Тёмный

QISO NAXDIN LEH | YAA DILAY REERKAN? IYO SABABTA KEENTAY IN... Chris Watts Family Case 

AJ & Fadna
Подписаться 253 тыс.
Просмотров 106 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 539   
@AJFADNA
@AJFADNA 4 года назад
Halkan kadaawo full documentry insh’Allah ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-XPjHrFcKPg0.html
@fahmoabdulkadir1783
@fahmoabdulkadir1783 4 года назад
Shukran qaali
@mustafaali7397
@mustafaali7397 4 года назад
AJ & Fadna mahadsan abayo iyo aboowe
@amrancabdi3395
@amrancabdi3395 4 года назад
Fadna shekoyinkaga sida filimada u sugaaa nosobadi ado mahadsan sis
@idiiamindada408
@idiiamindada408 4 года назад
I love u fadna
@iqroabdirishid6839
@iqroabdirishid6839 4 года назад
Abayo qisoyinka ad kashekeyso Wan jeclahay thanks
@hibodigaale2066
@hibodigaale2066 4 года назад
Fadna sheekededa ayaan jeclahay inti ila imida like i saara
@abdourahmanmohamed8324
@abdourahmanmohamed8324 4 года назад
Mashallah Fadna keep going wllo somaliyey dadkana bila macniga lagu xasuqay uduceya 100 qof mel quda ku dimatay 😭 Allah wadanka no hagajiyo rabiyow Xamar nabad ka dhig oo balayada naga qabo
@najmashiikh6720
@najmashiikh6720 4 года назад
Aax saax amiin ya rabbi
@zunduzbarre6435
@zunduzbarre6435 4 года назад
Ameen yaa rabi 🤲😭😭
@maryamamohamad3931
@maryamamohamad3931 4 года назад
ilaahay ha unaxariisto intii ku dhimatay maanta qaraxii inta dhaawaca ah ilaahay ha caafiyo allaahumamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭
@AhmedHussein-fs3ww
@AhmedHussein-fs3ww 4 года назад
Amiin walal
@mushtaaqmohamed6622
@mushtaaqmohamed6622 4 года назад
Aamiin yaa allaah alle haw naxariisto
@Enjoyable201
@Enjoyable201 4 года назад
Wan jecelhy qiska fadna inti ila tagerta like saar
@khdijaomar1367
@khdijaomar1367 4 года назад
Waa diin la aanta
@bashirjama3332
@bashirjama3332 4 года назад
Is it real walaahi it's very bad
@Cayuush444
@Cayuush444 4 года назад
Mnsha allh fadna thanks wllo Fadnay microscope kii video yowyo nooga soo samayee qali hady dhib kugu ahayn😍😍 Love u from lascanod 😍
@IbrahimAli-qg1lg
@IbrahimAli-qg1lg 4 года назад
Wallahi fadna manta aan ranay inaan ku so diro Matt's family oo aan Ka codsado inaad Ka soo hadsho waa qisa xanuun badan oo habla somaliyeey wax Ka baran karan nimankan internet la bartp oo xanuunsan
@maryamomohmmd7839
@maryamomohmmd7839 4 года назад
Waan ka xumahay qiyaano badanaa 😊Ilahow Naga ilaali qiyanadan oo kale,,❤❤❤fadna
@quruxdumarwaaxishod7949
@quruxdumarwaaxishod7949 4 года назад
Allow inta maanta qaraxa ku geeriyotay allaha uwada naxariisto
@leylanuur8183
@leylanuur8183 4 года назад
Aamiiin
@abdulahiyussuf8936
@abdulahiyussuf8936 4 года назад
Amiiin yarabi
@maryamamohamad3931
@maryamamohamad3931 4 года назад
masiibo kugu dhacday nin maaha waa sheydaan imaanka la kaasi ilaahay nimanka shartooda hanaga qabto subxanallaah waa qiso xanuun badan walaahi 🙊🙊🙊🙊🙊😭😭😭😭😭😭😭
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 года назад
😭😭😥😥Markuu dilaayo muu iska furo xaasid sanaaa ninku nin dhan waan ka quustay wuxuu raba ha ahadee 👊😡
@ribnarim7518
@ribnarim7518 3 года назад
Isku mid nin waa ka dhaartay ilahayow sheikh mu ahaada dadka waxay dhahayaan dadka isku mid ma ahan lakin aniga inta nin soo arkay waa isku mid marka nafteyda guursaday aniga ilmaha agoon korsani oo gabar ah wabilahi tawfiq
@maryamamohamad3931
@maryamamohamad3931 4 года назад
qisooyinka fadma aad ayaan u jeclahay runtii waayo wax badan aanan ogeyn ayaan oganaa noso badi wllo aad ayaad ugu mahadsantahay
@naimoibrahima1336
@naimoibrahima1336 4 года назад
mahadsanid abayo madama ad noso gudbiso qisoyinka ku cimara qadashada mudan ona nagu so turjimtay afsomaliga ad ayan ugu farax sanhy ina somali ku dhagesto qiyonka luqada ingilshka ah ilen aniga ingilsh mahi mana kunoli mana aqan afsomaligaga aya iga muhimsan ingilishka keep going sister alh ku fudedoyo fosha iyo dhaman inta urka leh amin❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fartunnuuur6729
@fartunnuuur6729 4 года назад
Al wadan🇸🇴 kena haloduceyo Allah unaxaristo umada dhimatay dhawaca Allah caafiyo 😢😢
@iqlaascali4665
@iqlaascali4665 4 года назад
Amiin amiin
@amaaalyusuf6418
@amaaalyusuf6418 4 года назад
Aamiin
@fertunmehamud843
@fertunmehamud843 4 года назад
Alaahuma Amiin
@dapihas9892
@dapihas9892 4 года назад
Ameen ameen
@samiranoor69
@samiranoor69 4 года назад
14 october 2017 & 28 December 2019 Blackdays😭💔🇸🇴🇸🇴
@canabquen380
@canabquen380 4 года назад
Wlhi markan arky meel xitaa ma eegin😘😍 one love fatma😍😘
@Imraan53
@Imraan53 2 года назад
Xalay baa fiirsaday film laga sameyay markaas ayan soo xasuustay in hada ka hor aan halkan ka dhageystay. Thanks Fadna.
@Qalanjoqali21
@Qalanjoqali21 4 года назад
Keep going sister i wish you 1million subscribe and more
@AJFADNA
@AJFADNA 4 года назад
Thank you walalo. that's very kind of you.
@sirathsirathsirathsirath7043
@sirathsirathsirathsirath7043 4 года назад
Mash allh xabbti thank you
@Qalanjoqali21
@Qalanjoqali21 4 года назад
@@UmubassamChannel ok
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 4 года назад
Ibnu aadamku ma jecla nimcooyinka bal eeg xaaska iyo caruurta quruxda badan ee uu heysto wlh ibnu aadamka waa dad yaab leh
@hvzaaismail8810
@hvzaaismail8810 4 года назад
wllo waa bilaa iimaan
@deeqajaamacgobta4149
@deeqajaamacgobta4149 4 года назад
subxaanallaaha qofku markuu imaanku daciifo wxksta ayuu kudhqaaqaa 😭😭😭 allow aanay NAFTA iyo shaydaanku noo midoobin aaaamiiin yaarabi
@maryanhaji6252
@maryanhaji6252 4 года назад
Fadna 🥰🥰🥰 Video ga markuu iiso dhaco wlhi waxaa fiiriyaa inta minutes u soconaayo waxaa jeclahay sheekada iney dheeraato 😍😍
@mounadhimbiil
@mounadhimbiil 4 года назад
Masha allah fadna my fav youtube channel illahay haydin xafido fadna and Aj
@AJFADNA
@AJFADNA 4 года назад
Thank you for watching xabiibti amiin kuligeen💕💕
@Yana-tu3el
@Yana-tu3el 4 года назад
Thanks fadna. Qisooyinka waxay ku macanyiin Somali liga .English Markan ku dhagayso waa bilaa dhadhan. Jazakalah kheyran xabibti ilaahay foosha hakuu fudeydiyo ❤❤
@mishtiimaxamed4803
@mishtiimaxamed4803 4 года назад
Subxanallah 😭😭😭ala kaas aabo maahan iyo kii gabadhiiza caruurta xooga uga dhalay
@bilanbarwaqo7957
@bilanbarwaqo7957 4 года назад
😢😢😢😭😭 OMG 😳 sixun ayan u ooyay walahi qisada marka linke kudhuftay aan sodawaday xanun waye Subxanallah it was so emotional 😭 marku kashekenayo sidu udilay hooyada iyo 2 ciyal 😢
@samiraalimohamed8279
@samiraalimohamed8279 4 года назад
Abaayo siduu udilay muu cejiyay mise
@bilanbarwaqo7957
@bilanbarwaqo7957 4 года назад
Samira ALI MOHAMED Hooyoda ayu ushegay inusa wax jecel uqabo way murmen kadib wu dilay gabadhihi yara mid 4 jir ahed aye buqoda maqashay qulke uguso gashay ayado bustaheda wadato maxa weydisay waxi dhacay iyo hooyada wixi kudhacay hooyadana sarirta aye afganbi u jiftay waxba ayu kuyiri kadib gari truck ah u diyarsana ayu saray hooyadi iyo 2 gabadhod kadib wuxu geyay mel banan ah shaqadisa udhow kow hooyadi ayu asay gabdhihi yara o ujedo kadib gabadhi yared 3 jirka ahed ayu dilay wuxu kuriday tanki ween oiljo kujirto intas dhan gabadhi weyned 4jirka ah wey ujeda wena oynes Dady no bey ledahay ugu danbenti ayadi Oyneso Dady ha idilin dhaheso ayu dilay tanki oiljo ah kudhax riday Subxanallah xanun waye walahi. Shalay marka dawaday walahi xalay maseexan riyo qarow iyo hurdo la’an i wish ina dawan lahen 😢 9 bil uur aya ahay wan kashalayay walahi ina dawaday cabsi iyo hurdo la’an 😢 marka seexdo indhaha isku qabto waxan kuriyonaya inta yar kashekenayo sidu udilayo xanun waye 😭😭😭
@bilanbarwaqo7957
@bilanbarwaqo7957 4 года назад
Samira ALI MOHAMED sorry hada somaliga qalday qoralka “ to be honest I can’t write somali fican in qoral but I can speak somali trust me”😒😉
@samiraalimohamed8279
@samiraalimohamed8279 4 года назад
@@bilanbarwaqo7957 haa abaayo cabsi waye ilaahay hakuu fududeyo fosha mahsanid waxan islahaa mucejiyey gurigodii ban arkay wax dhig ah mulahen
@naciimaabdi7338
@naciimaabdi7338 4 года назад
Abaayo linkigaas noosoo dir
@idmahalbi2256
@idmahalbi2256 4 года назад
War fadna xalay mar ban kuso xasostay waxa iso sawirmay adigu dhalay wil o umul ah rabi haku fududeyo abayo mcnt
@nasrahussein9450
@nasrahussein9450 4 года назад
Thanks my sister siiwad qisooyinka aad baan ujacelahay
@najahjirde8270
@najahjirde8270 4 года назад
I ❤️ Fadna wan jeclanay Qisoooyinkan thx huuno🙏🏼
@missmahamedchannel2127
@missmahamedchannel2127 4 года назад
Please asaxaabta isoo duceeya murada leeyahay. Dhamaanteen ilaahay haynoo sahlo
@amiiratulbanaat2574
@amiiratulbanaat2574 4 года назад
Thank u xabiibatii fadna waan sugaa qisooyinkaaga one love ♥️
@soyaabdi4862
@soyaabdi4862 4 года назад
oh thank u fadna qrx iam waiting for long😍😘
@mohamedbaraf
@mohamedbaraf 4 года назад
Wan idin Taageera From Somalia 🇸🇴 Mideeda kle Manta Waxaa Nagashay #Geeri Waxaa naga Geeriyootay #Arday, Caruur, Dumar iyo Odayaal Alle ha u naxariisto dhamantooda
@fardowsachannel9014
@fardowsachannel9014 4 года назад
Iso boqo wll
@mohamedbaraf
@mohamedbaraf 4 года назад
@@fardowsachannel9014 wan ku saaray Walashee 😍👈
@raziinamoh5554
@raziinamoh5554 4 года назад
@@mohamedbaraf abwe maanta musiibo nagu dhacday reer muqdisho 😭 Allah naxariisto umadeena 😭😭 ducada wlayaal
@AJFADNA
@AJFADNA 4 года назад
Ilahay haw naxariisto amiin
@hoodocali421
@hoodocali421 4 года назад
Alle ha uu naxariisto dadkena from hargeisa😭😭😭
@aaminaahmed4233
@aaminaahmed4233 4 года назад
Masha allh wlh waaan ku faracsanahy shekoyinkan noo soo badi qaali allaha ku xafido adiga iyo caruurtada iyo xajiga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤
@cudoonali865
@cudoonali865 4 года назад
Anigoo qol madoow hurda ayaan daawaday videoga Fadna ,deedna baqdin ayaa iqabatay ooo waan seexan waayay
@ZA-oi9eu
@ZA-oi9eu 4 года назад
Asalama calaykum walal fadna aad baan kuu salaamaya . Walal markad uur ka leedahay waxii aad in badan daawato ilmahaga caloosha ku jiraa wuu maqlayaa markaa walal waxa fiican in aad quraanka dhagaysato in shaa Allah . Ilaahayna ha ku kala nabad keeno
@samirogurey713
@samirogurey713 4 года назад
Ax ilmaha yar yar baanka naxay nin naagtisa dilay waa buux illhy hanaga qabto
@fartunnuuur6729
@fartunnuuur6729 4 года назад
Subhana Allah walhi wanaxadin nin ilmihisa jecel mahen kas
@muniramohamed9787
@muniramohamed9787 4 года назад
Thanks for share hun it’s sad documentary
@allfanz2146
@allfanz2146 4 года назад
Wow mshllh aj iyo fadna waa lamaane aad iyo aad isku qurxoon run ahaan waa dad aad iyo aad ujeclahy wlhi wexey igu qasbeen inaa xaas yeesho waan idin salamey aj iyo fadna/ fadlan waxan idin kaga codsanaaya inaa channelkeni booqataan oo subscribe noo saartaan kunka wax yar aya nooga dhiman fadlan soomaliyey aan is garab istagno mahadsanidin
@affamily1356
@affamily1356 4 года назад
Run ahaanti waa sidaa shektey waa dad qalbi furan Ismadhanto wan idin saarey subscribe ka hore u socda
@allfanz2146
@allfanz2146 4 года назад
Mahadsanid Inta channel keena booqatey iyo intii kle waan idin jecel nahy
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 4 года назад
Ismadhanto Ent Ilaahay haku sahla aniga na isaducey Nin baari ah inan hela
@allfanz2146
@allfanz2146 4 года назад
Ramlo Muhudin inshallah ramlo subscribe noo walashey mahadsanit
@salmaabdulle9150
@salmaabdulle9150 3 года назад
Subxanllah sax wallahi documentary aya gu dawaday wan markan kufikiray adunyadan waxkasto kafilo aabe reerkisa san ugaley yaaaab Allah na asturo 😰😰
@somaliland6147
@somaliland6147 4 года назад
ILLAAHAY TALADA SAARO II WAD SHEEKADA QURUXEEY 😘
@nimcomaxamed6639
@nimcomaxamed6639 4 года назад
Wllo fadn waad mahadsantahy qisadan wan dawayday lakiin manfahmayn wayo ingilsh
@xayaakallaah1968
@xayaakallaah1968 4 года назад
subxaana llaah waa dhacdaa illaah ayaan ka magan galnay subxaana llaah wax intaas uu u samey nayo waa naag sababteeda subxaana llaah why thanks mcnto
@Thelifeofabshira
@Thelifeofabshira 4 года назад
im loving these stories thank you
@safaamaxmuud5986
@safaamaxmuud5986 4 года назад
Qeybtii ugu muhiimsaneed baad kataktey markii laxukumo kadib xabsiga loogu tagayaa waxaa ladhahaa sidadaad udishey sheeg taas aan rabey in ayadoo somali ah maqlo siduu udiley🤗
@niciimaawil4731
@niciimaawil4731 4 года назад
wll Nabig kusaliy صل الله علی وسلام
@mishtiimaxamed4803
@mishtiimaxamed4803 4 года назад
Wll qali adi iyo ilmahaga yar iyo adi Allah idin kala keeno adinkoo nabada
@AJFADNA
@AJFADNA 4 года назад
Alia Maxamed amiin jazakhallah khayir walal
@milyan_milyanweroow2317
@milyan_milyanweroow2317 4 года назад
Qoftan hadalkeeda Waa cajiib Waa ku heystaa😘 Fadna Salama fr.o.m. swden
@nafisobts5017
@nafisobts5017 4 года назад
Abayo fadna aad ban kaga mahad celinayaa qisoyinka aad noso gudbiso wlh wan jeclahy inaa dawado dhacdoyinkan ookale👍
@abdisamedalimuse8358
@abdisamedalimuse8358 4 года назад
qabahedi kale no sowad walhy marki horab gal bu aha ee ilahy nagaba dhiko kas o kale amiin
@khadharnur8403
@khadharnur8403 4 года назад
Dhacdadaan weli dhagaha reer America ayey ka siyeereysaa 8/15/18 😭😭
@xldhibanadyara8669
@xldhibanadyara8669 4 года назад
Mashallh qaliyey please inta comment gayga arak ta waxaan ka codsanaa inaa isoo ducaysaan waa xanuun santahy Allah dartii inuu Allah iigu caafiyo
@rahmaali2777
@rahmaali2777 4 года назад
Allh haku caafiyo wllo
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 4 года назад
Allaaah ha ku cafiyo
@kawsarmahdi8276
@kawsarmahdi8276 4 года назад
Allaha yashkik huno
@الحمدلله-ب9ج2ش
@الحمدلله-ب9ج2ش 4 года назад
Wow fadna channelkaga aadaujeclhy wlhi videoyasha storyga wa jeclhy👏🏿👏🏿♥️😘
@ridwanmoho6770
@ridwanmoho6770 4 года назад
Alle shekoyinkada aad ban ug farxaa fadumo qurux wanagey❤😍
@umusumayawabari4016
@umusumayawabari4016 4 года назад
Qisadhan waxay kadhacday magaladana Denver colorodo 8/11/2018
@rahmaaalisalad594
@rahmaaalisalad594 4 года назад
Subaxannallah Waa mucjiso waxaani alla calool xanuun badanaysaa😢😢😢😢😢
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад
If he is in love with another woman he can divorce her not to killing her and his kids
@hamdahussein1108
@hamdahussein1108 4 года назад
Wan ku jecelahay walaal dar ilaahay Allah haku xafido adiga iyo familygaga ❤❤🥰❤🥰❤
@abdihodan5308
@abdihodan5308 4 года назад
Merci fadna pour history
@idildiamond6470
@idildiamond6470 4 года назад
Thanx fadna love your story we need more
@na300meym8
@na300meym8 4 года назад
Fadna i love your stories 🥰❤️
@AJFADNA
@AJFADNA 4 года назад
I'm glad to hear that sis thank you for watching😘
@khadraomar3734
@khadraomar3734 4 года назад
Maskin wan oyaay maliti ana dawado ee uu horesaya abeheda iyo hooyade siixun buu u diilaya
@hamzaibrahim4089
@hamzaibrahim4089 4 года назад
Asc vous êtes une famille merveilleuse continué sur cette bonne voix👊👊👊
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 4 года назад
Shugran saan u sugaye lee qisadaan wan dawadey lkn englishka ma aqaani abayo ilaahay kheer haku siiya
@user-fr7pr2xf2q
@user-fr7pr2xf2q 4 года назад
Qisadan waxa iga shekesy wlashy iga yar sanadkan bilawgiisa wa qof bil arxan ah subaxanlh 😭😭
@hibomohamed4167
@hibomohamed4167 4 года назад
Love you Walalo fadna thanks for sharing stories ♥️🙏🏼
@nasteexocali2037
@nasteexocali2037 4 года назад
😭😭😭 adoonka WaxA ku nool dad aan bar naxariisa la hayn illhow naga qabo dadkas oo kale 😭😭😭😭
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 4 года назад
Ninku asalkiisu waa German. Laakiin waa runtaa mareykanka dadka ku nool kala badh waa bilaa naxariis.
@dekamohamed3987
@dekamohamed3987 4 года назад
AJ & Fadna dad aan taagero xbbt allah idin dhowr ❤️
@somalgamingyt460
@somalgamingyt460 4 года назад
Thnks waqtigaaga qurxoon oo aad nala wadaag thy wllo Big fun ayan idin ahay Mahadsanid wllo 👍🏾💯
@abdulrahimmahad2894
@abdulrahimmahad2894 4 года назад
Thank you so much wllo Please don't stop those videos We love it 😂😂😂😂😂 This is for you sister ❤❤❤❤❤👸👸👸👸👸
@hibakali694
@hibakali694 4 года назад
Wlhi san ujecelay qisoyinka masugi karo intad so wado😍😍😍😍😍
@carabdholey3202
@carabdholey3202 4 года назад
Aniga waxaaba kacabsady music aad saarty markii aad qoraalka so qoreeysay
@jhussain1507
@jhussain1507 4 года назад
My beautiful sister Faduma thank you for sharing qisada abaayo
@ISMOBeautyandCooking
@ISMOBeautyandCooking 4 года назад
Asaxabey please 1k subscribe wali magadhin fadlan garab isiya gabadh walashinan ahay isaara subscribe like share idinko mhdsan asaxabey 👏👏👏👏👏👏👏👏♥️♥️♥️✌🙋‍♀️
@ubaxdegenabdi7241
@ubaxdegenabdi7241 4 года назад
Masha Allah walal alle ha idin xafido guuleysta weligiin
@najahchannelnc2570
@najahchannelnc2570 4 года назад
Waan la socoda qisoyinka aad noso galiso shugran xppti fadna please isaar SUBSCRIBED Wll qali
@mcaz0we10
@mcaz0we10 4 года назад
fadna waa gabadh jecel inay inila wadaagto qisooyinkeeda intii jecel qisooyinkeeda like isaar aniga subscribe like share comment intaba kaa bixiyey
@lakuufarah7013
@lakuufarah7013 4 года назад
Mahadsanid fadna Mansha Allah quruxleeey
@naamichannel7003
@naamichannel7003 4 года назад
Aj and fd Ani wxn ahy tageero Number 1 wish u All The Best 💚
@AJFADNA
@AJFADNA 4 года назад
omer daip thank you so much for your support walal. ❤️❤️
@nimcomohamedboor9316
@nimcomohamedboor9316 4 года назад
Waxbo kuma gaarayan gbr Qatar ah oo geesiyad ah ayaa kuu dhalaneyso
@aliwaasac2113
@aliwaasac2113 4 года назад
Masha Allah wllo sheekowyinkaga wan ka hela allaha idin barakeeyo adiga iyo familigaga
@fahmoabdulkadir1783
@fahmoabdulkadir1783 4 года назад
Masha allaah abaayo Fatna adiga iyo ilahey ha idin xafido aad ayan igu farsanhy aad ayan qisoyin uxiiseya shukran adalka ayad darten ugashaan noolada 😍😍😍😍👌👌👌👌
@AJFADNA
@AJFADNA 4 года назад
Jazakhallah khayir walal
@daryeelshow2851
@daryeelshow2851 4 года назад
RU-vidr cusub 2020 naimo lifestyle soo dhaweeya walaashiin cusub🔔👑👍✅✅✅
@xigmadjacayl7601
@xigmadjacayl7601 4 года назад
Soo badiya aj iyo fadna sheekooyinkan oo kale ana shaaha ayaan is ag dhigan doonaa intaan noolahay🤣✋🏾
@ubahlifestyle4396
@ubahlifestyle4396 4 года назад
Sanad ka hor ayaan dawaday wallaahi wan ka naxay
@anisayubafnan.squadultimat1716
@anisayubafnan.squadultimat1716 4 года назад
Masha allah fadna sifican an oga helay shekoyinkaga 🌹🌹🌹🌹🌹🌹♥️❤️
@newvidmation6685
@newvidmation6685 4 года назад
M.a thanks manta dhan waa isweydiinaye goormey fadna so dhigee qiso cajiib ah
@zuzuofficial8927
@zuzuofficial8927 4 года назад
Wan jaclahey qisoyinka sodeeso midna iima dhafto horeey usoco allah ku xiiftiiyo❤🌹❤🌹❤🌹
@bisharomohamedhirsi9720
@bisharomohamedhirsi9720 4 года назад
Fatmo iyo xajigeda mansha Allah walalo an jecel nahay tihin Wana firisana video yashiina
@bishaaro21
@bishaaro21 4 года назад
Fadna sheekadan markii igu horeysay aan arkay 2018kii August waa ka naxay wllh waa rumeysan waayey subhanallah he's an evil 😈 Iyo sida aw ufiicnaa yaab🤔
@suadhassan6195
@suadhassan6195 4 года назад
Xaqiiqdi aad ayaa u xiseyaa qisoyinka noso tabiso alle kheyr haku siiyo 😍😍😍
@Jaceelowmj
@Jaceelowmj 4 года назад
Fadna aad ban ugu helaa stories ka aad so galisid Thanks
@asmaibrahim9482
@asmaibrahim9482 4 года назад
I watched in English version. Thanks for somali
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 4 года назад
Sister vaDna walaGu tabay wlzhaY♡%💋 iinoolow
@kimra8593
@kimra8593 4 года назад
Anoo videoga aan dhameysan ban like saara because I love stories so I love you 😘 fadna ♥️
@gobeyhajji4781
@gobeyhajji4781 4 года назад
Aaad baan U'jclhy Una'xiseyaa Shekoyinkaga Kamana Daalo plz Xbbti Hadaa Awodo Noo Soo Geli Insh. Adi,Bbe &Dhmn family-ga Allaha Idin Dhowro More Thx Sweetheart.........
@xadiisshort5423
@xadiisshort5423 4 года назад
j'aime trop écouter tes histoires, car en vérité j'aime les vraie histoires ect.... MERCI beaucoup ❤❤
@ladanUKofficial
@ladanUKofficial 4 года назад
Mash allah fadna waan jeclahay sheekooyinkaaga runtii 😍😍
@ayanyusuf3332
@ayanyusuf3332 4 года назад
Ada labada sheekada ka sheekaynta kaga fiican ninkada 😂❤️
@ayan-hassan8409
@ayan-hassan8409 4 года назад
Masha allaah wlshey allaah ku xifdiyo wan jclhy qisoyinka aad noso hudbisid inte ka dawan kar qisadan oo English ah
@deqaali5866
@deqaali5866 4 года назад
Sandra cantu documentary hunno next nooga dhig please
Далее
Iza Tribine #7 | Mihovil Topić
2:45:15
Просмотров 50 тыс.
Dilkii Sh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan 2012 SNTV
55:07
Просмотров 301 тыс.