Тёмный

Turjuman: Qeybta 1aad wareysiga Madaxweynaha Eritrea "Sida adag uga hadlay arrimaha Soomaaliya" 

Gaylan Media
Подписаться 350 тыс.
Просмотров 109 тыс.
50% 1

Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 301   
@hanibalsemere5400
@hanibalsemere5400 Год назад
Iseyas Afewerki For life❤🇪🇷 love Somalia from Eritrea Asmara ❤️❤️ 🇪🇷 🇸🇴
@aayanaayan6338
@aayanaayan6338 Год назад
WE LOVE YOU TOO ERITREA ❤️❤️❤️❤️
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 Год назад
Thanks also love Eritrea 🇪🇷 from Somalia 🇸🇴
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Год назад
Long Live Assays Afeworki 💙
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay Год назад
This Guy🤔! Afwerke knows more about Somalia 🇸🇴and the routes of it’s problems than Any somali politician. Legend 🙏
@nurherzi117
@nurherzi117 Год назад
Ďź
@cabaasbile3338
@cabaasbile3338 Год назад
One of the rare Somali journalists symbolized with what true journalism is keep that brilliant work up.
@dr-mahad_rashiid_barre
@dr-mahad_rashiid_barre Год назад
Thank you Eritrea 🇪🇷
@alahayowarligeygukiiisraac4225
Nnkaan waa dadka abaalka qofka ugala yaqaana sida loogutana og waa qofkaasuna waa qofka waxgaradka looyaqaan mahadsanid madaxweyne
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Год назад
Somaliya abaal weyn bu uhaya wuxu wax ku bartay somaliya jamacadi gaheyr waxa lasiiyey magsn galyo siyasadeed ,guri ,cidan ilaaliyo iyo dhaqale noloshiisa iyo takuleyn ururkiisi halganka siyasadeed ,wa madax weyne garan abaalki somaliya
@guwa1980
@guwa1980 Год назад
afeworki may you live longer❤️❤️
@saaqsakaaro3982
@saaqsakaaro3982 Год назад
Eritrea president Isaias is great leader thank you Mr president we will never forget your support and Eritrean people are our real brothers
@cabdimajiidcabdiladhiif1326
Love Eritrea 🇪🇷 ❤️ from somalia 🇸🇴
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Год назад
Allah quluubta somaliyeed kheyr adun mid akhiro iyo tusaamax ha dhex dhigo Amiin wbt.
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Год назад
Jabuuti aan cayrino isiyaas aankibedelno
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 Год назад
Jabuuti walhi waa dad lagumaysto Ismacil cumar geele ayaa cadaw ah Lakin yuhuudiya hoyadii wase
@countcryptonite
@countcryptonite Год назад
Afewerki is one of the best African leaders. Somali fully supports Eritrea and Afewerki
@hinkaseef8763
@hinkaseef8763 Год назад
Madaxawayne wadani ah sida madaxwayhii hore ee soomaaliya mudane farmaajo
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 7 месяцев назад
❤❤❤
@suadhaji5413
@suadhaji5413 Год назад
This man is so smart thank you
@abdirisackmohamed9310
@abdirisackmohamed9310 Год назад
Eritrea 🇪🇷 Somalia 🇸🇴🤝❤
@warsamedacad123
@warsamedacad123 Год назад
Saxiip qali ah Eritrea 🇪🇷 🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mohamudawmuse3242
@mohamudawmuse3242 Год назад
Sxb aad iyo aad baad u mahadsantahay wallaahi wax badan oo soomaalida u fiican baad soo bandhitay ilaaheey kheyr badan haku siiyo soomaalidama jidka saxda ah ha tuso ilaahey ha isjecleysiiyo soomaalida .aamiin
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Год назад
Gaylan good job bulashada waxad uhayasa arimo wanagasan thanks 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️👌
@nimcomuxumed3106
@nimcomuxumed3106 Год назад
Allah maxuu run sheegay Afawarki waad mahadsantahay ilahay haku anfaco soomaalida Waxa afawarki gartay allaw garansii kuwa umadda madaxda u ah
@bashirbashion1888
@bashirbashion1888 Год назад
Afawerki Allah waa niila iiloodey runtii waa madaxweynaha labaad ee aan ka taagyeero qarida africa waa nin ragad daacid ah runtii waa nin caadi ahayn.
@17jirchannel86
@17jirchannel86 Год назад
Cajiib waligay ma arag waraysi qalbigayga sidaan ugilgila
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 Год назад
Xanun waaye
@mahamuudmaxamedjamacjama-yd2wx
Run badanaa madaxweynahuu Lama helayo manta madaxweyne somalia oo saan runta usheega
@SomUNITE
@SomUNITE Год назад
Isaias Afwerki is absolutely intelligent person with great political maturity that rarely exist in Africa…Sad that he wasted quite a lot to support what was once called SOMALIA, but you can’t help IF firehouse itself is burning …🔥
@pirate5489
@pirate5489 Год назад
Eretria only country in Africa with free education, healthcare and affordable housing while under massive sanction. they also have the strongest army in Africa trust me they know how to fight like Somalis that's was Washington refuse to invade.
@Mohamedismail-sb6pd
@Mohamedismail-sb6pd Год назад
what about you? tells us who you r and what did you accomplish ?
@Turtle333face
@Turtle333face Год назад
Best reporter in east Africa because you go places no one would.😎
@mohamedosman1000
@mohamedosman1000 Год назад
Wll mcn subscribe isaar si aan hamigayga u gadho mhdsnid
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 Год назад
Thank you Eritrea 🇪🇷 ❤❤❤
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc Год назад
Walee waa oday macnaleh meesha kuwa somalidu yahiin jaajuuro matashadayaal Ooaan xishon
@fardusmohamoud3088
@fardusmohamoud3088 Год назад
we hope that somalia can have power back soon❤❤
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 Год назад
Marka hore waan u mahadinayaa Gaylan Media. Marka waxaan u mahadinayaa Mr president Isias Afwerki sida xikmada leh oo uga hadlay arinta Soomaaliya ee cakiran iyo garab istaagiisa mahadsanid ayaan leeyahay waana ognahay ninka naganay iyo kan nagaladay waana kabixi doonaa dhibaatada goordhaw in Shaa Allah.
@MohamedAli-zd1qr
@MohamedAli-zd1qr Год назад
waxaa nasiib darro ah in waxa uu gartay Madax wynaha Eritrea ay garan waayan kuwa xilalka noo haya ee isku haysta dad in ay ugu sareeyaan.!
@warsamedacad123
@warsamedacad123 Год назад
😭😭😭 Ceeb ka weeyn miya jirta taas walhi Dadkena waxay uu bahan yihin Siyaad barre kale
@adanbile4237
@adanbile4237 Год назад
Maangaabyadaa uu sheegay ayaa inaku habsadey. Maangaabyo shisheeyaha, Sharaf ka doona , Sharafta neceb oo Shilin eryooda.
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 Год назад
Hawiye iyo daarood yaa inaga madoobenyo laandheer banan degey intanu heyno meelna gaari meyno walal
@CalicumarMaxamuud-d7o
@CalicumarMaxamuud-d7o 8 месяцев назад
Wanasiiba Daron zxib
@moha786
@moha786 Год назад
Congratulations Farah this is Nice👍
@rashid1870
@rashid1870 Год назад
wow may Allah guide you to the right path to succeed in this live and here after a true bro for all somali people we will never for get you and your nation in large thank you mr presedent.
@yuusufsamiiz9554
@yuusufsamiiz9554 Год назад
That's true 👍 💯
@mumadyu1028
@mumadyu1028 Год назад
Thank you wariye keep updating
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Год назад
Ilahay dantena hayna garad siiyo shisheeyihi baa dantena garanaya
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 Год назад
Hadanu sifican isku baabineynaye
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Год назад
Zxb mahmah ,,waxii rag ukaco rabina aqbalo waa rumoobaa een aan dadalno hadan dhalin yaro nahay
@mostafeawilmohamed7680
@mostafeawilmohamed7680 Год назад
Abaalka 🇪🇷 beerka ka ogsooni, runta qaraar ee Kenya Iyo Ethiopia wa taas
@hashiugas1603
@hashiugas1603 Год назад
Afwerk President Eritrea Waa Nin Wax Badan la Socdo Xaalada Somalia 🇸🇴 Waa Nin Aad U Soo Dhaweyay Horumark Somalia 🇸🇴
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 Год назад
Ilahaay dhexdeena ha dhigo is fahan iyo quluub isu furan oo naga dhig kuwo qabyaalad si dhab ah u aasta
@YourSense114
@YourSense114 Год назад
Haka Sugin ilaaa QURAANKA EEBE LAGU DHAQMO Waxaa kani, aad u jeedaaa qofaan garanayn ma jirto in dakanadi jirto,oo daalim ka talinaayaan dunida Eebe se QURAANKUU KU SOO KOOBAY, cidii iimaan leh (4:119 ) And whoever takes Shaitân (Satan) asa Walì (protector or helper) instead of Allâh, has surely suffered a manifest loss Ciddii shayaadiinta wali ka dhigataaa (BEESHA CAALAMKA, UN, IGAD, XISBUL SHAYAADIIN WAA KUWUU ALLAH UGU YEEDHAY XISBUL KUFAAR), waaa lumeen duulkaa ayuu allah leeyahay Haddana waxaaa ka calool xun intaas oo idil, waxaaa laysku haystaaa WAA XOOLO ADDUUNYO Bal xoolo adduuun cid QABRI LA LA GELIYAY YAA ARKAY? Shaydaankaa u Durban tumi, gedigood waa ogyihiin in ay qaldan yihiiiin
@mukhtarjeylaniosman8009
@mukhtarjeylaniosman8009 Год назад
Thanks mr president
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح Год назад
Masha Allah 🙏🥰🥰
@aalazaed3427
@aalazaed3427 Год назад
Assiasse Afawerki A True Eriterian Legecy, Our Long relatinship will continue always. Assiasse is one and only person who want to comeback Sonalia, we are with you Assiasse 💙🇸🇴🇪🇷💚
@sahromahamud
@sahromahamud Год назад
Illaaheey Hanoo Xafido Wadankeenna iyo 🇸🇴🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🙏
@qoraneqorane8484
@qoraneqorane8484 Год назад
Turjamada ha leexin ma uu oran xiligii caydiid xukumay ee wuxuu yiri xiligii caydiid iyo dad kale ay kala qaybsadaan caasimadii iyagoo àan doonayn in ay dowlad somalia dib u fariisan.taas oo ahayd wixii adis ababa looga Soo dhiibay .
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 Год назад
Wuu hagaajiyey xanaftii buu ka reebay
@mbinuali7106
@mbinuali7106 Год назад
Beenta jooji wariyaha siduu u turjamay ayaa saxan. adiga warkaad sheegeyso ma uusan dhihin afawerge, anaa daawaday muuqaalka asalkiisi. Aftigrinyana waan aqaan oo la iima turjumaayo.
@Nomad612
@Nomad612 Год назад
This guy spoken out a lot of facts.!
@ahmedosman4423
@ahmedosman4423 Год назад
160k ilaa 150k ciidan waa runtiis iney somalia 🇸🇴 ubaahantehe
@mohamedosman1000
@mohamedosman1000 Год назад
Wll mcn subscribe isaar si aan hamigayga u gadho mhdsnid
@mohamedwarsame4632
@mohamedwarsame4632 Год назад
Thanks too much
@taraxtarax9664
@taraxtarax9664 Год назад
Waa ku wataa abe warkada ayaa ku xiranahay marwaliba geylan medio
@mohamedosman1000
@mohamedosman1000 Год назад
Wll mcn subscribe isaar si aan hamigayga u gadho mhdsnid
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ halyay dhab ah wa geesi Africa nolow libaax
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 Год назад
Ninkan shisheye I dhan dalkisa wuu udiiday wa geesi👍
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Год назад
Gayland media Mahadsanid turjumida wareysigan qiimaha badan
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 Год назад
Afwerki good leader we support you from ogadenia as you mentioned
@mohamedsharif2022
@mohamedsharif2022 Год назад
Thank you Mr president afwerke for your details about our country Somali
@inareerGarad
@inareerGarad Год назад
Afwerki waa sxbka dhabta ee somalia.
@daauus_abdullahi3078
@daauus_abdullahi3078 Год назад
Ninkaan Asagaaba Naga aqoon Og Taarikhdeena 🤔🤔
@mohamedosman1000
@mohamedosman1000 Год назад
Wll mcn subscribe isaar si aan hamigayga u gadho mhdsnid
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe Год назад
Erateria inay xoriyadeeda ka hesho itoobiya waxaa qeyb weyn ka ahaa Somalia maxamed siyaad bare wuxuu siin jiray hub iyo dhaqaalo iyo tababaro ciidan wuxuu siiyey somalia passports ay ku maraan dunida sacuudi arabia, Kuwait, Emirates,ciraaq ayey ku shaqeysan jireen iyagoo wata somali passports. Xitaa milaz zanaawi wuxuu dhigan jiray jaamacada gaheyr ee ku taalay muqdisho Laakiin wuu ku abaal dhacay somalia. Erateria waligood ma iloowi doonaan somalia abaalkay u gashay..
@khadarjabkausawaanjeclahay9214
Mahadsanid faarax apdiqaadir
@alikaffe1242
@alikaffe1242 Год назад
Masha Allah runtiis waaye
@angel67ball51
@angel67ball51 Год назад
Maah llh ariye calami ah Gaylan media guull 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MohamedSaid-ri4kx
@MohamedSaid-ri4kx Год назад
Qabiiilka La ‘aasay Nooma Hirgalin 😢😢😢
@aishaahmed873
@aishaahmed873 Год назад
Runsheeg waa ceeb sheeg ❤
@jinniekercheval3845
@jinniekercheval3845 Год назад
My Hero Living Legend long live HIS excellency Honorable PRESIDENT Isaias Efwerki long live my Hero
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Год назад
MAHADSANID 👍🇸🇴 FARAH ABDIKADIR GEYLAN 💕🙏💕🇸🇴 {{ GEYLAN MEDIA TV 🎤✔️👍🇸🇴 }}
@zakariehaji
@zakariehaji Год назад
Waxa cajiib ah in uu ka dhawaajiyay in al shabaab dibada laga taageero
@mohamedmohamud4316
@mohamedmohamud4316 Год назад
Oo nagadaa ogaatay lkn waa lagu tala galay in lagu cidhib hooyo oo aadan wadan yeelan walal
@drkhaalidgeesh3915
@drkhaalidgeesh3915 Год назад
Somali🇫🇲🇪🇷
@nuuxmaxamed4724
@nuuxmaxamed4724 Год назад
4.5 inteey jirto iyo qabyaalada in nin jicleysi somaliya dowlad rasmi ah kama dhismeyso
@faadumocali5574
@faadumocali5574 Год назад
Waa run tiis Mw erateriya
@qadrabaqow3837
@qadrabaqow3837 Год назад
Allow dadkena israaci dalkenana noo nabadee yaa Allah kaalman ku waydiisanaynaa
@ahmedsharif367
@ahmedsharif367 Год назад
Xaqiiiqooyinka waaa qadhaadh marka aaadan xal u haynin 😭
@Malik3544
@Malik3544 Год назад
Afwarqi Alle hasoo hadeeyo runtii wa qof abaal leh ogneh halka nagala heysto
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Год назад
Africa should have its markets and finance systems as well as its red lines like any other self respecting entity or organisation.
@dsf9824
@dsf9824 Год назад
inta uugaranayo Ninkan Tigree ah Miyay garan waayeen Siyaasiinta Soomaalida EE.xaaraan ta ah
@Ot_Ot20123
@Ot_Ot20123 Год назад
Ninkan waa nin xor ah, daacad u ah wadankiisa. Kuweenana waxkasta oo xumaan ah ayay ku sifeeysanyihiin.
@MouseAbdirahman-tz5fy
@MouseAbdirahman-tz5fy 5 месяцев назад
Msha alah
@malyunmahamedabdi5656
@malyunmahamedabdi5656 Год назад
MashaAllah keep going wll
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Год назад
Maxaan qaban karnaa afkii baa juuqda gabay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 allow amuuraha sahal walaahi wadanka waan kanijabay 21baan jiraa dawladne maan arag xataa shaqo malahan dalka
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Год назад
@@cadaani9450 waan lasocdaa iney awoow yaashey wadanka xoreeyaan laakiin walaalo wadanka meelxun buumaraayaa tusaal fiiri dhulbahante iyo isaaq dagaal baa kasocdo soomaali galbeed oroma ayaa duulaan ku eh Muqdisho xaalkeeda ilaah baa og marka miyaanan aheen wax laga nijab aheen
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Год назад
@@cadaani9450 waa runtaa walaalo
@bashirgurey8142
@bashirgurey8142 Год назад
Good
@fartunahmed3748
@fartunahmed3748 Год назад
asc mudane madaxway
@abdiwasachussein4043
@abdiwasachussein4043 Год назад
Waa xaqiiqo dhab ah
@user-xf9il1lz7o
@user-xf9il1lz7o 3 месяца назад
Guuull
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Год назад
Thank you
@safiaafrah1248
@safiaafrah1248 Год назад
Ninkaan wuu dadaaley lkn somalida dhaxdeeda heshiis allah ha dhexdhigo dad isjecel allah hakadhigo.
@markdon219
@markdon219 Год назад
Geyland I new inaad tahey true journalism
@shwomp3368
@shwomp3368 Год назад
The Best presdant in Africa. Kuwa siiyaasinta no ah waa kuwa baqtiyay. Oo inee caloshoda u shaqeestan moye aragti dheer malah
@hamdiabdinasir5487
@hamdiabdinasir5487 6 месяцев назад
Nin geesi ah balantana yaqaan illaahay islaamka haku soo daro intaas baaka dhiman
@abdiahmed2606
@abdiahmed2606 Год назад
❤ ❤ ❤❤
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 Год назад
Allah hadeeyo afawarki runta ayuu farta naga saaray
@idrisfarax6258
@idrisfarax6258 Год назад
Afwerki Xaqiiqdii waa Masuul walal Dhaw.
@mustafedaudaadan9853
@mustafedaudaadan9853 Год назад
Iam number one view
@mohamedosman1000
@mohamedosman1000 Год назад
Wll mcn subscribe isaar si aan hamigayga u gadho mhdsnid
@akramhassanomar4899
@akramhassanomar4899 Год назад
Wlh m.afwer waa muwaadin somaliya waliban taarkhda somaliya sifiican xifdiyay
@mohamedosman1000
@mohamedosman1000 Год назад
Wll mcn subscribe isaar si aan hamigayga u gadho mhdsnid
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Год назад
Muwaadin somaliya mahan inkasto u somaliya wax ku bartay lkn waa nin Eritiyaan ah. Qof aan somali u dhalan na muwadin somaliya ma noqon karo
@farjiyofarxad337
@farjiyofarxad337 Год назад
Masha Allah Allah Akbar our great brother elitria president 👍👍👍👍👍✍️✌️✌️✌️
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 Год назад
Good job 👏 brother
@husseinhassan2558
@husseinhassan2558 Год назад
Mahad sanid wadani afwarqi
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 Год назад
Hambasa Asias afewerke our leader
@bartanabada2906
@bartanabada2906 Год назад
Siyaasada ay bilaabeen abiye ahmed , mohamed abdilahi farmaajo iyo afwerki waa fahamka dhabta ah ee geeska africa ku midoowbi karo wixii horena lagu ilaawi karo, hadii lays kaashadana fara galinta waa inaga yaraan lahayd, waa hadii daacad laysku yahay
@keyahmedibrahim4475
@keyahmedibrahim4475 Год назад
ciidamo hubaysan oo la aamini karo well said
@dhamme0
@dhamme0 Год назад
Ninkaani Wuxu hayaa xog aanan haynin anoo soomali amazing
@madiinamuumin7249
@madiinamuumin7249 Год назад
Geesi garab seeyi aabahaa umada Somalia xabiibul laah malaayiin mohamed abdullahi farmaajo
@caydaruusmuumin4582
@caydaruusmuumin4582 Год назад
Waraysigii ugu horeeyey kani ma aha ee uu soomaaliya kaga hadlo aljazeer English buu waraysi siiyey 2008
@cabduqadiircusmaan7419
@cabduqadiircusmaan7419 Год назад
Good presidenti
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Год назад
Madaxweyne Farmaajo waa Dahab
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 Год назад
Runta hadi laga hadlayo waxa lobahan yahay in meesha laga saaro odayaasha qabka qabiil wax uso durto dadka dhahaayo ani rerkeyga waxba lamasiin iyo in qolo qolo lo dhiso ciidamada kadibna la dhaho qof walba deegan kiisa ayu mamulaya waxas laga tago hargeyso hala geeyo may may beydhabo halageyo majeerten kismayo hala geeyo isaaq ama hawiye dhulalka dagan hawiye ha loo dhiibo qof an hawiye ehen isku dhafkas halasameyo wa hadii la rabo ina la tar tano umadaha kale
@qumeiniahmed6437
@qumeiniahmed6437 9 месяцев назад
Odayaasha in lalaayo ayaan qawaa oo kuwa eHelkayga laga bilaawo
@aishaahmed873
@aishaahmed873 Год назад
❤❤❤❤
@booloxaashi1114
@booloxaashi1114 Год назад
Xasan sh maxamud yaa ku yiimid qaabyaaleda iyo qaabiilka ku shaqeeye hada iyo kadiiba
@mohammedawil4750
@mohammedawil4750 Год назад
Xaqiiqda ayuu ka hadlay odaygaan
Далее