Тёмный

Qeybta 2aad: Malafka Siyaasadda,Heer Deegaan, Itoobiya, Somalia, Dagaalka AS,Qadiyada Galbeedka Siti 

Gaylan Media
Подписаться 350 тыс.
Просмотров 68 тыс.
50% 1

Qeybta 2aad: Wareysiga Madaxweyne Mustafe, waxaan kaga hadli doonaa mawduucyada siyaasadda.
1- Xisbiyada mucaaradka ee deegaanka iyo Mustafe.
2- Is heysiga xaduudaha iyo Qadiyada Galbeedka Siti iyo Gurre-Dhaamoole.
3- Siyaasadda Itoobiya ee kuwajahan Soomaaliya miyey isbedeshay May-2022 ka dib, doorkooda dagaalka gobalka Hiiraan.
4- Dagaalka Waqooyiga Itoobiya.

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 180   
@truecomment3650
@truecomment3650 Год назад
Waa waraysi adag oo loo baahanyahay in madaxda wajiga laga saaro oo runta la wareesto. Good Job Gaylan Media. waraysiga balaari oo siyaasiyiinta iyo madaxda Deegaanada soomaalida dhan gaarsii
@superfun1819
@superfun1819 Год назад
Faraah libaax baa ku heeley 👍🇸🇴❤siyaasi aan xanaaqen jooga
@gvccfgcfdx3256
@gvccfgcfdx3256 Год назад
This is one of rare people we need as somalis politicians really appreciated sir for your clear answers and well intelligent!
@ahmedzaynxorayntasoomaalig6448
Asalamacalaykum mudane Farhan Gylan Media ahmedzayn ayaa ahay waxaan kaso Jeeda Galbeedka Gobalka Sitti Waxaan ahay dadki Ku Waxyeeloobay Galbedka Gobalka Sitti Waxaan Rabnay inaan Xogta Saxda ah ee ku Saabsan Galbeedka aan kula Wadaagno Arin inaad ogaatid marka aad Rabtid Dadki uu Quseeyay ayaa la waraysta.
@MrRedwaann
@MrRedwaann 7 месяцев назад
Amazing answer Mr Cagyar, you created Mr Geylan's bad questions and a great questions with amazing answers. Bravo brother. That is a real Somali polition.
@ahmedmohamoud9296
@ahmedmohamoud9296 Год назад
Madaxwayne Mustafe mahamoud Omar Alllh cimriga Caqli Allh ha Barekeeyo
@jowharsh-ibrahimcadde2763
@jowharsh-ibrahimcadde2763 Год назад
His excellency president Mustafa muhumed omar is an extremely intelligent person, very smart,, skilful, genius, he has a lot of knowled about many different subjects, he is wise and shows good judgment, he thinks carefully About things an is good at academic subjects and deal well with problems he uses clever methods in order to achieve something، everyone respects him
@IbrahimAhmed-pp7jn
@IbrahimAhmed-pp7jn Год назад
Xaqiiq dii
@zuldaanismaaciil9439
@zuldaanismaaciil9439 Год назад
Gaylan Media Tabiye Xogo sugan 😍
@mahamedmuse5718
@mahamedmuse5718 Год назад
Maansha Alla madaxweyne si fiican ayaad uga jawaabtay su aalaha
@khadarmoudd9054
@khadarmoudd9054 Год назад
Waraysigaagu waa fiican yahee wixii ka danbeeya suaalaha inaga adkee
@ahmednur334
@ahmednur334 Год назад
Mutafe aad bad umahadsantahay halkada Wanagsan alaha kuxafido amiin
@ahmedkhalif6747
@ahmedkhalif6747 Год назад
Mashaa allah tabaarakallaah soomaaligalbeed na noolaato ❤❤❤
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Год назад
Soomalida waxaa ku adag iney isku ixtiraman fikir kala duwananta, taasi maaha cadowtinimo lkn waa naxariis in qofwalba aragti wanagsan oo dhaqanka iyo diibtaba ka turjuma in lala yimaado…
@garaadka
@garaadka Год назад
Maashaa allaah afkaaga caano caafimaad laguqabay walaahay waxaad moodaa in musdafe qalbigayga kujiray
@burhanhassan524
@burhanhassan524 Год назад
Mustafa cagrar Mr president you are right gulayso, isoken Somali galbed iyo Somali Wayne Somaliya hanolato hana gulaysato ❤️👍❤️💪❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@secretarygeneralsg2778
@secretarygeneralsg2778 Год назад
Intelligent, humble and learned president. Dr Mustafe muhumed omar...
@boqran101
@boqran101 Год назад
Mustafe muxumed cumar dubad xafidahullah deeganka soomalida wax badan ayuubu qabtay jazaakallahu khayr madaxwayne 🤍
@mohamedkayse6054
@mohamedkayse6054 Год назад
Thanks for feedback
@abdulhafiidh9728
@abdulhafiidh9728 Год назад
Good journalism to put him under the sword to know his real motive sounds more insecure of his power as our leader
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Год назад
Mudane madaxwayne mustafe muxamed cag jar noolaw geesi geesi dhalay hogaamiye ruuxi ah daacad ah umadiisa u adeega guulayso
@atiquephone2657
@atiquephone2657 Год назад
Maasha alaah mustafa iyo faarax halyeeyo qaran difaaca dhaulkiina waa waajib dhulka ciise ii soo celiya
@maxdar11
@maxdar11 Год назад
Alshabaab inau Ethiopia gudaha u gasho anigu waan taageersanaa qorshaha shabaab ma ahayn inay jigjiga galaan ee Ethiopia ayey rabeen inay gudaha u galaan dawlad deegaanka xornimo waxa ugu dhaw Ethiopia oo burburta insha allh way burburi
@abdirahmanrasasmohamed6208
@abdirahmanrasasmohamed6208 Год назад
Su.aalaha aad waydiisanayso iyo jawaaabaha ismalaha madaxweynaha miyuu xanaaqsanyahay
@BukhariJamac
@BukhariJamac Год назад
Mustafe caawa wlhi waa iga qosliyay waana madaxwaynahayga ilahay ha barakeeyo caqligiisa iyo caafimaafkaba😅😊
@maxamudcali2236
@maxamudcali2236 Год назад
Madaxwayne Mustafe sifiican ayu uga jawabay suaalaha lawaydiyay
@qaasimmohamed1441
@qaasimmohamed1441 Год назад
Wallee Mustafa waa nin hadal yaqan ah degan lehna aqoon siyaasadeed waye.
@MuuseAxmedAxmed-rm6mh
@MuuseAxmedAxmed-rm6mh Год назад
mustafe wa benale imisa qabil ayais hayta shahba lawada caba kulaha😡🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶
@donotgiveuphelpneedypeople2241
Madaxweyne Mustafa Omar aad iyo aad baan u hambalyeynaynaa sida qiimaha badan ee aad Galan Media Wareysiga u siisay una difaacday aragtida dhabtaa ee gobolka ka jirta....
@cabdiaxmed231
@cabdiaxmed231 Год назад
guuuul laysta dhamantin
@saidali6960
@saidali6960 Год назад
Absolutely, yay qancinayaan farxaan sualaha inaga sax nio maxaa kugu dhacay.
@baariyare5995
@baariyare5995 Год назад
Madaxwayne Mustaf waxaan waydiin lahaa Myxuu ka qabtey musuq Aad Ku daran ee xafiis yada dawlada degaanka ka jira. Runtii xafiis yada waa musuq miidhan shaqo lagu qaban maayo ilaaaad bixiso. Xafiis yada waxey ka dhigeen
@mohamedkayse6054
@mohamedkayse6054 Год назад
Masha Allah madaxwayne aan Ku qanacnay rooble
@aminaali2334
@aminaali2334 Год назад
Maasha allaah madaxwayne mustaf
@DiscoveringSomalia
@DiscoveringSomalia Год назад
Maamulka Jigjiga waa isku mid Qofkaste oo jooga, kan hadda jooga iyo kii ka horeyeyba waa isku mid , Balse Dadkaas la gumaadey Allah Ayaa uu Maqan
@ahmedkhalif6747
@ahmedkhalif6747 Год назад
Mashaa allah runtii wareysi xiisa leh ayaa ka socda mesha
@axmedshadam8344
@axmedshadam8344 Год назад
Wlh waan kaxumahay hadalka madaxweynaha waxaan kafahmay dhulkaa wuu naga dhintay sorry
@ahmednur334
@ahmednur334 Год назад
Jamac galad warka mustafe see uaragta adorn hadalka Walocin
@HardTalk1
@HardTalk1 Год назад
Seems like we're all in a class
@realwarya6325
@realwarya6325 Год назад
M.a mudane mustafe madax wayne karti leh
@HassanHassan-qm3vu
@HassanHassan-qm3vu Год назад
Nin diyarsan oo waaqici ah weye mustafe cagjar
@jaaleahmednuur4259
@jaaleahmednuur4259 Год назад
Mustafee Su.alahaa qumaan wu kalexanayaa
@AbdixakiinGamboole123-io7nx
Musdhafa cumar
@bashiribrahim5151
@bashiribrahim5151 Год назад
War faaraxoow ninkan jawaabihiisu way kuliqeene mustafa waa libaax walee👍👍
@mahamedcamashabdi1372
@mahamedcamashabdi1372 Год назад
Mustafe waa nin dhisan xaqiiqdii
@Myare-
@Myare- Год назад
Itoobiya Xaasidsanaa kolba xayraan bay Madaxweyne nooga dhigtaa Yaa samaynlahaa yaa maxayayn lahaa difaac 90kaba bal muu sidegan u qanciyo Xayraamaanta ciyaalka xaafada Ilaahow naga kori oo Nin Masuula Maamulka noogu dhiib.
@Sitti360
@Sitti360 Год назад
Waa adeegaha wanaagsan ee xabashida ina cagjar waa majnuun ciil waba
@garaadka
@garaadka Год назад
adeer maxaan kaa qancinaa
@إتقياللهحيثماكنت-ش5ذ
Abti anaa kula dareemayo dabaalnimda taal meesha xabashiga af soomaliga ku hadli
@Diidnay
@Diidnay Год назад
Mustafe waa madaxweyne fiican oo xariif ah
@mostafeomar657
@mostafeomar657 Год назад
Madaxwayne mustafe cagjar waxa ka muuqaata bisayl siyaasiya iyo faham aqoon laga dhehan karo wana dadka tirada yar ee hogaanka somaalida haya
@Turtle333face
@Turtle333face Год назад
On record
@osmanabdi8177
@osmanabdi8177 Год назад
Runtu kalsooni ayey leedahay sidaa darteed Mdaxwaynuhu runta ayuu wax kasta ka sheegay, runtii weriyuhu waa ku haftay suaalah sida hufan ee looga jawaabay.
@mukhtarhagar4344
@mukhtarhagar4344 Год назад
ILAHOW SIYAAD BARE U NAXARISO WAXAN BAKHTIGA AH 1977 IN LA XOREYO AYAY AHAYD
@gaawe-side6613
@gaawe-side6613 Год назад
Mustafe wax la yidhaahdaa ma jirto halkan kkkk
@maxamedmaxamud8406
@maxamedmaxamud8406 Год назад
maaxad goobalka siiti dhiibato ayaa kaajito ee maaxa uuga amuusatay
@cabdillaahidheere7140
@cabdillaahidheere7140 Год назад
Mustafe omar wllhy nin aftahana waraysigan ka hor maan aqoon heerka garaadkiisa shaqsiyadeed ok waan ku qancay balse waxaanan ku qancin 3 degmo ee la hoos geeyey canfarta ee ciidankii maamulka canfartu ceedinkoodu dadkii somaaliyeed ay ka dhigeen waxay dileen iyo waxay qaxiyeen go.aanka ay ka qaateen Mustafe omar iyo maamulkiisu canfartu waxay rabaan inay dadkii 3 daa degmo kunoola ay meesha kaydhiyaan kuna beeraan dad canfar ah
@highflyer215
@highflyer215 Год назад
Odeygu aad buu isku difaacayaa hata markii su'aal caadiya oo positive ah la weydiiyo. Auto Defense mode. Inkastoo oo meelo badan Ku saxsanaa
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Год назад
Mustafa caadi maaha faarax dhagaha kagaraacdey waa sax in cidwalba kusoobiirto xisbiga Barwaaqo ONLF KULIGEED WAA INEY KUSOO BIIRTAA BARWAAQO
@kaashotube2394
@kaashotube2394 Год назад
Waa Ethiopia kan oo maqarsar ah
@إتقياللهحيثماكنت-ش5ذ
Haa wallahi waxa calosha iga gubaysa ayakoo gumaysi ku jira aysan aaminsaneyn .no Eithopia
@hazzanabdi5551
@hazzanabdi5551 Год назад
War farahow odeyga ka dhac bro kkkk nervous ayuu noqday mustafe
@tamaanfani9520
@tamaanfani9520 Год назад
Si adag ayuu mustafe su’aalaha uga jawaabay, fikirkaas unbaan Ana qabaa ah in Aana Dadka Lagu Mashquulin magaca iyo waxyaalo bilaa macni ah
@AbdiAli-p5e
@AbdiAli-p5e 10 месяцев назад
Asc
@ahmedgaas1881
@ahmedgaas1881 Год назад
Nabsi aloow maxaa rag nooga dhintay aloow maan ogaanlahayn 1977
@إتقياللهحيثماكنت-ش5ذ
Aan ooye irdaha iixira
@Saynababoqran
@Saynababoqran Год назад
Mustafe xafidahullah waa aqoonyahay
@fygalove8774
@fygalove8774 Год назад
Maxd Daremysaa 😂😂😂😂
@abdidirie9966
@abdidirie9966 Год назад
Goal Jawaabtu waa taa Mustafe sheegay waayo Madaxweynuhu waa Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya sidaa awgeed majiro Aduunka Mucaarad iyo Muxaafid wax u dhexeeya waana lakala jiidanayaa shaqsiyaadka iska soo horjeeda sidaa awgeed xisbi kalajabka Mucaaradkiisa ka shaqeeya majiro.
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir Год назад
cajiib, suaasha koowaad siduu madaxweynuhu ooga jawaabay waa mid aad cajiib ah oo nooca looyaqaan runta qayaxan meel loodhaafana aanay jirin, wariye faarax halkaa wuu ka amusay, hhhh..waa mahadsantahay faarax..
@AbdixakiinGamboole123-io7nx
Musdhafa cumar ceeb Malaha
@fhuddle2311
@fhuddle2311 Год назад
Musdhafe cagjar, saaxiib dhulkii ciise si wanaagsan ugamadan Jawaabin,
@noloshacusub1169
@noloshacusub1169 Год назад
Xildhibanadii lagu dilay jijiga airport wax ka waydii iyo asgarigii dilay hakuu ku danbeyay, Waxa jira hadal hayn in askarigii shaqada uun laga eryay adis ababa iska raxaysanayo.
@cideeyemaxamadxasan7977
@cideeyemaxamadxasan7977 Год назад
madaxweyne wax garad ah weye Mustafa Omar
@suhaybmohamed-ov8cj
@suhaybmohamed-ov8cj Год назад
Gibalka siti is Dawlad deeganku ka tirsan yahay Mustafe Madaxweyne jira Maaha CmC Baa Dhaamey
@Mo.Ali.2010
@Mo.Ali.2010 Год назад
Waxaan aad uga helay suaalaha waaqiciga ah, iyo jawaabaha sida waadixa cilmiyeysan ee uu kabixiyey suaal kasta.
@libaaxcobra5986
@libaaxcobra5986 Год назад
Wariyahaan waxaa heley mudane aqoon badan
@hassandiranehadaweh1289
@hassandiranehadaweh1289 Год назад
Wariye ajib ah matihid wariye lalosh ah
@FreemanV99
@FreemanV99 Год назад
ONLF has decided to form a political party and contest for power in DDS state elections. So, the argument that the incumbent administration infiltrated in its ranks and broken them up, is utterly ridiculous accusation without any merit. If ONLF chose that path, it's up them to unite its ranks, and face the reality and the challenges on the ground. Tribal line politics, in all its different manifest has failed to deliver for the Somalis in Ethiopia. So, time is both right and ripe to have political parties in place that campaign on the burning issues on the ground.
@noloshacusub1169
@noloshacusub1169 Год назад
waraysi somali ah iyo war maxaa ku geeynaya in aad english firkirkaga ku dhibato? you can do batter brother stop acting like fool.
@ardodeeqsan8262
@ardodeeqsan8262 Год назад
9pp0009900
@FreemanV99
@FreemanV99 Год назад
@@noloshacusub1169 why would you even care, if it isn't for you? Don't engage in things that don't concern you.
@fahadappdala546
@fahadappdala546 Год назад
Fadar In yaro luuqada bartay baan kuu arka anigu Funking you
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 Год назад
Af qoyan hadal ma waayo dumuqaraadiyo sinaan cadaalad bulshadeena iwm ayuu ku hadaaqayaa meeshuna waa xiligii ugu liidatay ee gobolka
@MohamedMoalim-ov6lz
@MohamedMoalim-ov6lz 9 месяцев назад
Wariye sare runtii aan la dhacay waraysigiisa madaxwaynuhuna wuu ku mahadsanyahay
@khalidabdirahman8656
@khalidabdirahman8656 Год назад
Ethiopia ma wexey federal ku tahay DDS oo kaliya,war waxaan xasuusta marka soon kasta ay gaadho korontada jigjiga waa laga gooyaa,Oromia axmaro wey iska caydhisey,amxaran Sidoo kale,war maxaa diidey in gobolkeena aan u madaxbanaano.
@xuseensaleeban4000
@xuseensaleeban4000 Год назад
Waasax
@amiranimcan4866
@amiranimcan4866 Год назад
Aroos
@khalidabdilaahi8158
@khalidabdilaahi8158 Год назад
Madax waynaha aad baan u taageeraaa
@abdullahiibrahimshabeele8235
War faarah maanta makhadbaad kaweyday jijiga xaga youtube ka yacni waad nagu raajisaye face kaadkasoohoraysiisaye
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 Год назад
Kkkkk suaal ?!suaal kale lagaga jawaabaya
@farahwayrah3826
@farahwayrah3826 Год назад
Faaraxw waraysiyadaada aadby ufcnhy siyaasiyada waawayna noo keen
@idristahirilmi4311
@idristahirilmi4311 Год назад
Mudane Hadiba marka hore si sharciga baal marsa lagu wareejiyay, wa maxay sharciga hadana aad sheegyso ee ah inay 3magaalo ka Tirsanyihiin Deegaan Canfareed.Nin wareerya warkis dheh
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Год назад
Mustafa waa Dahab
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 Год назад
Kkkkkkkk Ahaaaaaa Inlayskala shukaansado waaaaa Tabcada siyaasadeeeeed waana Waxloo baahanyahay
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 Год назад
Mustaf nin weyn guuleyste hogaamiye sare
@salmanyusuf988
@salmanyusuf988 Год назад
Ina muhumed waa aftahan
@Abdirahimbadal
@Abdirahimbadal Год назад
✅✅👌👌👌👍👍
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Год назад
MW wali suaalaha wuu dhibsan, madaxda afrika si walba ee isku dimuquradiyeeyan suaalaha dulqaad uma leha
@farmaajokhayre9406
@farmaajokhayre9406 Год назад
FARAH WAXA KU HELAY NIN HADAL YAQAN AH XOGAA XANAAQ AH AYAA HADALKISA KU JIRO
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 Год назад
Musdafe guuuuuuuulayso Deeegaanku waakugu raystay Horu solo hogaamiye samooooow
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Год назад
MUSTAFE WAA NIN AAD U CAQLI BADAN MAGAC HAL QABIIL DAL LAGUMA XORAYNKARO WANA KU RACSANAHAY 100%! HAL RER SOMALI GALBEED MA DEEGAN WANA SABAYA AY U GUULAYSAN WAYEEN!
@hamzadaahir3256
@hamzadaahir3256 Год назад
Waxan wariye mahaan jidka ayaa lago soo kexeeyaya 😅
@aqbalmacalinirshate8211
@aqbalmacalinirshate8211 Год назад
Horta ninkan jaabata uubixin say uuara kakantahay🤭
@sheikdeeq5915
@sheikdeeq5915 Год назад
War nikan iyo midka waraysan hayaaba runtii waxay dulmin hayaan maskaxda dadka waayo waraysi ay isla soo diyaariyeen inay caac isla soo duubaan maxaa faa iido aha wiilkan afka wayn ee wax waraysan hayaa waa kii u ahaa buun buuniyaha groupkii n&n illaa hadana u aha waa systematic isku xidhan oo jaajuusiin aha fiiri siada ay isula rixin hayaan sheekooyinka afwaynaw waan ku ognahay in aad shacabkaanaga xaasid ku tahay laakiin maalin unbaa lagaa jari doonaa
@Kaligis.Absame
@Kaligis.Absame Год назад
Wa iska cadey
@Kaligis.Absame
@Kaligis.Absame Год назад
Inaad tahay hawiye ama sharanshurka kale 😂😂😂😂 war sxb dhulkan daarood ba dage
@hgpoi4952
@hgpoi4952 Год назад
26:06 Wuxuu qirayaa inay jiraan " AS gudaha gudaha u galay deegaanka ayna joogaan ilaa hadda, weliba arrintaas laga war hayo" Warbaa jiree wiishku ha yeero hayeey😁😁
@fygalove8774
@fygalove8774 Год назад
Maxd Daremysaa
@abdikadirweedow7787
@abdikadirweedow7787 Год назад
Somaliyey marlabaad 77 yaanagadin
@shiine111
@shiine111 Год назад
Faarah waxan ooga mahadcelinayaa inuu deegaanka tago waraysatana madaxwaynaha Su’aasha aan qabase waxay tahay madax waynuhu muxuu waraysi u siin waayay wariyayaasha rugcadaaga ah ee deegaanka jooga
@soomaalinimo1
@soomaalinimo1 Год назад
mustafe meel haku sheego dhulkii soomaalida ee gobolka magaalada dirir dhabe, harar, nagayle iyo mooyaalle maxaa se uga qorshaysan qoomiyadaha dhulkii iyo dadkii soomaalida dhacaysa oo laqaysa maalinba maalinta ka dambaysa siiba oromada dhacaysa dhulka soomaalida oo laqday qabiilo fara badan?
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Год назад
Caqli ma lihid cagjarow Faataxada u mara
@aqbalmacalinirshate8211
@aqbalmacalinirshate8211 Год назад
Hadaad adigu mustafe tahay muxuu cmc uxidhanyahay
Далее
С чего всё началось?
00:42
Просмотров 141 тыс.
DR ABDIWAHAAB WAXAA LEYGA AFDUUBAY BARTAMAHA #NAIROBI
1:05:34