Тёмный

Qof Walba Wuu Kugu Dul Socon Sidaad Qanci Isu Leedahay | Waxyeelooyinka Laga Qaado Narsistaha 

Ishraq Yasin
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 1,3 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 21   
@HawaSalah-n6u
@HawaSalah-n6u 3 месяца назад
Haa abyo wa runta aniga hoya dey aya ah narsista aniga hoyadey at ayan u jecla ayada ne wey ineceb tahy waliba dhibato maska xiyan aye ige satay kadib na nin narsista ah ayan gacanta u galay mar walbo aniga ina qal danahay ayu iga dhaga an na wan amina maxa yelay hoyo iga so dhaa dhicisay aniga ina qof xun ahay 😢
@Jinan202
@Jinan202 3 месяца назад
😢😢
@ishraqyasin
@ishraqyasin 3 месяца назад
Sorry, Abaayo. Ilaahay ha kuu boogo dhayo❤️🦋
@Rodina440
@Rodina440 3 месяца назад
Abyo aniga hooyo iyo aabo haduu qalad dhaco aniga ee dusha iga saaraa mid iga yar aa tahriibtay hooyo neh waxey dhahdaa adi dartaa u tahriibtay gabadha qumayo yahay aniga wax kama ogeyn tahriibka ee tahriibtay aabo neh wax yaabo anoo yar dhacen edo anoo iskuul jiro Albabka iga Xiratay marka asaa la wacay guriga imaw a dhahay gabdhaada albaabka naagtaada ka Xiratay marka wuu imaaday nagta neh hal dalaaqo ku furay marka qalad ayada ee gashay ilaa hada igu eedeeyaa marka eedeyntaas ma waxaa laa dhihi karaa waa qeyb ka mid ah nersistaha 🥺
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 3 месяца назад
Wlashay danbi malihid mana aha in 24 hours lagu eedeyo eedaynta aan sal iyo raad lahayn oo qofka dusha laga saaro ay waalidiintu sameeyan iyo dhagahadalka waa qayb ka mid ah dadka sunta ah (Toxic parent) ama waalid sumaysan oo ilmaha markasta eedeya waxan kuula talin laha hada inaad ka fogaatid waalidka hadii aad awoodid. Waan ogahay raga iyo dumarka isku mid maaha oo gabadha si fudud guriga waalidkeed kama fogaan karto lkn ninka wuxuu awooda haduu hadii (income) meel kasoo galo inuu magalada meel ka dago marka wlashay hadii ay kuu suurta gali wayso ka gaabso hadalkooda hadii ay topic canan ah ama eedayn aan jirin kula soo adaan iska ignore garee oo waxba haka soo qaadin. Waxa kaloo samaysa naftada dhis cibaadada alle ku dadal waxbarashadada xooga saar, wax akhri hadii aad luuqado kale aqoon luuqadada hooyo wax ku akhri. Waxa kaloo kula talin laha in aad dhakhtaradan la xiriirto si ay therepy kuu siiso oo aad la talin fcn uga hesho (counseling) Dr ishraaq yaasiin waxan rajaynaya in aad gabadha caawin doonto. Saaaluut 🫡
@ishraqyasin
@ishraqyasin 3 месяца назад
Ilaahay xaqqa ha tuso waalidiintaas🤲🏾 Ma sheegi karo eedadaas inay tahay narsisre, laakiin kolay inay saas samaysay qofkay tahay ayey cadayn i tajay, qof fiicanna ma sameeyo waxaas. Bogso oo badhaadh❤️🦋
@HassanAbdullahi-t9s
@HassanAbdullahi-t9s 3 месяца назад
Walahi waa runta
@ifrahahmed3077
@ifrahahmed3077 3 месяца назад
Masha allah abaayo thanks ishraaq❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin 3 месяца назад
🦋❤️
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 3 месяца назад
Dr isharaq yaasiin la,aanteed dadkasi caadi bay noo adoonsan lahayeen dadka saamaynta ay kugu reeban si fudud loogama kabsado.
@ishraqyasin
@ishraqyasin 3 месяца назад
Mohammed walaal, dr.nimo ma jirtee, insha Allah, maybe one day🙃🦋❤️ Soo dhawoow!
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 3 месяца назад
Waa runtaa abaayo noo soo badi
@ishraqyasin
@ishraqyasin 3 месяца назад
Insha Allah❤️🦋
@hindiya11m
@hindiya11m 3 месяца назад
Wcs wr wb
@ishraqyasin
@ishraqyasin 3 месяца назад
❤️🦋
@runbadan
@runbadan 3 месяца назад
Abaayo lambar lagala soo xiiro ma isiin karta
@ishraqyasin
@ishraqyasin 3 месяца назад
Facebook messenger❤️🦋
@hadiyacshakuur255
@hadiyacshakuur255 3 месяца назад
wlll xage kala so xiridha
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 месяца назад
Facebook abaayo❤️
@hadiyacshakuur255
@hadiyacshakuur255 2 месяца назад
maxa Ku qoran
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 месяца назад
@@hadiyacshakuur255 Ishraq M Yasin
Далее
Why Can't I Love My WIfe? | Nouman Ali Khan
9:56
Просмотров 87 тыс.
Dareen walba maha jacayl    @DrsAshosaid
8:41
Просмотров 7 тыс.