Тёмный

QISO DHAB AH 🇬🇧 WIIL10 SANO XABSI LAGU XUKUMAY markuu soo baxay Habaryartiis 2aad Guursaday 

Caaliya Sharif channel
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 95   
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Год назад
Asc Asxaabey waxaad Khalad u fahanyeen Su'aasha ah Waddaadadu maxay ka dhihi doonaan? Waxaan ka wadaa in Hooyadu u diido inuu guursado Naag ka weyn ayna ehelkeeda ku dacweyso gabsdhii, waan ogahay in Habaryar iyo adeer aan hooyo la dhalan la guursan karo?
@deeqaali787
@deeqaali787 Год назад
Inaad yusu xaaji cali ilma adeer tihiin waan ogahay adigana lafahaaga cad cad baan aqaan abaayo ,
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Год назад
@@deeqaali787 mashallah waad i taqaan weliba si fiican alla ha ku sharfo xbbti qaali😍
@deeqaali787
@deeqaali787 Год назад
@@Caaliyasharif sidoo abaayo mcnto illaahay ha sharfo , waxaan dadka kugu xiran oo daawata chennalka meel kasta oo aan tago waan ku xirnahay Halkaas ka soo wad xabiibti ❤️
@kadanali-oc6qp
@kadanali-oc6qp Год назад
​@@Caaliyasharif asc walaalo waxan la yiri veryo hore oo dadka qabiilka guud aad wadag tan xata adeer iyo abti la dhihi jiray guurkooduna ceeb ahaa ayaa gabadhyar waxa guursaday adeerkeed afraad.mudo ka dib ayaa hadana midkale guursatay abtigeed saddexad. Ka dib dumarkii arooska yimi baa ku heesay(hablaha reer dhagax bayaan uma guursadan dhulkii bay bi,inayan adeerkeed guursata hablaha eelka u lahayd. Reerkan lakiin alle ha barakeeyo wayo wiilku wuu toobadkeenay inan yarna lama siiyeen wayo somalidu waata ninbaa beri bakhti cunay nin imika dhashay ku canaananaysa. Gabadhana madaba ay yara habsantay wiilkaa ka yarbay danteedu ku jirtaa xaga taranteeda. Allif mabruuk ban leeyahay caaliyaay.
@abdibasid7161
@abdibasid7161 Год назад
Lkn Waxan Dareemayaa Gacamaha Dhumucdooda Inaad Na Tuseyso Si Aan Is Kugu Dhex Yaacno😂😂😂
@samirr546
@samirr546 Год назад
Nin rag ah oo Abaal yaqaan Gabadhuna way u banaantahay Iyadoon weliba ku tala gelin Maa shaa Allah Allah haysu barakeeyo Nin rag ah baa abaal guda Mahadsanid Caalyanuura.
@aliyusuf466
@aliyusuf466 Год назад
Maashaa Allah Waa Sheeko Cajiiba oo Nin Karti iyo Go,aan Leh Heleyna Gabdhaha Tii Layiri Kaba Gabadhaasi Waa Qaali Ayada iyo Ninkeedaba Waa Uhabayeyneynaa Waxaan Leenahey Allaha Xifdo Aduun iyo Aakhiraba Hanabarakeeyo Ayga iyo Ilmahoodaba
@fatimamohamudjama2123
@fatimamohamudjama2123 Год назад
Ciid Mubarak ❤ caliya shariif
@ayaanhassan2140
@ayaanhassan2140 10 месяцев назад
Asc abaayo mcn manshallah 🌺🌺🌺🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕
@fartunomar2528
@fartunomar2528 Год назад
Hhhhhhh like plus share ina adeer. Wanjeclahay your attitude ❤!!!
@SalehRealist
@SalehRealist Год назад
Soo dawoe wallo
@user-su1ge9xw6q
@user-su1ge9xw6q Год назад
If the parents are not agreed due to the age or unserious reason , you don’t have to obey them
@meguelv-p
@meguelv-p Год назад
Habaryartii was iga dheh
@tonyausten2168
@tonyausten2168 Год назад
Love is blind, as long as it is Halaal Mabruk! 💌
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Год назад
In kastoo Soomaalida ay Ka Xishoodaan Guurka Noo Caas ah Lkn Shareecada Islaamka Ayaa Oggol ..thanks.
@amina7327
@amina7327 Год назад
Thanks Walaalo habaryar 2 hadey tahay waa gursan karaa hoyo diis ilmo ader kowad hadey tahay waa ok
@AbdiaziizabdiAbdi-pg1tt
@AbdiaziizabdiAbdi-pg1tt Год назад
M.a wan kusalamaya caaliya qurux Inshaalah wan ku gursan dona qof furfuran ba tahay ee
@fadumojama22
@fadumojama22 Год назад
Masha Allah ilmadeerta labad wacadi Horan uarkay dad iskugursaday laakin dadku majecla
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 9 дней назад
❤❤❤❤
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 Год назад
Maashaalaa Maashaalaa ❤❤❤
@mandekdaoud3358
@mandekdaoud3358 Год назад
Walalo mas alada gurka abtiga iyo habaryarta aan walid ahayn ee yacni la dhalan hoyoda wa xalal rasulku scw gabadhisa fadumo zahra inaderki bu u dhisay lakin aderka mu odhan jirin somalida wax ay madmadobeyan umbay yaqanan
@amuunabdi5554
@amuunabdi5554 Год назад
Bal wiil toban Sano ka xirnaa haduu gabar fiican u helay in ay allamdillilah tirahdey aheed
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Год назад
Wcs mahad sanid caliya shariif tuug siga like ta madii danin makha yadaada ayaa ku hor mareysa lkn shekoyinka inaga hagaa ji cibaha dadkana haku fogaan alle na dadkiisa u nabad gali adna godob haqaadan qurbu huna wii hawl badan yey wll nabad galyo
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Год назад
Caaliya aaa runteed Somalia Hargaysai iyo muqdisho Waxba umay dhaxayn
@casalasal6466
@casalasal6466 Год назад
ASC HABO QAALI MAASHA ALLAAH ALLAHA KU XAFIDO
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Год назад
Caaliya shariif Salan sharaf Sanadki hore habenki Ayan shaqayn jiray Barmamujyada Cajiib ayay ahayeen
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 Год назад
Subxanallah ilahayoow ceehabaheena astur. Geel beeluhu muusan aqoon miyaa habaryartiis? Ma habaryar guurmudan baa xaga sharciga diinta islaamka. Mahadsanid Caaliya Shariif walaashay qaali runta Allah wuu jecelnahay rabi haku jeclaadee. Sidaas kuso walal waad kuliiibaani runsheega inshaa Allahu.🎉❤🎉❤💫👍💪💯🥀⚘️⚘️⚘️⚘️⚘️⚘️⚘️⚘️⚘️❤
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 Год назад
Habaryar taas wuu guursan karaa diinta Islam waa hooyo Ina adeerteed bay tiri
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Год назад
Dee Wuu Geeyaa Maxaa Diidaaya
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 Год назад
@fadumohassan2425 mashaa Allah waa habaryay guur mudan markaas ceeb malaha. guurkooda.rabi ha isu barakeeyo. Thanks, habo.
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey Год назад
Aaliya Shariif anigu maku guursda Waa ku jeclahay pöz❤❤❤
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Год назад
Xaqiiqdu waa dalku inu kuunfur iyo waqooyi midoobay 26 jun 1960 aha
@deeqaali787
@deeqaali787 Год назад
Asc wr wb abaayo , bacda salaan . Waa caadi habaryarta waa la guursan karaa . Tusaale baan ku siinay , Caasho Axmed timey sow ma qabo wiilka ay habaryarta u tahay oo ina adeerteed kowaad dhashay Marka diin ahaan waa geyaa Laakiin habaryarta hooyadala dhalatay ma geyo waayo waa hooyadii labaad Marka reerka illaahay haysu barakeeyo ❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Год назад
Deeqa waan ku salaamay dad aan aqaan oo ehelkeyga ah ayaad ka hadleysaa! Waa dhab waan ogahay, in la guursan karo, keliya waxaan ka wadaa in wiilku guursado Naag aan waalidkiis la rabin oo ka weyn
@deeqaali787
@deeqaali787 Год назад
@@Caaliyasharif Haa abaayo waa dhib hadii waalidku aanu raali ka ahay lkn muhiimadu waa inay labada qof isku qanacsan yihiin waynaanta ay gabadhu wiilka ka weyn tahay , soomali uun baa cilad ka dhigta
@omararale7962
@omararale7962 Год назад
Ma Sha Allah. That's ok
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Год назад
Waa la booqda Xabalaga ehelka Wana loo duceeya Hadaad awoodo
@fuadomar7831
@fuadomar7831 Год назад
Hooyo Habaryar hooyo la dhalatay Ayeeyo Walaasha Gabadhaada Eedo aabo la dhalatay Ninku ma geyo laakin habaryar hooyo la inadeer. Ah wuu geyaa Sharcigu sidaas ayu qabaa
@ayubdhagacade8854
@ayubdhagacade8854 Год назад
calafku wa caiib illahy qorshuhuu wato cidna ma celin karto waalidku inay u mahdceliyaan bayba aheed habaryartaaas abaal bay u gashy reerka booskoodii bay buuxisay
@dahirawke9268
@dahirawke9268 Год назад
Mansha allah you so pretty
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Год назад
Masha Allah run tii waa sheeko cajiiba
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD Год назад
Havartar labaad iyo koowaad ba waala guursan karaa
@samiraige4360
@samiraige4360 Год назад
Sidee habaryar koowaad loo guursan karaa ?
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 Год назад
Acowdu bilaah war ileyn caruurta qurbaha ku dhalataahi tirsi maleh ina Habreedey anigu naag uma aqaan walashay bn u aqan iska daa haberyare war waxa dhaqanka hala baro dad kaama jiraan qurbe Awoowgey ba oran hiray meykal io Maria dadka la baxay iima xisaabsana ee yan la tiran Somaliyey waa runtii
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Год назад
Ani waxaan marqaati ka ahaa nin guursadey gabar ay dhashay ina adeertii kowaad waana geyaan xalaala lkn soomaalida ayaa guurka qaraabadu ku yaryahey
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Год назад
Aqas
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 Год назад
Dee wuu guursan karaa maxaa ka macnaha oo aad ciwaan uga dhigtey
@_Khaalid
@_Khaalid Год назад
Caaliyadayda caashaqa salaan Dibna jacayl kasoo baxday. Aakhirka inaan ku guursan baa ii muuqata yaakhay quruxley (@public love ❤️)
@samirr546
@samirr546 Год назад
Ninka halkan jacayl ka sharaxay rajo ma laha malaa raalina noqo.
@_Khaalid
@_Khaalid Год назад
@@samirr546 Intaada xadgudub sameyn. Aniga iska key xukumin. Xidhiidhkeeduun isii. Naftaa yar xakaaranee. Jacaylka laxiiqsanee. Xanuun kunoqdaan ahee. Kolaba hayska Kay xukumin.
@samirr546
@samirr546 Год назад
@@_Khaalid kkkkkkkkkkkkk Jin iyo Insi cid aad tahay garan mayno ee raali noqo kuna dhaqaaq hawsha hadii raran ku gubayo.
@_Khaalid
@_Khaalid Год назад
@@samirr546 Waan kaaga mahad celinayaa garawshiinyahaaga. Waan dadaaliye Hambalyada koobaad waa dhankaaga. Ninkaad meeshaa ku aragto marka kuugu horeysa haday xitaa habeen tahay #_subax_wanagsan iska soo hormari hadaan dhoola cadeeyo waa aniga ee ogow samiray inaabti.
@samirr546
@samirr546 Год назад
@@_Khaalid khayr in shaa Allah. Ku jar hadalka ku jar. Nabad gelyo inaabti.
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Год назад
Kkkk
@QaliIbrahimMahamud-go7wr
@QaliIbrahimMahamud-go7wr 26 дней назад
Asc baayo tariqda nogusheg afsomali
@LuxIqraa
@LuxIqraa Год назад
I miss you 😢❤
@abdibasid7161
@abdibasid7161 Год назад
Gacamahan Inaad Natusto Baad Ugu Talo Gashey Dhumucdeeda Miyaa 😂😂😂❤❤❤
@mmjey
@mmjey Год назад
Waryaa gabadha ka xishood.
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Год назад
inteen kaala soo xidhiidhaa huunno
@Queenugbaad
@Queenugbaad Год назад
Caaliyaa asc plz sheekoyinka noso badi. Thank you
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 Год назад
Waa gursan kara as long as she is not his mum real sibling.
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Год назад
waa qaraabo uun Mar hadayna la dhalan wuu guursan karaa
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Год назад
Abti 2aad gabadhuu abtiga u yahay guursadaa buuxo, but It's weird though. Walciyaadu billaah. By the way islaanta wiilka dhashay waa jizaar wayna qaldan tahay. Maxay u dhihi waysay khayr Allaha ku siiyo hadaaba wiilkeena noo xanaanaysay. Teeda kale intay da'da gabadha ku haadayso may walbo dhahdo waa habaryartaa ceeb waaye. Dumar dumar iale lee cadowga koowaad eh. Allaha xaqqa tuso.
@maaxmahdi3503
@maaxmahdi3503 Год назад
@mohamedmohamoudhassan1914
@mohamedmohamoudhassan1914 Год назад
Emailkaga ii reeb caaliya
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 Год назад
Salamullah❤
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Год назад
Ingiriiska jeelkooda waa lagu kufsadaa lagu dilaa sida lasheegaayey
@safiakabail561
@safiakabail561 Год назад
Asc aaliya shariif sheeko qurxoon a
@rajwa00000
@rajwa00000 Год назад
Diinta waxba kama taqanid hoyada inaderted run ah xata wa guursan karaaa
@ishwaaqdaahir8733
@ishwaaqdaahir8733 Год назад
Cod ma jiro baayo
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Diiniyan wuu guursan karaa
@MaryamaNoor-xd7tc
@MaryamaNoor-xd7tc Год назад
Kkkkkkkk
@ayaanmaxamuud6413
@ayaanmaxamuud6413 Год назад
Caaliya wanu ku salaanay kasoo hadal waayaha iyo dramada socota😆😆😆
@nassirjama3686
@nassirjama3686 Год назад
Love,an anchor is prohibited publicly and you should be private! Truly yours
@fahima6186
@fahima6186 Год назад
Habaryar waaba waalide Bissinka 😂
@aminaseben9811
@aminaseben9811 Год назад
😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Год назад
Kkkkkkkk aniga ku sheregeray
@foozia426
@foozia426 Год назад
Halkan aan joogo wabay isku qabaan sicaadiya haryar inaadeer ruma
@maaxmahdi3503
@maaxmahdi3503 Год назад
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Год назад
Wcl sister ❤❤🎉
@AM-jz6vb
@AM-jz6vb 9 месяцев назад
😂 madaamad hooyadeey tahay madaamad habaryartay tahy wanku guursanaya?? Kuye
@saadiyaibrahim1832
@saadiyaibrahim1832 Год назад
Hallo Alia wie geht es dir
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Год назад
Fiican xbbti🥰
@Ayaan8912
@Ayaan8912 Год назад
🫣🫣🫣
@rajwa00000
@rajwa00000 Год назад
Wu gursan karaaa caadi ta hoyadii la dhalatay le xaran ka ah
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 Год назад
naaya hargeysa soomaaliya maaha waa soomaaliland haisindhtirin
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 Год назад
Markaa maxaa habaryartii ka dbigay hadaanu awowgiis hoyoo dhalin. 100% XALAAL.Qaraabo fake ha la is ka dhaafo.00
@aragsanismael4912
@aragsanismael4912 Год назад
❤❤
Далее
Qiso cajiib ah waligaa musiibo makugu dhacday
5:14
Просмотров 7 тыс.