Тёмный

Qisadii ii tababartay oo saving money muhim iga dhigtay, idinkana aan idinku dhiirigeliyo 

Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

3 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 81   
@zahramohamed9542
@zahramohamed9542 3 месяца назад
Naadiya dadku waysu baahan yihiin qof in wax la weydiistaana ceeb maaha balse in cashar la.bartaa waa muhiim
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 месяца назад
Waa run macanto waa la isu bahan yahay, Allah ha isu keen salhiiro. Thanks ❤️❤️
@ismhan2398
@ismhan2398 Год назад
Waan qiirooday xaqiiqdii lakiin alx in ilaahay kaa bixiyay. Xaqiiqdii saxiib 90/100 kuma yaqaan hadaad wax u baahato ilaahay baniadam noma baahiyo alx calaa kuli xaal
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Walashay ismahansorry inaa ka qiraysiyay, waa runta xabibti dadka inta badan marka uu bahato kuma yaqanan, Allah biniadm ha inaga kafeeyo. Thanks macanto ❤️❤️
@maryanmohamed319
@maryanmohamed319 Год назад
Mashaallah ❤❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Shukran maryan Sharafey. ❤️❤️
@khadrhassan8724
@khadrhassan8724 7 месяцев назад
Maabsha Allan
@halimahashi3919
@halimahashi3919 Год назад
Masha allah
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Thanks qaali. ❤️❤️
@annaahmed2564
@annaahmed2564 6 месяцев назад
Masha Allah xabiibtii jzklq waa waano wanaagsan weeye that is true xabiibtii thanks for sharing qaaliyeey.
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 6 месяцев назад
Thanks macanto Allah ha ku dhowro ❤️❤️
@wadadatoosan.9036
@wadadatoosan.9036 Год назад
Msha allh abyo wa no faiday Allha ku xfdyo ❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Shukran habibti ❤️❤️
@fartunahmed1387
@fartunahmed1387 Год назад
Walaal qaaali mahasanid ❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Waiyaka macanto Fartun. Thanks ❤️❤️
@HamdiLuul
@HamdiLuul Год назад
Mahadsanid walal macasn❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Habibti adaa mudan, thanks macanto in badan. ❤️❤️
@annaahmed2564
@annaahmed2564 Год назад
Nadiya you are brave woman keep going xabiibtii it is important to save something thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work xabiibtii.
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Shukran walashay qaali, yes, macanto very important sii baryo uga raysano. Thanks love ❤️❤️🙏
@salmohappy1198
@salmohappy1198 Год назад
Masha Allah ilahay haku xifdiyo ❤❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Ameen macanto dhamanteenba, thanks walashay ❤️❤️
@umuayman6328
@umuayman6328 Год назад
Machaala
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Thanks habibti ❤️❤️
@ZamzamCarab-ej5eu
@ZamzamCarab-ej5eu Год назад
Mansha alah
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Thanks habibti ❤️❤️
@QadanyusufQadanyusuf-qg8kc
@QadanyusufQadanyusuf-qg8kc Год назад
Masha alaa wll khayr ale hakusiiyo
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Ameen macanto dhamanteenba. Thanks habibti Qadan❤️
@firdawsosayid2478
@firdawsosayid2478 Год назад
Masha Allah 👍 walaal waxban kaa faa idnay. Thanks 😊
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Masha Allah habibti I’m galad inaa wax faiday. Thanks qaali. Thanks ❤️❤️
@Goat0250
@Goat0250 Год назад
Masha Allah aad baan dhiiragalintan ugu baahanahey walaal qaali ❤️❤️❤️❤️❤️
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Thanks walal Mohamed, ❤️❤️
@ayaanjamacmohomed6320
@ayaanjamacmohomed6320 11 месяцев назад
Waa run taa qalii
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 11 месяцев назад
Thanks Ayaan quruxey habibti ❤️❤️
@user-qf7nb5qg2d
@user-qf7nb5qg2d Год назад
Abyo mcn wa runtaaa inad keyd lahaataaa way fcnthy dhiiri galintaduna wad ku mahadsnthy xabiiibty❤❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Asma Haa macanto waa muhim especially hadaynu nahay dumar sababto ah wax kasta inagu dhici karaa. Thanks macanto ❤️❤️
@caashamaxmed7650
@caashamaxmed7650 Год назад
Thanks Nadiya nuura dhirgalin 1000%1000000❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Masha Allah habibti adaa walahay ku dayasho mudan, Aad ku farxay xabibti. Thanks ❤️❤️
@rahimaahmedomar6337
@rahimaahmedomar6337 Год назад
Masha Allah wall qalii ilahay kuxiftiyo❤❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Shukran my love Ameen Dhamanteen ba macanto Allah ha ku sharfo . ❤️❤️
@ismahaanibrahim9929
@ismahaanibrahim9929 Год назад
Masha alaah qof aqli badan wax badan kaa faaiiday thank
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Shukran habibti Allah ha ku dhowro❤️❤️
@AshoAli-cq5rb
@AshoAli-cq5rb 11 месяцев назад
Mashaa allaah walahay waanka heelay ❤️❤️❤️❤️
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 11 месяцев назад
Shukran habibti Asha ii soo dhowow qaaliyey. Thanks ❤️❤️
@awilali6102
@awilali6102 Год назад
Masha allah noso badi dhaqalaha waa loo bahanyey hore usoco walashay alle ku dhowr
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Walal Awil soo dhiwow, Insha Allah walal mahadsanid Allah ha ku xifdiyo. ❤️❤️
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 Год назад
Warunta abayo inla xisabtamo wey fican tahay masha alah ❤❤❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Berlin Haa macanto hadi kale vodka lagu lumin. Thanks love ❤️❤️
@munamohamedali7899
@munamohamedali7899 11 месяцев назад
Waa muhiim abayo sabato ah marka lacagtada kale rebato waxa walibo ku qabsan karo . waxa laan ayaa dhici karto 2 hadii aad xaas thy waxa kugu xumaan karo ninka.3 waxa thy qof nool waayo waxa ba meel ku yaalo oo Hada rabto busniss furan kart. 4 noloshada aya isbadal ku imaan kara xaga cafimad ama ina shaqo laan kugu dhacado 5 caruurta waxa barsho u baahan karto. Gabar walibo waxan kugu la Talin lahaa ine saved lahaato deene iska ilaaliso ogatane waxa aay u bahan thy iyo waxan aanen u bahaneyn. Iska ilaaliye heblaayo waxan aye haysata adigane baahi ku qabato no heblaayo waa heblaayo adigane heblaayo lagu dhaha. Abayo aad baan ku jeclhy waxa thy gabar aad u aqali badan deenkane ilaah ha kaa bixiyo ❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 11 месяцев назад
Masha Allah macanto qodobo muhim ah oo loo bahanyahay dhacana inta badan bad ka hadashay, shukran habibti Allah caqliga ha ku siyadiyo. Wax kasta way kugu dhici karaan waa runta aduunku waa imtixan. Heblayo ku dayo ama iska dhiis waa waxa dumarkena dhibay. Thanks habibti taaladada ficaan. Allah ku xifdiyo macanto. Love you more habibti ❤️❤️
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 Год назад
Wcs,xbbt alxamdulilah Wa xaqiiq wax la aantu aad bay u dhib badan tahay Waayo aragnimo iyo cashiro nolosha ah ban ka faaidaa mrksta. Thanks xbt
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Xabibti fadumo masha Allah Allah ha ku xifdiyo. Thanks love ❤️
@axmedmohamedgure22
@axmedmohamedgure22 3 месяца назад
Nadiye Aad iyo Aad baad u mahad santahay kole qofwalba mar un ayee xalad qabsaneysaa lakin si aad uga baxdo wixii ku somaray ayaa wax laga bartaa
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 месяца назад
Shukran walal, Waa run aduunku waa imtixan iyo tusale socdaa, xalad kastana wax bay inaa bartaa wax inagu dhacaya ma ogin. Allah ha ina xifdiyo. Thanks walal❤️❤️❤️
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Asw, Waa idin salamay dhamanteen dadkaygiyow, qiiso ma ku soo martay noloshada wax ka bedeshay? Thanks❤❤
@fardusjama7379
@fardusjama7379 Год назад
Mansha Allah wllo wanka helay runtii wan samayn doonaa
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Insha Allah macanto Allah ha ku fududeyo . Thanks ❤️❤️
@naimo33
@naimo33 Год назад
Runtii wey fiicantahy in qofka meel wax dhigta xanun ba iman kara shaqa la, aan baa dhigi karta aniga qisa adag baa isoo marty alx waaya arag bay iinoqty hada wax meel waan dhigtaa manshlh
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Hi Naima, Waa run macanto way ficantahay in qofku wax haysso weliba dumarka sabato ah always dadka ka loo dhan baynu iska hor marina. Masha Allah inaa Allah ka saray oo ku noqotay waya arag, masha Allah habibti Allah ha ku barakeeyo. Thanks for sharing habibti ❤️❤️
@fathiamohamed4022
@fathiamohamed4022 Год назад
Asc habo wan ku slamay waxan doonaya inaad wax iga cawiso xagan kala so xidhidha sii private?
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Wa wr wb, Fathia walal soo dhowow, Insha Allah walal hada snapchat ledahay isoo message garee Snapchat kaygu waa Naturally Nadia. Thanks ❤️❤️
@caashamaxmed7650
@caashamaxmed7650 Год назад
Mashaa allah nadiyaay waa tashatay hadlkaaga anigu igu socodaa maxaa janiis iga lu may anigana waa inaa bilaabaa inshaa allah ku dayasho wacan guul nadiya nuuray❤😂😂 deymhii shalay ayaan soo af jaray 359 oo 4 qof kala lahaa illah igu ma oga deyn danbe .
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Masha Allah Masha Allah caasha walahay aad ban kugu farxay xabibti. Talabo wayn oo ficaan bad gadhay, Allah dayn danbe kuma geeyo gacalo. Janiskii lumay macno ma leh inaga dhan waa sameynay, hada guusha aad gadhay fiiri iyo goanka qadatay masha Allah habibti I wish inan kula joga lahaa hug ku siin lahaa. Nolol tii hore ka ficaan hada ku bilabmaysa oo xasilon Insha Allah. Allah dedalkaga ha kula garab halo xabibti. Congrats walal 👏👏👏❤️❤️👍
@fadumoahmed7557
@fadumoahmed7557 Год назад
Asc wll waxaad ka Soo hadashaa qof qurbaha ku cusub oo hada African ka yimi waxaad kula talinlahays muuqaal ka Soo samee sidoo daynta iska ilaalin lahaa iyo kaararka
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Wa wr wb, Insha Allah habibti fadumo waa fikrad ficaan, aad ban uu jeclan lahaa in ciidi ii shegi lahayd berigan cusbaa. Allah ha ku xifdiyo. Wayahay habibti. Thanks❤️❤️
@fadumoahmed7557
@fadumoahmed7557 Год назад
@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 walashay qaali waad mahadsantahay ilaahay ha kaa ajarsiiyo waa runtaa qof soomaaliya oo horay uga hadlay ma jirin wll waad mahadsantahay waan ku sogaynaa inshallah❤️❤️
@rahimaahmedomar6337
@rahimaahmedomar6337 Год назад
Wall fadlan mahelikaraa Telefon kaga?
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Rahma Haa macanto waa 804-290-3447
@hami6hadaf
@hami6hadaf 11 месяцев назад
Karer kadh maxa laga wadaa abayo
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 11 месяцев назад
Macanto karer kadh ma garanayo, magaca ma qaldan? Ii micnee aan fahme habibti. Thanks ❤️❤️
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 11 месяцев назад
Hada ku fahmay credit card macanto waa card lacag dayn ahi ku jiirto oo aad isticmali kartid lacag adan lahayn oo inad diib uu bixisid ah. Waa dayn
@horumarsamee9963
@horumarsamee9963 Год назад
Wlhy wa run war lama sexan krobwa xalad an hada ku sugnahay lkn waxan rajaynaya inan ka baxo mar un
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Ilahay kha ka saaro macanto wixi dhiib iyo werwer ku haysta, Insha Allah khair bay noqon wad ka bixin xabibti. Thanks love ❤️❤️🙏🙏
@ZamzamCarab-ej5eu
@ZamzamCarab-ej5eu Год назад
Wll waxan ka heley faido alaha ku xafidio
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Zamzam soo dhowow habibti, masha Allah I’m glad inaa ka faiday macanto. Thanks ❤️❤️
@qaalidumarxasan1089
@qaalidumarxasan1089 Год назад
Waxa ahay hooyo saysoto labo caruur ah iyo walshey hooydey dhashay 180 bilka −70ijarka −15dugsig−20korondo−45bila−30 tashin maxaa ba soo horha hooyo adag soo qoro
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Hanan soo dhowow macanto, hooyo adag wad dhaftay masha Allah ilahow ku siyadiyo hana ku xifdiyo. Masha Allah xabibti Thanks 👏👏❤️❤️
@halimahashi3919
@halimahashi3919 Год назад
Abyo aniga waxan biil uqataa $570 igumafilnaato Bisho dhaman ayey iga dhamaataa waxabana ma sefgareyo talo isii walalo
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Macanto halimo kharashka miyaa badan? Hadi kharshkagu badan yahay dhiib bay noqon inaa kugu filnato. Snapchat iga soo message garee aynu budget kaga isla egno oo firino mesha wax ka goyn kartid. Snapchat waa Naturally Nadia. Thanks habibti
@ridwaanxasan7207
@ridwaanxasan7207 Год назад
Col ku galay cabsi kugu reeb Maah maah soomaaliyeed
@caashamaxmed7650
@caashamaxmed7650 Год назад
Ka ba daran wll
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Ridwan soo dhowow walal, masha Allah waale waa run waa mahmah Cajiib ah, thanks walal. ❤️❤️
Далее
Это реально работает?!
00:33
Просмотров 1,2 млн
Я НЕ ОЖИДАЛ ЭТОГО!!! #Shorts #Глент
00:19
Horudhaca Fahamka Dhaqaalaha
15:29
Просмотров 17 тыс.
Qaabka la isaga bixiyo Daynta ee la tijaabiyay.
10:40