Тёмный

QIIRO JACAYL SHORT FILM /AAR FILMS 

Dirisle Somali
Подписаться 190 тыс.
Просмотров 260 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 313   
@yasiinabdiilmi1074
@yasiinabdiilmi1074 3 года назад
jacylku xuma cidii jacyl ila arktay like isaar ❤
@abdixiis5779
@abdixiis5779 4 года назад
Team Dirisle abdi RU-vid kan aynugadhsino 100k subscreb waxkayar 20k ayakadhiman so aynu unoqono team kaliye haysta 3 ballandor ama blayselferbotonka Marka cid inalatartamikarta male keep going team aar films
@ifraxbeelo8182
@ifraxbeelo8182 4 года назад
Wlhi subscribe baan saarna tel walba ee gacanteyda kuso dhaca waayo aad ayn u taageera dirisle abdi
@halalsongs178
@halalsongs178 4 года назад
Waa jigjiga meeshuu film ka lagu jiilay Inta ila aragtay like isaar asxaabey soo boqda challenkeygana
@queen___azma4030
@queen___azma4030 4 года назад
Way igu dhacday tanoo kale😥😥lkn nabsigii ayaa ihelay wlhi😥 Qalbigaygana qiso aad uxanuun badan ayay kunoqotay Maalmo aad umadow aya noloshayda so maray😥 Nabsibaa adeegee Waxaad nabad huradaba Nabar lama filaniyo Naxdin dariz ma noqotem Nasibka ma kulanteen Nasibkayga oo xanuun wata ayaan kulanay😥
@ahmedbaraf8601
@ahmedbaraf8601 3 года назад
Dhbmalhn wllo cashar kabaraty horay usoco garin gusha. I.a
@Deeqodheer
@Deeqodheer Месяц назад
😢😢😢😢😢😊
@abdifatahmohamed207
@abdifatahmohamed207 4 года назад
film wx badan ka turjumayaah wn ni wataa team aar films from Borama
@Candy.r43
@Candy.r43 4 года назад
Don’t trust all women but when you find the right lady she will never cheat and it will work out inshallah....💜
@jamaaldaus8777
@jamaaldaus8777 3 года назад
Mm 💔💔💔
@ahmedarab6339
@ahmedarab6339 3 года назад
Definitely⚘
@sheikhumul2792
@sheikhumul2792 4 года назад
Dirisle Cabdi wan ku tagera aboowe from muqdisho ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️
@ayaanlekoke3254
@ayaanlekoke3254 4 года назад
Dirisle abdi waLal manta jaaniz ayey I tahY inan daawadao video weliba an ugU horeeyo love I saar
@kaamilpoi1418
@kaamilpoi1418 4 года назад
Waligay waligay like ma codsan 1k like igaar siiya
@ahmedjamal6843
@ahmedjamal6843 4 года назад
The best youtuber with in somali is Dirisle
@ahmedjamal6843
@ahmedjamal6843 4 года назад
Inta igu racsan like
@hamdiesa7708
@hamdiesa7708 4 года назад
Film qiiradiisa leh jacayloow bala ku qaadatay😭😭🙇
@nimco2891
@nimco2891 4 года назад
Binu aadmka laysuma wada dhiib😭 jacaylan lama aamino guurka kohor✋
@muslimopwnsudjs8033
@muslimopwnsudjs8033 4 года назад
Hablaha dhan sidan ma wado aha Wilashana wada dacad ma ahan.
@AbdiKwsr
@AbdiKwsr 4 года назад
Filmkan ree jijiga ayn fillaya meesha lagu jilleyna jijiga wllhi film aad u xiiso badan jijiga ayn kadaawanwya . 👏👏👏👏👏
@deeqaqurux9858
@deeqaqurux9858 4 года назад
Waxan waa matalaad ee ha u gafina dumarkeeena somaliyed waa kuwa aduunka ugu sharfta bdn if u know you know💗💙🇸🇴
@nasronasrobbe1405
@nasronasrobbe1405 4 года назад
Team dirisle is mujiya inta mardhow 100k wa garayna
@ifraaxapdilaahi6951
@ifraaxapdilaahi6951 3 года назад
Xaqiiiiiq wlhe wllkaY Runtiiih Hapluhu iskuma wada jiraaaan hdey xunyihiin dadka qaaar waxa jira dad kle iny jiraan oo wanaaksen
@mohamedosman68
@mohamedosman68 3 года назад
Badankooda fikrada qaldan baa ka dhaadhacsan
@yahyerk5817
@yahyerk5817 4 года назад
walhi Guys is a good short film keep going never give up
@RiGaax_22
@RiGaax_22 4 года назад
inta ZugaYzaH in channaLknih 100K GaaroH like zaar 😭♥️
@nimcohappy1307
@nimcohappy1307 2 года назад
Ax wa darem xanuun bdn dumarkoo dhan maha qiyamayal Lkn wa qar kamida wlhi shaqsiban ahoo qof qof kuma labeyn karo 🥺♥️
@nimcoabdile5247
@nimcoabdile5247 4 года назад
Salaan sare dirisle
@cabdirisaaqfarah4108
@cabdirisaaqfarah4108 4 года назад
Masha allah wlhi flimkan ama ruwaayadan waa ruwayad katarjumeysa ama kahadleysa waaqiciga hadda jira
@iqraqaasim2068
@iqraqaasim2068 4 года назад
Gabadhu ayado ku jecel ayay shukansan karta taas macnahedu mahan inaysan ku jecel
@raxmakoos2846
@raxmakoos2846 4 года назад
Haaa xppti 👌
@daherahmed3424
@daherahmed3424 4 года назад
Maya taas waa qalad wax mashukaan san karyo wiilka wax mashukaan san karo waayo jacaylka waxaas mayaqaan
@mohamedadem4154
@mohamedadem4154 3 года назад
Waa khalad
@hanadjubbahanadjubba8687
@hanadjubbahanadjubba8687 3 года назад
Yahuuuu adigaa ayabaa ka kow ah
@amintahir8042
@amintahir8042 4 года назад
Aar films wax ay matalaan wixi ugu Wanagsana Keep going walalady✌
@sharafabdiwali2676
@sharafabdiwali2676 3 года назад
Waa jiliin ha belive gareen kalmada ah waligaa ha aminin gabdh
@lipansheik1337
@lipansheik1337 4 года назад
Keep going aar films
@axakiinmaxamuud8399
@axakiinmaxamuud8399 4 года назад
Waxaza koox iyo padha Aar filimiz keep going all
@bahjamahamad1155
@bahjamahamad1155 4 года назад
Soo badiya
@abdiqanisomali5918
@abdiqanisomali5918 4 года назад
Aar films & dirislE ❤🙏✌ full respect
@kunaguero976
@kunaguero976 4 года назад
Wlahi ruwadayadn mcn waye part 2 hanalo soo sameyo
@habonsaed4047
@habonsaed4047 4 года назад
Ilahow xidhiidh khiyaamo leh naga ilaali😢😢😢
@zakir0242
@zakir0242 4 года назад
Aamiin
@halaneelmi109
@halaneelmi109 4 года назад
True story story wxan wa wax dhaco waliga qof ya isa siiiin wiiil io gabar waxu ahaadaba👍🏿👍🏿
@faisamohamedadam5512
@faisamohamedadam5512 4 года назад
Samankan waxa dhamaaday wixi la odhan jiray : AMiNAAD🤦: wili ba habluhu ha ugu sii darnaadaane xaga jaceylkii💔🙍. Aminaad ma jirto sanadkan taxaddar badan ha La muujiyo ruuntii dunidu wuu is badalay😢😢😢
@abdikaniad5559
@abdikaniad5559 4 года назад
AAR FILMS Amazing video Love Guys 😍
@ayaankosar71
@ayaankosar71 4 года назад
Keep going wlky dirisle
@umulkhayraxmed127
@umulkhayraxmed127 4 года назад
Gabdhuhu isku mid mahaa
@marwodeeqaofficial8598
@marwodeeqaofficial8598 4 года назад
Waa run sanay farahenu u sinayn bay dadkuna u sinayn markaa ogada 😢😢😢😢😢😢🙏
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 года назад
👉Waaa waxaas waxa nabaday inaan meelwalba kudacnaano👎qurbahaan kaimid ninkiii nayiraahdaba hadaan aamino oon video call kulahadalno wuxuu rabo usameeyno hadhoow maxaa dhacaaya shalaay iyo ooyin iyo socialka oo laysisoo dhigo🤭 subxaanalaah Warhol gabdoow aan isilaalino oo sharafteena dhowano🤲insha alaah alaha naxifdiyo dhamaantee
@nimcocabdi5692
@nimcocabdi5692 4 года назад
Alle Hayna ilaaliyo walalayal
@hamzemanovesto1304
@hamzemanovesto1304 4 года назад
Aar films keeping going
@saidoadaan6926
@saidoadaan6926 4 года назад
Keep going Aar filimis
@anasalbatross1860
@anasalbatross1860 4 года назад
Inta numberka gabadha qoratay like saara🤭😂
@raxmakoos2846
@raxmakoos2846 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@anasalbatross1860
@anasalbatross1860 4 года назад
😁
@naimadaganofficial8540
@naimadaganofficial8540 4 года назад
From dirisle Abdi ke keep going my wllkey qali 😍😍😍😍😍😘😘👈
@mahadabdullahi1021
@mahadabdullahi1021 4 года назад
Horay usoco mr dirisle cadawgaa anagaa kaa difaaceeno i.a 🙏
@maxamedsomali7897
@maxamedsomali7897 3 года назад
Cajiip sana
@MuhammadAhmed-ny8vq
@MuhammadAhmed-ny8vq 4 года назад
Waaaw mashaa allaah aad ayaan uugu helay short flim kaan nosoo badiya dee
@ahmedabdikadir2794
@ahmedabdikadir2794 Год назад
Allow dumar wah laamina maahan ehe habado wanagsan nagutosi
@wardahaji7260
@wardahaji7260 4 года назад
MashaAllah ♥️
@drsneehaafitaah8544
@drsneehaafitaah8544 4 года назад
Dirisleh bro hore u soco waa ku tagera
@naazlineon2692
@naazlineon2692 4 года назад
Legend dirisle
@MohCaato
@MohCaato 4 года назад
Jacel lama Arkee Waa ladarema
@amiinahmed3364
@amiinahmed3364 4 года назад
Aaarfilms waaaa rageeediii Wlhi
@hodanhasan
@hodanhasan 2 года назад
Ax yaa jacayl
@nastabbe4542
@nastabbe4542 4 года назад
Keep going aar filims
@somalichnnelofficial6346
@somalichnnelofficial6346 4 года назад
Whli MY BoY Real Love u sameey♥️♥️♥️♥️♥️
@samsammaxamed8712
@samsammaxamed8712 3 года назад
Qof ku waa bla adan wuuna ujawaabi karah lakin qofkan usqoroyah lambarkah xaskisah ayaa isagu walan
@liiltezma5881
@liiltezma5881 4 года назад
Keep going my pro
@seynabmohamed7786
@seynabmohamed7786 4 года назад
Keep going dirsle wankutagera
@mohaabdulahi1678
@mohaabdulahi1678 4 года назад
Maantay ayan arkay markii aad ka hadlaysay gabadhii yarayd ee ay dhashay adna ok . Ok sxb wan ku tageraa sababta wa qof hufan oo hadana dhalin yaro ah guul bro
@hafsanuur3457
@hafsanuur3457 4 года назад
Coming soon 100k i.a❤
@hamzemanovesto1304
@hamzemanovesto1304 4 года назад
Mnsha allh waa flim.cajiiba
@kaafiyagobaadofficial4232
@kaafiyagobaadofficial4232 3 года назад
gabdbo qudhiya qiyamo mayaqanan plse wiilsha qar iyagaba qar an la aminiin jira rag io dumar damirka walaga siman yahay midh midh dacada jira padana qiyamda raga dumrka u gesta dhawca😭😭😭😭qisadan wxy i xasusisay qiyamo hore wlhi
@marwoaragsan9277
@marwoaragsan9277 4 года назад
😭😭😭😭 run ahaantii maantaa igu horaysaa inan Soo bookhdo chanelka dirisle Somali waana filimkii koowaad een aanka daawado waana noloshayda filimkii iigu qiirada badnaa oooooh 😰😰😰😓😓😓😔😔
@alisagmailliiban4815
@alisagmailliiban4815 4 года назад
😢😢😢
@ifraaxapdilaahi6951
@ifraaxapdilaahi6951 3 года назад
Horre u socda 😘
@Qofdaga
@Qofdaga 4 года назад
Horey u soco wll
@qaasimhussein2771
@qaasimhussein2771 4 года назад
Sahip horey usocdaa walhi funny talent baad ledihin
@abdikadiromer1324
@abdikadiromer1324 4 года назад
Waqtina wa lahaya bro ee insha allah arintaas ka hawl gala bro asc
@nuuram4913
@nuuram4913 2 года назад
Masha alla
@famousoreaproduction5005
@famousoreaproduction5005 4 года назад
U gat talents G❤✌✌
@jibril2432
@jibril2432 4 года назад
Aniga sidan cml sameyay tii runrun ah waliba ninki zxpkay aha yoo I ag fadhiyan xabadii balamiyay kasay igu tiri caawa halka aan iskugu nimadno Haye ban ku idhi ninki zxp key ahaa sawka madaxu xanunay wan balamiyay lab yar Banu galay Wadada soogal ban ku idhi Marka xarif sawtas ma aha xabadii ban ku idhi qadan waaa
@aflaxboss3986
@aflaxboss3986 4 года назад
🤣hhhhh
@zakir0242
@zakir0242 4 года назад
😂😂😂
@darklighter7173
@darklighter7173 4 года назад
Noloshay kamid tahay waxaa waa wax caadi ah ee haisku dirin lanaha
@suwara863
@suwara863 3 года назад
Wiilshabu way sameyan zxp nolol bah la idahdah tan
@foosiyaadam7684
@foosiyaadam7684 3 года назад
Wixii Xumaana Alle HaynaGa ReeBo Wixii KhaYran Hayna SiiYo
@zayedapdirahman2382
@zayedapdirahman2382 4 года назад
Wllhi funny wye
@drsamina5571
@drsamina5571 4 года назад
Wlllaheyga SUBSCRIBE igucawiya wllshina ahy yaleyga hagranin plz waa igacodsi itixgaliya 😭😭😭
@matagaaye1231
@matagaaye1231 4 года назад
Dirisle you tube kaan 100k hala gaar siiyo
@munaindhacaashaq2594
@munaindhacaashaq2594 4 года назад
Ax ax waa qiso aad u xanuun badan wallahi waa ruun dadku isku mid ma ahan wll igu caawi subscribe wllo adoo mahadsan
@tufaaxdajiya8033
@tufaaxdajiya8033 4 года назад
Azxptydii dad qaaliya keep going
@abdisalaanoky1389
@abdisalaanoky1389 3 года назад
Oh waan kaxumahay sida loogalay gabadha
@abdiqaniahmed2308
@abdiqaniahmed2308 4 года назад
zxpow channel kaan ma ogayne labo baa ogaa sxp hadan ogaan lahaa subscribeka anaa ugu horayn lahaa lkn hadaba wn helay sxp hadan ku boobi keep goin pro🤙🤙
@oscarsomaliland9281
@oscarsomaliland9281 4 года назад
لالالالا ارفع قبعه لكم وربي اهنيكم
@cabdirisaaqfarah4108
@cabdirisaaqfarah4108 4 года назад
Asxabey waxan jeclaan lahaa short flimkaan Part2 in aad kasoo sameysaan insha allaah sida aay inanta nolosheda kudambeyso wax kasii tarjumaaya noocaa cml mhdsnidiin dhamantiin
@SaredoAden-gm1rk
@SaredoAden-gm1rk 3 месяца назад
Wan ka xumahey 😱way qaldatey ruti
@ridwanhusseinyasin7670
@ridwanhusseinyasin7670 4 года назад
Bahda aar waan salamay uu dirsile ka mid yahay😂
@sahraxamari57
@sahraxamari57 4 года назад
wlky ozmaan wlhi waa dhip low hore usoco wll qli adi iyo kooxdaadaba wlky azman fahmi omer
@nrdchannel3319
@nrdchannel3319 4 года назад
Riwayad aad uu shidan
@ahmedbaraf8601
@ahmedbaraf8601 3 года назад
RU-vidr talenta leh mr dirisle
@levinho2803
@levinho2803 4 года назад
I WITH AAR FILMS
@salmahassan1079
@salmahassan1079 4 года назад
Wan xafideyba sawerka😂😂😂
@Taraam19999
@Taraam19999 4 года назад
Wlhi waxay uqalmaan kooxdani boqolaalkun oo views ah.
@kobciaqoontaada7826
@kobciaqoontaada7826 4 года назад
Casharkan waa: Arithmetic Division Operator (/) | JavaScript Tutorial. Booqo lifaaqa hoose: ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE--uXXDr-poaA.html
@muqtarmuqtar2129
@muqtarmuqtar2129 4 года назад
Team dirisle chenlkan why ad u saari la dihiin subscribe plz 100k garsiyo
@abouam253official2
@abouam253official2 4 года назад
Aar films waxad uu ghalantan 1M views🔥
@amiinnuur7203
@amiinnuur7203 4 года назад
Aar Filims si macaan Bay u keenan Dirsile somali horay usoco
@c.shakto3518
@c.shakto3518 4 года назад
First king
@nuurasiciid332
@nuurasiciid332 4 года назад
Aameen aamiin yaa allah
@ssmunna3140
@ssmunna3140 4 года назад
😢😭😭💔very painful
@apdizalaanlyricz8279
@apdizalaanlyricz8279 4 года назад
Ragani waa funy wllhi halkiday dhigin
@wakhtimedia362
@wakhtimedia362 4 года назад
Dirisle so nadiya Bro
@ayaanedabsan5328
@ayaanedabsan5328 4 года назад
Dirisle hadii aad Si Dhaba U tagerto video walbo so dhigo like Saar xita ado wali sii dawan waxa ugu hilisa cadowgisa dirisle One love walalkey
@Kadi-z5k
@Kadi-z5k 4 года назад
Masha allha wlhi aad buu umacana no so badiya
@akarem6702
@akarem6702 4 года назад
Haa ugu badnaadan gabdhah soomaliyeed
@fatoumah8907
@fatoumah8907 4 года назад
Mansha Allah team dirisle somali keep going
Далее
NAF KU JACAYL 💔 [SHORT-FILM]
14:05
Просмотров 86 тыс.
Modus males sekolah
00:14
Просмотров 11 млн
NABSI😭 SOMALI SHORT FILM😥||AAR FILMS||
8:33
Просмотров 110 тыс.
Iska kay Ilaw short film
9:49
Просмотров 18 тыс.
XAASIDKII JACEYLKA QAYBTII 1
18:38
Просмотров 68 тыс.
DADAAL WAAD GAARI DONTAA Full film
1:01:55
Просмотров 55 тыс.
KUFSI SOMALI SHORT FILM 2022
20:30
Просмотров 10 тыс.
Xaasid jacayl -somali shortfilm
11:28
Просмотров 43 тыс.
ROUTINEKEYGA OO KOKO iyo AMIIRA COD SAARAY
15:42
Просмотров 1 млн