Тёмный

Qardaawi Gaal ayuu ahaa ilaahay ayaa ummada Dhaafiyay || Sh Xassaan 

Daarul Xadiith
Подписаться 97 тыс.
Просмотров 84 тыс.
50% 1

BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa...

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 223   
@ahmed4427402
@ahmed4427402 Год назад
Sheekh Xasaan Alla ha soo hanuuniyo..jahliga madowgiisa Allah ha ka saaro.
@adamisxaaq5160
@adamisxaaq5160 Год назад
Sheekh xassaan wa caalim rabbaani ah adiga iyo kuwa kula midka ah ee murji,ada waxa tihiin axfaadii jahmi binu safwan idinka ayaa ubaahan in umadan la idnkaka digo mida kale cali wajiis iyo cabdi xirsi iyo kuwa lamidka ah ee zanaadiqada ah maa culumo ku ah 😂 kuwaas saaxada wey ka bexeen hadee halgan tahay iyo hedee dacwa tahay taas waxaa kuu cadeenaayo markee is yiraahdaan siyaasiyiinta u shaqeeya maamulada ey u fatwoodaan wax usheega waad aragtay sida loogu jeesjeeso iyo xishmada darada iyo baahdilka loo geysto. Ilaaahayoow cizzada iyo sharfta wexee ku jirtaa diintaada ee diintaada naku sug. Aamiin.
@adamisxaaq5160
@adamisxaaq5160 Год назад
@@gabrielabdul8372 aad iyo aad
@abdiasisali
@abdiasisali Год назад
@@gabrielabdul8372 Waar iska aamus waad buktaaye culumada ka xishoo maxaa ka siya Subxan Allah.
@abdiasisali
@abdiasisali Год назад
@@adamisxaaq5160 Asalama calaykum akhi dadkani way bukaan waxuu sheekhu ka hadlaayoba ma qiimeynayaan. Akhi dadkani ma jeclo inaa loo sheego xaqiiqda diinta waxay malaha u fahmeen sheekh Qardawi difaaca hadu xataa baadil ku sugnaa Subxan Allah. Jazakullahi khayr. Allah xaqa ha nagu suho🤲
@adamisxaaq5160
@adamisxaaq5160 Год назад
@@abdiasisali wcs wll aad iyo aad xaqqa allah na waafajiyo.
@sahraali6794
@sahraali6794 Год назад
Sheikh!!! SHALAY BAAD DHALATAYE, ALLAH U NOQO. CILMI IYO CAQIIDABA KUMA NAQDIN KARTID CAALIMKAA JALIIL-KA AH.
@adenaden9242
@adenaden9242 Год назад
ma wadaadkaan xirada leh baad dhihi shalaad dhalatay.... sahra diinka islaamka ma waxaad u malaysay in qof yadh uusan ka cilmi badnaan karin mid wayn
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 Год назад
Imisa saxaabadii ka mid ahayd ayaa jahanama gashay cilmi laguma galo jano ee camal wuxuu ahaana allah ayaa garan
@adenaden9242
@adenaden9242 Год назад
@@cabdishiineadan4061 saxaabo jahanama gashay majirto walaal meel ayku taalna majirto …. Mise aankula yara kaftamee shiico ayaa tahay…. Mise waxaad ula jeeday hadalka munaafiqiintii …
@Bepatient866
@Bepatient866 Год назад
@@cabdishiineadan4061 tolow waa kuwee saxaabada jahannama gashay Warbal adigu bal haku biirin FC ABUU JAHAL
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 Год назад
@@Bepatient866 jahil abujahal ma asxaabibuu ahaa gaalbuu ahaaye
@tasfayehomerchigma1822
@tasfayehomerchigma1822 Год назад
Qardaawi waa muslim caalim ah..alle haw naxariisto
@husseinsaid5387
@husseinsaid5387 Год назад
Aamin, Sheikh Qardaawi iyo wadaadkaan Xassaan ah ba Allaah uwada danbi dhaafo
@khaalidc.casiis2825
@khaalidc.casiis2825 4 дня назад
Markaa sheekh xassan aa been sheegaya miyaa oo hadalkas muu odhan adiga laftaada hoosta kaxariiqan hadad wxs ninkas laga sheegay ku raacsantay
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 7 месяцев назад
Ibnu-baaz iyo Qardaawiba Allaha u naxariisto.
@AliHassan-yo8eq
@AliHassan-yo8eq 8 дней назад
Drka yuusf qaradaawi allaha unaxariisto,
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 Год назад
Ilaahay baa i lehe qof Muslimnimo qiranaya oo Ilaah iyo Nebigiisa Muxammad rumeeyay gaal kuma sheegi karo!
@cabdiraxmaan3754
@cabdiraxmaan3754 Год назад
Qofkii ku dhacaa gaalnimo cad hadaa gaaleysiin weyso waxaad beenisay Allah, tusaale ninka leh diimaha waad sahmin kartaa, hadaa ku dhimato diin aan islaamka aheyn jano ayaad galeysaa miyaanu gaal aheyn? sow quraanka ma beenin? hadaa adiga ka istaagtid gaaleysiintiisa adaa gaal ah
@user-mc7bb4np8s
@user-mc7bb4np8s 6 месяцев назад
Yaab Somalida inta badan waa Seef labood waxaana u badan yihiin heel wax buu sheegay iyo waa ku dhiiraday war diintu saa ma ahan qof muslin ah oo ashahaadanaayo ahlu diin ku Lee yihiin waa gaal 😢subxaana alaah xasan daahir awees iyo Cali dheere muqtaar rooboow Al shabaab sheekh iwm ku Lee yihiin was sheekh Sheekhoow xaal qaado iyo qof masjid ka soo baxay ku Lee yihiin waa ku jihaaday iyo islaan masakiin ah yaanyo suuqa ku iibiso alla maxaa su aal jirtaa
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 Год назад
Wadaad cilmigaaba waa caadadii inuu marka culumadu xayiga tahay inuu dhuunto marka uu ogaado iney geeriyoodeena meelaha ka fadhfadhleeyaa wixii aad caalimkaa ka sheegtay ilaahey kuuma dhaafo iinshaa allaah
@fanaxmedia7335
@fanaxmedia7335 Год назад
Qardaawi asigoo nool ayuu kitaab radin ah kaqoray sh xasaan qofkana wuxuu yahay waa lasheegayaa ama hanoolaado ama hadhinto ee qofkii tabar haaya haka niqaasho
@binshinaahussein1726
@binshinaahussein1726 Год назад
Adigu sheekha yuunan kula waynaaanin waa bin aadam aan macsuum ahayn ,khaladaadka lagu sheegay (ee diinta looga baxayo oo u sheekho kasheegay )hadday run yihiin saasuu ku dhintey kamuunan tawbadkeenin waana gaal geesa waawayn . Haddaynan run ahayna waa muslim . Marka saasaa lagu garbaxaa .
@SALAA24
@SALAA24 Год назад
Subhanallah, nin 70 sanno diinta ushaqeeyay, ayaa xasaan oo shalay salaada bartay ayaa gaaleeysiinaa, Subhanallah
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Год назад
Qardaawi Ilaah baa xukumaayo
@user-cd1vg6pj4c
@user-cd1vg6pj4c 3 месяца назад
Sidan miyuu sheekh ku sheeganaya balo alle hakudhacdee
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 2 месяца назад
Sil hoyadaa
@user-cd1vg6pj4c
@user-cd1vg6pj4c 2 месяца назад
@@mohacadeofficial5032 maxaad kawadaa
@ahlamsheikh7788
@ahlamsheikh7788 Год назад
فلا تزكوا أنفسكم هو أعلم بمن اتقى
@wiilsomaliyed5303
@wiilsomaliyed5303 Год назад
What do you mean?
@ahlamsheikh7788
@ahlamsheikh7788 Год назад
@@wiilsomaliyed5303 God knows who fears him
@khaalidc.casiis2825
@khaalidc.casiis2825 4 дня назад
@@ahlamsheikh7788 هل زكى نفسه ؟
@aldabarichanel6402
@aldabarichanel6402 Год назад
Ilaahay haa unaxriisto sh qaradawi
@NuradinMohamed_
@NuradinMohamed_ Год назад
Sheekhow inaad adigu isgaalaysiiso unbaa kuu hadhay bes
@appoozama7747
@appoozama7747 Год назад
Allhamdullilah alaa nicmatil salaam
@DjamahGaraad
@DjamahGaraad 4 месяца назад
qardaawii ale Haa uunaxariisto cuulimada
@dermatologycentre6162
@dermatologycentre6162 Год назад
Sheekh xasaan dadka gaalaysiinta ka daa/Malaga yaabaa inaad gaalnimo ku dhimato Allah na ka magan gal taasna
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 Год назад
Waa sax , jazaakallahu kheir sh xassaan xussein adaam . Sheikhul islaam
@FardowsaMusa-d9d
@FardowsaMusa-d9d Месяц назад
Waa al shabaab dhiiga shacabka soomaaliyeed ku faraxsan oo dad yow kale iyo culuma kale na wuuu gaaleysiinayaa
@wehlieofficial6261
@wehlieofficial6261 Год назад
Mncha ALLH jazkllah runta ka sheeg wixii alle amraay diinta ismaa badasho aadmiga Daayooba
@hanthalaomari4470
@hanthalaomari4470 Год назад
جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل وزادك الله علما. فقد أوضحت لنا بالبنط الأحمر حال هذا الرجل في رسالتك التي كتبت عنه. في كمبالا......
@adannoor4526
@adannoor4526 Год назад
Adigaa afkaaga ku sheegay in aad waalantahay. اللهم لك الحمد.
@adannoor4526
@adannoor4526 Год назад
Waxaan habal waa gaal iyo habal waa gaaloobaay iyo Qabiil Waxaan aheed habarin caamada kugu hareereeysay si'aaney xaqiiqdaada ufahmin! Oo eey kuu agdhoobnaadaan. ولكن ابشرك يا غالي ( من الغلو) Maalinta eey wax fahmaan cawwantaas kugu hareereeysay in eey noqdaan أول اللا عنين بك! أما الآخرة فكما قال تعالي/ الاخلاء يومئذ بعضهم لبعض عدو إلا المتقين )
@musamohammed3963
@musamohammed3963 Год назад
جزاك الله خيرا
@GoankagaAdkee
@GoankagaAdkee 3 месяца назад
Waan dhagaystay Cajiladaas waan naxay wallahi wuxuu yiri rayigayga marka loo eego maya naarta magalayo qof aminay oo ku hadaqay diinta islamka midan ahayn baa khayr leh yaab
@medovepenman
@medovepenman 3 месяца назад
Adu ma ilahaybad uuga timidey wakasi. Allaha soubhana watacala cidu doono wa cafiya cidu donana wa ciqaba naxariista rabi way baladhantahaye maxa musliminta uun kugu dhejiyay. Allaha ku sahlo
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Год назад
MashaAllah sheekh Xasaan, Ilaahy haku barakeeyo
@saffsuff
@saffsuff Год назад
قال تعالى : ( إِنَّمَا التَّوْبَةُ عَلَى اللَّهِ لِلَّذِينَ يَعْمَلُونَ السُّوءَ بِجَهَالَةٍ ثُمَّ يَتُوبُونَ مِنْ قَرِيبٍ فَأُولَئِكَ يَتُوبُ اللَّهُ عَلَيْهِمْ وَكَانَ اللَّهُ عَلِيمًا حَكِيمًا ) النساء/ 17 . وتبقى الجنة جنته والنار ناره وإليه الأمر كله
@abdifatahabdulahi9194
@abdifatahabdulahi9194 Год назад
Shiikh xassaan xusein Aadan Xafiduhulaah
@zakiyamcabdulahi516
@zakiyamcabdulahi516 Год назад
@@abdifatahabdulahi9194 ani waan yaabe sheekh xasankaan yaa waaye? Asi?
@loolan01
@loolan01 Год назад
al shabaabta umada nagta ka dhigtay ceelasha ka duugaysa dad ka abaraysan oo sumaynaysa waligiis kelmad xun kama sheegin
@zncabdi2706
@zncabdi2706 Год назад
isagaa alshabaab ah
@husseinsaid5387
@husseinsaid5387 Год назад
Waa runtaa , waana uga fadhinaa haddii kale kabtiisaa go,day
@samowade1300
@samowade1300 Год назад
Meel ay ceel ku duugayeen ma joogtay .
@laskaalaska-cd4ue
@laskaalaska-cd4ue 5 месяцев назад
Qardaawi hadalka u shegey hadey run thy islaan shaqo kuma laha dad ka cilmi bdn aye quraan lagun sheegey iney gaala yihiin
@Qisoculimo
@Qisoculimo Год назад
Waxaad sheegeyso oo dhan sheeq qardhaawi, ma dhihin. Waad ku been abuuraneysaa. Dhamaan mas aladahaan aad ku heysato isagaa ka jawaabay. Marka Alle ka baq si dhimeystiran wax u fahan.
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 Год назад
Sheikul Islaam xassaan Xussein Abu Salman al soomal. Gobanimo. Amiirul mu'minin
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 Год назад
Sheikh wanaagsan ayuu ahaa, adaa khawaarij ah
@husseinsaid5387
@husseinsaid5387 Год назад
Allaah u naxariisto Qardaawi, kana Allaah haka baabi,yo gaalaysiinta culumada iyo caamada
@amiinamiinaxmed1233
@amiinamiinaxmed1233 Год назад
Sheekha allaha xifdiyo waa caalim iskamana gaalaysiiyo illaa daliil ayuu kugaalaysiiyaaa
@DH-yi5dx
@DH-yi5dx 9 месяцев назад
midh mAhayo waa jaahul kani magaadhi karo Qardaawi
@aamirkalif5902
@aamirkalif5902 Год назад
Masha allah ilaahaw cimrigaaga dheeree
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 Год назад
Adiga ayuu sheikh ku yahay.
@usaamasheekh6770
@usaamasheekh6770 Год назад
Mn shaa alh
@hanadcishqi5902
@hanadcishqi5902 Год назад
Jasakalaah sheekhunal faadil ilahayba mahadleh qalbigayaga ufuray xaqa aad shegayso inan fahano walhi waa nimco anay haysan kuwa badano islaamka nala.sheeganaya,
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 Год назад
Adiga ayu sheekh ku yahay.
@hanadcishqi5902
@hanadcishqi5902 Год назад
@@gabrielabdul8372 hawl ku taala maah adiga😎
@ahmed-nurahmed3285
@ahmed-nurahmed3285 Год назад
XASBIYA ALLAH WA NICMAL WAKIIL QULUUBTA YAA DAALACDA? ACMAASHA YAA QAADA? JANADA YAA HAYA, XUKUMA? SIDEE QOF AADAN WELIGAA LA SALAADIN, MAALINA MEEL CIBAADO LAGU HAYO AADAN KULA KULMIN , WELIGAA DERIS AMA SAXAN AYDAAN WAX KU WADA CUNINI, DHAQANKIISA, CAMALKIISA, CAADADIISA, CAQIIDADIISA MIDNA AADAN WAX KA OGAYN, MAALIN HEBEL BUU SAAA YIDHI.........GAAL NIMUU KU DHINTAY SOOW QADAF KUGUMA AHA? WAXAAN U MALAYN IN UU NINKA KANI XASAAAAN LA YIDHAAH RABIGAY INA BARA'HA'YO OO UU MUSLIMIINTA DUNIDA TAARIIKH IYO DIGNIIN UU ALLAH INAGU TUSA'HA'YO, OO QOF MUSLIM SHEEGANAHAYO UUSAN QOF DAMBE OO MUSLIM SHEEGANA'HAYO UUSAN GAALAYSIIN EBED WAAAYO NINKAAN XADHIGUU GOOSTAY.........DAMIIIRKEEE, CAQLIYADEE, CAQIIDADEE NINKANI KU DHAQMAA WAA KARAAH, WAAYO LACAG BAAN U MALAYN IN UUU RU-vidKA KAGA URUURSADO, WAAYO SOMALIDU WAXA KA JECEL DARAAMADA IYO QOF WAX LAGA SHEEGAHAYO, AMA FARTA LAGU FIIQAHAYAO. NINKA KANI WAXAA KA SOO YEEDH YEEDHA EE QOF GAAALAYSIINTA IWM, EE UUSAN AHAYN RABIGII ACMAASHA, QULUUBTA IYO IKHLAASKABA DAALACA'NA'HAYAY WAXAAN U MALAYN IN UUUUUU TAAAAARIIIIKH ISAGA U GAAR AH KA HADHI DOONTO MA MEESHUU KU DHASHAY BAA? MA CADOOWDA IYO GUMAYSTAHA UU KU DHEX KORAY BAA? MA WUXUU KA AG DHAWAA DAD YGUMAYSTAHA U JAAJUUSA OOO MAR WALBA QOF UUN FARTA FARTA FARTA KU FIIQA? I AM CONCERNING AND SINCERELY WONDERING THE UPBRINGING OF THIS MAN? WHO RAISED HIM, HOW CLOSEST WAS HIS FAMILY WERE CLOSE TO HAYLE SELASI REGIME? HOW DOES HE EARNS HIS DAILY LIVE EARNINGS? I AM CONCERNING WHO ARE HIS ALLIES?
@hanadcishqi5902
@hanadcishqi5902 Год назад
@@ahmed-nurahmed3285 waxad hadal isdaba dhigtay iyo sida uu hadalkaasi uyahay mid aan wax jooga iyo mid tagay toona tabanaynban layaabay!!!!!!! Sheekh Xasaan iyo inta ardaydiisa ka mid ah lkn hadalka aad shubayso sifudud ayay kaaga jwabayan, Soo heli maysid adigu xitaa hadad {jinka} kaashato meelu xasaan ku yidhi "qofkaasi waxaasu qalbiga ku haystaayo saasu gaal ku yahay" lkn wxa iskaga'kaa qasan adiga qofka ficilka (Falka) uu sameeyo malagu xukumaya mise maya, Qofki qof dila wxay diintu sheegtay inloo dilo tusaale ahaan, Qofkan qofkaa dilay hadu yidha; "anigu qofba maan moodayne waraaban moodayay, oo waraabe ahaan ayan udilay maxa lasamayn!!!!!!" Hadad tidhaa laga yeeli maye waa loo qisaasi, wxn ku leeyahay (maqalbigiisad jeexday markad beeninayso hadalkiisa) hadad tidhaa waa runtiina majirayaba qof markuu qof dilo odhanaya qof ahan ayan udilaye qof walababa wuxu odhan bahalban moodayay!!!!! Hadalkoo kooban adeer= {waxad ku hadasho ama samayso haday islaam nimo tahay islaam ayad noo tahy, haday gaalnimo tahayna gaal ayaad noqon muran la'aan,} *Qardaawina* sheekh Xasaan kumuu xukumin waxaan ka ahayn hadalkiisa uu lasoo fadhiyay baraha bulshada iyo wuxu kutubtiisa ku qoray, Adigu hadad aaminsan tahay qof muslin ah inuusan gaaloobi karina layaab malihidoo waxanad baran diintaada suuban, Cida kaliya ee qalbiga waxa ku jira ka warami kartaana waa Alaaaaaaaaaaaah☝️ Anagu hadanu nahay adoomihi ilahayna qofka wixi nooga muuqda unban kula dhaqmayna kuna kuxumayna, Gaalo waa gaalo markan leenahay qalbigooda manan jeexine ficilka ay samaynayan ee macatab xidhashadii leh ii islaam nacayb leh ayan ku xukunay, Muslim markan leenahay muslina qalbigiisa manan soo eegine salada tawxiidka iyo ficilka islaam nimada ah ee ka muuqataan ku xukunay, Hadalkaana aad udhuux👉 QOfku hadu ubayno dhanka gaaladana gaal unbu noqon, 👉 GAALKUNA haduu dhanka islaamka usoo baydho islaam unbu noqon, Sidaa awadeed Gaalku marku soo islaamayo lama yidhaa qalbigiisa maxa ku jira (oo cidan ilahay ahaynba ma'ooga karte) ashahaadaa layidhaa, haduu diido ashahaada inu ku dhawaaqo wali waa gaal siwalo uu uyidha qalbigayga islaam nimaa ka buuxda, marku Ashahaato hadu gaalnimadii shalay iska ilaalin waayo diinta islaamkana ku dhaqmi waayana waa gaal uun, Muslinkuna hadu iska ilaalin waayo waxa lagu gaalooobo waa gaal uun hadu iska ilaaliyana waa muslim, Sidaa wax ukala fahan.
@ahmed-nurahmed3285
@ahmed-nurahmed3285 Год назад
@@hanadcishqi5902 Paragraph 10 qaladkaaga bal eeg Allah waaa laba L Diiinta suuban aad iga tidhi garanmaysid dee iyadiiina Allah ayaanu u dayn Qadiyadaan iminka idinka taagan nahay waxaa weeeye NEGATIVE AAD YOUTUBKE CAANATAYNKA kaga uruursaneeysaan iska daaya Arzaaq xalaaal ah oo xiqdi, xumaan, xan, xag-xaga-sho lahayn, Umadda kula xisaabtama Xaqana uma hiilisaana XABAASHIINA U BAQA Su'aal aaway kalib (video clip) uu Qardaawi meeydkiisii 3-4 uu dhulka ku dhacay? Ma iminaad doonaysaan in aad ka shopping gareeysaan oo wax is daba marisaaan? CIYAAL GOBOL, GAAJO, GUMAYSI, GUNIMO, MADAX LAGA GAWIN JIRAY BAA TIHIIN, XAYLE SELAASAA DAMIIRKIINII LA TEGAY..................DADKA ALLAH FARAHA KALA BAXA.....................DHIIGA ISLAAMKU DHEEL DHEEL BAAD KA DHIGATEEN
@omarosman8749
@omarosman8749 Год назад
Idin kala garan maayno. Waad nawareerisen midba midka kale ayuu gaal kusheegaya. 😇☺️
@aamirkalif5902
@aamirkalif5902 Год назад
Wax lagu wareero meesha ma yaal wll . Wax walba waa cadyhy.
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 Год назад
Aniga xata waan la yabey kan somaliga ee sheekha sheeganayo.
@omarosman8749
@omarosman8749 Год назад
Waxan amin sanahay in waqtigi subanahenu inoo shegay lajoogo. 77 firiqo. In looqayb samidono. 🥲. Kolay anigu. Midna racimayo. Ilahay ayan cabudaya Mohamad SCW Waxan qiraya inuu rasulki ilahay yahay.
@omarosman8749
@omarosman8749 Год назад
@@aamirkalif5902 Dad ashahadanaya. Inaay gaalo isku sheegan miyay kula qumantahay adiga. ?
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 Год назад
@@omarosman8749 waa ruunta. Lakin sheekhan somaliga ah waxa ufuduud wax badan inu yirahdo gaalnimo waye.
@ArashidHaji
@ArashidHaji Год назад
Seekhow adigu saaqidsanidaa.
@MaxmudCumar
@MaxmudCumar 10 месяцев назад
Haku lug goin qaradaawi Ku jiid wlle run badana shiikhu
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 Год назад
Qof islaama in gaal lagu sheego waalagafiicanyahay
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 Год назад
Waa ruunta.
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 Год назад
Islaam iyo munaafaq wuxuu ahaa allah ayuunbaa og
@maxmaxamed2199
@maxmaxamed2199 Год назад
cilmi yare
@abdifatahabdulahi9194
@abdifatahabdulahi9194 Год назад
Alaahu akbar
@abdirahmanabdillahi2954
@abdirahmanabdillahi2954 Год назад
Kkkkkk war kani shekh mahee waa shaydan ilahay umada haka qabto
@mohamedomar4104
@mohamedomar4104 Год назад
Masha Allah
@abdullahideeq5533
@abdullahideeq5533 Год назад
Somali iyagoon cilmi lahayn ayay dhahayaan sheekhu dadka muxuu ugaalaysiin sheikh hassaan waa caalim mana jiro sheikh sidiisa ugu gar gaara diinta oo somali kadhashay
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 Год назад
Adiga ayuu sheekh ku yahay.
@amiinamiinaxmed1233
@amiinamiinaxmed1233 Год назад
May ummada islaamka ayuu sheekh uyahy
@NobleHomeHealthCarePortland
Culumada faraha ha laga qaado. Sheikh Qardhawi wuxu ahaa Caalim Mufti Ah
@CabdiraxmaanMakhtal
@CabdiraxmaanMakhtal 11 месяцев назад
qardaaqi caalim buu aha adunka na waxbuu k qabsady
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Год назад
جزاك الله خير الجزاء
@mozi3051
@mozi3051 5 месяцев назад
This guy is mad. Wof kasto maa gaal marka. Waxa lagushegayo ayaa jira.
@abdilleahmed-sn8ei
@abdilleahmed-sn8ei 3 месяца назад
Xasaaani janaaaso dhacday wax laguma xukumi karo.dadka wax usheeg oo wacdi lkn culumda dhaaaf dhimatay wax aad hanbaysay malaha
@aishahassan-go7ju
@aishahassan-go7ju Год назад
Allhu akbar
@aliyousuf8697
@aliyousuf8697 Год назад
Ilaahay ka cabso hadii kuwii noolaa afkaaga loo dilay kuwa dhintay iska daa. Ilaahay ka baq cilmi kaama rabno naga daa kaliya AF xumada aad magaca iyo haybada aad ku raadinayso walaahi inaadan aheen wax fayoow.. Nabiga waxuu yiri لا تسبو الأموت فإنهم قد افضو الي ما قدمو ا Marka rabigaaga ka baq cilmina cid kaaga baahan ma lahan.
@faliidhtamaan731
@faliidhtamaan731 Год назад
Alle. Halagabaqo
@Abwaancaynab
@Abwaancaynab Год назад
💞💞
@mohaabdi3363
@mohaabdi3363 Год назад
MashaAllah
@mustafemuxumed989
@mustafemuxumed989 Год назад
Dee adeer soo cadee waxan aad sheegayso
@hamdiomar9972
@hamdiomar9972 Год назад
كفانا الله من شرك
@mccsharif8917
@mccsharif8917 6 месяцев назад
وكفانا الله من جهلك.
@user-wh1bi2ef8h
@user-wh1bi2ef8h 7 месяцев назад
sheekh alqaradaawi raximahu aallaah raxmantan waasicah Caamdad adigaa ka liita ilaahay culimada muslimka ee aad mimbarka u fuushay hakaa qabto. hadaad muslim hagaagsantahay hadh iyo habeen adigoo dilaay qarxiyaay leh wadan gaalo u badan maad ka dhex botoriseen.
@faysalxasan7951
@faysalxasan7951 Год назад
ana waxaan la yaabanahay kuwa adi ku dhagaysanaya rabi nagama dhigo kuwa aad fidmayso
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 Год назад
Anakaa dhagaysanaynoo sheekhayaga uu yahay
@suubanwarfaa3
@suubanwarfaa3 Год назад
Horta wadaadadaan maxay meytida u lafa guraan, miyeysan garta EEBE ku kalsooneyn?
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx
@CabdiraxmaanmaareeyeMaar-sg6mx 11 месяцев назад
isdejiya shekh xasan iyo qardawi walaba adon balse wax beninayaa cadaymahan xasaan shegay ma leden mise sidaasa ku wadatan idinko og shekh xasaan wxan qaba inanu waxba qarin u shegay arimo cad cad majiran dadka u dodayaw hdey se jiran miya ku tagersantiin kufrigaa cad ee cadaymihiisii wta qardawi un hayska orane mxu aminsanaa ninkani wa libax run sheeg shekh xasaaan jasaklah
@khalifrageh8260
@khalifrageh8260 Год назад
Qardaawigii qardojeexi jiray.
@mohagurey2214
@mohagurey2214 Год назад
Suufi ayuu ah qardawi, suufina daqan kooda wa sas
@Abwaancaynab
@Abwaancaynab Год назад
Waa xaqiiqo jirta Soomaali muuqaalo ayay ka sooduubeen comment gaan oogu sheegnay inuuna muslim ahayn qadraawi
@abukarali7403
@abukarali7403 Год назад
qofkii qardaawi gaaleesiyay isaga falaasha falashse dhalay ah sheydanka gaaban koofida sita ummadfa allah dhaafiyo
@aamirkalif5902
@aamirkalif5902 Год назад
Ninka warkaas ku waramya ee waliba in record lagu hayo aduu booskeed islaanimo uga haysaa xumidaada.
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 Год назад
Sheekhan waa takfiir ee iska ilaali.
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 Год назад
Qardaawi ma rasuulbuu kuu ahaa diin laguugu soo dhiibay wuxuu ahaaba allah ayaa garane
@Bepatient866
@Bepatient866 Год назад
Dad waxaa ugu liita mid danbi qaatay sabab la aan
@Bepatient866
@Bepatient866 Год назад
Sh xassaan haduu khaldanyahay u sheeg garanaye kan caayayow maxaad cilmiyoo la timid mise danbi kororsashay kaa tahay
@hanaassasasa12340
@hanaassasasa12340 Год назад
Odaygan nacaska ah horta ma shaydaan baa u wRama oo soo xadiisa
@alimohamoud2590
@alimohamoud2590 Год назад
Warya xasanaw wa lagu yaqaana inad takfiir xun oo uraya tahay al shababta maatida iyo haweenka laysa mar kama hadashid qardawi intu diin ukhidmeeyay waxba kama ogid adigu galad ushaqaysa wan ku ognahay ee muslimiinta hakala dilin
@ibrahimcabdulaahi8757
@ibrahimcabdulaahi8757 8 месяцев назад
Sheekh yuusuf qardaawi wuxuu islaamka u qabtay u soo qabo مسلمون مسلمون مسلمون حيث كان الحق نكون Haduu diin ta ka been sheegi lahaa qaahira ayuu fadhin lahaaa Xasaan waa dhoohan yahay
@abdirahmanadam8869
@abdirahmanadam8869 Год назад
Ninkani dad kaluu u shaqeeyaa inuu dadka gaalaysiiyo lacag buu ku qaataa gaaladu kanoo kale ayay inoo adeegsanayaan iyagoo ka faaidaysanaya jahliga umada somaliyeed
@suqambi7591
@suqambi7591 Год назад
Shaikh gaalaysiintu kula fududaa? Bismilaahi
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 4 месяца назад
Umada ha aafeyn
@mulidabdilahi7218
@mulidabdilahi7218 Год назад
Geesinimo waan kugu raacsanahay
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 Год назад
Adiga lee waye.
@zakiyamcabdulahi516
@zakiyamcabdulahi516 Год назад
Waan yaabay sheekh hassan janada miyaa loogu bishaareeye?
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 Год назад
@@zakiyamcabdulahi516 wuxu u hadlayaa sidii asaga oo huba inu janada galayo. Mida kale wuxu ismooda asaga bas inu yahay muslim.
@kheyrtuse9535
@kheyrtuse9535 Год назад
@@gabrielabdul8372 xarfaaney Been baad ku sheekeydaneysaan dad waaweyna waad u ektihiin waa idiin sidee 😁
@mohamedabdullahi6512
@mohamedabdullahi6512 Месяц назад
Allaha soo hanuuniya wadaadkan. Takfiirinaya shaqsi ashahaadanaya sidii inuu maxkamad fadhiyo iyo reer dhan gaaleysiinaya sidii inuu nabi mohamed yahay camal(SCW)
@hasankaafi340
@hasankaafi340 Год назад
Sheikh kulahaa Daroodka iyo carabtaan ka adkahay intaas waa kaftan
@user-cd1vg6pj4c
@user-cd1vg6pj4c 3 месяца назад
اللهم أري العلماء والأمة به عجائب قدرتك يارب
@kennedycornermuse3283
@kennedycornermuse3283 9 месяцев назад
Qofka qof Muslims gaal ku sheegaa isagaa gaala. Ninka qardaawi iyo culimada kalee muslim ku sheegey isagaa gaala. Dad meel ugu riigeysan but wuxuu doono ku u sheegaa iyana uma jawaabi karaan.
@Cabdicasiiscumar3945
@Cabdicasiiscumar3945 Год назад
Sheik yuusuf al qardawi wuxuu wax fahansiin jiray dhexdooda suufiyada salefiyiinta kana wuu ka xunyahay ileen waa suufiyee
@abdimustafe5664
@abdimustafe5664 4 месяца назад
Lacnata laahi calayk ilaa yooma diin
@saeedmuse3955
@saeedmuse3955 Месяц назад
cayda qof dhintay caydisa yaa ku baneyay
@maxmudbik9629
@maxmudbik9629 Год назад
Mug hore xaad uga hadli weydey
@samowade1300
@samowade1300 Год назад
Kitaab ayuuba ka qoraye waa hore
@bardehanad4919
@bardehanad4919 4 месяца назад
Waar ninyahow ilaahay Ka xishooda. Nin ilahaay cabudidiisa 90 kor ugu dhaafay. Noloshiisana cibaaado iyo cilmi u taagnaa ayaad xukuneysaa adigoo qaawan oo wax akhlaaq lagugu Arag. Ilaahay Ka xishood oo umaddiisa Ka xishood. Waxaa dad lama hor timaado.
@guledali8848
@guledali8848 Год назад
Eebe sahal umuuraha Mid aan ku daro qof muslim ah oo heeryooday lama odhan karo waa gaal Eebe subxana watacaalaa oo kaliya ayaa qofka xukumi Kara oo kaliya Naftaada eebe ku xidh
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
ilka saqfle daarood u xadiis oo somaliland in lagu duulaa waa sax sowtaad tidhi illaahay ku cadaab
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 11 месяцев назад
Dhaqankii Nabigena,asaxbtii iyo dadkii subanaa lama hayo iyagoo qof muslina ama ummad muslina dusha ka saran,waa i kow markay khawarijtu Somaliya biyo dhigtay ba igu horeysay maqal ah hebel iyo koxdasi waa gaallo ,wadadkanina kamaba xishood arinkas isagana Ebbe ha soo hadeyo
@AhmedMohamed-vf6nl
@AhmedMohamed-vf6nl Год назад
Alla Xasaanow umada kaa qabay. War ma diin aad leedahay bay dadku jiraan??? Intaaso mar baan arkaa adigoo dad gaalaynaya oo hadana aayad iyo xaadistoona soo qaadanayne leh culumaa saas qabta. Usaylamihii qarnigan baad ila egtahay markaan dhinac walba kaa eegay
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 11 месяцев назад
Qofkii Janno rabo Xasaan ha weydisto
@xoogwaynechanel5104
@xoogwaynechanel5104 Год назад
Mayd canaante
@Abdillahi0645
@Abdillahi0645 Год назад
Waa muftigii Alshabaab
@MrQoolaab
@MrQoolaab Год назад
Shaydaan laysu soo diray baad tahay,Keligaaba furuhii Islaamka iyo gaalanimada baad keligaa haysataa.
@abdinasiradan4201
@abdinasiradan4201 Год назад
Wadaadka gaalnimada Waa ka soo horeysaa xili fidno lagu jiraa nasteexada iyo naxariista hala badiyo
@Abdillahi0645
@Abdillahi0645 Год назад
WhatsApp group ayuu admin ka yahay.
@hassannur7443
@hassannur7443 Год назад
Ninkan Qardaawi gaaleysiinaya nus cilmigii Qardaawe ma leh. Been iyo kadab ayaa Qardaawi ka sheegayaa. Wuxuu mashquul ku yahay inuu dadka caayo iyo inuu culimada gaaleysiiyo. Waxa u yaqaanno waa intaas
@hassannur8022
@hassannur8022 Месяц назад
Adigay kugu soo noqon haddii laga waay wadaad xume
@daacadable
@daacadable Год назад
SHEEKHOW CAAWA WARKAGU WAA IGALI WAYEY WAXA LAGA RABAA CADEYN KA WEYN JINAAZA DHACDAY IN AAD KEYNTO. HALKAN AANU JOOGNO JINAZADA DHACDA WAA BARAKO IYO IN LA NAFTU DOONASU IN LA DHIGO QABRIGEEDI UDNKOONA. UMADA SHAKIGA KA DAA OO WAXAN AAD SHEEGEYSO ISKA HUBI.
@fmnews8786
@fmnews8786 Год назад
Gaal cad waaba kaas qardawi
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 Год назад
Kow adiguna maxaa tahay illaahay kaa qabay ummada
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Год назад
qaayin qaayin kani waakii lahaa dalka ninka kala goynaya hala toogto, diinta sheegtay waatee dal iyo dawladii burburtay
@sali3492
@sali3492 Год назад
Ma Xasaan ayaa bixiya Jannada iyo Naarta?
@Abdillahi0645
@Abdillahi0645 Год назад
Khawaarijtu diinta waxay u haystaan WhatsApp Group oo ay ka saaraan qofka ay doonaan.
@abdilatifibrahim7117
@abdilatifibrahim7117 Год назад
Sheikh wakutagera lakin malasocota wayadan in umada qaab codkoda lojarjaro aya labartey markasa lagusara waxada eheyn umada kumaleyan inat nocaas tahay adigo warna kaheyn marka hadi shahit ada kaeheyn inu sidas Asaga ushegey haku aqara segin wabilahi towfiq
@MrSaraar
@MrSaraar Год назад
Shiikhaw ilaahay kabaq
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Год назад
Sheikhow inuu ka toobad keenin see ku ogaatay
@rashiid
@rashiid 4 месяца назад
هكدا افتى شيخنا يحي الحجوري بتكفير القرضاوي
@abdifatah4651
@abdifatah4651 Год назад
Ahmed madoobe maad ku dartid .ama waa jifada hoose oo waa iska caadi.
Далее
Wixii Dhaxmaray Sh. Xassaan & Takfiir!!
18:25
Просмотров 264 тыс.
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 24 млн
Sh Xassaan oo ka hadlay Coldoon iyo Dhaalibaan
15:53
Просмотров 477 тыс.
8 Qiso oo Cajiib ah || Sh Xassaan
47:54
Просмотров 202 тыс.