Тёмный

QOFKA GURI U BAHAN OO MALAYSIA RABO NABARKAS IGALA SO XARIIR +60 11-6152 5790 

Fartun Happy
Подписаться 316 тыс.
Просмотров 96 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 509   
@HodanJoseph-p7x
@HodanJoseph-p7x 2 месяца назад
Fartuuney faanka badan iska dhaaf ee alx dheh wax walbo oo hesatid alle ku mahdi
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🤞
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад
❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤
@NimcoMaxamud-nh5gq
@NimcoMaxamud-nh5gq 2 месяца назад
Calayhi salatu wasalam♥️🥰
@saynabsaafi3942
@saynabsaafi3942 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤😢
@Rupaz7cr7fan
@Rupaz7cr7fan 2 месяца назад
​@@lavieestbelle-neutre3431SCW SCW SCW SCW SCW ♥️♥️
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 2 месяца назад
Alle ku xamdi walaaley, karti iyo xoog uu alle ku siinin wallaahi inaadan laheyn ee qofka alle u nimceeyey ma faanfaano ee illaahay ayuu si qalbi ah ugu xamdiyaa oo ku shukriyaa. Waad ku diganeysaa dadka kale sidii adigoo caqli iyo xoog dheer, wallaahi waa lagu imtixaamaa oo lagu tijaabinaa oo lagu fiirinaa ee kibirka iyo faanka iska dhowr.
@muniirohuseenmohamed
@muniirohuseenmohamed 2 месяца назад
Gabadhaan 6 sano ayan ku xirinahy waligeeyna ima dhaaafin video yadeeda ma dhafaan waan jclhy hal maalin inaan amaano mahaneee hal eray kuma ceeeyn horay u soco wlsheey 😊
@jamiilajanno-q2i
@jamiilajanno-q2i 2 месяца назад
Allow cannda tagaa eurpoan ama americaal Allow riiydaa uu rumee yaa raaab cadga cagta hooste kii laxda so hdalaya marka safarka arkaa talow xagaa is geeen gaarba Gaal wllo mcneey dhuulka taako tako ka diiga wxa ku fuda moya wxa kugu adkaaa Allha kuma tuuso wlih sidan ugu faarxaay ❤❤❤❤❤ qiisonka marka dawaaa wlih wn oooyi jaarow marka nolshaa farxdaa aaya ku bilaamtaya qlbi Allow caarta uu weeynt ii tuso wlih wn jcyl hormarka fartuuin nin laaga wda naaxa ku duceey madaax korsi ku saarta adiga carcarta daaaaba loveee uu hbtti❤❤❤❤❤❤❤❤
@Haffyy
@Haffyy 2 месяца назад
Fartun qurux nabad allaha kugugeyo mel walbo ad adeysabo adiga iyo awladada in sha Allah 🤲♥️💯
@MunoAbdinor
@MunoAbdinor 2 месяца назад
Ilmahedi kale iyo ayada wada kulimi rabo insha allah kheer argtidayd inay run noqoto rajeena
@AaminaAfcaruusle
@AaminaAfcaruusle 2 месяца назад
Abayo horta ilahay haku barakeyo lakiin isqalqalociska iyo faanka badan iska dhaf sidi qof kalsoni daro hayso haw hadlin noloshada adiga leh i
@faaisamaxamud9579
@faaisamaxamud9579 2 месяца назад
Koley mcney meeshaad tagtaba meel qeer qabto allah hakaaga dhigo sidaan kuu jecelnahay rabi hakuu jeclado markad murugto ina kula jiro cml waa ooyaa wlhi markaad farahdana wankula farhaa ilaahow yaanan ku weynin wllo cml iitahay abayo mcn hortaada abshir gadaashaada abshir inshalah afka in lagaaga soo duceeyo iyo qoraal muhiim maahan malin wlbo kuuso duceeynaa waan kula jirnaa
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 месяца назад
Allah hakaa qabto dhibaato kasto iyo il xun. Waadna dhiiri galisay Allah ajar hakaa siiyo.🥰
@haboonmowliid1573
@haboonmowliid1573 2 месяца назад
Www masha allaha xabibti hamblyo hamblyo hormar wacan waxaa ku rajena guul inshallaha
@fowsiyonuur8990
@fowsiyonuur8990 2 месяца назад
Canada iyo America iyo Europe ilaahey haku kaso inaa tagto insha alaah
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 2 месяца назад
Allah hakuu fududeeyo waxwalba ❤❤❤wllo xawqalada akhri laaxawla walaa quwata ilaabilaah
@MaryanCabdullaahi-x9r
@MaryanCabdullaahi-x9r 2 месяца назад
Abaayo allh ku sharfo hortaada kheyr gadaashada kheyr wax ku dhibo ilahey kuma tuso❤
@RidwaXaazhi
@RidwaXaazhi 2 месяца назад
Abaayo ilaahey saa rabtid hakuu yeelo fartuuneey😥❤️
@iqramuhamed2354
@iqramuhamed2354 2 месяца назад
Abaayo fartuun ilaahey haku geeyo mel walbo ad rabto insha allah
@munaibrahim2054
@munaibrahim2054 2 месяца назад
MaashaAllah abayo iil baa jirto ee sadaqo baxso
@zahrabuho2112
@zahrabuho2112 2 месяца назад
Fartuun qeyrka allaah ku siiyey laguma faano ee waa lagu xamdiyaa alxamdullilaah dheh
@Khadiijaabdulaahi
@Khadiijaabdulaahi 2 месяца назад
Hooyo karti badan aya tahay horey u soco waxa tahay qofka kaliya aan ku deydo rolmodal aya I tahay wlshey mcn farxda nolow❤
@ayaanmahameed
@ayaanmahameed 2 месяца назад
Illahy meshaa jaceshahy hakugu guuuleeyo anaga sidokle❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 месяца назад
Manshaallah tabarakallah Alxamdulilah muradkaga makhbil alah kaga dhigo inshallah ❤❤
@queenaamina744
@queenaamina744 2 месяца назад
maasha allh safar salama alaha kuufududeyo safarkaga waxwalbo jeceshahay alaha kuusahlo❤❤❤
@NaxwoAhmed
@NaxwoAhmed 2 месяца назад
Walshey qaliya nabad galyo mesha jeceshahy mel qeyr qabo alle hakaga dhigo. Ane iso duceey sido kle murad ayan leyahy io qof kasto muslim ah❤
@HindamohamedHindamohamed-zm7yg
@HindamohamedHindamohamed-zm7yg 2 месяца назад
Mashallaaah wllo Allah hakuusahlo safarkaga ana isooduceeya Abayo muraad ayaan leeyahy inuu Allah isahlo
@samaanbadan7136
@samaanbadan7136 2 месяца назад
Naag karti leh waa tahay lkin dhagahadalka jooji naag karti leh ma dhagahadasho aamuskee ku xarakootaa aamuska badso
@hafsaali5108
@hafsaali5108 2 месяца назад
Markasta lama aamuso wllo fariidnimo maaha inad xilli kasta aamusto balance.
@iqra11rok43
@iqra11rok43 2 месяца назад
Sax
@najmonehaa3416
@najmonehaa3416 2 месяца назад
Naag nool ayaa thy ina adeer ee warka badan xoga yarey❤
@MaryamaAlia-uj9ul
@MaryamaAlia-uj9ul 2 месяца назад
Walshy qli ilahy muslinka hooyo iyo Aabe hakaga dhigo caruurtada hakukoriyo hooyo karti badan ayaa tahy guuuulo badan waad gaari insjaa alah❤
@SahroCadey-j7e
@SahroCadey-j7e 2 месяца назад
Masha Allah abaayo. Hore maraya wacan hamablyo
@ikraanxasan7408
@ikraanxasan7408 2 месяца назад
fartuun wll muqaalo dhiiri galina noosoo duub hooyo karti leh qurux badan ayaa tahay ayaa tahay walaahi maan sha allaah
@hana2174
@hana2174 2 месяца назад
Markan qiyaaso qaahira ama nayrobi Somalia kampala intaas mid ayay u socotaa 😊😊
@truelife6820
@truelife6820 2 месяца назад
Yurub waye umlyna America xta ilma aha
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza 2 месяца назад
ALLAAH nuurka kuusaaro ALLAAH Kuufududeeyo iyo safarkaaba iyo muraadadaa aanmacsi lahayn❤ keep going xabiibti❤
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 2 месяца назад
Fartuun inte usocotaa nosheeg ileen anaga waxmaleska qariye anaka familygaga waxma dhaano quruxeey
@nahraam4749
@nahraam4749 2 месяца назад
Niyada kadhahooya allah kurumeyo oo kufududeeyo cadowga allah kaqabto abayo ❤❤Insh
@Deeqa-t7i
@Deeqa-t7i 2 месяца назад
Walaahay fartun waad iga qoslisay hooyo adag baatahay kkkkkkkkk
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 2 месяца назад
fartuuney noloosha kuma ciisho meeshad jeceshay nabad Allaha idinku geeyo adiga iyo caruurta safar salaamo xbbti
@IlhanAbdi-k8z
@IlhanAbdi-k8z 2 месяца назад
Tuuma mcney mesha tagto dadka hooyo io aaabo allaha kaaga dhigo Naag karti bdn lee lagu mashqulaa naaag wax qabsatay lee lahadal hayaa cadowgaaga cagta ka hooos qalpiyyyy ❤❤❤❤❤❤❤
@ifraaxifka9164
@ifraaxifka9164 2 месяца назад
Msh alah abayo muradkada alaha kuwsahlo ilah waxa kaka barya waxa jeceshay laha kusiii ❤❤
@ramlajei5674
@ramlajei5674 2 месяца назад
Hooyo adag batahy 😢 adun iyo aaqhirabo Allaha kugu Sharfo fartun
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 2 месяца назад
Yurub uu socota saan filaayo wn dareemooya 😂 hore uu soco guuleso abayo mcn❤
@NaagKarmet-zw2sv
@NaagKarmet-zw2sv 2 месяца назад
Sidee wlsheed ma basborka ukeentay wey isku egyehine tankel neh tiyared maukente
@MunoAbdinor
@MunoAbdinor 2 месяца назад
Ilmahedi kale iyo ayada wada kulimi rabo insha allah kheer argtidayd inay run noqoto rajeena 9:33
@ubaxomar1530
@ubaxomar1530 2 месяца назад
Fartun quruxy Waxwlbo aad jec3shay alle Hakusiiyo alle dartiis ayan Kujeclhy wlhi❤❤❤❤❤
@sarahgadac
@sarahgadac 2 месяца назад
Manshallah tabarakallah Allah ku rumeyo riyada abayo fartun waxa ku jeclehay mar kasta wa ino duceysa sida nolosha ee quruxbadan heysta bey nagu duceyso iyo ka quruxbadan
@nasro7666
@nasro7666 2 месяца назад
Safari salamo
@IqroMuqtar-vg1st
@IqroMuqtar-vg1st 2 месяца назад
Saa jaceshahy allaha kuu fududeyo❤❤
@xamdibeautychannel
@xamdibeautychannel 2 месяца назад
Mashaallah ❤safarkaaga Allah hakusahlo dadka wakhtii hakudhuminin inaad kahadashid ileen wax kagasiyaadaya maleh horey usoco gadal hafirinin
@nimcofarah4341
@nimcofarah4341 2 месяца назад
M n allah abyo allah hku gulyo nag adag aathy kudayasho mudan qalbiyey Allah nbd yelo abyo anagana allah mid kher badan hanagu simo ❤
@NimcaismailNimca
@NimcaismailNimca 2 месяца назад
Fartuney dhaga hadhal cadhi ahh hhhh wakuwata qalii❤
@Norah-qd5bd
@Norah-qd5bd 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤
@qaasimyuusuf4824
@qaasimyuusuf4824 2 месяца назад
Riyadada iyo hamigaga haku rumeyo abayo wan kudakera
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 месяца назад
Masha Allah, it is a beautiful house🎉👍❤️❤️
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 2 месяца назад
Masha Allah safar salam ❤❤❤
@fadumoMuhudin
@fadumoMuhudin 2 месяца назад
Fartuun qalbi saafiye isoo duceey abaayo muraadkeyga inuu ilahay Ii sahlo adigana muradkaga allaah ku sahlo mcnto ❤
@foziyomaxamed1358
@foziyomaxamed1358 2 месяца назад
Fartuuney senayeshay 😂😂😂😂 Queen Isha cadowga allaha kaxijaabo mcney❤❤❤❤❤
@fosiyaomar6660
@fosiyaomar6660 2 месяца назад
Mashallah wll fartuun hore usoco ilhyan waxwalba hakuu fududeeyo quurux eey Mashallah ❤
@IqraAbdi-jj9jn
@IqraAbdi-jj9jn 2 месяца назад
Fartuun happy wax kastoo jeceshahay alha kuu fududeyo dadka wax kashegayo waalabo amasadax qof inta kujecel badan qofkastoo hor martigsado cadw mawaye in aad markaa hadleyso dadka uduceyso dadka qarna markey hadlayan adiga waxkashegan wanasib kuugara guul farxadabadan kuurajeyn❤
@farxiyamuse2575
@farxiyamuse2575 2 месяца назад
Abayo Mel ka qer badan ale Haku geyo shrafey inshal alha hora u soco Hoyo Yar o dadal badan ba tahey Masha alha ❤❤❤
@sgyuytew
@sgyuytew 2 месяца назад
الله يوفقك ويسهل امورك يارب العالمين ❤
@abshiroabdirahman5683
@abshiroabdirahman5683 2 месяца назад
mashalah tabarakalh hambalyo hore soco hooyo karti leh athy ❤❤❤❤❤
@budeybudey2707
@budeybudey2707 2 месяца назад
Safar salaam meesh tago Alaah ku amaansado amiin amiin Yaa Alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Haliimo55
@Haliimo55 2 месяца назад
Masha allah abaayo quruxlay noqotay❤
@ikranabdulahi2758
@ikranabdulahi2758 2 месяца назад
masha allah abyo ilahay ha ku fududeyo safarkaga
@leyloabdi6200
@leyloabdi6200 2 месяца назад
Naag nool ayaa tahay abyo cayayaanka dacaska la dulmar hore usoco abyo nolosha kuma xumeyso ifka farxad igu nolow intey nolol jirto adiga caruurta habo u ahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fatima-r9l7f
@Fatima-r9l7f 2 месяца назад
Safarka ilahey haku fududeyo wlshey fartun wax walbo jeceshahay ilahey ha ku rumeyo insha Allah ❤❤❤❤❤❤
@UmuAsma-fq5gu
@UmuAsma-fq5gu 2 месяца назад
Abyo safar salamo nabad alle hakuku geeyo mesha usocodo abyo qali wana isla joogna abyo qali ilmahana alle haku hafido byby nabad iyo naxaris ayaaa ku rajeena
@YusraAbdilahi
@YusraAbdilahi 2 месяца назад
Hooyo karti leh Hormar wcn ku rajeyna abyo m.a❤ Lkn shaqo hda bilabeysid qofka ugu horeyo shaqo siiso.ani iga dhig😢
@Saabo607
@Saabo607 2 месяца назад
Masha.allaah nolashada Alle ha kuu siyaadiyo Alle meesha u socodo allaah ha kuu fududeeyo wllshy keep going ❤❤❤❤
@khadiijokhadiijo2500
@khadiijokhadiijo2500 2 месяца назад
ilaah haku siyadsho aamiu❤❤❤❤ ilxun kuma aragto abayo❤❤❤❤
@kiikii-i6e
@kiikii-i6e 2 месяца назад
Fartuuney wlhi dhiri galiso ayd inoqotay❤❤❤
@Shukria-ip7ts
@Shukria-ip7ts 2 месяца назад
Allah kusahlow mcney love you for the seck of Allah
@ZuhuurfarahHirse
@ZuhuurfarahHirse 2 месяца назад
Safar salama
@Shankaroon-kq1ww
@Shankaroon-kq1ww 2 месяца назад
Intee usocotaa nala wadaag Abaayo
@jaaizaandthehthnow8000
@jaaizaandthehthnow8000 2 месяца назад
❤❤❤❤❤ MASHA ALLAAH ABAAYO ALLEY MURADKADA HASAL MISHA USOCODID INEY MUQDISHO CADEY DAHA RAJINA MEEL KALEY HADEY DAYNA ALLEY NAWAD HAKUKU GEEYO XABIIBTI DAR ALLEY KU JECLAHAY ABAAYO ADI ILMAHADA ❤
@AshaMohamed124-f7f
@AshaMohamed124-f7f 2 месяца назад
Guleso walashey ❤ insha'Allah saajeceshahay Allah hakusiyo 🤲❤️💯
@zahrabuho2112
@zahrabuho2112 2 месяца назад
Dar allaah ayaan idin jeclahay adiga iyo muniira waana idin taageeraa waana idinku haystaa illaaheeey ha idin xafido il xun idin ma aragto inshaAllah illaaheeey ha idin barakeeyo muraadkaaga allaha kuu sahlo safarkaagana illaaheeey ha kuu fududeeyo maamiiii ❤❤❤
@hibao9569
@hibao9569 2 месяца назад
Wala qarsadaa qeerka tartiib aaloo gaaraa hormar nabdaada kujurto
@maxamedmuuse1065
@maxamedmuuse1065 2 месяца назад
Abaayo Alaha kufududeey in sha allaah
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk 2 месяца назад
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤
@saynabsaafi3942
@saynabsaafi3942 2 месяца назад
❤❤❤❤❤allaaha masalin waslimo calaa nabiyina mohamedu rasuulilaaaha❤❤❤ yaa xabii😢bu allaaha ❤❤❤
@NimcoNuur-t7i
@NimcoNuur-t7i 2 месяца назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@lulmohamed181
@lulmohamed181 2 месяца назад
Allahu masali calaa sayidinaa Muxamed
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад
​@@saynabsaafi3942❤❤❤
@balanbalis9
@balanbalis9 2 месяца назад
abayo guulyso anaga garabkaga taagan cid an Allah swt aheyn madaxaga hoos ha u geyn❤
@Caliyomahamed-h8l
@Caliyomahamed-h8l 2 месяца назад
Masha allah ❤ allaha ha ku fududeyo abyo qali
@UmuSuheyma
@UmuSuheyma 2 месяца назад
Masha Allah tabarakalah xabiibti warunta Allah kuxirnaw marwalba
@Xaliimokhaliifmagool
@Xaliimokhaliifmagool 2 месяца назад
Fartuun abaayo safarka alle hakuu fududeeyo horay usoco geesi alle maciilo
@halimaali9473
@halimaali9473 2 месяца назад
Your 1 in a million bbygal
@minaahmedmohammed8255
@minaahmedmohammed8255 2 месяца назад
Man sha Allah illahey haku barakeeyo mesha jeceshahey ha ku geeyo lkn gabarti habeen dhoweed Daahir Calasow Cawiinaye ka wareej bandanna jiifta hadey rabto
@QadanOmarhu6
@QadanOmarhu6 2 месяца назад
Abaayo illahey haku fududeeyo meel kasti oo aad tagaysid illahey nabad hagugu geeyo insh alllah abaayo macan ❤❤❤❤❤❤❤
@faizaabdirahman8279
@faizaabdirahman8279 2 месяца назад
ilaahey amarkii fartuun mawaa bey xanuusatay faan badanaa
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 месяца назад
Masha Allah tabaarakallah Allah hakuu siyaadiyo oo xamdiga badi
@MabsuudHassan
@MabsuudHassan 2 месяца назад
Mashaa allaaah abaayo hadalkaga dhiirigalan ka qaadnaaa❤❤❤❤
@hoodoahmed330
@hoodoahmed330 2 месяца назад
Masha Allah ilahay hku barakeeyo Noloshaada qli❤
@nuuroxasan5865
@nuuroxasan5865 2 месяца назад
Ilhy haku fududeeyo abyo
@SalmaSalat-dd8dq
@SalmaSalat-dd8dq 2 месяца назад
Inshallah macato nolosha Allah haku qurxiyo❤❤❤
@aaishaabdullahi5095
@aaishaabdullahi5095 2 месяца назад
Insha allah dhaho quruxey wa tashane rabina wa tashana e mar walbo dheh insha allah
@zulekapile3482
@zulekapile3482 2 месяца назад
Masha allh xbbti qali ilahaye ha ku barakeyo ❤
@فتحيهمحمد-ط3ش
@فتحيهمحمد-ط3ش 2 месяца назад
Masha allah
@aminoqurux2032
@aminoqurux2032 2 месяца назад
Wahwalbo okerah ilhy haku fududeyeyo abayo mcn 💖 guleyso marwlba 🎉
@nurtofarax6584
@nurtofarax6584 2 месяца назад
fartuuney waan ku jeclahay ilaa taagero goorkan ku ahay madhaweyn qisadii ninka jinka markan kashekey jirte anan ku barte
@Sundus_sheeko_xariiro
@Sundus_sheeko_xariiro 2 месяца назад
Netherland ma usocota abyo muniro 😂
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад
اللهمّ باريك في أولادي وأحفظهم من كلّي شر🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@SmilingLifeJacket-ij2lx
@SmilingLifeJacket-ij2lx 2 месяца назад
Mashah Alah❤❤
@NajmaAbdi-d4w
@NajmaAbdi-d4w 2 месяца назад
M.a fartuunteyda caashaqa alah hakuufududeyo safarkaaga mcnto ala ilahayow canada kadig😊
@marwojanno6316
@marwojanno6316 2 месяца назад
Xaqiiq weeye familkaga nahay wlh sidi inaa ilaa dhalatay ayan ujeclahy farxadada ❤❤❤
@hindisac7758
@hindisac7758 2 месяца назад
Mash Allah ❤❤
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 2 месяца назад
Maaha Allah Ale waxankabaryaa safarkaagu inukugeeyo nadarlaan Adi iyo maniira inad sikumeel kunolatan bankuduceeya huun macn gulayso ❤❤❤❤❤
Далее
MALAYSIA MA U IMAAN LAHEEDA  DALXIIS BY FARTUN HAPPY
13:32
Ilkinchi hotin oberasanmi deb o’ylabman🥹😄
00:26
JADWALKEENA MAALINTA ISNIINTA || MY DAILY ROUTINE
14:51
BYE BYE WAA NII XASI DONA RER MALAYSIA
11:39
Просмотров 65 тыс.