Тёмный

Qolka caruurta /kids room tour 🖤💛🤍 

Ayan interior Design
Подписаться 36 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 87   
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 года назад
Mashlaaaaah abyo
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Thanks abayo🥰
@fartuunahmed886
@fartuunahmed886 3 года назад
Masha allah abyo wlhi waxaad mujisay wixii qurbaha lagu heysto wadankana lagu isticmaali karo masha allah dad badan aad dhiiri galin weyn u tahay
@queencaasha3483
@queencaasha3483 Год назад
Maasha alaah tabaarakalaah wll qaali caruurtadana ilahaya hakuubarakeeyo
@ayaanmunyemunye7139
@ayaanmunyemunye7139 3 года назад
Masha Allah
@umeaara5480
@umeaara5480 3 года назад
Www Amazin mashaAllah اللهم بارك حبيبتى
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Hbbti❤️
@nimconuura6375
@nimconuura6375 3 года назад
Manshaalah abyo qaali dhar Allah kujeclhy😍
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Walashe mcn😘
@marwastarcooking
@marwastarcooking 3 года назад
Masha alaah xabiibti allaah kubarakeeyo
@istaahilmohamed702
@istaahilmohamed702 3 года назад
Mashallah xbti
@saiidadaryel2982
@saiidadaryel2982 3 года назад
Mashallah 🥰❤️❤️❤️
@notsihaam8466
@notsihaam8466 3 года назад
Mash Allah abooyo Ayaan
@abasabdikadir1358
@abasabdikadir1358 3 года назад
Masha allh allha kusaidiyo fikradaada
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Thanks abayo🥰
@anisamedia6625
@anisamedia6625 3 года назад
Mashallaah 👌💕❤️
@daaliyamuna6965
@daaliyamuna6965 3 года назад
Waaaaaw. Masha allah Abayo mcn
@hiilhooyohiilhooyo4007
@hiilhooyohiilhooyo4007 3 года назад
Manshalaah Alle hakudayo ubadkaga wll qali pls isodawo ani
@ilhaamahmed5457
@ilhaamahmed5457 3 года назад
Masha Allah xabbti ilahey ha ku xafido
@sahrokhalif8964
@sahrokhalif8964 3 года назад
Mansha alaah abayo ale hakuxifdiyo family kaga mansha tabarakalaah runtii waxad tahay qof kudayashomun ayaad tahay
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Hbbti❤️
@nasrim9929
@nasrim9929 3 года назад
Masha allaah welcome back Um Amal
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Thanks 😘
@JuweriyaMohamed-q9m
@JuweriyaMohamed-q9m 6 месяцев назад
Inte weeye sariirta
@ayanibrahim2822
@ayanibrahim2822 3 года назад
Mashallaah
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Hbbti❤️
@ummumaryamahooyo7288
@ummumaryamahooyo7288 3 года назад
Masha Allah abayo xamar hadii aan u soo Guro waa in aan ku so raadiyaaa insha Allah
@umuridwaan.1610
@umuridwaan.1610 3 года назад
MashaAllah 😍😍
@aminaomar3834
@aminaomar3834 3 года назад
Maashaa allah qurux caadi ma aha
@ikkeykahie6944
@ikkeykahie6944 3 года назад
Masha allah cadey
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Hbbti❤️
@izahomedecoration7257
@izahomedecoration7257 3 года назад
masha allah tabaraka allah abaayo inaba caadi ma aha 😘✌
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Thanks abayo mcnto
@sacdiyaabdulahi1698
@sacdiyaabdulahi1698 3 года назад
Masha Allah ilahay haku barakeeyo nolashada abayo
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Thnks abayo
@amalrerjaziiroamuulah3945
@amalrerjaziiroamuulah3945 3 года назад
Mahadsanid samidey hoyadeyd
@endlesspaintings2624
@endlesspaintings2624 3 года назад
Woow masha allah abayo
@umusalmaan7231
@umusalmaan7231 3 года назад
Masha allah umu amal waayahaan xagee qabatay
@fadxiyaahmed8075
@fadxiyaahmed8075 3 года назад
Maasha abaayo
@umumaida6601
@umumaida6601 3 года назад
masha allh abayo qaali waan kuu Saray plz iisoo boqo youtobkeega ina shergareey plz
@fadumaumar6368
@fadumaumar6368 3 года назад
Mashaallaah hore u soco xabiibti
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Thanks abyo
@shamsomohamed4018
@shamsomohamed4018 3 года назад
Mashalah sbyo xagee jogts
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Moqdisho somalia 😘
@leylamursal6989
@leylamursal6989 3 года назад
Intee ku nolashahay abyo
@bushrinainaasli5978
@bushrinainaasli5978 3 года назад
anika waxaan ahay qofka ugu hooyo firsado videokaga lakin imaso jawabin xitaa talefonka Kenya wanakalaso Hadlay oo waxban kasoo weydiyay
@sacibsaid6604
@sacibsaid6604 3 года назад
Haa abayo gabadhan dadka ku xiran ma fix galiso ma aqaan sababta ma mushquulkeda badan mise si kale dhawr mar ban su,aalo ka waydiiyey waxay so dhigto
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Abayo mcnto sorry numberkayga nairobi ima shaqeyo wadanka wan kuso tagay abayo Insha allah kayga xamar ee sHaqada idin so qora 😘
@aishaahmed4510
@aishaahmed4510 3 года назад
aniga caadi ayay ila soo hadashaa wlh qf ka fcn ma jira is iri waana gbr bssy bdn sax lkn aad ayay u fcn thy umu amal aby barakalaaah vedios bdn noo soo gali waan rabnaa love u ❤❤💋💋👏👏
@umuisradecor
@umuisradecor 3 года назад
Qurux masha allh 💕🥰
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Mcntey❤️
@fatuushacadey7062
@fatuushacadey7062 3 года назад
Xamar maad ugurtay cadey
@hindaadam1039
@hindaadam1039 3 года назад
Hargeisa baa jooga alaabtada saan u helaa
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Maqan abayo instgram kala hadal gade kuso diri karan
@zuhrahindi1558
@zuhrahindi1558 3 года назад
Wlb mcn see ku heli kara snpchatkaaga isoo dir Wl Mcn hada awoodo
@safwanabdikadir5864
@safwanabdikadir5864 3 года назад
Umul amal maxaa nayrobi uga gurtay
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Wan kuso Laban doona Insha alah muddo kadib
@muqtarabdullahi5850
@muqtarabdullahi5850 3 года назад
Abyo inte kala soxarira wan kubahanahaye plz iso jawab gabar waye magac wiil igu qoran
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Wan sogalina abayo numberka shaqada wali maqadan numberkas abayo lkn Instagram igal so hadal bintu_ibraahim
@muqtarabdullahi5850
@muqtarabdullahi5850 3 года назад
@@umuamaldecoratinghouse wan kala sohadlay abyo duhurki fiiri Hodan igu qorane
@sowdamohamed6705
@sowdamohamed6705 3 года назад
Abaayo ma waxaa barataa decr mise adaa is bartay
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
I wan jeclahay wana iska bartay 😍
@ayaanmunyemunye7139
@ayaanmunyemunye7139 3 года назад
Intee jogtaa abaayo
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Moqdisho🤍
@Nasra564
@Nasra564 Год назад
Abaayo samabile inte kaga tala xamar mise spelling qalday
@ummusacad5643
@ummusacad5643 3 года назад
Abaayo alaabta Nairobi yaakaga qaadey shirkada kuqaadey magaceeda isheeg
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Dhaqane
@ummusacad5643
@ummusacad5643 3 года назад
Kiiladi meeqa waaye abaayo
@sheekha.
@sheekha. 3 года назад
Abaayo sariiraha enzahome Mogadishu ayaad ka heli
@tuneeye1597
@tuneeye1597 3 года назад
Dahyada se ku helaya lanbar
@aishaahmed4510
@aishaahmed4510 3 года назад
aby aada u mhdsan thy wku jclnhy
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Hbbti🥺🥰
@Ruuxiz28
@Ruuxiz28 3 года назад
Sxby masharaxda guryaha aroska eh mase gurikaga lee abyo
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Wan sharxa
@aishaahmed4510
@aishaahmed4510 3 года назад
fadhiga noosoo gali
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Shaqo kusocoto abayo Insha allah soon😘
@amaarabdi5783
@amaarabdi5783 3 года назад
abayo sariirta maro miyaa
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Maya abyo leather waye
@azma22
@azma22 3 года назад
Abayo numbarkada whatsappka ubaahna wxn ahay Gabar somalia usoo guri rapto 👏
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Abayo bussneis number samena inta ka horeeso instgram igala so hadal abayo mcnto 🥰
@azma22
@azma22 3 года назад
@@umuamaldecoratinghouse Ok isheg inkasto aan isticmaalin blse wn samesan
@haniibrahim258
@haniibrahim258 3 года назад
Qolka abaayo adiga miyaa rinjiga mariyay.
@umuamaldecoratinghouse
@umuamaldecoratinghouse 3 года назад
Haa abayo
@haniibrahim258
@haniibrahim258 3 года назад
Abaayo rinjiga kasoo hadal iyo meeshaa kasoo gaday mahadsanid
@ashleyapdirahman1488
@ashleyapdirahman1488 3 года назад
Rinjigaan melaha qaar aa laga hela oo rinjiyadale lagu gado waa 801 magacaas leyhy
@haniibrahim258
@haniibrahim258 3 года назад
@@ashleyapdirahman1488 abaayo waa mahadsantahay macaanatdeydii. Aniga wadanka waan kucusbahay saas uma kala aqaan guryaha xamarna rinjiyada marsan maahan kuwa qurux badan waa wax xoqmaayo oon tayo fiican laheen. Laakin kan abaayo qolka marsan waa qurux abaayo. Waa mahadsantiihin wadankeena quruxdiisa aan kashaqeyno
Далее
Is  badalkii qolka caruurta
10:41
Просмотров 510
I get on the horse's nerves 😁 #shorts
00:12
Просмотров 3,1 млн
Купил КЛОУНА на DEEP WEB !
35:51
Просмотров 2,3 млн
Three NEW MAPS in Update 0.31.0 Nightmare | Standoff 2
01:48
SARIIRTA BAYBYGA WAA TAN #my_rajo
18:08
Просмотров 77 тыс.
Hagaajinta qolka ilmaha
8:21
Просмотров 8 тыс.
CAATADA DHALAANKA WAXA SABABA🙇‍♀️
8:01
Просмотров 18 тыс.
Maalinta shaqada guriga 🤍
4:37
Просмотров 9 тыс.