Тёмный

Qoladan Wadani Marka Difaaca Qaranka La Soo Qaado Maxay La Sasaan,kuwa Ciro Lajoga Waa Tuugtii"Bogi 

Bulsho News
Подписаться 394 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Horta Qolada Wadani Marka Difaaca Qaranka La Soo Qaado Inay Ka Sasta Waa Qalad,kuwan Ciro Ku Waregsan Waa Kumiyihii Tuugtii Aha Ee Shalay,in Muuse Biixi Heeso Lagu Caayo Waa Qalad"Bogi Oo Afka Furtay
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulshotvnews
visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 33   
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 13 часов назад
Kani maalinba waa si, haad geed waayay iyo hunguri la orod!
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 12 часов назад
Waddani=tuugtii lagasoo eryey kulmiye iyo qurbajoog nolosha ka dhacay
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 14 часов назад
Jindagaagay! Yaahuu
@FosiyaAhmed-h2e
@FosiyaAhmed-h2e 13 часов назад
Ciro. Isagu. 12 versi. Ma isagaa. Cusub
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 13 часов назад
Ninkani nin wacan buu ahaaye siday wax u jiraan
@cabdiadan1779
@cabdiadan1779 12 часов назад
Ksni waa nin xanuusanaya kolba nin buu caaya
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 7 часов назад
Waa maxay Doorasho Madaxweyne Dal Dad Horumar Nabadgalyo Colaad IWM. Afkaartan dusha sare ku qoran hadii aadan ubaahneyn mafiicna inaad soo qaadato. Dadkan hadlayaa waa dad madadaalo ku nool.
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 13 часов назад
Waa runtii difaacu waa muhiim. Difaaca Somaliland waqtigan waxa ugu muhiimsan in loo diyaargaroobo haddii Xabashidu isku daydo inay badeena soo degto.
@abdiosman1308
@abdiosman1308 7 часов назад
Muuse dalkan xoriyadiisa Muuse duurkuu u galay jabhad u soo noqday.
@abdiyusuf4259
@abdiyusuf4259 47 минут назад
😂😂😂😂😂 Bagi Ragedi Runta ayuu shegay😂😂😂😂🎉👍👍✌✌🙏
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 6 часов назад
Waxad ii sheegtaan cirro siduu isaga celin doonaa xirsi gaab iyo xasan dhiiqo iyo haduu noolyahay geele axmaq walaahay baanu hush iska odhan karin waa iska qoslayaa Muusena siduu nimankaa u galay waad la socotaan
@CaliIsmaaciil-e6d
@CaliIsmaaciil-e6d 13 часов назад
Maxa.ladifacayaa.masoomaln.ayaa Lakaladifacayaa.mise.cadaw.waxadtahay.basas
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 14 часов назад
Wadani lagu guurimaayo oo dad dan leh ku guurimayan waayo ciidanka aad sheegeyso waa kuwa qaybiyey eexda ciidanka qaybiyey hadii ay derejo iyo hub xataa dhawaca logu kala eexdo
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 14 часов назад
Kulmiyeba wax buu caayaa cayda iyagaa bilaabey
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 13 часов назад
Kulmiye wax ka cay iyo edeb daran waddanka ma soo marin Tan kale Mucaarad baad moodaaba sida ay wax u wadaan
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 14 часов назад
Kulmiye isagaa cayda bilaabey koox wax cayda oo buuni iyo xinif cali mareexan iyo kuwo kale oo badan
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 13 часов назад
M/weyne Muuse waa m/weyneheygii in la caayo maaha Bacdamaase kulmiye ku ololeynayo kuna faanayo difaaca qaranka mayaaney aheyn in la naaqisho
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 8 часов назад
yaa laga difaacayaa sland ma soomaali mase itoobiya soomaali soomaaliland weerar ku ahi ma jirto waa in laga difaacaa itoobiya runtu waa taas meel cidla ah baad weli gargaraaceysaan weli ruwaad baad ku jirtaan ka daaya ma jarahabowga ummadda reer sh isxaaq cadawgooda ha ka jeedinina oo soomaali cadow hawga dhigina ku soo dhowaada runta
@Hodan-l5m
@Hodan-l5m 13 часов назад
Adeero tacab badan ayaad galisay . Waxaad tahay mulkiilaha xisbiga wadani
@NurGacan
@NurGacan 8 часов назад
Run ayuuu sheegayaa ciro cod badan ayuu ku luminyaaa nimankaa dalaka booobay laakin aqligii aw ku garan lahaaa ma jiro
@inahassan4357
@inahassan4357 13 часов назад
Runti oo cad bu ka hadlaya lkn qof kulmiye ah unba intan odhan Kara
@hodanidris-p6h
@hodanidris-p6h 13 часов назад
Oo dadka marka la kaxaynaye la lee yahay dhata ugu shuba ma bila damiirba bisinka
@abdirashitshiikh3228
@abdirashitshiikh3228 13 часов назад
ADEER FUTADAADA DHULBAHANTE KA DIFAAC, WAXAN KALE AAD KA HADLAYSO UMA BAAHNID. QORIGA HADDII LA QAATO KII QAADAN JIRAY AYAA QAADANAYA KAASINA ADIGA MAAHA.
@khadracawlrooble2224
@khadracawlrooble2224 13 часов назад
Masidan ayaad wadani kaga tirsantahay odaygu waa sidee miyaanu is maqlahayn
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 8 часов назад
waxaan ku talineynaa in ciro maanta loo dhiibo
@inahassan4357
@inahassan4357 13 часов назад
Wu xanaaqsanyahay odaygu xil ha lo dhiibo
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 часа назад
❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NasirSulub-tj7rt
@NasirSulub-tj7rt 13 часов назад
Kan waa benale
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 13 часов назад
Bacdama kulmiye ku ololeynayo Difaaca qaranka kuna faanayo mayaaney aheyn in lala naaqisho difaaca qaranka
@Burcawi24
@Burcawi24 13 часов назад
Ciidanka muuse iyo nuux baasto macaane baa jebiyay
Далее
Лайфак года 😂
00:12
Просмотров 103 тыс.