Тёмный

Qiso Xanuun Badan "Dhacdooyinka Dhexdeena" Pracetimool iyo Deeq Darajo 

Xogmaal Media
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 105 тыс.
50% 1

Qiso Xanuun Badan "Dhacdooyinka Dhexdeena" Pracetimool iyo Deeq Darajo

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 351   
@hamdihassan1083
@hamdihassan1083 2 года назад
FAADUMA well done waa saan yeeli lahaa👍
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 года назад
Ma sidaa baad u gacan furantahay ninkii ku idhi waan ku dhoofina siil baad ku abaal marinaysaa
@Nura.Nalka114
@Nura.Nalka114 2 года назад
Zahraa qaladka leh ileen single mother Ay qorotay dhinka Ugu yarna Waa n iyadana la qiyaano siday dowlada u qiyaantay taasna waxa u Dheer denbi Iyo xaaranta Ay ilmaheeda siinayso.
@zual7457
@zual7457 2 года назад
Kala qornaanta waa xaaraan caadi laga dhigtay,iyadana waa khiyaamo kale oo weyn subhanallah,qisad waa ku mahadsan tihiin,dadka cashar ha ka bartaan inshaallah ,markaad aad ugu fiirsato waa khiyaamo dhan kasta,Sahra iyo Ahmed waa cida kowaad ee kala noolaanshaha beenta isku qabay.
@abdifitaxgudaal296
@abdifitaxgudaal296 2 года назад
Alle Ayaa og midka saxan lkn hadan fikirkayga yar aan ka dhiibto , Sahro daacad Ayay Ahayd daacadna ma hungowdo, iyadu danbi malahan , sababta oo ah lama raacin baarista Axmed ,. Faadumo waxan dhihi karaa way khaldantay , hadii Alle uu ,u Nimceeyay waxay Ahayd in Ay ku shukriso , oo aysan khiyaano Galin . Axmed wuu khaldamay , inkastoo Alle kajaray , waxaa ku dhacday God khiyaano ha qodin hadaad qodidna ha dheerayn ku dhici doontaana ma,ogide, Hadaba haday sheekadu Run tahay waxan kafaa,iidaysanaynaa cadaalada Alle , faadumana way sugi cadaalada .
@mahamedshorty7417
@mahamedshorty7417 2 года назад
Faadumo ilaa hada maka maqan tahay Ahmed Sahro isku qor ninkaaga iyo kuwa badan ee kala qoran ilmahan boyfriend aa iga dhalay waa xaaraan Mahadsanidiin Deeq darajo iyo Baristamol Inoo soo badiya sheekooyinka nuucan ah oo kale
@juweriac.qaadir5296
@juweriac.qaadir5296 2 года назад
Haa magac fadumo wey ficnyihin ❤❤
@sabarinmacalin1063
@sabarinmacalin1063 2 года назад
Ha hoydy mcn
@zual7457
@zual7457 2 года назад
Qofka wax khiyaama isagana waa la khiyaamayaa,gabadhaas Mashaallah Caqli reerkooda ayey ka fikertay In ay caawimaad u baahan yihiin laakiin khiyaamada ma fiicna
@amalabdiyuusuf762
@amalabdiyuusuf762 2 года назад
🌼🌼🌼🌼🏵🏵🏵🏵🌻🌻🌻🌻🌳🌳🌳🌳🍀🍀🍀🍀🍀☘☘☘☘☘🌿🌿🌿🌿🌿💐💐💐💐💐🌸🌸🌸🌸🌸🍁🍁🍁🍁💮💮💮💮💮💮🌹🌹🌹🌹🥀🥀🥀🥀🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌾🌾🌾🌾🌴🌴🌴🌴🌴🌲🌲🌲🌲🌲🪴🪴🪴🪴🪴
@amalabdiyuusuf762
@amalabdiyuusuf762 2 года назад
8
@marwaqani3254
@marwaqani3254 2 года назад
Anu halkan fdhiya ayan ku leeyahy part 2 ma rbno sidii in lay maqlaayo😂😂😂😂😂
@naimaabdullahi8748
@naimaabdullahi8748 2 года назад
Ahmed waye dulmiga sahrana daacadnimadeeda ayaa u hiilisay Aniga hadii aan ka hadlo fikirkayga faadumo waxa ay sameysay ma sameyn lahayn one ☝️ love team xogmaal 🤘
@asliali6403
@asliali6403 2 года назад
Ninka ayaa qaldanaa waana lagajaray good job Fadumo meshaa rabto rabto joog
@kikialemu7
@kikialemu7 2 года назад
*🤝🎁السلام عليكم ورحمه الله وبركاته* *💚بسم الله الرحمن الرحيم* *INSHA ALLAH BADINO* *📿📿📿📿📿📿La illaha illallah wah dahu la sharika Lah lahul mulku Wa lahul hamd wa huwa Ala Kul li Shayin Qadeer* 📿📿📿📿📿 *La illaha illallah Wah Dahu la sharika Lah Lahul Mulku Wa lahul Hamd Wa Huwa Ala Kul li Shayin Qadeer* 📿📿📿📿📿📿 *La illaha illallah Wah Dahu La Sharika Lah lahul Mulku Wa lahul Hamd Wa Huwa Ala Kul li Shayin Qadeer* 📿📿📿📿📿📿 *🤝 khyrka ixasuusi Aan ku xasusiisay Barakallahfikum 🎁*
@zabiyacadey-k2j
@zabiyacadey-k2j 2 года назад
Www cadii ma ahan wlh waxey ku fnd musalsal viva, actor heena jawwbtana faduma sabqbtuna wey u baahneed xaga aabahed ama carurta💋💋💋❤️❤️💕💕💯💯
@luulcareyz323
@luulcareyz323 2 года назад
Masha allaah faadumo waa gabar fiicn waana taageer sanahay laakiin axmed ayna gooy nin ayaan rajayna yaa
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 года назад
Gabdhaha saparete ka ah iska jira raga chance ha siinin isku qor Africa haku noqnoqdo ha daaalo
@mhnzicde8680
@mhnzicde8680 2 года назад
Am the first
@Layla6793
@Layla6793 2 года назад
Where should I start Kow Sahra qudheedu way qaldaneyd oo Naag waliba way og tahay waxa ka suurooba ninkeeda iyo wuxuu damacsan yahay unless she didn’t care Laba Waxaan ogahay Nin Ragii naag uun iskama jeclaado unless uunan happy ku ahayn Noloshiisa hada waa sida ay Ragu u badan yihiin Ta sadexaad horaa loo yidhi what goes around comes around oo Khiyaamadii uu u gaystey Sahra oo waliba garab siisey seygeeda ayaa laga goynaayey isaga oo sidaasi ugu dhacdey Ugu danbeyn waxaan talo u soo gudbinaya lamaanaha is qaba ee nolol inay wadaagaan ku heshiiyey inay daacad isku noqdaan. Noloshu waxay qurux lee dahay marka la is aamino Jacayl dhab ahna Reer ka lagu dhiso sobobtoo ah labada qof ee dhab isku jeceli waligood lagama guuleysto si walboo la isugu dayo. Jacaylkuna wuxuu u baahan yahay xadhiga Alle oo la adkeeyo Samir Dulqaad iyo kala danbeyn! Hawaaro Jacaylku! Jecliyaa Dadka is jecel! Dad nasiib isku leh baa si u wada dareema jacaylka!
@anisakhadar2601
@anisakhadar2601 2 года назад
Faadumo hadan ahan lahaa wan samaynalahaa wana faraj ale usoodiray faadumo taateedan doonayaa❤️❤️❤️❤️❤️ macsokor weeyan
@nadifodhalow5781
@nadifodhalow5781 2 года назад
The wife was honest and the second one was looking her best interest plus she knew this man was be this honest to his wife and he was also going to do same thing in the future.
@mushtaaqcadey9849
@mushtaaqcadey9849 2 года назад
HAA WAN samen laha walahi fadumo horay u soco melkasto kunoshahay guleyso
@shadiyo066
@shadiyo066 7 месяцев назад
Asc abowe iwrn sethy cfmdk m.a ee firi abowe waxan rawa in aan kulawadago qiso aniga igu dacday ee Hage kalaso xiriiraa😢
@fowsiyomohamed9362
@fowsiyomohamed9362 2 года назад
Deeq darajo Aniga adiga ma is ogeen macsokor ayaan dhahay
@jasminaden4772
@jasminaden4772 2 года назад
Sahro gar leh axmad baa gar daran fadumo danteeda Aya racatay 👍
@ubah_cx
@ubah_cx 2 года назад
My sweety inanteyd fadumo 10yrd warun fadumo Diane fiican masha allah
@faaychannel4468
@faaychannel4468 2 года назад
Manshallah thank you thank you magaca fadumo karamadiisa sad u xusten
@shukri1395
@shukri1395 2 года назад
waa sheeko waalan🤣😏🤔 I want hear more stories please 🥺
@zahrabeautimakeup1046
@zahrabeautimakeup1046 2 года назад
Iga gadan sheekadaN waan u dhafrayaa
@luulali7231
@luulali7231 2 года назад
Wa qiyo. Si. Xanun badan. Walal. Sheekoyinka kale wan sugaya
@mohamedamal9698
@mohamedamal9698 2 года назад
Deeqdarajo nasab kamila 🥰part 2necbahay
@abdijalilfarah8334
@abdijalilfarah8334 2 года назад
saaxib maxamadow waasherko macaan waxnawaadiishektay kasoco
@habibaabdirahman3885
@habibaabdirahman3885 Год назад
Waa sameen laha waayo waa janis
@fadumakabdi2791
@fadumakabdi2791 2 года назад
Wa sax👍👍👍❤️❤️❤️
@ednayusuf8636
@ednayusuf8636 2 года назад
Sax in lakhiyaano axmed waan ka helay wlhy sahar marka hore khiyaanu rabay jacliya jabka nin ka naag khiyaano
@nadifodhalow5781
@nadifodhalow5781 2 года назад
What goes around comes around 😝
@hamdy8566
@hamdy8566 2 года назад
Haa waansameyn laha waxay faadumo sameysey
@sadiakhalif8298
@sadiakhalif8298 2 года назад
waa samayn lahaa fadomo miday samaysay waayo nin qoftiisa qayaamay aniga hoos iima jiidayo zahrana waan uga bixi lahaa booska
@hamdigeenyo6377
@hamdigeenyo6377 2 года назад
Anigu fadumo way saxanty bn leyahy . Ahmed aya khaldan wixi ku dhacayna baga bn leyahy. Team fadumo like 👍🏽 😂🤣✊🏽🙌🏽
@FatumaAli-ce3lm
@FatumaAli-ce3lm 4 месяца назад
Soo badii wllo❤
@nawaalyarey9565
@nawaalyarey9565 2 года назад
Qisada part 2 miyay leedahay waayo faadumo halkee ku danbeysay iyo axmed muxuu sameyay markuu wayay Faadumo
@najaaxmaxamud1972
@najaaxmaxamud1972 2 года назад
Anu fadumo marnaba man noqden alle igama dhigo
@mohamedaliadowmohamedgesey2879
@mohamedaliadowmohamedgesey2879 2 года назад
Hhhhhhh🤪🔥 fiyooraha iyo Ahmed maa isla Qalaley
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 года назад
Allah macal muxsiniin.
@luulabdullahi8498
@luulabdullahi8498 2 года назад
Sahro wa wonderful lady xita Dhohan Ma aha,,,,Dacadey Aheyd
@axmedmaxamuud6440
@axmedmaxamuud6440 2 года назад
Qisada saxmiyaa
@jemesrk8102
@jemesrk8102 2 года назад
Sahro maskiin Ahmed khiyaanoole faadumo jaaniskeeda si fiican ayey uga faa iidaysatay
@firdowselmi1669
@firdowselmi1669 2 года назад
Isaguba xaaskiisa ayuu soo khiyaamay saw maha
@kaafiya375
@kaafiya375 2 года назад
Sahro ayaa garle 2 waa khiyamolayaal
@ishowflesh1696
@ishowflesh1696 4 месяца назад
waa lagu sugay sahrana ha iridaan odhan lahas
@hudaali4856
@hudaali4856 2 года назад
Qisooyinka intee lagu soo bandhigikara
@nusiybamohammad4688
@nusiybamohammad4688 2 года назад
Sahra daacad ayay ahay fadumana danteeda ayay fiirsatay ahmed qayaanadii u xaskiisa qayaanay illahay ayaa ka soo saaray
@aishaaahmed8846
@aishaaahmed8846 2 года назад
ahmed wa ay sahra wa dacad faduma wad ku subisay hbbty
@fadumofarah4482
@fadumofarah4482 2 года назад
You are right
@aminaabdullahi3504
@aminaabdullahi3504 2 года назад
Deeqow wa ku wata💋💋 sawabtO ah waxa dhahdaY naag nin qabo iyada maxa Ugeeyay
@maryanabdullhi9432
@maryanabdullhi9432 2 года назад
Ani team fadumo waa qof cajiib ah
@ayaanabdi349
@ayaanabdi349 2 года назад
Team faadumo
@Barka0706
@Barka0706 2 года назад
عامل كل إنسان وكأنك تتعامل مع نفسك : لا تظلمه لا تذله. لا تكذب عليه .لا تنتقص منه.لاتغتابه. ولا تحاول قهر ه. لأن الزمن سيدور وتذوق مرّ ما فعلت.🌺
@munajama6929
@munajama6929 2 года назад
Set time in
@ishqimohamed6286
@ishqimohamed6286 2 года назад
ha fatima wa fariid❤️
@Miriamegeah
@Miriamegeah 2 года назад
Sahra Waxay Ahayd Gabadh Ninkeeda U Daacada Oo Aaminsan Ahmedna Qiyaamadiisi Uu Xaaskisa Qiyaamay Ayaa Laga Gooynaya Faadumana Danteeda Ayay Door Biday Ninka Xaaskiisa Qiyaamay Bari Adna Waay Ku Sugaysa Faadumo Waa Fariid Inkastoo America Uga Ficneyd Yurub Weeyse Doorbiday:)
@faarush8157
@faarush8157 2 года назад
Faadumo Waa naag adag runtiiu kolay meshay danteeda kadhex aragtay bay aaday😂
@nuriyaomar9322
@nuriyaomar9322 2 года назад
Asc
@nuriyaomar9322
@nuriyaomar9322 2 года назад
Asc hadan qisadan fakar keyga kadhibto ninka illahay ayaa ubaneyey 4 dumara illahayna cidna madulmo ee dumarow kuqinca aqosha alle Sahra waxan kudhihi laha isdaji oo ilahay talasaro ilmahagana ilalso kuna samir aqosha alle Ahmed waxan dhihilaha waxatahay nacas oo xalal barqa lacuna fulley barerihisa cadeysan wayey aya tahay Fadumo waxan dhihi laha madaba abaha kuninkaxay ninka gurso hada rabto ama iskafur oo haxad gubin wabilahi towfiq
@Miriamegeah
@Miriamegeah 2 года назад
@@nuriyaomar9322 wll Ma Minyar Baa Tahay:)
@atikagullet8285
@atikagullet8285 2 года назад
qiso murugo ah😢
@ugaas.Yasin.
@ugaas.Yasin. 2 года назад
walahi waa qiso caiib ah practamol shoookoyinka noo soo badi aad baad u mahadsan tihiin
@heerqaran580
@heerqaran580 4 месяца назад
Waa dagdagbadanyihiin ayad ka iloowday oo waxma sugaan
@binticali2421
@binticali2421 2 года назад
Sahro eed ma’lahan waa naag ninkeeda aamintay faaduma na waa garteed inay saas sameeyso ninkana ceeb ma lahanoo allaa u baneryay afar xaas qayaano haday jirtana horeey u bilaabatay oo doowlada ayeey wayaamayeen sahro iyo axmad marka sheeko dheer
@ladnaapdirizak4271
@ladnaapdirizak4271 2 года назад
Anuu team ka fadumo ayaan ahay 18 jir danta rerkodu u muqato ayay ahayd ninkana danteda away ka dhex aragty wayna ka faidaysaty
@aslinur5782
@aslinur5782 2 года назад
wlhi wa aqiyaanolo hore aa lo dha hay godqiyaano ha qodin hada qodidne ha dhereyn ku dhicdontit ma ogid wuna ku dha cay balaayo alaah ku ride waa xasid xasidne ma aflaxo
@safiyaaxmed9971
@safiyaaxmed9971 2 года назад
Haa waan sameen laahaa tay faadumo Sameesay! Lkn sida sahro kalaan xooga dhoohsnaahay wlaahi:
@NihaalPea-jp3jt
@NihaalPea-jp3jt 10 месяцев назад
Ilahay jecliyaa mac sonkor
@nimcoamk2685
@nimcoamk2685 2 года назад
Faadumo way ha gaajiray ninkaa waa sidaan ku samaynlahaa waayo nin xaaskiisa khiyaameeyey ana bari ayuu ikhiyaamaynayaa markaa kaga horee
@kaltounnour3710
@kaltounnour3710 2 года назад
Team xogmaal gulaysta 🎁❤️💕👏🎁❤️💞💖 Raga khayiniinta ah so qabqabtaa
@mohammadhassan9081
@mohammadhassan9081 2 года назад
Wllhi waa qiso ad u xanun badan lkni Ahmed xaqa sahro ayaa kaso baxay fadumo na qiyanadii ayuu ilahay laka diyay o meel qaldan ayuu katuray marka Ahmed waxa u banan in u sahro usheko runta u dhoho icafi runta usheko
@ruuruqurux8849
@ruuruqurux8849 2 года назад
yes wan sameeni lahaa sidaas hada fadumo ahan lahaaa nin xaskisa qiyaamay faido maleh
@hodanmohamedahmed6068
@hodanmohamedahmed6068 2 года назад
Waxaagartaran axmed waana doqon faadumana waa fariid
@haawoahmed5319
@haawoahmed5319 2 года назад
Faadumo khiyaanooley wayeh wlh
@muhiimaabi8436
@muhiimaabi8436 2 года назад
Khayaano qof sameya isna waa lakhiyamayaa sahra iyadu daacadbay ahayd
@shukriali418
@shukriali418 2 года назад
Anigu faadumo wan ugaarbi laha waayo danta waday saharna soco hadhhado asga cidlo hakusoo dhaco
@aimtaksi1197
@aimtaksi1197 4 месяца назад
Maasha allaah anigaba hooyaday faadumaa ladhahaa
@dekoilmi3473
@dekoilmi3473 2 года назад
So badiya
@dekoilmi3473
@dekoilmi3473 2 года назад
Wow Mansha Allah
@axmedyare8913
@axmedyare8913 2 года назад
Axmed wa fidno cir iyo dhuba gubay
@hodanmohamedahmed6068
@hodanmohamedahmed6068 2 года назад
Waxa qayaanada wada waa raga ee qiyaadana iska daaya mida kale maraykan maxaa yaala ii soo sheega waxaa isdil ahayn mayaa laan ee nagadaaya qofwalba meeshuu joogo Allaha u barrakeeyo Aamiin
@snrotho
@snrotho 2 года назад
Haa fathuma xum malaha Allow hoyoyinka karame #hoyoFadhumo❤❤❤
@rahmoabukar838
@rahmoabukar838 2 года назад
Asc hadii aana haye haye faadamo waa saxna ahay hadii aana ahay sahar waa hordssye
@faadumoabdullahiibrahim5006
@faadumoabdullahiibrahim5006 2 года назад
Waxaa gardaran faadumo.
@captainafrica926
@captainafrica926 2 года назад
Part 2 baa ka dhex arkaysaan 🤣🤣🤣
@haaniahmed9860
@haaniahmed9860 2 года назад
waabay ka dheex arkeenba loolz
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 года назад
Deeq darajo wuu iga qosliyay diyaaradii ma qaraxday kulahaa
@fathiasaid2612
@fathiasaid2612 2 года назад
M.a faduumo wlhi ayaheda dambey ka fikirtay iyo walidkay oo iyadu ay xoog u tahay niin nagtisa khiyamay iyadana u khiyami laha un wlhi cashar lama ilawanay u dhigtay wn naxdin qoslay wlhi waxa lo garabaya gabadhi u khiyamay oo iyadu wx hagaji bay islahay oo wa qof walidka qimihisa waxana ka hos baxday fojignay wana kalsoni indho la aana oo ay ku qabtay waxa gardaran ninka waxana garta leh faduumo wayo ninkan waxa joga garan waxa so socda ma garto Asc
@samaaramaxamed6237
@samaaramaxamed6237 2 года назад
Www hooydy mcn ayaa lahdha fadumo
@calafmediagroup2021
@calafmediagroup2021 2 года назад
Nasoo boqdaaa
@mawliidhussein9959
@mawliidhussein9959 2 года назад
Wlhi waa qiso wacn salamaullh
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 месяцев назад
Qaayin lama karayo, Allaha nama kulmiyo. Waa camalka munaafiqiinta. Faduma waa innocent, laakiin waxa khasaaray oo ilaahay caasiyey ee ummadda dulmay waa Ahmed . Ee ilaahay cafis weydiiso iyo xaaskaaga.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 месяцев назад
Waxaan ka wadaa sahro
@farhioabdirashid6423
@farhioabdirashid6423 2 года назад
Faadumo waa naag nool Walahi 🤣🤣🤣👍🏻
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 года назад
Waa cajiib hadii sida fadumo aad ogoshahay in aad siilkaga ku dhuufto oo aad ka dhargiso nin
@marianegale4027
@marianegale4027 2 года назад
Gabadhu waa gabar aqli badan marka aydanteedii gaadhay ninka way ka wareegatay sifiicana waysamaysay aniga araktideeda way fakirtay oo gabar yar weeye waxay is tiri nin naag qaba qayaanay diisii barito adigana mid kale ayuu kaa daba keenayaa ee asaga dhan u jar
@shuaibmahdy1633
@shuaibmahdy1633 2 года назад
WR ilaahay 4 boo baneyee kuma gar daran hdaa
@marianegale4027
@marianegale4027 2 года назад
Ahmed sifiican ayaa loogalay Soomaali waxay ku maah maahday god siraad ha qod hadad qofana ha dheeran ku dhicidoon tidaa ma ogid
@M_SQUARE-192.
@M_SQUARE-192. 2 года назад
Sheekadaan film halaga sameeyo sxp practmoloow
@farhiafarta6500
@farhiafarta6500 2 года назад
Faadumo waxey sameysay wan sameen lahaa sabbto ah qofka markii dan heyso inta bdn waxba ma xeeriyo nolol adag beyna ku jirtay illaah ayaaba uso diray ninkaas Asigana qiyaanada uu sameyay waa laga jaaseyay oo uu xaaskiisa kula dhaqmay
@ednayusuf8636
@ednayusuf8636 2 года назад
May wlhy maan sameeyen hadaan fadumo noqon lahaa hadàn sahar noqon lahaan marka aan ogaado waan iska furi lahaa basatarka
@Lovly1113
@Lovly1113 2 года назад
Haa team fadumo
@haaniahmed9860
@haaniahmed9860 2 года назад
haadan faadumo ahaanlaha ha waan samayn laaha taay saamaysay faadumo waayo waaxan ogahay hadan faadumo ahaay inoo ahmed aniigana ii khaayami duuno siida saahra maarkas waaxan fiirsanaya daantaayda iyoo ka familkayga ,,,,,,,,,,,,,,,,faadumo waaxay haalkas kaa daaremaysa xaanunka saahra waaxanay kuu fiikiraysay18 ayaan jiira ee xaagen geenaya duuqan xaaskisiba khiiyamaya waaba kaadan usa kaaso deegto
@KowserSiciid
@KowserSiciid 5 месяцев назад
Anigu Waxaan tasgeeray sahra wyo Waxaan ku taageeray sida ay ninkeeda daacada ugu ahayd Ma hungowdo daacadi intay dunida joogtee
@xaworage5753
@xaworage5753 2 года назад
Anga sahr
@nadifodhalow5781
@nadifodhalow5781 2 года назад
The man is wrong.
@alma12cado12
@alma12cado12 2 года назад
Maxa ku dhacy axmd iyo fadumo xgy ku dabbysay shekadodu
Далее