Тёмный

Qiso Dhab ah: Jaceylkii Maxamed Cali Kaariye iyo Shankaroon 

Cumar Seerbiya
Подписаться 71 тыс.
Просмотров 287 тыс.
50% 1

Waxaa ka sheekeyneysa Khadiijo Foodey oo ka mid ah jilyaasha ugu waaweyn ee Jacaylkii Taariikhda galay ee Kaariye iyo Shankaroon.

Опубликовано:

 

23 июн 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 80   
@MohamedOmar-vh5ur
@MohamedOmar-vh5ur 2 года назад
Ilaaahoow kuu naxariiso abwaan mohamed cali kaariye Hadii jacaylku noqon lahaa qofnool oo somali ah. Wuxuu noqon lahaa Mohamed cali kaaiye
@ahmedmohamedyasin1520
@ahmedmohamedyasin1520 3 года назад
Ismahan waa ku jeclahey inshallah jaceylkeennu wuxuu noqon doonaa mid mira dhala
@mohamedfarahabdulle4410
@mohamedfarahabdulle4410 3 года назад
Legend mamo habiibo xasan toxoow fankii hibadiisa dadkan naga mudan.taalo waa astaanta dalka nolow mamo💓💓💓💞💖🙏🏻💕❣
@sumayoabubakar9046
@sumayoabubakar9046 3 года назад
Waa khadiija foodey weyna noshahay
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 3 года назад
@@GalowGobiye Khadiina Fooday waaye waa nooshahay waxayna joogtaa Nairobi
@hanihassan1766
@hanihassan1766 3 года назад
Shankarooon iyadoo waayeeel ah ayay weli jacayl wax ka taqanaaaa masha allah reer Miniopolis respect shankarooon
@MowliidIbraahim714
@MowliidIbraahim714 Год назад
Sharkaroon maaha gadhu walaal
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Год назад
Haye sheekadaa ku socotay shankaroon oo joogtaa magasladaas lagu sheegay
@maryanhareed6863
@maryanhareed6863 3 года назад
Mashlhi Somalia 🇸🇴 alle ha ka dhigo mid isku toosan oo ir ramsan
@foozia426
@foozia426 3 года назад
Ilahay how naxariisto abwaan maxamed cali kaatiye heesihiisa aadbaan jeclahay
@Ummada21
@Ummada21 3 года назад
Maxamed cali Kaariye waxa uu ahaa Abwaan uu jacaylku biyo dhigay, Shankaroon markii uu jeclaaday oo ay diiday, shankaroon waxa ay aaday Sacuudiga, Waa marka ay ka shaleysay oo ay qaaday heesta "Goor iyo ayaan.
@asiya_0248
@asiya_0248 Месяц назад
Mashallah xogogalkale baad tahay
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 3 года назад
Awoowe Muxammad Cali Kaariye Alloow kuu naxariisto
@mudalibhaarin5542
@mudalibhaarin5542 Год назад
Aaamin sxp ala haunaxariisto
@tooreyewitig5759
@tooreyewitig5759 3 года назад
Wad mahad santahay wll balse dadka mar kasta ka sheekay magacyadooda so raaci mahadsanid
@mwgurrey4104
@mwgurrey4104 3 года назад
Khadijo foodey waaye zxp
@mohamedsharif6647
@mohamedsharif6647 3 месяца назад
Abwaanka Ilaahay Ha U Naxariisto.Laakiin Heesaha Uu Khadiijo u Dhiibey Waxaa Wanaagsanayd inuu Fanaan Rag Ah Dhiibo.sababata oo Ah Qisadu Isga Ayay ka Hadleysey Ee Dumar Kama Ay Hadleynin.
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 года назад
Dhaqtarkii jceylka Akhir Wuu ku guleystey jcylkisa shanka roon Axmed sagal
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Heso badan u alifay last time sidey u dideysay wu gursada maqlay
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 3 года назад
Hase yeeshee mudo dabadeed ayuu furay isagoo sidii u jecel ka dib markii shankaroon ka dalbatay inuu furo isla markiiba wuu ugu yeedhiyey dalaaqdeedii markii ay su,aaleen abwaanadii fan saarka ay lahaayeen abwaan kaariye maxaad ku furtay gabadhaad jeclayd waxa uu uu ugu jawaabay abwaanadii iyo asxaabtiisii erey ma hadho noqday oo nin waloo maqlay amakaag ku noqday wuxu yidhi . abwaan kaariye ma shankaroon oo waxay u weydiisay aan u hayo ayaan u diidi karayaa. Aaaaaaaaaah.
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Год назад
​@@cabdiqaadirayaanle8382 Alaa in ay waydiisoba may ahayn waayo wax waad jeclaankartaa ilaa xad laakiin qof si dhaba kuu jecel in uu ku soo maraa ma badnaa anaa la isoo jeclaaday oo la ii xanuunsatay timaha la ii xiirtay ninkii sidaa ii jeclaa iyo qaarkalo badan hasii kala daraadaane calaf ku iimuu gayn laakiin anaa doortay mid aan aad u jeclaa laakiin aan idhimanayn sidii kuwaan ka doortay hada åwaxan ka fikiraa kii dartay caafimaadka u waayay meel uu joogo ma aqaan in uu noolyahay ma ogi waan raadiyay anoo. Hada guur uga socon in aan cafis waydiisto aduun haduu ubaahdo siiyo ayuu qalbigii iigup degilahaa waxan ahay hooyo toban ciyaala dhashay oo isla ninkan doortay u dhalay waxan rabtaa in aan isla isaga nolasha la dhamaysto qofku jeceli waa qaali runtii ma is taahilo in la xumeeyo
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka 11 месяцев назад
​@@HindaAbdulle-fl2jjMasha allah runti comments kan aad buu iisoo jiitay nolol wacan maamo😊
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 11 месяцев назад
@@Xulkaqaraamka Mahadsanid wall waliba hadaan dib u akhriysy waxan qoray waabay adaktahay in la fahmo sidaan u qasay mobilkayga ayaa luuqada dalka aan joogo ku Bays garaysan hadaan saxaya insha alah
@asadabdilaahi8348
@asadabdilaahi8348 3 года назад
Waa Asad waa khatar wayn oo ku dhacday maxamed cali kaariye
@haadiibraahincabdi2649
@haadiibraahincabdi2649 3 года назад
haadi ibraahin cabdi
@gahnuggaydh6383
@gahnuggaydh6383 Год назад
Maxamed Cali kaariye waxa uu ahaa nin laweheliyo oo karamo leh allhe ha unaxariisto
@mustafejamac4240
@mustafejamac4240 3 года назад
go forward m.r serbia
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 3 года назад
Mama Khadiija caadi maaha waxay kamid ahayd Hablaha faratiriska ah ee Kabanka garaacistiisi si fican u yaqaan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
Cajiib.
@adamabdi2917
@adamabdi2917 3 года назад
alle iguma rado jcyl daran qoftana iga sii jeedo
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 года назад
Riwaadihii: kaariye: sida may isku qabana mise wan qasana, hawalnado jaceylki ee aan werarka adno, oo ku sabsan qisada jacelyka
@iskoonaking8665
@iskoonaking8665 3 года назад
Maamadaan fanaaniinta somali week lagu casuumo sanad walba maxaa loogu dari waaye si loomiijiyo ineey tahay fanaanad qaran taariikhna looga reebo soomaalidu waa musuq maasuq miiran
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Месяц назад
Jacaylkii abwaan maxamed cali ka oyiyay ayaa ana ibiyo dhigay😢
@darishore814
@darishore814 Год назад
Sheekhaal iyo jacayl ka waa ehel labada Abwaan ee jacayl ka Abwaan maxamed cali kaariye iyo Abwaan SAHAL macalin Ciise isagana heesihiisa oo dhan hal gabar bey ahaayeen huburoow any Maki hilmaamaaw .Sil Silsiladihi hakaba banaanshee
@umalkhayrdeeqa6520
@umalkhayrdeeqa6520 3 года назад
Wayo wayoo
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 Год назад
❤❤❤❤
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Год назад
Hesaha jacelka inta badan abwaan kariya sameyay
@ifrahhassan9958
@ifrahhassan9958 Год назад
mama qadiija fodey⚘🌹🥀
@maxamedali67
@maxamedali67 2 года назад
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@drmaxamedcaliplayplay7371
@drmaxamedcaliplayplay7371 2 года назад
Cajiib
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 3 года назад
runti somali waxa ladhahaa rerbadiya aheen jeceylna maba garaneynin lakiin waa ben hada jeceyl jirin jeceylka hada wa dollar xita xaskaga wa dollar sory somaliyey
@MiciAwMuse
@MiciAwMuse 3 года назад
Dad aan Jacayl aqoon ayaa dhaha Somali Jacayl ma'aqoon.
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 7 месяцев назад
Somali iyo jaceylku Makala foga Heesstii Africa Gilgishey Waxay dhexmartey Sudan&Somalia Nin sudaaniya fanaan iyo xaliimo khaliif Jaceyl dhiigmaluqorey Misna saanta dhabarkiyo Mowdheegey seedaha Hadraawi ayaa. Sameeyey Record of africa Ayey ahyd somali Nr1 Jaceyl iyo murrtyida heesa Sudaan ayaa khatar ahyd lkiin. Somalia finaalka 2doodasuun
@user-qq1xd2gd5s
@user-qq1xd2gd5s Месяц назад
Allaah u naxariisto intii dhimatay waxaa la helay markaati buuxo oo in badab rag igula murmi yaray Abwaanka wuxuu ahaay ahal jecel heesta dawoow dawo caafimaadeey oo si qaldan dadku u fasarinjireen in badane la igu beeni jiray
@hafssahanni2819
@hafssahanni2819 3 года назад
Wariyaha wuxu dhumiyay fursada bdn su’alaha u weydinayo mana qadiija foodey waxa jira kuwa bdn o ka muhiimsan
@IbrahimAli-zc9no
@IbrahimAli-zc9no Год назад
Shankaroon iyo khadija foodey labo irid isku dhegan ayay degnayeen xafada xamar bile dabaqa fanaaniinta sida kale dabaqa waxa dhinac ka deganaay xasan gareed
@SadamAbdii
@SadamAbdii Год назад
Hodaan abduurxmann
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
Asww, waaitan khadraayfaraxsan yaryar, xamar wadajir.lama hilmaamaan khadraayqaran.
@ahmedsadiq6333
@ahmedsadiq6333 2 года назад
Ilaa ay is guursadeen ,Heesahani Sirahaan bay u ahasyeen KAARIYE.
@gahnuggaydh6383
@gahnuggaydh6383 Год назад
Runta weeye libaxaa buu ahaa Allhe ha unaxariisto
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 3 года назад
Qof wayn oo mama ah oo qaran ayaa istaag lugu waraysanayaa soomaalida waxaa ka qaldan hab dhaqanka waraysiga iyo qiimaynta bini aadamka
@sosossjjsje1069
@sosossjjsje1069 3 года назад
fanante hora iyo abwaniti hoora reer waqoye bay ubadnayan dad qiimolah bay ahayan
@mohamedabdinor737
@mohamedabdinor737 2 года назад
Kaariye Miyaa reer waqooyi ah marka hhhh😂😂
@ahmedbronchi2155
@ahmedbronchi2155 Год назад
Kaariye & shanlarroon midna ma ahayn reer woqooyi. Labaduba waxay ka yimaadeen soomaali galbeed
@sahraabdulahi6371
@sahraabdulahi6371 3 года назад
@MohamadAli-tc3kx
@MohamadAli-tc3kx 5 месяцев назад
Mohamad Ali kaariye Ahun heeso midho fiican buu sameeyey lkn yaa warkiisa isiiya goormuu dhintey halkuu ku dhintey Fadlan ?
@Shaafici77-wd1bs
@Shaafici77-wd1bs Год назад
Qalinle
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Hurdo kama bogto barkima ku tirsha boga iyo caloaha jacel dhab
@NOFarah-jl1du
@NOFarah-jl1du 11 месяцев назад
War ileyn anagaa belo aragnay……. Shankaroon oo aan 20 sano saaxiibo is yaqaan ahayd ayaa mooday… balaayaa iga hortimi.. god darn new wejiyo xunx
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 7 месяцев назад
Serbia libaax Reerkii Fanka isaguna Nin isaxaaqa Hyonsa fanka iyo Murtiyi kamafoga, Khadiijo foodey. Gabadha keliya somalida Dumarka Kaban cuudi meel iskadhigtey
@Shaafici77-wd1bs
@Shaafici77-wd1bs Год назад
Qalinleadimadakusoobood
@sadiaaden3425
@sadiaaden3425 3 года назад
Heestan waxa qaada khadiijo feeday
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 3 года назад
Yes waad saxanthy waaba ayada qoftan
@osmanb8446
@osmanb8446 3 года назад
Soowtan qaadaysaba!!
@abdidirie9966
@abdidirie9966 3 года назад
Waarbal eega Ninkan gadhku inuuleegyahay maamada kuwareeriyey su'aalo aan meesha a oolin adeer iskuultega dhalinta dambe hadaad tihiin aadku soo barataan naxwaha Af Soomaaliga waraysiga dhexdiisa yaa wax idinku barikara hadaladii waxay yihiin had aadan Aqoon waxlooga jeedana garanmaysaan kkkkkkkkk Afkeena Caydhbaadka tihiin dhalinyarooy.
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 3 года назад
Kamanka cajaai'b ahaa hee see waaye adiga !!!!?
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 года назад
ABWAANKA JACAYLKA SOOMAALIYEED MAXAMED CALI KAARIYE ALAW KUU NAXARIISO
@liibanabdihakin2495
@liibanabdihakin2495 Год назад
Geel indho guul muxu ka kasaya😂😂
@ahmedhassan7198
@ahmedhassan7198 Год назад
Binti isku cod eekee
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 3 года назад
Orad khaatumayso balan bale
@Sahan12341
@Sahan12341 3 года назад
🤣😂🤣waa filayay in lagu canaana doono orad cibaadayso. Allaha waafajiyo xaqqa 🤲🏼🤲🏼
@rahmaadenabdi6977
@rahmaadenabdi6977 Год назад
Kkkkkkkkkk alaylehe
@farahmohamud6681
@farahmohamud6681 3 года назад
KHADIJA.FODEY
@richhome3678
@richhome3678 3 года назад
Khadiijo foodey miyaa Haweenaydan ?
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 года назад
Haa Waa khadiijo Foodey Nuur
@carabbanjarley1874
@carabbanjarley1874 3 года назад
Jacal. Waligiimujiray
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 2 месяца назад
Cajiib
@user-hj9yd1fq4o
@user-hj9yd1fq4o Год назад
Waraysigaan wariye Cowke aya ku fiicnaa Allah haunaxriisto....
@Wonderer224
@Wonderer224 Год назад
Seerbiya laftiisu wuu fiican yahay oo hab deggan oo asluub leh ayuu fanaaniinta u wareystaa. Runtii waa ku mahadsan yahay hawsha iyo dadaalka uu hayo oo aan cidina lacag ku siin. Marka wiilka ha niyad jebin walaalkay adoo mahadsan.
Далее
Qiso dhab ah: Jaceylkii Sulfa iyo Aamina Jiisow
9:36
Просмотров 246 тыс.
вернуть Врискаса 📗 | WICSUR #shorts
00:54
I Built a EXTREME School Bus!
21:37
Просмотров 7 млн
Qiso dhab ah: Jaceylkii Xasan Aadan iyo Shama Cumar
5:07
Salah Bonge / Mohamed Saleban ( SIDA JAAWO GEEL )
7:16
meecaad miigane
10:54
Просмотров 713 тыс.
XASAN AADEN & SHANKAROON ( xariirtii jannada )
6:06
Просмотров 670 тыс.
Cali Sugule DUN CARBEED
2:55:32
Просмотров 7 тыс.