Тёмный

Qisadii Saxaabigii Milyaneerka ahaa [Cabdiraxmaan ibnu Cawf] 

Abdulaziz Oogle
Подписаться 430 тыс.
Просмотров 77 тыс.
50% 1

HALKAN KA AKHRISO: gaaldiid.com/Xo...
Walaalayaal, dadka qaar ayaa ka rumaysan in saxaabadii rasuulku ahaayeen dad aan hanti badan lahayn, hase ahaatee xaqiiqadu waxay tahay inay jiraan saxaabo badan oo ahaa maalqabeen u dhigmaya milyaneerada caalamka iminka ku nool. Walaalayaal, dadka maalqabeena ah ee Aduunka ku nool waxa hadafkoodu yahay inay noqdaan ruuxa ugu taajirsan caalamka, ayagoo la tartama dad kale oo hanti badan leh, balse hadaad fiiriso maalqabeenadii saxaabada kumaysan caan bixin xoolahoodii iyo hantidoodii toona, ee waxay taariikhda ku galeen Alle kacabsigoodii iyo siday ugu halgameen diinta Islaamka.
Saxaabadii hantida badnaa waxa kamida saxaabiga Cabdiraxmaan ibnu Cawf oo hadana kamid ahaa tobankii saxaabi ee Jannada hal mar loogu wada bishaareeyey.
Magaciisu iyo abtirsiintiisa:
Cabdiraxmaan ibnu Cawf ibnu Cabdicawf ibnu Cabdi ibnu Xaarith ibnu Zuhrah ibnu Kilaab ibnu Murrah ibnu Kacab ibnu Lu’ayy ibnu Fihir (Qureesh). Aabihii Cawf waxa lagu dilay meesha la dhaho Qumaysaa oo u dhow Yalamlam, waxaan dilay reer bani Judaymah. Hooyadii waxa la dhaha; Shafaa bintu Cawf ibnu Cabdi ibnu Xaarith. Wayna islaamtay oo hijrootay.
Dhalashadii Cabdiraxmaan ibnu Cawf:
Cabdiraxmaan wuxuu ku dhashay magaalada Makkah, toban sano kadib sanadkii maroodiga “Caamufiil”, sidaa darteed wuxuu nabiga ka yaraa toban sano. Magaciisana waxa loo bixiyey Cabdulkacbah, hase ahaatee nabiga ayaa ka badalay magaca, una bixiyey Cabdiraxmaan.
Cabdiraxmaan wuxuu ahaa sida ay warinayso xaaskiisii Salmah bintu Caasim; wuxuu ahaa nin midabkiisu cad yahay, indho waaweyn, baalasha indhihiisuna badanyihiin, sankiisuna uu xaga hore ka dheeryahay, labadiisa miciyood ee sarana dheeryhiin, qoor dheer, garbo waaweyn, wuxuuna ahaa nin dheer, qurxoon, maqaarkiisuna qurxoonyahay.
Islaamnimadii Cabdiraxmaan:
Cabdiraxamaan islaamnimadiisu way horeysay, waxa lagu tiriyaa sideedii ugu hor islaamay, iyo shantii saxaabi ee ku islaamay gacantii Abubakar.
Waxa lagasoo wariyaa sida uu kusoo saaray ibnu Casaakir kitaabkiisa “Isaabah fii tamyiiz Al-saxaabah” in Cabdiraxmaan dhahay: “Waxaan u safray Yemen, intaan nabiga la soo saarin hal sano kahor, waxaana ku dagay odayga la dhaho Caskalaan ibnu Cawaakin Alxumayri, wuxuuna ahaa oday waayeela oo cimri dheer gaadhay, waxaanan ku dagi jiray markaan safrayo, imanuusan waydiin jirin xaalada Makkah iy inay cid soo baxday. Hase ahaatee sanadkii nabiga lasoo bixiyey ayaan ku dagay wuxuuna dhahay; abtirso walaalka reer Qureeshow, waanan isu sheegay waa; Cabdiraxmaan ibnu Cawf ibnu Cabdicawf ibnu Cabdi ibnu Xaarith ibnu Zuhrah. Wuxuu yidhi; war makuugu bshaareeyaa, oo kaaga fiican ganacsiga, waxaan idhi; haa, wuxuu yidhi: Ilaahay wuxuu kasoo saaray qoomkaagii nabi raali laga yahay oo uu doortay, uuna kusoo dajiyey kitaab, reebayana sanamyada una yaboohaya Islaamnimo, xaqana wuu farayaa waanu la imanayaa, baadilkana wuu reebaya, wuxuuna kasoo jeedaa reer bani Haashim, waxaanad u tihidiin reer abti, ee Cabdiraxmaanow la saaxiib oo raaca, gaadhsiina gabaygan:- gaaldiid.com/Xo...

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 112   
@abdulaziz-hf5fg
@abdulaziz-hf5fg 7 лет назад
illahoow janadaada nagu kulansii nabi maxamed SCW iyo asxaabtiisa amiin
@hamsearnav1258
@hamsearnav1258 4 года назад
abdul aziz scw Scw scw Aamiin ya Rabi
@f.n6491
@f.n6491 7 лет назад
MashaAllah Jazakallah qeyr
@siciidgeele4461
@siciidgeele4461 7 лет назад
Mansha allah ilahayhakaa abaalmariyo maanta diinta barashadeedu meelwalba weytaalaa ilahayna waa inoo fudaudiyey culimada iyo dadka ilahay barakeeyey xiliwalba wey inoosoo galiyaan khayrka ilahayha inaga dhigo kuwo kafaaiidaysta adiga iyo inta khayrka dadka gaadhsiisana ilahay ajar iyo xasanaad haidinka siiyo aamiin yaa allah
@hamsearnav1258
@hamsearnav1258 4 года назад
Siciid Geele Aamiin ya Alah
@azlmcl198
@azlmcl198 7 лет назад
jazaakallaahu khayr yaa sheekh alle janadiisa hakaa waraabiyo adiga iyo inta muslimiinta ah ee aan ka mid ahey aamiin.
@cabdiaskarbuulle4887
@cabdiaskarbuulle4887 7 лет назад
jazaa,kalaah aqii filaah warali yalaahu asxaabu rasuulilaahi scw
@engatam4746
@engatam4746 7 лет назад
JAZAA KALAAH Sh.Abdi Aziz oogle Ilaahay haku xifdiyo oo Ilaahay Janada Hagu macsuumo
@aishahennaharts9394
@aishahennaharts9394 7 лет назад
As Salaamu Caleykum wllo Sheekh CabdulCaziz aad baan kaaga faaiidey macalim aad iyo aad ii anfacay baad tahay. Cilimiga aad faafinayso wllo Allah ha kaa aqbalo, Anagana Cilmun Naaficun Allah ha nooga dhigo. Allah yaxfadak Shaikh CabdulCaziz awlaadaada Zawjadaada Waalidkaaga iyo dhamaan Muslimiinta oo dhan Jannatul firdows Allah ha inagu wada kulmiyo Allahuma Aamiin.
@cabdirashiidyuusuf1777
@cabdirashiidyuusuf1777 6 лет назад
Mashaa allaah walaal illaahay cimriga hakuu waa siciyo insha allaah
@JoinourTeam
@JoinourTeam 7 лет назад
Masha Allah jazakalah kheyr aquuna filah
@fadxiyayuusuf9948
@fadxiyayuusuf9948 7 лет назад
jazaka lah
@nacumiahmed8161
@nacumiahmed8161 6 лет назад
allha ya ciska sheikh 😍💖💕
@ciisebeereed2205
@ciisebeereed2205 7 лет назад
jazakalh sheeq alle aku dhowree
@gouledjeelal8561
@gouledjeelal8561 7 лет назад
mashalaah ALAAHU Akbar
@miskymohamed2267
@miskymohamed2267 6 лет назад
jazakalahu kheir
@axmedsiidow6229
@axmedsiidow6229 6 лет назад
Masha allah
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 7 лет назад
Mashaa Allah baaraka Allah jasaa kumu allahu qeyr jasaa
@caashocabdullaahi1358
@caashocabdullaahi1358 6 лет назад
masha allaha sheikh
@shaqofamilychannel3043
@shaqofamilychannel3043 7 лет назад
maashaa allaah walal jazaa kallaah
@hodanabdullahiahmed4814
@hodanabdullahiahmed4814 6 лет назад
Mash alllllh alllh Ajara kaasiiyo anagane Ku wiiqaat alllh Naga dhiigo
@umumaida5085
@umumaida5085 7 лет назад
Masha Allah jazakallahu kheyr sheikh abdul aziiz
@maryamaruun7835
@maryamaruun7835 7 лет назад
اميييييييييين يااااااارب وجزاك الله خيرا
@AhmedAhmed-ky3jr
@AhmedAhmed-ky3jr 6 лет назад
Asc mashalaah illahey haku barakeyo
@mabsudridwan7418
@mabsudridwan7418 7 лет назад
masha allah alle haka abaal mariyo sheekh
@zamzamsam2743
@zamzamsam2743 7 лет назад
mashaa allaah sheekh ilaahay ha na siiyo ayadoo xalaal ah aamiin yaa allaah
@mahamedwarsame4749
@mahamedwarsame4749 7 лет назад
Mashaa Allah jasaakalaah
@abdi767gama7
@abdi767gama7 6 лет назад
scw scw maxmed abdillahi abdi mudhalib
@saacidomar8752
@saacidomar8752 3 года назад
ilaaahay haka raali noqdee saxaabigee Markiisii hore ba ganacsaduu ahaa xataa intuusan islaamin khibrad ganacsi oo aad u saraysuu lahaa dabcan ilaahay ha u naxàriisto Aaaamiin
@deeqaxirsiyaasiin180
@deeqaxirsiyaasiin180 7 лет назад
masha ALLAAH
@hafsanuura2898
@hafsanuura2898 7 лет назад
جزاك الله خيرا
@muniirkhalif2696
@muniirkhalif2696 7 лет назад
masha Allah jazakalah
@barwaaqobilan1552
@barwaaqobilan1552 7 лет назад
mansha Allah ilaah ajar ha kasiiyo walal
@MohamedAhmed-dz1vw
@MohamedAhmed-dz1vw 7 лет назад
maasha allaah jazakallah kheyr shiikh ilaahay hanaga dhigo kuwa soo dhaweya asxaabtii nabigena SCW ileen maba gaari karno wanagooda
@fatimaaa8140
@fatimaaa8140 7 лет назад
masha allah masha allah
@abshiromahamed7190
@abshiromahamed7190 7 лет назад
jisakalahu kheer shiikh
@craxmaanbashiir6800
@craxmaanbashiir6800 7 лет назад
maasha allaah
@huseinabdirahman5747
@huseinabdirahman5747 7 лет назад
Mashallah allah shukran wllkey
@yasiincadde6711
@yasiincadde6711 7 лет назад
maasha alla
@duniyachannel1335
@duniyachannel1335 7 лет назад
Maashallah aad baan channel kaan ugu xiranahay qisooyin cajiiba baad noo soo gudbisaa mar walba maashallah jizaakilaahi khayr
@shuaybyare4649
@shuaybyare4649 7 лет назад
jazakallah khayr yaa shiikh
@pubgninja4044
@pubgninja4044 7 лет назад
jazaaka,llahu qeyran
@roodosiyaad9992
@roodosiyaad9992 7 лет назад
Masha Allah Allah Ya cizak
@abdihassan5738
@abdihassan5738 7 лет назад
Mnsha allah
@hanihudaaa8635
@hanihudaaa8635 7 лет назад
jasaakalaah scw
@MohamedAhmed-dz1vw
@MohamedAhmed-dz1vw 7 лет назад
walaal adigo raali ah inoo soo gali taariikhdii khaalid binu waliid seyfullaah
@faadumoshiiq8815
@faadumoshiiq8815 7 лет назад
Mohamed Ahmed
@mohamedaden7156
@mohamedaden7156 4 года назад
horey ayaa loo soo dhigay
@waxkabarodiintaada1540
@waxkabarodiintaada1540 3 года назад
Marsha allah shiekh jazaaka allah
@nadiamohamed2514
@nadiamohamed2514 7 лет назад
sheekh man'shalaa jazkalaa khayer rabi ha ku xafido amiin adiga iyo waalidkaa jantal fardows rabi ha ku geeyo amiin
@abdiazizmohamed3450
@abdiazizmohamed3450 7 лет назад
maacha allaH
@abdirahmanmohamed1346
@abdirahmanmohamed1346 7 лет назад
jasakallahu khayr
@abdimohamed1088
@abdimohamed1088 5 лет назад
Masha Allah Qiso Qiimo Iyo Qaayo Badan Ku Waano Qaadasho Ah Shukran Brother
@caaishamahamud3575
@caaishamahamud3575 7 лет назад
ما شاء الله شكرن يا أخي
@cabdallayuusuf9922
@cabdallayuusuf9922 7 лет назад
Allahu akbar
@nasiibbadan995
@nasiibbadan995 4 года назад
Masha Allah illaahay barakeyo
@nouradiin8pac361
@nouradiin8pac361 7 лет назад
masha allaah
@caltumaali1889
@caltumaali1889 7 лет назад
Masha Allah beautiful keep going
@MohamedAli-tj4ly
@MohamedAli-tj4ly 6 лет назад
Masha Allah Allow Abdirahman okale iga dhig
@mahatabdi9957
@mahatabdi9957 6 лет назад
thanks
@adoontiiallah1992
@adoontiiallah1992 7 лет назад
masha Allah jazakallahu jaannatula raaxman akhii filah ALLAH ku xafido adun iyo aqirabo faraxd igu nolaw
@asiyaahmed9045
@asiyaahmed9045 7 лет назад
mashalah
@sahrasharif3657
@sahrasharif3657 6 лет назад
Mashlallah jasakallah khayran
@abshirmohamed5459
@abshirmohamed5459 4 года назад
sh ilaahay janada hakuugu bishaareeyo
@kingmoha272
@kingmoha272 6 лет назад
Jazaakallaah
@asiyaahmed9045
@asiyaahmed9045 7 лет назад
maashallah
@fadxilaasim5590
@fadxilaasim5590 4 года назад
Ilaahay ha kaa abaal mariyo sheekh
@mohamudmohamed4071
@mohamudmohamed4071 6 лет назад
Jazakallah sheeq
@shukrimoha7694
@shukrimoha7694 7 лет назад
sheikh ilaahey dartiisa ku jeclahay jazaka laaah
@nuurqorane5957
@nuurqorane5957 7 лет назад
mansha Allah
@shuushaali7864
@shuushaali7864 7 лет назад
MashaAllah
@lovesecret9454
@lovesecret9454 4 года назад
Baarakallaah walaalkey
@limanilmulkuyomlilaahilwax5964
salallaaahu calayhi wasalam akhii rabi swt miisaanka xasanaadka hakuuu saaaro
@omarusman1309
@omarusman1309 7 лет назад
aduunka gaaal baan ugu necebahay adoonkii alle
@alxaajiali1982
@alxaajiali1982 7 лет назад
ASC akhi fillaah ma aabahaaba sh mustafe XAAJI ismaciil haaruun aadbad iskugu cood eegtihiin
@aliabdulkadirhassan8459
@aliabdulkadirhassan8459 6 лет назад
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@zuhuuradem3392
@zuhuuradem3392 5 лет назад
Jazakallaahu khayr
@nihaalcadey446
@nihaalcadey446 4 года назад
Allha ajar kaa siiyo
@abdizz3328
@abdizz3328 7 лет назад
scw scw scw
@faayjaamac4374
@faayjaamac4374 6 лет назад
Abdizz 33.
@ayaanjoojoole3678
@ayaanjoojoole3678 7 лет назад
Masha-Allah Tabaarakallaah
@samitalovelyarsenl8935
@samitalovelyarsenl8935 7 лет назад
masha llh scw scw scw
@nasiibbadan995
@nasiibbadan995 4 года назад
Wuxuu ahaa halyey
@fatmasheikhuna7403
@fatmasheikhuna7403 3 года назад
Mashallah
@camaleyare9037
@camaleyare9037 6 лет назад
ماشاء الله
@mohamedhamidou8890
@mohamedhamidou8890 5 лет назад
Waxan aad ula yabanay dadkan dislike garaynaya sheekha iyo wacdiga siba qisadi asxabta subxanalaha
@farxaanjabane4908
@farxaanjabane4908 3 года назад
Keep going
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 лет назад
MAANSHA ALAH
@Ahmad17056
@Ahmad17056 Год назад
Mnsha allah ❤
@hassanmohammedaden6023
@hassanmohammedaden6023 4 года назад
Masha Allah
@farxaanjabane4908
@farxaanjabane4908 3 года назад
Sheekh
@zamzamsam2743
@zamzamsam2743 7 лет назад
dadkaan ku ordaaya hogaan iyo inay dadka xil u qaadaan hadana dhaaranaya miyey moogan yihiin sidii nebigeena Noogu sheegay
@maryanhassan7386
@maryanhassan7386 4 года назад
10 ka dib dheh
@sophiaabu5115
@sophiaabu5115 Год назад
SCW SCW SCW SCW ❤️ ♥️
@yaasiinibraahinabdi4216
@yaasiinibraahinabdi4216 4 года назад
S c w
@ifkabeauty2754
@ifkabeauty2754 4 года назад
A
@hamdihassan346
@hamdihassan346 5 лет назад
Rc
@garasho8888
@garasho8888 7 лет назад
maasha alaah
@abdiazizmohamed3450
@abdiazizmohamed3450 7 лет назад
maacha allaH
@fartuunabdikadir1116
@fartuunabdikadir1116 7 лет назад
masha Allah
@asiyaahmed9045
@asiyaahmed9045 7 лет назад
maashallah
@nuurqorane5957
@nuurqorane5957 7 лет назад
mansha Allah
@asiyaahmed9045
@asiyaahmed9045 7 лет назад
mashalah
@farxaanjabane4908
@farxaanjabane4908 3 года назад
Mazha allaH
@abdizz3328
@abdizz3328 7 лет назад
scw scw scw
@maryuuma926
@maryuuma926 3 года назад
جزاك الله خيرا
@nasiibbadan995
@nasiibbadan995 4 года назад
Masha Allah
@adoontiiallaah2273
@adoontiiallaah2273 7 лет назад
مشاء الله
Далее
DAGAALKII BADAR - SHEIKH XASAN IBRAAHIM CIISE
1:09:42
Просмотров 109 тыс.
Sheekh Mustafe Siirada Nabiga (ﷺ) | Qaybtii 2aad
3:29:56
Qisadii ugu yaabka badnayd ee Cabdilaahi ibnu Miskiin
32:13