Тёмный
No video :(

Sh Kenyaawi | Markii aan Xamar tagay Rag waawayn ayaa igu Yiri Majeerten Iyo Mareexan baa ku dhalay. 

SSTV
Подписаться 469 тыс.
Просмотров 62 тыс.
50% 1

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RU-vid, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RU-vid.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our RU-vid channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Опубликовано:

 

7 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 148   
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Год назад
Masha Allah shikh kenyaawi wa qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba iyo meel Walbo ❤❤❤❤❤
@zeinabs678
@zeinabs678 Год назад
Mashaallaah laa quwata ilaa bilaah Allaah ha xafido Sheikh maxamed kenyaawe
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Год назад
Masha Allah Sheikh Mohamed kinyawi Mahadsanid Wariye SSTV Nur Aad ba umahadsantahay adigana kusoco inoo Wad Cafi Walaalkaa Somali aad bey ugu baahan tahay halganka Allaha kugu Garab Galo sheikhow
@adontiiale
@adontiiale Год назад
Masha allh ilaahy hanoo xifdiyo sheekha amiin yarabi 🤲🤲
@Abdifitahharred-jk8oy
@Abdifitahharred-jk8oy Год назад
Aan is cafina dhamaan in sha alah❤❤❤
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Год назад
Masha’ALLAH TabaarakAllah Xita waxaa jira waalidiin iyo caruurtooda oo aan islahadlin. SUBXAANALLAAH Kuwaasna uducee, Insha’Allah Waa barnaamij aad uwanaagsan, marka aad dadka wanaaga iyo hishiis dib uguabuurtid, waana farxadaadi iyo dadka ooidil, markii ay hishiiyaan. Mahadsanidiin, Sheikh Kenyaawi iyo Team-ka SSTV
@bellahaji9884
@bellahaji9884 Год назад
Masha Allah❤❤
@DrAbdiqadir
@DrAbdiqadir Год назад
Awliyo ilaahay oo qalbi wanaagsan guulayso labada daaroodba idam alle sheekh
@user-qj1gq4lw9d
@user-qj1gq4lw9d Год назад
Shiikh ilaahay haku barakeeyo
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Год назад
Cafi walaalkaa waa kalmad guda weyn Mansha allah sheekh kenyawi alaha barakeeyo
@abdallamohamud3948
@abdallamohamud3948 Год назад
Maasha allaah Allaahu akbar.
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Год назад
Sheekh kenyaawi iyo sheekh abuudalxa iyo sheekh yo badan oo kalaba Rabbiyoow noo xifdi Aamiin yaa Rabbi.
@abdallamohamud3948
@abdallamohamud3948 Год назад
Maasha allaah AllAh kudhooro.
@mahadsofe4522
@mahadsofe4522 Год назад
Allaah ha ku barakeeyo shiikh keenyaawi dadka soomaaliyeedna khayrka aad sido allaah ha ku hanuuniyo qalbiga umada soomaaliyeedna allaah ha mideeyo
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Год назад
Allaah haku xifdiyo shehh
@husseinmohamedali78
@husseinmohamedali78 Год назад
Masha'allah Seikha Allaha noo fhowro ❤❤❤❤
@aganesacad1666
@aganesacad1666 Год назад
Asc nabigaanuurleh..shiikhoow khayr oo DHAN allaha kusiiyo..waxaan rabaa inaan kuusheego inaad ogtahayna waandareemayaa.. galkacyo tag.halkaas hadday dadku iscafiyaan soomaalida waa cusub ayaa ubaryaya....halkaas weeyaan meesha hoog iyo ba,ba uu kasoobilowmay
@nashaadgacal8688
@nashaadgacal8688 Год назад
Wll sheqa lahadhal kenyan magala kamid ah o Garissa layirahdho imaw dheh 🥰🥰🥰
@nedafiqi7720
@nedafiqi7720 Год назад
Masha Allah shiikh keynwi ilaahey ha Ku xafido
@janankajananka4650
@janankajananka4650 Год назад
waa barnaamij aad u qiimo badan runtii thanks sstv
@saladoabdullahishardi6587
@saladoabdullahishardi6587 Год назад
Mashallaah ♥️🌹❤
@nimalacombe2564
@nimalacombe2564 Год назад
Inchaallah cheih nokaleh djabouti amin wankoussouguena adou alleh idmo on très fort jazzakhallah khair
@nimalacombe2564
@nimalacombe2564 Год назад
Nous t'aimons et t attendant inchaallah
@kaltundahir3812
@kaltundahir3812 Год назад
Mansha allaah mansha Allaahu akbaar
@kaltundahir3812
@kaltundahir3812 Год назад
Mansha allaah mansha Tarbaarakalaah allaahu akbaar 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ jasaakaalaah allaahu akbaar ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@jimcaalexasannuuxwarsame1637
nookaalay hargeisa nokaalay nookaalay 😘😘😘😘
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Год назад
WALAAHI SOOMAALIDA QABYAALAD BAA DISHAY
@user-kf8qd4ot4g
@user-kf8qd4ot4g 8 месяцев назад
الحمد لله رب العالمين الله اكبر الله اكبر الله اكبر❤
@mhassan3385
@mhassan3385 Год назад
Sheeq kenyaawi xafidullah
@KadarMedEgueh-re1ty
@KadarMedEgueh-re1ty 11 месяцев назад
Macha allha mabrouk
@fmg63772
@fmg63772 Год назад
Allaahu akbar Allaahu akbar maashaa allaah tabaarakallaah jizaakallaah khayr sheikh🤲
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Год назад
Maashaa Allah
@kadanali-oc6qp
@kadanali-oc6qp Год назад
Allaah yacisak yaasheekh anna waxan ku talin lahaa in aanu ka daalin oo jimcaha kasta soo qaato cafi walaalkaa. Wayo tan you tube ka lama dhagaysanayo waxa dhagysanaya oo kaliya inta wadaadada ah oo marka horeba garanaysay. Laakiin dadka qabyaalada caabuda waa 80% waxaanay iskugu jiraan dhaman noocyada bulshada.
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Год назад
Masha allah alxmdulilah ❤❤❤ Allaha haku xafido sh mahamed
@IstahilYusuf-gl5yc
@IstahilYusuf-gl5yc Год назад
Maasha allah tabaaraka illaahey haku xifdiyo sheekh kenyaawi
@sahrasadabdi-pm3jt
@sahrasadabdi-pm3jt Год назад
Manshaa Allah, ilaahay sheekh irsaaqada ha u waa siciyo amiin
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi Год назад
love u for the sake of Allah sheeq kenyawi ❤
@MohammedAli-uy4ls
@MohammedAli-uy4ls Год назад
Assalaamu calykum wraraxmatullahi wabarakaatuhu, Sheikh bal waxyar lasico Horufadhi TV NINKA Ka hadla iyo kuwa ku xirani siday u hadlayaan ama Comentigiidu siduu u qiranyahay, kadibna ma xaad ku waanin laheed, inaan maqalno nafteenuna ku waansano waan jeclaan lahayn.
@aganesacad1666
@aganesacad1666 Год назад
Allahuma Bismikaljabbaar
@basrabashir5726
@basrabashir5726 Год назад
Maasha allah tabarakallah
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 Год назад
Xafidakallah sheikh kenyaawi
@macalincabdaleahmedabdikad6527
Garowe imoow sheekh
@runshegemedea3961
@runshegemedea3961 Год назад
Runti Marki an muqalkan dawaday wan ilmeyay sheikh kenyawi illaxay ajir iyo xasanad hakasiyo runtii shaqa wanagsan Aya ummada u heysa
@bilowhabiba1880
@bilowhabiba1880 Год назад
Sheeq allaha ku cafiyo sida nala jaceshahayna allaha nokaso somali hadanahay waxan isku cafin lanahay waa cadalad darada madaxda 1 katahay iyo ragii oo malwalbo dayac nabaday marka hore nogu ducey aboyasha dalka iyo dumarka kadagiwayey
@SaSa-th5on
@SaSa-th5on Год назад
Maasha Allah
@ugaasmohammed2738
@ugaasmohammed2738 Год назад
Masha Allah ❤❤❤❤
@Qadroali231
@Qadroali231 Год назад
Masha allaah
@cabdiqadirahmed3880
@cabdiqadirahmed3880 Год назад
Mashalaah
@Jibriil571
@Jibriil571 Год назад
Ideologies kaa diinta lasoo galiyey ee ictisaam. Jadiidiya , Takfiirka, etc waxaaas uun ha dheh galin
@SaSa-th5on
@SaSa-th5on Год назад
Shekh kenyaawi allaha ku xafido
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic Год назад
MashaAllaah
@sahrachannel7287
@sahrachannel7287 Год назад
Maasha alaah
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 Год назад
Sheekhow ha isa siinin janada iyo magfida rabi lakiin rajeeyno oo u dadaalno
@user-kf8qd4ot4g
@user-kf8qd4ot4g 8 месяцев назад
Allow i cafi😢baladkeyga❤ abo farmajo❤🏳🇸🇴🇪🇬🇸🇦🇾🇪🇸🇾🇸🇩🇵🇸🇹🇯🇱🇧🇮🇪🇯🇴🇰🇼🇮🇶io ku wo badana o aan ilowsanahay alle hanawada cafiyo❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@ibrahim.haajihusse
@ibrahim.haajihusse Год назад
Masha Allah allahu akbar
@mahamedabdullahi3950
@mahamedabdullahi3950 Год назад
Manshllh.mashllh.ilaahay.haku.cafiyo.dhamanten.ilaahay.ha.nacafiyo
@Ahmed-ww6ws
@Ahmed-ww6ws Год назад
​@@mahamedabdullahi3950 😊
@sacdiyajelle7920
@sacdiyajelle7920 Год назад
Mansh allah
@ubaxwali9529
@ubaxwali9529 Год назад
Mansha.allah.she
@safiaissa5917
@safiaissa5917 Год назад
Allaah ha caafimaadiyo niman ka soomaaliyeed
@khadijoshukri5217
@khadijoshukri5217 Год назад
Mashaallah
@user-ow6st7hs2t
@user-ow6st7hs2t Год назад
Ale haku xafido
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Год назад
SHEEKH KENYAAWI FIGRADAAS ANOO SUURI JOOGO BAAN IRI HADDII SOOMAALI ISWADA CAFISO OO AAY INTEY MEEL BANAAN OO WAYN SOOMAALI OO DHAN ISUGU TAGAAN WADA TUKADAAN ILAAHAAY BARYAAN XOOLANA KU QASHAAN GACMAHA KOR U TAAGAAN ALLE BARYAAN INEY IS CAFIYAAN OO AAY LAABTA ISKU XAARAAN NABAD WAARTANA KAWADA SHAQEEYAAN ADIGAA ALLE KUU WAAFAJIYAYE HAKA CAAJISIN PLEASE ARINTAAS DALKA SOOMAALIA BAY AAD UGU HABOON TAHAY IYAGOO QABAA'ILADA OO DHAN YIHIIN INAAD KA SHAQAYSAAN DADKIINA DADKA WAX U GUDBIN KARA CODSI INSHAA'ALAAH BAAN SOO GUDBIYEY . XITAA SIYAASIYIINTA IYAGUBA WAY U BAAHAN YIHIIN QABAA'ILADU WAY ISU UUR XUN YIHIIN DALKA ILAAHAAY HA DEJIYO UMADA SOOMAALIWAYNA ILAAHAA QALBIYADOODA HA ISKU FIYOOBEEYO.
@Qadroali231
@Qadroali231 Год назад
Asckm ❤❤❤❤
@ah3069
@ah3069 Год назад
Wallahi aniga qabiil ma aqoonin ilaa aan kamaqlay dad kubanaan baxayo mw Farmaajo oo leh , "farmaajo waa mareexaan " wllhi kahore qabiil ma aqoonin
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Год назад
Cfiyo saamax shiikh
@umuahmed4253
@umuahmed4253 Год назад
Walaalahay qayb kamid ah dhawr sano maanan wada hadal mana doonayo hadalkooda waayo dhaqankooda iyo kayga ayaa isdiidan
@Yt-One_1
@Yt-One_1 Год назад
Camalkagu aqbal noqon maayo
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 Год назад
👍👍❤❤❤🇸🇴🤲🤲🤲☝
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Год назад
Aniga i cafi shiikhow markad bay dhabo tagaysay cafi walaal lahayd waan xanaqay waana ku so qoray ilmihii baydhaba xirna itibiyankii way xabadeyen dada ku dhintay roobow aya la afduubay roobow wax ma iga gelinkiin shacabkii waan dhibanen kg wax tiri cafi waana lagu xasuuqa cafi ayaan u qatay waa dhibataynen dal iyo dibad shaatigii dowladaa na dilay wadadkii wuxu yiri cafi ķ
@samirr546
@samirr546 Год назад
Muqdosho dad sharfan oo aan qabiil aqoon baa ku noolaan jiray ee dad jiran oo wareersan oo dhul qac ah ka yimi oo qabyaalad isku soo xanbaaray baa soo kala dhexgalay suntii ay ku aaseen baa weli laga nadiifin. Reer Muqdishow waan ka raali gelinayaa dhibka lala soo doontay.
@hodanc6255
@hodanc6255 4 месяца назад
Wa runta muqdusho ti hore badow ban u naqanay dadka qabyalada ka hadla waxay ka iman jiren gobalada
@user-nm4bs9lq2h
@user-nm4bs9lq2h Год назад
Walaalnimada islaamka way kahorraysaa ugana dhowdahay dhinaca ilaaheen subxaanahu watacaalaa tan abtiriska sida quraanka iyo sunnaha kucad walaalkaa hadduu yahay gaal wuu kabaxay walaalnimadii nebiyallaah nuux markuu wiilkiisu doortay gaalnimo oo ku darsamay qolyihii halaaggu usugnaaday ayuu ilaahay weydiistay in wiilkiisa uu badbaadiyo ilaahay wuxuu ugu jawaabey wiilkaaga maaha waxana uu sidaa kunoqday gaalnimadiisa
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 Год назад
aboowe moqdisho imow waa lagaaga bahan yahow
@aliosman8874
@aliosman8874 4 месяца назад
SCW SCW SCW
@khadroalimohamed870
@khadroalimohamed870 Год назад
Ascww shiiqaaw noo siiwad masaabaxkariim waan ubaahanahaye
@sahraxaajimire508
@sahraxaajimire508 Год назад
Allaah ha kuu denbi dhaafo soomaali laand kaalay
@abdullahimohamedissak2597
@abdullahimohamedissak2597 Год назад
cajiib, tarikh
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 Год назад
Wcs
@isiri.2835
@isiri.2835 Год назад
MASIIBO REER ABTIGAA IYOJIRO U DAA
@mamulmam-4714
@mamulmam-4714 Год назад
M a allow noo xafdi culmadeen
@user-up5db7pf2q
@user-up5db7pf2q Год назад
👍🏽🇸🇴👍🏽🇸🇴👍🏽💕🇸🇴👍🏽🇸🇴👍🏽🇸🇴
@Munalalachanel
@Munalalachanel Год назад
Asalama calykum warxmatullahi wabarakaatu sheeq kenyawi hadankaarabnaa in aad soo celiso daarood iyo isaaq wanku dhexnoogay balsoo celi yaarabi hakala qaboojiyo amiin yaarabi
@shukriabdirahman9613
@shukriabdirahman9613 Год назад
Sax waaye sheekhoow
@mohamedabuukar
@mohamedabuukar Год назад
Dadaal inkasto Allah yiri انك لن تهدي من احببت ولاكن يهدي من يشاء
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 Год назад
aboowe haberyertey acaan aa rhadhey kenyaawi aboiwe hada xamar ma tagtid oo
@mujahiddohe1985
@mujahiddohe1985 Год назад
astaan tv 😢🎉guul
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Год назад
Shirkii wadada logu yerey muqdisho muxu u tegi wayey iyo shekh umul lama fahmin
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 Год назад
moqdisho soi noqo
@saedulahdilad5422
@saedulahdilad5422 Год назад
Qabyaalada Cidda hoyga u ah waa nayaqaanaa. We maaha kuwa lagu been abuuro. Tusaale maanta waxaa cadaayn inoogu filan waxa Dulmi jadiid Dalmajire taste maanta ku habsaday madax midnimadii dalka.
@cumarxuseenchannel4732
@cumarxuseenchannel4732 Год назад
Maxa kuso beegay waqtigan wax lasodhafay Culimada somaali 2023 farba ku gudan ? Shiiqa waxba kama shegayo mana ka sheegi doono intaa noolahay 💯wax walba uurka kujira shacabka losobandhiga ana shacabka u daaya 🇸🇴Adigo indhaha iga sogalin maxa kaga baxay? Qofna haku edin ku heyso uurkaga adigo afka furan wayo sidaa soomali wey kukalatagi af dabolan dahab🤲🤲ilaahow somali mida🤲🤲
@CadeIbrahim-vh4wt
@CadeIbrahim-vh4wt Год назад
Hhhhhhhhhhhhh sheikh ALEE hakucafiyo lkn ma waha Lagdibay hugaanka ixtisam waw amaad Latartameysa sh shibli kkkkkkk mahadsanid sh keyawi
@faadumofaarax880
@faadumofaarax880 Год назад
Wll Shikha lanbrkiisa noosheeg😢
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 Год назад
Iiga saar gurigeeyga aan cafiyeee hadii kale waxan ku hubsanayaa naaru jahanama, Waliba waa guri aanan u baahneen maanta oo alle iga deeqey
@amirahmed5003
@amirahmed5003 Год назад
Gurigiina hadduu xalaal ahaa waad heli insh allh
@hodanc6255
@hodanc6255 4 месяца назад
Ma waxad u cudurdare qof guri u lahayn ku jira acudubilahi mina shaydani rajim
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Год назад
Kkkkkkkkkkkk Sh Alle ha dlhowro
@umuraxa4267
@umuraxa4267 Год назад
Kkk wayaa na ceyrsanaayo
@newassong7535
@newassong7535 Год назад
cudur qaniil ku dhacay somalida
@yusufali7200
@yusufali7200 Год назад
Hada Maxa ka hor taagan Ino Tago
@maxamedzayid9790
@maxamedzayid9790 Год назад
M...............a
@SaSa-th5on
@SaSa-th5on Год назад
Aa cuudu bilaahi minal Qabyaalad Rasuulkeena SCW wuxuu yiri Qabiiliiste iyo beenloowba kama mid aha umadayda
@iqrakediye8359
@iqrakediye8359 Год назад
Ninkaan masar aa isla joognay wuxuu nogu imaaday siti oktbar waxaa kucasunay xafadeena waxaa isugu yeernay gabdhahii xafada markaa isku imaanay muxadaradiisii mexeey noqotay mataqaanaa bahdil aflagaado maldahan wuxuu nayiri dadka dibada kaimaada matukadaan xamar guryihii dadaka xaraanaa lagu deganyahay badkale oo nala galay marka wagaas kadib aniga maba fiirsan mana dhageysto waayo asaaba xanuunsanaay wagaas malaha hada waa reystay
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 Год назад
xamar dadka qaarkood soow guryihii muslimka kuma jiraan taasi been maaha waa run wixii maal islaameed haysta cunay akhira loyar unoqo aduunka waaba ku aragnaaye
@iqrakediye8359
@iqrakediye8359 Год назад
Warsaneey maifahmin ee alaha ku caafiyo waa xanuun santehee guryaha yaa karoora idin dhahay soo adinka wadnaha malaeyn oo lug ugama bixin xamar xaraantase dadka soo ugama horeeynin quruxeey
@AbshiroFarah-qs9ov
@AbshiroFarah-qs9ov Год назад
Wll xamar guryo badiya wa lagu jira ya xalaleeyey
@hodanc6255
@hodanc6255 Год назад
CID benin karta arinka xamer majirto mana dadko dhan aniga so tagna ayado dadka ladilayo o guryahoda la dhacayo lakin badankod gobalada bayka yimaden
@wehliye45
@wehliye45 Год назад
Asagaaba qabiiliiste weyn ah
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 Год назад
SHEEKH HADA DADKA SOOMAALIYEED MIYAAD SII KALA FOGAYSAY MISE WAAD ISU SOO DHAWAYSAY?.
@user-kp4zr9yu7t
@user-kp4zr9yu7t Год назад
shekh barnaamijkaan ookale wxaan kadawaadaa nin jooga Egypt oo ku heshiisiiyay dad aadubadan sheikh adigane siiwad barnaamijkaan
@FrankManAllday
@FrankManAllday Год назад
Sheekhu wa ayo?
@hodanc6255
@hodanc6255 Год назад
Kkkkk isma dhantan maxa shekha lagu fali qabilkisa yaab
@foox4080
@foox4080 Год назад
Majeerteen
Далее
Вся Правда Про Хазяевов !
41:02
Просмотров 1,4 млн
до/после Знакомо?
00:16
Просмотров 13 тыс.
Insane Coffee trick EXPOSED 😱☕️ #shorts
00:20
Dhalma Doon Umul Kheyr Maxa Ku Dhacay??
15:09
Просмотров 4,5 тыс.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 4 AAD
25:03
Вся Правда Про Хазяевов !
41:02
Просмотров 1,4 млн