Тёмный

Kartididadi Iyo Kalaoonidi Niyad Jab Iyo Is Nac Bay Isu Badalaan | Depression & Narsisiataha 

Ishraq Yasin
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 1,5 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

12 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur Месяц назад
No one can hurt you without your consent, They cannot take away our self respect if we do not give it to them.
@NajumAbdikarim
@NajumAbdikarim Месяц назад
Wow! that's real
@ishraqyasin
@ishraqyasin Месяц назад
Wise words by wise man🫡🦋❤️
@FadumoHas
@FadumoHas Месяц назад
Ala waa arkay abooyo tan aneey igu dhacday nafta bini aadamka ayeey qatarku yahiin
@ishraqyasin
@ishraqyasin 19 дней назад
Sorry xabiibti❤️ What doesn’t kill you makes you stronger🫡
@sarahconcell1182
@sarahconcell1182 Месяц назад
maasha alaah abaayo noosoobadi 🙏❤️
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 Месяц назад
Thanks wllo
@mubarikahmedallaale9628
@mubarikahmedallaale9628 2 дня назад
dadkaas xun waxaan ka faaiiday in aan xadhiga Alle qabsado oo aan Ilaahay ku xidhmo, walaahi waswaaska niyada looma ogolaado waxba haka soo qaadin, salaada tasbiixda iyo istiqfaarta, quraanka oo ad akhrido oo dhegeysato ayaa dawo ah, iyo dadka aad wax khayr leh ka faaiidayso oo aad ku badesho narcisstaha, hadii cidlo kaa helayaan hadii aanad Alle SWT isku xidhin. وَمَنْ يَعْشُ عَنْ ذِكْرِ الرَّحْمَنِ نُقَيِّضْ لَهُ شَيْطَانًا فَهُوَ لَهُ قَرِينٌ [الزخرف:36] إلى آخر الآية؟
@inisa.ahmett
@inisa.ahmett Месяц назад
Sorry wlhi qof nocas ah wuu isoo marey waxey aheyd xallad adag wlhi wan ka soo gudey allhamdulilaah😢
@ishraqyasin
@ishraqyasin Месяц назад
Alxamdulillah inaad ka soo gudubtay🦋❤️
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 Месяц назад
Waa runtaa waa dhurwaayo mahadsanid
@ishraqyasin
@ishraqyasin Месяц назад
Aad iyo aad❤️🦋
@umubushra5391
@umubushra5391 Месяц назад
Jazaka Allah abaayo waa dad aad uxun oo munaafiqiin ah Allaha umada ka qabto
@ishraqyasin
@ishraqyasin Месяц назад
Aamiin. Jazaki Allah❤️🦋
@ifrahahmed3077
@ifrahahmed3077 Месяц назад
Masha allah abaayo ishwaaq thank you no so badi narsistiga insha allah hadda waqti hesho ❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Месяц назад
Insha Allah abaayo, mahadsanid❤️🦋
@saynabjimcale
@saynabjimcale Месяц назад
Anigaa dhibkaas igu dhacay iswaa iyo depression baan kabixi waayey waxaan saacado badan ku bixin jiray social media inaan dhax wareego hurdo la'aan hadaan soo xasuusto waan qoslaa walaahi😅😅😅
@ishraqyasin
@ishraqyasin Месяц назад
Alxamdulillah xusuus waliba aad ku qososho inay tahay maanta ❤️🦋
@AmalSheekh-ur7ol
@AmalSheekh-ur7ol 14 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤
@shukri846
@shukri846 Месяц назад
Wcs sax sis✅👌
@ishraqyasin
@ishraqyasin Месяц назад
❤️🦋
@fadumaabdullahi6605
@fadumaabdullahi6605 Месяц назад
Asc walaashey ciid mubaarak❤walaashey waxan ubaahanahay meel ankulasoo xiriiro please isoo jawaab
@ishraqyasin
@ishraqyasin 19 дней назад
Quruxeey messenger ka Facebooka.
@sagalahmed6694
@sagalahmed6694 Месяц назад
Asc Abaayo sidee. Kuula Soo. Xidhiidhaa qaaliyey
@ishraqyasin
@ishraqyasin 19 дней назад
Facebook gacalo❤️
@AmalSheekh-ur7ol
@AmalSheekh-ur7ol 14 дней назад
Waxaas ayaa ihayista
@ishraqyasin
@ishraqyasin 4 дня назад
Ilaahay hakaa saaro dhibta❤️
@istaradamibrahim7832
@istaradamibrahim7832 Месяц назад
Sidee laga gartaa waqtiga shukaansiga ,taas kaso hadal
@ishraqyasin
@ishraqyasin 19 дней назад
Insha Allah❤️
@SadamSadam-kd1cf
@SadamSadam-kd1cf Месяц назад
Hadda ayaanba ku suganahay xaaladaan guud ahaanba bulshada Somali inaan ka dhexboxo baan ku dhawahay
@ishraqyasin
@ishraqyasin Месяц назад
Aad baan uga xumahay, Allaha kaa saaro xaaladdaas ❤️🦋
Далее
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
КРАФТИМ НЕМЛЕС ФРАГМЕНТЫ
1:05:04
Просмотров 253 тыс.
Narsisistaha Siduu Dadka U Waalo (Gaslighting)
10:18
ILA TALIDAAN DHIIGKAR BEE IGU KICISAY
10:00
Просмотров 38 тыс.
HOYO MCN HADİYADEEDA❤️❤️
12:51
Просмотров 55 тыс.
MS bracht me DICHTER bij ALLAH - Documentaire
20:40
Просмотров 22 тыс.