Тёмный

Qiyaanada Siyaasadeed ee uu Hassan Sheikh ka damacsanyahay puntland 

Hussein Jama
Подписаться 76 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Qiyaanada Siyaasadeed ee uu Hassan Sheikh ka damacsanyahay puntland

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 189   
@maryammohamed2912
@maryammohamed2912 Год назад
Ilaaha shartiisa ha ku celiyo Allah ha xafido Puntland. Nimanka kursiga isku dagaalaya shartoodana Allah ha ka qabto dhulkeena amiin.wixii Puntland shar la damacsan Ilaah balaayo uu ku mashquulo Allah ha u keeno amiin.
@koshinmohamed6000
@koshinmohamed6000 Год назад
Aamiin.
@faisahersi5370
@faisahersi5370 Год назад
Xuseen dadka dhegaysanaya kadaran odaygan Waa khaain dadkuu caqliga laga ciyaarayaa mise Waa jiranyahay yaab
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 Год назад
Wcs Husen jamac well come back bro
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 Год назад
Well done 👍 everything possible ✔️
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Год назад
Absolutely 💯
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Год назад
Subxanallah subxanallah subxanallah. Waa wayel hadana musuul kii soomaali ugu sareyey diini kuma yara aqoona kuma yara madax nimadu waa markii labad madax wayen Xasan sidee wax kayihiin wadankii cadow ayaad kuwarejisaye. Rabbi ugabaq diin iyo dal iyo dadka soomaaliyed.
@foosabdullahi1012
@foosabdullahi1012 Год назад
Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲
@maryammohamed2912
@maryammohamed2912 Год назад
Dani wax dhaama Allah ha u keeno Puntland.
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Год назад
Deni,will next leader puntland state.
@linklion1274
@linklion1274 Год назад
Xasan Soomaali wanaag uma Hayo
@maryanalifandhe8423
@maryanalifandhe8423 Год назад
Shartiisa rabbi hakucelinyo
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 Год назад
Waasatahay maansha,allah.
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Год назад
Dani iyo xasan waxay isla yihiin ciyaalka xaafada labadoodaba waxaa wata imaaraad shacabka ayaa loo dhigayaa kunjeerto
@c0nmoyds3fb98
@c0nmoyds3fb98 Год назад
garguurte allaha sharkiisa iyo sharkalaba hanagahayo haleysugu tago wixii buntilan burburinaayo illaahow cadawga buntilan dhulka lajar aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️🥰💜❤💚
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Год назад
XASAN DHIIQO WAA MUNAAFIQ MUFSID BEENAALE AH. Allaha naga qabto.
@mohamedhussein2001
@mohamedhussein2001 Год назад
Alleylehe waad asiibtay. Fariidnimo iga dheh.
@saadaqsaadaq7738
@saadaqsaadaq7738 Год назад
Waaku salaamay istaad
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Xasan dhiiqo waa mooryaan hawiyana ma rabaan inay qabtaan
@xamralive
@xamralive Год назад
saciid cabdillaahi deni waa madax waynaha puntland mar walba wuu ku qasban yahay difaaca puntland waa shaqadiisa waana waajib
@safiamuse5060
@safiamuse5060 Год назад
Dani haduu farmaajo iyo xassan sheikh ka wX qabad batay ma la xagxaganayaa , farmaajo xataa dakada garacad waa u quuri waayey in uh noo hambalyeeyo , 20 ka sano oo soo socda diyaar baan u nahay in Dani puntland xukumo, guul puntland guul SSC KHATUMO GUUL DANI
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 Год назад
Xasan waa iga yaabiyay waa qof dhiiqo korka u marsan oo kuleh dhiiqada waa nijaaso yaan korka la marsan 😂
@hassanmohamedibrahim-rv6jp
@hassanmohamedibrahim-rv6jp Год назад
Waa runta xussen wad ku mahad san tahay ❤tankale xassan gurgurte waxa cadeyn u ah inu beenta quuto qosoö beena oo an meeldheer jirin kelmed sax oo laga dhegeysan karo malaha shacabka somaliyed weligod amini mayan hadu cir iyo dhul isku keeno allaah ha dhafiyo insha allaah ❤️🇸🇴🇹🇷❤️
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Год назад
Waa kaarkii ugu danbeeyey ee Muuse iyo Hassan ay xoqanayaan si dadka looga jeediyo xoreyta SSC.... Yaan lagu sirmin warka Gurguurte.. Mnta waad la weydey Huseinow😢
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
Deni faltigiisa shacabka Ree Putland ayuu iska qarinayaa ee Soomaaliland xiriir ayuu la leeyahay Xassan,Deni iyo Muuse waxaa xukumo Imaaraats
@MohamedAli-wo1rk
@MohamedAli-wo1rk Год назад
WAA MACQUUL WARKAAGU
@ahmadfarah-jh9bs
@ahmadfarah-jh9bs Год назад
Husenow aad ban ujeclahay baramijkaga lakin Kan manta waxan u arka inadan haleelin waayo xasaan labo arimod bu kakeyahay arinta puntuland o ah nacyb u necebyahay reerkas wayo wuxu uarka hoganka rerka dhaarod inay yihin iyo isago lashaqaynaya muse oo raba inay kajestan dagalka lasanood
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Год назад
Sax waa sidaas waliba ujeedka ugu weyn ee Hassan waa arinka Laas Caano iyo sidii looga jeedin lahaa ciidankaas isu baheystey xoreynta meeshaas...
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Год назад
Hassan wa mooryaan
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 Год назад
Subxaanallah Allah ALLAAHU ACLAA WA ACLAM 😮😮😮
@sharmaakejama3463
@sharmaakejama3463 Год назад
Mw. Xassan dhiiqo ,xassan duufle ,xassan gurgurte 70 jir khaatumo xumo ku dhimanaya ismana oga lkn anagu wan ognahy
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Год назад
We are puntland and our leader is Dani.
@TJ-ry8dk
@TJ-ry8dk Год назад
Anago oodhan kaltuuneey reer Puntland baanu wada nahay. Hussein Jaamacna kama xigtid. reer puntland umada soomaaliyeed oo idil baa jecel. Laakin xassan dhiiqo iyo Deni wa dameer iyo labadiisa dhegood. Marka walaaleey Deni khasaaro iyo reer puntland kala saar. Hussein wuxu inoo iftiimiyey inu xasson dhiiqo u campain gareenaayo Deni khasaaro arintaasina waxay kuu cadeyneysa inay labada nin ay isku fakir yihiin. Waxay ilaaween inu shacabka somaaliyeed aqoon iyo aragti fog u leeeyahay hagardaamooyinkan oo kale.
@abduladansharif9548
@abduladansharif9548 Год назад
Waxaan arkaa dad badan oo reer Puntland ah oo meeshan wax ku qoray in aay Xuseen Jaamac ku Mucaaradeen falanqeynta aragtidiisa ah ee uu meeshan ku sheegay! Marka hore Aniga oo kala saaraya Deni iyo Puntland, waxaan qabaa in aay Culusoow iyo Deni yihiin Dammeer iyo Labadiisa dhegood. Oo aay yihiin labo nin oo Demul Jadiid wada ah laakiin aay dano shaqsi iska hor keentay! Halka Puntland aay tahay Deegaan Daarood iyo Soomaaliyaba aad muhiim ugu ah oo aay dagaan Dad Xalaal ah oo miiddii Daarood ah! Annagu haddii aan reer Gedo nahayna, waxaanba qabnaa in aay Ladaa nin isku Mid noo yihiin Xagga cadaawada! Tusaalaha 1aad. Xilligii Farmaajo ayuu Goodax Barre oo ahaa nin aanan Daarood nacaybkiisa qarsan ooW/wax barashada ahaa wuxuu sheegay in aay imtixaanadii Dugsiyada Sare ee dalka kaalinta 1aad 2aad 3aad iyo 4aad galeen ardayda G/Gedo! Deni oo aay Muqdisho xaflad soo dhaweyn ahi ugu qabteen xulufadiisii Hawiye ee berigaa ayaa isagoo aad u Careeysan oo natiiyadaasi ka xanaaqay, xulufadiisiina qancinaya yiri! "Ma aqbali karno in aay kaalimaha ugu sarreeya dalka galaan ardaydii ka soo jeeday, Gobollada liita sida Gedo, oo la yiraahdo ardaydii Muqdisho ayaa kaalin sare geli waayey!!! Hadalkaasi Fagaare Hawiye kama dhihi karo nin uu ku jiro Dhiig Daarood oo dhalad ah, xitaa haddii aay is hayeen Farmaajo oo Mareexaan ahaa, laakiin aanan laftiisa Gedo wanaag kala dhexeyn, una dhalan!!!!! Qofkiin ma aaminayaa Goodax Barre ayaa dhibco uu gobol Hawiye dego keensay Mid Daarood sii lahaa! Tusaalaha 2aadna wuxuu ahaa, markii aay is qabteen Culusoow iyo C/Weli sheekh, (Yuulka) oo ahaa nin aay Daaroodnimadu aad ugu weyn tahay oo reer Puntlandna aad u difaacayey, ahaana nin reer Gedo ah. Deni wuxuu kamid ahaa shaqsiyaadkii Reer Puntland ee 2da gacmood taagey markii Yuulka laga codeeynayey ee Culusoow taageeray! So, there is no love lost between Somali people, including Reer Gedo and either of those two low IQ Men but, we don't accept any disturbance in Puntland, who ever might be behind! From Gedo
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
Deni waa nin u raran Imaaraats waa ninkii oogu Cumaamad we Soomaro Ree putland Wuu isku diray oo laayey barakiciyey shilinkii Ka baabi,iyey Gaajo Ku dilayey Deni Allaha dhaafiyo Ree Putland oo Nabad ah
@abduladansharif9548
@abduladansharif9548 Год назад
​@@batulasmail8261 y
@ibrahimshill7600
@ibrahimshill7600 Год назад
ASC WALAAL BEENTA JOOJI WERIYE DHEXDHEXAD AH MATIHIDE
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Год назад
Puntland qaxba kama,qaadayo.
@AliMohamed-hr2cb
@AliMohamed-hr2cb Год назад
REER PUNTLAND HA TAAGEEREEN MADAXWEYNE A.S.Deni!
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 Год назад
Abgaal reer puntland ayaa ugeshy shaar kaweyn ayagoo damerahoda iskaraaca iyagoo siyasada kafogeynaya havargidir marka xasan heyska caacleyo sidii damerihii albaab walbana waanu kasoo xireynaa inshlh
@nasra9564
@nasra9564 Год назад
Guuleeyso
@fardosabarre8833
@fardosabarre8833 Год назад
Sharta uu la maagan yahay puntulan. Allaha ku cesho asaga. Xasan. Munafaq
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 Год назад
Aamiin yaa alaah 🤲
@bilanbashri8921
@bilanbashri8921 6 месяцев назад
Habo dowlad majito ee dantena
@koshinmohamed6000
@koshinmohamed6000 Год назад
Qayaano sitaasadeed? Politition only abandons his election supports if the politician commits crimes and springs shame to the politician. Even when the leader is abandoning his close associates, he does it to minimize the damage. In real world politicians never disowns their significant and public supports because it shows the effort of gaining power has meaning for all involve. It doesn't really make any sense to abandon and disown your supporters in politics. What forces President Hassan to abandon his supports? Specially those politicians from different part of Somalia, necessary to help him use his political capital effectively to govern and lead? It is nonsense and he is the real looser.
@AhmedElmi-db6yb
@AhmedElmi-db6yb Год назад
Subxaana Allah wll Hussein jama maanta xassan sheikh dagaalka siyaasadeed ee uu ku qaaday dadka puntland iyo dawladooda miyaad sidaan u falanqaysay runtii waxaan isleeyahay maanta koofiyadii baa kaa dhacday video gaan ka saar RU-vid ka sababtoo ah sumcadaada baad meel uga dhacday cadawga puntland hadhaco
@TJ-ry8dk
@TJ-ry8dk Год назад
Adeer reer Puntland baanu wada nahay. Hussein Jaamacna kama xigtid. reer puntland umada soomaaliyeed oo idil baa jecel. Laakin xassan dhiiqo iyo Deni wa dameer iyo labadiisa dhegood. Marka walaaloow Deni khasaaro iyo reer puntland kala saar. Hussein wuxu inoo iftiimiyey inu xasson dhiiqo u campain gareenaayo Deni khasaaro arintaasina waxay kuu cadeyneysa inay labada nin ay isku fakir yihiin. Waxay ilaaween inu shacabka somaaliyeed aqoon iyo aragti fog u leeeyahay hagardaamooyinkan oo kale. by the way, xaqiiqdaas uu caawa ino bayaaniyey Allaha raxmaanka ha xifdiyo walaalkeen Hussein Jama Umada somaaliyeed intooda badan way la socdaan inu Xassan dhiiqo u campain gareenaayo Deni. Maxa yeelay labada nin waxay shaqaalo toos ugu yihiin dawlada emaataka carabta. Marka saaxiibow waxba ha maagin walaalkeen Hussein Jama. sheikh Abdi Hersi isagan isla xaqiiqdaas bu sheegay. War cusub maaha saaxib. raali gelin buuxda sii walaalka Hussein Jama.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
Waa runtaa Xassan wuu la dagaalamay Putland laakiin waxaa dhici karto qorshe uu Imaaraatku u soo dhiibay Xassan oo la doonayo in shacabka Ree Putland la laga dhaadhiciyo oo jecleeysiiyo Deni si uu taageero ooga helo kadibna doorashada soo socoto Ku guuleeysto taa micnaheedu ma aha in uu Xassan Deni jecelyahay balse way isnecebyihiin laakiin waxaa jirto qolo labaduba Ka sareyso oo waxba ayaan ka diidi Karin waa Imaaraats oo labaduba doonayo in ay meesha u joogaan Imaaraats ma kala jeclo Dowlad dhaxe, Putland,Soomaland iyo dhamaan umada Soomaaliyeed ujeedkooda waa in aysan Soomaaliya yeelan Dowlad xoogbadan oo khayraadkeeda la soo baxdo Dakado waaweyn dhisato xuduudaheeda ilaashto Imaaraats Waxay balaayiin Doolar ku bixiyaan in ay Soomaalida isku diraan wadmada dariskana ay faragalin Ku hayaan. Waxaad ogaata cadowgu in uu hadba dhinac kaa soo galayo asaga oo adeegsanayo mid adiga Kula dhashay laakiin kaa doortay lacag.
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 Год назад
Hadalkaaga xigmad badan masameynayo boowe puntiland waa puntiland Siciidna waa puntiland.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
Waxaa tahay group Deni balse dadku kaa badan kaana arakti dheer
@iskufilan8681
@iskufilan8681 Год назад
Asc xuseen xasan wa masiibo umada soomaaliyeed lagu soo dhex tuurey ilaahay masiibo ha ku rido kuwii nagu doortay wadankii god aan waligii laga soo saari karin buu ku riday
@roadahmed766
@roadahmed766 Год назад
❤❤❤
@mohammedalichannel7293
@mohammedalichannel7293 Год назад
Deni iyo xasan waa labo wada shaqayn leh, deni cagawayne dano puntland kama talinayo
@awisaed-dl7my
@awisaed-dl7my Год назад
geeeeeeeeeeeeeesi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@duniadunia7492
@duniadunia7492 Год назад
Dadka reer puntuland waa ka weyn yahiin waxa uu hassan you haysto dani isgaa keeney Hassan meesha doonaan haysla Adaan waa layska qaban
@saynabsaciid7449
@saynabsaciid7449 Год назад
Xasan waa nin ciil qaba gacanta uu kilkilada ugu jirta waa xuurtada puntland ku hayso marka waanu necbnahay xasan
@AliMohamed-hr2cb
@AliMohamed-hr2cb Год назад
PuntLand waa Maamul saxa oo awood leh kan xoogbadan Maamulada kale.
@shwomp3368
@shwomp3368 Год назад
Hassan dhiiqo waa 10 qof oo isku dax jiiro 😂
@abdiali5044
@abdiali5044 Год назад
Daciif baad tahay sidii carurtaa ugu shekee shaqada aad xasan sheekh kuqoray
@abdirishidfarah7237
@abdirishidfarah7237 Год назад
ASC WAA ARAGTIDAADA EE XASSAN WAA KHAAIN DAAROOD OODHAN AYUU DAGAALKULA JIRAA SICIID DENI WAA KA ADAG YAHAY XASSAN SHIIKH
@IsmaciilElmi-ue3or
@IsmaciilElmi-ue3or Год назад
grrr
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 Год назад
Waaad iska nacnaclayhaysaa waxa somali dhibka iyo khilafka unhayanelwa puntlnd wa xaqiuq ama ammajeerteniya somali hagardamo ayayniunhaysa somalia
@nasra9564
@nasra9564 Год назад
Xasan SHeekh Alshaab haduu ladagaalayo Rooboow miyuu madax kadhigilahaa
@linklion1274
@linklion1274 Год назад
Aad iyo aad ... Arinkaas waa Xaqiiqo .. walaalkey Xuseen ...Xasan iyo Deni waa is ogyihiin waana xaqiiqo in Soomaali been usheegayaan
@Tasniim1
@Tasniim1 Год назад
Aabaha musuqa waa Xasan. Sidaa daraadeed isaga uunbaa iska waramaya.
@abdillahisaid7809
@abdillahisaid7809 Год назад
XAsan sheeKh sharkiisa rabbi haku celiyo haku babiiyo isaga iyo inta lasocota alle ha kugu baabiiyo waxa aad malegeyso socod xumow walas kajiraan rer pudlaan lasocda cadowga kowaad xasan sheekh
@c0nmoyds3fb98
@c0nmoyds3fb98 Год назад
kadaab weeye karaahiya garguurte munaafaq
@fuadomar7831
@fuadomar7831 Год назад
Doqon soleeye waxaa dhaama mooryaan shisheeye akakakak
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 Год назад
SIDI DHULBAHANTIHII UU IDINKA XADAY MAREEXAAN AAD USOO XERO GELISEEN OO KALE. HADA DHULBHNTE HARTI WAA JECLEYSIISEEN MAR DAMBE MAREEXAAN MA RAACAAYAAN. MAJERTEN WAAKA CAQLI BADAN YAHAY DHULBHNTAHAN REER BAADIYAHA AH WAALA SOO XERO GELIYEY. SIYAD BARE IYO FARMAAJO WAA LAGA TIRTIREY MAS KAXDOODA.
@queenaraweelo5915
@queenaraweelo5915 Год назад
Kani waa mid xasan sheekh soo dirsadey
@abdirishidfarah7237
@abdirishidfarah7237 Год назад
PUNTLAND WAA KA AWOOD BADAN TSHAY DFS DHINAC KASTA
@zimsam59
@zimsam59 Год назад
XASSAN SHEEKH TUUG WALLAHI WAA IN LAGA QABTAA UMADA SOOMAALIYEED IYO WADANKA
@mohamoudhassan551
@mohamoudhassan551 Год назад
Hadan nahay shacabka pl madaxwayne dani kawangsan namasoo marin ader
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 Год назад
Xasan sheekh waa cadowga Puntland.waa iska cadahay.wixii uurka kaa jira afkaa kaa Xada.
@catgoeswild5001
@catgoeswild5001 Год назад
COOOOOOOOOOOOOC
@maxamedaadan2745
@maxamedaadan2745 Год назад
Madaxweyne xsm waa hooley oo madaxweyne ah
@sahroali1196
@sahroali1196 Год назад
Aabaha. Dhac. & boobka Leynta. Ciidanka. Intaas. Kuligood. Waa. Xamsa n
@mq3905
@mq3905 Год назад
Saxiib beenta jooji Deni is a good president and he has nothing to do with Hassan Sheikh’s dirty politics. Please stop it!!
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
Waa madxaweynihii oogu xumaa ee Putland soo maro Dagaalo, xasuuq,barakac Isimo la xirxiro, iska horkeen bulsho. Dhaqaalaxumo. Lama soo koobi Karo dhibka uu u geysatay Putland
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Год назад
Hassan dhiiqo waa mooryan dameer wade
@mahmoudmustaf8707
@mahmoudmustaf8707 Год назад
Hasan ha baabiyo oo ha jaaro kanserka puntland.
@abdullahiabdulle5799
@abdullahiabdulle5799 Год назад
Hussein sxb way kala tageen x sh iyo dani si dhamays tiran meelahay ku kala tageena waxaa kamida Xasan shire iyo faroole iyo xasan sh waa isku dhinac😂 Dani waa ka adkaanaya doorashada qof iyo cod ah ayuu rabaa inuu ku shubto si cad waliba Intaas ka dibna xasan sheekh Beerka ayuu kala baxaaya intaas meel ku qoro
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
waxaa xaqiiqa ah Imaaraats in ay doonayaan Xassan iyo Deni dantooda ayaa Ku jiro in uu Xassan joogo Dowlada dhexe Denina PUTLAND Ayagaa po aan israbin ayuu Imaaraats midwalba meeshiisa Ku haysanayaan Shacabka ayaa la Marin habaabinaya Soomaaliya Allaha u gargaaro
@safiamuse5060
@safiamuse5060 Год назад
Dani shalayna hero buu ahaa maanta waa hero, waa madaxweyne wax badan qabtay, guil puntland guul ssc
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Год назад
I think saciid deni will be the president of puntland the next 5 years.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
Allaha kama dhigo haday Dadkii la daalaadhacayaan dhibkii uu u geysatay shansano wuu baabi,in
@abdirashidaseyr8711
@abdirashidaseyr8711 Год назад
Cadawga koowaad labaad iyk sadexaad baatahay daalin nacas ah
@MrHuska10
@MrHuska10 Год назад
Wax walba waa wacquul siyaasadu waa khiyaano, arimahaasna reer galbeedkaa aad usameeya.
@fuadomar7831
@fuadomar7831 Год назад
Ha kala jecleysan 2 tuug marnaba Deni haku taagerin daroodsm Deni zanjibari wa kiii hawiyaha hoosta uga jirey Deni wax laga ma wasi karo waxna ma wasi karo ahahahah 20 malyan iyo 65 cod siiyeye xasan dhiiqo Mr dhiiqo very smart nin hooyadii hadh ka jiiday aayadii hadh uma jiido wu gaatey wuxu ku taamayey akakakakakaakaka
@abdullahiabdisalan-vd5cq
@abdullahiabdisalan-vd5cq Год назад
War waa labatuug way is ogyihiin
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 Год назад
Caku Somali, war odayga waa xanuunsan yahay, wuxu sheegayana ma oga, qoyskiisaana haya taladiisa,qaas ahaan gabadhiisa. Odayga xasuustii baa ka tagtay.
@mohamedmohamoudibrahim-lk3nt
Labadiii dulmii kuheshisaa maxay kudabeyaaan
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 Год назад
Puntland shaqo,Kuma laha,waxbana kama Karo.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
PUTLAND way ka aragti fogtahay Xassan iyo Deni midana ma khayaani karaan. Siyaasiin arakti dheer ayey leeyhiin.
@maxamedaadan2745
@maxamedaadan2745 Год назад
Puntland waxay noqondoontaa dawlad madax banaan may be may not be
@maryananshur5732
@maryananshur5732 Год назад
Waa sida aan u malaynayey. Aad baan kuu raacsanahay analyse aad samaysay
@maxamedaadan2745
@maxamedaadan2745 Год назад
Madaxweyne xsm ma aheyn in uu yiraahdo puntland waa burburaysaa Kkkk cajiib
@abdallahassan3824
@abdallahassan3824 Год назад
Dadka Lama Marin habaabiyo , inaga daa ficillada qabyaaladeed aad dhex dabaalaneyso.
@malyunmahamedabdi5656
@malyunmahamedabdi5656 Год назад
Haaaa wlhi
@abdiyousuf114
@abdiyousuf114 Год назад
Beenale beenale dhaley faqash qudhun dhaley Xasan sheekh uu tudh waa madaweynaha heni
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 Год назад
✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅
@omarsscnl
@omarsscnl Год назад
Hassan shiikh wuxuu putland ugu waashey waa arin uu ismaaciil cumar geele ka danbeeyo,
@MohamudGabayre
@MohamudGabayre Год назад
ARINTAA in run noqoto bay ubadantahay waayo hadalka Xassan waxaa kamuuqata in uu Deni leeyahay Halganka SSC meesha kasaar anna waan kutaageerayaa si mar labaad madaxweyne Puntland laguu doorto. Waxa mesha kajira wa hadalkaan oo buur laguqariyey
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 Год назад
Runbadanah hussein munaafaq weeye ilaahay hanagaqabto guuleyso Guuleyso Guuleyso wiilka Somaliyed
@ahmedaden1280
@ahmedaden1280 Год назад
Dani iyo Xasan sheikh ayaa wali sxb ah oo Xasan baa raba in Dani kursiga PL ku so laabto iima cuntamin xiligan
@Deerow.
@Deerow. Год назад
RA IGAAS WAAN KUULA QABAA
@abobasement346
@abobasement346 Год назад
xasan dhiqoh wuxuu madaxweyneh u yahay waa villa family iyo moryan iyo mafiyoh u so Arursaday waxaan kulah talin lahah gobaladah in xasan dhiqoh logah guroh xamar
@aminaahmed3811
@aminaahmed3811 Год назад
Yes Hassan waa beenaale aan afkiisa iyo dhagihiisu is maqlin laakiin dagaalkaan waa ujeedo badane.
@kaafikaafi
@kaafikaafi Год назад
XASAN GURGUURTE MAZIIRKA SOMALIWEYN MAQAADIKARO SOOMAALIYINA MADOORAN UMANA MUUQDO NIN CAAFIMAADQABAH. ,,,, LAAKIINSE MAALINTII MARAYKANK IYO XABASHIDU, KU AMARAATEEN, LADAGAALANKA!! #SHAREECADA ISLAAMKA, WAAD U SACABINEEYSEEN?
@nasra9564
@nasra9564 Год назад
Labadii khiyaano ku heshiisa xaqqa isku dira
@Fowzia69
@Fowzia69 Год назад
Ma kacayaaan reer Puntland ee waxay ku mashquuleen inadeerKood XAMSE A BARE😂😂😂😂😮😮
@shacnishariif4521
@shacnishariif4521 Год назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cumarwaabari656
@cumarwaabari656 Год назад
War qajil umada rer budlaan adoo kale wax umasheego
@fadumohasan3897
@fadumohasan3897 Год назад
Waa yaab waa sheydaan doqon ah oo illahay umaday Ku soo saliday illahay hanaga qabto sharkiisa xasan hunguri, waxuu rabaah in uu dagaal galiyoh oo uu dhexdhigo galmudug iyo Reer puttiland marka adigu dani buu u oleeynayo baad leydahay but is not laag that’s maad fahmin xasan waa isku dhufasho Reer galmudug iyo Reer puttiland marka hadii aay tahay ololey saciid waaa fiicantahay but waa opposite baan u arkaa anigu aac
@duuliyetani1405
@duuliyetani1405 Год назад
Beentii oo qof ah kkkkk
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Год назад
Daalimiinta dabadhilifka u ah Imaaraats ee dalkii caraashay waa la iska qaban
Далее
Hadad sirtaan fahmi waydo Forex iska daa fadlan
43:16
CIIDAMADII MASAR AAWAY? (4585)
1:23:21
Просмотров 5 тыс.
Playing the fuel: reforming Nigeria’s subsidies
22:38