Тёмный

Qiso Cajiib ah Saudi Arabia 🇸🇦 Masayr iyo waali aan isku qoomameeyey 🇸🇦😭😱💔 

Fatima Muna channel
Подписаться 92 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 89   
@fadumaali4556
@fadumaali4556 11 месяцев назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉Masha Allaha waa Qiso Cajiiba ah
@fadumoaman4475
@fadumoaman4475 11 месяцев назад
ABalkeed ayuu ugu dhakhsaday wale
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 11 месяцев назад
Faduma muna iyo family waa idin salaamay ilaahey ha idin barakeeyo aamiin dhamaanteen somali dhanba aamiin ❤
@asiliborle6342
@asiliborle6342 11 месяцев назад
Walle sabaabeya u noqatey inu guursado
@HafsoHassan-cm9pv
@HafsoHassan-cm9pv 11 месяцев назад
Walhi aniga qisadan iga waramin waayo wa igu dhacdeya sida bn u maseyr badan oo ninkeyga ku dhibaateyaya wa burburi gaareya gurigeyi alxmdulilah alle ba i ceynshey
@iftincabdilahi-nt9uv
@iftincabdilahi-nt9uv 11 месяцев назад
Sxp hafsa maseyrka ma xumo lkn ka bad badiska ayaa xun
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 11 месяцев назад
Wcs walaashey faatima munaay allaha kubarakeeyo aadbaan kuu salaamay inbadan
@axmedxuseen1615
@axmedxuseen1615 11 месяцев назад
Masha Allah wll waxaad soo gudbisay qiso cajiib ah waan ka helay waad mahadsantahay
@JH-ec7tv
@JH-ec7tv 11 месяцев назад
Allahum sal al Mohammad Subhanallah 🤔💝💝💝🤲🏻jazakallahu khar
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 11 месяцев назад
اللهم❤صل❤وسلم❤ علي نبينا❤محمد❤ صلي الله❤ عليه❤ وسلم❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 11 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️
@khadrasuldaan6042
@khadrasuldaan6042 2 месяца назад
Salaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hodaneey
@Hodaneey 11 месяцев назад
Masayr kaasi mu ahayn doqonimo weeyan maxa wixii hore ka galay axsan wuu ku sugay ninkaasi
@Iconic_twinziz
@Iconic_twinziz 11 месяцев назад
MashaAllah ❤❤❤
@Hanmor3412
@Hanmor3412 11 месяцев назад
Qisadani cajiib badanaa masha alalh
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 11 месяцев назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@AminaMahamet
@AminaMahamet 29 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mashaa alaah qidada waanjecelahy walaashay
@aishamohamed1228
@aishamohamed1228 11 месяцев назад
wanku salamay fatima muna ❤❤ ❤
@halimaabdi270
@halimaabdi270 11 месяцев назад
Siifan ayuu yeeley ❤❤❤
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 11 месяцев назад
Qayladi yeertaa qoleysan uga darin waa tanoo odageedi laga faaiidoy
@fatimahodey
@fatimahodey 11 месяцев назад
Subxanallaah maxaa ku kalifay inay sidaas qof ugu mashquusho kaagq darane dulmiso
@iqromaxamed5430
@iqromaxamed5430 11 месяцев назад
Wad mahadsan tahay fatma qaali aad ayaan u jeclahay qisaska Saudi Arabia
@asiliborle6342
@asiliborle6342 11 месяцев назад
Cajiiba weeya walatey
@ummosaara580
@ummosaara580 11 месяцев назад
Mashallah wll ❤
@fadumoaman4475
@fadumoaman4475 11 месяцев назад
Inaalilaah
@maryanmuktar7272
@maryanmuktar7272 11 месяцев назад
Dadkii isjeclaa bay isusoocelisay
@zahraluul8092
@zahraluul8092 11 месяцев назад
Caadi maahan qisadan mahadsanid muna
@foozia426
@foozia426 11 месяцев назад
Scw scw scw
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 11 месяцев назад
WAKU SALAMAY FTM MUN. ILLAHEY WA XAQ SORE.
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss 3 месяца назад
أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤😢😢😢❤❤❤❤😢😢
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 11 месяцев назад
Fatima muna ❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumoaman4475
@fadumoaman4475 11 месяцев назад
Dulmiga ruxa sameeya isaga ayay ka daba imaani wale
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 11 месяцев назад
Iman lan ayaa haysay acudu billah😢
@hanefa283
@hanefa283 11 месяцев назад
الظلم ظلمات الا يام
@jhussain1507
@jhussain1507 11 месяцев назад
Walaahi qisadaas waxaay daliil utahay doqonimada dumarka ayagoo is leh wax xumeeya aay ayaga is xumeeyan gacantooda isku toogtaan
@amiroabdi8414
@amiroabdi8414 10 месяцев назад
war heedhehaya waa igu socotay sheekadaan cajiib!! waa gabar guuxeeda kadheeraysay, saan ugu ciil qabay maanshalah waala jaray mac sonkor. كما تدين تدان..
@anfahnoor9054
@anfahnoor9054 11 месяцев назад
Qisadaan waxay isoo xusuusisay aayada ah لا تسألوا عن اشياء ان تبد لكم تسأمكم
@rodahassan929
@rodahassan929 11 месяцев назад
Asc fadumo muna waa kusalamay
@yahyehasan5132
@yahyehasan5132 11 месяцев назад
😂😂😂😂😂 mahadsanid mamo ❤❤❤
@habonqurux7490
@habonqurux7490 11 месяцев назад
Wax biirso wax beel bay dhasha uunbn maqli jiray may iskga tagto marky ogaty inuu naag kle jecla 😭 anaaba lamaseeray 😭😭
@maqsudisse1946
@maqsudisse1946 11 месяцев назад
Wax tagay maba aheyn inay ka maseerto ama ay daba gasho waliba inay marwo tahayna ay ogaatay
@habonqurux7490
@habonqurux7490 10 месяцев назад
@@maqsudisse1946sawtn lalaso doonanayo ee rarku ka hekaynyn 24/7
@EkraamAmalow-ml7bg
@EkraamAmalow-ml7bg 11 месяцев назад
Ninki ayey xàq uu sisey inu guursado naagti here...madama dartisa loo furaay😊
@hawomohamed507
@hawomohamed507 11 месяцев назад
Naag waalan ayay ahayd. Dhibaato ayay gacanteeda ku samaysatay.
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 11 месяцев назад
Somah🤣🤣🤣
@Amranhasan258
@Amranhasan258 11 месяцев назад
Saan ujeclahay shekadada munay ilahey ha ku jeclada
@hanefa283
@hanefa283 11 месяцев назад
كما تدين تدان 😊
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 10 месяцев назад
Doqon bay ahayd
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 11 месяцев назад
Qisada markii hore way iga xanaajisey lkn gadaal wan ka qosley on iri ilaahay wa caadil😊 dadka qaar ba shartooda dhaqso lugu abaal mariya wana mudankeda nagta sheydamad ah
@user-jy5rk9jc5k
@user-jy5rk9jc5k 11 месяцев назад
❤❤❤❤
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa 11 месяцев назад
من السبعة الموبقات : قذف المحسنات المؤمنات 😢
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 11 месяцев назад
Sababta rerka ayaa leh acudu billah😢
@ayannitta
@ayannitta 11 месяцев назад
❤❤❤😢
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 11 месяцев назад
Cajaaib was cibratun liman yakhshaa
@fay6834
@fay6834 11 месяцев назад
Allaaahu Akbar Sax
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 11 месяцев назад
Guri dadow bey dumisay hadane keedibaa dan makuu tahay ku dhisan
@hibohussain5505
@hibohussain5505 11 месяцев назад
Kkk tan wa aniga aad ayan u masar badanay Walhi Alle iga daweyo 3 cisho ka hor ano ninkayya ag fadhiya fbook gisu iska dawanayay waxan arkay nago friend so hor Mara san ku yidhi sababtay nagu kuso hor marayan maxay tay last 3 day kolaba wan xasuusiya oo naga dawata ku leyay wax dhibana kuma arag waligay & isago cid la hadlaya hadan Mobil kisa jaanis u helo wan badha xata pssword wan haya markasta misku sara mobile oo uu kaga sexda waligay ma arag cid so wacay hadana shay dan uun ba ii shekeya
@umuamiira113
@umuamiira113 11 месяцев назад
Ani waba ididi wllo basaborka xataa ma aqano
@umumaajidmaajid6080
@umumaajidmaajid6080 11 месяцев назад
Mobilada aad fiirineysan iska daaya waxa laga yaaba wax aad waligaa hilmaami weydo inad kala kulanto maalin indhahagane ku dhacaan marka iska daaya beni,aadan lama kontorole Kare
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 11 месяцев назад
Maxa farxad Ah nagtiba laso furyey nag nin qabo ka maseraysay bal hada yado madax banan ka waran😢😢😢😢😢
@user-zq3ot2xh2d
@user-zq3ot2xh2d 11 месяцев назад
M a waaqiso aad u ficn oo na anfacaysa waa wacyigalin
@waxtarkawalaalkamedia1400
@waxtarkawalaalkamedia1400 11 месяцев назад
soomaliada ku maahmahdo ninkii soo joog laga waye soo jiifo ayaa lag helaa. marka gabdhaan labaad gabdhaas weey ka daba hari weeysay lakiin ugu danbeenee waxeee noqadan dangalo ama minyaro ninkeedii wa cajiib aduunyada
@maryamabdikadir-yl2vq
@maryamabdikadir-yl2vq 11 месяцев назад
😂😂 maseerka ka xaabxaabi hee
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 11 месяцев назад
Lkn rerka ayaa qaldan acudu Billah bal Maxay wilkoda rerkisa u bur burin oo arimaha gashay dad ka qar wala yabaysa😢😢😢😢
@safiyamahamoud8165
@safiyamahamoud8165 11 месяцев назад
Waxa qaladka qofka noloshiisa inaad dabo gashid gabadh nin kale qabo ayey dulmidey taasooy dhitadeedii heshay
@shukrimohamud5596
@shukrimohamud5596 5 месяцев назад
Wiilka wax fcn ayuusameyay walee waa qiso caajib ah. Fadumo muna 🎉macaanto mahad sanid
@nimosuleiman
@nimosuleiman 5 месяцев назад
Shaydaanku balaayo badanaa waxan maqli jiray booraan hadimo ha qodin hadadqodona ha dheerayn ku dhici doonteene moyee
@leylaaofficial5724
@leylaaofficial5724 11 месяцев назад
Abayo video ma qaadan kara bal ii soo jawaab
@halimaabdulle3731
@halimaabdulle3731 11 месяцев назад
Asc Alaah baa gaar uleh qeebka oo cibrah baa kusugan waana laga fiicanyahay in aan raadino nooga soo duceya maseerka aan muuqan & midka muuqdo anuga waxaan guri leyahay 22 sano Alxamdu lilaah la i lamana Guursan Alxamdu lilaah dhagtaana ii tagan walow sowjkeyga aanan ku arag
@user-jy5rk9jc5k
@user-jy5rk9jc5k 11 месяцев назад
Asc wll
@hiisjama7947
@hiisjama7947 11 месяцев назад
Faadumo muna was. Kusalaamaya
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs 11 месяцев назад
Bisinka iney sida udulmido may aheen gabdha ninka my la xisabtan to maxa gabdha daba dhigay
@Hearxx4b3lla
@Hearxx4b3lla 11 месяцев назад
Waa cajiiib waan dhuuuxay waxaa iisoo baxday inay jiraan dumar somaliyeed oo maseyrku waalay lkn aan ka fakarin khasaaraha ka dhalan kara Gabadhaas mac sonkor ayey ku tahay sida ku dhacday 😂😂😂😂
@sadiamohamed9547
@sadiamohamed9547 11 месяцев назад
😂😂😂😂😂 alahu akbar
@fatxiyaahmed6684
@fatxiyaahmed6684 11 месяцев назад
walee waan ogaa iney taas ku dhaceyso iney doqonimadeeda iyada isugu soo celineyso mar hadii la furo bal maxaa dabadhigay naag la qabo
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs 11 месяцев назад
Anu maseerka waaka darn ahay gabadha Maan lw noolan laheen daqiiqad nin nag uwashay walay igatahay😂😮
@fatimahabdifitah9160
@fatimahabdifitah9160 11 месяцев назад
Waxaas wa wax tagay adi ka horeeyay
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs 11 месяцев назад
@@fatimahabdifitah9160 waa waligeedba
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 11 месяцев назад
Masayrku waa dhibbadanyahay
@sahrahaji5749
@sahrahaji5749 11 месяцев назад
Macsokor beey kutahay naagtaas
@iftincabdilahi-nt9uv
@iftincabdilahi-nt9uv 11 месяцев назад
Wlh waa wax dhaca qisadan o kle raga qaar ayey heysataa nolol waa hore ah in hada lagu qabsado mxad hada ka hor naagtaas nolol ula wadaagtey o kle lkn naag caqli leh ninkeeda afaarihiisii hore ma gasho markad afaaro kaa horeeyey gasho waa markad adiga gacantada isku toogan laheyd
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd 11 месяцев назад
S
@caynicadey6146
@caynicadey6146 11 месяцев назад
Dulmiga ma fiicno way dulmise gabadhas maskiinta ah
@islaaxiyahabdirahman3440
@islaaxiyahabdirahman3440 11 месяцев назад
Cajaaaib😂 weeye wax badso wax beel ayey dhashaaa gacanteday kusoo xaraysatay gabdhii
@maryanali1413
@maryanali1413 11 месяцев назад
Way kuhabooneyd.
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 11 месяцев назад
Waa rero rer badgal Ah 😂😂😂😂😂 maxa bada gashay bal may dhaqdan hada waxay hestan
@amalismail7772
@amalismail7772 11 месяцев назад
Wax tagay tiigsamaad malaha, nolol kaa horaysay maba aha inaad ka hinaasto, hinaasaha cad dhaafka ah waa shaqo shaydaan😡
@habonqurux7490
@habonqurux7490 10 месяцев назад
Sawtan kolba familku kuso hadal qadayan ish
Далее
🛑 ты за кого?
00:11
Просмотров 60 тыс.
IT'S MY LIFE + WATER  #drumcover
00:14
Просмотров 17 млн
SHALAYTADII KHAALID WA QISO QARIIB AH!@SawdaBillan
31:59