Тёмный
No video :(

QOFKII IDHAHAY MAAHIR GAALADA KU DACWEYNAA OO RAALI GALIN BIXIYAY SORRY BUSKUT 

Mohamed Buskut Official
Подписаться 312 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 47   
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial Месяц назад
Cid ki dacweyn karta majirto hadaa waalid fican tahay like saar & subscribe welcome thanks
@lunamud3143
@lunamud3143 Месяц назад
Maxamad dadkaan qaylinaayo warkooda ha dhegeysan ha u jawaabin gabadhu uur ayey leedahay mana kaa furmi karto weli xaqeedii wuu ku saaran yahay u tartiibi wiilka u imow ku dheh oo sasabo xaaskaaga wey xanuunsan tahay xaalado stress ah ayey ku jirtaa
@bluerain3282
@bluerain3282 Месяц назад
Well done bro
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@MaryanSaed-yd8ki
@MaryanSaed-yd8ki Месяц назад
Buskudow wll waxaad marsatay ii sheeg 😂😂😂😂😂
@user-hy9gx5ij3v
@user-hy9gx5ij3v Месяц назад
😂😂😂
@user-hy9gx5ij3v
@user-hy9gx5ij3v Месяц назад
Haa wlhi noosheeg wll waxad ismarisay nagadabagay
@Somnor666
@Somnor666 Месяц назад
😂😂😂😂😂 malab iyo xalwo buu marsaday
@user-hy9gx5ij3v
@user-hy9gx5ij3v Месяц назад
@@Somnor666 🤣🤣🤣🤣🤣
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 Месяц назад
Scw scw scw. Scw ❤❤❤❤
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 Месяц назад
Allaah Yahfidakum, ku dadaal Salaada iyo Tasbiixda waad guuleysanee InshaAllaah. Teeda kale weligii wanaaga soo gudbi si aad wanaag ku heshid. Ka raali noqo qoraalkeyga haddii uu ku dhibey.
@11naa44
@11naa44 Месяц назад
Qofkas wxn leeyhy wx sharci ah ma taqanid sharciga Alle baro ado muslim sheeganaya ayad doneysa in gaalo ilmo yaro islameed u dhibty ay qaataan ama farta ugu fiiqdid ad iyo ad ayad u khaldanthy diintada dib ugu noqo sharciga khalad ka fahanty sharciga Alle baro mrka hore o dib isugu noqo ka waran hadi ilamaha laga qaadi laha social media aya so geli laheyd ado ooyaya mrka tartiib cago dhigo cid ku dirsatey ama wx ku weydisatey malahan umada amaan geli
@rodaali169
@rodaali169 Месяц назад
Asc maxamed busukud hory u soco Somali hadaad ka Amusto waa guul 😀
@hudunadam1182
@hudunadam1182 Месяц назад
Subxannal allahu akbar
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 Месяц назад
Good. Father ❤❤❤❤❤
@FalisXashi
@FalisXashi Месяц назад
Buskud maniira waa ku rabtaa waayo qolkasta kaaga.hadashaa naagaha waa sii waalan Bariisna waa ku raadsadaan
@falisa576
@falisa576 Месяц назад
Gaaladu meel walba ay joogaan Ilmaha iskama qaataan dadka ilmaha Laga qaato wa waalidka qayrul masuulka ah ilmahoda dayaca Is jaajuus gaaalo ilmaha kuma qaataan
@rikaflira6347
@rikaflira6347 Месяц назад
waa runtaa wallo buskut ilaahay caqliga ha kuu daayo runtaad taabatay, qoyskiinoo isku xidhana oo dib u midoobay alaah ayaan ka baryeenaa, qoys is jecel ayaa ahaydeen walaal wey idin cawryeen tasbiixda iyo salaada badsada insha allh,
@tazniimhupii8266
@tazniimhupii8266 Месяц назад
Mahamed filteraw mxa ugu seexaty timihi artificial😂😂😂
@ubahomar6324
@ubahomar6324 Месяц назад
Maxamed Filtar
@luuladan9882
@luuladan9882 Месяц назад
Hahaha
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 Месяц назад
Your so right
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 Месяц назад
Cid wax kaa qadeysa majirto aabe adag ayatahay
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 Месяц назад
Sxb waxaa lagugu dacweyn Karaa Buskutoow. Wilkaga buskut aad siisey labo buskut sveriga was lagugu dacweyn Karaa kkkkkkk
@NimcoMaxamed-yr5uo
@NimcoMaxamed-yr5uo Месяц назад
Plz walal soely wika hooyidhis for the sak of Allah❤
@maryammohamed4692
@maryammohamed4692 Месяц назад
❤❤❤❤🫡
@user-ow1sj5nk9x
@user-ow1sj5nk9x Месяц назад
Hej maxamed wakusalama aniga raxawen ayan kula ahay munira hakrbashin waliga maxade Sverige hidhaha fur ilmaha shaciga udag San ilmaha less kkuma agdagali karo laguma boqikaro halsen ayan koshegaya cunaga hade sowado maqalsi iska lös.boqeda ayadan uma wanagsan waxad dhorta kan calosha kujira wayo ilmo masqaxiyan u cafimaqabo alaha kagadhige hooyada hade iskuber buqda otisam ayo noqokara
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-oz3my6gh8u
@user-oz3my6gh8u Месяц назад
Ana waa malita dhashay maan sha alaah
@user-ty2co7ns9m
@user-ty2co7ns9m Месяц назад
Masha allaah
@user-mn3tq5vk2z
@user-mn3tq5vk2z Месяц назад
Walagu so qarxiya Ilene filter unba is sarta adigo bila filter laguso dhigay daqaro bdn ka muuqdo qof weyn wa thy filter isku dhuubta 😮😮😮 timo fake wad xirneed
@Sara-bl1vn
@Sara-bl1vn Месяц назад
Me toooo buskut isniin dhashey 🎉🎉
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 Месяц назад
Caya ma ku hartay waxad ku hadshay xita waxa ka xishooda qofka aduunka ugu caqli xun raga iyo dumarba waa u gaftay 😊
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy Месяц назад
Reer badiye waal.turjima meeshan wana hayetan waxa wado dhan
@suheylasaid8337
@suheylasaid8337 Месяц назад
Adiga lee isku so qoray awal ba hatana adiga lee is rali galinosa yâd u shegeysa somali lama gadi karo 😂
@Bee-bh8nk
@Bee-bh8nk Месяц назад
Scw
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q Месяц назад
Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan
@MUNAA888
@MUNAA888 Месяц назад
Shalay waad baqday markuu kuraali galiyey iskawalee 😂
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Месяц назад
Mashaalah 😂❤
@FadumaAhmed-g4p
@FadumaAhmed-g4p Месяц назад
❤❤❤❤❤
@mohamedisak4827
@mohamedisak4827 Месяц назад
Wa leyga soo hormaray manta
@AmranAbiib-qx7fd
@AmranAbiib-qx7fd Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nalababy3825
@nalababy3825 Месяц назад
BUSKUUT U ARE ONLY TALKING ABOUT ONE KID WERE IS YOUR OTHER 5 KIDS DONT U LOVE THE OTHERS
@munahassan5579
@munahassan5579 Месяц назад
Kuwa kale wadanki ayay jiraan gaala logama cabsi qabo hooyadod ayaa heysata
@shamafamily123
@shamafamily123 Месяц назад
Asc asxabta iso beqda waxan ahay yutubar cusub walayalow 😢😢😢😢
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 Месяц назад
naaa rufiyaantaa waaxas soqortye waxyabahaa kuhadlysii iyo ilmahaa saqiirkaa aaad dabadhigty waad kashalyn dontaa insh alh reerka ilmohodanaa ugahaar ayagaa dhaly waxay rabaan hakusameyaan none of your business balayo hakugu dhacdo
Далее
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 �XALQADDA 6 AAD
25:12
Əliyev və Putin kilsədə şam yandırıblar
00:29
Просмотров 198 тыс.
CADEYMO LOO HELAY MOHAMED OFFICIAL
9:16
Просмотров 1,9 тыс.
Əliyev və Putin kilsədə şam yandırıblar
00:29
Просмотров 198 тыс.