Тёмный

Qisada Rag Dhufaanan | Waxay Ka Shaqaynaayeen Xaramaynka | Rag Aanan Shahwo Lahayn . 

Подписаться
Просмотров 127 тыс.
% 9 519

kanaalka : ru-vid.com
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah ru-vid.com
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

22 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 385   
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 7 месяцев назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@sagalh6770
@sagalh6770 7 месяцев назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@maxameddayr-kh3up
@maxameddayr-kh3up 6 месяцев назад
Scw scw ❤
@adammohamed5339
@adammohamed5339 6 месяцев назад
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي آله وصحبه اجمعين
@mStatistician
@mStatistician 7 месяцев назад
Insha alah janada ayaa noqom doonto meesha ay ku ilaawi doonaan qisooyinkii xumaa ee aduunk kasoo maray
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 7 месяцев назад
Amiin yaa Rabbi
@gutalehashi8860
@gutalehashi8860 7 месяцев назад
Runtii waa arin aanan waxba kaogeyn haba yaraatee arinta video gu kahadlay. Waa warbixin muhiim ah taariikhiyan iyo cilmiyan ba. Aad ayaad umahadsantahay walaal Cumar Iinshaar.
@mohabr9584
@mohabr9584 6 месяцев назад
Walaahi waligey isma laheyn dad Muslim ah ayaa sidaan ufikira waa cajiib in qof bili aadan ah saan layeelo Allaahu Akbar
@Muslimiintawaawalaalo
@Muslimiintawaawalaalo 7 месяцев назад
Inalilahi waa inaa ilaahi raajicun Qabrigii nabiga somalida xitaa waa difaacday
@Sooyalka
@Sooyalka 7 месяцев назад
Mahad-sanid wll Kawaran hadii aad xogahayga soo dawato hadii ay suure tahay
@fahadkeynan5001
@fahadkeynan5001 7 месяцев назад
Cumar inshaar ilaahay dartii ayaanu kuu jecelnahay
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 7 месяцев назад
اللهم نستودعك فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸عامه وغزه خاصه اهلها وارضها وسمائها واطفالها ونسائها وشبابها وشيبانها ومجاهديها ‏اللهم امدهم من الأمن والامان اضعاف مانزل عليهم من البلاءوقهم غدر السفهاء وامدهم بقوه من قوتك وانتصر لهم ولا تنصرعليهم وأفرح قلوب الأمه المحمديه المتمسكه بكتابك ونبيك
@StepsToHappiness1
@StepsToHappiness1 7 месяцев назад
Waxaan kunolahay magaladha Madina weligeyna mamaqal arintan. JazakaAllah kheyr walal
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 7 месяцев назад
Asxbey dhamantena jimco wanagsan 🤝
@aminamohamed9733
@aminamohamed9733 6 месяцев назад
Ilaahey waa xaqsoore caadil ah falkaas xun oo ragaas masaakiinta ah lagula kacay danbi cadiim ah waaye diina shaqo kuma laha wixii dhufaaney ragaas xisaabtooda Ilaahey ayey agtaal oo aan cidna kabaxsan karin. Waxaa yaab leh in dadka ladhufaaney at yihiin dad madow oo Afrikan ah waa arin aad u xanuun badan .
@abdullahi4040
@abdullahi4040 6 месяцев назад
Muraad baan leeyahay isoo ducee walaalayal
@user-qr5uj6sb9m
@user-qr5uj6sb9m 7 месяцев назад
Wll ilahay dardi igu soo duceya inu Murad kaste Ono lenahay qofkaste Murad buu leyahay
@mmjey
@mmjey 7 месяцев назад
Wallal waan kuu duceeyey in allah muraadkaga wanaagsan kuu sahlo..
@abdimainmahamud4753
@abdimainmahamud4753 7 месяцев назад
ALLAHA KUU SAHLO MURAADKAADA aamiin aamiin aamiin
@dagan12349
@dagan12349 7 месяцев назад
Cajiib wligey ma maqaal qisadan thnks wllo
@abdirahman1sayid14
@abdirahman1sayid14 7 месяцев назад
37 years jir Baan ahay kitaabo badan yaan aqristay quraan labajer yaan dhameyeye
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 7 месяцев назад
Masha Allah Masha Allah
@abusafwaan1280
@abusafwaan1280 7 месяцев назад
Dee ikhlaas mayna kaa ahyn mxd nooga sheegih😊
@nimca-baar1579
@nimca-baar1579 7 месяцев назад
Walal malahaa wax kaleeh ayuu soo watay, ee afkaa ka xaday, kkk ​@@abusafwaan1280
@Bile9879
@Bile9879 7 месяцев назад
WAABA MIDA AAN LA YAABANAHAY WALAL. WAXAABA LAGA YAABA IKHLAAS INUUSAN AQOON MACQUL 🤔🤔🤔🤔@@abusafwaan1280
@MUXUDIINBarkaawi-pf6md
@MUXUDIINBarkaawi-pf6md 7 месяцев назад
Pᴇs Qᴇʏʀ ʙᴀᴅᴀɴ ᴀʟʟᴀʜ ʜᴀᴋᴜ Wᴀᴀ ғᴀᴊɪʏᴏ...
@caligidhow4712
@caligidhow4712 6 месяцев назад
Illaahow unaxariiso muslimkaa wanaaga ka shaqenayey aamiin
@NJawte
@NJawte 7 месяцев назад
Waligay ma maqlin maanta ka hor. Mahadsanid ustaad Cumar. ❤
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 7 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abukerjowhari642
@abukerjowhari642 7 месяцев назад
Maan ogayn waa xog aad caawa ii sheegtay cumarow ustaad ❤❤❤❤ ale haku sharfo zxp
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 месяцев назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 7 месяцев назад
Cimrigaaga dheeraaday, Geel dhalaayaas ku tusaa. Waa qiso cajiib ah. Keep going bro.
@Straight-yk8ic
@Straight-yk8ic 7 месяцев назад
Sheikh mawduucan waxba noogamaad sheegin aan ka ahayn inay jiraan raggan 1 qofna uu ka haray, intaasna hal jumlad ayaa ku filnayd.
@ubaxcaliismali9631
@ubaxcaliismali9631 7 месяцев назад
Meesha kuyaabay ayaan fadhiyaa Waayo Waa Qiiso igu Cusub Xita Hal maalin isma. Oran warkan okale ayaad maqaleyasa dhuufaan
@israaadenyuusuf
@israaadenyuusuf 7 месяцев назад
Subxaanalh miyaysan xadgudub ahayn in dadkii ka adeegayay masaajidka Nabiga NNKH in sidas loola dhaqmay oo la dhufaanay😢
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 7 месяцев назад
Walaal waxa Carab habaarku ugu dhacayba waa diintii ay dhinac mareen.ilaaheey raali kama aha diintuna ma ogola waa wax shaydaan u qurxiyay oo ay jeebkooda kala soo baxeen
@Amiinaliiban1780
@Amiinaliiban1780 7 месяцев назад
ADIGA MANTA HADAD CARAB KA SUGAYSO 😮WANAAG ADAA CIRKA ROOB KU OG 😂 WAX KASTE OO QOOMAMKII HORE LAGU HALAGAY IYO WAX KA BADAN OO ANAY DADKASI SAMYN BAY SAMEYAN CARAB WAA XAASIDIIN SUBXANALLAAH 😢😢WAA WAXA MARKASTE LOO LAYNAYO XITAA BAL EEG RAGASI WAA RAG MADOW AH 😢😢
@hassanabdullahi3366
@hassanabdullahi3366 6 месяцев назад
Maadan fahmin mowduuca. Bal hal mar kale daawe
@Y-ADIL
@Y-ADIL 7 месяцев назад
Baniàadam iskadaayee Xayawaan in la dhufaano ayaaba dambi ah! Walhi waa arin xanuun bdn, inta ka dambeysay fekerka ah in Nin Ragg eh la dhufaano dambigooda Alle swt un baa og inta uu la ekeendoono maalinta Qiyaamo.
@abuhafsa3637
@abuhafsa3637 5 месяцев назад
Yaa kugu yiri xayawan in la dhufaano ayaa dambi ah, arimaha aadan cilmiga ulahayn haku dagdagin walal shukran
@Abdifitah-ir6dc
@Abdifitah-ir6dc 7 месяцев назад
Allah is one ☝
@juweriamohamed1987
@juweriamohamed1987 7 месяцев назад
We know 🙄🙄🙄
@muhammedmude5740
@muhammedmude5740 7 месяцев назад
side lo ogoladay wax sida u xun oo islamku bidca ku ah in mudo sida dher ay islamku shexdisa ku socota
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z 7 месяцев назад
​kee waaye kaas
@abdullahibulla
@abdullahibulla 7 месяцев назад
9:02 Odayga ugu dambeyo marku ogaday inuu kaligiis kaso haray ragii dhufana indhisa ilin kusoo istagtay lkn wuu isceliyy🥺
@khadardayib4836
@khadardayib4836 7 месяцев назад
Subxanallah weligay mamaqal
@naimoismael-qy4gi
@naimoismael-qy4gi 6 месяцев назад
Wallahi wan ka xumahay in sida la ka yeley indhihisa maad luun ba ka muqda
@guletgulet3389
@guletgulet3389 7 месяцев назад
Cumar Inshaarow,maanta ayaan wax kaa bartay, from Gedo.
@sahraabdi6892
@sahraabdi6892 6 месяцев назад
Illahay kuwo rasuulka agtisa fadhiista alle ha ka dhigo siday cimrigoodi ugu hibeeyen ❤
@moulidibrahim8540
@moulidibrahim8540 7 месяцев назад
Jazaka Allah. I swear l never knew or had from someone speaking about it
@Ninweyn-
@Ninweyn- 7 месяцев назад
ALLAHU Musali Wasalim Calaa Sayidinaa Muxamed ❤️
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 7 месяцев назад
Acuudu billahi mina shaydani rajiim waa markii iigu horaysay oon maqlo
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 7 месяцев назад
Shukran wll omar waa iikow qisadaan !!!❤😊
@khadardof2361
@khadardof2361 7 месяцев назад
صلى الله عليه وسلم ❤
@suziahmed
@suziahmed 7 месяцев назад
Wacalykumusalm wraxmtulah wbrkatu ustad❤
@abdullahirajaa9577
@abdullahirajaa9577 7 месяцев назад
Ilaahey amarkiis mar walba uu yiraahdo koobkaga shaaha soo qaado koob shaah ayaba i hor yaalo😅
@Yaasir2
@Yaasir2 7 месяцев назад
Ogaansho alla haku barakeeyo❤
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 7 месяцев назад
Subxaana laah, waa marki iigu horeysay qaasatan ragga an.
@caqligaadaadeegso751
@caqligaadaadeegso751 7 месяцев назад
Mahadsanid inshar wa markii igu horeeysay an maqlo
@Sayid_999
@Sayid_999 7 месяцев назад
صلي الله عليه وسلم ❤
@Ahmedzayit29
@Ahmedzayit29 7 месяцев назад
Ustaad omar inshar 👋
@hidocali4651
@hidocali4651 7 месяцев назад
اللهم صل على نبينا وحبيبنا محمد❤️
@Sooyalka
@Sooyalka 7 месяцев назад
Mahad-sanid wll Kawaran hadii aad xogahayga soo dawato hadii ay suure tahay
@sayidka6911
@sayidka6911 7 месяцев назад
Waa ii koow, mahadsanid.
@horseedreportagency5138
@horseedreportagency5138 7 месяцев назад
Ficilkaas waa ficil xun diintana wuu ka so horjeeda
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 7 месяцев назад
Cajiib!!! Walaahi waa wax’lala’yaabo Oo nugu cusub akhbaartan subxaanalLaah!!!
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 7 месяцев назад
Allah u Naxariisto ❤
@abdidahir9365
@abdidahir9365 7 месяцев назад
Taas qalad waye in xaniyaha lacaga karaaco 😢
@user-ly9zu4ge8l
@user-ly9zu4ge8l 7 месяцев назад
لأجل محبة النبي صلى الله عليه وسلم الله اكبر الله اكبر الله
@AbaganaYabaroow-nf4qk
@AbaganaYabaroow-nf4qk 7 месяцев назад
MAASHAA ALLAH
@omarhaashi9990
@omarhaashi9990 6 месяцев назад
Jazaakallaahu kheyr akhii ❤❤❤❤❤❤❤
@hassanmacruuf2918
@hassanmacruuf2918 7 месяцев назад
My first comment
@MUXUDIINBarkaawi-pf6md
@MUXUDIINBarkaawi-pf6md 7 месяцев назад
5:52 جزاك الله خير غير الجزاء 🎉🎉
@user-jq7et9gf7w
@user-jq7et9gf7w 7 месяцев назад
الله أكبر ماشا ء الله لا قوة إلا بالله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@whome4851
@whome4851 7 месяцев назад
Bisinka wallahi waxaan moodayey ineey gaalo yihiin markaan sawirkoodi arkay
@kamsuma91ibra2
@kamsuma91ibra2 7 месяцев назад
Hda aya igu horeyso in an maqlo cptain tnks in bdan mida kle tarikhda Nuradiin ninka ad dhahdy hal hbn ayu arky 3 mar Nabiga CSW kaas ino so gudbo ugaz mar kle mhdsanid asc
@mrabdiwahid5268
@mrabdiwahid5268 7 месяцев назад
Scw scw scw❤❤
@CamaarAbdinuur-up6oo
@CamaarAbdinuur-up6oo 6 месяцев назад
Cumaroow Wll Ka soo HadaL sanadka cusub 2024
@maryamahassan377
@maryamahassan377 7 месяцев назад
Subxaanalaah waligeey ma maqlin wlhi wa qiso cajiib ah
@qanciyepro
@qanciyepro 7 месяцев назад
Wa marki igu horaysay een maqlo, mahadsanid ustaad🙏
@saiidshariif
@saiidshariif 7 месяцев назад
Allahuma sali wasalam calaa sayidinaa muxamad 🎉🎉🎉
@khadragermany1610
@khadragermany1610 6 месяцев назад
Wllhay waa wax igu cusub
@abdimainmahamud4753
@abdimainmahamud4753 7 месяцев назад
WALLAHI Waa Yaabay Yaab / dulmiga waa dhibaato Walaalka soo gudbiyey oon codkiisa iyo tabintiisa aan aad u jeclahay Mahadsanid Mahadsanid Mahadsanid
@nasirfarah3860
@nasirfarah3860 7 месяцев назад
Waa qiso layaab leh oo aad u xanuun badan
@saaam6896
@saaam6896 7 месяцев назад
Please hala gaadhsiyo wLalkeen Hal million 🎉🎉🎉😊
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 7 месяцев назад
Subxanallah qof xaqisa lagaley lgu sii shaqeysanyo
@Businessflip
@Businessflip 7 месяцев назад
halkaa waxaa ka muuqda in carabtu ay diinta Islaamka sidey doonaan ka yeelayaan iyagoo isticmaalaya dhaqankooda xun ee hinaasaha darteed ay dad muslimiin ah u dhufaaneen waayo dumarkooda ayay ka shaki qabaan. Subxaana allah
@ibnuawed7770
@ibnuawed7770 5 месяцев назад
Mawduuca waxbadan kaamaad sheegin ustaad
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 7 месяцев назад
Subxaan allah waa markii iigu horaysay aan maqlo ragan noocana
@canaabdahir-ze6dt
@canaabdahir-ze6dt 7 месяцев назад
Commin soon 1m❤🎉
@MaryamaMohamed-zm4nf
@MaryamaMohamed-zm4nf 7 месяцев назад
Mahadsanid❤❤❤
@cabdiraxiimaxmed7188
@cabdiraxiimaxmed7188 7 месяцев назад
Meeshaan ku yaabaan fadhaa
@LadanAbdi-lv7qs
@LadanAbdi-lv7qs 7 месяцев назад
Wax fiican ma ahan subhanallah
@Hadraawi52
@Hadraawi52 7 месяцев назад
First 😊
@cabdinaasirxiddig2338
@cabdinaasirxiddig2338 6 месяцев назад
Waa raadadkii ka dambeeyay addoonsigii carabtu ku hayeen dadka madawga ah😢
@fariida6236
@fariida6236 6 месяцев назад
Haa foolxumada nuucaas ah aa laraba in loo duimeeyo
@Ahmad17056
@Ahmad17056 7 месяцев назад
Allahu akbar
@saynabcabdilaahi4143
@saynabcabdilaahi4143 6 месяцев назад
Subxana allah waa cajiib
@user-kp7nd8dt3j
@user-kp7nd8dt3j 7 месяцев назад
Alle ha ku xafido
@user-db8gs1qh9x
@user-db8gs1qh9x 7 месяцев назад
عجيب عجيب جدا
@Businessflip
@Businessflip 7 месяцев назад
Ilaahey haka abaal mariyo shaqada weyn ee ay hayeen ilaalinta Xarameynka iyo qabriga nabiga scws , laakiin halkaa waxaa ka muuqda in carabtu ay diinta Islaamka sidey doonaan ka yeelayaan iyagoo isticmaalaya dhaqankooda xun ee hinaasaha darteed ay dad muslim ah u dhufaaneen waayo dumarkooda si ay uga ilaaliyaan raga
@Abdikhani-said__
@Abdikhani-said__ 7 месяцев назад
صلي الله عليه وسلم ❤️🫀
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 6 месяцев назад
USTAAD. CUMAR QISADAAN WAA MUCJISEE. SAAN WX BADAN UGA FAA IIDO. SIIFIICAN USOOBAAR. KADIB. MUUQAAL NOGA SOOSAMEE
@omerhassan3041
@omerhassan3041 7 месяцев назад
Waa sheeko waalan oo aan la aqbali karin in rag lagu xadgudbo oo nimcadii Rabbi ku galadaystay laga cunaqabateeyo!!!
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 6 месяцев назад
Masha allah ❤❤
@adoontiialle8270
@adoontiialle8270 7 месяцев назад
SubxanAllah waligay ma maqlin.
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 7 месяцев назад
صل الله عليه وسلم
@anabbrattfjord2175
@anabbrattfjord2175 7 месяцев назад
SubhanaAllah
@xalimoxassan-gr3io
@xalimoxassan-gr3io 6 месяцев назад
Keep going brother ❤
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 7 месяцев назад
Waa qiso cajiib ah anan waligay maqal
@Sooyalka
@Sooyalka 7 месяцев назад
Mahad-sanid wll Kawaran hadii aad xogahayga soo dawato hadii ay suure tahay
@saynabcabdilaahi4143
@saynabcabdilaahi4143 6 месяцев назад
لاحول والاقو الا بالله العلي العظيم سبحان الله
@xaliimoabuukar9842
@xaliimoabuukar9842 6 месяцев назад
Asalam caleykum waa yaab waa marka igu horeyso aan arkayo maqlaayo سبحانك العظيم واتوب إليه insha allah Akhir mar Alxamdulaha aad ayaan uu naxay xaraam 😭😭😭💔💔💔😱😱😱 Alxamdulaha nicmada all islaam
@creativemind8924
@creativemind8924 6 месяцев назад
Adduunku waa maalmo, Aakhirase waa ABID❤🎉 Dhalinyarooy haloo shaqeysto AAKHIRO 😢
@Canab-Cabdirashiid
@Canab-Cabdirashiid 7 месяцев назад
Waligey ma maqal wllhi😢😢😢
@suldancukaash6529
@suldancukaash6529 7 месяцев назад
Mahadsanid
@adammohamed5339
@adammohamed5339 6 месяцев назад
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 7 месяцев назад
Subxanallh ❤
@anisatamaam6701
@anisatamaam6701 6 месяцев назад
Waxaas waa laga fiicanyaha qofku inuu shawarma leeyaha oo uu guursado waa Sunday alleh ee koonkan nabi muxamad xaasluu ahaa
@Heba-xk7gr
@Heba-xk7gr 7 месяцев назад
Musalsal kii suldaan Sulayman Ayan ku arkay AQAWAAT waa dhaqan hore ilahay ha u naxariisto Sheekha
@Dhambaal-1
@Dhambaal-1 7 месяцев назад
Halkee ka daawataa wll musalsalka igu caawi
@Heba-xk7gr
@Heba-xk7gr 7 месяцев назад
walaal waa musalsa turki caan ah suldaan suleyman ama xariimu sultaan youtube waad ka helaysa youtube @@Dhambaal-1
@Heba-xk7gr
@Heba-xk7gr 7 месяцев назад
waa qisadii salaadiinti cusmaaniyinta mid ka mid ah suldaan suleyman ,lakin waa sida musalsalada kale ayay u mataleen oo qayta dumarkiisa iyo khiyanooyinka ayay isku taxalujinayan lakin suldaan suleyman taariikh wayn bu ku leeyahay islaamka furitaano iyo khayr badan buu so kordhiyay , sheekh mustafa dhinaca si fican uga hadlay @@Dhambaal-1
@ALBAYANCONSTRUCTIONANDGE-ki6pg
@ALBAYANCONSTRUCTIONANDGE-ki6pg 7 месяцев назад
Waa sheeko cajiib ah walaahi
@ismaaciil8088
@ismaaciil8088 6 месяцев назад
Waa markii iiku horeysay aan maqlo