Тёмный

Qisada | Basaasadii Israel ka yaabsatay | ee lagu xukumay 220 Sano oo xabsi ah | 

MARACADDE SHOW
Подписаться 691 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 38   
@nedafiqi7720
@nedafiqi7720 Год назад
Sirdoonka waa sheekoyinka ugu xiisaha badan
@aamiinfayzal8928
@aamiinfayzal8928 Год назад
Zxp wararka ruushka ayaan rabnaa maharani nagdaaa
@SAHRAAli-z6l
@SAHRAAli-z6l 5 месяцев назад
Waxn danaya 2024 thanks 😊
@SalmoUmuqeyrLifestyle2021
@SalmoUmuqeyrLifestyle2021 Год назад
Sheekoyinka sirdoonka aad ayaan ujeclahay in aan dhageesto mahadsanid mudane😊
@mohamoudahmed8329
@mohamoudahmed8329 Год назад
Waa sheeko sirdoon oo fiican Marracade thanks
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Legend horay u soco
@amalismail7772
@amalismail7772 Год назад
Come back again sheekoyinki sirdoonka
@abshirabdullah2335
@abshirabdullah2335 Год назад
Adigaa mudan
@AhmedHassan-di6vb
@AhmedHassan-di6vb Год назад
She's martyr,
@saldhanabdiqadir6786
@saldhanabdiqadir6786 Год назад
Thanks maracadde
@roblemaxamed3092
@roblemaxamed3092 Год назад
Xamar soo dhaafi
@husseinomarahmed9870
@husseinomarahmed9870 Год назад
Mahadsanid
@issesheikhali2289
@issesheikhali2289 Год назад
Erayga Jawaasiis ha u adeegsan sirdoonka aad kahadleyso marba hadey kasoojeedan dhulka reer Palestine 🇵🇸 mahadsanid
@Suhuur1
@Suhuur1 Год назад
Ada iyo ada
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 Год назад
Jawasiis ma ahan iyagu waa dad xornimo u dirira marka magac kale ugu yeer adigo raaliya
@mawliddirieh1100
@mawliddirieh1100 Год назад
@fadbarwaqo9544
@fadbarwaqo9544 Год назад
Sida waka
@jaamacyaxyegoonigooni963
@jaamacyaxyegoonigooni963 Год назад
Aad io aad baad umahadsantahay zxb maxamad Ciise
@ramlahagi2750
@ramlahagi2750 Год назад
Wan kahelay mahadsanid qaybti ladagalanka nurka mel xasaaasi ayay socota noso daa please sido kale noso badi sonka marki laga baxo no bilow sirdonka turki ugu magac dhera abid ee yuhuda ka yabiyay
@mahmetthassen8608
@mahmetthassen8608 Год назад
Ustad daqiiqadaha naga sobadi ila 13 mint ka dhig mhdsaznid
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 Год назад
Waa sheeko aad umacaan
@ibraahinmaxamed3218
@ibraahinmaxamed3218 Год назад
Lkn qaybo xidhiidh ah maad nooga dhigtid
@sahlahassan4159
@sahlahassan4159 Год назад
Wan jeclahay qisasga
@farhiaquen5402
@farhiaquen5402 Год назад
Ka so hdl layla qisadeda wllo maracade
@rashidafarah3220
@rashidafarah3220 Год назад
Mashruuci ladagalanka nuurka kasugayna
@xamsexikmaawi7570
@xamsexikmaawi7570 Год назад
Wuu dhamaaday
@fadbarwaqo9544
@fadbarwaqo9544 Год назад
Sxb facebok g ma sher gayanka rili makatahay
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Год назад
Waxaa kaa kala khaldan micnaha sirdoonka iyo jabhadeenta xaq u’dirirka 😢 Maaha inaad waxwalba iska tarjumatid adoon aqoonteeda laheen aad magacna u siiso sirdoon fadlan ka waantoob oo aqoonta suxufinimada kororso fadlan waa iga talo🙏🏼Subhannallah hadii kale cadowgu adoo miidhan aya ugu jecelyihiin inay masmaxdaada ku ciyaaraan ee shicibka caqligooda haku ciyaarin adiguna fadlan 😤
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Год назад
Maxaa lagu ciyaara sxp 😀😂
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Год назад
@@1LAMINE_1 caqligaaga ayaa lagu ciyaarayaa si aadan cilmi u raadin aad kukoobnaato maskax kaa sii liidata aadan aqoon ka’kororsaneen sida Idaacadan oo miidhan oo maskada kaaga ciyaartay 😢 Laakiin hadaad wax akhrisaka badsato cilmibaad faa’iidi oo waad’kala’garan beenta, runta iyo siyaasadda meeshay ku socoto ama ku dambayndoonto 5 sano ee soo socda ayaad ogaan waxa soo socda dhan walba! Waa waxa la’isku dhaafay caqliga wax akhriska badan iyo ka wax uun soo tarjunta aan isku xil’saarin inuu baadho waxuu tarjumayo faa’iidadeeda iyo xumaanteeda intuunan shicibka u soo tabin ama uu sheeko kadhigo maa’weelis ah uun ku tilmaamin cinwaan khaldan oo shicibka caqligooda lagu ciyaarayo sxb.
@رشيدعمر-ج1و
@رشيدعمر-ج1و Год назад
Qabatii 15 ladagaalanka nuunka islaamka ayaanu kaa codsananaa inaad soodhigto wll
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 Год назад
W
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 Год назад
Wll soo intaasu buugu ku ekaa ma dhihin mise aniga u qaatey
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud Год назад
@@meyranrooble3049 wudhamaday
@midnimoqaranimo714
@midnimoqaranimo714 Год назад
In Yuhuudda idka celinteeda nafta loo huro waxay keeni kartaa aakhirka in wuxuun is tixgelin ah la gaaro, ama la helo 2 dawladood oo deris ah oo falastiin iyo israa'iil kala lee yihiin oo deris ah la helo.
@Abdiqani_Mohamed_shardiid
@Abdiqani_Mohamed_shardiid Год назад
Waxaan kaa codsanayna in aad sirdoonada somalida nooga shekayso si aan wax badan uga barano dalal shiyeye ayaad noga shekaynaysaye
Далее
Тестирую гаджет для роллов! 🙈
00:42
DİL LAYAAB LEH AYEY SAMEEYEEN OO LA FAHMİ WAAYE
16:24