Тёмный

QAYBTA 1-AAD XALQADA 7-AAD EE BARNAAMIJKA XAQDHOWR OO DHAMEYSTIRAN 

Xaqdhowr_SOM
Подписаться 87
Просмотров 260
50% 1

Leila waxay fadhidaa saldhiga, waxay diyaar u tahay in ay gudbiso warbixinta tacaddiga. Asli oo Leila eedadeed ah waxay siinaysa taageero buuxda. Tani ma tahay saaxad nabdoon, oo ay Leila kula wadaagi karto sheekadeeda?
XALQADA TODDOBAAD HADDA WA TOOS Laga billaabo 4-ta ilaa 4:30 galabnimo Radio Kismayo Mowjadda (90.0); 2:30 ilaa 3-da galabnimo Radio Xogmaal Mowjadda (88.5) 5-ta ilaa 5:30 galabnimo Radio Baidoa Mowjadda (89.5) iyo Radio Koonfur Galbeed Mowjadda (88.8)
Haa ilaawin inaad nagala socotid Baraha Bulshada si aad u hesho waraar dheeraad ah oo ku saabsan Xaqdhow!
Facebook: Xaqdhowr SOM
X: Xaqdhowr_SOM
RU-vid: Xaqdhowr_SOM
#RiwaayadSoomaaliyeed
#XaqdhowrSOM #DhageysoXaqdhowr #RiwaayadHawadaKuJirta

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии    
Далее
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
moto tag - AirTag для Android
00:47
Просмотров 597 тыс.
BANDHIGA DEEQA - WIIL YAR OO GABADH JECLAADAY
17:18
Просмотров 67 тыс.
Waaberi-Maxaa Iiga Gidhiisha
24:35
Просмотров 312 тыс.
Sheeko Xiiso Badan Muxiyadiin Shaahid iyo Gafoote
17:58