Тёмный

Taariikhdii Balqiis iyo qisadii dhexmartay Hudhudka 👍 {Abdulaziz Oogle} 

Abdulaziz Oogle
Подписаться 430 тыс.
Просмотров 44 тыс.
50% 1

💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
💥 / abdulazizoogle
💥 / gaaldiiid
💥 gaaldiid.com/
💥 / hishaami
Faahfaahin:
Balqis waa haweenyadii boqorada ka ahayd dawladii Saba', oo ka dhisnayd dalka Yemen. Gabadhan oo kamid ah dadka ugu caqliga badnayd, ayaa lagu sheegay taariikhdeeda Quraanka kariimka. Shinbirka Hududka ayaa soo ogaaday in boqortooyadaasi ay caabudaan Qorraxda ayagoo u sujuudayey, kadibna Hudhudkii ayaa u yimd nabi Suleymaan oo uga warramay in gabadhaas iyo qoomkooduba ay Ilaahay u shariig yeeleen. Nabi Suleymaan (csw) wuxuu diray shinbirkii oo u dhiibay warqad, si uu ugu tuuro qasrigii boqortooyada ee Balqiis. Boqoradii way heshay warqadii, wayna akhrisatay, kadibna waxay la tashatay wasiiradeedii oo uso bandhigay inay la dagaalanto nabi Suleymaan. Hase ahaatee haweenaydii Balqiis waxay tijaabisay inay hadyad u gayso nabi Suleymaan, balse nabi Suleymaan waa ka cadhooday hadyadaas, wuxuuna ugu hanjabay hadii ay iman waayaan ayagoo Muslimiin ah inuu la dagaalamayo oo uu ka dhigayo dad dullaysan.
Balqiis waxay go'aansatay inay la kulanto nabi suleymaan, dabadeedna way soo xidhxidhatay, balse intay jidka kusoo jirtay ayaa nabi Suleymaan dalbaday in la keeno carshigeedii, waxaana soo qaaday ninkii cilmiga kitaabka u lahaa.
Ugu danbayn haweenaydii Balqiis way Islaamtay, waxayna raacday nabi Suleymaan.

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@dekahahmed670
@dekahahmed670 7 лет назад
masha Allah jazak Allah gaaldiid.
@muxiyadiinahmed7910
@muxiyadiinahmed7910 7 лет назад
Jazallahu khayr ilahey haynaga dhigo macii Anbiyada shukran wll Abdul Aziiz
@ibrahiimyusuf1617
@ibrahiimyusuf1617 7 лет назад
mash alh,qer alla kusiyo shekuna,daldiid
@abdullahmohamed2424
@abdullahmohamed2424 6 лет назад
Ibrahiim Yusuf 2018/6/7
@bbyK898
@bbyK898 7 лет назад
jazakalhu khyran wllo
@caltumaali1889
@caltumaali1889 7 лет назад
Masha Allah
@shaficigaras2958
@shaficigaras2958 3 года назад
masa Allah
@iskufilanshigdaahir1153
@iskufilanshigdaahir1153 7 лет назад
masha allah cajiib jazaakalaah walaal mahadsaid
@huseinabdirahman5747
@huseinabdirahman5747 7 лет назад
mashallah gaaldiidow shukran wllkey jazakallahu kheer shukran wllkey
@huseinabdirahman5747
@huseinabdirahman5747 7 лет назад
Waafika wll soo dhawaaw
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 месяцев назад
Maasha Allaah
@asiaaar5002
@asiaaar5002 7 лет назад
رب اني ظلمت نفسي واسلمت مع سليمان لله رب العالمين (ماشاءالله ما احلي هده القصة)
@abdullahmohamed2424
@abdullahmohamed2424 6 лет назад
Asia Aar iyiy
@deeqadeeqa1180
@deeqadeeqa1180 8 месяцев назад
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@mohammedibrahim8735
@mohammedibrahim8735 7 лет назад
masha allah
@dahirahmed7526
@dahirahmed7526 7 лет назад
mansha allaah jazekallaah
@azlmcl198
@azlmcl198 7 лет назад
jazaakallaahu khayr yaa sheykh
@Leyaanachannel1
@Leyaanachannel1 7 лет назад
mashallh jazaakallh akhii
@abdullahmohamed2424
@abdullahmohamed2424 6 лет назад
As c is the
@abdirashidmursal8586
@abdirashidmursal8586 7 лет назад
ilahay qeyr badan haku siiyo anaga hanoo dambi dhaafo amin yaa rabi masha Allah
@Ahmad17056
@Ahmad17056 Год назад
Qiso cajiiba❤
@Secretbeauty-plant
@Secretbeauty-plant 7 лет назад
masha allah jasaka allahu khayr
@cabdiqanimaxamed2184
@cabdiqanimaxamed2184 5 лет назад
iLaahay sheekha khayr hasiiyo
@abdimohamed1088
@abdimohamed1088 5 лет назад
Cajiib Jizaakumallaahu Bro Ajar Iyo Xasanaad Insha Allah
@abshiromahamed7190
@abshiromahamed7190 7 лет назад
masha alaah shiikh alaha kubarakeyo
@nasriinaduceysan6574
@nasriinaduceysan6574 7 лет назад
jaza kumulahu qeyr insha allah
@umuaamiin1314
@umuaamiin1314 6 лет назад
Masha alaah jasakalaah qeyr
@nimcacdy1372
@nimcacdy1372 7 лет назад
cajiib mnshllh rabi zidnaa cilmaa
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 7 лет назад
soubxaana allah
@alisaaramteam8466
@alisaaramteam8466 5 лет назад
Mashllaaah wlo Allahku xiiftiyo
@alifprograms6702
@alifprograms6702 6 лет назад
Jasakaalahu khara
@luuladan9945
@luuladan9945 7 лет назад
jazaakalaah qeer
@Ahmadissak
@Ahmadissak 7 лет назад
Jazakllh
@boqoradagalgaduud7564
@boqoradagalgaduud7564 7 лет назад
mashallah
@zachariah.mohamed6906
@zachariah.mohamed6906 7 лет назад
jazakalah msh
@fadumoabdixaaji9344
@fadumoabdixaaji9344 7 лет назад
masha Allaaaaha
@nasramaxamadismail474
@nasramaxamadismail474 7 лет назад
maasha allaaah jzkl khayr wll
@khalkamoh1417
@khalkamoh1417 7 лет назад
asc nasra huuno ciyaal madiina maad ahaan jirday pls
@su254
@su254 6 лет назад
Masha Allah Allah ha ku xifityo wllo
@somsaid8416
@somsaid8416 5 лет назад
alxamdulilah
@balqiisaahmedcumar2371
@balqiisaahmedcumar2371 6 лет назад
Mashallah jazaakallah kheyr
@hasinohusen7515
@hasinohusen7515 7 лет назад
Subxaanallah
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 7 лет назад
Jinan somaliyaa jira jinan maraykana jira ayanku qoslay laxawla ilabilah 😂😂😂 Jasakalaahu khayr akhii
@azlmcl198
@azlmcl198 7 лет назад
hahahahaha
@rukiaiisa2726
@rukiaiisa2726 7 лет назад
Samirah Samir
@faisalmuumin7782
@faisalmuumin7782 7 лет назад
Samirah Samir haaa
@mohammedibrahim8735
@mohammedibrahim8735 7 лет назад
Samirah Samir 😃
@fulanfal5979
@fulanfal5979 6 лет назад
Samirah Samir
@asiaaar5002
@asiaaar5002 7 лет назад
jazakallu khyraaa sheikhnaa lkn wallo sual adoo raaliya se isku fahnayeen hud'hud iyo balqiis tusaale cida hadiyada kasoo qaadaysa hud'hud soo maahan waan fahmay marka warqada uu u gaynayo wuu u tuurayaye
@abdulazizoogle
@abdulazizoogle 7 лет назад
asc, hudhudka lama hadlin Balqiis, ee warqada kaliya ayuu u tuuray. Hadaydana waxa soo qaaday dadkii u adeegayey Balqiis.
@asiaaar5002
@asiaaar5002 7 лет назад
gaaldiid gaaldiid mahadsanid wallo wan fahmay jazakallahu khyraa
@abdullahmohamed2424
@abdullahmohamed2424 6 лет назад
Asia Aar asc
@maryanomar4126
@maryanomar4126 7 лет назад
sheq jaza kalah qeyr
@balqiisaahmedcumar2371
@balqiisaahmedcumar2371 6 лет назад
Magaceeda anaa watee
@balqiismaxamed2787
@balqiismaxamed2787 3 года назад
Sido kle anika aya wato magacaas magacaas
@shekhyaxye7842
@shekhyaxye7842 7 лет назад
wadadhali karaaaan lkn isma.guuursakarayaaaan o nikax madhicikaro
@xamdimaxamed8603
@xamdimaxamed8603 4 года назад
Yaa kuu sheegay wll Noo bal balaari warka 😁😁
@mahamedwarsame4749
@mahamedwarsame4749 7 лет назад
Masha allah
@dalxiischanel7253
@dalxiischanel7253 3 года назад
Maasha allaah
@jirdemohamed1913
@jirdemohamed1913 7 лет назад
Masha allah
@happyqaali4400
@happyqaali4400 7 лет назад
Masha Allah
@fartuunabdulahi4250
@fartuunabdulahi4250 7 лет назад
mashaa allaah
@xaadsanxaaji7675
@xaadsanxaaji7675 7 лет назад
Maasha Allaah
@abdirizakahmed5257
@abdirizakahmed5257 7 лет назад
Xaadsan Xaaji
Далее
Taariikh nololeedkii Saara Nabi Isxaaq hooyadii
31:33
PERFECT PITCH FILTER.. (CR7 EDITION) 🙈😅
00:21
Просмотров 4,5 млн
SHEEKADII WIIL WAAL IYO CIGAAL ILEEY
24:53
Просмотров 354 тыс.
Sheekadii Wiil Waal Oo Dhameystiran
1:39:37
Просмотров 272 тыс.
Qisadii Balcaam ibnu BAacuuraa (Wadaad kacay)
18:41
Просмотров 47 тыс.