Тёмный

Qofna haka sugin inu sameyo... ( filashada badan niyad jab ayay keenta ka fogow. 

Lajecley Awil
Подписаться 3,4 тыс.
Просмотров 735
50% 1

Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
IGALA SOO XIRIIR
Lajecleycawil@gmail.com

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 9   
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 месяцев назад
ASC Dadkaygow aadban idin salamay hadii adan soo daawan video gii xalay halkan kasoo daawo ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-hEuLU7FSuos.htmlsi=I7aY5CTFjm1BiA7c
@ismaailgelle
@ismaailgelle 3 месяца назад
@nimasahal8599
@nimasahal8599 9 месяцев назад
Habo❤❤
@AwoodaHadalka
@AwoodaHadalka 9 месяцев назад
😊😊😊 thank you apayo
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 месяцев назад
Welcome 😊
@seytunosman6336
@seytunosman6336 9 месяцев назад
Abaya warunta waarke dibatadas mel dadkeda ay hunyihin yajoga umad habaran yajogan kofka. Wah wedisa odahdid kalay meshan irac sual lagugu warerina walagu niyajabina meshad wah kasoqabsan lehed yalagu daha kodkas yawah waye sedadi uheli
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 месяцев назад
Xaqiiqo waaye midaas ❤️🥰
@seytunosman6336
@seytunosman6336 9 месяцев назад
@@LajecleyCawil wasas dadka ayago wah walba og yalagu daha mahad karadini meshas warle lagaradina sual an hisab lehen yalaguwedina matalan hadad hada daho qahoti yakujira melbad kis kasosame San rabta inad wah kuhesha od kubahda rabta waarintada ada og kalay luqad maaqani ingilish irac askarta hadad taqanid ilahadal bad dihi Waha kahoresa in sual Adiga madahada kawen lagu wediya horta olagu daha ma UNHCR yad rabta madofitan bad radini Maha kagalay muhu kofkan suashas iwedina oiskugu hira wahan wediste iyo Inu hogteda ogada meshan uwada iyo inan dofitan kuradsana Maha kagalay Inu iraca isacideya. Walal nima Ama Maya hita Hadi ogye inan unta uwata Inu iqaqashadin o wihi waayahay Ama Maya udihi Hadu ididaya ilarabin Inu isokobo hadalka sian ugoda Inu kofkan urabin inan iraca
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 9 месяцев назад
@@seytunosman6336 aad oo weyn bini,aadamka qaar oo xasud ah baa jiro ee isku day mar walba ina naftaada adiga u orodid waana qasab inaa is barto mararka qaar kaliga inaa wax saneysan karto si aad ooga maaranto bini adam baryadiisa dadaal sist hadiiba ad fahantay in bini adamku hadalka dhamanin waxa tahay qof wax garad ah ILLAHAY SWT hakula garab galo 🥰❤️🙏
Далее
Sideen ku Joojin kara Maseerka? ( Qodobo muhiim ah )
19:30
НОВАЯ "БУХАНКА" 2024. ФИНАЛ
1:39:04
Просмотров 486 тыс.
PERFECT PITCH FILTER.. (CR7 EDITION) 🙈😅
00:21
Просмотров 3,4 млн
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Просмотров 14 тыс.
waxyaabah dumarka xiisa rida | jacayl
2:49
Просмотров 2,2 тыс.
Sameey 8 Caado oo badal Noloshaada ( Guusha Nafta... )
17:56
Noloshu markay kugu adag tahay
2:09
Просмотров 39 тыс.
Waligaa Ha aaminin Qof Mar ku Qiyaanay.....
11:49
НОВАЯ "БУХАНКА" 2024. ФИНАЛ
1:39:04
Просмотров 486 тыс.