraday Hawlo Kale oo Kasii waawayn 💯
@252soomali
@252soomali Год назад
𝗧𝗵𝗮𝗻𝗸𝘇 𝗺𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻❤️💯💯
@ibnuadam9475
@ibnuadam9475 Год назад
جزاك الله خير الجزاء وأحسن الله إليك.
@SuhaibCayinte11
@SuhaibCayinte11 Месяц назад
Majiro shay adhoo nana daalnayn iska qoslayo aad samaynayso lkn wax kugu soo kordhinaayo majiro, haba yaraatee 💯💯🫡
@11Nimco
@11Nimco Год назад
Omarow anaa iga sheekaynaysa wlhi markaan wax bilaababa bil markaan wadaba waaba iskadaaya waxan isdhaha masamayn kartid thanks wlhi maanta aad baad iidhirigalisay channel kaaga waxbadan kafaiday kumanan khasaarin thanks wllo Allah waxwalboo kudhibaya Allah kaa ilaaliyo
@MR.DEBATE
@MR.DEBATE Год назад
Firi aragsan sidey noqotey 16:55-16:59 cajiib
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Год назад
يا سلام mowduc muhim ah (وعليكم السلام اخي )🌷
@yaasir5920
@yaasir5920 Год назад
Cumaro waad iga qoslisay markad maraysan farha bixii '' kulaha ma aha muuse bixiii walalkii ''.
@dhlpuntland-somalia2652
@dhlpuntland-somalia2652 Год назад
Koobkayga shaaha horaan usooqata Now i am ready inaan vediowgan qabyo ugatagin kkkkk
@aminhousein2178
@aminhousein2178 Год назад
Hadaad rabto inaad wax ka ogaato perfectionnisim soo booqo kabasho podcast
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy Год назад
Iishaaroow waad mahadsan tahey,bàlse aragti kale ayaan qabaa oo àh qof kasta wixii qabyo ka ah wuxuu raadiyaa waxa ku habooñ ee uu ku dhameystiri lahaa, Bal ka waran kooraskaa 30 sodonka casho hadaàn ka waayo dhameystirkii aan rabey ama sidaan filayey ii anficin, Ma waqtigaan cidla isaga dhameynaa,
@Ekeey98
@Ekeey98 Год назад
Nio wa sax sawabtow ah aniga 100/80 video wan daawada lkn comminti kama bixyo swb tow ah 500 comm 1k comm markan waxan is dhaha qalaas comm ma arki dono iska daa mxad u qori comm 😂😂dad ila mid ayaa jiro san filayo ?
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 Год назад
جزاك الله خير الجزاء يا استاذ عمر انشار ❤
@abrahamzaid-i9v
@abrahamzaid-i9v 6 дней назад
جزاك الله خير يا عمر انشار
@aishacayush2660
@aishacayush2660 Год назад
Inu cudurka qabyo igu dhacay wxa kaga marqatiya vedio Gan xalay buu izo Garay izla qabyadi aa uga tage 🤣zaaaka dhameeyy any way waku dhaqamaya cashrkan In.allah
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 Год назад
M.allh wllky illahey haku xifdiyo waa mowduc muhiim ah runti 😒👍❤
@AxmadB89
@AxmadB89 Год назад
Iskusoo duuboo👇 Mahadsanid anyways! Set a realistic budget and an achievable schedule with clear milestone and commit fully to both.
@cabdisamad3473
@cabdisamad3473 Год назад
Intaan maxad diiniya galay oo bugaag ibsaday oo lacagtii bisha qadimay ayaan habeenkii ugu horaysay moyee Anan dub ugu noqon
@siyaad16
@siyaad16 Год назад
Mowduucaan waxad moodaa inuu iga hadlaayo marwalbo markey wax iga qaldaman tariikh cusub ayan bilaabaa wana qortaa mana dhameystiro
@Abdifatah03
@Abdifatah03 Год назад
mashquulka salaada dhexdeeda iyo xalkeeda kasoo hadal @ogaansho
Далее
Airpod Through Glass Trick! 😱 #shorts
00:19
Просмотров 472 тыс.
Bearwolf - GODZILLA Пародия Beatrise
00:33
Просмотров 333 тыс.
Шоколадная девочка
00:23
Просмотров 454 тыс.
Doonis Xor ah: Dhab Mise Dhalanteed
8:13
Просмотров 299
sidee dib ugu dhisay maskaxdayda  ?
12:39
Просмотров 124 тыс.
Airpod Through Glass Trick! 😱 #shorts
00:19
Просмотров 472 тыс.