Тёмный

Waayo Arag: Wiil tahriibay oo ka waramaya qisooyin murugo leh 

CBA TV
Подписаться 137 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Barnaamijka Waayo Arag Wiil tahriibay oo reer Burco ah oo ka waramaya qisooyin murugo leh
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 13   
@hashigariye6568
@hashigariye6568 2 года назад
Kkkkk Waar waxan reer miyiga Waxan Oo kale lagama sheekeyo waa secret Hadhaw Dadka dabe ee tahriibaya Ayay ku Adkanaysaa mida kale Dadka tahriibta kaa cawinaya lama sheego magac yadooda Tusaale ahaan Imika Waxan Aad ka sheekaynayso xukumada jabuuti way daawanaysaa
@mohamadabdi6785
@mohamadabdi6785 Год назад
Isaga qudhiisaa afkiisa khatar isku gelinaya
@axmedaden1655
@axmedaden1655 6 месяцев назад
Dadka caawimada aad ka hesho lama magac dhabo sheekhaygii
@fuadahmed3985
@fuadahmed3985 2 года назад
ahahahahah ninkani ma fayooba dadkiba wada xidh xidh
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 года назад
Hhhhhhhhhh
@abdiismaciil773
@abdiismaciil773 2 года назад
Jamalow waxan uu hadlisa sida qof jahiil ah uu ku fanaya tahriib, waxad sheegtay in aad hotel kempinski aad ka shaqeysa tasii waa been caad. hotelka kempinski nin somaliland ah malaha, waa hotel calimai ah ama luxury waxa lagaliyahay Yurub. xata marka aad warise nocana ah aad bixinaysed dadka magacyaduda lama shaego Islantan aad tidhi waa nin canfar ah aya qaba iyo willkikeda uu Banka ka shaqeya dowlada Djibouti way ku qabankarta dadkas, TvGa iyo wariyaha fadlan warisiyada nocan uu kale TVGA haka sodeyn.
@miicadsiciidcabdulahi4143
@miicadsiciidcabdulahi4143 Год назад
Wiilkani waa mar Jamaal oo maalin dhawayd igala soo hadlaayay magaalada wajaale
@salebanibrahim4771
@salebanibrahim4771 Год назад
halgamaa nololeed kuwan raga iskusheegaya sida hablaha ninka haysta
@AliOmar-te4wu
@AliOmar-te4wu Год назад
War ben badana kampsi hotel ayu yidhi nin reer somali somaliland ba iska le subaxa nalah
@myzemgammer1107
@myzemgammer1107 2 года назад
Sooka kiis galiyay dadkiiba bila markù imaado isna laqabtaa
@nawaalyar9437
@nawaalyar9437 2 года назад
Way dhacdaa aduunyada adoo dhoofku talagalay dhaxda Inaad ka noqotoo qalin kuugu dhicin dibad
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 года назад
Ilayn af aaanad lahayn lama qabto sawdigan dadkiiba Bir lab ku noqday maaha
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kani Malaha Waa Bir Lab
Далее
How to Build a Homemade Bike Using a Barrel
00:21
Просмотров 1,6 млн
How to Build a Homemade Bike Using a Barrel
00:21
Просмотров 1,6 млн