Тёмный
No video :(

Qisadii Xabsiga - Abdiwali F Qambi 

Madaale Productions
Подписаться 134 тыс.
Просмотров 52 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@dailyxiin
@dailyxiin 4 года назад
Cajiib maxamed siyaad barre weeye ninka waxaaso dhiba u gaystay hdana wuu iska cafiyay oo marka uu soo hadaL qaado wuxu dhahaya cafis rabi haku naxariisto.... Alle cabsidiisa qalbigaaga haka buuxiyo adeer qof qalbi wanaagsan aya tahaye.... Ilahay hdaan eegana aslim baan idhaahda Aadane hadaan eegana aarsan idhaahda abeesa sidaa tiri siyad ba odayga ugu maah maahaY.... Qoraa abwaan waaya arag c/wali qambi ......😍❤ Waa gabaygi dhalisha aha ee lagu xidhay kii u sahlana... Ninkii kibirka kugu feedhi jiray faras hadu jiidho Oo fiiro gaariyo adiga ficila ka doono Feedhaha hadu qaar ka jabo waad ku faraxdaaye Wakaa sida falaadha galbeed fooraro dhicine Fiirshay waka macalinki fooda sii dhigane
@nuurtaash2804
@nuurtaash2804 3 месяца назад
WaaEeyo SNM
@mawlemagan
@mawlemagan 4 года назад
Waa lama huraan in qisaskaan dhabta ah, bulshada lala wadaago. Sidoo kaleeto, in films iyo buugaag laga qoro ayaan ku dhiiragelinayaa. Waayo, dulmiyadaab waa inaysan dhulkeena dib uga dhicin. Kuwa amaanina dulmiyadaan in shacabka loo geysto waa daalimiin aan Rabi aqoon.
@nuurtaash2804
@nuurtaash2804 3 месяца назад
Waa qurunkii abaarta uu siyaad ka bixiyey
@omarjeylani579
@omarjeylani579 3 года назад
Waan ka xumahay dhibka ku gaaray. Lkn Waxaa cad in aad tahay nin qalbi fiican. Waayo, ninkii dhibka kuu gaystay baad hadana intaa cafisay kadibna u ducaynaysaa. Maasha Allah. Allah ha kuu dambi dhaafo. Aamiin
@umurowda6887
@umurowda6887 3 месяца назад
siyad kaligii ma ahayn ee daarood ayaa waxan ku sababayay waliba ogaadeen iyo dhul bahante mareexaan kulama jirin waana dad wacan
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 3 месяца назад
Waa runtaa walaahay ogaadeen iyo dullbahante iyo hawiye oo Markii dambe ogaaday
@AbdrixmanAdan-xg5dm
@AbdrixmanAdan-xg5dm 3 месяца назад
❤waan ku slamay queuxayIla Soo xiriir
@khaledjey8472
@khaledjey8472 4 года назад
Wlhi waa qiso cajiiba, Waa halyeey guul ban ku rajeyn adeer
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 9 месяцев назад
muxuu haleeya oo looxira?
@Xeerta-Liido
@Xeerta-Liido 3 месяца назад
Abtio wlhi waaku dhadhacatay waa raaxeysatay hadow ku xiiray maxed siyad barre alx dheeh abti naaziib badniida u ducey EX my president siyadd ❤❤❤❤
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 года назад
Its true story Bigays iyo haruur ayaa laysasiin jirey that time
@zakihussein9147
@zakihussein9147 Год назад
Waa dhibaato xanuun badan lakin keligaa maaha dad badan baa kula qabey dhibkaas oo kale Alle ayaa mahad leh oo dhaafiyey siyaad bare wadanka
@user-vu6df1om9o
@user-vu6df1om9o 3 месяца назад
Dhibaato Way Jurtay Oo Waa Runtaa Laakiin Xadraawi Oo Jeelkaa Galay Oo Mudo Ku Noolaa Noomuu Sheegin Walaal
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 Месяц назад
Hadraawi ma Xabsi buu galay magaalo Qansax dheere la dhaho ayaa lagu yidhi ku noolow oo ha ka soo bixine Xabsiga 20jirow waa Cadaab aduun
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 года назад
Gob gobi dhashaad tahay alle ha ku xiftiyo
@user-np6ph5px9p
@user-np6ph5px9p 3 месяца назад
Zpapilon muve in somalia ka qor
@umurowda6887
@umurowda6887 3 месяца назад
iidoor baa kula garanaya😊
@ciisefaaraxciise8735
@ciisefaaraxciise8735 4 года назад
Gobonimadu waa dhalan , haddaan been la sheegayn ninkani waa geesi halyay ah.
@umurowda6887
@umurowda6887 3 месяца назад
in uu waasho ayaa sanqadhan loogu samaynayaa
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 4 месяца назад
"Xamar ayaanu kugeynaynaa oo xisbiga hanti wadaaga ayaanu kugu daraynaa ee hasoo noqon" waa sheeko qiimo vadan
@sabaalomedia4639
@sabaalomedia4639 4 года назад
wlhy waa halyeey alle garabkaaga ha galo adeer geesi waayo arag ah baa tahaye
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 2 месяца назад
Musqul buu ku dhinty ninki dadkaa saa u ciqabi jiray aakhirna war baa ka dambeeya
@Ayanleqambi
@Ayanleqambi 4 года назад
Wlahi waan ka xumahay, aad & aad Dr : Abdiwali Farah QAMBI Qisada Xabsiga 20 jirow uu ku xirnaa muddo 7 sano ah, Anikana muddo bil ah baan ku jiraa gurigeyga cudur ka Coronavirus hadana anaa og ciriiriga aan dareemaayo, Imagine Qof ku xirna 7 sano xabsigii 20 jirow uu ahaa xabsiyada ugu xun Africa ka dhisay Soviet Union xiligi shuuciyada islamarkaana usii dheerayd Ciqaab mentality & fiscally ah ilahay khayr ha kuugu bedelo
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 4 года назад
Abwaanku xagu jooga fankiisa nooga waran wll
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 4 года назад
Abwaanku xagu jooga fankiisa nooga waran wll
@TheSayax22
@TheSayax22 3 года назад
@@mahadmaxamedcumar8573 waxa uu kunool yahay Australia victoria
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Год назад
Midawga sofiyeeti ma dhisin waxaa dhisay jarmalka bari iska hubi
@khalidpuntlander11
@khalidpuntlander11 Год назад
@@gedefletv6049haa bro jeelka labatan jiroow waxa dhisay jarmalka bon ee bari you are right🫷🏻✍🏾
@AhmedNuur-le8ru
@AhmedNuur-le8ru 3 месяца назад
Ilaahay haku ciqaabo maxaad been sheegtay Sababta oo Ah Waxaan joogay. Xabsiga
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 3 месяца назад
Kuwii dadka cadaabi jiray ayaad tahay walahay abtigay ayaa ku jiray waad naxaysaa markuu kuu sheekeeyo, ilaa hadda mar mar ayuu baxayaa oo cabaar maahsanaanayaa ilaa aad soo celisana soo noqon maayo ilahay adiga iyo axmed saleebaan dafle maxaa cadaab idin sugaysa
@abdiroble5107
@abdiroble5107 5 месяцев назад
Labaatan jirow waxa la dhisay xilligii fashiistadii Musalini. Ka xilligii kacaanka la dhisay wuxuu ahaa laanta buur
@Mohamed-gq2dj
@Mohamed-gq2dj 3 месяца назад
Subxanalaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MaxamedFaarax-bm9fw
@MaxamedFaarax-bm9fw 3 месяца назад
Wuxuu ka cabanayo wlh wa runtiis
@user-np6ph5px9p
@user-np6ph5px9p 3 месяца назад
Raepect
@RobleBarre-xz6kt
@RobleBarre-xz6kt 3 месяца назад
Waa wax aan fcneyn lakin dadka jeel ogadeen kasheekeynaya markan arko Tani waaa iqarso Adeer
@user-np6ph5px9p
@user-np6ph5px9p 3 месяца назад
Waxaan ka wadaa wa muve history sida papilon
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 8 месяцев назад
Waa ismaacil ali abokor
@sbsaloon6561
@sbsaloon6561 4 года назад
😥😥😥😥
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 Год назад
Wuu isbaanbarayaa hadalkiisu
@MoMo-vm3rc
@MoMo-vm3rc 3 месяца назад
Afweynow naarta galoo ku waar weliba.
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 9 месяцев назад
maxaad halaysa oo laguu xira?
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 8 месяцев назад
Nin kii ku dhibaateeye miyaad allah igu bareeysa naxariis Why ?????
@kullesheikhmahamed2147
@kullesheikhmahamed2147 5 месяцев назад
الا لعنة الله علي الظالمين
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 8 месяцев назад
Why u Cafinaysa nin kii sidaas ku dhibaayey ?
@Arianalovers8167
@Arianalovers8167 3 месяца назад
Asigey caafimaad utahay inaa iloowdo wixii laguugu sameeyo iyo inaa cafiso waa kala labo
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 9 месяцев назад
Adeer ma garan karo ninkii 6 sano ku ciqaabay in aad u duceysid nin miskiina ah oo cabsi darteed kuu jaajuusay aad u necebtahay wali ims dhicin mise sida aan arkay oi rag badan oo waalidkood ama walaalahood uu ciqaabay Siyaad barre haddana u duceynaya oo marna ku keh dowladnimo siyaad baa u danbeeyey ayagoo wixii dhacay dusha ka saaraya dad kale. Malaha daarood wax riman.
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 8 месяцев назад
Maaha Sidaa laakiin runtu yay ku dhibin, somali isaaq waa KA duwan yahay Hadaad Maalin is dishaan ku ilaa bi maayo isaaq waa dad calool xun oo aan cafiska aqoon Hadaad 20 Sanadood wanaajinaysay oo aad Maalin xumaysid wixii oo wanaag ahaa wuu ilaabayaa waa dadka somali ugu CAYDA iyo aflagaadada ugu badan waa dad GAALADA aad u jecel waa dad muslinimadu ku yar tahay Waa dadka somali ugu balwada badan, waxay sameeyaan wax aan Qof Muslim ah samaynin ka WARAN Gaalkii Anderson Cooper oo aad DHUL Somaliyeed keenteen oo ay ka dhalatay in Maalin keliya Maxkamad Hargeisa la keento 40 Makhnuud oo aad somi oo dhan ceeb u soo hoyseen XUMAANTA isaaq CAAWA oo dhan baan wadi karaa, ha moodin in aan reer CAAYAYO laakiin Si daacad ah u eeg
@faysalhassanmahamud4551
@faysalhassanmahamud4551 4 года назад
This why I hate military rule
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 3 года назад
Waryaa madaale ka muusiga si loo dhegeyto
Далее
Saaxiibkii Xabsiga i dhigay - Qiso iyo gabay
16:52
Просмотров 354 тыс.
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 3,8 млн
Почему-то хочется плакать
00:17
Просмотров 491 тыс.
when you have plan B 😂
00:11
Просмотров 3,8 млн