Тёмный

Qaybta Lixaad ee masiibada ok 01 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 337 тыс.
50% 1

Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
• Barnaamijka Cawayska V...
~-~~-~~~-~~-~
Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment pages/Hawraa...

Видеоклипы

Опубликовано:

 

16 июн 2014

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 96   
@ismailhassan4397
@ismailhassan4397 8 месяцев назад
Maxaan kaalahadlaa Musbaar yahow qotomaa ,😂😂😂😂😂😂 Sayidka caadimahayn
@xuseenmatan7457
@xuseenmatan7457 6 лет назад
Ilaahay ha unaxariisto intii dhimatay inta noolna ilaahay khaatumo khayr ha ugu dhameeyo
@shuebhajir2951
@shuebhajir2951 5 лет назад
Mohammed Caraale Ilaahow uu naxriiso. Waa Ikraan Caraale Aabahed.
@khadirabdirahman5115
@khadirabdirahman5115 5 лет назад
Shueb Hajir
@hodanaliabdallah9966
@hodanaliabdallah9966 7 лет назад
Yustaro walal hawiye mahane Waa hawo iyo dani kala fogaaa
@maxaamuddhuni7884
@maxaamuddhuni7884 6 лет назад
Mantay tagantahay
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 года назад
Aduunyay waalalay eryadii xasan x.cabdillaahi xasan ganay
@suhaybmacaaneye6797
@suhaybmacaaneye6797 3 года назад
Woow heestaa waa igu qali zxpkey baan ku xasuustaa maxamed
@xabeebxabeeb8052
@xabeebxabeeb8052 5 лет назад
Eraydii Xassan ganey, laaxinkii Axmed cali Cigaal iyo codkii AUN Maxamed Carraale
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 года назад
LAXANKA ismail yare iyo rag kaleba way sameeyeen
@jugtaculus6175
@jugtaculus6175 6 лет назад
heesta 'hawiyo dani kala fogaa' waxa ugu shidan Khadiija Hiiraan, "markaan dhebi hoorayoo, hoobaani ka muuqatiyo, hibaaqa udgoon ahaa" waah waah.
@colmlander3447
@colmlander3447 3 года назад
Waaaaw hees iyo nus caraale rabow u naxariiso waayo waayo Hargaisa
@Dhexdhexadin
@Dhexdhexadin 8 лет назад
mansha allah wa tusale
@maxamadcabdi8918
@maxamadcabdi8918 4 года назад
Alle haw naxaristo dhamantood ba amiin yarabbi
@abdiali3111
@abdiali3111 4 года назад
Seminar muxu tarin wallahi Somalida waa caqli miiraan
@Nabiil47
@Nabiil47 Год назад
Maxaan kala hadlaa Musbaar-yahow Qotomaa rabow ku naxaariso axmed shikh cumar sayidka jilaaga qurxinaya riwaayadan
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 года назад
Maal dadwayne lahaa Hadii ay midigtaadu Musuqmaasuq ku qaaday Sharciguna waa ma naxaane Isna kaa mano qaatay Maanigaa maxbuus ahaa, kinsi x. Adan iyo maxamed carraale kkkkkk ilaahow idiin wada naxariiso
@0915059149
@0915059149 2 года назад
Boon xirsi.iyo caraale.allah ha unaxariisto.
@khalidgaabi3430
@khalidgaabi3430 4 года назад
Dumarkana taftediyo diracad u xulate Waa runted ragaw dumarka ceeb ma leh lkn dunteda eega
@zamiachanel6023
@zamiachanel6023 2 года назад
Bersamaad waabadaan nolal bsa kabadtay
@maxamedcalibulaybulay4397
@maxamedcalibulaybulay4397 4 года назад
Subban alaaha cajiibadka soomalida
@amalnor
@amalnor 6 лет назад
Alla haw naxariisto Ikraan carale aabaheed maxamed caraale. Heesta fartiyo wadnaha is qabo
@cabdirisaqsaleeye2830
@cabdirisaqsaleeye2830 5 лет назад
Waxaad dhahday Ikraan Caraale, Aabaheedna Maxamed Caraale. Mise waxaad ka waddaa walaalkeed.
@mrkingv7994
@mrkingv7994 3 года назад
@@cabdirisaqsaleeye2830 isagu waa Maxamed Caraale iyaduna waa Ikraan Maxamed caraale waa aabaheed
@colmlander3447
@colmlander3447 3 года назад
Aamiin
@MustafBashirGobdon
@MustafBashirGobdon 2 года назад
@@cabdirisaqsaleeye2830 سيل ب
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 5 месяцев назад
Seminar muxuu tari cadareey kkkk Allah naxariis waasaca ha siiyo intii dhimatay
@raagedirir9171
@raagedirir9171 4 года назад
Kkkkkk siminaar muxuu tari
@user-ev9py7pi1j
@user-ev9py7pi1j 11 месяцев назад
Maashaa alah
@axmedcabdillahi3158
@axmedcabdillahi3158 3 года назад
Hawo iyo. Dani. Ka. La fogaa
@queenregina4257
@queenregina4257 2 года назад
I aweeysha Vvdh ...... F.arhiya macanto I'm good
@mahamedaliplayplay4058
@mahamedaliplayplay4058 2 года назад
Xasuus dheer baan gal markan daawado maxase ka danbey reer iyo qaabiil baa halka dhigay
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 года назад
Dhegabacayr waa axmed shiikh cumar
@caliibnucaynsan8516
@caliibnucaynsan8516 3 года назад
'll @ FŔXFFD HEESO ECOQ
@hawaali5209
@hawaali5209 5 лет назад
wa riwayad wakhtigas dhiba majirin hada waxa jira ayey tilman iyo saadal unoqon karata
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 3 года назад
Riwaayadaan wili wan Ka dhargi waayay 22/11/2020bandawanayaa
@yusufwarsame4219
@yusufwarsame4219 Месяц назад
Asc riwaayadan waxaan galay 1985 anigoo arday waqtigas magaaladii kismaayo
@ahmedbashir3975
@ahmedbashir3975 4 года назад
Xasan xaji abdilahi abwaanka ruwayada lahaa
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Год назад
Ruwayad masibada adunyada iyada u macalin ah aun ina aderkey maxamed caraye yusuf daud wa deris nahay family rer shibis
@yustaroosco3780
@yustaroosco3780 7 лет назад
Hawiyo dani kala fogaa
@maaccaac6193
@maaccaac6193 3 года назад
Wow
@mohamedcalibulay208
@mohamedcalibulay208 2 года назад
Waa markii soonmaaliya guhaamay
@faytaanyusuf4264
@faytaanyusuf4264 4 года назад
Ninka maxamed caraale saaxiibkiis ah talow waa ninkee? Waaba nin funny ah kk
@duliyeshabeel4237
@duliyeshabeel4237 3 года назад
Alaa yarxama waa axmed shiikh cumar Sayidka wuxuu ahaa reer sanaag badhan
@salmaancabdisitaargeesoody441
AHUN.SAYID SHIIKH CUMAR WEEYE.
@CarabShiikh
@CarabShiikh 9 месяцев назад
@@salmaancabdisitaargeesoody441 sxb goormuu geeriyooday horta sayidku ma heesi jiray mise jilaa kaliyuu ahaa AHUN
@cafimaxamed3673
@cafimaxamed3673 Год назад
Wa riwaYad qiimo Gaara Ii leh aniga
@nuurcadde9852
@nuurcadde9852 6 лет назад
hawo iyo dani kala fogaa
@roblemaxamed3092
@roblemaxamed3092 5 лет назад
maxaankaala hadlaa musbaaryahaw qotomaa kkkkk
@safiyasaid9189
@safiyasaid9189 5 лет назад
Hawa iyo dani kala foga
@faysalmohmed1519
@faysalmohmed1519 Год назад
Ma nooshahay wllo
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 7 лет назад
wa riwayadihii xasan ganey bey ka midtahy gabey bes bey kuwada hadlayan murtidii abwaniitii hora dhameystey maxa hada la alifa waxba marebin
@abosugal742
@abosugal742 7 лет назад
sayid.mohamed
@xamdaismaacil9491
@xamdaismaacil9491 5 лет назад
+ Abo Sugal
@AhmedGagale
@AhmedGagale 4 года назад
Afkeenu waa hodan al xaqiiqa
@mohamedfarey5341
@mohamedfarey5341 Год назад
Daarod iyo wax wada qebsi kala fogaa kursi lagu dhago bey Dan moden maxase ka Helen in ay istag ka xaran moye hhhh
@qoraneelmi2066
@qoraneelmi2066 4 года назад
Hi
@afaarax6322
@afaarax6322 Год назад
Fanku waa kii horumar u horseeda bulshada
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Ismaaciil yare iyo cabdi axmed Aamito
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 4 года назад
Cadar axmed kaahin baan arkaa
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 года назад
Adigaa ah maxbuuse maanigaa xukunaa???????
@shaakirabdi8575
@shaakirabdi8575 3 года назад
War dhega baceyrow ha iga tegin hhhhh
@mohamudsaid760
@mohamudsaid760 4 года назад
Ma xanaan duulku hadey in yar kaa janjeersato hhhhhh
@colmlander3447
@colmlander3447 3 года назад
Ismaaciil yare rabow u naxariiso
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 года назад
Hesstan tolow yaa saaray muusikada inba caadi maaha
@CarabShiikh
@CarabShiikh 9 месяцев назад
erayadii xasan ganey laxankii ustaad axmed cali cigaal music waaberi codkii maxamed caraale AHUN
@aliismail8049
@aliismail8049 6 лет назад
Midhahaa iyo murtida geeraaradda .ayaan aad u xisay jiray oon riwayadahaba u geli jiray. Wal wax lays weydaarsayo eeg. Waxasoo hadal milge lihi miyi ayay kasoo jeedaan. Say reermiyigii dacayadaynayaan.ciyaal Ay ka mid yihiin.isku filan .ceegaag.guray barwaaqo Oo ka dhigay dadkii dhaqanka inoo hayay.wax xoolo oo kale ah.iyagoo is leh alaydinku qoslo.
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 года назад
Maxaan kaala hadlaa misbaaryohow qotomaa
@roblemaxamed3092
@roblemaxamed3092 5 лет назад
kkkk maxaan kaala hadlaa musbaaryahaw qotomaa
@axmadmaxamadaxmadmaxamad1763
1234
@AishahusseinAli-yc3hz
@AishahusseinAli-yc3hz Месяц назад
Xiliga dadki dawan jirey imisa carurba u joogto😂😂😂
@soodalxiis4296
@soodalxiis4296 9 дней назад
Wlashay akhiyaartii Daawanaysay waayo waayo
@shardiidvlogs7404
@shardiidvlogs7404 4 года назад
hawiye iyo dowladnimo kala fogaa baan loo jeeda history continues marki hadalkaas la dhahay ma dhawayn lolz
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 года назад
Hawo iyo dani kala fogaaa
@kingrk1879
@kingrk1879 3 года назад
Waa hawiye iyo dawladnimo kala fogaa kkkkkkkkkkkk waad asiibtay sxb
@jaamacmaxamuud637
@jaamacmaxamuud637 4 года назад
Riwad
@muxuboahmed3490
@muxuboahmed3490 2 года назад
war dhegabacayrow haygategin
@gardeeleaxmedyuusufjaamacy8303
@gardeeleaxmedyuusufjaamacy8303 4 года назад
U
@cabdulahicabdrzhiid7494
@cabdulahicabdrzhiid7494 2 года назад
PM
@maxamedcalibulaybulay1748
@maxamedcalibulaybulay1748 3 года назад
Nin xoolo dadweyne cunay iyan ma dhaato
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 4 года назад
02:17
@maxamedxajiok2967
@maxamedxajiok2967 7 лет назад
ffff
@geelehersi140
@geelehersi140 4 года назад
Hawiye iyo dan soomaaliyeed kala fogaa
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 4 года назад
Maad ka tashatid hawiye? Ruux aan dooneyn leyskuma kooleeyo'e tasho waryee.
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 4 года назад
Hawo iyo dan
@boqorkatogdheer5051
@boqorkatogdheer5051 5 лет назад
Heeskan waxa iska leh hadraawi
@sanaagvlogs8382
@sanaagvlogs8382 5 лет назад
Zxp Sangub ba iska leh.
@abbaszuuni259
@abbaszuuni259 4 года назад
Yaa ku has dhi
@abbaszuuni259
@abbaszuuni259 4 года назад
Boqorka Togdheer sxb waxay ahayd ruwaayad dhan oo lamagacbaxday masiibada aduunyadu iyadaa u macalina waxana sameeyay abwankii waynaa ee. Xasan xaaji cabdilahi xasan ganay
@hassanisaq7586
@hassanisaq7586 3 года назад
@@sanaagvlogs8382 sangub ayaa iska heh
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 года назад
@@hassanisaq7586 Allah ha u naxariistee sangub ma lahayne aamus
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Год назад
Waa.2ba
Далее
hiddaha & dhaqanka battle
9:19
Просмотров 699 тыс.
Это iPhone 16
00:52
Просмотров 789 тыс.
Qaybta shanaad ee masiibada ok
19:03
Просмотров 130 тыс.
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q4
9:02
daryana - по Москве (Lyric video, 2024)
2:30
Просмотров 605 тыс.